-
Content Count
30,222 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland President Siilaanyo: one year in power
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waxqabadka Sannadka Koowaad ee Xukuumada 2010-2011 26/07/2011 Wasaaradda Arrimaha Debedda 1. - Waxaa bishii Koowaad ee sanadkan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ka qayb gashay shir-goboleed ay IGAD ku qabatay Adis-abeba oo lagaga hadlay Arimaha mandaqada Geeska Afrika. Waa markii ugu horeeysay ee ay Xukuumad Somaliland ka qayb gasho Shir-goboleed ay IGAD abaabusho, waxaanay Somaliland madashaasi ka soo jeedisay Qorshayaasha iyo Himilooyinka Qaran ee Somaliland ee dhinacyada Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bulshada iyo Nabadgalyada. Isla Bishii Koowaad ee Sanadkan, waxaa u suurogashay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland in ay si dadban aragtideeda siyaasadeed u gudbiso shirwaynihii ururka Midowga Afrika uu ku yeeshay Sanadkan Magaalada Adis-abeba. Somaliland waxay fariinteeda siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ku wajahan Geeska Afrika iyo Himiladeeda Siyaasadeedba u marisay shirwaynaha Masuuliyiinta Urur Goboleedka IGAD oo madasha Shirwaynaha ka dhex-akhriyey, waxaana arintaana ka unkamay xidhiidh cusub oo hor leh oo dhexmara Urur goboleedka IGAD iyo Somaliland. Bishii Labaad ee Sanadkan waxaa Somaliland Booqasho rasmi ah ku yimid wafti ka socda Urur Goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee fulinta IGAD. Waxay masuuliyiinta IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ay ku heshiiyeen nidaam iskaashi oo ay Somaliland iyo Urur Goboleedka IGAD ka yeelan doonaan talo-wadaag, iskaashi, iyo xidhiidh dhexmara labada geesood. Waa markii koowaad ee wafti meeqaamkaa leh oo ka socda Urur Goboleedka IGAD uu ku yimaado Somaliland. Waana markii ugu horeysay ee iskaashi iyo wada-shaqayni dhex marto Dawlada Somaliland iyo Urur Goboleedka IGAD. Bishii Labaad ee Sanadkan waxaa Somaliland booqasho hawleed oo rasmi ah ku yimid 17 danjire oo ka kala socda wadamo ka tirsan Yurub, Aasiya iyo Afrika. Dalalka Safiiradan ay ka socdeen waxaa ka mid ahaa wadamada Japan, brazil, Turkiga, Spain, Holland, Belgium, Finland, oo dhamaantood ahayd markii ugu horeysay ee ay wadamadaasi booqasho rasmi ah ku yimaadaan Somaliland. Waxay booqashadani dhalisay xidhiidh ugub ah oo u bilawda Somaliland iyo wadamada ay ka socdeen Danjirayaashaasi. Dabayaaqadii Bishii labaad ee Sanadkan waxaa ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland marti-galisay oo booqasho rasmi ah oo shaqo ku yimid wafti sare oo ka socda Dawlada Norway oo uu hogaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Norway oo ay weheliyaan Masuuliyiinkale oo ka socda Dawlada Norway. Booqashada waftigani ay abuurtay xiiso horleh oo ay Qadiyadda Somaliland ka heshay Wadanka Norway, oo ay ugu horayso iskaashiyo la xidhiidha la dagaalanka Budhcad-badeeda, horumarinta caafimaadka, iyo Nabadgalyada. Bilawgii Bishii sadexaad ee Sanadkan waxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ku guulaysatay codsi ay u jeedisay in Ingiriisku u soo diro Wafti sare Somaliland, waxaana Dalka booqasho rasmi ah ku yimid Wasiirka Wasaaradda Mucaawinada Dibada iyo Iskaashiga ee Dawladda Ingiriiska. Intii uu wasiirku joogay Somaliland waxaa uu *****lka ka qaaday in ay Dawladiisu ay Sadex-jibaartay Mucaawinadii ay siin jirtay Somaliland oo lagu soo daray Dalalka ay Dawlada Ingiriisku sida rasmiga ah u taageerto, waxaa kale oo uu wasiirku sheegay in ay samayn doonaan Sanduuq Dhaqaale oo ay