General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^News updates mate. The threads open dealw ith other points..
  2. BARAAWE: Guddoomiyaha Degmada Baraawe oo ka hadlay maanta sababtii uu u soo xaadiri waayay xafladdii wareejinta Maamulka Gobolka Sh/hoose Posted to the Web Oct 04, 11:58 Baraawe (PP) – C/llaahi Xaashi Dhuxuloow oo ah Guddoomiyaha degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa ka hadlay maanta markii ugu horreysay sababtii uu uga baaqsaday ka qaybgalka xafladdii lagu wareejiyay maamulka Shabeellada Hoose. Guddoomiyaha haysta Degmada Baraawe ee Shabeellada Hoose ayaa wuxuu sheegay in xafladdaas uu ka soo qaybgeli lahaa balse uu ku mashquulay dil ka dhacay deegaannada uu madaxda ka yahay, waxaana uu sheegay in xafladda wareejinta ay ahayd mid uu isagu abaabulkeeda wax ku lahaa. Dhuxuloow wuxuu si dhab ah u caddeyn waayay inuu ku qancay wareejinta lagu wareejiyay Maxkamadaha gobolka Shabeellada hoose, waxaana uu sheegay in wareejinta Gobolka ay tahay mid aan hadda dhicin, balse ahayd mid horay u dhacday oo ay raacsanaayeen Maxkamadaha iyo maamulkooda. Mar wax laga weydiiyay in isaga iyo kooxaha haysta deegaanka Wanlaweyn oo ay isku haybta yihiin ay diideen inay wareejiyaan deegaannadooda ayaa sheegay inaysan diidin, balse ay ogol yihiin, wuxuuna sheegay inuu isagu weli ka yahay Degmada Baraawe Guddoomiyaha oo aan weli laga wareejin, wuxuuna inkiray in laga wareejin doono dhawaan. "Siyaasiyiinta Gobolkaan u dhashay ayaa wada qorsha ah in la iga wareejiyo maamulka Degmada Baraawe, kuwaasna waa kuwo aan islam ahayn oo aan islaamnimada waxba ka aqoon, waxayna inta badan ka shaqeeyaan howlo aan wanaagsanayn oo ay ka mid tahay inay dacaayado naga sameeyaan haddii aan nahay maamulka Gobolka Shabeellada Hoose iyo degmooyinkiisaba" ayuu yiri C/llaahi Xaashi Dhuxuloow oo ka jawaabay su'aal ahayd inuu ka biyo diiday ra'yigii dadka deegaanka ay ugu soo jeediyeen inuu ku wareejiyo maamulka Deegaannadooda oo ay ka mid tahay Baraawe. Maxamed Xuseen Jatiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  3. The clan occupier Dhuxulow says he respects the ICU and will not handover the control, but has already handed over the region. consued?, I know I am. BARAAWE: Guddoomiyaha Degmada Baraawe oo ka hadlay maanta sababtii uu u soo xaadiri waayay xafladdii wareejinta Maamulka Gobolka Sh/hoose Posted to the Web Oct 04, 11:58 Baraawe (PP) – C/llaahi Xaashi Dhuxuloow oo ah Guddoomiyaha degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa ka hadlay maanta markii ugu horreysay sababtii uu uga baaqsaday ka qaybgalka xafladdii lagu wareejiyay maamulka Shabeellada Hoose. Guddoomiyaha haysta Degmada Baraawe ee Shabeellada Hoose ayaa wuxuu sheegay in xafladdaas uu ka soo qaybgeli lahaa balse uu ku mashquulay dil ka dhacay deegaannada uu madaxda ka yahay, waxaana uu sheegay in xafladda wareejinta ay ahayd mid uu isagu abaabulkeeda wax ku lahaa. Dhuxuloow wuxuu si dhab ah u caddeyn waayay inuu ku qancay wareejinta lagu wareejiyay Maxkamadaha gobolka Shabeellada hoose, waxaana uu sheegay in wareejinta Gobolka ay tahay mid aan hadda dhicin, balse ahayd mid horay u dhacday oo ay raacsanaayeen