
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Taako, the President spoke well and I liked the fact that he highlighted the six months time period for the AU troops.
-
Xoogsade is an individual he has a right to his opinion as you gather I have diferent opinion and stance. However I do not hate him and neither does he.. Thus the love between southerners is bigger than the politics of the day..
-
^^^They all came from clan, if they had built up that region they could have been taken seriously, but they got too excited and lost. Sad really.
-
^^^Yes they were and only their sub-clan is making noise.. But what would you know? You even have doubt that they were not.. Xasan Dahir, former head of Shura Sharif Ahmed former head of executive commitee Yusuf Siyad IndaCade former head of security & occupier of lower Shabbele alleged drug baron Adan Farah Caayrow : former head of al-Shabaab Abu Cutaibe: former Head of Banadir security Abulrahman Janagow: former deputy to Sharif Xasan Ibrahim Cadow: Former foreign affaior rep Xuseen Cirfo: Former member of Shura and former occupier of Afgoyee,,
-
Waagacusub.com ...description of INSURGENTS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
So much for a nationwide insurgency, these cowards can not even shoot mortars stright.. -
^^^Mujahid_SNM.. Let me repeat the TFG controls 15 out of the 18 regions of Somalia. Apart from Hargaysa, all the other major cities of Bossaso, Galkacyu, Beledweyne, Baidoa, Marka, Kismayu and of course Mogadishu are in the TFG hands. Thus without it even setting up all its institutions no one can challenege it thus far. Blame anyone you want and call them what ever after all you are a secesionist and no more..
-
An anti TFG, anti Yusuf web portal describes the actions of the cowards raining mortars on the people and city of Mogadishu.. source Kooxo sheegto Muqaawimo ayaa falal qaraxyo ah la beegsado goobaha ay ku sugan yahiin Ciidamadda Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda laakiin inta badan Weeradooda waxay noqdaan kuwa dhicisoobo oo Rayid Soomaali ah uun ay ku waxyeeloobaan sida dhacday xalay oo ugu dambeeysay. Kooxaha weeraradda qaada ayaa la sheegaa in hoowlgaladooda ay cabsi badan hareeysay taasna ay sabab u tahay inay habeen walba meelo qarda jeexo ku tuuraan hoobiyaasha iyo B10-yadda ay ay la doonayaan Xerooyinka Ciidamadda Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda federalka ee Soomaalida u dhashay.
-
Mogadishu: TFG troops take to the streets..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No it means people are taking steps to expel the cowards from their neighbourhoods alert the police and the TFG armed forces. There is no single check point other than the ones set up by the armed forces of the TFG.. Thats a fact, do tell which area has acheck point by which warlord? -
^^^Over 650 you say, and how many live in Mogadishu? Saxib 90% of Mogadishu `are with the TFG, they are fed up with these morons shooting mortars into their houses and using their neighbourhoods as a safe haven. Mujahid-SNM, Somalia has 18 regions, 3 are controlled by the secesionist clans and is called Somaliland. The other 15 are under TFG control all are calm, and their municipal institutions are being build district by district. The trouble spot is not even Banadir, but the few streets in Mogadishu and some cowards hiding behind the people.. Thus Somalia is calm.,. But because you are so full of hate you would like it to be otehr wise..
-
Mogadishu: TFG troops take to the streets..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Puntlandpost, allsbc.com. horseednet, allpuntland, are amongst the finest Somali websites for news. However some here are allergic to the word Puntland, not my problem. Abwan, what was that whole waffle about, I told you that Charles De Gaul liberated France with US, British and allied tanks, is there a bRitish occupation of france now? Also the bloody history between France & Britian is longer, deeper and bloodier than the history between Somalia and Ethiopia, they now get along. Also not to mention that Mr Melez Zanawi resided in Mogadishu for a decade or so and his rebel movement was based in Somalia, thus was he working for Somali ineterets of Ethiopias? Thus the TFG alliance with Ethiopia, Uganda & Kenya is one that refelects the reality of today and the needs of the Somali governemnt. But what you will concentrate is on the same layman nonsneces that Ethiopia is going to kill us and fart all over our hospitals.. Funny really. -
^^^Bambo, the head of the army is not from Yusuf's clan. Also theere are many commanders from Mogadishu..
