
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^ First Juma, let me spell it out for you, Morgan was fighting for the city of Kimsayu against the JVA alliance, in that battle I reported what the news form Puntland, in which Morgan is seen as a hero, much like how the people of Gedo see Hiiraale and others see Inda Cade. I have never hided the fact that I see Kimsayu as no more than an occupied city. I see the JVA alliance as no more than a small obsticle in front of the people. However the clans of Hiiraale, Inda Cade and others have a right to live in Kismayu and any where else as long as they dont tramble over the rights of others... Horn/Raqiid I have never said Hiiraale was evil, however the Juba's are as secure as AL Anbar province of Iraq. Tell those stories to some one who is il informed the alliance of Kimsayu is no more than a business venture exclusive to two clans. If that is what you call progress and peace building then so be it. Hiiraale is a warrior, a fighter but a peace maker or diplomat give us a break...
-
Jowhar: Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa hadda kasoo dagay magaalada Jowhar. - Tuesday, September 20, 2005 at 16:17 Jowhar(AllPuntland)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee fariisinka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha DFKGS ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar. Md: C/laahi Yuusuf ayaa waxaa socdaalkisia ku weheliya wasiiradii u raacay dalka Maraykanka ee kala qayb qaatay shirkii qaramada midoobay ee ka dhacay New York. Dadwayne aad u farabadan oo boqolaal gaaraya oo caleemo qoyan wata ayaa waxay tubnaayeen garoonka diyaaradaha illaa bartamaha magaalada Jowhar. Madaxwayne Yuusuf ayaa gacan qaaday madaxda labada gole ee dawladdiisa ka mid ah ee soo dhaweeyay ,waxaana soo dhawaynta madaxwaynaha horkacayay raysulwasaaraha Soomaaliya Prof; Cali Maxamed Geeddi. Wafdiga madaxwaynaha ayaa loo sii galbiyay xarunta ay ka daggan yihiin magaalada Jowhar . Wafdiga madaxwaynaha ayaa waxa ka yimaaddeen dalka Maraykanka ayagoo soo maray dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta. CCC Farayaamo AllPuntland
-
The power of PUNTLAND as told by Dayniile/Onkod
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ They miss reality a bit more.... As for the minister of defence, he is new and will no doubt smell the coffee soon.. -
^^^ lol, who predicts the war, the NGO's and who's very existance depends on such a war >????? Brother like I have said we have been here before. Evry few months for 14 years to be exact we have heard, next year, this year, after the election... The fact that you already beong to Somalia, that your clan state only controls where the clan lives. That you dont have any external supporters outside Bob Geldof is a testiment to the truth that there is no recognition not in our life time any way...
-
Strange how the warlord meia has now become friendly to the secessionist entity. I have to give credit to H.E.Abdullahi Yusuf Ahmed, for he made it possible for Somaliland to cry [defence minister] at the same time, Morgan and Hiiraale huged each other in public [touching moment]. We have never seen Sudi Yalaxow, Ato, Qaynyare and Co, work so hard, meeting after meeting they must be exhausted ... Now Dayniile et al, at last have recognised the might and millitary expertise of the men and women of the Puntland Defence Forces [PDF].... Ciidamada Puntland oo weerar ku ah Balcad iyo Aricadeeye Muqdisho Ciidamada Puntland ee ku kala sugan xerada Koonga iyo degamda Laascanood ayaa labaduba ka wado dhaq dhaqaaqyo ciidan aan la gareneynin u jeeda dhabta ah ee ka danbeeyso ayagoona dhicna ka wado in aan dhula la kala