Maxkamadaha iyo maamulkooda. Mar wax laga weydiiyay in isaga iyo kooxaha haysta deegaanka Wanlaweyn oo ay isku haybta yihiin ay diideen inay wareejiyaan deegaannadooda ayaa sheegay inaysan diidin, balse ay ogol yihiin, wuxuuna sheegay inuu isagu weli ka yahay Degmada Baraawe Guddoomiyaha oo aan weli laga wareejin, wuxuuna inkiray in laga wareejin doono dhawaan. "Siyaasiyiinta Gobolkaan u dhashay ayaa wada qorsha ah in la iga wareejiyo maamulka Degmada Baraawe, kuwaasna waa kuwo aan islam ahayn oo aan islaamnimada waxba ka aqoon, waxayna inta badan ka shaqeeyaan howlo aan wanaagsanayn oo ay ka mid tahay inay dacaayado naga sameeyaan haddii aan nahay maamulka Gobolka Shabeellada Hoose iyo degmooyinkiisaba" ayuu yiri C/llaahi Xaashi Dhuxuloow oo ka jawaabay su'aal ahayd inuu ka biyo diiday ra'yigii dadka deegaanka ay ugu soo jeediyeen inuu ku wareejiyo maamulka Deegaannadooda oo ay ka mid tahay Baraawe. Maxamed Xuseen Jatiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  4. Even in this website who defends Xasan Dahir the most? Ubahane is just hiding behind the clan as usual. Tell us why the boys are still occupaying the lower Shabbele?
  5. We should declare Jihad and send Adan Hashi Cayrow to capture Garissa.
  6. ^^^ I am just trying to figure why he is in this situation. Many Secesionist are claiming he is a terrorist or that he has links with terror. Baseless excuses. My point is why are they not after the local Shiekhs? In no way do I suggest that Shiekh Ali Warsame is a terrorist. The question is what has this man done? Anyone
  7. Will the good shiekh [head of Al-Itixad] get the same treatment as Shiekh Mohamed Ismael? Or is this another case of clan bigotry.. What is Mohamed Ismael accused of?
  8. Sh. Cali Warsame iyo Wefdi uu horkacayo oo ka soo ambabaxay Burco oo Muqdisho ku sugan Haatuf September 27, 2006 (Haatuf) – Warar aanu ka soo xiggannay wargeyska Haatuf ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa sheegay in toddobaadkii hore ay magaalada Burco uga ambabaxaeen dhinaca Muqdisho wefti ka kooban shan qof oo uu hogaaminayay Sheekh Cali Warsame.
  9. Oda_ what is this man accused of? Why torture him? Is it because he happens to be from the wrong clan as was the case with Samsam? Will Somaliland deal with Shiekh Ali Warsame the same way?
  10. lol. Well today we have flag burning, fake wadaad, Arab wanabe, nation hating refugee loving Somali's. I am on your side mate. Somalia is for the Somali's if only more of my people were like you.
  11. lol. The rumour was that the ICU sent him to start trouble in Galkacyu. Thats what the media of Modgadishu were falsly propogating... Dont jump the gun son.
  12. I agree with Mr Rec Sea, she said the admin and not the people. Of course she is angry at the treatment of her father...
  13. ^^^ ME, stop being a self hating Arab.. Be proud of your AHLU-BAIT background son. Dark side, is utter nonsence..lol.
  14. ^^Alhamdulilah there has been some progress. Yes we are thinking of some sort of fund raising activity. I will keep you posted insha Allah.
  15. ^^^Your point is? Have you read the article? Does the author make valid points or not?
