General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Red Sea, you made some valid points, its a shame you used no facts what so ever to back up your claims. It is sad you would use Deerows murder as another way to attack the TFG. The Somali situation is unique in that warring armed clans have no trust with one another. We need a third party, the courts represent one interest group, so do Puntland and Somaliland. The only non clan entity in Somalia is the TFG, thus building up a national army under one comand must take out the clan issue, when the AU troops arrive they would be seen to play the role no Somali region or clan could. Thus the TFG could build a national army with a fine balance of clan memership which in turn would protect the whole nation/
  2. What are the historical and political reasons behind the claim that some Somali clans are descendents from Arabs? No one has answered the question for me. ME, the relationship between the Somali people and the Arabs is older than Siyad BarrE regime. Are we not Arab? Are we closer to Arabs than to the Amhara, Tigray and Kikuyu? Why are the ancestral stories so similar?
  3. You need to understand my point before you hastily refute it: have Islamic Courts brought fundamental changes (political and security) relative to Somalia’s politics? No is the answer to both security and politically. Security The Clan courts have filled the vacume by taking control of Mogadishu. They have replaced the warlords. The country is not more secure, there is an arms race from Hobyo, Feerfeer, Mogadishu and Bay and Bakool. External arms supply are at an alll time high. Politically they COURTS represent only the armed clans of Mogadishu, the story is the same for the majority of unarmed GROUPS, there is no justice in sight for these broken people. Take for example the many demonstrations in support of the courts in Barava which were left unanswered. Cliques and associations that profited from the warlords era are still standing and have become even stronger. The Banadir company, the Inda Cade gang including Cirfo, Goobanle, Seeraar are still there, occupaying the largest swathes of land this land now is 'Islamic courts controled'. For example while the poor and unarmed groups are neglected when ever the interest of the clan is threatened there is a call for Jihad as in Kismayu. Goobanle and Seeraar come back as representative of the courts Even Morgan is now in on the act, he has a beard afater all.. As well as the comments made by Xasan Dahir in defence of the lower Shabbele clique. Xiin again tell me who are the courts and please be specefic?
  4. quote: -------------------------------------------------------------------------------- Reducing the whole Islamic Courts to a mafia-like group brought together by clannish and marital connections is beyond conspiracy---it’s like the typical Starbuck talk that I’ve accustomed hearing lately. -------------------------------------------------------------------------------- Well give us the real view point, you have not confirmed nor denied all the points I made. Again you sidestepped the issue. The reply one gets is peppered with wonderful words placing us in an idealized utopian fantasy world parallel to the one we all inhabit .Apart from the name what are these courts? Who are the power brokers? Xiin, Paragon, Castro and others this is for you… Again no answer....
  5. What are the historical and political reasons behind the claim that some Somali clans are descendents from Arabs?
  6. Faysal Ali Warrabe has said worse things than this. remember the famous "the child born in Adis is closer to me than the one born in Mogadishu" Now he claims to be a member of the house, next he will go to Qom to get some guadance from Imam Ayatolah Khomeni...
  7. ^^^ Horn dont get me wrong, I did not writte the articles. The two dudes are supporters of the courts and once hailed Barre as a leader of courage. Times have changed huh.. Its all about Jubaland I tell ya, they wont let Barre do his job.. As for Puntland, Xasan Dahir gave up a long time on Hobyo let alone the state proper.
  8. MMA, personally I do not support the AU mission to Somalia. However since I do not have all the facts I am in no position to really comment on it. Red Sea, asks why the need? Well maybe in terms of training the armed forces, securing government locations and facilities, security for the officials themselves. The idea that the AU forces will attack groups hostile to the government is absurd. There is a plan to train and equip up to 40,000 strong national armed forces, made up of police and armed forces.
  9. Reducing the whole Islamic Courts to a mafia-like group brought together by clannish and marital connections is beyond conspiracy---it’s like the typical Starbuck talk that I’ve accustomed hearing lately. Well give us the real view point, you have not confirmed nor denied all the points I made. Again you sidestepped the issue. The reply one gets is peppered with wonderful words placing us in an idealized utopian fantasy world parallel to the one we all inhabit .Apart from the name what are these courts? Who are the power brokers? Xiin, Paragon, Castro and others this is for you…
  10. ^^^ Good thread, may Somaliland develop further insha Allah..