laheyn dhinacna ku heysto in uu dhulkoodu yahay ayna degto beeshooda tasoo ah mid xaqiiqa ka fog. Ciidamada Puntland ee Ku sugan degmada Jowhar ayaa isu diyaarinayo in ay wax ka qabtaan deegaano aysan u dhalan si sida ay sheegeen ugu soo celiyaan nidaamka iyo kala danbeenta halka ayba diideen maamula Puntland in ay la shaqeyaan Dowlada uu garwadeenka ka yahay nin u dhashay gobolada Puntland . Ciidamada Puntland ayaa sidoo kale ka wado dhaqdhaqaq ciidan dhula ku teedsan Ericadeeyo halkaas oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo ka soo jeedo Soomaaliland kuwaas oo ay ku eedeynyaan in ay ku soo xad gudbeen dhul ay dagan yihiin reer asal ahaan ka soo jeedo beelaha ***** ,halka ayba ciidamada Puntland ay u diidan yihiin degamada Balcad in uu shir ku qabsado Muuse Suudi oo asagu ah nin u dhashay degmada Balcad tasoo ka fajicisay dadka Soomaaliyeed ee wax garadka ah . Isku soo duub waxaa isweydiin mudan halka ay ku danbeen doonaan ciidamada Puntland oo dhaq dhaqaayada kawada deeganada Jowhar iyo Lascanood ayadoona leys weydiin doono fikirka reer Punland ay ku doonayaan in ay qabsadaan gobolo aysan u dhalan halka ay ka diidan yihiin in ay wax la wadagaan dadka ay waligood ka wada dhaxeysay deegaan iyo dhalyo. Cabdinaasir Gacal wasuge dayniile Muqdisho Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com
-
^^^ Suldanka I try not to bother with the phantom nation as we have been there before, we have had "elections" in that part of the world. The people have been hyped into thinking some real change will come. However afer the dust settles, you will still be a country in the figment of your imagination. Puntland will still be there and i belive yu will need a new defence minister.. Nayruus, dont worry about Yusuf Garad he is overated...
-
Confusion, leads to failure for warlords in Mogadishu...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kulankii aan caadiga aheyn ee xildhibaanada baarlamaanka oo la soo gabagabeeyey iyadoo aan heshiis guud laga gaarin qodobadii laga doodayey. September 20, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Kulankii xubnaha baarlamaanka uga socday maalmahan hotelka Saxafi ayaa xubna ka tirsan Baarlamaanka ay sheegeen inay soo gabagabeeyeen doodii ay maalmahan ka lahaayeen ajandayaashii ka koobnaa Tobonka qodob iyadoo aaney jirin heshiis guud oo laga gaaray qodobadaas dhamaantood. Kulanka maanta oo ahaa kii saddaxaad oo xubnaha baarlamaanka isugu yimaadaan ayaa loo saaray guddi ka kooban Toddoba xubnood sida uu HornAfrik u sheegay Xildhibaan Axmed Diiriye. Xildhibaan Axmed Diiriye waxa uu sheegay in loo saaray guddi isugu soo duba rido kaddibna golaha ku soo celiya waxa uuna sheegay in guddiga la saaray ay qoraalkooda ay keeni doonaan maalinta Sabtida ah. -
Confusion, leads to failure for warlords in Mogadishu...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bare - Wadahadal, Muuse - Wadashaqeyn, Xaabsade - Dagaal Muqdisho:- Waxaa maanta maalintii 3aad galay shirka magaalada Muqdisho uga furmay hogaamiyaasha kasoo horjeeda Dowlada Jowhar fadhida, ayadoo weli lagu kala qeybsan yahay dhanka fikirka. Maanta ayey markale isugu yimaadeen magaalada Muqdisho xubnaha kamid ah Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada Federaalka ee ayagu kasoo horjeeda Qorshaha Dowlada Federaalka ee fadhida magaalada Jowhar. Shirkan ayaa socda ayadoo weli la isku heysto qaabkii loo wajihi lahaa 9 qodob oo shirkaasi markii hore loogu talo galay in looga doodo. Xubnaha Muqdisho ku sugan oo ay dhawaan kusoo biireen labada Hogaamiye ee kala ah Wasiiraka Dib u dhiska Dowladda Federaalka Col.Bare Aadan Shire (Bare Hiiraale) iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade. Labada