General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ Chaves is a remarkable man indeed. Thanks for the post Castro..
  2. The Mujahids against "Amxaro" Qaynyare, Musa, Ato, Inda Cade, Morgan, Hiiraale, Bootan....
  3. Like him or not but the man has skills and loads of guts............ On the JVA alliance and Barva.... Why is A/Qasin well dressed and Hiiraale with blood on his hands???
  4. ^^^ Nice Pics indeed have you guys got more???, I like the third one. It was quite amusing to me at least.....lol..
  5. qumane, yes you are right all websites have a clan angle or support a specific group. Thats life and no one is saying that these web portals should be any different. Yet the quality of hOBYONET/WAAGACUSUB leaves allot to be desired. Its all too emotional. The news journals Qaran, Ayamaha and Hiiraan are much better at propogating the interest of Mogadishu warlords than say Hobyonet and Onkod which lie and then make an opposite lie on the same day. My aim was to help Juma by not relaying too much on waagacusub/hobyonet...
  6. ^^^ I think it was a joke and only poor Jama did not get it. Jinni, Morgan and Hiiraal all streetwise figured out their friend was talking about Pres Yusuf and not their can... As for Olol Afarwaki, Abdiqasin is trying to save his clans possesions. I liked how Amin Camir depicted the alliance between the JVA, if you look at the cartoon, you see Hiiraale with his hands bloody and Abdiqasin is a suit...Go figure..
  7. ^^^ Northern, the fact that the Presidnet and FM were given the platform and time to give their speeches was enough to make us supporters of the TFG happy.. What comes out of it only the lord knows...
  8. ^^^ Indeed....I like how Xabsade shot himself in the foot with that statement..
  9. ^^^ Mohamed Dheere told the truth about Abdiqasin and his little atatempt at playing ball. As for "wrong and right", supporting the vampires of Barava, defending roadblock owners and scrap-merchants and blaming all ills on others is virtues to say the least...
  10. ^^^ No brother. The PM, Aydeed Jr and Cade Gabow will show their growing support within the city by such a move. Its agood that this happens while he opposition are aking another alliance, wonder what happened to the roadblocks project? I belive it is still too early for total relocation to the former capiatal as Mogadishu is still not under the control of the TFG. This meeting should be used as an opportunity for the PM to address both supporters and opposition. To reassure the people of Banadir that the government, has a plan and that they and the city are part of those plans....
  11. ^^^ One fears what he does not know. Old man you are not part of the unknown..lol I suggest a broader reading list than waagacusub.com and Hobyonet..
  12. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ka dhawaajiyay maanta in labada maalmood ee soo socda uu Muqdisho tagayo uuna kulan Wasiirradiisa ugu qaban doono Villa Soomaaliya Posted to the Web Sep 18, 16:30 Jowhar:- (PP) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo maanta gaarsiiyay qoraalka Hay’adaha UN-ka ee Nairobi ku sugan iyo Beesha Caalamka ayaa ku sheegay qoraalkiisaas inuu labada maalmood ee soo socota tegi doono Muqdisho isla markaana uu wasiirradiisa kulan ugu qaban doono Madaxtooyadii hore ee Soomaaliya ee Villa Somalia oo uu sheegay inay tahay Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraalkaan oo maanta loo qaybiyay Hay’adaha UN-ka, madaxda Waddmada deeqaha bixiya iyo Beesha Caalamka oo wixii ku qornaa ay heshay Puntlnadpost ayaa waxaa hadalladii ra’iisul wasaaraha ugu muhiimsanaa: “Waxaan labada maalmood ee soo socota tegi doonaa Muqdisho, waxaanan kula kulmi doonaa Wasiirrada Dowladeyda, innagoo ku kulmi doonno Xarunta Villa Somalia, waxaan sidoo kale ku dadaali doonaa sidii aan u dhameyn lahaa khilaafka u dhexeeya Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka, waayo danta guud ayaa ka horreysa danta gaarka ah,waxaanan ku dadaali doonaa sidii aan meesha uga bixin lahaa tuhunka jiraâ€. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Geeddi ayaa ka codsaday wasirradiisa inay dhankooda ku dadaalaan sidii khilaafka loo dhameyn lahaa, wuxuuna sheegay Ra’iisul wasaaruhu in IGAD iyo Midowga Afrika ay Soomaaliya ka kaalmeyn doonaan dhanka nabadda, sidoo kalena ay beesha Caalamku ka kaalmeyn doonto Soomaaliya dhanka dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka, “Taasina waxay dan u tahay Shacabka Soomaaliyeed†ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Geeddi. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa dhawaan caddeeyay inuu tagayo Muqdisho si uu ula kulmo wasiirradiisa kuwa muxaafidka ah iyo kuwa muraacadka ah intaba, waxaa warar ay si gaar ah uga heshay Puntlandpost xubno ku dhowdhow Ra’iisul wasaaraha sheegayaan in Beesha Caalamku ay ku cadaadinayso Ra’iisul wasaaraha inuu la kulmo Wasiirradiisa kuwa mucaaradka ah, uuna kulankaas ka dhaco Muqdisho. Isku soo duuboo kulankaan ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay Aqoonyahannada Soomaaliyeed oo u arka inuu ku jiro xalka dowladda Federaalka Soomaaliya ee iyadu kala deggen Muqdisho iyo Jowhar iyo weliba kan shacabka Soomaaliyeed oo dagaallo ku soo jiray muddo 14-sano ah. Maxamed Xuseen Jimcaale(Jantiile) Wakiilka Puntlandpost -Muqdisho,Soomaaliya contact us:webmaster@puntlandpost.com
  13. How many personas does Jmatutu have in SOL? And why have you not searched other websites than Hobyonet.com, lol. Is the English poor? Any how President Yusuf did deliver his speech how ever you was too fast and I ope you slept well..
  14. The parliament is based in the capital of Mogadishu, but the president has set up in the small city of Jowhar and says he does not feel safe going to Mogadishu. The United Nations is working with various factions trying to save the government. That alone shows that this article is incorrect to put it mildly. most of the parliment, cabinet and executive are based in Jowhar... While the four warlords and speaker are based in Dayniile, Madina in Mogadishu...
  15. Maxamed Dheereâ€C/qaasim ayaa ka dambeeya shirarkan ka socda Muqdisho, waana la og yahay C/qaasim dadkiisa dhibaatada ay dadka ku hayan†Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda Gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) ayaa ku eedeyay Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG Carte lagu soo dhisay Dr C/qaasim Salaad Xasan inuu sabab u yahay shirarka ka socda Magaalada Muqdish iyo weliba kan dhawaan la filayo inuu ka dhaco degaanka Balcad. “C/qaasim waxaan leeyahay faraha ha kala baxo arrimaha Dowladda Federaalka ka dhaxeeya, waan og nahay in shirkii Baraawe ka dhacay C/qaasim ka dambeeyo, kuwa hadda ka socda Muqdisho iyo midka Balcad-na isaga ayaa sabab u ah qabanqaabadiisuâ€ayuu yiri Maxamed Dheere oo ah martigeliyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxamed Dheere ayaa ku eedeyay C/qaasim iyo dadkiisaba inay dhibaato ku hayan dalka Soomaaliya, sidaas darteedna loo baahan yahay in laga taqaluso waa sida uu yiri Maxamed Dheere. Hadalka Maxamed Dheere ayaa ah mid qeyb ka ah dagaalka Siyaasadeed ee ay isku hayan Siyaasiyiinta Soomaalida, in kastoo hadda muranka Siyaasadeed uu yahay Labo qayb oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,wallow Maxamed Dheere uusan ka mid ahayn Labada gole ee Dowladda Federaalka. Eedeynta Maxamed Dheere ka soo yeertay ayaa wax war ah ka soo saarin C/qaasim Salaad Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Muqdisho, sidoo kale Saraakiisha C/qaasim oo aan la xiriirnay ayaa waxay diideen inay ka hadlaan hadalka Maxamed Dheere. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  16. Ra’iisal Wasaare Geedi oo wada diyaar garowgii ugu dambeeyay ee uu ku doonayo in uu Muqdisho ku yimaado September 18, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Cali Maxamed Geedi, Ra’iisal Wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa wada diyaar garowgii ugu dambeeyay ee uu ku doonayo in uu Muqdisho ku yimaado labada maalin ee soo socota. Cali Maxamed Geedi oo xafiis gaar ah ka furi doono magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa haatan bilaabay olole uu ku diyaarinayo furitaanka xafiiskaasi, si howlaha qaranka u yaala ee baaxadda leh looga wado muqdisho, amaankeedana dowladu ay guda gasho sidii ay u soo celin lahayd Dr Cali Maxamed Geedi Ra'isul Wasaaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya oo hada ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta Kumeel Gaarka ah u ah dowlada ayaa wada xiriiro joogto ah oo uu la yeelanayo siyaasiyiin iyo kooxo kala gedisan oo xarumo ku leh magaalada Muqdisho. Raysalwasaaraha ayaa la hadal hayaa inuu magaalada soo gaaro wakhti dhow ayadoo ay jiraan warar sheegaya in loo diyaarin doono ciidamo kasoo jeeda magaalada Muqdisho oo lagu daro kuwa ay aruurineyso dowlada Federaalka. Ciidamada dowlada ayey hada tababaro uga bilowdeen nawaaxiga magaalada Jowhar iyada oo xarunta tababarka uu uga socdo Madaxweynaha uu ugu magac daray Xarunta tababarka Cali Jowhar. Maxamed Cali Maxamud (Madka) Xafiiska Markacadeey Muqdisho xafiiskamuqdisho@hotmail.com
  17. Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ku guda jira inuu dhawaan furo Xafiiskiisa Muqdisho Muqdisho:- Magaalada Muqdisho ayey ka socdaan dadaal lagu diyaarinayo soo dhaweynta Raysalwasaaraha Dowlada Federaalka. Cali Maxamed Geedi oo horey u sheegay inuu xafiis gaar ah ka furan doono magaalada Muqdisho ee Caasimada ayaa hada bilaabay olole uu ku diyaarinayo furitaanka xafiiskaasi. Cali Maxamed Geedi oo hada ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta Kumeel Gaarka ah u ah dowlada ayaa wada xiriiro joogto ah oo uu la yeelanayo siyaasiyiin iyo kooxo kala gedisan oo xarumo ku leh magaalada Muqdisho. Raysalwasaaraha ayaa la hadal hayaa inuu magaalada soo gaaro wakhti dhow ayadoo ay jiraan warar sheegaya in loo diyaarin doono ciidamo kasoo jeeda magaalada Muqdisho oo lagu daro kuwa ay aruurineyso dowlada Federaalka. Ciidamada dowlada ayey hada tababaro uga bilowdeen nawaaxiga magaalada Jowhar ee xerada Gen.Daa'uud ee horey ugu magac dheerayd aaga Koongo. Magaalada Muqdisho ayey beryihii dhowaa ka socdeen dhaq dhaqaaqyo lagu taageerayo dowlada Federaalka iyo Raysalwasaare Geedi oo asagu xooga saaraya inuu sal dhig dhameystiran ka furto magaalada Muqdisho. Dowlada Federaalka ayaa horey u sheegtay in aysan usoo wada guuri doonin magaalada caasimada ah ee Muqdisho, balse si kumeel gaar ah usii joogi doonaan magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelada dhexe oo 90km u jirta Muqdisho. Balse xukuumada ayaa go'aankeeda ku dartay in magaalada Muqdisho laga hirgeliyo xafiiska Raysalwasaaraha iyo kan Wasiirka Arrimaha Guddaha oo asagu laf ahaantiisa hada shaqadiisa ka wada magaalada Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  18. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo New York kulamo kula yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgashay Shirkii Madaxda Adduunka Abdlullahi Yusuf Ahmed, president of the transitional federal government of Somalia, speaks during the 60th session of the General Assembly Saturday, Sept. 17, 2005, at the United Nations. (AP Photo/Julie Jacobson) Sabti, September 17, 2005(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Col. C/llaahi Yuusuf Axmed oo magaalada New York ee dalka Mareykanka uga qeybgalay shir ay sanadkiiba mar isugu yimaadaan madaxda Adduunyada ayaa lagu soo waramayaa in madaxweynaha uu kulan halkaas kula yeeshay madax ka socotay dalal dhowr ah oo Arrimaha Soomaaliya daneeya. Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed Md. C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa maanta u sheegay saxafiyiinta in madaxweynaha uu kulan la yeeshay madax ka socotay dalalka Jabuuti, Itoobiya, Sweden, Moroco, Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay, kuwaasi oo ay isla soo qaadeen arrimo ku saabsan xiriirada Soomaaliya iyo dalalkooda, iyadoo sidoo kalena ay ka wada hadleen sidii ay dalalkaas u caawin lahaayeen Dowladda Soomaaliyeed ee cusub. C/raxmaan Diinaari waxaa kale oo uu sheegay in madaxweynaha uu kulamo kale la yeelan doono madax ka socota dalalka Canada, Ruushka iyo Shiinaha, sidoo kalena uu Madaxweynaha arki doono Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka ka hor inta uusan dalka dib ugu soo laaban. Diinaari waxaa uu intaas ku daray in C/llaahi Shiikh Ismaaciil oo Wasiirka Arrimaha Dibadda ka ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed uu ka qudbeeyay kulan madaxeedkaas, isagoo tilmaamay in Danjire C/llaahi Sh. Ismaaciil uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan Qaramada Midoobay, Soomaaliya iyo weliba taageero la’aanta beesha caalamka ee dowladda Federaalka Soomaaliyeed. C/llaahi Sh. Ismaaciil oo kulankaas ka qudbadeeyay ayaa sheegay in tan iyo markii la dhisay Qaramada Midoobay aysan dhaliila la’aan ahayn, laakin afkaartii ururka loo aas aasay ay weli isugu dhegan tahay sideedii, isagoo dhibaatada Soomaaliya heysatana dusha u saaray beesha caalamka oo sida uu yiri ku guuldareysatay in ay Soomaaliya deg deg ugu jawaabto, wuxuuna xusay in ay Soomaaliya u qalanto in ay beesha Caalamka deg deg uga soo jawaabto taageerada ay u baahan tahay. Shirkii ay madaxda Adduunyada isugu yimaadeen magaalada New York ee lagu xusayay sanadguuradii 60aad ee ka soo wareegatay aas aaskii Qaramada Midoobay ayaa la soo gebagebeeyay xalay, iyadoo waxyaabihii lagu guddoonsadayna ay ka mid ahaayeen ka hortagga Farriga, Argagixisonimada iyo dadka la xasuuqo. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  19. MP Wrzesnewskyj meets with President of Somalia at UN Summit in New York and Assists in Facilitating Bi-Lateral Meeting between Canada and Somalia - Friday, September 16, 2005 at 22:56 Canada
  20. ^^^ So was the speech bad? What speech should we compare it to? Should we compare it to Riyaale, oops his country does not exist. Should we compare it A/Qasin, but who remembers what the Dr without a degree ever said? It was a good speech, nothing too great but it shows the old man is making progress while his adversaries are still measuing turf..
  21. Juniour JVA, Jama Ali Jama present...........Interesting indeed Xabsade
  22. Obviosly Pres Yusuf is less educated than "Dr" Abdiqasin a man who holds a biology diploma from Moscow polytechnic??????? Give us a break people and listen to your elected President..
  23. Beelaha D iyo M iyo Beesha *** oo qoraal dhaliiceyn ah kasoo saaray shirkii Baraawe Posted to the Web Sep 15, 04:16 The full article Puntlandonline.com