  16. THE ICU CEREMONY IN AFGOYE: A GREAT FARCE source By Ali Said Faqi Ph.D. October 1, 2006 I followed with great interest the publicized ceremony of the handover of the lower Shabelle to the ICU that was held in Afgoye on September 30, 2006. The ceremony was well organized and seems to be well attended. I was personally touched by the Speech of Mr. Indha Adde, particularly when he asked the public to be judged on his actions and requested for forgiveness. I believe that was a sincere statement and I applauded for his courage. Though he commended himself of doing a great job and to have provided financial support to ICU, money he unveiled to have been collected from the poor people of Lower Shabelle; however, he never discussed or admitted that his administration was from its inception an illegal one that exploited the locals as well as the resources of the region. I had the impression also that the participants of the ceremony deliberately ignored the quandary of the natives of the region and the pain they endured for the last 16 years. In fact no one addressed the abuses and the humiliations inflicted to the indigenous people of the region. Instead every one who spoke rather chose to heavily condemn the public uproar that was directed towards the special treatment of the illegal administration of Lower Shabelle and called the criticism unwarranted maintaining the illegal administration of Mr. Indha Adde to have granted safety to the region. It must however, be stressed out that even the illegal administration of JVA was able to provide a relative safety to Kismayu, but yet the ICU still decided to go ahead and take over the city by force. This double standard approach of dealing with identical issues and lack of empathy from the ICU leaders really contradicts to the Islamic basic principles and raises a great deal of misgivings. Regardless of all these incongruities the show seemed to be going well as planned until Mr. Sheikh Shariif came to the podium. The spokesperson of the ICU has created a paradox when he officially called for a moratorium to the handover of the region. As usual Mr. Sheikh Shariif is a man of nice words; he likes preaching before he gets to the real point to find ways to confuse his listeners. But this time we were very smart to read not only his lips, but also understand his maneuver. It was a very disappointing moment for many of us who are really committed to see a positive change in Somalia in general and in particular, the Lower Shabelle. Indeed, we were obligated to give the benefit of doubt to the ICU until we realized that it was a sham ceremony intended to blind and fool the public. In the last 3-4 months the ICU instituted Islamic administrations led by the locals in many districts outside of Mogadishu including Balad, Jowhar, Bulo- Burte, and Beledweyne. I honestly question why the handover of the lower Shabelle to its native should go through three phases as stated in the speech of Sheikh Shariif. It is my gut feeling that at the end nothing will ever change. I wish history to prove me wrong. If the brutal exploitation of unarmed clans in the South is not an urgent issue for the ICU, I greatly doubt their seriousness to resolve Somali crises. As I alluded in one of my previous articles, the illegal occupation in the lower Shabelle is a cancer for the ICU and unfortunately it failed for the third time to grasp the golden opportunity to be a trusted religious organization committed to the justice of Somalia. I will still insist until proven wrong that clan allegiance has once again superseded the faith. The wishy-washy attitude of the ICU towards the Lower Shabelle region is a clear sign of the ICU’s weakness towards distinguishing between faith and clan loyalty. The lower Shabelle is known to have the highest religious scholars in any region of Somalia. For those of you who are not aware, I like to jog your memory that SHEIKH AWEYS AL-QADIRI- the father of Islam in Somalia was born and raised in Lower Shabelle. Cities like Merca and Barawe in the Lower Shabelle used to be or are still the Mecca of Islam in Somalia. It is very clear that the natives of this region are not atheist or unbelievers, but their misery lies to the fact that they live in one of the finest area of Somalia. The discrimination of the natives of the South is a matter of survival for the occupiers and I doubt that they will ever release the region. Let us remind ourselves that this is Somalia, a country consumed by vicious wind of hatred and clan ideology based on domination of others. On another note, I like to extend my support