-
short interview with Yusuf
-
Madaxweynaha DF oo hadley qorshaha dowladiisa 15 Feb 15, 2007 - 4:19:35 PM Madaxweynaha DF ayaa wareysigan kaga hadley dib u heshiisiinta iyo hub ka dhigista ay qorsheyneyso dowladiisa. Madaxweynaha oo u waramayey Idaacada VOA ayaa sheegey in ciidamo shisheeye aysan hub ka dhigis ku sameyn doonin Somalida basle dowladiisa ay diyaarin doonta ciidan hub ka dhigista sameya. Madaxweynaha ayaa ku gacan seyrey qaabka dib u heshiisiinta reer Galbeedka ka sharqimanyaan isaga oo tilmaamey in hadii ay jrto dad ay wataan ay u sheegaan dowladiisa. Ka dhageyso halkan wareysiga
-
Nune, the president and ministers can do so much, governments work on beurucracies and civil service, this is what is being set up, the police and armed forces are being trained and thus a structure is being put in place where there has not been any for over two decades. This government is building the foundations of the state.. Thus you will get more and more announcements, reshuffles, and many changes.
-
The head of the army is from Puntland and not Yusuf's clan.
-
^^^But it is only for the transitional period until there are elections, thats all.
-
^^^Nothing much but it has an admin for the first time in years or decades. Also unlike what many said the elders seem to be ok with the new admin.
-
The King and a Bush.. Ike, Saud bin Abdulaziz and Nixon.
-
They always had pictures of all their kings..
-
Odayaal tageerey maamulka Jubooyinka 14 Feb 14, 2007 - 6:39:07 AM Kismaayo - Odoyaasha dhaqanka ee degmooyinka Afmadoow iyo Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose, oo maalmahaan kulamo ku lahaa deegaanadaasi ayaa markii ugu horeeyay saxaafada u sheegay inay taageersan yihiin maamulka gobolada Jubbooyinka loo soo magacaabay. Nabadoon Cali Muxumed Xasan oo ka tirsanaa odoyaasha ayaa shaaca ka qaaday inay dhamaan odoyaasha beelaha degada degmooyinka Afmadoow iyo Dhoobleey ay ku heshiiyeen inay taageeraan maamulka uu dhawaan Madaxweyne Yuusuf u soo magacaabay gobolada Jubbooyinka. Nabadoon-ka ayaa sheegay in waxii maanta ka bilowda ay la shaqeyn doonaan mamulkaasi, isla markaana ay aqoonsan yihiin, waxuuna ugu baaqay beelaha kale ee Jubbooyinka dega inay iyagana taageeraan maamulkaasi. Nabadoon Cali Muxumed waxa uu sheegay in Dowlada Federaalka Somalia ay tahay Dowlada kaliya ee xiligaan Somalia ka jirtay isla markaana la rabo in shacabka ay taageeraan waxii ay usoo magacowda gobolada. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa gobolada Jubbooyinka waxaa ka jiray guux ay wadaan qaar ka mid ah beelaha ku sugan degaanka Jubooyinka kuwaas oo sheegey inaysan la shaqeyn doonin maamulka la soo magcaabey. Gobolada Jubooyinka ayaa waxa horey u soo maamuli jirey maamulo ay soo dhisaan dagaal ogaayaashii ku dagaalami jirey degaanadaas kuwaas oo colaad dhex dhigey shacabka walaalaha ah ee ku nool degaanadaas. Cabdi Fatax Axmad,GO
-
Maamulka Jubada oo la kulmey odayasha 15 Feb 15, 2007 - 6:44:36 AM Kulan maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa isugu yimi odoyaasha dhaqanka iyo maamulka cusub ee gobalkasi, iyagoo kawada hadley arrimo dhowr ah. Maamulka gobalka Jubbada Hoose ayaa ka codsatay odoyaasha dhaqanka inay taageeraan si xal loogu helo amni xumada ka jirta gobalkaasi. Axmed Cabdi Cumar gudoomiye ku xigeenka maamulka oo saxaafada la hadlay kulankaas kadib ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka aqbaleen codsigooda isla markaana ay balan qaadeen inay wada shaqeyn balaaran labada dhinac dhex mari doonto. Axmed ayaa sheegay hadii shacabka gobalkaasi maamulka ay taageeraan in laga gudbi karo xasilooni darida ka jirta gobalkaasi, isla markaana uu gobalka noqon