General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Anyhow 8. Taliyaha guutada 3-aad Xiif Cali Taar – ****** 9. Taliyaha guutada 4-aad Col Cabdullaahi Carays – ******* 10. Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar Laba Xiddigle Joocaar - ******* .................. The above men are not employed by the central governemnt, two are local government employees, and the other is Ethiopian commander. Also the army is a work in progress... The second part is misleading those advisers and close aides to the president are just that, close aides.. there are a few noted embessasies. 1. UN, Dr Elmi 2. Kenya Mr Ali Ameriko 3. EU.Yusuf Bari-Bari 3. China.. 4. Oman Gen Naji 5. Yemen Ina Siyad Barre and so on.. [ February 16, 2007, 12:56 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  2. ^^^Riyaale to win is my first choice and Faisal Warrabe is my second.. Riyaale for 2008..
  3. ^^^So was the TNG and actually the clan system is temporary untill district elections are set in place and the federal states are formed. It is a flawd system but the best one, because all clans are represented in the system and specially the unarmed clans have a greater say in this system than in any other one. As for the notion of belonging to clans and not being citizen, its absurd, citizens are members of communities, thus the clans are stakeholders within the state.. Just like you have English, Irish, Welsh and Black, these are identies, communities and are important to the people of the British isles. The major clans are all equal regardless of what each holds to be true. The TFG has been welcomed by the people and only the armed factions who held through looting lareg tracts of land and property. They came in the forms of warlords and later transformed into clan courts however the people embraced their government and wanted it to work..
  4. ^^^Nature of everyone saxib. Though the new admin has included all the major stakeholders of the regions, which is the way to go.
  5. ^^^Charles De Gaul took over france with US and British tanks, it matters not the strategy is to build a new Somali army and admin from scratch. If you want Somali owned tanks getting the recognised government in place is the surest way. Fake courts and warlords with their Oromo & Eritrean handlers have proven they could not fight for a week..
  6. WARMURTIYEED ay ka soo saareen Jaaliyadaha Jubooyinka iyo Bakool Dalka Denmark Posted to the Web Feb 15, 02:12 Warmurtiyeed: Copenhagen, Denmark – 13-02-2007 Copenhagen:(pp) - Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka jaaliyadaha jubbooyinka iyo Bakool oo ka dhacay dalka Denmark taariikhda dusaha ku xusan, qaab taleefanna ay kaga qayb galeen jaaliyadaha dalalka kale ee Skandinavia ayaa waxaa lagaga hadlay oo lagu falanqeeyay guud ahaan xalaadda geeska Afrika , gaar ahaan xaaladda ay ku suguntahay Somaliya . Waxaa shirka ka soo qayb galay xubna fara badan oo matalya qaybaha kala duwan ee bulshada sida culamaaudiinka, salaadiinta, haweenka iyo aqoonyahano fara badan . Sidoo kale waxaa shirka ka soo qaybgalay xubno fara badan oo matalaya dhammaan bulsha waynta Soomaliyeed ee nabadda jecel, kuna taamaya sidii loo soo celin lahaa qarankii somaliyeed ee bur buray. Waxaa shirka si cilmiyaysan oo hufan la isula falanqeeyay burburkii iyo musiibadii umadda Somaliyeed ku habsatay muddada dheer iyo hagardaamada ay mar walba dad qaran diid oo dana gaar ah wata u adeegsanyaan qaabab kala duwan oo ku salaysan caadifad qabali ah. Shirku wuxuu hoosta ka xariiqay in laga gudbay xilliggii