General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Garacad will be cleaned up like Galgala soon enough adeer, the only thing is Pirates dont place bombs in Markets and work for terror groups like Al Shabaab. Al Shabaab's agents first and then the Garacad group, Eyl has already be cleaned a while back, just an FYI..
  2. ^^^It seems our brother is upset again, as for Galmudug its 4 years old lad and it is no threat to Puntland. Which has never coveted any part of the Southern Mudug region including the Baraxlay area of Galkacyu. Thus you have no point...But do go on.
  3. ^^^Attam is no secessionist he is an agent of Al Shabaab and has been dealt with in a remarkable fashion. As for you, dont you see that Puntland's confrontation with Attam[Al Shabaab] & the criminal Piracy are helping the State politically?
  4. Ra’iisul wasaare Farmaajo “ Wasiirada kuma soo magacaabay Xeerka 4.5” Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha cudub ee dowladda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) ayaa sheegay in si deg deg ah uu ku soo dhisayo xukuumad wax ka qabata xaalada Soomaaliya, isagoo tilmaamay in golaha wasiirada uusan ku soo xulabeyn xeerka dowladu ay ku dhisantahay ee 4.5 Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dowladda KMG Soomaaliya oo maanta ka hadlayay kulan uu boqolaal haween ah uu kula qaatay Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ayaa ugu hireyn waxaa uu sheegay in hadii ay ansixiyaan Xubnaha Barlamanka KMG Soomaaliya uu soo magacaabi doono xukuumad wax ka qabata xaalada adag ee ka jirta dalka Soomaaliya. Waxaa uu tilmaamay Ra’iisul wasaaraha cusub in uu tir tirayo xeerka dowladda KMG ay ku dhisantahay ee 4.5 islamarkaana soo magacaabida golaha wasiirada uu ka abaari doono dhanka cadaalada, waxaana uu tilmaamay in waligiisa uu ka shaqeyn jiray dafaacida xaquuda dadka laga tirada badanyahay. “Ilaah Xagiis waa loo simanyahay wax 4.5 la yiraahdo majiro, waxaad ku calool fiyoobaataan in marka ugu horeysa ee aan la wareego xilkaasi aan soo magacaabi doono dad tayo leh oo diyaar u ah inay ahaadaan kuwa ugu dambeeya ee wax cuna marka gar gaarka la siiyo dadka u baahan, maxaayeelay inta qof Soomaali ah uu baahanyahay cunto ma cini kartid” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Farmaajo. Mr. Farmaajo ayaa sheegay in uu u balan qaadayo shacabka Soomaaliyeed Cadaalad, midnimo iyo hormar uu gaarsiiyo dadka iyo dalka Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay in dhaqaalaha soo gala dowladda KMG Soomaaliya aysan jiri dooni cid dambe oo ku takri fasha islamarkaana miisaaniyada lagula xisaabtami doono hay’ad walba oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Dhinaca kale Waxaa maanta agagaarka Guriga hooyooyinka ka dhacay Banaanbax lagu tageerayay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dowladda KMG Soomaaliya islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen Ururka dhalinyarada Soomaaliyeed,m waxaana banaanbaxaasi ka qeyb galay boqolaal qof oo ka kala yimid qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin ay ka mid ahaayeen, Wasiirka Dhaqan celinta dowladda Pro Max’ed Cumar Dalxa, Wasiirada dhalinyarada iyo Sportiga Qadiijo Max’ed iyo iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Max’ed Max’uud Nuur Tarsan. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  5. Originally posted by Xaji_Xunjuf: this funny poor pirates are driven are driven into a corner Yeah they are now only based in the South East corner of the state or Garacad. Though not sure why this is funny and I would not call them poor or feel sorry for those darn pirates..
  6. The combatants fighting for power in the South Central part of Somalia.. We have; 1. Ala Shiekh Hotel TFG, controls Villa Somalia.. 2. Clan militias, Ximan, Galmudug, Doxada Shabelle, Barre Hiiraale, Abdi Shukri 3. Ahlu Sunna, Xeeraale, Abudwaaq, and in Banadir, disconnected but with a single purpose to fight Al Shbaab and Takfiir group. 4. Al Shabaab, powerful militia who now control, Baidoa, Kismayu, Marka, most of Mogadishu, Jowhar, holding to Bebeldweyne, but just. 5. Hizbul Xasan Dahir Aways, or Hizb Islam as some call it, controls Ceelasha Biyaha area of Afgoyee. Has no other power aside from talking to Yusuf Garad. 6. AMISOM, the most powerful fighting force in Somalia and in no position to do anything to anyone, they control both the sea and aiport of Mogadishu and protect Al Shiekh untill they get instructions otherwise...
