
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Dawlada Somalia oo Maamulka cusub u magacawday Gobolka Gedo. Baydhaba- Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Col. Cabdullaaahi Yuusuf Axmed oo maalamahan waday Magacaabista Maamullada Gobollada Dalka ayaa maamul u magacaabay Gobolka Gedo,iyadoo magacaabistani ay ka dambaysay talashi uu madaxwaynaha Somalia la sameeyay xubno dawlada ku jira oo ka soo jeeda deegaankaas iyo sidoo kale odayaal iyo waxgarad kale. Xubnaha Maamulka Gobolka Gedo ayaa kala ah. Gudoomiyaha Gobalka waxaa loo magacaabay Aadan Garaaw Xirsi. Gudoomiye K/xigeenka 1-aad Max'ed Cabdi Cali Gudoomiye K/xigeenka 2-aad Aadan Kaalmooy Dhaqane Xoghayaha Dowlada Hoose Sheekh Cali Ibraahim Faarax Degmada-Garbahaareey Gudoomiyaha Degmada Garbahaareey Axmed Cabdulle Magan K/xigeenka C/risaaq Max'ed Xuseen. Madaxweynaha ayaa horey u magacaabay Maamulada Gobolka Jubbooyinka, Bay, Hiiraan, Bakool iyo Gal-Gaduud. Allmudug Muqdisho Office
-
Olol what`happened to all the clan courts governors, IndaCade, Cirfo, Dhuxulow, Sharuup and others? Gone with the wind of change.. Ubahane, a man so condumed by clan ahte he would defile the sacred faith, the game is up. There are admins all over now working, the eldrs are talking the TFG is rtaking over section by section all of Mogadishu, the world is helping us. Yey has proven to be a master at this, thus keep moving the goal post he will keep scoring as he always does insha Allah.
-
The government is getting stronger, with the arrival of the Ugandans and others things will change. A new Mogadishu will lead to a new Somalia.
-
Puntland ready to host (National reconciliation Conference)
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland would be a great location for the conference, maybe Carmo or Growe would be a great location.. -
Muqdisho: Howlgal lagu baarayey guryaha oo maanta Muqdisho ka bilowday. 17. februar 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta howlgal lagu baarayey guryaha ku yaala xaafaddaha Al-Baraka, Shiir Kole iyo Warshadii Caanaha ka bilowday iyadoo ay ka baarayeen guryahaasi hub sharci daro ah iyo waxyaabaha qarxa. Ilaa dhowr qori ayey ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay kasoo qabteen qaar ka mid ah guryihii ay baareen, iyadoo qaar ka tirsan hubkii ay gacanta ku dhigeen dadkii lahaa ay lasoo baxeen warqada ogolaanshaha ee dowladdu ay bixiso dibna loogu celiyay dadkii heystay warqada ogolaanshaha. Ciidamada dowladda ayaa bilaabay in ay baaraan xaafadaha ay ugu shakiyaan in laga soo abaabulo falalka amni xumo ee ka dhaca Muqdisho, iyadoo howlgalkan uu noqon doono mid sii socda. Cali Sandheere AllPuntland,Muqdisho
-
BOOSAASO : Maamulka Puntland oo sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada shirwayne-qaran Posted to the Web Feb 17, 17:18 Boosaaso:-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Puntland, Faarax Cabdi Doorshe ayaa maanta warsaxaafadeed ku sheegay in Maamulka Puntland uu diyaar u yahay in lagu qabto gudaha Puntland shirwayne-qaran (National reconciliaton). Hadalka Wasiirkuxigeenka ayaa ka dambeeyay sida uu isagu sheegay tala soojeedin tibaaxaysa in shirwaynaha qaran lagu qabto Puntland taasoo laga soo saaray shir dhawaan magaalada Muqdisho ay iskugu yimaadeen aqoonyahano Soomaaliyeed ka soo loogu gogol xaarayay shirwayne qaran. Faarax Doorshe wuxuu sheegay in ay si wayn Puntland u soo dhawaynayso in shirka qaran lagu qabto Puntland ayna u diyaargaroobayso wixii iminka ka dambeeya qabsoomida shirka. C/laahi Yuusuf Axmed M.waynaha DFKS ayaa dhawaan iclaamiyay shirwayne-qaran oo la iskugu keenayo dhammaan dhinacyada Soomaalida , shirkan oo lagu soo afjari doono mishaakilaadka iminka ka jira dalka. Waxaa xusid mudan in aan wali si rasmi ah loo shaacin goorta la qabanayo , goobta lagu qaban doono iyo cidda ka soo qaybgalaysaba. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com
-