si wada jir ah Dawlada Ingiriiska iyo Somaliland u wada maamulaan, oo lagu shubo qayb ka mid ah mucaawinada Ingiriiska. Waa masuulkii ugu darajada sareeyey ee abid yimaada Dalka tan iyo intii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska. Isla bishii sadexaad ee sanadkan waxaa Somaliland si rasmi ah loogu casuumay oo ay ka qayb gashay shirwayne caalami ah oo ka dhacay Dalka Ingiriiska kana soo qayb galeen wadamo tiradoodu kor u dhaafayso 16 dal, oo lagaga hadlayay nabadgalyo darada ka jirta Geeska Afrika ee ka soo unkamaysa Soomaaliya iyo sidii loo yarayn lahaa Saamaynta ay Nabadgalyo-daradaasi ku leedahay Geeska Afrika iyo Bulshada Caalamkaba. Waftigii ka socday Somaliland wuxuu shirka ka soo jeediyey Khudbad nuxurkeedu taabanayay Aragtida Xukuumadda Somaliland ee ku wajahan wax ka qabashada Xasilooni Darada ka aloosan Mandaqada Geeska Afrika. Waxaa kale oo ka mid ah Hawl-galada fulay Wasaaradda in ay dib u soo celisay xidhiidhkii Diplomaasiyadeed ee wadanka Jabuuti, waxaana dib loo furay xafiiska wakiilka Somaliland ee Jabuuti oo hadda si buuxda u shaqeeya. Waxaa kale oo ay Somaliland markii ugu horeysay taariikhda ay xafiis ku yeelatay Dalka Kenya oo iska dhawaan la furay. Wasaaradda Arrimaha Debedu waxay hirgelisay inay Somaliland si rasmi ah loogu casuumo looguna sharfo ku dhawaaqidii koonfurta Sudan, taasi oo noqotay fursadii ugu waynayd ee Somaliland ka hesho inay fariinteeda gaadhsiiso waddamo badan oo dunida ah, waxayna arrintaasi wax badan ka bedeshay wadamada Afrika qaarkood, kuwaasoo bedelay mawqifkoodii ay ka haysteen Somaliland, Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadduna waxay halkaasi kula kulmeen wufuudii kala duwanayd ee beesha caalamka ka kala yimi. Waxaa kale oo Madaxweynuhu kula kulmay Magaalada Addis Ababa intii uu ku jiray Safarkiisa Koonfurta Suudan Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Ingiriiska Mr. William Hague oo Ethiopia booqasho ku marayay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha 2. NABADGELYADA: a)- Shirarkii nabadda ee Widhwidh b) kuwii SSC-da c)- shaqaaqadii Kalshaale d) Ceelbardaale e) Booliska Waxqabadka Ciidanka Booliska Dembiyadii Dhacay Saddex Biloodka April/June/2011 Bilaha Maxkamad Xukun Heshiis Been Baadhis Total April 2011 610 195 537 186 132 1465 May 2011 580 212 564 178 121 1443 June 587 254 622 338 60 1587 f) ciidanka ilaalada xeebaha 11 laash oo loo dayactiray saldhigyada Berbera, maydh, Saylac iyo Lughaya Waxa la dayac tiray dekedda dabbaalata ee laashshka berbera -tababar isgaadhsiinta ah oo ay ka soo qaybgaleen 30 askari ciidanka ilaalada xeebaha -dhammaystirka qorista ciidan cusub oo ilaalaada xeebaha ah -dayactirka iyo dhisme cusub -budhcad badeed la qabtay. -Bishii Afraad waxa taliyaha ciidanka ilaaladu u baxay xeebta ilaa laaso surad isagoo siimaray xeebta bada, isla bishaa afraad abaanduulaha ciidanka ilaalad ayaa kormeer ku tegay xeebta galbeed ilaa lawyacado. -Waxa la dhamaystiay qorista ciidan cusub oo ilaaladu yeelato. -Waxa la dayactiray dhismaha ciidanka ilaalada xeebaha ee demada Saylac, -Waxa la dhisay hangar furusta lau siiyo ciidanka dhibooga ah ee cusub. -Waxa dusgisa cusub ee dhibooga loo sameeyy musqulo iyo barkado biyaha lagukeydiyo. -Waxanu fashilinay fal ay budhcad badeed rabeen inay inay xeebaha Saylac kaga afduubaan doonyo kalluumaysi. g) laanta socdaalka Waxa la xakameeyay tahriibta dadka ka dib markii ay iskaashi la samaysay Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Ciidanka Xuduudaha Bariga Jooga. 2. Dhismaha Xafiis laanta socdaalka ee Saylac oo hada socda 3. Waxaa la sameeyay data base lagu kaydiyo nidaamka Baasaboorada Somaliland. h) Miinada wadanka laga sifeeyay Walxaha qarxaha ee ay Hay’addu soo ururisay ü April Miinada lidka dadka 4 xabo ü Noocyada loo adeegsado qaraxa 90 xabo ü Tim Pump 5 xabo ü Pump faal 2 xabo Dhulka laga sifeeyay walxaha qarxaha April ilaa june Hargeysa Air port 32,966mitir Square -