  11. Djib-Somali. I thank you for the advice. I have noted though the religion is all about justice, equality and peace. So long as any group is basing itself on the polar opposite of these concepts then it is not Islamic. I am all for an Islamic state and my political views are based on my religious beliefs, that all Muslims are equal and are in need of justice equally. One needs to take a holistic view of the current situation and not accept anything at face value. As for having a phobia against certain clan well that’s not my problem since I come from a multi clan background. I have more relatives in Mogadishu than any city in Somalia and I do not need require a visa to go there Again many thanks for the kind words…
  12. Midowga Afrika oo go'aamiyey in dalka Somaliya la keeno 8000 oo Nabad illaaliyaal ah Last Updated::2006-09-13 22:38:25 Addis Ababa:- Golaha Amaanka ee Qaramada Midobay ayaa maanta ansixiyey in ciidamo nabad illaalin ah la keeno dalka Soomaaliya. Shirkii maanta ayaa lagu go'aamiyey in la meel mariyo qorshaha ciidamada IGADSOM ee loogu talo galay in ay gacan ka siiyaan Dowlada Federaalka dhinaca nabad sugida. Ciidamadan oo gaaraya 8000 oo askari ayaa lagu wadaa in ay ka yimaadaan dalalka Afrikaanka ah. Ciidamadan ayaa la sheegay in 4000 oo kamid ah la keeni doono dalka Soomaaliya dhamaadka bishan September illaa iyo horaanta bisha Oktoober. Qorshaha Ciidamada ayaa ah mid ay IGAD soo diyaarisay isla markaana Midowga Afrika uu ka qeyb qaadan doono. Illaa iyo hada macada dalalka ay ciidamadan kawada imaan doonaan, ayadoo hada la hubo 1000 askari oo ay horey dowlada Ugandha ugu deeqday qorshahan. Ahmed Musse HorseedNet.com
  13. Xiin, with all due respect lets come back to the real world the clan courts foundation and structure is quite is simple to fathom. Let me make it simple for you there are three main structures… 1.The clan of Inda Cade, with Seerar, Goobanle, and Abdiqasin playing a key role. The reason behind Xasan Dahir's takeover..This clan provided the Technicals.. 2. The other clans of the confederacy notably Chircoole..This clan provided the foot soldiers. 3. The Banadir company..Reer Abukar Cumar Cadaan. This group brought in he finances... The rest are toast, the real power lies in these three groups, hence you have Xasan Dahir, Inda Cade as real players and Shiekh Sharif coming in due to his relationship by marriage to the latter two and his close clan kinship with the reer Cadan.. This combination of business and powerful sub-clans was too much for the frictitious warlords of Mogadishu, but in no way represents a clear paradigm shift in Somali politics. There is no system outside these clans and their master’s interest. For example Inda Cade is security chief, his control over the lower Shabbele has the blessing of the courts. Abkar Cadaan is in charge of the sea-port. Shiekh Sharif takes with him Abdiqasin. Goobanle, Seeraar are all members of the ICU. So comparing Puntland with its Parliament, executive and power sharing mechanism to these clans is quite amusing. But I have noticed you do see these courts in your own way.