  7. Baladweyn:Dagaal saaka ka qarxay Duleedka Baladweyn & Kacsanaan kajirta gudaha Magaalada Baladweyn:(Allpuntland)-Waxaa saaka Waaberigii Duleedka magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ka qarxay Dagaalo xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Alshabaab & Ciidamo kale oo kooxo kaladuwani isku bahaysteen kuwaas oo ay kujiraan qaarkamid ah Ciidanka maamul dhawaan halkaas looga dhawaaqay & kuwa Dawalada kumeel gaarka ah ayna ka dhexmuuqdaan kuwa Ehlusuna. Dagaalka ayaa weli si xawli ah ku socda,waxaanan jirin Faahfaahin rasmi ah oo laga helayo Dagaalka,maadaama uu kasocdo meel miyi ah,waxaana dadka deegaankaas oo ay APL la xiriirtay ah sheegeen in dagaaladu ay dhanka magaalada Baladweyn usoo durkeen. Dagaalada Baladweyn kusoo dhawaaday ayaa keeney in xaalada magaalada Baladweyn ay aad u kacsanaato islamarkaasna ay waxaana jira Cabsi ay shacabku ka qabaan in Dagaalku uu gudaha magaalada soo galo. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  8. Baardheera:Cabsi & Dhaqdhaqaaq ciidan oo baardheere kajirta. Baardheere:(Allpuntland)-Wararka saaka ka imaanaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa kusoo waramaya in Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo abaabulan & Cabsi dagaali ay halkaas kajirto islamarkaasna ay shacabku cabsi badan ka qabaan in halkaas ay Dagaalo culusi ka qarxaan. Cabsidan ayaa timid kadib markii ay Ciidamo katirsan kuwa Dawlada Kumeel gaarka ah & kuwo Ehlusuna oo shalay gelinkii danbe la wareegey Magaalada Baladxaawo ay maanta dhaqdhaqaaq ka bilaabeen deegaano katirsan Degmada Baardheere. Goobjooge kusugan Baardheere ayaa APL u sheegey in ay jiraan Cabsi badani,wuxuuna sheegey in dhinaca Alshabaab ay maanta si weyn u xadidayaan Amaanka magaalada iyagoo la soconaya Dhaqdhaqaaqa halkaas ay kawadaan shacabka magaaladu. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  9. Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo Hanbalyo u Direy Raysalwasaaraha Cusub October 18, 20105 Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse, Boqorka Beesha ******* ayaa hanbalyo u direy raysalwasaaraha cusub Maxamed Cabdullaahi Maxamed ee dhawaan Madaxweyne Shiikh Shariif soo magacabaaye. [b"Aniga oo ku hadlaaya magaca isimada, cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ******* waxaan hanbalyo u dirayaa Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), hawsha loo igmaday Raysalwasaaraha waa mid aad u culus oo la doonaayo in uu guto si wanaagsan isaga oo kaashanaaya dhamaan cuqaasha iyo waxgaradka, ma ahan hawl sahlan in dal burburay, dib loo istaajiyo, marka waxaan Raysalwasaaraha rabbi uga baryayaaa in uu la garabgalo shaqadiisa, isaguna u guto si daacadnimo iyo wadananimo ay ku dheehan tahay….”ayuu yiri Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse. Ugu danbeyntii Boqorka ayaa ugu baaqey dhamaan beelaha Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Raysalwasaaraha cusub, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed, sidoo kale waxa Boqorku sheegay in ay muhim tahay in aan keligiis laga sugin in dalka Soomaaliya la xasiliyo ee ay muhim tahay in maamulada iyo siyaasiyiinta Soomaalidu garab istaagaan. Horseed Media
  10. We know what JB is playing at, bu the only Somali's who push for division are the minority fascits in NW Somalia who have been deluding themselves these past tw decades.
  11. Originally posted by Jacaylbaro: Hadii ay dhici waydana ?? ,,,, you will go .. where ?? I assure it won't be Puntlanf that will be going anywhere but those who propose. Centralised system considering the time that we are in.
  12. Federal system is the only option that makes sense to maintain Somali unity at this period in time. It's the system that will give greater power to the states and keep secssionists at bay.
  13. It's important to always highlight that these mop up operations are led by the State apparatus who's deputy security chief is a local man from the village of Galgala.
  14. This area should never be a hideout for the likes of Al Shabaab.
  15. Originally posted by MoonLight1: These guys were making all these demos and noise in 2006 and 07 But I wonder where the M society diaspora especially in the UK are, there used to be large demos on every saturday in Hyde park,but now afkii baa juuqda gabay come on guys people are still dying in Xamar, even in larger number, mise Madfacan hadda wax xasuuqayo waa mid tolka uu leeyahay? Tarzan, Yarisow are witnessing the succes of their action.
