-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
xiinfaniin;736379 wrote: Xaaji Xunjuf, horta gabaygii aan kuu tiriyey maxaad uga soo jawaabi weydey :D. Xabisyadan xun xunkaa ood dhisaysaan waxaan ka baqayaa in kharaasinadu idinku carooto ood ganacsiga iska xayirtaan ninyahow War gabaygi waan ka jawaabay laakin waaidigi so rogaal celin wayey wali waan sugaya inad hadana tix yar so dhigtiid sidaadi,,, As for ganacsiga war maanta warkan so dhigay maad eegtiid ganacsigi magaladaa berbera oo heersare marayaa, tuugta wala xidh xidhaya Madaxweyne Siilaanyo khudbadi u barlamaanka u jeediyey manad dhegeysan.
-
Lool Xiinfanin is funny he said that we should just let the pirates do their thing and wait till Somalia rises up from the ashes. In the mean time Somaliland coast guards and other countries in the horn should just sit still and and wait for sheikh dalxiis and Cabdi cawar to build a navy to protect their waters against piracy.Well the world is not going to wait for Somalia or it's illegal clan enclave in garowe who are very much involved in piracy activities as duke explained earlier.
-
Piracy is a problem not only for somaliland but the whole region and Somaliland government will not stop fighting against thugs and other criminals who are committed to piracy. The Prisons are not fake they are real there is another Prison under construction right now in Somaliland by the end of this year it will be finalized the Dutch Government along with the EU are funding it.
-
Ex-Prime Minster sees ‘cold war’ between Sudan, South -------------------------------------------------------------------------------- July 24, 2011 (KHARTOUM) – Sudan’s former prime minister, Al-Sadiq al-Mahdi, has sounded the alarm over what he termed as “the harbingers of a cold war” between his country and the new state of South Sudan. NUP leader Al-Sadiq al-Mahdi (FILE) Once Africa’s largest country by size, Sudan split in two on 9 July after South Sudan declared independence in line with the outcome of the region’s referendum on independence. The plebiscite was stipulated under the 2005’s Comprehensive Peace Agreement (CPA) which ended nearly half a century of intermittent civil wars between the north and the south. As talks to untangle the two countries have been held for months behind closed doors, Sudan and South recently appeared at loggerheads over the currency issue. Sudan responded to what it saw as a premature and uncoordinated launch of the South’s currency by introducing its own new currency, stoking fears of an economic warfare between the ex-war foes. Meanwhile, the south objected to the 32.8 USD price set by Sudan for the transfer of the south’s oil – the bulk of the country’s estimated production of 500,000 barrels a day - through its pipelines. Southern officials said the price was too steep. In a symposium held in El-Obeid capital of North Kordofan on Sunday, Al-Mahdi, who is the leader of the mainstream opposition National Umma Party (NUP), said that the coming cold war had began to manifest itself on oil disagreements, currency and trade. The veteran opposition figure further warned that the way in which the two countries handled post-secession issues was “a terrible mistake” that sets the stage for a new conflict involving the volatile regions of South Kordofan, Blue Nile and Darfur. Sudan has been waging war against forces aligned with South Sudan in South Kordofan State since 5 June. According to Al-Mahdi, who had two spells in power as Sudan’s prime minister before being unseated in 1989 after the current regime of president Al-Bashir seized power in a coup, the government was currently facing a bout of pressures stemming from youth groups on Facebook as well as voices calling for unifying the armed struggle in Kordofan, Blue Nile and Darfur to overthrow Khartoum government. He further warned that Sudan was bound to descend into a new circle of conflicts and wars unless the government responds to “the national agendas” which he defined in a new constitution for a broad Sudan and establishing new relations with the south on the basis of mutual interests. Al-Mahdi’s party decided to engage in a dialogue with the ruling National Congress Party (NCP), alienating main opposition allies who continue to call for regime change. Al-Mahdi consistently defended his decision, saying it aims to protect Sudan from disintegration. However, he recently said that the dialogue has made slow progress amid disagreements over the issue of the International Criminal Court (ICC), which seeks al-Bashir’s arrest against the background of Darfur conflict, and the formation of a national government. As he spoke on Sunday, he warned that if the government fails to respond to the people’s demands for change, the domestic political arena would be open to all options and his party will then choose the option that safeguards rightness.
