General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. The scessionist and their childish world view. Thought Puntland would lash out. In fact the opposite happened and Puntland took a mature stance that was based the reality on the ground.
  2. JB Adeer Puntland does not suffer from the compelex our brothers in NW do. Whas important is what the Presidnet has outlined and the contact group, UN and the US have told Sharif. The end of the transition, the federal charter, the Galkacyo accord and security. An individual position means little to the state of Puntland considering the accords we have achieved as well the US new policy. Again President Faroole spoke like a national leader confident of his position and that of the State.
  3. The State took a mature approach unlike people who are "supporting" the PM and government from their mouth without any conviction. Puntland welcomed the man, promised to work with him as long as he kept to the accords reached, supported the Federal system and passage of the new constitution and worked with Ahlu Sunna and other groups who oppose the common enemy. The problem for many is, Puntland knows what it wants for itself and Somalia. The rest seem to be as confused as usual.
  4. The Devil is I deed in the detail. Puntland's position is clear and no one can ignore it.
  5. Now we get the official stance of the beloved State. The rest is how the envious view it.
  6. Madaxweynaha PL oo ka hadley Ra'isal wasaraha cusub 16 Oct 16, 2010 - 5:32:34 AM Madaxweynaha oo wareysi siiyey laanta Af-Somaliga ee BBC ayaa sheegey in Puntland soo dhoweyneyso magacaabista Ra'isal wasaaraha cusub isagoo carabka ku dhuftey in aaan lagala tashan xulashada xilkaan. Mud. Farole ayaa hoosta ka xariiqey in qof walba oo Somali ah xaq u leeyahay xilkaan hadii uu qaban karo balse sheegey in habkaan xulashada ah ee 4.5 yahay shaqsiyan mid uusan tageersaneyn madaama qaabkii qabaliga ahaa oo leysku laayey salka ku hayo. Madaxweyne Farole ayaa uga digey Ra'isal waasaraha cusub madaama uusan aqoon u laheyn dalka iyo dadka inuu gacanta u galo kooxaha danaha gaarka ah leh islamarkaana diidan nidaamka Federaal kaasoo Puntland qayb ka tahay. Madaxweynaha Puntlnad ayaa sheegey in Ra'isal wasaaraha cusub looga baahan yahay hirgalintii heshiiskii Galkacayo iyo midkii ka dambeeyey ee maamulka Puntland iyo DFKGM ah ku sixiixdeen magaalada Nairobi. Dhinaca kale Mud. Farole ayaa xusey in Wasiirka Kowaad kordhiyo xiriirka dowlada Federaalka ah la leedahay ururka Ahlu Sunah Wal-jamaca kuwaasoo sheegey in dagaal kula jiraan al-shabaab. Ra'isal wasaraha cusub ayaa xogaha kasoo baxaya taariikh nololedkiisa tilmaamayan inuusan khibrad u lahyn arrimaha guracan ee Somalia islamarkaana dalka ka maqnaa muddo kor u dhaafeysa 30 sano. Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Farole GAROWEONLINE
  7. Have they caught the culprits yet? The police version of the story makes no sense what so ever. The guy wakes a man up, then asks for his mone and in front witnesses shoots him? Maybe the Qad he was eating was too strong...
  8. Originally posted by Che -Guevara: LooooooooooL... Perhaps you could put time to good use and clean the streets of Hargeysa. Of fix up F-Street..
  9. Just like we thought, its a cat and mouse game with no real winners. If either Ceel Buur or Guriceel fell then we would be close to a victory for either side, untill then its all just a cat and mouse game...