  14. ^^^^Here is another one... Barre-Hiiraaloow! Kee Qumman Qaababkii ay Muqdisha uga Baxeen Qanyare iyo Qeybdiid ASSALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATHU BISMILLAAHIRRAXMAANIRRAXIIM. Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed koriisa ha ahaato. Mudane wasiir Barre waxaa muuqda guuxa dadweynaha Kismaayo ood mooddo iney rabaan iney sameeyaan kacdoonkii Xamar oo kale. Mar haddii shacabkii xigaaladaada iyo xulufadaada lahaa kaa soo horjeesteen, waxaan filayaa in arrintu ku fiicantahay inaad boorsadaada xirxirato ood caqliga isticmaasho. Anigu waxaan kugula talinlahaa inaad doorato qaabkii Qanyare uga baxay Xamar oo kale. Qanyare, iyadoo in badan oo Xamar ka mid ah ayna maxkamaduhu gacanta ku dhigin iska daa Shabbeelayaasha, Hiiraan, Galgaduud iyo in badan oo Mudug ka mid ahe ayuu iskaga baxay Dayniile si uu u kala badbaadiyo tolkiis iyo shacabka Soomaaliyeed. Waxay ahayd taladii ugu fiicneyd ee dagaalooge sameeyo. Arrintaas darteed, ma filayo wax Qanyare ka hortaagan inuu ku soo laabto Xamar oo dadkiisa dhinac ka raaco. Reer tolkiisna waxay hubkii Qanyare uga faa’iideeyeen iney ugu adeegaan shacabka Soomaaliyeed. Arrintaas darteed ayaa qabiilkii Qanyare waxaa u soo baxay rag kale oo diinna leh, dadnimana ku darsaday. Waxaa ka mid ah Sheekh Janaqoow iyo Abuu Quteyba. Halka uu Qanyare fadhinjiray oo ka taliniray Dayniile oo kaliya, imisa degaan baa hoos timaadda Janaqoow oo uu ku-xigeen ka yahay? Soow Abuu Quteyba mas’uul kama ah nabadda Xamar oo hadda ma fadhiyo sartii booliiska laga xukumay? Marka raaciddii uu qabiilkaasi raacay maxkamadaha ma wax baa u kordhay mise ka dhumay? Runtii wax badan baa u kordhay. Mudane wasiir waxaan maqlayaa inaad ciidamo isku duwaneyso si aad uga hortagto ciidamo u badan qoloda aad isku halka wax ku qeybsateen ood dartood wasiir ku tahay. Waxaa intaas dheer waxaa ka buuxa jufadii aad ka dhalatay. Waxaa sii dheer xulufadaadii iyo shacabka Soomaaliyeed oo dhan. Mudane wasiir, dadka Soomaaliyeed gudo iyo dibadba ha joogeene waxay jeclaanlahaayeen in la arko Kismaayo ooy joogaan maxkamadaha. Marka macquul maaha inaad ka hortagikartid shacabka Soomaaliyeed. Mudane wasiir, markii Cabdi Qeybdiid sheydaanku u hargolulayey ayaa la arkey isagoo tuute ku dhexgashan Xamar! Waxaa maqaalka ka qoray qoraa Amiin Khasaaro oo yiri: Cabdi Qeybdiid ka hor waxaa tuutahaas oo kale gashaday Caydiid waana la ogaa meeshuu ku dambeeyey. Dulucda maqaalka Amiin wuxuu ahaa inuusan Cabdi Qeybdiid wiilashiisana malgin sidoo kalana uusan dhib u geysan maxkamadaha iyo shacabka Soomaaliyeed. Fiicnaanlahaydaa hadduu Qeybdiid qaadanlahaa taladaas. Marka waa in aadan adiguna isku halleyn dhowrkaas tiknikada ah iyo boqolkaas wiil oo tolkaa ah. Hadda waxaa la arkey tuute-gashi qaab daran. Weligaa ma aragtay iyadoo Xabashi joogto Baydhabo iyo Gaalkacyo in la arkay madaxda halkaas joogta oo tuute gashan?! Soow tuutaha looma gashado in lagu difaaco cadowga Soomaaliyeed oo Itoobiya u horreyso? Mise iyagaa lagu soo dhoweeyaa? Tuutaa ba’ay. Mudan wasiir, naacoowdaan Xamar ka bilaabatay waxay ku fiicantahay in qof walba neefsado oo iska nuugo. Marar badan baa reer tolkaa ku dhaheen: Barroow kaalay oo maxkamadaha la shaqee waxba waayimeyside laakiin waad diidday. Maxkamaduhu waa soo dhoweynayaan qof kasta oo wax tar ah. Waxaa weerar soo ah cadowgii Soomaaliyeed ee Itoobiya marka ninkii ah sarkaal fiican waxaan filayaa in maxkamaduhu u deynayaan meeshiisa. Hadday run noqoto in ay baxeen ciidamo ay