umadda Somaliyeed loo adeegsanayay caadifadda qabiilka ee u horseeday burbur iyo qaran la áanta muddadii 16ka sano ahayd . Gabagabdii shirku wuxuu isku raacay qodobada hoos ku qoran: In si buuxda loo taageero geedi socodka nabadeed ee ay hormoodka ka tahay dawladda ku meel gaarka Somaliyeed, si loo xaqiijiyo sugidda nabadda iyo soo cellinta qarankii burburay ee somaliyeed. Dhammaan xubnihii shirka ka soo qayb galay waxay si buuxda u taageereen go'aankii ka soo baxay xafiiska madaxwaynaha dawladda ku meelgarka ee lagu dhisay maamuladda gobollada Jubbooyinka iyo Bakool , waxayna si wayn u diidanyihiin, digniina siinayaan cid allaale ciddii carqalad galinaysa qaabka loo dhisay maamulada gobollada dusha ku xusan. Shirku wuxuu soo dhowaynayaa qaaabka federaalka ee ay hiigsanayso dawladda ku meelgaarka, kuna xusan dastuurka qararanka – taas oo ah tubta kaliya ee lagu gaari karo qaab dawli ah oo caddaalad ku dhisan. Waxaanu si buuxda u soo dhowaynaynaa shirka nabadeenta ay ku dhawaaqday dawladda ku meel gaarka, si loo dhamaystiro nabadaynta iyo isasaamaxaadda bulshada Soomaliyeed. Ugu dambayn waxay dhammaan xubnihii shirka ka soo qaybgalay ugu baaqayaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee nabadda jecel in ay taageeraan geedi socodka nabadeed, oo ay saxaan khaldaadka jira iyada oo aan mar walba dib loogu noqon halkii socodka laga soo bilaabay . Dhammaan xubnihii shirka ka soo qaygalay waxay isku raacay in la qabto shir ballaaran oo lagaga hadli doono qaabkii loo taageeri lahaa maamuladda loo dhisay goboladda Jubbooyinka iyo Bakool. Shirkaas oo dhici doono bisha Marso. Waxaa go'aamada dusha ku xusan saxiixay dhammaan xubnaha hoos ku qoran – wixii dheerad ah waxaa kala soo xiriiri kartaa: 1. Suldaan Maxamuud Siciid Qiilmawaaye tlf.. 45- 26117415 2. Xildhibaan Axmed Xuseen Dhaqane tlf.. 45-20616245 ama Email: kisima99@hotmail.com Suldaan Maxamuud Siciid Qiilmawaaye Col. Zubeer cabdikariin Boorle Dr. Xuseen Baynax Barre Col. Cabdiqafaar Aden Shukri Suldaan Xaaji Xuseen Maxamed Col. Faarax Bootaan Ugaas Yaasiin Siciid faarax Qiilmawaaye Dr. Cabdi Muuse shiil Maxamed xassan Gelle Col. Siciid cabdille ( siciid dheere ) Dr. Maxamuud Maxamed Jaamac Axmed Qaybdiid Cumar Maxamed faarax Ciise Shukri Cumar Gaboose Xaaji Faarax Siciid Aw-yususf Col. Cabdiqaadir Cabbane ( Bionde ) Oday Jaamac Maxamuud Maxamed Ing. Cabdiqaadir Ibraahim Cali Shire Garaad Axmed Maxamed Cali ( Guufe ) Cabdi Xassan Abokor Xildhibaan Axmed Xuseen Dhaqane Fataax Axmed Fataax ( Salme ) Cabdirashiid Axmed Sahal Deeq Nuur Kadiye Avv. Cumar Yusuf Faarax Cabdirashiid Faarax adan Maxamed Warsame Faarax Xagar Oday Cabdi Cilmi ( Cabdi shiil ) Maxamuud Khaliif Faarax Abshir Cali Maxamuud Khaliif Kuuja Xassan Sheekh Axmed Nuur Shaale Cuncun Col. Nuux Maxamed Axmed Dr. Xuseen Hire Xirsi Cawl Axmed Xaaji Maxamed Sheikh cabdisalaan
  7. SYL, the people of Hiiraan have already welcomed and promised to work with the admin set up by the TFG, and thus they know that these boys are becoming part of the new armed forces to be trained by the Ethiopians, Ugandans and others.
  8. ^^^Saxib if they parade armed children in a demo and then threaten to close all schools, and then children are captured in war, is all this a propganda from one side, did the TFG make them parade children with guns?
  9. ^^^Taliban you are making a much a do about nothing saxib, Khalaf said, all schools will be closed, then they paraded yellow shirts and even younger children with guns, so the pictures lie and so does the statement of Mr Khalaf? Give it up saxib..