TFG troops take over more government areas in Mogadishu..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidammo Ethiopian iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo fariisin cusub ka sameystay wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 16/02/07 Ciidammo Ethiopian ah oo ay wehliyaan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa maanta saldhig cusub ka dhigtay wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga oo ku taallada Degmada Hodan ee Magalaada Muqdisho. Halkaas ayaa markii ay soo dageen waxay waxyeello ugu geysteen sida la sheegay saddex qof iyagoo laba ka mid ah dilay, halka ay ka dhaawac u geysteen mid ka mid ah saddex qof, waxaana labada qof ee dhintay mid ka mid ah ay ahyad haweeney socoto ah. Wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga ayaa waxaa la hadal hayay labadii maalmood ee la soo dhaafay inay fariisin ka sameysanayaan xarumaha dowladda sida wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga, waxaana sidoo kale ay isla galabta fariisin ka dhigteen kulliyadii hore ee Jaalle Siyaad. Horay ayay saldhigyo yaryar uga sameysteen ciidammadaan qaybo ay ka mid yihiin Isbitaalkii hore ee Digfeer iyo Isbitaalkii xoogga, waxaana lagu wadaa inay goobo kale fariisin ka dhigtaan maalmaha soo socda. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.co Tel:002521-5573321 -
MUQDISHO: Ciidammada Dowladda iyo kuwa Ethiopian-ka oo fariisin ka dhigtay Wasaaraddii Gaashaandhigga Somalia Posted to the Web Feb 16, 17:38 Muqdisho (PP) - Ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidammo Ethiopian ah ayaa galabta fariisin cusub ka sameystay wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga, halkaasoo ay haatan ku sugan yihiin. Markii ay galabta soo dageen halkaas ayaa waxay ku dileen ruux qori watay oo ay ka shakiyeen iyadoo sidoo kale la sheegay inay rasaastii xoogga badnayd ku dhacday haweeney iyadana goobta maraysay, waxaana dhaawac ay rasaastaas u geystay hal qof oo kale. Ciidammada fariisinka ka sameystay Wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga ayaa waxaa la hadal hayay labadii maalmood ee la soo dhaafay inay fariisin ka sameysanayaan xarumaha dowladda sida wasaaraddii hore ee Gaashaandhigga, waxaana sidoo kale ay isla galabta fariisin ka dhigteen kulliyadii hore ee Jaalle Siyaad. Sidoo kale waxay ciidammo kale oo aad u xoog badan watana gawaarida dagaalka iyo dabaabado u gudbeen dhanka Isbartiibadii hore ee Istadium Muqdisho halkaasoo la sheegay inay ka sameysanayaan fariisin kale oo cusub. Ciidammada Ethiopian-ka iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay toddobaadkan horraantiisa ka dhigteen fariisin cusub Isbitaalkii Digfeer oo ay hadda daggan, yihiin, waxaana madaafiic lagu tuuray shalay halkaas ay dhaliyeen khasaaro xoog badan markii ay ka bixiyeen jawaab kulul oo madaafiic ah. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
BAYDHABO: Madaxweyne Yuusuf oo wareegto uu ku mamnuucayo dhoofinta Dhuxusha iyo jarida dhirka ka soo saaray Baydhabo Posted to the Web Feb 16, 12:23 Baydhabo (PP) - Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ee Baydhabo ayaa lagu sheegay inaan dalka laga dhoofin karin wax dhuxul ah; isla markaana la joojiyo xaalufinta dhirta. Wareegtadaan ayaa waxaa lagu sheegay inay dowladda federaalka Soomaaliya si weyn uga walaacsan tahay xaalufinta lagu hayo dhirta Soomaaliya, waxaana dowladdu ay uga digta kuwa wada jaridda dhirta iyo dhoofinta dhuxusha inay ka digtoonaadaan howlahaas dhoofinta dhuxusha ah. Sidoo kale waxaa lagu sheegay in ciidammada dowladda ay si toos ah iyo si aan toos ahayn uga hortagaan dhoofinta dhuxusha isla markaana ay baaritaanno ku sameeyaan goobaha dhigta laga jaro, ayna tallaabo ka qaadaan kooxaha wada jaridda dhirta iyo dhoofinta dhuxusha. Wareegtadaan lagu mamnuucayo jaridda dhirta iyo dhoofinta Dhuxusha ayaa waxay noqonaysaa middii ugu horreysay oo ka soo baxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana tani ay u muuqtaan inay dowladdu xoogga saarayso inay joojiso waxyaabaha sharci darrada ah oo dhan. Dhanka kale, Wareegtadaan ayaa waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ay ka socdaan dekedaha macmalka ee Ceel-cadde iyo Dekedda Baraawe dhoofinta dhuxul aad u fara badan oo ay dhoofinayaan ganacsadto Soomaaliyeed. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
-
