-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun may allah bless his soul sad day for the kulmiye supporters he was a hard working man. And a good man ilahay janada haka waraabiyo keyse xassan cige
-
Thankful dear pirate this is not about me or seccesionist nor is this about Mujahid Siilaanyo burco or any other stuff related to that As for making topics about Somalia why not Somalia politics is interesting everyday something will happen alshabaab might invade a tuulo or the TFG will take it back from them. Or faroole will say something funny and call an MP a doqon xun oo mucaraad ah or garowe navy forces are being trained in melez zanawis swimming pool. Somaliland politics is quiet boring if we are not having elections or not celebrating our 20 years anniversary as an independent state. And our other neighbour Djibouti politics is boring as hell two . That leaves only Somalia
-
Thankful;734548 wrote: your topic should be concerned with the tribal fighting taking place in Burco, where people are butchering each other. tribal fighting in burco i am not aware of that any way lets stick to the topic u can make another topic about burco if you like.
-
Gooni umadi wa sidi ay iska dhigto horta suudaan calaamku horta in badan bay dagaal kula jirtay cumar xassan al bashiir mid wa iran bu la xidhay mida labad waxa weye chineeska bu keenay inay macdadanta dalkisa so saaran oo u kontrakt ku siiyey nimankan dinka na waxay rabeen inay dalkooda ba goostaan maraykanka marka u milksanayey inu keensado shirkado maraykanka hada the next cold war wil be between the US and china iyaga afrika isku qa qabsan doona ki ku awood batta. Taasi wa qodob Gooni ,, webiga nile geeska afrika siyasadisa laga ba haga miyanad sida u aqoon dalalkasi way isku xim ximinayan mid kasta wuxu raba inu meesha wax ku yeesho..Dawlada ethiopia hada wa so gaba gebeysey inay samaysato damm ka dhisato , Somalia aqoonsigeedu micne kuma fadhiyo sabab dalki ba xor maha Somalia UNITED NATIONS oo ay xil saareen uganda ayaa ka masuul ah marka micne kuma fadhido,,, dalka marku xor yahay dadkisa xor ka dhigta dadkisa u taliya sida ula soco.
-
Where did i curse Somalia or somalis don't accuse me of things i did not do, it was just a simple question who is the legitimate leader of Somalia sure musevani recognizes the TFG he is got 12000 of his troops in Somalia he removes the prime minister when ever he likes, he created the kampala accord. I agree with you Somaliya Somali ba leh but tell me who runs Somalia don't be all emotional on me dear, also lets talk about if the Majority of the people of Somalia consider the TFG as the legitimate goverment for Somalia. Ps lets stick to the topic its about the legitimate president of Somalia
-
^^^are you even muslim
-
Turkish prime minister tayyip erdogan to visit Gaza
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hebrew press: Erdogan to visit Gaza in two weeks July 17, 2011 by occupiedpalestine [ 17/07/2011 - 10:42 AM ] OCCUPIED JERUSALEM, (PIC)– Turkish premier Recep Erdogan is to visit the Gaza Strip within two weeks and meet with Hamas officials, Hebrew press reported on Sunday. Hebrew daily Maariv quoted Israeli sources as saying that Erdogan asked the Egyptian authorities to allow him visit Gaza during his Cairo trip by the end of this month, adding that Erdogan received no reply to his request so far. It said that those sources warned that such a visit would harm efforts to restore normalcy to relations between -
Erdogan to visit Gaza Commenting on circulations by media source relating an expected visit by Recep Tayyip Erdogan to the besieged Gaza Strip, Hamas considered such visit as a step to break the suffocating Israeli siege imposed on the Gaza strip for more than 5 years . Israeli sources had said earlier that Turkish Prime Minister intends to visit the Gaza Strip during the next two weeks to meet with officials from Hamas. According to the newspaper “Maariv” Israel said on Sunday that Erdogan asked the Egyptian authorities to allow him access to Gaza in the framework of his visit to Egypt at the end of this month but has not yet submitted its final response to this request. The sources warned that mentioned that such a visit would damage the prospects of relations between Israel and Turkey. Sami Abu Zuhri, the spokesman for Hamas movement, confirmed Sunday morning that Erdogan’s visit is illustration of Palestinian legitimacy that the world refuses to recognize. He stressed that the visist is an encouraging message for all presidents in the world to do the same.