karo mid ammaankiisa wanaagsan yahay. "Inta badan beelaha dega gobalka Jubada Hoose wey tageersan yihiin maamulka, marka laga reebo beelo iska dhax waayay maamulka," ayuu yiri Axmed Cabdi. Dhinaca kale, Cabdi Mahdi Cabdisalaan oo saxaafada la hadlay kadib kulankaasi ayaa isagana ugu baaqay beelaha dega gobalka Jubbada Hoose inay taageeraan maamulka cusub. "Waxaa loo baahan yahay in maamulka cusub ee gobalkaan ay shaqadooda bilaabaan isla markaana wax badan ka qabtaan xaaladaha cakiran ee gobalka ka jira,' ayuu yiri Cabdi Mahdi. Shirkaan ayaa kusoo beegmay kadib markii qaar kamid ah beelaha gobalkaas ay muran ka keeneen qaab dhismeedka maamulka. Odayaal tageeray maamulka Jubooyinka Cabdi Fatax Axmad,GO
-
M/weynaha Soomaaliya oo Magacaabay Xilal cusub oo agaasimayaal u badan M/weyne C/laahi Yuusuf Baydhabo:- Madaxwaynaha dawladda FKG C/laahi Yuusuf Axmed ayaa maanta magacaabay agaasimayaasha iyo xoghaymaha guud qaar ka mid ah wasaradaha dawladda federaalka Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday Xafiiska M/weynaha ayaa waxaa ku xusnaa arrimahan hoos ku qoran:- ka dib markuu eegay Qodobada 44aad faqradiisa 4aad,ee Dastuurka arkayna soo jeedinta R/wasaaraha dawladda, ayuu go’aansaday magacaabista agaasimayayaasha guud iyo xogahayayaasha joogtada ah ee soo socda: Cali Dirir Faarax: Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah. Dr. Maxamed Faarax Diiriiye: Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda tamarta iyo batroolka. Cabdi Maxamed Culusoow: Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah. Maxamed Khayroow Aadan: Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha diinta iyo awqaafta. Yaasiin Xasan wacays: Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka. Salabaan Yuusuf Cilmi: Agaasimaha guud ee wasaaradda Dakadaha iyo dakadaha badda. Maxamed Jaamac cali: Agaasimaah wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah. Cismaan Nuur Qayliye: Agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa. Cali Aadan Ibrahim: Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo horumarinta shaqaalaha . Shukri wayrax Kaariye: Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga. C/raxmaan Maxamed Sheekh: Agaasimaah guud ee wasaaradda amniga qaranka. Cabdi Ismaaciil kaahin: Agaasimaha guud ee wasaaradda warshadaha. C/shakuur Sh.Xasan Axmed: Agaasimaha guud ee wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare. AXmed Maxamed Iimaan: Agaasimaha guud ee wasaaradda kaluumaysiga iyo khayraadka baddda. C/laahi Ducaale Farax: Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada. C/shukuur Maxamed Cilmi guray: Agaasimaha guud ee wasaaradda dalxiiska iyo duurjogta. Dr.Maxamed Xidig Aadan: Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka. Ing.C/qaadir Faarax Gelle: Agaasimaha guud ee wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta. Jamiilo Siciid Muuse: Agaasimaah guud ee wasaaradda horumarinta haweenka iyo daryeelka Qoyska. Nuur Axmed wehliye: Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta qaranka iyo tiro koobka. Axmed Maxamed Aadan: Agaasimaha guud ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta. ***** xasan Xuseen: Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. Cismaan Maxamed Gacal: Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga. Magacaabista xilalkaan cusub ayaey digreetadu ku sheegtay in lagu doonayo in dalka iyo dowladuba ay horay u socdaan isla markaana ay wax tar badan u yeelanayso hour marinta ay dowladu wado. Xarunta Wararka ee Shabakadda Waayaha.net
-
Digital. The cabines structure is 4.5, the parliment formula is based on 4.5 you can ask anyone. As for if it lasts, it is moving forward.