wataan Jananka Moorgan iyo Xasan-Turki waxaan shaki ku jirin iney tahay horumar, dhowr siyaabood darteed: Haddee markii diinta loo noqdo waxaad arkeysaa cajaa’ib badan. Bal fiiri maanta Moorgan iyo Xasan-Turki oo isku saf ah! Haddey arrintaas run noqoto waxaa la arkayaa in Islaamku uusan qofka booskii uu joogay uusan dib uga dhigeyn. Marka haddii Moorgan maxkamadaha raacay wuxuu noqondoonaa hogaamiye safka hore ah. Khasab maaha inuu mar kale Kismaayo xukumo laakiin wuxuu ahaandoonaa nin heybad leh haddii Ilaah idmo. Wax badan baa Barre la lahaa la noqo maxkamadaha xulufo; haddaad rabtana ka sii tali Kismaayo laakiin waxaan suurtogal ahayn inaad u ol’oleyso keenid ciidamo shisheeye. Waxey fursad u tahay Xaabsadaha Baydhabo. Si uusan Xaabsade u marin waddada la filayo in Barre maro waa inuu haddeer si cad ugu dhawaaqaa inuu maxkamadaha la shaqeynayo oo ka tirsanyahay sidoo kalana uu shacabka Baay u tusaa horumarka ay sameynayaan maxkamaduhu. Marka si uusan gobolkooda dagaal uga dhicin sidoo kalana ay kaalin uga qaataan isku-soo- dhowaanta Soomaaliya waa iney la shaqeeyaan maxkamadaha. Shacabka Kismaayo kacdoonka ka wada waxay sidoo kale isku hal wax ku qeybsadaan kuwa Puntland. Marka waxay keenikartaa iney soo dedejiso kacdoonka Puntland. Puntland waxay noqotay meesha si dadban looga maleego ka-hor-tagga kacdoonka shacabka. Waa meesha laga bixiyo lacagaha lagu biilo kuwii dadka ku laayey garoonka diyaaradaha ee Baydhabo iyo Cabdi Qeybdiid oo kale. Marka hadday reer Puntland arkaan xigtadii Barre-hiiraale, Xasan-Turki iyo Moorgan oo gacmaha is heysta waxaa meesha ka baxaya dacaayadihii raqiiska ahaa ee ay wadaan kuwa u shaqeeya Xabashida oo ka soo horjeeda kacdoonka dadweynaha. Markaan Puntland leeyahay kama wado shacabka Soomaaliyeed ee halkaas dega ee waa waxa horbooda. Marba haddii dadweynihii Kismaayo ay bilaabeen kacdoonkii; waa waqtigii ugu fiicnaa ee dadka ka soo jeedaa degaannadaas ee maxkamadaha ku jira ay wax ka qabanlahaayeen arrintaas. Mar kasta oo waqtigu sii dheeraado waxaa dhicikarta in dagaaloogayaashu isku maaweeliyaan iney soo socdaan ciidamo shisheeye; iyagoo arrintaas dugsanayana ay badiyaan cabburinta iyo dhibka ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Arrimahaas dartood, waxaan wasiir Barre kula talinayaa inuu boorsadii ka qaato. Waxaan sidoo kale ka codsanayaa inuusan la bixin hubka Kismaayo yaal si loogu isticmaalo difaaca dalka. Waad ka qaadankartaa wax kuu noqda waardiye ilaa aad tageysid meeshaad rabtid laakiin haddaad hubkaas u geysid Xabashi ama Xabashi-raacyo haddee taariikhdaa ku qoridoonta. Ugu dambeyntii waxaan kaa codsanayaa xitaa inaad raacin siduu Qanyare sameeyey ee aad sameysid siduu falay Cumar-filish. Marka waa inaad inta maxkamadaha ku soo dhoweyso Kismaayo aad hubka iyo magaaladaba ku wareejisaa. Haddaad diidid, haddee waad aragtaa meeshii Maxamed-dheere iyo Cabdi Qeybdiid mareen. Asalaamu calaykum cabdulwaaxid Khaliif
  15. HANKA BARRE IYO HOWGALKA MAXAAKIIMTA [12/09/06] HANKA BARRE IYO HOWGALKA MAXAAKIIMTA. FAAKADA TODOBAADKA www.wargal.com Maamulka Maxkamadaha Midoobay oo iyagu kataliya Caasimada Muqdisho iyo Deegaano aad uga fog fogba ayaanan la dhacsaneyn Qorshayaasha uu damacsan yahay Maamulka Dooxada Jubba. Arintan oo iyadu si hoosa ku socotay ayaa haatan umuuqaneysa in Maxkamadaha ay yihiin kuwa ukaba gashtay in ay kala fur furaan Maamulka ku dhisan Bah wadaagta kasoo ay uqorsheysan tahay in uu dhiso Dowlad goboleed ay yeshaan Gobolada Jubooyinka lagu daray