  10. Shariif oo eedeyey Ahlu Sunah, qabsashada Dhusamreb 15 Oct 15, 2010 - 1:03:37 PM Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa la wareegey gacan ku haynta magaalo madaxda gobolka Galgaduud ee Dhusamareb galabta xilli xoogaga Ahlu Sunah Wal Jamaca maanta 15.10.2010 qabsadeen degmada Cadaado. Xoogaga Al-Shabaab ayaa sida wararka GO ku helayo shegayaan in Dhusamareb ku qabsadeen dhabar jabin kadib markii ciidamada Ahlu Sunah soo ciidamada xoogooda ku qabsadey Cadaado. Dagaal ka dhacey tuulo la yirahdo Mareer Ruug oo u dhexeysa degmada Dhusamreb iyo Cadaado halkaasoo dagaal kulul ka dhacey. Tuulada Mareer Ruug ayaa waxaa ka dhacey dagaal halkaas ciidamada Ahlu sunah looga gubey gaari midna lagaga qabsadey. Dadka degan degaanka ayaa warsidaha GO u sheegey in xaalada gobolka kacsan tahay iyadoo ciidamada Ahlu Sunah duledka ka fadhiyaan magaalada Dhuusamareb halka warar aan la xaqiijin xusayan in degmada Cadaado laga qabsadey Ahlu-sunah Ciidamada Ahlu Sunah Wal Jamaca ayaa weerarey degmada Cadaado kadib markii maamulka ka arrimaya halkaas ku eedeeyeen inuu gacan saaar la leyaahay ururka Al-shabaab oo saldhigyo ku leh degmada Ceel-buur. Qabsashada Ahlu-Sunah ayaa waxaa maanta cambaareeyey Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Wasiirkiisa Arrimaha gudaha oo kasoo jeedaa degaanka kuwaasoo sheegey in aan loo baahneyn in la weeraro Cadaado. Lama oga sababta keentey in Madaxweynaha eedeeyo talaabada ciidan Ahlu sunah Wal jamaca qaadeen iyadoo dowlada Federaalka xulafeysi dagaalanka ururka Al-shabaab kuwada jiraan ururkaan. Saraakiil ka tirsan Ahlu Sunah ayaa weerarkaan ku sababeysay weerarkaan kadib markii maamulka la magac baxey Ximan iyo Xeeb gacansaar la yeesheen ururka Al-shabaab. Dhinaca kale degmada Cadaado ayaa maanta laga afdubey labo qof oo ka tirsan shaqaalaha hay'ada Save the Children. Howlwadeenadaan ayaa u kala dhashey wadanka Ingriiska iyo Somalia ayaa warar lagu kalsoonan karo shegayaan iney kaxeysteen kooxo ka tirsan ururka Al-Shabaab iyadoo goob joogayaal tilmaameen in gawaaridii lagu qaadey aadeen halka ay ku leeyihiin saldhigyada. Dhageyso hadal madaxweyne Shariif siiyey VOA kasoo uu ku eedeeyey Ahlu-sunah oo dagaal kula jira Al-shabaab
  11. ^^^Ahlu Sunna is a front thats all, much like Al Shabaab. However the core issue is the future of the Central & South. The Northern States are stable and will consolidate their positions over the coming years. The many clans residing in the South Central regions are contending for power and this incident is a troubling example of what is to come. Hapless Sharif Ahmed does not have the strategy or the skills to contain this. Al Shabaab themselves are running out of ideas and many people have seen how weak they are when they engage a determined foe such as they had in Galgala.
  12. Siilanyu can do nothing to anyone, and the secessionist project has faltered. At this rate Xaglatoosiye will capture Burco without any bother, we have come to know how weak our secessionist countrymen are since the Zaylac landings and the Ethiopian supported battle at Buhudle..
  13. SRSG statement on the appointment of the new Somali Prime Minister. ------------------------------------------------- Nairobi, 15 October – The UN Special Representative for Somalia, Dr Augustine P. Mahiga, congratulates Somalia’s new Prime Minister, Mohamed A. Mohamed, appointed yesterday by President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed . The international community expects that a new government will be appointed soon to focus on the vital tasks that are critical to the successful completion of the transitional period in August 2011. Time will not allow for any further crises within the leadership of Somalia. The UN and the international partners of Somalia stand ready to support the new government under the leadership of Mohamed A. Mohamed. For more information, please contact: Susannah Price / Donna Cusumano, Public Information Officers UN Political Office for Somalia (Nairobi, Kenya) Tel: +254 20 762 6805 / 6869 or +254 733902020 / 737400133
  14. ^^^Al Shabaab wont hold on to the Dhusamareeb, but this is a major headache for Sharif Hotel. He has no allies even within Ahlu Clan. Actually the Sufi's still control Abudwaq and Xiiraale and its getting complicated..