-
Somaliland’s First Woman Mayor Takes Office in Gabiley City
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maayarka Gabilay Oo Sheegtay In Cashuurta Dadweynaha Laga Qaado ay wax ugu qabanayaan bulshada July 17th, 2011 Gabiley (Somaliland.Org):- Maayarka magaalada Gabiley Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis oo uu wehelinayo Xog-hayaha Dawlada Hoose C/raxmaan Nuur Abokor ayaa maanta Kormeer ku soo maray wadooyin laammi ah oo ay dawlada Hoose ka wado magaalada Gabiley gudaheeda.kuwaasi oo qaarna dhismahoodu socdo halka kuwo kalena ay dhamaad ku dhow yihiin. Maayarka magaalada Gabiley Marwo Khadra X. Ismaaciil Yoonis ayaa kormeerkaasi ka dib la hadashay saxaafada ayaa ka warantay qorsheyaasha Dawlada Hoose ee dhinaca horumarinta Gobolka iyo waxyaabaha ay ku hamiyayso in ay qabto. waxaanay sheegtay in Himiladeedu tahay cashuurta ay dadwaynuhu bixiyaan wax loogu qabto laguna horumariyo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin. “Waxaan idiinku bushaaraynayaa in Wadadan inta Ramadaanta ka horreysa aanu dhamayn doono oo Salaad Ciida aynu ku tukan doono iyada oo laami ah,” Ayay tidhi Marwo Khadar Xaaji Gaydh. Maayarka magaalada Gabiley Marwo Khadra X. Gaydh ayaa ka dalbatay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Gabiley in ay baabiiyaan meheradaha yar-yar ee cooshadaha ah ee ka hor dhisan dhismeyaasha waawayn inta aanay Dawlada Hoose tallaabo adag ka qaadin. Maayarku waxay sheegay inay dedaal u galayaan iyagoo kaashanaya dadweynaha sidii loo soo celin lahaa bilcdii magaalada Gabilay waxaanay tidhi“Beryihii hore may jirin in Guryaha laga hor dhisto Sandaqado, waxaan u malaynayaa inay tahay dhaqan inaga soo raacay Qaxootiyadii,Marka aanu dhamayno hada Laamidan waxa aynu Inaga oo reer Gabiley ah oo gacmaha is haysana aynu baabiin doonaa Sandaqadaha iyo oodaha soo dhex galay Wadooyinka Magaalada si aynu u soo celino bilicdii magaalada Gabiley lahaan jirtay ” -
Farmara how does that logic work you say i should not talk about Somalia because its not my country fair enough, than how come Yoweri musevani and the tanzanian ambassador daily talks about it do they belong to the Somalis you love?
-
So who is the Legitimate prime minister?
-
B/xaawo:Dagaal xalay bartamaha magaalada B/xaawo ku dhaxmaray dowladda iyo Al Shabaab . 17. juli 2011 B/xaawo(Allpuntland) Wararka ka imaanaya magaalada B/xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay dagaal xoog leh ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab uu ku dhaxmaray gudaha Degmada B/xaawo iyadoona madaafiic lagu garaacay magaalada. Dagaalka ayaa ku biloowday ka dib markii ciidamo ka tirsan Al Shabaab weerar ay ku soo qadaeen magaalada B/xaawo iyagoona ka hor inta aysan weerarka magaalada ku soo gelin madaafiic la dhacay saldhigyada ciidamada Dowladda ee Degmada B/xaawo. Dagaalka fool ka fool ah ayaa waxa uu ka biloowday gudaha degmada B/xaawo gaar ahaan agagaarka Saldhiga Degmada hasayeeshee lama sheegin qasaaraha ka dhashay dagaalka iyo duqeeynta aL Al Shabaab magaalada ay u geeysteen. Xaalada ayaa saaka degan iyadoona dib ay u laabteen ciidamadii Al Shabaab ee weerarka magaalada ku qaaday mana jirto war
