-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Dont blame it on Yusuf Abdi the So called Ahmed ciise is a snake and needs to be exposed.
-
oday somali are u in hargeysa
-
Reuters - Red Emperor to drill 300 million barrels in PL in Quarter 3, 2011
Xaaji Xunjuf replied to Timur's topic in Politics
There is lots of oil indications in Somaliland aswell thats nice -
The more countries the better.
-
The point is not about Corruption the union of 1960 was an illegal union there for the war against Somalia was justified Aaaliyah bal adba garo waxa la iskugu dha dhejinayo umad aan rabin Aaaliyah ina godane doesn't go to Baligubadle or xafada hargeysa sinai and he doesn't gather his tribesmen on behalf of his Irhaabi Alshabab group Ina isleged the governor of sool on the other hand gathers the clans of the Garaad clan on behalf of the republic Somaliland see the difference Qandalaawi stop talking nonsense Ibrahim afghani and Axmed godane represent the shabaab crew only they do not represent the clans of Somaliland the people of Somaliland are represented by the house of elders Gudoomiye Selebaan adan maxamuud nur the house of parliament Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxammad Cabdilahi Ciiro , and the goverment of Somaliland head of state president Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo inta kasakow Cuqaasha iyo salaadinta Somaliland.
-
^^ Nonsense Godane represents only the likes of his fellow shabaabis and not the people of Somaliland nor does he represent his clan or subclan if he was supported in hargeysa where he is from he would've visited Hargeysa.
-
Somaliland finance minister with delegation visits Djibouti.
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Maaliyada oo Socdaal Shaqo ku tagay Jabuuti July 18th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta socdaal shaqo oo ku tagay wadanka Jabuuti ka dib markii ay marti qaad ka heleen wasaarada maaliyada ee dalka Jabuuti. Weftigan Wasiirka Maaliyada waxa xubno ka ah Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Md. C/Risaaq Khaliif Axmed iyo sarkaal ka socday Rugta Ganacsiga Somaliland. Weftigan waxa madaarka Jabuuti galabta ku qaabilay Wasiirul dawlaha wasaarada maaliyada Jabuuti u qaabilsan Miisaaniyadda Cali Siciid iyo Cabdi Ashkir oo ka mid ah saraakiisha wasaarada maaliyada. Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi oo markii uu gaadhay Jabuuti madaarka ugu waramayay Saxaafadda ayaa sheegay in socdaalkoodu qaadan doono muddo sadex maalmood ah isla markaana ay kulamo kala duwan la yeelan doonaan Wasaaradaha dalka Jabuuti. Md. Maxamed Xaashi waxa uu tilmaamay in socdaalkoodani uu ka dhashay marti qaad rasmi ah oo ay ka heleen dawlada Jabuuti. Sidoo kale Wasiirka Ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Md. C/Risaaq Khaliif Axmed, ayaa isaguna uga mahad celiyay masuuliyiinta wasaarada maaliyada ee soo dhaweeyay waxaanu sheegay in socdaalkoodani uu qeyb ka yahay iskaashiga labada dal. -
Kulankii magacaabidda golaha wasiirrada oo dib u dhacay illaa berri Isniin, July 18, 2011 (HOL) – Waxaa maanta baaqday magacaabista golaha wasiirada cusub ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo la sheegay in la magacaabi doono maalinta berri ah. Ilo wareedyo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa u sheegay HOL in dib u dhaca magacaabidda aysan ku iman khilaaf u dhexeeya saddexda mas'uul ee dowladda ugu sarreeya si la mid ah sidii dhacday toddobadayadii lasoo dhaafay. "Maalinta berri ah ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqayaa golaha wasiirrada, mana jiro wax khilaaf ah oo madaxda dowladda u dhexeeya, magacyada xubnaha wasiirrada noqonayana waa kuwo miiska saaran," ayuu yiri mas'uul ka tirsan dowladda oo diiday inuu magaciisa sheego, sababo la xiriira inaan loo ogoleyn inuu saxaafadda la hadlo. Wasiirrada oo la qaybsaday ayaa la sheegay in dhanka Shariif Xasan ay saddex xubnood ka imaanayaan, kuwaasoo kala ah: Burci Maxamed Xamza, Fowziyo Maxamed Sheekh iyo Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow. Halka dhanka Madaxweynaha ay ka imaanayaan xubno uu ka mid yahay wasiirka wafaafinta C/kariin Xasan Jaamca oo maamulka Puntland uu xasaasiyad ka qabo iyo laba xubnood oo kale. Heshiiskii Kampala ayaa qabay in mas'uuliyiinta wasiirrada loo magacaabayo la tuso ka hor inta aan lagu dhawaaqin Danjire Mahiga iyo madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo goob-joog ka ahaa heshiiskii Kampala. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa u haray dhowr maalmood muddadii laga sugayay inuu kusoo dhawaaqo golaha wasiirrada, waxaana lagu wadaa in marka lagu dhawaaqo berri isla maalinta xigta la horgeeyo baarlamaanka si codka kalsoonida loogu qaado.