Gedo. Shalay ayey aheyd markii Nin ku fakara Maxkamadaha balse ka tirsan Maamulka Jubooyina Ciidamadiisa lagu xabadeeyey Xaafada Calanley iyadoo uu qof ku dhintay midkalana ku dhaawacmay,arintan oo uu ka hadlay Ninkan oo lagu magacaabo Maxamed Cadow Cali "Sanka" ayuu sheegay in 80% ay Dooxada Jubba Maamulkeedu taageersan yihiin in lagu dhaqmo Shareecada Islaamka waxaana halkaa kasoo muuqday kala furfurid ku bilaabatay Dooxada Jubba. Guuxada dadweynaha Kismaayo ku dhaqan oo ah halka ay si buuxda Maamulkan uu uga taliyo ayaa qaba in Nasriga Xamar uu soo gaaro Gobolkan walow ay umuuqaneyso in Maamulka midaa kaga hortagayo Bandow lagu soo rogay Magaalada, iyadoo ay hareer socoto dadka deegaanada Jubooyinka udhashay oo diidan in uu Barre hirgaliyo hamigiisa ah in uu mataaneeyo Gedo iyo Jubooyinka si abtirsiimo aanan cidna kaxigin uu uga helo Magaalada Kismaayo. Guutooyinka ugu awooda badan ee Maxkamadaha kamida laguna magacaabo Shabaabka ama Dhalinyarada ayuu ka dhex sheegay Sheeq Xasan Turki oo ah wadaad kasoo jeeda Jubooyinka kuna leh Xarumo uu kataliyo in Jihaadka lagaarsiiyo Raaskanbooni ilaa Raascaseyr tasoo umuuqaneysa in Jubooyinka lagu soo wajahan yahay amaba si hoose ay uga wada hadleen arimihaa iyo sidii ku dhaqanka Shareecada lo gaarsiin lahaa Jubooyinka oo uu ka arimiyo Maamulka Hiiraale. Durbaba waxaa soo baxay in Maxkamaduhu ka howlageen iyadoo deegaamo laga soo sheegayo ciidama uruurin tasoo aan ka xusi karno deegaanka Gaduuday oo lagu uruurshay Ciidama ujidbeysay Midowda maxkamadaha oo gaaraya ilaa 100 maleeshiyo waxa ayna tani ka dhigeysaa qorshaha cilmiyeysan ee balaarinta Maamulka Islaamiga ah mid kusii curanaya Jubooyinka walow dadbadani ogsoon yihiin in Maxkamaduhu wali aysan udhaqaaqin dhanka Koonfureed laga bilaabo Afgooyo tasoo Shacabku ku guuxayaan in sababta ka reebtay ay tahay in laba kamida Masuuliyiinta Tunka weyn ee Maxkamadaha katirsan ay Maleeshiyooyin ku heyba ay Jiidaa Tuban yihiin walow taasi Maxaakiimtu iska filqiyeen, hadana taasi ma mancineyso in ay gaaraan Jubooyinka oo la ogsoon yahay in laba Beelood oo kamida Maxkamadaha Midoobay ay Maxkamado leeyihiin sida Alnasri iyo Allhuda iyadoo Beelaha Daga Jubooyinkaa lafilankaro in Midowgu uyagleelo Maxkamado. Dhawaan ayey aheyd markii uu ku dhawaaqay Wasiirka Gaashandhiga Mudane Hiiraale in Ciidamadii hore ee Xooga Dalka meelkasta oo ay joogaan ay isku uruursadaan Xafiisna ka furtaan taas oo Shaki galisay Maxkamadaha iyadoo la ogsoon yahay in Siyaasada Barre ay la Jaal tahay tan Madaxweyne Yuusuf. Sadax Beelood oo ku Shiray London ayaa iyagu si bareera uga horyimid kuwa soo kale ah l.oo iyagu ku tilmaamay qorsha aanan la qaadan karin waxaa ayna ku qiimeeyeen in ay ka hor imaaneyso Nasriga Muqdisho kasoo bidhaamay iyagoo ugu yeeray Mudane Hiiraale in Dowlad Goboleedkaa uu isaga laabto ayna tahay mid aysna aqbaleyn dadka daga Gobolada, waxaa iyana taa la qaba Beesha Mushunguli oo Muqdisho ka sheegay in ay kasoo horjeedaan qorshaha Barre iyagoo ku tilmaamay mid ay abaabulayaan dad aan deeganka udhalan iyadoo la ogsoon yahay Beelaha Digil iyo Mirifle in ay Saxaafaad gaarsiiyeen diidmadooda qayaxan. Maxkamadaha ayaa iyagu ka shaki qaba in Ciidamada IGADSOM ay xarun ka dhigtaan Magaalada Xeebta ah ee Kismaayo walow uu taa Wasiirku ka dhawaajiyey in uu kasoo horjeedo in ciidama lakeeno Soomaaliya hadana ma ahan mid ay isku haleyn karaan Midowga Maxaakiimta waxaa ayna soo da`dajineysa in ay qorsheeyaan in qaabkasta oo mudnaanta kowaad leh ay ku