nin ee kusoo biiray xubnaha Muqdisho ku sugan oo ayagu horey ugu fashilay in ay nabadeeyan magaalada Muqdisho iyo goobaha ay ka taliyaan, ayaa ayagu kusoo siyaadiyey xubnaha Muqdisho aragtiyo kala duwan. Maxamed Ibraahim Xaabsade oo asagu ah ninka hada gacanta ku haya magaalada Baydhabo ayaa soo jeediyey in weerar ama duulaan milatari lagu qaado magaalada Jowhar, si markaasi dowlada Federalka isaga guurto magaalada Jowhar. Wararkan oo aanu kasoo xiganeyno xubno xog ogaal u ah shir shalay hogaamiyaasha u gaar ahaa oo ka dhacay Hotel Saxafi ee maagalada Muqdisho. "...Iska fadhigan waxaa dhaama in aan weerar ku qaadno magaalada Jowhar..." ayuu yiri Xildhibaan Xaabsade oo kamid ah xubnaha hada Muqdisho ku shiraya. Aragtida Xaabsade ayaa ah mid lamid ah dagaalkii uu ku qaaday magaalada Baydhabo oo kamid ahayd goobihii ay dowlada horey u damacsaneyd in ay degto. Waxaana la sheegay in qorshahan Xaabsade soo jeediyey in ay la qabaan xubno kamid ah kuwa Muqdisho ku sugan. Wasiiraka Dib u dhiska Barre Hiiraale oo asagu dhawaan ka yimid shir ka dhacay Magaalada Baraawe oo lagu go'aansaday in laga soo wada horjeesto dowlada Jowhar kusugan ayaa asagu soo jeediyey in wadahadal lala galo xubnaha ku sugan Jowhar oo aan lagu deg degin wax dagaal ah. Arrintan ayaa la sheegay inuu asaguna taageeray Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah Wasiirada Muqdisho kusugan isla markaana ah ninka gacanta ku haya magaalada Balcad oo ah goobta ugu dhow oo laga weerari karo magaalada Jowhar. Muuse Suudi Wasiirka Ganacsiga dowlada Federaalka ayaa asagu soo jeediyey in marka hore la sameeyo Wadashaqeyn ka dhaxeysa xubnaha Muqdisho ku sugan iyo kuwa hada kusoo biiran inta aan loo gudbin dagaalka iyo arrimaha kale. Muuse Suudi oo kamid ahaa xubnihii hore ugu fashilay isbaaro ka qaadida magaalada Muqdisho ayaa muujinaya in dagaal hada la qaado aysan faa'iido weyn u keeni doonin garabkooda. Maxamed Qanyare Afrax Wasiirka Arrimaha Amniga iyo Cusmaan Xassan Cali Caato Wasiirka Hawlaha Guud ayaa ayaguna muujinaya fikarado la xariira sidii dar dar loo gelin lahaa dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo khal khal lagu gelinayo hawlaha ka socda magaalada Jowhar oo ay u arkaan kuwo kusoo wajahan magaalada Muqdisho. Hogaamiyaashaasi ayaa shirkii Shalay soo hordhigay aragtiyo la xariira sidii looga hortagi lahaa in Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi uu xarumo ka furto magaalada Muqdisho. Arrintaasi oo ay markale isku khilaafeen hogaamiyaasha shirkaasi ku sugnaa. -
Muqdisho: Fashil soo food saaray qorshihii wasiirada Muqdisho jooga ay ku doonayeen inay fariisin uga dhigtaan degmada Balcad. - Tuesday, September 20, 2005 at 14:54 Muqdisho(AllPuntland)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan inuu fashil soo food saaray qorshe lagu doonayay in kulan uu ka dhaco magaalada Balcad kulankaasoo dhexmaraya xubnaha golaha wasiirada ee Muqdisho kusugan. Kulan ay labadii maalmood ee ugu danbeeyay lahaayeen golaha wasiirada ee Muqdisho kusugan iyo waliba xildhibaannada ay isku ujeedada yihiin ayaa hakad ku yimid kadib markii lagu heshiin waayay qodobbo lagu soo ban dhigay kulamadaasi. Qodobadaasi waxaa kamid ah in waan waan lala qaato qaar kamid ah madaxda dawladda ee kusugan Jowhar , waxaa kaloo laga wada hadlay in dadka gobolka u dhashay ay kasoo horjeedaan inuu isu imaatin ka dhoco degmada Balcad. Hadal haynta shirka la sheegay inuu ka dhacayo magaalada Balcad ayaa aad uga jirta magaalada Muqdisho oo haatan fariisin u ah qayb kamid ah golaha wasiirada , waxaana dadwaynaha magaalada Muqdisho ay walaac ka muujiyeen in is bahaysi cusub oo lagu soo sameeyay magaalada Baraawe fariisin u noqdo Balcad, taasoo dalka u horseedi karta bur bur kale. Waxaa meesha ka maqan fikrad la isku raacsan yahay oo kusaabsan in lagu dhaqaaqo qorshaha Balcad , ayadoo wasiirada qaarkood ay ku tilmaameen in Balcad laga dhigto fariisin ay soo da dajin karto colaad aan meesha looga baahnayn. Maalin ka hor duqowda iyo waxgaradka beelaha Muddullood ayaa ku gacan sayray in uu wax shir ah ka dhoco Balcad ayadoo xilligaasina uu ogolaansho bixinayo masuulka ka taliya Balcad oo ah Wasiirka Ganacsiga DFKGS Muuse Suudi Yalaxow. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Yalaxow comander recognises Governor/Mayor Cade +BALCAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Digniin Laga Bixiyay shirka Beri la filayo inuu ka dhaco Magaalada Balcad Beesha Mantaan C/lle oo sheegatay inay leedahay degaanka Balcad ayaa waxay ka digtay inaan wax kulan ah lagu qaban Karin,waxayna ku sheegeen qoraal ay ka soo saareen magaalada Jowhar inaysan aqbali Karin in Magaalada Balcad ay yimaadan hogaamiyeyaasha Dooxada Jubba,Shabeelaha Hoose,Baay iyo Muqdisho. Digniintan ayaa waxay timid markii la sheegay in maalinta Beri Magaalada Balcad ka furmi doono shir ay leeyihiin Wasiirada iyo Xildhibaannada Baarlamaanka qeybta Xamar iyo Guddoomiyaha Maamulka Shabeelaha Hoose. Degaanka Balcad waxaa Maamula Xaaji Muuse Suudi Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaa halkaasi ka jooga Ciidamo aad u adag, kuwaas oo Difaac adag kaga jira jiida hore ee Degmada Jowhar meel u jirta 18-Km. Siyaasiyiinta Beesha Mudullood ayaa ku kala qeybsan shirka Balcad, xubno uu ka mid yahay Muuse Suudi iyo Bood ayaa ku qanacsan shirka Balcad, halka Maxamed Dheere iyo kuwa kale ay diidan yihiin. Haddii Maxamed Dheere dagaal ka soo abaabulo Magaalada Jowhar kuna soo qaado Magaalada Balcad waxaa la hubaa in dagaal kale ka dhici doono Magaalada Jowhar ayna adkaan doonto in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf xarun u ahaato Magaalada Jowhar sidan waxaa yiri mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Muuse Suudi oo aan shalay kula kulmay degaanka Kaaran. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com -
Yalaxow comander recognises Governor/Mayor Cade +BALCAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka Muuse Suudi Yalaxow oo qiray inaanu jirin kulan ay ku qabanayaan degmada Balcad Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey la hadal hayey in wasiirka ganacsiga dowladda Federalka ah kana mid ah hoggaamiye kooxeedyada magaalada Muqdisho Muuse suudi Yalaxow la hadal hayey inuu shir ku qabanayo magaalada Balcad ee gobolka Shi/dhexe ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo arrintaasi la xiriira, isla markaasna ku tilmaamay war aan sal iyo raad toona lahayn. Ninka gacan yaraha u ah sida aadka ahna ugu dhow laguna magacaabo Xuseen Max’ud Max’ed Yare (Xuseen Guulane) oo aanu kula kulmay Hotel Saxafi xilli Muuse Suudi uu ku sugnaa halkaasi, kuna jiray shirkii labada gole ayuu ii xaqiijiyey Xuseen Guulane inaanu jirin wax gobol ah oo afkooda ka soo baxay oo ay shaaciyeen oo ay dhigayaan Degmada Balcad marka laga reebo wararka ay baahinayeen maalmihii ugu dambeeyey qalabka warbaahinta Muqdisho. Xuseen Guulane waxa uu yiri “Degmada Balcad annaga ayaa gacanta ku hayna, cid aan kala tashasnaynana ma jirto inaan gobol dhigno iyo in kale, wuxuuna tusaale u soo qaatay hadal uu horay u yiri Alla ha u naxariistee wasiirkii dhintay ee la jiray C/majiid ee ahaa safiirkii u fadhiyey Q/midoobay dalka Itoobiya oo C/qaasim ku eedeeyey xilligii uu madaxweynaha ka ahaa dalka inay Itoobiya faragelin ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, balse markii la weydiiyey C/majiid uu ku jawaabay “C/qaasim ha soo gaaro marka hore heerka ay Itoobiya joogtoâ€, waxaan