-
Dekedda Berbera oo la Camiran Maraakiib sida Badeecado kala duwan oo ku soo xidhatay iyo Xoolo ka dhoofaya Hargeysa(Waaheen) Marsada ugu weyn Somaliland ee Berbera ayay hoganayaan Maraakiib sida Badeecado kala duwan oo isugu jira Bagaash iyo Raashinada kala duwan ee Bisha Ramadaan halka ay Maraakiib kale oo xoolo qaadaana maalin kasta ka goosanayaan Dekedaasi iyagoo sida Xoolo kala duwan. Sida uu ku soo waramay mid ka mid ah dadka ku sugan magaaladaasi waxa durtaba laga dareemaya Dekedda Berbera wakhtigan camirnaan farabadan oo aanay lahaan jirin wakhtigan oo kale oo uu bilaabmi jiray bad xidhanka xagaagu kaasoo sababi jiray inay istaagaan dhamaan gaadiidka baddu, waxaanu dhaqdhaqaaqaasi sababay in ay iskugu yimaadaan Berbera Ganacsato kala duwan oo ay qaarkood cashuuranayaan Alaabaha u soo degay qaarkoodna ay dhoofinayaan Xoolaha loogu talagalay sanadkan Xajka kaasoo durtaba bilaabmay. Arrintan ayaa waxay Yididdiilo galinaysaa Xukuumadda Somaliland oo cabsi weyn ka qabtay inay waayi doonto Cashuuraha ay ka hesho Maraakiibta sida badeecadaha kuwaasoo dhaqaalaha ay ka hesho ay inta badan ku dabarto kharashaadka maalin laha ah ee ay Dawladdu isticmaasho. Sidoo kale waxay arrintani dajinaysaa qoysas badan oo wakhtigan ka bixi jiray kulaylka xagaaga oo ay la soo dersi jirtay shaqo la’aan, balse imika ay u muuqato inay sii joogi doonaan si ay uga xoogsadaan dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee ka jira Dekedda
-
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Naxar nugaaleed i would say that to as a reer nugaaleed -
Marki hore aan tittleka kor u akhriyey waxan ba mooday. Inuu jb iska sheekeynayo shaw ninku anigaba iga weyn
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Xaflad u sameeyay Dhiirigelinta Isticmaalka bariiska ka soo go’ay dalka July 24th, 2011 Hargaysa (Somaliland):-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad qado ah oo lagu soo bandhigayay Bariiskii ugu horeeyay ee dalka ka soo baxa oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada. Xafladan waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland,Agaasimeyaal iyo marti sharaf kale. Madaxwaynaha Somaliland oo hadal ka jeediyay xafladaasi ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay talaabadan lagu beeray bariiska dalka,isaga oo shacbiga Somaliland-na ku dhiiri geliyay in ay dhankooda ka xoojiyaan isticmaalka wax soo saarka dalka. “Waxaa farxad wayn inoo ah oo weliba aniga mid gaara ii sii ah,in aan halkan ku marti qaado Wasiirada oo ah madaxdii qaranka,iyada oo aynu maanta halkan ku cunayno bariiskii dalkeena ka baxay,taasi waxay muujinaysaa in aan dalkeena ka beeri karno kana soo saari karno bariis,hadhuudh iyo nooc kasta oo ah wax soo saar,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland waxaanu intaasi raaciyay “Waxay ku xidhan tahay hadba dadaalka aynu inagu la nomad.” Md. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa kale oo uu dadka reer Somaliland u soo jeediyay in ay ku dadaalaan sidii ay uga shaqayn lahaayeen in ay dhulkooda kala soo baxaan midhaha loo baahan yahay,isaga oo madaxwaynuhu xusay in haddii lagu dadaalo wax soo saarka dalka lagaga maarmayo cuntooyinka dibada inooga yimaada,waxaanu yidhi “Waa in aynu ku dadaalno kuna dhiirano lagana hawl galo sidii aynu uga shaqayn lahayn in midhaha aynu u baahanahay aynu dalkeena kala soo baxno gaar ahaana bariiska oo aynu ula soo baxno sida aynu waxyaabaha kaleba ula soo baxno,haddii aynu ku dadaalno wax soo saarka dalkeena waxaynu kaga maarmaynaa cuntooyinka dibada inooga yimaada,”.