wiiqaan Hogaamiyaha Dooxada Jubba. Dooxada Jubba oo usaldhiga Isbaheysi asalkiisu yahay Walaalaha Galguduud ayaa iyagu si xoog ah uga arimiya Jubooyinka iyadoo dadka udhashay ay ka yihiin Maamulkaa Marti waxaana la ogsoon yahay in kuxigeenka Dooxada Jubba Xilibaan Seraar uu isagu si bareera uga horyimid hanka Barre isagoo diidmadiis si toosa usoo bandhigay walow wakiilkiisa Xasan Qalaad oo kamida Asaasayashii Isbaheysi uu lajiro Barre Hiraale waxaase hubantiya in Midowga Maxkamaduhu iyo Isbaheysiga Dooxada Jubba aysan is hureyn isna jiirayaan hadey si dadban isku jiiri lahaayeen amaba si toosa, tasoo la filankaro in Maxkamaduhu ku kiciyaan dadka deegaanka kasoo lamida kacdoonkii Muqdisho ka dhacay iyadoo la ogsoon yahay dhulka qeyraadka badan uguna qabqabsiga badan oo ay Beelo aanan shaqa ku laheyn ka arimiyeen in badan ama damaaciyaan ay sugayaan dadka udhashay mar un in ay ka taliyaan dhulkooda xili Maxkamada iyo Dowlada Baydhaba Qariibka ku ah ay is bidhaansanayaan. WQ Maxamed Barre Haji "Fiyoore" Mohamed" Wargal.com
  16. ^^^Maybe you are right..The news I attached was from Gedonet.com. Adan Hashi Cayro, Xasan Turki are members of the courts, right? Are The MP's from Gedo and the website blamed these fellows. Also Goobale, Seeraar and others of the JVA executives in Mogadishu have said that they are against the proposed JUBALAND state. There was also a clahs the other day between a Mr Sanka and another JVA member that resulted in some casualties. Your inside info is required...So what is happening in Kismayu?
  17. ME. Many thanks for the confidence you hold regarding my abilities. Let’s clarify one thing I support Somalia and have done so since coming of age. I am not interested in the titles of men. That is why I place allot in this weak, corrupt and often incompetent project called the TFG. We do not need empires, we need our little country back. We need a little respite, a time to recuperate, to reflect on where we want to go. MMA, I would gladly serve my country in any capacity, and for free, but that’s insha Allah a choice I would love to have in the future…Right now my daily chores are daunting…
  18. Source MUXAMMAD HALOO DIRO AQALKA US CONGRESSKu (Sept 1-3, 2006) waxaa yimid musharaxa aqalka odayaasha ee Maraykanka (US Congress), waa nin Muslim ah oo magaciisa la yiraahdo Keith Ellison, waxa uu muslimiinta xusuusinayaa in ay codkooda asaga siiyaan maalinta ay taariikhdu tahay September 12, 2006 doorasha hore ee tartanka aqalka odayaasha maraykanka. SomaliTalk.com oo fursad u heshay in ay su'aal gaar ah weydiiso Keith Ellison ayaa su'aashu ahayd "Haddii lagu doorto maxaad u qaban doontaa ama u ballan qaadeysaa in aad u qabaneysid Soomaalida". Waxana uu ku jawaabey: Waxaa ka shaqaynaya nabadda, waxaan ku dadaalayaa dhawrida xuquuqda shacabka (civil rights), waxaan Soomaalida kala shaqaynayaa xagga Immigration-ka iyo qaadashada dhalashada (citizenship), iyo yaranta waqtiga dheer ee la sugayo immigration-ka iyo caddaalad samayn xagga dhaqaalaha - halkaas asagoo sharaxayana waxa uu yiri waagii hore hal qof ayaa biili kari jirey qoys ka kooban shan qof, laakiin taasi hadda suurta gal ma ahan, waxaana kala tegey daqabqadihii, dadkii fiqiirka ahaa ee Maraykanka waa sii fiqiirayaan dadka qaniga ah waa sii taajirayaan, waxaan ku dadaalayaa in aan taas wax ka qabto ayuu yiri, isagoo aad ugu niyad san in Soomaalida haysta dhalashada Maraykanka ay Sept 12 asaga u codayn doonaan. (Wuuna ku guulaystay doorashadaas oo