-
Caqabad Hortaagan Ilaa Xiligan Ku Dhawaaqista Golaha Wasiirada Ee Dawladda Sheekh Shariif Muqdisho July 17, 2011 (W/wararka)- Iyada oo Sabti shalay lagu waday in lagu dhawaaqo liiska golaha wasiirada ee xukuumadda Cusub ee Raysal wasaare Dr.Cabdiweli Cali Maxamed, ayaa waxaa soo food-saaray khilaaf iyo jahwareer hor leh, kaas oo sababay in soo bandhigida liiska magacyada golaha wasiirada mar kale dib u dhacaan. Sida uu qabo Dastuurka Dawladda Federaalka u dhigan waxaa magacaabista golaha wasiirada iska leh Raysalwasaaraha oo la tashanaya Madaxweynaha, balse arrintaas ayaan ahayn mid ka shaqeysa Dawladda dhexdeeda, waxaana magacaabista iska leh Madaxweynaha, Raysalwasaaraha, Afhayeenka Baarlamaanlka, Beesha Caalamka, Wadamada Deriska ah iyo weliba Maamul goboleedyada. Raysalwasaare Dr.Cabdiweli Cali Maxamed iyo Guddoomiayaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku kala aragti duwan, islamarkaa khilaaf ka dhashay marayaa meeshii ugu xumeyd, kadib markii Afhayeenka Baarlamaanku uu u gudbiyey Raysalwasaaraha liiska uu la doonayo in ay ka mid noqdaan golaha wasiirada, Dr. Gaas ayaa la sheegay in uu aad uga cadhoodey liiska Shariif Xasan, isla markaana uu u sheegay in dawladdu ku dhisan tahay waxa loogu yeedho 4.5, oo aanu xaq u lahayn in beel aan tiisa ahayn uu u soo xulo Wasiiro, khilaafkaas ayaa la sheegay in Shariif Xasan uu garwaaqsadey, isla markaana laga gudbey. Si kastaba ha ahaatee khilaafkii u danbeeyey ee maanta hadheeyey magcaabista golaha wasiirada ayaa ahaa, cidda loo magacaabayo Wasiirka Maaliyadda, Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ku adkaystey in booskaas loo soo celiyo Beesha Digil & Mirifle, isla markaana Booska Wasiirka Gaashaandhiga dib loogu celiyo Beesha *******, Dr.Gaas ayaa ku adkaysanaya in arrinta sideeda loo daayo, isla markaana labada Wasiir ee hadda haya jagooyinkaas ay sii wataan shaqadooda, maadaama muddadii ay hayeen xilka ay si wanaagsan u guteen shaqadooda. Muddada u hadhsan in Raysalwasaaruhu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada ayaa ah mid gabaabsi ah sida uu qoraayo heshiiskii Kampala, waxaana Raysalwasaaruha shukaanta lala hayo haystaa muddo 12 cisho ah oo keliya, Wararka qaar ayaa sheegaya in Dr.Gaas uu maanta ku hanjabey in uu xafiiska banayn doono, isla markaana la ciqaabi doono cidkasta oo caqabad ku noqotey soo magacaabista Golaha Wasiirada, taas ayaa dadka qaarkiis ku tilmaameen in Raysalwasaare Dr.Gaas uu ciyaarayo turub siyaasadeed, isla markaana Shariifyada uu ka dilaayo waqtiga, uuna damacsan yahay in daqiiqadaha u danbeeya uu ku dhawaaqyo Golaha uu doonaayo in ay ka mid noqdaan xukuumaddiisa. Heshiiska Kampala ayaa amar ku siinaya golaha Baarlamaanku in muddo 14 cisho gudahood ah ay ku ansixinayaan golaha Xukuumadda, waxaana la ciqaabayaa cidkasta oo heshiiskaas jebisa iyada oo loo dhisey hay’ad dusha ka maamusha Dawladda. Sida laga bartey khilaafyadii hore ee Dawladda, waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay soo dhexgasho Khilaafka waxa loogu yeedho Bulshada Caalamka, isla markaana lagu dhawaaqo golaha Xukuumadda.