-
DFKS oo u magacaawday safiir magaalada Moskow ee Russia DFKS ayaa maanta u magacawday safiirkeeda u fadhiya Moskow ee Russia ,dott. Maxamed Maxamud "Xandulle" oo khabiir u ah arrimaha wadamadii USSR la isku oran jiray. Ayadoo muddo laga sugayey ayaa maanta waxaa loo magacaabay dott. Xandulle safiirka FFKS ee Moskow,Russia oo muddo dheerahaa sii hayaha safaaradda Soomaliyeed ee Moskow,waxayna ahayd safaaraddaha faro ku tiska ahaa ee sii shaqaynayey tan iyo burburkii qaranimada Somaaliya. Dott. Xandulle oo ku dhashay Burco,waxuu haystaa shahaadada Phd,khibrad dheerna waxuu u leeyahay arrimaha siyaasadeed ee wadamadii USSR la isku oran jiray. Magacaabista dott. Xandulle waxaa soo dhaweynaya bahda Olol News iyo jaaliyaddaha Soomaliyeed ee Yurub iyo Waqooyiga Amerika oo qaybo badan uu ku caawiyey Moskow iyo agagaaraheeda. Waxaa kaloo DFKS u magacawday qunsulka safaaradda Soomaliyeed ee Nayroobi Kenya dott.Maxamed Osman Aaden "Edson" Bahda Olol News waxay u hambalyeeynaysaa doot. Xandulle iyo dott.Edson,xilalka loo magacaabay,waxayna u rajeynayaan in Eebbe u sahlo xilka loo dhiibay.
-
Dr. Maxamed Maxamuud Handule oo loo magacaabay safiirka cusub ee dalka Ruushka Somaliweyn Media Center (SMC) Nairobi 15/02/07 Warqad qoraal ah uu ku saxiixnaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fkmg Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa lagu magacaabay Safiirka ay yeelan doonto dalka Somalia ee u fadhiya dalka Ruushka oo magaciisa la yiraahdo Dr. Maxamed Maxamuud Handule oo in badan dalkaasi ku sugnaa. Dr. Maxamed Handule wuxuu ahaa siihayaha safiirka soomaalida ee dalka Ruushka sanadihii 1999-2006-da, wuxuuna shaqaale kala duwan kasoo ahaa safaarada dalka Soomaalida ay ku leedahay dalka Ruushka Sanadihii u dhaxeeyey 1986-dii ilaa haatan oo loo magacaabay Safiirka Cusub ee dalka Ruushka. Dr. Handule ayaa ku dhashay magaalada Burco ee dalka Somalia sannadii 1954-tii waxbarashadiisa wuxuu haystaa shahaadada PHD. Hadaba safiirka ayaa looga baahan yahay inuu la yimaado karti dheeraad ah iyo siduu isugu xiri lahaa xiriirkii kadhaxayn jiray Dowlada Somaalida iyo tan Ruushka. Dalka Ruusha ayaa ahaa dowladii sida weyn uga soo qeyb qaatay tababarida inta badan janaraalada dalka Somalia iyo qaar badan oo ka tirsan saraakiisha ciidamadihii hore ee xooga dalka Soomaaliyeed. Maxamed Cabdulle Xasan (SIIDI) siidmohamed@hotmail.com siidi@somaliweyn.com Somaliweyn Media Center Nairobi Office