ah isreeb-reebkii 1aad, waxaana xiga doorashada weyn oo ku beegan Nov 7, 06). Waxaa xalay oo ay taariikhda aheyd Sept.12, 2006 ku guuleystay doorashada is reeb reebka murashixiinta xisbiyada (Primary Election) hogaamiye Muslim ah ee magaciisa la yiraahdo Mohamed Keith Ellison oo hadda ka tirsan baarlamaanka Gobolka Minnesota. Yuu Yahay Mohamed Keith? Muxammad Keith, garyaqaan 43 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda magaalada Detroit ee gobolka Michigan. Muxammad oo hadda reer Minnesota ah ayaa ah musharax Muslim ah oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga waxuuna u sharaxan yahay Golaha Congresska Maraykanka ee ah golaha sharci dejinta ee dowladda Maraykanka lagana hago siyaasadaha caalamka. Muxammad Keith wuxuu noqon doona Muslimka ugu horeeyey Congresska Maraykanka gala hadduu ku guuleysto Doorashada bisha Nov. 7, 2006. Muxammad Keith wuxuu muslim ahaa in ka badan 10 sano, waana muslimiinta sida tooska casharada ka qaata Masjid Nuur oo ku yaal Minneapolis, Minnesota. Wuxuu kaloo xaadiraa daruusta laga bixiyo Xarumaha Islaamka ee Minnesota sida Xarumaha Daraasaatka Islaamka ee MAS-Minnesota. Wuxuu nagala qeyb galay doodo badan ee lagu hormarinayo Muslimiinta gobolka ee Minnesota laguna difaacayo xuquuqdood. TAAGEERADA MUXAMMAD KEITH WAA WAAJIB Inkastoo hal ruux oo muslim ah ay dad badan u arkaan inuusan wax badan ka tarayn Congresska, haddan Muxammad Keith wuxuu noo balan qaaday in magaca Islaamka uu san marti ka noqon doonin Congreska Maraykanka. Diinta Islaamka in maalin kasto congresska ay ka muuqato waa waajib dacawi ah. Qaacidda islaamka waxay leedahay: Waxaan la’aantiisa aan waajib ku dhameystirmeyn, waxaasi waajib bay noqdaan. Haddii Muxammad Keith oo ah ruux shanta waqti tukada la’aantii aan Islaamka maalinka kasta Congreska ka muuqaneyn, kolkaasi waajib bay noqon taageeridiisa si Congress ay u arkaan ruux iyo muslimiinta xafiiskiisa ka shaqeysa oo maalin weliba ku haya Allaahu Akbar. HAMBALYO Marka Al-xamdul lilaah guusha bilaabatay. Hambalyo waxaan halkaan u jeedinayaa muslimiinta ay soomaali u badan tahay oo si hagar la’aan u taageertay Md. Muxammad Keith. Si gaar ah dhalinyarada madaalayaasha oo guri kasto garaacay ilaa la gaaray guushii xalay Sept. 12, 2006. Waxaase harsan doorashada dhabta ah ee dhici doonta Nov. 2006 ee fadlan haddii aad rabto inaa la shaqeyso xafiiska kaambeynka ee Keith ee qeybta muslimiinta MN la soo xiriir: Sh. Xasan Jaamic (612) 242-3273 xasanjaamici@yahoo.com Imam Asad Zama (612) 964-5757 asaduzzaman@hotmail.com Sh. Xasan Jaamici, USA
  19. Isbahaysiga D/Jubba Oo Beeniyey Warar Sheegaya In ay Maxkamadaha Islaamiga ay Weerar Ku yihiin Kismaayo. Posted to the Web Sep 13, 03:38 Kismaayo-Isbahaysiga Dooxada Jubba ee uu Madaxda ka yahay wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda FS Col. Barre Hiiraale ayaa beeniyey warar ilaa maalintii shalay aheyd la isla dhexmarayey oo sheegaya in ay Golaha Maxaakimta Islaamka ay weerar ku yihiin Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka J/hoose. Afhayeenka Isbahaysiga Dooxada Jubba Bile C/dulle Cabdi oo warbaahinta ka hadlay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararkaasi iyo in ay jirto Saansaan colaadeed oo iminka dhanka maxaakimta ka muuqata. Bile waxaa uu sheegay in Magaalada Muqdisho ay ku sugan yihiin G/ku/xigeenka 1-aad ee Isbahaysiga D/Jubba ahna Xildhibaan ka tirsan Dowladda Yuusuf Mire Seeraar iyo Taliyaha Ciidamada Isbahaysiga Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale), taasina