Somaliland parliament approves new head of supreme court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mudanaaysha Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkamada Sare. Hargeysa (Ramaas) July. 26, 2011- Fadhi wada jir ah oo ay maanta isugu yimaadeen labada aqal ee uu baarlamaanka ka kooban yahay ee Guurtida iyo Wakiilada ,ayaa lagu ansixiyay guddoomiyaha maxkamada sare Yuusuf Ismaaciil Cali oo uu magacaabay bishii hore Madaxweyne Siilaanyo. Fadhiga ay yeesheen labada gole waxa shir-guddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo dhinac fadhiyeen afarta guddoomiye ku xigeen ee Guurtida Wakiiladu, waxaana fadhigan ka soo xaadiray 109 mudane oo ka mida 164 xildhibaan oo ah isku darka ay tirada labada gole ka kooban tahay. Waxa ka dib markii uu xog-hayaha golaha wakiilada akhriyay warqad magacaabida guddoomiyaha maxkamada sare ee uu saaray Madaxweyuhu iyo macluumaadka la xidhiidha taariikhdiisa aqooneed iyo khibrad shaqo, waxa la gudagalay codbixinta ansixinta, waxaana ogolaaday 207 mudane, waxa diiday 1 mudane, cid ka aamustay may jirin guddoomiyuhuna muu codayn sidaas ayaana lagu ansixiyay. -
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Liibaan we are not haters we are just rational thinkers , Liibaan your clan has deep internal conflict which is actually unnecessary if you have common enemy. There is no religious differences between Garaad Community like other Jabhads in the past like the EPLF and ELF so what is really causing this internal dispute i can think of one thing its that your clan deep inside the majority of the garaad clan do not want their own entity or self rule other wise your elders would've supported the Jabhad but on the contrary they rather stay with Garowe leader Faroole. -
Somaliland parliament approves new head of supreme court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Labada Gole oo Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkammada Sare Hargeysa(Waaheen)- Mudanayaasha labada Gole ee Guurtidda iyo Wakiiladda (Baarlamaanka) ayaa manta si wada-jir ah u ansixiyay Guddoomiyaha cusub ee uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Maxkammada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali. Fadhiga maanta oo uu Shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayay goob-joog ka ahaayeen 109 Mudane ayaa waxa ogolaaday ansixintiisa 107 Mudane, hal Mudane uu diiday Guddomiyuhuna muu codaynin. -
Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo hortagaya Fadhi ay yeelanayaan Goleyaasha sharci dejintu July 25th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta sheegay in Mudaneyaasha labada aqal ee Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiiladdu) ay maalinta bari yeelan doonaan fadhi wada jir ah oo ay ku ansixinayaan Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada Sare Md. Yuusuf Ismaaciil Cali. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu soo saaray Maanta waxaanu xusay in Mudaneyaasha labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland lagu wargelinayo fadhi wada jir ah oo ay yeelanayaan Guurtida iyo Wakiiladda oo lagu ansixinayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo uu Madaxweynuhu ansixintiisa ka soo dalbaday Goleyaasha sharci dejinta. Guddoomiyuhu waxa uu Mudaneyaasha ku wargeliyay inay ka soo qeyb galaan fadhigaasi wada jirka ah isla markaana ay wakhtiga dhowraan. Guddoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa dhawaan Madaxweynaha Somaliland magacaabay ka dib markii xilka laga qaaday Garsooreyaashii iyo Guddomiyihii Maxkamada Sare oo loo tirin jiray inay xudun u ahaayeen cabashooyinkii shacbiga ee la xidhiidhay cadaalad darrada hadhaysay maxkamadaha dalka.
