Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Markii Ugu Horaysay Muddadii Sanadka Ahayd Ee Uu Xilka Hayey U Socdaali Doona Boorama Iyo Ujeedooyinka Uu Salka Ku Hayo Safarkiisu Madaxweynuhu Waxa Uu Ka Qayb Gali Doonaa Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Camuud, Kulanona Uu La Yeelan Doono Odayaasha Iyo Waxgaradka Awdal Hargeysa, July 28, 2011 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maanta socdaal ugu kicitimo magaalo Madaxda gobolka Awdal ee Boorama oo ay ugu dambaysay xiligii ololaha doorashada Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 26-kii June 2010-kii. Madaxweyne Siilaanyo ayaa ujeedooyinka safarkiisa uu ku tagi doono Boorama ayaa la sheegay inuu ka qayb gali doono xaflad qalin jabin ah oo loo samayn doono Arday dhamaysatay waxbarashada Jaamacada Camuud ee gobolka Awdal, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu kulano la qaadan doonaa Madxdhaqameedyada iyo waxgaradka gobolka Awdal oo la filayo inay ka wada hadlaan xaalada guud ee wakhtigan xaadirka ah dalku marayo iyo guud ahaanba duruufaha kala duwan ee dalka ku gedaaman, inkastoo xiligii xukuumadda Siilaanyo oo hadda Gu’ jirsatay ay bilawgeedii ay talada dalka la wareegeen ay deegaanadaasi Awdal ay kala horyimaadeen dareeno saluug leh oo ku wajahan Dhinaca Saami qaybsiga xukuumadda iyo Mansabyada ay heleen. Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hogaamin doono ee socdaalka ugu bixi doona Boorama ayaa la sheegay inuu soo noqodkiisa ku hakan doono magaalada Gabilay, halkaas oo ay sidoo kale kulamo kula yeelan doonaan saraakiisha dawladda ee gobolka iyo hogaamiyeyaasha dhaqanka ee deegaankaasi ka hor inta aanu ku soo* noqon caasimada dalka ee Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkiisani uu noqonayaa gobolkii labaad ee uu muddadaa sanadka ah ee uu xilka hayey ku tago, kaas oo hore socdaalo ugu tagay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Barbara, Awdalna ay noqon doonto gobolkii labaad ee uuu booqdo, inkasta oo Madaxweyne ilaa iyo hadda aanu socdaal ugu kicitimin gobolka uu ka soo jeedo ee Togdheer muddadaa sanadka ah ee uu xilka hayey, iyadoo ay ugu dambaysay xiligii uu ololah eeh doorashada lugu jiray.
  2. It went from the uk minister is going to somalia ,,, and somaliland not in the picture at all than we heard him talking about somaliland and its progress and how he and his country is going to assist somaliland. Somalilands independence was done by its people. Foreign countries cannot Undermine our Sovereignty like they did with your somalia
  3. Loool@ the garowe police helping the gunman meeshaasi waba meel khariban
  4. No his point was that reer kaliya anay dawlad noqon karayn and he is right fuaad is right the boocama shir in 1993 the garaad clan came together to talk about their future and after that they said lets just wait and see and join what is available
  5. They obviously both want to be the chairman of the ucid political party Sultan faisals time is up as i said before and its time for new leadership Sultan faisals Knows that. He just feels he was disrespected by some of his party members Ciiro's Crew listen to his latest speech he is willing to step down as a chairman and will allow the party to elect a new chairman he just askes the new interim admin created by the Ciiro crew to be erased and to start all over.
  6. Lool Xiin the kismayo clan wars are far from over why the hell would Barre hiiraale gather a Militia from his clan and tries to Attack Alshabaab controlled areas in the lower Jubba is it for the sake of Dikir and the love he has for the Sufi Tariqas:D
  7. A_Khadar;736732 wrote: So when your clan dealders are having beef, it ain't big deal but others' is a bigooo deal.. How long you want to continue being such a cypocrate? Well ssc is the leadership of your clan Jabhad a khadar let me ask you a question do you support sabaray as a leader or xaglatoosiye.
  8. A_Khadar;736730 wrote: That is how you are trying to to cover this clan conflict up but Waraabi is saying this is my babe and no one is taking it away from me..kasheekee.. Loool what clan conflict both ciiro and waraabe are from the same subclan
  9. The Somali republic in 1964 should have invaded kenya instead of Ethiopia Kenya was weak and just gained independence the Somali republic could've easily defeated kenya in the early 60s instead they waged a war against Ethiopia.