ay muujinayso in weerar maxkamadeed aanu iminka kusoo wajahneyn Kismaayo iyo guud ahaan Gobalka. Hadalka weerarka Maxaakiimtu ay ku yihiin Kismaayo ayaa waxaa shalay golaha Baarlamaanka ka hor sheegay Xildhibaan Xasan Dheerow oo cadeeyey in Ciidamo Maxaakimta ka tirsan ay ku sugan yihiin Degmada Baraawe ayna ku jihaysan yihiin Magaalada Kismaayo. Waxa uu Afhayeenku meesha ka saaray in khilaaf xooggan oo la sheegay inuu ka dhex aloosan yahay Madaxda Isbahaysiga, kaasi oo la xiriira Maamul la doonayo in loo sameeyo Gobalka J/hoose oo loogu magacdaray (Jubbaland C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho
  20. MMA, what happened in Baidoa airport was a tragic act and those who took part in it should be punished. I agree with you on everypoint, the security of the area should come under the local population. If as you say the government troops are not wanted then they should move out of Bay and Bakool... Lets not get carried away the troops will move out sooner or later and the President and his 'clan" have no design on the region.. But I disagree with Xoogsade highlighting this issue while avoiding the countless tragedies that took part in Bay before and now in Lower Shabbele...
  21. People lets stop the clan insults. The BBC is not all that important in the age of Dayniile.com and other regional and clan based websites. As for Yusuf Garad, the man is not all that bad. He has an agenda nothing wrong with that...
  22. How on earth do intelligent men get fooled so easily? Its an interesting question. Over the last few months I have looked at the rise to power of the so called Islamic courts. One conclusion that I have made is that these courts are based only on clan, if they are a union why then the need to create separate clan based courts? Thus their actions are dictated by clan, for example those who have courts are determined to move into their local areas, as done by Ifka Xalin in Guriceel. Alfurqan attempts to move to south Mudug and so on. It seems they are only strengthening the hand of the clans in the courts. Who happen to be the same armed clans who had the warlords. Thus while bringing order to the clan. Justice is still denied to the larger unarmed population of Mogadishu. Even their die hard supporters have not been able to explain away the lower Shabbele occupation and the stamp of approval that Xasan Dahir has given to this horrid action by his clan. Many tend to avoid, Yusuf Inda Cade and some are even rehabilitating this fellow. Some here mention that Cade Muse of Puntland is corrupt. But is he even comparable to Inda Cade and Abukar Cadan who have become rich through pillaging? Can one compare the Puntland model to what is taking place in Lower Shabbele and Banadir. No one elected these fellows. To sidestep, ignore and even deny these points only does a disservice to your intellects. Everything new is not better, the factions that replaced the Barre regime proved that. These courts are weak in that they contain the same clan contradictions that undermined the USC faction.
  23. He has not won yet. We wait till the 7 of November.. Insha Allah he will get there. He will be MN first African American congressman as well as the first ever Muslim..
  24. Horn its good to hear from you old man. I do not understand what you mean... To the newbi, I have all the respect in the world for your phantom nation. Now you say that Buhudle is of limits...We wait and see.