-
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Wa hagaag Gacmay Gone Keyse Gone , Xaglatoosiye Gone Cismaan Xaaji Cali Gone., kooxdi nabadidka waxa ka so hadhay odaygi Cali sabaray isna wabu iska dalaana:D -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Khatumo conference was a big failure listen to Col cali sabaray [ -
Somaliland: Siilaanyo meets with British Delegation .Somaliland: Siilaanyo meets with British Delegation Posted on 24/07/2011 in Latest Hargeisa (JSLTimes.com) -The president of the republic of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as Sillaanyo meets today at his office in the presidential palace with British delegation headed by the minister in charge for African affairs to the British government Mr. Henry Bellingham who paid an official visit to Somaliland and the visit is expected to last for one day. President Siilaanyo briefed the minister about the general situation in Somaliland. The two sides discussed the bilateral cooperation between Somaliland and Britain. This is being told in a press release issued today from the presidential palace. “The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo today meets with delegation headed by the minister in charge of African affairs to UK Mr. Henry Bellingham.” President Sillanyo told the British delegate about the political, economic, and the security situation in Somaliland. Mr. Siilaanyo deeply indebted the role of the British government plays when it comes to the development on different areas. The president further briefed greatly missions concerning development based on cooperation between Britain and Somaliland which has a profound impact on community service be it health, education, justice, and peace on which British government provides economic assistance and technics to Somaliland government. Mr. Siilaanyo further pointed out that he is too excited about the British government expanding as well as enhancing the economy allotted to Somaliland. He told the delegation about Somaliland’s long term strategy be it providing basic needs to Somaliland people, and strengthening peace in Somaliland. The minister responsible for African affairs to the British government Mr. Henry Bellingham spoke at the meeting and he praised the people and government of Somaliland in their efforts to sustain security, develop their life, and have close working relation with the International community. The minister reaffirmed that it is time that the cooperation between Britain and Somaliland to bear fruit. He added that there is great need to create business atmosphere which enable foreign investment that Somaliland is about to get from Britain and the rest of the International community. Finally, Mr. Henry talked deeply about how Britain and Somaliland cooperate on security of the Horn of Africa, fight against piracy, and terrorism.
-
Jigjiga: Xisbiga Tallada Haya Ee Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahoodii, Xohayihii Xisbigaana U Doortay Guddoomiye. Jigjiga (Ramaas) July 34,2011 – Xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomalida Itoobiya ( oo shalay shir uga furmay xarunta dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya ee Jigjiga. Shirkan oo socon doona maalmaha soo socda ayaa markiiba waxa xilkii guddoomiyenimo lagaga qaaday Cabdifataax Sheekh Cabdilaahi, iyadda oo sidoo kalena guddoomiye loogu doortay xoghayihii xisbigaas Md Maxamed-rashiid *****. Shirkan oo ka socda hoolka shirarka ee xisbigaas, ayaa ka hor inta aan xilka laga qaadin guddoomiyihii xisbiga, waxa la soo bandhigay waxqabadka xisbiga ee saddexdii bilood ee u dambeeyay, iyadda oo sidoo kalena xubnaha xisbiga waxqabadkooda gaarka ah mid mid qiimayn loogu sameeyay. Guddida fulinta xisbiga dimuqraadiga ah ee shacabka Soomalida Itoobiya ayaa amaanay waxqabadka saddexdii bilood ee u dambeeyay guddoomiyaha xisbiga ee xilka laga qaaday, balse waxa ay soo bandhigeen waxyaabo badan oo u baahnaa in la qabto intii uu xilka hayay guddoomiye Cabdiftaaax Sheekh Cabdilaahi oo aan qabsoomin, taasina waxa ay sababtay in cod loo qaado in xilka laga qaado iyo in kale, waxaana la isla gartay in la badalo oo guddoomiye cusub la doorto. Shirkan xisbiga dimuqraadiga ah ee Soomalida Itoobiya oo saddexdii biloodba hal mar la qabto ayaa waxa lagu amaanay xoghayaha xisbigaas Maxamed-rashiid *****, iyadda oo markii dambana lagu doortay cod aqlabiyad ah inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee xisbiga dimuqraadiga shacabka Soomalida Itoobiya ee haya tallada dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya. Ugu dambayn, xubnaha xisbiga haya taladda dawlad deegaanka Soomalida ayaa sidoo kale guddoomiyaha cusub ee xisbiga cod aqlabiyad ah kaga saaray xubin-nimada guddida fulinta, taas oo xeer hoosaadka xisbigu qeexayo in guddoomiyaha xisbigu aanu ka mid noqon Karin xubnaha guddida fulinta.