  10. A khadar Sultan Faisals time is up Ciiro will be the next leader of the ucid party
  11. And since when was ucid the leading party of Somaliland:D oppositon party having internal beef so what big deal
  12. Showqi;736698 wrote: Dagaal, Qabiil iyo Abaaro waa waxa ummadda Soomaaliyeed dabar gooyey ee ha laga tashado saddexdaas..... Indeed clans wars wa wax laga acuudubileysto ,, abaaro na wa in allah la baryo sidi looga bixi laha
  13. Xildhibaano KaTirsan Golaha Khusuusiga Oo Ka Horyimid Xil qaadis lagu sameeyay Xaglo Toosiye(Vedio) Lasanod Onlline Tuesday, July 26, 2011 Dharkayn-Geeyo,(Lasanod Online)-Qaar kamid ah golaha Khusuusiga ee SSC ayaa siweyn uga soo horjeestey hadal maalin ka hor kasoo yeeray xubno katirsan isla Khusuusiga SSC iyo hogaamiye kuxigeenka SSC Col Cali Sabaray kaasi oo sheegayey in hogamiye Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) xilkii laga xayuubiyey Xubnaha golaha Khusuusiga oo maanta kulan saxaafada ugu qabtay tuulada Dharkayn oo katirsan gobolka Sool ayaa waxay shaaca ka qaadeen in uu sharci daro ah ahaa hadalka ay warbaahinta ka jeediyeen qaar kamid ah Khusuusiga iyo hogaamiye kxuigeenka SSC col Cali Sabarey. Kulanka maanta oo ay fadhiyeen 6 xildhibaan oo katirsan golaha Khusiiga ayaa laga soosaaray qodobo lagu burinayo qodobadii ay soo saareen xil xildhibaan oo hore kulan ugu qabtay magaalada Dahrkayn Geenyo,xildhibaanada maanta kulanka qaatay ayaa waxaa kamid ahaa. 1. Xariir Awcali 2. Faarax Maxamed Seed (Fircoon) 3. Jaamac Siciid X Cige (Gacan) 4. Cismaan Faarax Caliyey 5. Shabac Axmed Calidhuux 6. Maxamed Ismaaciil Odowaa (Afar-indhood) Dhamaan xildhibaanadaasi ayaa isku raacay in hogaanka uu hayo md Saleebaan Ciise Axmed waxaana ay sheegeen in hadalkii kasoo yeeray xildhibaanada kale uu ahaa mid kala fogaynaya dadka SSC. Si kastaba ha ahaatee hadaladan kasoo kala yeeraya xildhibaanada SSC ayaa muujinaya khilaaf xoogan oo xiligan soo kala dhexgalay xildhibaanada khusuusiga SSC.
  14. Members of both Chambers approves the chairman of Supreme Court Posted on 26/07/2011 Hargeisa (JSLTimes.com) -Members of both chambers of Somaliland parliament (the representatives and the elders) today held a joint session at the parliamentary premises and approved overwhelmingly the chairman of Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali. This joint session was attended by hundred and nine members of both chambers of Somaliland parliament. The session was presided as usual by the parliamentary speaker Mr. Abdirahman Mohamed Abdilahi known as ‘Cirro’. The educational background and experience of the new chairman of Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali was read. Later on, the voting process started. Hundred and seven members voted in favor of approving the newly appointed chairman to the post of the head of Somaliland Supreme Court. One member voted against the chairman and the parliamentary speaker did not cast his vote. There was no vote abstaining that was reported. Finally, the chairman of Somaliland Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali is approved with overwhelming majority. It was recent when president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as ‘Siilaanyo’ dismissed from his post the former Supreme Court of Somaliland and appointed Mr. Yusuf Ismail Ali Who already assumed responsibility of running affairs of the Court in an honest and fair fashion
  15. UK Minister:”Our government has commited over a 100 Million pounds over next 4 years for Somaliland” During the visit to Somaliland, Mr. Bellingham took the opportunity to address the Somaliland House of Representative. In his speech, the minister stated the United Kingdom will support Somaliland’s continued efforts toward social development, national stability and security, good governance and the fight against terrorism and piracy in the region. Mr. Bellingham, Minister of State for African Affairs, congratulated the members of both chambers of the Somaliland parliament on their efforts to strengthen democracy in the country and their commitment to the principles of democracy and accountability.
  16. A khadar TFG officials whether they are from borama burco berbera hargeysa Laascanood ceerigaabo cannot come to Somaliland end of story they are nobodies irrelevant if you think you can compare the Likes of Mahad cambaashe with Abdikarim you are wrong , if you think they can make a difference feel free;)
  17. I dont see how you can compare the so called TFG defence Minister with the Likes of Col Caydiid dha dhable the man second in command of the Armed forces (Ciidanka qaranka). Is it possible for the TFG defence minister to set foot in hargeysa where he is from is it possible for him to have Soldiers from his clan that are supportive to his TFG cause. Can he organize a gathering for his clan elders some where in salahlay in support for his TFG nonsense.
  18. A_Khadar;736625 wrote: Isn't it the same as what happened in s/l when created these littile tuulos and called them as regions for each subclan such as oodweyne, saraar, salaal, ficiis etc.. Or the terms, state and gobol, have different meaning for you?? oodweyne can't be a gobol but cayn can looolz
  19. A khadar refusing or sharing a nation with Koonfurians that does not equal hate it just means the People of Somaliland do not have the same aspirations as the people of Somalia.Pointing out that the garaad clan cannot unite Under one Banner or is not willing to unite for his own intentions. If Xaglatoosiye could not convince his own Uncle Caaqil Mahamuud haji Cumar Camay to support him if Cali sabaray Could not convince his own uncle Caaqil Axmed Hoolif to support him. This shows either that the ssc jabhad leaders do not want an entity of their own or are just after political representation in both Somaliland and in the garowe clan enclave we shall see the next coming months how ali sabaray leads the Jabhad.
  20. Read more http://www.togaherer.com/2011/07/26/waxqabadka-sannadka-koowaad-ee-xukuumada-2010-2011/