-
dee ma shapeka laga yara badalo wa iska cadi marka
-
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
I don't think there is deep hatred with in the garaad clan but there is just internal competition like all the Somaliland clans its just they take it a step further. if we look back in history before the rise of the Mullah the king makers of the garaad clan were mainly from (fiqifuliye sarmaanyo xudun ) Community the cali duulanes afxakames and Sicid qamaxs. During the years of the Mad Mullah there was a shift of power towards the Buhoodle Community the Cali dhuuxs the Ismacil mires ducaale fagaases the Cali garaads eventhough he was from laascanood but shares a common lineage with the Buhoodle folks and During the civilian goverment in the sixties the Buhoodle Community was still the dominant group. And during dictatorial regime of General Siyaad bare the likes of Axmed selebaan dafle and the Ilma Ali shires became the leaders of the Garaad clan, another Shift of power for 21 years. And after the collapse of the state they are still bickering now internal feud is not necessary and not even possible if you are facing a common enemy. But i can conclude that the Garaad clan believe that there is no occupation in their region thus they continue their internal clan struggle. Also i don't see the comparison between the oodweyne folks and the garaad clan other than living in the sool sanaag regions together,, the oodweyne Community is better organized Clan wise. And politically they are far better organized eventhough they live spread throughout Somaliland. -
Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Warshadii Ugu Horreysay Ee Laga Hirgaliyey Gabiley Madaxwayne ku xigeenku waxa kale oo uu xusay in ay ugu haboontahay(Daawo Sawiro) Gabiley(GNS)-Madaxwayne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Warshad Cusub oo soo saari doonta Biyaha Saafiga ah. Kaasi oo laga hir galiyey Duleedka Galbeed ee Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley. Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay furitaankii Warshada, ayaa ku qabsoontay Gudaha Dhismaha Warshadu taalo, taasi oo ay kala soo qayb galeen Madaxwayne ku Xigeenka, Wasiirada Isgaadhsiinta iyo Ganacsiga, Xubno Xildhibaanada Golaha Wakiilada ah, Qaar ka mid ah Mulkiilayaasha Shirkadan, Culimaa’udiin uu ka mid yahay Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim, Salaadiin iyo Marti-sharaf kale oo badan . Xafladan Xadhig-jarista ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ugu horreyn ka hadlay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil oo si wayn ugu amaanay Mulkiilayaasha Shirkada oo uu ku sheegay in ay Gabiley ka furtaan Warshadan, waxaanu farta ku fiiqay in ay taasi dheeli tirayso Gobolada. isla markaana ku hambalyeeyey, waxaanu sheegay in ay ka maamul ahaan soo dhawaynayaan, sidoo kalena dhiiri-galinayaan Horumar kasta oo Dalkani ku tallaabsanayo. Madaxwayne ku xigeenku waxa kale oo uu xusay in ay ugu haboontahay in Maal-galinta loogu horreysiiyo xaga Wax-soo saarka