-
Maxaa ka jira in Xaglatoosiye Xilka laga qaaday Maxaase ka jira Dharkayn-geenyo xubno Khusuusiga ka tirsan oo Garoowe iyo Buuhoodle ka yimi ayaa bilaabay Olale ah in ay Burburiyaan Hogaanka SSC kuwaas oo ku doodaya in xilka laga qaado Xaglatoosiye maadaa uu shaqo gudasho samayn waayey balse arinku uu yahay in loo balan qaaday Masabyo yar yar oo ay Garoowe ka helayaan Xidhiidh dhinacyo badan taabaya oo ay Allssc la samaysay Dharkayn-geeyo qaar ka mid ah Xubnaha KHusuusiga, Sii yahay Gudoomiyaha Khusuusiga SSC iyo waliba Xoghayaha Arimaha Gudaha ayaa noo xaqiijiyey in aysan jirin in rasmi ah oo Kalsoonidii loogana noqday Xaglatoosiye iyo wax kulan ah oo dhacay, waxana dhamaan Mas’uuliyiintani noo xaqiijiyeen in uu jiro Mooshinkaas oo uu daba ka riixayo Cali Sabaray iyo ragg kale uuna horyaalo Golaha KHusuusiga Saraakiisha Ciidamadda SSC ee fadhigoodu yahay Dharkayn-geenyo ayaa gadooday kuwas oo kala diray Kulan maanta dhici lahaa waxana wariyayaal jooga Dharkayn-geenyo ay Allssc u sheegeen in xaaladu kacsan tahay taladuna ay iminka gacanta ugu jirto Saraakiil ciidan hadaba marka aad dhagaysato Waraysi Xargaga Online la yeelatay Gudoomiyaha Khusuusiga Maxamed Cabdi Ciid waxa kuu soo baxay in wali aysan dhicin wax kalsooni kala noqosho ah, waxana uu sheegay in ay dib uga soo gudbiyana Go’aamadda shirka, uuna socdo shirku balse Wariyaha Waraysiga qaadayey ayaa Afkaga ugu Riday in Gudoomiye Kayd uu Yiraahdo xilkii baanu ka qaadnay Xaglatoosiye taasina ma ahan wax sharci ah, waxana uu Kayd sheegay in Xubno Maqani ay ka qayb qaateen Kalsooni kala noqoshadda taasi ma ahan wax sharci ah oo ay Telephone kuna soo xidhiidhee, waxana warar lagu kalsoon yahay Allssc u xaqiijiyeen in labadda xubneed ee Telephone uga qayb qaatay shirka ay yihiin Maxamed Casse iyo Cismaan Xaaji Cali oo Hargaysa jooga Akhriste marka aad Dhagaysatid Waraysigan waxa kuu soo baxaya in Ragg Hindise uun wata ay telephone-ka wada hadleen kuwaas oo aysan jirin wax talaabo ah oo ay qaadeen HALKAN Si DAGAN UGA DHAGAYSO WARAYSIGA KAYD EE XARGAGA Cali Sabaray oo ah Mujaahid Diir adag kaga jiray Halganka SSC waxa uu ka dayriyey Shirkii Khaatumo oo uu sheegay ay dhaqaalihii ka xanibtay sidoo kalena waxa uu sheegay in Xubnihii tagay ee falaagadda ka noqday SSC ay is yiraahdeen waa la idinka Dulmooday balse ma sheegin waxa uu isaga iyo kooxdan la socda ay yeeli doonaan, Xageese loo socda oo looga dulbooday? ! Hogaamiyaha SSC Xaglatoosiye oo aanu damacnay in aanu xidhiidh la samayno ayaa noo suurto gali weydey balse waxan idin balan qaadaynaa in Masuuliyiinta Joogta Dharkayn-geenyo iyo xaglatoosiyeba aanu waraysiyo idinka soo qaadi doono daqiiqadaha soo socda Fiiro Gaar WAA KUMA BURBURIYAHA SSC, WAA KUMA NINKA SSC TAN IYO MAALINKII LA SOO DHISAY KU WADAY BURBURKA IYO KHILAAFKA, KUMA NINKA BURBURKA KA WADA DHARKAYN-GEENYO goor dhaw naga filo
-
Indeed Sultan Faisal is a great patriot some of his quotes Dawlad iyo Reer Ma-Murmaan, Dalal baa murma” shacabka gobolkan waxaan leeyahay, ragga qaxootiga ahaa ee iska soo urursaday Yurub iyo Maraykan yaanay dagaal idin galin” dad nin daweeya u baahan ayay nin xoolo daweeye madax uga dhigeen" referring to Geedi. walaalayaal UDUB lacagta ka cuna anigana ii codeeya" referring to UDUB bribing voters doorashadii waa diyaar, xisbiyadii waa diyaar , dadkii waa diyaar , Ilaahay xataa waa diyaar" refering to the election. Wasiirka Magaca Sharmutada Lihi Dalkayaga Waxba Kama Sheegi Karo”
-
Bal soo raadiya ku dhe