-
Axmed godane is just one man the shabaab group is a whole organization there are afghans and pakis involved by the way he can't visit the place he is from. Somaliland is not responsible for what he is doing the same way the united states is not responsible for what Al Amriki is doing.
-
Makes sense so Yoweri is the prime minister Mahiga is the president General Bahuku is the commander of the armed forces in Somalia faroole is the governor of garowe Caalin is the governor of galkacyo and tiicay is the governor of cadaado and sheikh dalxiis is the governor of the parts the Amisom control in Mogadisho. I never looked it from that point of perspective ninkan jacaylbaro waba itaxaan.
-
Somaliland: Labour Minister to attend meeting in Kenya Posted on 18/07/2011 in Latest Headlines Somaliland minister for labor and family affairs Ms. Ilhan Mohamed Warsame today departs for the Kenyan capital of Nairobi. The labour minister is expected to attend a high level meeting which is supposed to be taken part by international donors and the essence of the meeting is to discuss the best way forward for implementing employment opportunities for Somaliland people. Before she was about to leave for Kenya, Ms. Ilahan spoke to local media and told that she is going to represent Somaliland at the meeting in which the International donors organized. She further added that International Labor Organization known as ILO and Somaliland will get together and will have face to face meeting in which the main topic of discussion is come up a strategic plan of establishing a close working relationship between the donors and Somaliland.
-
Somalilanders waged a war against somalia when somalia was having a peaceful state what makes u think the people of somaliland want to be part of somalia in the future if they waged a war against somalia when it was peaceful and no i am not mad at all
-
No somalilanders do not want to share a country with koonfurians that should be clear after 20 years not under a federal state national unity state or sharia state
-
Never liked this guy he is one of those failed politicians
-
Guul africa guul
-
Golaha Wasiirrada oo maanta lagu dhawaaqayo iyo madaxda DKMG ah oo xalliyay khilaaf u dhexeeyay Isniin, July 18, 2011 (HOL) – Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah lagu dhawaaqo, kaddib markii madaxda DKMG ah ay ka gudbeen muranno ku saabsan magacaabista golaha wasiirrada. Wararka ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay xubno ku darsadeen golaha wasiirrada, kuwaasoo iyaga wakiillo ka ah. Magacaabista golaha wasiirrada ayaa dhowr jeer dib u dhacay labadii todobaad ee lasoo dhaafay, kaddib markii madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanku ay isku qabteen wasaarado ay u arkaan inay muhiim u yihiin. Jagada wasaaradda maaliyadda oo la sheegay inay ahayd midda muranka badanayd ayaa waxaa loo dhaafay Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo la sheegay in jagadaas uu u magacaabayo nin ay aad isugu dhow yihiin. Ilo wareedyo ay HOL la xiriirtay oo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa sheegaya in xubno horay uga tirsanaa golihii wasiirrada xukuumaddii Farmaajo ay waayi doonaan xilalkooda, kuwaasoo ay ka mid yihiin: wasiirka maaliyadda iyo lacagta, wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiiradda haweenka iyo arrimaha qoyska. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali oo si aad ah ugu wareegay khilaafka madaxda DKMG ah ee ku saabsan xubnaha ay ku yeelanayaan wasiirrada, ayaa la sheegay inuu gaashaanka ku dhuftay in xubno hoggaamiye kooxeedyo ah ay kusoo biiraan golaha wasiirrada, kuwaasoo uu watay Shariif Xasan. Hoggaamiye kooxeedyadii loo diiday inay ka mid noqdaan golaha wasiirrada ayaa wada abaabullo ku aaddan inay ka hortagaan in xildhibaannada baarlamaanka ay codka kalsoonida ah siiyaan xukuumadda lasoo magacaabayo. Golaha wasiirrada ee soo socda ayaa lagu wadaa inay noqdaan 23-wasaaradood, kaddib markii ay codsadeen labada Shariif in la kordhiyo wasirrada si loo qanciyo qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyee
-
Imika ma waxad leedahay garan fbi ku taalo , somaliland uun ba lugu ibiyaa
-
Dee xoriyad uma baahna waba xor eh. Calan xor ah baba ka tagaan umadisa ka qotomisay. Madaxweyne xor ah ba ka taliya
-
Reuters - Red Emperor to drill 300 million barrels in PL in Quarter 3, 2011
Xaaji Xunjuf replied to Timur's topic in Politics
Well thats very good news