  10. ^^^There is enough proof, saxib ..........Here is Fuad Khalaf threatening to close down schools, universities in order to send children to fight.. “Waxaan maanta caddeynayaa in haddii ay dhacdo xabadda ugu horeysa ee dagaalka Itoobiya iyo Soomaaliya ay golaha maxkamaduhu xiri doonaan goobaha ganacsiga, iskuulada, iyo Jaamacaddaha, macalin kasta iyo arday walba wuxuu ka qeyb geli doonaa dagaalka Jihaadka ah” ayuu yir Sheekh Fu’aad oo intaasi ku daray in dhalinyarada Soomaaliyeed ay hadda iska sii xaadiriyaan jiidaha hore ee dagaalka
  11. Ciidamada dowlada federaalka oo Caawa mar kale howl galo ka sameeyay xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho February 14, 2007 Markacadeey -------------------------------------------------------------------------------- Ciidamada dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa caawa habeenkii labaad ka sameynaya degmooyinka magaalada Muqdisho howl galo amaanka ay ku sugayaan. Ciidamada dowlada oo wata gaadiid kuwa dagaalka ah ayaa lagu arkayay qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, iyaga oo wadooyinka qaarkood baro koontarool ka sameystay. Ciidamadan oo xalay si kala gaar gaar ah xalay howl galo amaanka lagu sugayay uga bilaabey degmooyinka Wardhiigleey, Howl-wadaag, Shibis,madiino, C/Casiis iyo Yaaqshiid ayaa caawa ku daray dhowr goobood oo ay ka mid yihiin isgoysyada Sanca iyo afarta Jardiino. Isgoyska Tarabuunka ayaa caawa xiran habeenkii labaad, waxaana halkaasi soo buuxiyay ciidamo Itoobiyaan iyo kuwa dowlada federaalka SOomaaliyeed. Ibraahim Cumar Sebriye Shaaweeye, ku xigeenka duqa magaalada Muqdisho ayaa ka Hadley howl galada ay sameynayaan ciidamada dowlada, isaga oo sheegay in howlada ay badin doonaan, amaanka magaalada ay wax ka qaban doonaan. Wuxuu dhinaca kale, ka Hadley waraaqaha Maanta lagu daadiyay magaalada Muqdisho, isaga oo ugu baaqey shacabka in aysan magaalada ka guurin, ayna soo sheegaan kooxo uu sheegay in ay rabshado ka wadaan magaalada. Xafiiska Markacadeey ee Muqdisho
  12. ^^^The man deserves a second chance, he has done great things..
  13. ^^^Of course it was, and when the TFG said it captured Bur-Hakabo oen said it was propoganda. The clan courts sent children to die while their leaders ran of to safety. Notably warlord IndaCade and big mouth Abu Mansuur, both are now in Jeddah Saudi.. As for the "insurgency" it is heating up on the net, with clan based websites making threats and so on. The relity on the ground is there is little millitary action across Somalia..
  14. Odoyaasha ku dhaqan Afmadoow iyo Dhoobleey oo soo dhaweeyay maamulka DF ay usoo magacowday Jubbooyinka. Odoyaasha ku dhaqan Degmooyinka Dhoobleey iyo Afmadoow ayaa soo dhaweeyay maamulkii uu Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf u magacaabay Gobolada Jubbooyinka. Odoyaashaan iyo Siyaasiyiinta Afmadoow iyo Dhoobleey ku dhaqan oo maalmahaan kulamo goos goos ah u socday ayaa sheegay in loo baahan yahay in la taageero maamulka DF ay usoo magacowda Gobolada Jubbooyinka. Odoyaasha ayaa sheegeen in Dowlada Federaalka ay tahay dowlada kaliya oo Somalia ka jirta isla markaana nidaam dowli ah loogu bixi karo dhibaatooyinka 16-saano ee lasoo dhaafay ka jiray Somalia . Hadal kasoo yeeray Odoyaasha iyo Siyaasiyiinta ku dhaqan Degmooyinka Afmadoow iyo Dhoobleey ayaa lid ku noqonaya qaar kamid ah beelaha dega Jubbooyinka oo maalmihii ugu dambeeyay sheegayay inaysan taageersaneen maamulka cusub ee DF usoo magacowday goboladaasi. C/qaadir Maxamed C/qaadir Xafiiska Allbanadir ee Muqdisho Soomaaliya Allbanadir "Somali News Center" allbanadir@yahoo.com
  15. Ciidammada Dowladda oo billaabay inay sugaan ammaanka Caasimadda Dalka Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu 14/02/07 Ciidammada Booliiska Dowladda Soomaaliya ayaa billaabay inay sugaan amaanka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxayna billaabeen inay waddooyinka qaarkood ka sameystaan baro cusub. Booliiska Dowladda ayaa sugayay ammaanka waddooyinka waaweyn ee dhex mara qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho iyagoo halkaasna baaritaanno ku sameynayay baabuurta raaxada iyo kuwa dadweynaha. Ciidammada Booliiska iyo Milateriga oo ay wehliyaan Cidammo Ethiopian ah ayaa ammaanka ka sugayay gudaha xaafadaha degmooyinka ay ku sugnaayeen booliiska, si ay u baacsadaan kooxaha burcadda ah. Xalay ayaanay jirin wax qaraxyo madaafiic ah oo ka dhacay gudaha Magaalada Muqdisho, waxayna caasimaddu xalay ahayd goob nabdoon oo aysan ka jirin qaraxyadii ka dhacay habeennadii la soo dhaafay .