Beeraha, iyo in Nidaamkii hore wax laga badalo isaga oo arrintaa ka hadlaya waxa uu yidhi:-‘Waa in Dadkeenii Aqoonyahanka ahaa ee Cilmiga dibadaha ka soo kordhistay, ee Aduunka ka soo kordhistay waa in ay wax ka badalaan Beertii uu Shalay ka tagay ee Hadhuudhka iyo Galaydii yarayd ee aynu beeran jirnay, iyo Sicii yaraa ee la daba-joogayey. Sida aynu wax uga badali karnaanaana waa Beertii aynu Roobka la sugaynay in aan Dhaamam u xidhnaa oo Lacagta aynu ku bixinayno Jagada 150,000$ (Boqol iyo Kontonka Kun ee Dollar) iyo Gaadhiga 100,000$ (Boqolka kun ee Dollar) aynu u weecino dhaamamka si aynu u soo saarno Waxsoo saar Muuqda’. Ayuu yidhi Madaxwayne Ku Xigeenku. Waxaanu hadalkiisa ku daray:-‘Marka hore hawsha waa la gala, waxaanay muhiimadu tahay in la ilaaliyo Sharciyada Shirkada gudaheeda iyo Maamul wanaageeda, si Khilaafka la iskaga ilaaliyo oo aanu Muran u iman. Dadkeenana waxaad moodaa in ay u soo bislaanayaan wax wada lahaanshihii’. Ayuu yidhi Mudane Saylici . Maamulaha Shirkada Mina ee Biyaha Dr Cismaan Aw Yuusuf Magan oo Isaguna halkaa ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey Warshadani inta Qof ee ku midoobay, Ujeedada ay u Aasaaseen, sida ay u shaqaynayso iyo heerarka ay Marayaan. Isaga oo arrimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi Dr ku:-“Waxaa Warshadan ku midoobay ilaa Lix Qof oo Qurbe-joog u badan, Sadex ka mid ah waa Maqan yihiin, Sadex kalena waa joogaan, Ujeedada aanu u aas-aasnayna waa si ay Muwaadiniintu uga helaan Shaqo oo ilaa hada waxa ka hawl galay ku dhawaad Sodomeeyo Qof oo u badan Reer Gabiley”. Ayuu yidhi Dr Cismaan. Waxaanu hadalkiisa ku daray:”Laba jeer ayay Warshadani sifaynaysaa Biyaha ilaa Caagada la maydhana laguma shubayo Biyaha. Waana Warshad nooca ugu casriyeysan”. Waxa isaguna Munaasibadan Xadhig-jarista ah ka hadlay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Dr Axmed Xaashi Oday. Oo tilmaamay Fursadaha ay dheertahay Shirkadani Shirkadaha kale ee Dalka, isaga oo Arrintaa ka hadlaya waxa uu yidhi:- ‘Wajaale waa Saylada ugu wayn ee Ganacsi, waxaana laga helaa Biyaha Shirkadaha dhamaantood, Shirkadani way ka fursad fiicnaanaysaa kuwaa kale oo dhan, Sababta oo ah kuwaa kale oo dhami Nool dheer ayay soo galayaan. Taasina waa idiin Fursad ee ka faa’iidaysta Todobaatanka Milyan ee aynu la jaarka nahay ee Itoobiya’. Ayuu yidhi Axmed Xaashi Oday. Waxa Isaguna halkaa ka hadlay Wasiirka Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska C/risaaq Khaliif oo isaguna ku dheeraaday Siyaasada ay Dawladu ku qaabilayso Maal-gashiga Muwaadiniinta iyo Muhiimada ay leedahay in la maal-galiyo Dalka oo uu ka xusay in Fursado Shaqo oo badani ka Abuurmayaan Dalka oo Muwaadiniin badani ka hawlgali doonaan. Waxaanu Carabka ku dhuftay in Dawlad ahaan soo dhawaynayaan. Waxa Iyaguna halkaa ka hadlay Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe, Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim, Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, Caaqil Axmed C/laahi Xareed, iyo Oday Cabdi Aw Cumar Kulmiye, Maamulaha Shirkada Mina ee Biyaha Dr Cismaan Aw Yuusuf Magan oo Isaguna halkaa ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey Warshadani inta Qof ee ku midoobay sida ay u shaqaynayso heerarka ay Marayso iyo kala duwanaa ee ay
-