and admiration to the most beloved Somali cartoonist, Amin Amir who has done a stunning job educating the public with his political cartoons. Amin is well known to draw cartoons related to the most current issues of Somalia and his cartoons does not portray only the ICU’s flawed process, but also the TFG. A quick review of Mr. Amin’s cartoons would show that he has exposed cartoons related to pertinent issues in Somaliland and Puntland as well. The curse of Sheikh Shariif to Amin Amir will not intimidate us as we live in countries where the freedom of expression is the basic rights of every citizen. Sheikh Shariif must realize that he is no more a public school teacher in Mogadishu, but a national figure and he will be criticized or praised based on his political actions and performance. I am appalled by his continuous attempt to silence his critics. In a previous occasion he called the public to refrain themselves from passing judgments to the illegal administration in Lower Shabelle. Mr. Sharif’s latest attempt to silence Mr. Amir raises a lot of questions about his real personality. His words are those of an inexperienced politician, I am quite sure under his authority; the public might not be allowed to express their personal views. Finally, I like to remind him that Somalia is not a property of a specific community, but it is a country belonging to all of us including him. If you hate to be publicly criticized, the best choice for you will be to stay away from politics. Yesterday’s show in Afgoye was nothing, but a farce. I believe Amin Amir would have been the best man to express yesterday’s event in one simple cartoon than I did in two pages, but that is his talent which I greatly admire. By Ali Said Faqi Ph.D. Alifaqi@yahoo.com
  17. Cusmaan Caato:: Waa beentood kuwa Sheegay in aan Maxkamadaha ka socdo waa kuwo aan xishooneyn! Last Updated::2006-10-03 19:06:49 Gaalkacyo:- Xildhibaan Cusmaan Xassan Cali Caato oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa wareysi siiyey idaacada magaalada Gaalkacyo. Cusmaan Caato oo wax laga weydiiyey safarka uu ku yimid magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in safarkaasi uu yahay mid asaga u gaar ah oo aan wax siyaasad ah ku lug lahayn. Caato oo la weydii warar ay daabaceen qaar kamid ah websiteyada Muqdisho kasoo baxa oo sheegay in Xildhibaanu uu Maxkamadaha Muqdisho ka socdo isla markaana uu maxkamad islaami ah ka dhisayo koonfurta Gaalkacyo. Warkaasi ayuu Cusmaan Caato ku sheegay mid aan sal iyo raad toona lahayn oo ay baahiyeen dad uu ku sheegay in ay yihiin kuwa aan xishooneyn. [...Anigu Xildhibaan dawladda u shaqeeya ayaan ahaye miyaan ka tirsanahay maxaakimta? Waa maya....wararkaasi waa been la iska yiri anigu maxkamadaha kama socdo kamana mid ahi....Deegaankan dad baa maamul u sameystay waxayna leeyihiin odayaal, nabadoono, issimo arrimahaasi ka taliya...] ayuu yiri Cusmaan Xassan Cali Caato. Caato oo arrintaasi ka hadlayey ayaa sheegay inuusan kamid ahayn Maxkamadaha uusana xubin ka ahayn wuxuuna u yimid Gaalkacyona ay tahay hawl khaas u ah reerkiisa. Cusmaan Caato Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo guriyeynta oo hada ah xildhibaan Baarlamaanka kamid ah ayaa sheegay inuu u gudbi doono magaalooyin kamid ah Puntland uuna u socdo arrimo la xariira qoyskiisa. [...magaalooyin badan baan u socdaa safarkeyga waa mid khaas ah Bosaaso ayaana tagi doonaa haduu alle idmo...] ayuu yiri Cusmaan Xassan Caato oo sheegay in uu sidoo kale kulamo la leeyahay mas'uuliyiinta maamulka Galmudug iyo Dowlada Puntland. Cusmaan Caato oo ka hadlay socdaalkii uu dhulka kusoo maray ayaa sheegay inuu asagu rabay inuu soo maro dhulka, ayna beentahay in Puntland u diiday in uu diyaarad ku yimaado gobalada Puntland. Cusmaan Caato ayaa sheegay in dhulkii uu soo maray uu ahaa mid nabad ah isla markaana uu ku faraxsan yahay nabada halkaa ka jirta. [...Gobalka Mudug maamul u gaar ah ayuu leeyahay, waa gobal dad kala gedisan ku noolyahay ayna maamul wada leeyihiin...] ayuu yiri Cusmaan Caato oo markale carabka ku adkeenaya inuusan kamid ahayn Maxkamadaha. Xildhibaanka oo kamid ah Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobalka Mudug ayaa si weyn isaga fogeenaya xiriirinta lala xariiryey Maxkamadaha islaamiga ee Muqdisho. Cusmaan Caato oo asagu ku nuux nuuxsaday inuu kamid yahay Dowlada Soomaaliyeed, ayaa in dhawaale xiriir wanaagsan la lahaa Dowlada Puntland oo uu dhawr goor booqasho ah ku yimid magaalooyinka Gaalkacyo, Garowe, Bosaso iyo Qardho. Wareysigiisan ayaa kusoo aaday xili ay qaar kamid ah Saxaafada Muqdisho si weyn uga hadleen safarkiisa magaalada Gaalkacyo.