  16. Maamulka Matabaan oo la isku heysto 14 Feb 14, 2007 - 7:10:10 AM Kooxo Maleeshiyo ah oo dhawaan qabsaday degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan isla markaana ka yimid gobalka Galgaduud ayaa markii ugu horeeyay la hadlay Saxaafada. Taliyaha Maleeshiyadasi Cabdulaahi Cali Nuur ayaa shaaca ka qaaday inaysan gabi ahaanba aqoonsaneen maamulka cusub ee Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Xuseen Muxumed Maalin uu u magacaabay degmada Matabaan. Taliyaha ayaa ku andacoonaya in beeshiisa ay degto Matabaan isla markaana wax mas'uul ah loogu darin maamulka loo magacaabay degmadaasi, sidaasi darteedna aysan aqoonsan doonin maamulkaasi. Cabdilaahi Cali Nuur ayaa sidoo kals sheegay inuusan Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Xuseen Muxumed Maalin magacaabi karin maamulka Matabaan, isla markaana Madaxweynaha iyo ra'iisul-wasaaraha oo kaliya ay magacaabi karaan. "Dagaal xoogan oo dhiig fara badan uu ku daato ayaan la gali doonaa, hadii maamulka Matabaan ay bilaabaan inay ciidamadeena wax rabsho ah ku sameeyaan," ayuu yiri Cabdilaahi Cali Nuur. Dhinaca kale, Xuseen Muxumed Maalin ayaa sheegay in Maleeshiyadii la qabsatey degmada Matabaan ay bililaqo ka geysteen degmadaasi. "Gobalka Galgaduud waxaa maalmihii ugu dambeeyay laga waday qorshe degmada Matabaan loogu darayo gobalka Galgaduud," ayuu yiri Xuseen Muxumed Maalin. Maleeshiyadaan ayaa doraad xoog ku qabsaday degmada Matabaan iyagoo lacago baad ah ka qaadaya gaadiidka iska kala goosha gobolada dhexe ee Somalia. Cabdi Fatax Axmad,GO
  17. ^^^They also published teens taken as prisoner from the ICU. One admiting to being forced to joining the clan jihad. Taako you are wrong, Buuba is from Jariban saxib.. Abu ansari, edit the post the clan name is not allowed son, also these 3000 recruits are from the clan you mentioned, unless Hiiraan is now colonised by another group..
  18. ^^^This is what pisses my friedn Jaylani so much, he hates to see things working so well for the old Colonel and Somaliweyn.. Get over it saxib.
  19. Horn, no need to go mate, conduct of an individual should not affect your participation of this site. As for the moderator, he is human and should be given the benefit of the doubt at this. Note he does this for free and uses up his time, so lets get of his back..
  20. ^^^Yup and all the cabinet including Geedi are from Garowe.. Damn its all going crazy. But I must commend the Hiiraan admin, they are doing a great job speacially Col Mukhtar.
  21. ^^^Saxib its a fact that Yusuf is the most powerful leader in Somalia today, the only recognised one, the one who controls the capital and unlike your reps his boys never get turned away from a major meeting. Saxib, I know it hurts you so much, but you can be a man about it and not show the suffering you are going through..