  16. The state has every right to secure it's territory against these groups. The news reports state that the target is remaining Jihadi's hiding out in the hills and the thick bush areas of the countryside. Just like the previous operations civilians will not be targeted nor harmed.
  17. Puntland will come strong from this transition period regardless of the Ala Hotel Shiekh group and our secessionist. The young Turks willplay their role. After all it is Puntland that has been recognized as the only functioning state that strives for unity by the UN, EU and the worlds only super power. The rest is the chatting classes getting excited. Indeed Puntland took care of Al Shabaab's golden goose up North.
  18. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay inuu soo dhoweynaayo Raysalwasaaraha cusub ee Dawladda Federaalka mar ula hadlaayay la’aanta Afsoomaaliga ee BBC-da,isagoo sheegay in nin kasta oo Soomaaliyeed oo xilkaas loo magacaabo ay si weyn usoo dhoweynayso Puntland. Wuxuu sheegay in waxba kama jiraan tahay war dhowaanahan soo baxaayay oo aan la aqoon halka uu sida rasmiga ah uga soo baxay kaas oo ahaa in Puntland aysan la shaqeyn doonin Dawladda Federaalka hadii aysan Raysalwasaaraha u magacaabin nin kasoo jeeda degaanada Puntland. Dr.Faroole ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in Raysalwasaaraha cusub uu ka shaqeeyo xirrirka labada dowladood iyadoo buu yiri lagu dhaqmaayo axdiga KMG ah ee Soomaaliya sanadkii 2004-tii lagu dhisay dalka Kenya. Meel marinta Heshiisyada Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in la meelmariyo heshiisyadii dhexmaray Puntland iyo Federaalka oo ay ku gaareen magaalooyinka Gaalkacyo iyo Nairobi. Waxaa xusid mudan in Madaxweynuhu uu ka codsaday Dawladda Federaalka in ay xoojiso heshiiskii ay la gashay Ahlu-Sunnah Waljameeca oo ay ku galeen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Dhanka kale Madaxweynaha ayaa rajo ka muujiyey in Dawladda Federaalka ay wax badan ka qaban karto xaalada Soomaaliya maadama buu yiri ay muuqanayaan la shaqayn iyo taageero ay ka helayaan beesha caalamka. ”…Waxaa loo baahan yahay in Puntland ay hesho wixii Soomaali ka dhaxeeya qaybteeda,Puntland dagaal ayaa ka jira kuwa kalena way imaan karaan…”,ayuu yir. Sidoo kale wuxuu muujiyey sida Puntland ay u taageersan tahay dastuurka qabyada ah ee Federaalka;”…Dastuurka qabyada ah waa in la dhamaystira waxaa taasi ay horsedi kartaa in la dhaxlo awood qaybsi,dakhli dowladeed iyo waxyaabo lamid ah…”,ayuu yiri. Tuhun ay qabto Puntland Madaxweynaha Puntland ayaa codsaday in taageero aan la siin wixii dhibaato keeni kara. ”…Tuhuno ayaan qabnaa,qolo ayaa shido kawada xafiisyada qaar.Raysalwasaare wadanka waad ka maqnayd waxaa laga dhaxlaa xilkaas magac keliya ee yaysan ku isticmaalin kooxo daneysteyaal ah…”,ayuu sheegay isagoo aan farta ku fiiqin cida ula jeedo. Si kastaba maanta ayaa waxaa banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho iyo Buuhoodle oo lagu taageerayay Raysalwasaaraha cusub. Cabdiqani Cabdul
  19. This fantastic the fact that our secessionist brother tried to spin is good, o never knew he had it in him. However the SSC group let by Saleban Ciise have never attacked or declared war on Puntland, however was it bot a few days back when they killed and kfnaped a secessiont militia man? As for the actual comment it is aimed at individuals within the TfG, the Ibbi's of the world.
  20. Xaji, Adeer Puntland can not be ignored for even if Sharif did try, he is aleast history in a year or so there will be a new admin in place, but Puntland will still be here. That's why Faroole's confidance stems from, the fact that the state has passed the bad days.
  21. Now Puntland has taken the moral highground, the State will not negotiate on core issues of development, and power sharing. I welco e the fear and anghst of our secessionist brothers, who now know the true direction the republic is heading towards.
  22. Indeed the new formula of 3.0 regional state is a sensible moe away from clan formulas . Deelop what works and encourage others to copy proven succss.
  23. It the 4.5 was first used in Arta and Abdiqasin wasthe one who benefited from it, Puntland came years before that and was based on addressing the NE of Somalia's interest and local development. Faroole spoke very well and we applaud his stance.