
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhaweyd Si rasmi ah ugu dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo mudo ku dhow Bil ay indhaha Soomaalida & kuwa beesha Caalamkuba kusoo jeedeen. Madaxweyne Shariif ayaa xilkan u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo kasoo jeeda Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galguduud,Waxaana uu Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday in uu si dhakhso ah usoo magacaabo Gole Wasiiro oo tayo leh kuwaas oo wax kaqabta Xaalada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha cusub ee lamagaacabay weli Saxaafada wax war ah masiinin,Waxaana la filayaa in saacadaha soosocda uu warbaahinta la hadlo. Wixii War ah oo kasoo kordha Magacaabista Ra’iisul Wasaaraha APL kala soco. Cabdiqani Xayir Allpuntland -
News outlets are reporting that a new face has been picked by Sharif Ahmed, his name is Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaaje). A diplomat from the clan that resides in Gedo...
-
Heavy fighting leaves 20 people in Somali capital 13 Oct 13, 2010 - 12:14:45 PM More than 20 people have been killed and 30 others were wounded in hours of heavy fighting between soldiers of UN's backed government supported by AMISOM and Al-shabaab fighters that erupted in Somali capital of Mogadishu, Radio Garowe reports. Fighting carried many casualties to innocent civilians which exploded in Hodan--northern part of Somalia, injured dozen people. Also a mortar hit the main busy Bakara market killed 5 civilians and injured 15 other. According to witness who spoke with Garowe Online, heavy combat erupted in resident places. No note from the both warring side. “We collected 20 wounded from Bakara market, Hodan, yaaqshid, Wardhiigley and Karan, also we saw 9 dead bodies through our operation,” Ali Muse Sheikh of Mogadishu Ambulance Services said Ali Muse stated most of them were seriously wounded and now they receiving medical consult in the hospital. Madina and Dayniile hospital obtained more 50 injured people. Meanwhile, Somali soldier was killed in fighting between TFG and the insurgent group in Hamarweyne—where Somali government controls. Fighting between insurgents linked to Al-Qaeda and pro-government security forces backed by AU/AMISON has killed thousands of Somalis and displaced hundreds of thousands more, mostly from the capital Mogadishu. GAROWEONLINE
-
Wasiirkii hore ee Wasarada Maliyada Somaliland oo Gurigiisa lagu weerarey,hal qof oo dhintey Posted by admin on October 14th, 2010 Hargeysa(Puntlandi.com) Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Xuseen Cali Ducaale ayaa koox hubeysan gurigiisa ku weerartey xaley magaalada Hargeysa, Waxeyna dileen mid kamida ilaaladiisa, Xabado badan ayaa ka dhacey guriga ,kooxdii werarka soo qaadey waxey la carareen Baabuur uu lahaa Wasiirku. Warar hoose ayaa noo sheegey in Raga weerarka soo qaadey ay ka tirsanaayeen Ciidanka Dambi baarista CID Hargeysa balse lama sheegin sababta ay ciidankaan ka tirsan Dowlada falkaan usameeyeen. Hargeysa Puntlandi.com
-
Minneapolis controversy over attending an “interfaith service”
General Duke replied to AYOUB's topic in General
Geel-Jire, I have met all the Imaam's in question here and they are all learned men of great character, I personally know Shiekh Ahmed Tajir who is an Calim from Al Azhahar, to say he went to church and prayed with christians is beyond the pale. Like C&H stated the mistake was the location, they did not think that through, but Shiekh A/Qani is wrong in the attacks and for being used by that crazy website. He should have just sat down with them and gave his opinion and let them address the issue. -
Love Story is a 1970 romance novel by American writer Erich Segal. The book's origins were in that of a screenplay Segal wrote and was subsequently approved for production by Paramount Pictures. Paramount requested that Segal adapt the story into novel form as a preview of sorts for the film. The novel was released on February 14, 1970, Valentine's Day.[1] Portions of the story originally appeared in The Ladies' Home Journal.[2] Love Story became the top-selling work of fiction for all of 1970 in the United States, and was translated into more than 20 languages. A sequel, Oliver's Story, was published in 1977. The film (Love Story) was released on December 16, 1970.
-
Minneapolis controversy over attending an “interfaith service”
General Duke replied to AYOUB's topic in General
The Imaam's made a mistake, but A/qani is going over the top. -
^^^Faisal is a clanist and he has no country, apart from Finland which I have no doubt he loves..
-
Originally posted by Jacaylbaro: Cawil's house is just two blocks[/b away from my office and i was there when this happened yesterday. The guy killed the guard coz ................................................... Cawil simply wants to politicize it So this is part of the Qad wars I guess... "They had beef", so now you come armed to a house and execute a man cause you had beef? Cajib.