-
'Israel plans to strike Iran in September' Ex-CIA official Robert Baer believes an Israeli strike against Tehran is rather imminent; predicts US will have to get involved Ynet Published: 07.16.11, 11:19 / Israel News share Israel may mount a strike against Iran in the fall, longtime CIA officer Robert Baer, who spent 21 years in the Middle East, told a Los Angeles radio station Saturday. Baer ventured such a move will drag the United States into another major war and endangering US military and civilian personnel throughout the Middle East and beyond. Receive Ynetnews updates directly to your desktop Expert Opinion Dagan: Iran strike - only as last resort / Boaz Fyler Ex-Mossad chief warns against military attack on Islamic Republic's nuclear facilities, says regional conflict might drag Hezbollah, Syria into war. Dagan also voices opposition to returning captive soldier Gilad Shalit 'at all costs' Full story Baer spoke on the provocative KPFK Los Angeles show Background Briefing, hosted by Ian Masters. Baer didn't name sources for his prediction of an Israeli attack, but the few he did cite are all Israeli security figures who have publically warned that Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu was adamant to strike Iran, such as former Mossad Chief Meir Dagan. Baer said that "There is almost near certainty that Netanyahu is planning an attack (on Iran)… and it will probably be in September before the vote on a Palestinian state. And he's also hoping to draw the United States into the conflict," he explained. Advertisement The ax-CIA official went on to guess that the Israeli air force would attack "Natanz and other nuclear facilities to degrade their capabilities. The Iranians will strike back where they can: Basra, Baghdad," effectively forcing the US to "jump into the fight" with attacks on Iranian targets. "Our special forces are already looking at Iranian targets in Iraq and across the border (in Iran) which we would strike. What we're facing here is an escalation, rather than a planned out-and-out war...it's a nightmare scenario. We don't have enough troops in the Middle East to fight a war like that. I think we are looking into the abyss," he said.
-
Watch here http://www.bbc.co.uk/news/world-14171050
-
Boondheere than how come faroole will appoint the Ministers of the so called government of Sheikh sharif if he is just a regional president it could it be that they are all regional presidents because the port revenue tax in bosaaso doesn't not fall into the pockets of Sheikh sharif. And the Mogadisho port revenue tax doesn't fall into the pockets of faroole.There are only 3 embessies in mogadisho djibouti Ethiopia and india , there aren't any western embassies in Mogadisho like that of the United states United kingdom sweden canada germany france etc.
-
News of the two earliest recognitions of the new nation broke at a banquet which president Mayardit hosted a state house the night before attended among others by the preisdent of zimbabwe, eritrea the saharaoui arab democratic republic, Somaliland and the secretary general of the united nations. waynaka
-
Maya gooni meesha waxa maraysa wax sharci ah ama qaanun ay dhigteen nimanku afrikaanku maha iska goo Banghazi ,, Meesha qanuunka afrikanku wuxu sheegeya in Afrika ahaato sidi isticmaarku ugu ga tagay. Tasay oo wada dhigteen,,oo ay wada sharcieysten ,Ethiopiana wa dal anu jaarnahay marba wixi maslaxad ugu jirta Somaliland ba lugu dhaqaqaya. Masaaridu iyadu waxay jeclaan lahayd inay Somalidu askar u noqdaan oo ay xabashi la dagalaaman dabeedna iyaduna ay webiga nilka dhuuqdo. laakin wadamada, afrika eeh wabiga nileku maro ba arinta ka biyo diiday dawlada melez zanawi talabo bay ka qaday wasiirka arimaha dibada eeh masaridu wuxu sheegey siyasadi Somalia iyo Somaliland ay kula dhaqmi jireen waxbay ka badalayan. Dawladi xusni mubarak wadnahay farta ku haysey wikeleaks ba qarxisay oo waxay u ogaatay in ay maraykanku so fududeeynayo kala goointi Jamhuuriyadi hore eh Somali eeh burburtay 1991 Siyasadu aniga waxay i sheegeysa jaarkaga nabad kula noolow ha noqoto Somalia Jabuuti iyo Ethiopia iyo yemen wixi maslaxadada na ka shaqe wixi qaranimadada iyo jirtaankaga diidan na wa cadawgaga kobaad. 2007 Midowga afrika waxay casuntay madaxweynihi hore daahir rayaale kahin shirki afrikan unionka qadiyada Somaliland na madaxweynaha rwanda paul kagama ayaa golaha hor keenay in la casumo Madaxweynaha Somaliland misana qadiyada Somaliland u noqdo qodobada shirka la isla so qaadanayo.. Shirka cidi ka baxday ma garanaysa waxa ka booday shirka madaxweynaha Masar Xosni Mubarak iyo Madaxweynaha sudan Cumar xassan al bashir oo yidhi hada shirka midowga afrika la keeno Madaxweynaha Somaliland inay iyagu midowga afrika ka baxayaan,, maanta wax badan ba is badalay taasi 2007 bay ahayd madaxweynaha sudaan dalkisi laba loo kala gooyey sandula lagaga dhigay , Xosni mubarak na wu qaxay. Dawlad cusub na masar ba laga asaasay, xiidhiidh cusub na Somaliland waxay la sameyey dawladan cusub eeh ka dhalatay konfuurta sudan wax badan ba is badalaya in the next coming months.