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Another Reer Nugaleed welcoming the replacement of the clan Jabhad leader i am not sure how this will end up knowing the internal dispute with in the garaad clan. This is the First time in the modern History of rebellion that there is a such a big political gap between the clan rebel leaders and the so called Khusuusi. And the never ending internal bickering which will eventually lead to more division, things that cause the division are simply the majority of the clan elders not supporting the jabhad, the diaspora are getting tired of the endless ssc songs and the majority of them stopped sending their hard earned money. On the other side you will have ssc leadership signing peace deals with the Somaliland government as we have seen in widhwidh (shirki Guleed). Some say bribery caused some of the defection of the khusuusi leadership. Even if that was the case the leadership of the khusuusi do not have the feeling that there is an occupation in their region, but are merely looking for representation with in the Somaliland government. -
Ex-Prime Minster sees ‘cold war’ between Sudan, South
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I will watch for a while halkay ka degto -
Thankful;736427 wrote: So true, the secessionists contribution to Somaliaonline, by reporting news concerning Puntland, the TFG and their enclave is cause for great celebration. You wouldn't see these many Djibouti's or other different nationalities posting like this. Taleexi talked about Somalis and their imaginary union and thankful responded and talked about Somaliland proving that Somalilanders are the only real Somalis.
-
Somaliland will protect its waters from pirates and we will not stop doing that. On the other hand Xiinfanin supports his pirates clan cousins. Somaliland government will only capture and put behind bars the pirates who trespass our waters. Pirates that operate beyond our waters caught by nato and international warships will be put some where in seychelles or kenya.
-
The tittle is of the topic is Somaliland the Former British Colony that shows Africa doesn't need our Millions to Flourish In the mean time the world (international community) spends Millions of dollars to keep 12000 negro mercenaries in Somalia his country but moonlight thinks they are his Kin and protecting Sheikh dalxis imaginary throne.
-
xiinfaniin;736379 wrote: Xaaji Xunjuf, horta gabaygii aan kuu tiriyey maxaad uga soo jawaabi weydey :D. Xabisyadan xun xunkaa ood dhisaysaan waxaan ka baqayaa in kharaasinadu idinku carooto ood ganacsiga iska xayirtaan ninyahow War gabaygi waan ka jawaabay laakin waaidigi so rogaal celin wayey wali waan sugaya inad hadana tix yar so dhigtiid sidaadi,,, As for ganacsiga war maanta warkan so dhigay maad eegtiid ganacsigi magaladaa berbera oo heersare marayaa, tuugta wala xidh xidhaya Madaxweyne Siilaanyo khudbadi u barlamaanka u jeediyey manad dhegeysan.
-
Lool Xiinfanin is funny he said that we should just let the pirates do their thing and wait till Somalia rises up from the ashes. In the mean time Somaliland coast guards and other countries in the horn should just sit still and and wait for sheikh dalxiis and Cabdi cawar to build a navy to protect their waters against piracy.Well the world is not going to wait for Somalia or it's illegal clan enclave in garowe who are very much involved in piracy activities as duke explained earlier.
-
Piracy is a problem not only for somaliland but the whole region and Somaliland government will not stop fighting against thugs and other criminals who are committed to piracy. The Prisons are not fake they are real there is another Prison under construction right now in Somaliland by the end of this year it will be finalized the Dutch Government along with the EU are funding it.