-
Minneapolis controversy over attending an “interfaith service”
General Duke replied to AYOUB's topic in General
This story is dividing the community, with some Imaam’s questioning the faith of other Imaam’s and some silly websites fanning the flames. Somali’s and division.. -
Gaadhigii Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo Dayn Qaad Loola Wareegay
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mr. Cawil ayaa sheegay in mid ka mid ah Ilaaladiisii oo magaciisa la odhan jiray Muuse Biriig Gude uu shalay geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku dilay mid ka mid ah rag hubaysan oo shalay ku duulay Gurigiisa maagalada Hargeysa Reliable sources state that this incident has a high porbability of being part of the Qad wars taking place in Hargaysa as of late. -
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland oo ka hadlay Dil ka dhacay Gurigiisa Khamiis, 14 October 2010, (HOL)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay dil ka dhacay Gurigiisa magaalada Hargeysa, ka dib markii Nin hubaysani uu dilay mid ka mid ah Ciidankii Ilaalada u ahaa Cawil. Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mr. Cawil ayaa sheegay in mid ka mid ah Ilaaladiisii oo magaciisa la odhan jiray Muuse Biriig Gude uu shalay geeriyooday ka dib markii uu rasaas ku dilay mid ka mid ah rag hubaysan oo shalay ku duulay Gurigiisa maagalada Hargeysa. Cawil wuxuu sheegay in shalay gelinkii hore saddex nin oo Gaadhi wataa ay is-hortaageen Gurigiisa, isla markaana mid ka mid ahi ka degay oo uu doonay in uu Guriga galo, hase yeeshee, uu is-hortaagay Askari ka mid ah Ilaaladii Cawil, taasina ay keentay in uu Ninkii hubaysnaa uu toogto Askarigii. “Sidaasi ayaanu ilaahay ha u naxariistee ku geeriyooday, nimankiina sidaasi ayay ku baxsadeen ooillaa imika lama hayo,” ayuu yidhi Cawil Cali Ducaale. Mar Cawil uu ka hadlayay in la aqoonsaday ninka dilka geystay iyo in kale, ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadii Dembi-baadhista ee u yimi ay u sheegeen in uu iyaga ka tirsanaa, balse aan wali gacanta lagu dhigin oo lagu daba joogo. Waxaanu intaa ku daray oo uu sheegay in Askarigii geeriyooday ay qoyskoodii codsadeen in aan laga aasin, waxaanu tilmaamay in Maydkii uu yaallo Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, waxaanu intaasi ku daray inay aasi doonaan marka ay u yimaadaan qaar ka mid ah qoyskiisii. Cawil kale oo uu xusay in aanay jirin cid xukuumadda ka socota oo arrintaa kala soo hadashay ama u timi markii dilku dhacay, taas oo uu ku dhaliilay. Cawil waxa uu sheegay oo kale in aanay jirin wax ka dhaxeeyay Askariga la dilay iyo ragga dilka fuliyay, balse uu rumaysan yahay in ay isaga u socdeen. “Dadka waxay igu yidhaahdeen nimankani Aniga ayay ii socdeen, hase yeeshee askariga ayaa u diiday inay galaan qolkii aan ku jiray,” ayuu yidhi Cawil. Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland.
-
^^^They are both clanist but Warrabe is a much more dangerous clanist, its fortunate that he has no power.
-
Madaxwayne Faroolle oo sheegay in Puntland laga taageerayo la dagaalanka Burcad badeeda iyo Tahriibta. Khamiis, 14 October 2010, (HOL)- Madaxwaynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe,waxaana la socday xubno kamid ah golihiisa wasiirada. Waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madaxwaynaha masuuliyiin uu kamid ahaa madaxwayne ku xigeenka iyo mudanyaal ka tirsan barlamanka ,halkaasoo markii danbe loo soo galbiyay guriga madaxtooyada. "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan dib ugu soo laabtay dalka aniga oo caafimaad qaba ,waxaana shacabka u rajaynaa nabad iyo baraaro." ayuu yiri madaxwayne faroole oo wariyayaasha la hadlay. Sidoo kale madaxwaynaha waxa uu sheegay in dhamaan kulamadii uu ka soo qayb galay ay ku soo dhamaadeen is afgarad wanaagsan iyo in Puntland laga taageero dhinacyo badan oo ka mid yihiin burcad badeeda iyo tahriibta. Madaxwaynaha ayaa sheegay in balan qaadyo badan uu ka helay dowlada Yemen ,isla markaana la xalin doono dhibaatoyin badan oo baryihii u danbaysay ka jiray gudaha gobolka. Ugu danbayntii madaxwaynaha ayaa safarkii uu uga maqnaa Puntland waxa uu qaatay mudo labo bilood ah,waxaana dalalkii uu booqday ka mid ah Itoobiya ,jabuuti iyo Yemen. Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Bosaaso,Somaliya
-
General Salad Gabayre, General Ainanshe and Co. AbdulQadir Dheel
General Duke replied to Som@li's topic in Politics
Siyad Bare killed these men and started the cycle of hate that continues till today. -
While Sharif Ahmed is a complete joke, Warrabe is even worse..
-
Somaliland police catch Ethiopians Smuggling Alcahol to Bosaso
General Duke replied to Captain_Mike20's topic in Politics
^^^There is no coming back from that debacle. The ONLF made them look ******. -
Timbuktu is in Mali, and the famed city of knowledge. Mali, what a country! The land of Mansa Musa and his illustrious ancestor Sundiata Keita founder of the Mali Empire.