Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Hubkii SNMta Lagaga Difaacay Gobolka Cayn oo Faroole Iib Ku Doonayo Iyadoo SNM Dul Fadhido Buuhoodle Allssc(Buuhoodle) Wararka naga soo gaadhaya xarunta gobolka cayn ee magaalada Buuhoodle waxay sheegayaan Ergo ka socota odayaashii Faroole u qaabilsanaa gobolka Cayn inay u safreen dhanka magaalada looga taliyo maamulka Faroole ee Garoowe. Socodaalka ragan baxay ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo ciidamo la sheegay in Faroole u qorayo Ina Gaas oo lagula heshiiyey odayaal reer Buuhoodle ahi inay dhalinyarada gobolka cayn usoo uruiyaan si loogu qaado magaalada Muqdisho iyadoo dhulkoodii inay difaacdaana loo diiday. Arinta kale ee odayaashan looga yeedhay Garoowe u socdaan waa in hubkii lagu difaacay Kalshaale iyo gobolka Cayn gacanta loo geliyo Faroole. Si uu ugu gumaado shacabka Raascasayr iyo kuwa Maakhir. Faroole ayaa hore ugula heshiiyey nimanka SNM oo uu seediyeysto inuu u gumeeyo shacabka SSC. Warkan oo aanu ka helay ilo xogogaala wixii kasoo kordha dib ayaanu idin kala soo socodsiin doonaa.
  2. Borama: Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Ee Gobolada Salal Iyo Awdal Oo Taageeradooda Ku Biiriyey Garabka Uu Hogaamiyo Aaden Waqaf, Eedana U Jeediyey Garabka Faysal Cali Waraabe. Boorama (Ramaas) July 30,2011 – Masuuliyiinta xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee gobolada Awdal iyo Salal ayaa taageero buuxda u muujiyey garabka uu hogaamiyo Md Aaden Maxamed Mirre Waqaf ee dhawaanta xilka ka qaaday Faysal Cali Waraabe. Munaasibad balaadhan oo maanta lagu qabtay huteelka Rays ee Magaaladda Boorama isla-markaana ay ka soo qayb-galeen dadwayne tiro badan oo taageersan garabka Aaden Waqaf Madaxda ka yahay ayaa waxa ay sheegeen inay iyagu taageersan yihiin garabkaasi. Munaasibadan oo uu isku soo duba riday xidhiidhiyaha gobolada Awdal iyo Salal ee xisbiga UCID Md Axmed Muumin Seed, ayaa guud ahaan masuuliyiinta ka hadashay waxa ay sheegeen inay taageeradooda la garab-taagan yihiin garabka uu hogaamiyo Aaden Maxamed Mirre Waqaf. Masuuliyiintan oo isaga kala yimid Gobolada Salal iyo Awdal ayaa sidoo kale waxa ay ka soo horjeedsadeen garabka taageersan Faysal Cali Waraabe oo ay ku tilmaameen falaago aan quusanayn. Xubnahan munaasibada ka hadlay ayaa waxa ay kala yihiin. 1. Axmed Muumin Seed…Xidhiidhiyaha gobolada Salal iyo Awdal. 2. Abubakar Cismaan Meecaad….Guddoomiye. 3. Sahra Aw Cilmi Xasan ….Guddoomiyaha Garabka Haweenka gobolka Awdal. 4. Maxamuud Cabdi Xuseen…Guddoomiyaha degmadda Boorama. 5. Cabdi-shakuur Aw Xasan….Guddoomiyaha abaabulka Garabka dhalinyarada. 6. Axmed-yaasiin Ciise Diiriye…..Xoghayaha abaabulka ee degmadda. 7. Layla Cabdi Cumar…Guddoomiyaha Garabka haweenka ee degmadda. 8. Khadra Cismaan Cumar….Guddoomiye ku xigeenka Garab haweenka ee gobolka Awdal.