leenahay marka hore ha soo gaaraan dadka sheegaya inaan gogol dhigeyno Balcad. Xuseen Guulane wuxuu yiri “Marna afkeena lagama maqal Balcad ayaan gogol dhigeynaa iyo dhigi mayno, waxaa Muqdisho marti noo ah Xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade iyo xildhibaan Barre Hiiraale , haddey noqoto inaan ku sharafno inaan Balcad gogol u dhignana cidna nagama hor istaagi karto ha yeeshee wararka maalmahan leysla dhex marayo annagu waxba kala socono, adigoo Xamar jooga afkeena ma ka maqashay? Ayuu i weydiiyey. Xuseen Guulane oo isagu nin si aad ah u taabacsan Muuse Suudi Yalaxow, gacan yarana u ah si aad ahna ay isugu dhow yihiin ayaa sidoo kale ii sheegay in ay meel walba oo dalkaka mid ah gogol dhigi karaan haddey noqoto Balcad, Haddey noqoto Kaaraan, Haddey noqoto Afgooye, haddey noqoto Deyniile, iyo isagoo sidoo kale sheegay in tii ugu dambeysay ee la dhigay Deyniile uu fikirkeeda lahaa Muuse Suudi Yalaxow, gogosha ugu dambeysa ee lagu ambabixinayo Xildhibaan Barre Hiiraale iyo Xildhibaan Xaabsade ay iyagu dhigayaan meeshay doonaan ha dhigaane. Maalmihii ugu dambeysay ayaa waxaa gudaha dalka iyo dibaddaba ka soo yeerayey baaqyo liddi ku ah gogosha la sheegay in la dhigayo Balcad, iyadoo dowladda ku meel gaarka ah, shaqsiyaad caan ah iyo qaar ka mid ah dadweynuhuba ay arrintaasi si weyn uga qeyliyeen isla markaasna waraaqo digniin ah oo looga digayo inaan Balcad gogol la dhigi karin lagu daadiyey qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho oo ay daadiyeen mujaahidiin isku sheegay inay ka wakiil yihiin dadweynaha ku dhaqan Balcad, Kaaraan, Barmuuda iyo Madiina. webmaster webmaster@calayaale.com -
TALIYIHII CIIDAMAAD MUUSE SUUDI EE KAARAAN OO AQOONSADAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR DR.MAXAMUUD XASSAN CALI Somaliweyn ( Mogadishu ,Sep.20 .2005 ) Taliyihii Cidamada Muuse suudi ee Deegaanka Kaaraan iyo Siisii,Qaasim Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in laga bilaabo maanta uu u aqoonsan yahay Dr-Maxamuud Xasan Cali in uu yahay Gudoomiyaha rasmiga ee Gobolka banaadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho. Siyaasigan oo ka mid ah Saraakiisha gacanta ku heyso degaanka Siisii iyo Kaaraan ayaan la garaneyn sababta keentay waqti xaadirka in uu ku dhawaaqo in uu taageeran san yahay Maamulka Cade. "AQOONSIGA AAN U AQOON SANAHAY MUDANE CADE IN UU YAHAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR WAA MID SHARCI AH ,MANA GARANAYO SHARCIGA AY KU DOODAYAAN SHAAWEEY IYO FIRIMBI"ayuu yiri Qaasim oo shir jaraaid ku qabtay maanta Xafiiskiisa ku yaal Deegaanka Siisii. Siyaasigan ayaa digniin u soo jeediyay,Shaaweey iyo Firmbi oo ku doodaya in ay iyagu yihiin Gudoomiyaha iyo Duqa magaalada Muqdisho ee sharciga ah. "Xilalkoodu waxa ay ku ekaayeen markii uu C/qaasim xilkii iska wareejiyay ,waxaana ooga digayaa laban Mas,uul in ay ka tanaasulaan xilalka ay sheegayaan"ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay. Hadalka ka soo yeeray Qaasim Maxamed Nuur oo ka mid ah gacan-yarayaasha Wasiirka Ganacsiga Muusi Suudi ayaa dhabar jab ku noqneysa dadaalka uu Muuse Suudi iyo saaxiibadiis ay ku doonayaan in ay maamul oogu sameeyaan Gobolka Benaadir. Dhinaca kale Siyaasigan waxa uu digniin u soo jeediyay Gawaarida dagaalka oo ka baxaya Muqdisho kuna Socda deegaanka Balcad inay soo maraan Deegaanka uu gacanta ku hayo. Xuseen Yaasiin Gode-Gode email:godegode_6@hotmail.com
-
Qorshel and Camil Milk, it is an amazing picture... Look at the smile on their faces... Horn, I dont give a rats, If Morgan makes peace with Casha Abdala. The issue here is how the artist drew such an accurate depiction of the JVA alliance and thier actions as seen by the wider public....