  15. Godane's days are numbered, the Arladi boys dont undertsand a word he says...
  16. To Niina and the sane Nomads, let’s not rush now; I assure you I will be the first to create a thread if the State takes a position on Mr Farmaajo. Now on his first day, Cadaado fell to a warlord, then DhusaMareb to the Al Shabaab, ironic its started to rain Al Shabaab in Galgaduud.. Welcome to Somalia PM Farmaajo..
  17. Originally posted by Haatu: Duke, get ready old boy, they're comming with the rain. Where's Maaddeey? yeah I guess its that time of year..
  18. Dagaal Ka Qarxay Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud October 15, 20100 comments| leave your own! Share Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Xarakada Al-Shabaab iyo Ehlu-Sunnah Waljameeca ayaa galabta ka qarxay degmada Dhuusamareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaaya in dagaalka markiisa hore kasoo bilaabmay duleedka degmada Dhuusamareeb gaar ahaan tuulo lagu magacaabo Mareerguur. Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar kusoo qaadeen Ciidamada Ahlu-Sunnah ee halkaas ku sugnaa iyadoo dagaalka saacado kooban kadib la isla soo gaarey degmada Dhuusamareeb. Ciidanka Al-Shabaab ayaa ka awood batay kuwa Ahlu-Sunnah,waxaana ay u surtagashay in ay qabsadaan qaybo kamid ah degmada Dhuusamareeb. Xaalada Dhuusamareeb ayaa caawa kacsan,dagaalkana ayaa weli halkaas kasii soconaaya iyadoo aan la aqoon khasaaraha ka dhashey.wax war ah kama soo bixin dhinacyada dagaalamaya. Dagaalkan ayaa imaanaya xilli isla maanta dagaal ka dhacay degmada Cadaado ay halkaas ku qabsadeen Ciidan uu horkacaayo Cabdi Shukri oo sheegta inuu ka tirsanyahay Ahlu-Sunnah. Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa canbaareeyey dagaalka, waxa uu sheegay inaysan ku taageersanayn Ahlu-Sunnah in ay ku duulaan gobola nabad ah iyada oo magac diimeed la sheeganaayo, Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqey in ay arintaas beri kayihiin isla markaana uu si weyn u canbaareynaayo. Sidoo kale Wasaaradda Arimaha Gudaha Dawladda Federaalka ayaa canbaareyn xoogan dusha uga tuurtey dagaalkii maanta kooxda sheeganaysa magaca ahlu-sunnah ay ku qaadeen magaalada Cadaado ee maamulka Ximan & Xeeb, warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in magaalada cadaado ay muddo laba sano ah ahayd goob nabdoon oo uu ka jirey maamulka Ximan & Xeeb kaas oo ay dhisteen bulshada deegaanku, waxaana lagu sheegay war saxaafadeedka in kooxda ku soo duushey ay burburinayaan amnigii iyo kala danbeyntii shacabka Cadaado dhisteen, waxaana loogu baaqey in ay si degdeg ah uga baxaan halkaas. Horseed Media
  19. ^^^Al Shabaab wont win, there is a bigger beast waiting in the wings.
  20. ^^^You dont know whats going on lad. The mother of all battles has begun..