-
Mashallah iog is doing great stuff with Djibouti
-
As we all know Somalia hasn't had an affective government nor are there any international embassies based in Somalia in particular from the western countries EU and US and the majority of the world. How ever there are leaders presidents each and one of them ruling parts of the country one of them is Caalin ruling parts of the mudug. And than there is another one based in garowe Mr Faroole ruling parts of mudug and and nugaal and parts of bari.You have also the western backed TFG leader Mr Sharif ruling parts of Mogadisho when ever there is feud between the garowe leader and the TFG leader, the garowe leader cuts off all ties with the leader of the TFG and undermines the authority of the western backed TFG leader. What's also strange and unexplained is the nomination of the prime minister of the TFG , 3 leaders of Somalia the garowe leader and the TFG leader and the speaker of the parliament and his 500 army Parliamentarians all want to appoint the TFG Ministers of the country. So who is the Legitimate president of Somalia? Faroole Sharif Ahmed Sharif Sakin Godane Caalin Or perhaps the Tanzanian Mahiga i think we should exclude him for now because he is not a Somali lol
-
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo ka digay in shirka wadatashiga lagu qabto meel aan Muqdsiho ahayn Sabti, July 16, 2011 (HOL) – Xidlhiabanno ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka digay in shirka wadatashiga ah lagu qabto meel aan Muqdisho ahayn, iyagoo sheegay in haddii ay taasi dhacdo aysna kasoo bixi doonin go'aanno ay Soomaalidu isku raacsan tahay. Mudanayaashan ayaa sheegay inay maqneen in kulanka wadatashiga ah lagu qaban doono meel aan Muqdisho ahayn, waxayna madaxda DKMG ah ugu baaqeen inay ka fiirsadaan go'aankaas. "Waxaan maqalnay in kulanka wadatashiga ah ee maamullada Soomaaliya iyo DKMG ah ay ka qaybgalayaan lagu qabanayo magaalada Garoowe, waana taas midda aan ka digayno," ayay xildhibaannadan ku sheegeen bayaan ay kulankooda kasoo saareen. Xildhibaanadan ayaa sheegay in kulankaas ay tahay in lagu qabto Muqdisho haddii la doonayo inay kasoo baxaan talooyin Soomaalidu u dhan tahay, waxayna sidoo kale ay sheegeen in haddii caasimadda laga wareejiyo shirka ay noqonayso in la liiday jirtaankeeda. Inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn halka lagu qabanayo iyo waqtiga la qabanayo shirka wadatashiga ah, ayaa haddana waxaa dhawaan uu madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole uu sheegay in shirku uu ka dhacayo Garoowe. Hadalka xildhibaannadan kasoo baxay, ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo dorraad ay sidoo kale digniin noocan oo kale ah ay soo saareen
-
Djibouti Appoints New Chairman to Port, Freezone Authorities
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
President Ismacil cumar geele made the right decision appointing Aboubaker Omar Hadi as the New Chairman to Port, Freezone Authorities. He is a very capable individual and a hardworker well done Mr president. -
Djibouti Appoints New Chairman to Port, Freezone Authorities
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Djibouti Appoints New Chairman to Port, Freezone Authorities Posted on 16/07/2011 Aboubaker Omar Hadi, former commercial director at DP World-Djibouti, and currently general director of a port in Lagos, Nigeria, will soon return to Djibouti as the chief of his county’s strategic assets, replacing Aden Doualeh as chairman. Many here and in Djibouti were surprised to learn this reshuffling at the governing bodies of the maritime agencies because Aboubaker had left Djibouti in August 2008, for West Africa, in what many of his colleagues and associates had said was a loss to his home port. He was hired by Sifax Group, an international private maritime company jointly owned by Nigerians and Europeans, with its head office in Lagos, and branch offices in Ghana and the United States. Based in the commercial city of Nigeria, Aboubaker, a father of five, has been managing a port and a cargo-handling services company, a subsidiary of the Sifax conglomerate. He has had 30 years of service at the Port of Djibouti, where he began work in the Marine Department and Port Control, being responsible for port documentation, in 1978. He was then promoted to deputy manager in the statistics department. Later on, he became General Cargo Manager, Container