-
Horn, it seems you dont change. The Somali government is not made up of two clans like the JVA, it represents everyne, Abdullahi has made concessions, he made all the warlords opposing him ministers, he visited each one and gave them what they wanted, titles of power... He chose as a PM a man who was a civilian and educated. He chose as tenporary capital two cities both not his clan strongholds. What else did you want? Everyting that Qaynyare and Sudi Yalaxow want must be given? I think not. Who is against the forming of a new police and army? Who is unable to pacify the capital and remove their road blocks? who attacked Baidoa and now ant to attack Jowhar? who have colonised Barava and dont want to give it up? Simple the warlords, special interest groups, which you seem to support or deny their wrongs.
-
^^^ The question is do you know anything about Somali politics outside the goodness of uncle Hiiraale??? I have tol you many times that Abdiqasin was involved with the JVA, and Inda Cade and lion Hiraale no more than a front or a tool for his and his clans dominance of southern Somalia. Many on SOL have pointed out that after 2000 and the flow of Arab money the power of the senior members of the JVA grew in so much that even in Kismayu they were the ones calling the shots. Either people like myself on SOL must have inspired Mr Ammir to draw that pic, or it is common knowledge, that "Dr" and saint Abdiqasin is the master of the JVA and the colonies of Barava, Marka and others come under his influance... Hapless Abdiqasin the clanist of all has never ever spoken out against the actions of his clan notably Inda Cade, Seerar, Goobanle and others or his Junior allies like Hiiraale and Ahmed Warsame in the JVA, yet he always cried out and barked the "EVIL" intentions of "Ethiopia" aims of colonising Somalia, while his clan took away land and rights of their other weaker Muslim brothers. Howver your educated, well informed Somali brain never sees this while you have the audacity to talka about others so easily.
-
^^^ So what has the Pres of Somalia got to do with the pic of Amin Ammir with your two heroes standing on couple of dead corpses???????? Are you looking for a scapegoat, for a way out of this terrible question. Why is Hiiraale with the bloody hand and ragtag clothes, and why is "Dr" bdiqasin looking so professional???
-
Why is A/Qasin well dressed and Hiiraale with blood on his hands??? The question is for everyone, so Mr Hiiraale expert why dont you attempt to give us an answer as you know everything about the noble JVA. Why is Bare the one with the dirty hands and why has he got a pistol and why is Abdiqasin looking so sharp? I am puzled why Amin Ammir drew this pic in this way, what on earth could he mean?? :rolleyes:
-
Pics from the UN meeting Pres Yusuf ............ In the pics President Yusuf with Senator Jesse Jackson MP from canda President of Iraq Talabanni A Gulf Shiekh Sweidsh PM Bob Geldof[ :mad: ] Camir Musa Pres Gueleh of Djabouti Also there are a couple of useless Pics with some Dude in the UN[ who is he]??????
-
^^^ LOL, OLOL did you mean the 20 or so left in Xamar? I was wondering when did Mr Afarwaki change sides. Ooops my bad..