  21. Axmed Diiriye “qabsasho kuma xalaaloobayso degmada Cadaado” Muqdisho: (Sh. M. Network) Nabadoon Axmed Diiriye Cali aya waxaa uu waxa laga xumaado ku tilmaamay dagaalkii maanta ay ciidmada Ahlu Sunna Waljamaaca ay ku qaadeen Maamulka Ximin iyo Xeeb ee gobolka Galgauud. Afhayeenka ayaa oo la hadlayay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa sheegay in ciidamada Ahlu Sunna looga bahanyahay in si deg deg ah uga baxaan Magaalooyinka ay kala wareegeen Maamulka Ximin iyo Xeeb isagoo baaq u diray Mas’uuliyiinta Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee ka soo jeeda deegaanada Maamulka Ximin iyo Xeeb. Nabadoon Axmed Diiriye Cali waxa uu sheegay in aan la sii haysan karin deegaanada uu ka aramiyo Maamulka Ximin iyo Xeeb oo ay maanta la wareegeen Ciidama Ahlu Sunna Waljamaaca, waxaana uu sheegay in ay xadgudub tahay dagaalka ay ku qaadeen Ahlu Sunna Magaalooyinka Godinlabe iyo Cadaado, waxaana uu carabka ku dhiftay in ay is difaacayaan islamarkaana uu sheegay inaysan ku xalaaloowaynin lawareegitaanka ay Ciidamada Ahlu Sunna ay la wareegeen deeganada Godinlabe iyo Cadaado Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye Cali waxaa uu sidoo kale soo hadal qaaday warar kasoo baxayay Mas’uuliyiinta Maamulka Ximin iyo Xeeb oo ku aadanaa Cabdi Shukri oo sheegtay in uu ka mid yahay Saraakiil ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo uu hormuudka ka yahay dagaalada lagu qaaday Magaalooyinka Ximin iyo Xeeb ee gobolka Galgaduud. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  22. Shabaab oo la wareegay qeybo ka mid ah Magaaalada Dhuusamareeb. Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay weerar kula waregeen qeybo ka mid ah Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca. Dagaaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Xaraka Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Culu maa’uydiinka Ahlu Sunna Waljamaaaca aya iminka waxaa ay si toos ah ugu socdaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud. Dagaalka oo ka soo bilaawday deegaanka Mareergur ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa halkasi weerar ku soo qaaday ciidamao ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo u suurto gashay in ay deegaankaasi ka saaraan ciidamadii Ahlu Sunna. Dagaalka ayaa xoogiisa iminka waxa uu ka socdaa bartamaha Magaalada Dhuusamareeeb waxaa inta badan Magaalada ay gacanta u gashay ciidamo ka tirsan Xarkad Al Shabaab oo iyagu weerarka ku soo qaday Magaaladaasi oo ay maamulyeen Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca. Wixii War ah ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net Hadii Alle Idmo.
  23. Maleeshuyaadka C/shukri Ayaa Deegaanka ku Soo Duulay”Maxamed Aadan Tiiceey Hogaamiyaha Mamulka Cadaado. Posted by Ali on October 15th, 2010 Galkacyo(Puntlandi.com);- Odayaasha iyo mamulka degmada cadaado ayaa sheegay in duulaan u ku soo qaaday Ex qabqable C/shukri Ali Xirsi oo adeegsanaya magaca culimada Ahlusuna waljameeca. Midkamida odayaasha deegaankaa oo warfidiyeenada la hadlay ayaa sheegay in dadka deegaanka iska difaaceen weerarka ay ku soo qaadeen maleeshiyaadka uu hogaaminay C/shukri ee duulaanka ka soo qaaday konfurta Galkacyo. Hogaamiyaha mamul degmadaa ka dhisnaa ayaa sheegay in ay isdifaacayaan tan iyo inta ay ka guulaysanayaan maleeshiyaadka C/shukri ee duulaanka soo qaaday. Wararkii ugu danbeeyay ee deegaankaa ka imaanaya ayaa sheegaya in goobahii lagu dagaalamay dib ugurasho ka sameeyeen maleeshiyaadka C/shukri Ali Xirsi. Dhaawaca iyo dhimashada ka dhalatay dagaaladaa ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen geerida 8ruux iyo dhaawaca 18kale. Ali Ahmed Abdi Ali@puntlandi.com