Terminal Manager, and in the past decade a commercial director of the port. He had won recognition during this period, where he played part in enhancing Ethiopia’s use of the port from 15pc to 90pc. “I am very pleased to learn that he is back,” said Ambachew Abreha, managing director of the Ethiopian Shipping Lines (ESL), one of the largest customers of the ports in Djibouti. “He is not only a professional person with proven records, but also understands the biggest market for the ports. He is a positive force for the relationship between Ethiopia and Djibouti.” Born in Dikhil, a town about 100km from the border with Ethiopia, Aboubaker was one of the first port officials to come to Addis Abeba in the early 1990s, in a bid to market his country’s maritime assets as Ethiopia’s “natural outlet to the sea,” a couple of years before the start of the Ethio-Eritrean war. He was credited for playing a major role in the years following Ethiopia’s complete shift to the Port of Djibouti, after 1998. He was also one of the key figures in Djibouti in the process to develop new oil and container terminals at Douraleh, 13km from the existing port, which consumed half a billion dollars. Aboubaker received his first degree in ports and multimodal transport from Le Conservatoire Nationale des Arts et Métiers, in France, and postgraduate studies in ports and shipping administration from the World Maritime University of Sweden, in 1992, the same school where Ambachew attended seven years earlier. Aboubaker will soon take the helm at the authorities that are regulating three of Djibouti’s ports and the freezones. The largest port, Douraleh, is now operated by Horizon Djibouti, a joint venture company of DP World (60pc) and the government of Djibouti (40pc). Unavailable for comment last week, Aboubaker went back to Lagos in order to resign from Sifax, and will return to Djibouti in two weeks, according to close sources. -
Somaliland parliament approves new ministers
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Durduro Ku Ansixiyay Afar Wasiir Oo Uu Ku Jiro Wasiirka Madaxtooyadu. Hargeysa (Ramaas) July. 16, 2011- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay afar wasiirka oo uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Siilaanyo, kuwaasoo la horkeenay Golaha dhawaan. Fadhigan uu shir-guddooniyay guddoomiyaha golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, waxaana madasha ku sugnaa 64 oo ka mida 82 mudane ee uu golahaas ka kooban yahay, 4 wasiir ee meelmarintooda la horkeenay golaha ayaa kala ahaa wasiirada wasaaradaha Madaxtooyada, deegaanka, ciyaaraha iyo dib u dejinta, waxaana ay saaka hortageen Golaha si ay warbixin kooban uga bixiyaan waxqabadka ay ku horumarin doonaan wasaaradaha madaxda looga dhigay, iyada oo ay mudanayaashu ay si weyn u dhageysanayeen khudbadaha masuuliyiintan. Ka hor intii aan la guda gelin cod u qaadida ansixinta wasiiradan, waxa uu xog-hayaha Golaha Wakiiladu Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ka hor akhriyay Golaha taariikh nololeedka ama CV-ga wasiirada cusub, iyada oo wasiir walba la soo bandhigay taariikhdiisa waxbarasho iyo khibrada shaqooyinkii uu soo qabtay. Waxaana ay codbixinta u dhacday sidan: Wasiirka Madaxtooyada Md Xirsi Xaaji Cali Xasan, waxa cod gacan taag ah ku ogolaaday wasiirnimadiisa 62 mudane waxa diiday 1 mudane ma jirin cid ka aamustay, guddoomiyuhuna muu codayn sidaas ayaanu ku ansaxay. Wasiirka deegaanka iyo horumarinta Dr Maxamuud Siciid Gacamay, waxa u codeeyay 63 xildhibaan cid diiday ma jirin cid ka aamustayna may jirin, gudoomiyuhuna muu codayn. Wasiirka ciyaaraha , dhalinyarada iyo dhaqanka Cabdi Siciid Faahiye, waxa ogolaaday 63 xildhibaan cidna may diidin cid ka aamustayna may jirin, waxaana uu ku ansaxay sidaas. Wasiirka dib dejinta Cabdirisaaq Cali Cismaan, waxa ansixintiisa u codeeyay 63 mudane may jirin diidan iyo cid ka aamustayna , guddoomiyuhuna muu codayn. Markii ay dhamaatay codbixinta waxa la arkayay isaga oo dhoolacadayna wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan oo hore u ahaa Chief of cabinet-ka Madaxtooyada jagadaasoo muran siyaasadeed dalka ka dhalisay, waxaana uu maantao isaga oo ah wasiir buuxa oo is furan uga hadli kara arrimaha siyaasada ee dalka. -
The CIA's Secret Sites In Somalia, By the Nation.
Xaaji Xunjuf replied to Instinct.Poet's topic in General
We should wage a jihaad against the cia