Dowlada Federaalka oo mamnuucday Dhoofinta Dhuxusha Last Updated::2007-02-16 17:03:22 Baydhabo:- Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed ayaa lagu mamanuucay dhoofinta dhuxusha. Wareegtadan ayaa lagu sheegay in ay mamanuuc ay tahay Jarida dhirta iyo waliba Dhoofinta dhuxusha. Wareegtadan ayaa ah tii ugu horeysay oo ay Dowlada Federaalka kasoo saarto dhuxusha la dhoofiyo oo dhibaato weyn ku haya dhulka Soomaalida, dhinaca cimilada/roobabka iyo waliba daadka. Koonfurta Soomaaliya ayaa ah mid laga dhoofiyo dhuxusha gaar ahaan magaalada Baraawe iyo Kismaayo oo horey looga dhoofin jiray dhuxusha laga jaro dhulka Soomaaliyeed. Maxaakiimtii laga saaray dalka ayaa hada kahor isku dayey in ay joojiyaan dhoofinta dhuxusha inkastoo aysan arrinkaasi ku guuleysan maadaama ay Ganacsato taageera Maxaakiimta ay kamid ahaayeen kuwii dhoofin jiray dhuxusha. Maamulka Puntland ee Gobalada Waqooyi Bari ayaa sidoo kale horey u mamnuucay dhuxusha. Inkastoo aan gobalada Puntland laga dhoofin dhuxusha ayaa hada dhawaan wareegto kasoo baxday maamulkaasi lagu sheegay in ay jiraan dhir la jaro, isla markaana loo baahan yahay in laga hortago. Hussein Farah HorseedNet.com
-
Madaxwaynaha Soomaaliya oo mamnuucay dhoofinta dhuxusha 16.Feb. 2007 Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf ayaa soo saaray qoraal digreeto ah oo uu ku mamnuucayo dhoofinta dhuxusha iyo gubidda dhirta. Digreetada madaxwaynaha ayaa waxaa ku xusnaydd markii uu arkay qatarta ka imaan karta xaalufka deegaanka, markii uu tixgaliyay afkaarta waxgaradka Soomaaliyeed, aqoon yahannada , culimada iyo dhammaan shacabka, markii uu qiimeeyay talada maamullada gobollada, degmooyinka inuu ku dhaqaaqay go'aankan. Waxaa madaxwaynuhu in hawsha ciqaabta dadka go'aankan bar bar mara inay u taallo wasaaradda arimaha gudaha ee dawladda federaalka Soomaaliya. C/laahi Yuusuf wuxuu sidoo kale sdheegay in khatar ba'an ay kusoo fool leedahay deegaanka dalka Soomaaliya, dawladdana ay tallaabadan u aragto mid lagama maarmaan ah. Digreetada madaxwaynaha ayaa kusoo beegmatay xilli si dar dar leh dalka oo dhan ay uga socoto dhoofinta dhuxusaha iyo gubidda dhirta qoyan iyo midda qallalan, taasoo hay'adaha u dooda deegaanku ay ka dayriyeen. Qorshahan ayaa u muuqan kara mid guulaysanaya haddii ay dawladda federaalku dhaqan galiso digreetada heer madaxwayne ee markii ugu horaysay looga hadlo dhowrista deegaanka. CCC Farayaamo AllPuntland
-
mUJAHID-SNM, Col Carays holds no position other than his former one as commander of Puntland troops.
-
Secondly, WHAT CABINET OF THE PRESIDENT? Cabinet= Ministerial portfolio holders Lets do a basic comparison President of the TFG=A/Y President of the ICU= Aweys Prime Minister of TFG= Geedi Prime Minister of ICU= Shariif Foreign Affairs Minister of TFG= Buuba Foreign Affairs Minister of ICU= Caddow Defense Minister of TFG= Hiraale Defense Minister of ICU= Indhacadde Commander of Army= Naaji/ Ina Libaax Sankataabte (Not the real Libaax from Sol) Commander of ICU= Ceyroow Finance Minister of TFG= Shatigaduud Finance Minster of ICU= Cadani Interior Minister of TFG= Gacmadheere Interior Minister of ICU= Not sure but there is a trend Now lets see..... THE ICU TOP Cabinet are all from one clan most from one sub sub clan THE TFG I see so spread out that it encompasses many clans from nearly all somali walks including the minority/ non ethnic somalis.
-
This type of interview goes along way.
-
Riyaale and Faisal are my two top contenders. Mujahid _SNM what would Faidal do as President to be afarid of ? do tell.
-
What if all qualified people were from clan? What would people say?
-
^^^Faisal Cali who? Or is it Mujahid Faisal Cali Warrabe
-
^^^Not to mention hundreds of civilians died inside Mogadishu when the Clan Courts fought the warlords, hundreds got injured..They never cared about the civilians then and they do not care now.
-
^^^Nicely put man, I dont hate anyone, I stand my ground and position, and this difefrence will change with time but the people shall remain insha Allah.
-
^^^Indeed they use clan and accuse others, they loot peoples property and then call themselves "shiekhs" they pretend to wage war and then run. The remarkable thing is some felt for this whole sharade and are still hoping for the return of these comedians..
-
Taako the old man has done his homework.. The reality is that Yusuf is a master at the game of politics..
-
Mogadishu: TFG troops take to the streets..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The TFG has put checkpoints across the city. Saxib,, no clan courts are coming back they are just a fad, thats all , gone with the wind. -
^^^I thought anyone who was not from Somaliland was a southerner? Anyhow we southerners who belive Mogadishu is our capital and the blue flag is ours have never agreed with you.