  18. AMIIN CAAMIR WAAN U DUCEYNEY iyo Jawaabtii amiin Caamir W/Q:Cabdiraxman Xariri Posted to the MOL October 1, 2006, 8:29 am Markasta oo isbedel dhaco oo wax hore u jiri jiey meesh ka baxaan waxaa dadka isbedelkaasi khuseeyaa u kala baxaan sade nooc:- Guul-wade : Qof indho la’aan ku taageeraa isbedelkaan oo sax iyo khaladba ku raaca oo aan doonayn inuu maqlo ama yiraaho wax wanaag ah mooyee wax kale oo ku saabsan arinkaa soo kordhaay Dib u Socod : Qof aan wax wanaag ahba aan u ogolaan wixii soo kordhay una arka in isbedelka yimi isaga inuu khatar ku yahay iskuna daya inu af iyo adin, run iyo been wuxuu uu kari karaba ku horistaago waxa soconaya Muraayad : Qofka sadexaad waa qofka wanaaga guud jecel ee doonaya in wanaaga iyo xumaantaba la sheego wixii goldaloolooyin ahna lagu saxo si nabad ah waana qofka ugu muhiimsan sadexdaas, waxaana loogu magac daray muraayda la isku eego ee ku tusaysa sidaad hadba u egtahay. Hadaba Amin Camir oo aa inta badan soomaalidu isku raacsan tahay inuu yahay nin soomali ah oo nadiif ah oo dalkiisa iyo dadkiisaba wanaag la jecel iyadoo u ku guulaystay inuu noqdo “Man of the year†cod bixin ay samaysay Hiiraan online ayaan marnaba la filayn weerarka iyo habaarka ka soo yeeray ninkii aan is lahaa waa ugu dul-qaad iyo wanaag jecelyahay maxkamadaha, Sh. Shariif Sh. Axmed. Weerarkan lagu qaaday fanaanka Amin Camir waxuu muujinayaa cabudhinta iyo jujuubka ay la damacsanyihiin maxkamaduhu shacabka soomaaliyeed oo waxa keliya ee ay ka faaideen dagaalkii sokeeya ay ahayd xoriyad. Hadalkii shariifka ee shalay wuxuu I xasuusiyey dhacdo dhex martay laba Masuul oo carbeed oo shiraya ayaa isu xanaaqay oo isu gacan qaaday markii la kala qabtay ayaa la waydiiyey nin weriye ah oo goobta joogey sidee u aragta falkaa dhex maray labada mas’uul wuxuuna yiri “Waxaan la yaabanahay nimanka iyagoo madax ah oo siman oo shiraya oo television laga daawanayo isu dulqaadan waayey miyaa ummad dhan oo kala nooc nooc ah u dulqaadan kara oo xukumi kara!!. Hadaba Shariifka oo aan ka filayney inuu 9 milyan oo Soomaali ah uu mid waliba wuxuu doonayo yiraahdo oo siduu doonayo ra’yigiisa u cabiro uu maamulo oo ku ixtiraamo ra’yigiisa ayaa ka muraaradilaacay sawir gacmeed uu sameeyey nin Soomaalinimadiisa iyo Wadani nimadiisaba lagu kalsoon yahay…. Waa nasiib daro...ku biirtay khaladaadkii hore ee maxkamadaha Walaahu Aclam Cabdiraxman Xariri xariri@hotmail.com
  19. ^^^Thanks Idil, and Dabshid. Alhamdulilah we have made some good strides to getting the right support for Hibaq. I will keep everyone posted..
  20. Brother we know what we face and in Mudug even Aydeed Sr suffered, Xasan Dahir still has nightmares about his last visit to Puntland. Also I have not heard from the courts any Galkacyu talk lately, they need to get past A/qaybdeed in Galinsoor.. But alas I dont get why you guys are so scared?