  3. Xarunta Dhexe Xisbiga UCID ayaa waxa ka socdo mudaharaad balaadhan oo ay wadaan Taageerayaasha Xisbiga UCID iyo Ciidamada Oo Rasaad adeegsanaya Nool . Xarunta Dhexe Xisbiga UCID ayaa waxa ka socdo mudaharaad aad u balaadhan oo ay wadaan Taageerayaasha Xisbiga UCID . Ciidamada Booliska Iyo Badhasaabka Gobolka Hargeysa oo Taageeraya Kooxda Inqilaabka dhicisowday ka dhex riday Xisbiga UCID ayaa dadweynaha Taageeryasha Xisbiga Rasaas aan loo miidaan dayin ku ridaya taas oo Taageerayushana aanay u joojin iyaga oo ku dhawaaqaya Xaq ayaanu u leenahay in aanu gealno xaruntayada Cid noo diidi kartaa ma jirto iyo Ereyo Kale. Ciidamo fara badan hogaaminayaana dhamaan Hogaanada Booliska ayaa wata Ciidamadan oo isku dayaya in ay xoog ku kala dareeriyaan Taageerayaasha XIsbiga UCID ee saaka Barqadii yimi Xarunta Dhexe ee Xisbiga. Waxa laga cabsi qabaa in mudaharaadku sii balaadho hadii atan si dhakhso wax looga qaban xiisada hada taagan, iyadoo aanay ilaa hada muuqan wax talaabo ah oo ay Xukuumaddu ka qaaday dhinacyada ku loolamaya awooda Xisbiga UCID , inkasta oo Waliba ay muuqato in ay la safan tahay Xukuumadu Garabka Inqilaabka ku kacay. Kala Soco Faahfaahinta wararkan Shabakadda ToggaHerer
  4. Badhisaabka Maroodi Jeex oo ugu Baaqay Taageeryaasha Xisbiga UCID in ay isdajiyaan kana dhawaajiyey in ay xukuumadu ku hawlantay soo afjarida Khilaafka XIsbiga UCID Badhisaabka Maroodi Jeex oo ugu Baaqay Taageeryaasha Xisbiga UCID in ay isdajiyaan kana dhawaajiyey in ay xukuumadu ku hawlantay soo afjarida Khilaafka XIsbiga UCID Hargeysa/ToggaHerer 30 July 2011 Badhisaabka Gobolka Maroodi Jeex Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji ayaa ugu Baaqay taageeryaasha Xisbiga UCID in ay ilaaliyaan Nabadgelyada Xukuumadana ka sugaan soo afjarida Khilaafka Xisbiga UCID. Badhasaabka ayaa ugu Baaqay taageeraysha Xisbiga UCID in ay is dejiyaan waxaanu intaa raaciyey in wixii tabasho ah lagu dhamayn doono Dariiqa Sharciga ah isa marakaana uu hadda gacanta ku hayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr Gaboose inshaa Allahu Tacaala in khilaafkaasi dhamaan doono. Waxaanu ugu baaqay in wax rabashad ah iyo amaan daro ah aan la bilaabin lagana feejignaado isla markaana meel looga soo wada jeedsado wax kasta oo halis galin kara jiritaanka Somaliland.
  5. War Deg Deg ah: Faysal Cali Waraabe Iyo Taageerayaal Uu Hogaaminayo Oo Saaka Mudaharaad Balaadhan ka Hor Dhigay Xarunta Xibiga, Iyo Ciidamada SPU-da Oo Gacanta Ku Haya Xarunta. Hargeysa (Ramaas) July 30, 2011 – Waxa saaka Mudaharaad balaadhan ka hor dhigay xarunta xisbiga UCID ee magaalada Hargeysa taageerayaasha garabka Faysal Cali Waraabe oo wata baabuurta basaska. Mudaharaadayaash oo uu hor kacayo Faysal Cali Waraabe ayaa saaka abaaro 10kii subaxnimo yimi xarunta xisbiga oo ay gacanta hayaan ciidamada SPU-da. Sida uu noogu soo waramayo wariyahayga Maxamed Boosh oo ku sugan goobta mudaharaadka ciidamada SPU-da ayaa rasaas kor ugu riday mudaharaadayaasha kadib marki ay isku dayeen inay xoog ku galaan xarunta xisbiga oo ay dawladu gacanta ku hayso ilaa inta ay labada garab sharciga kusoo kala baxayaan. Dhawaaqa rasaasta ciidamada ayaa dadwaynuhu maqlayaan, waxaanu warku intaas ku daray in mar danbe uu badhasaabka gobolka Maroodi-Jeex uu goobta ka kaxeeyay Faysal Cali waraabe, si loo sugo amaankiisa. Sida uu noo xaqiijiyay wariye Boosh waxa ciidamadu xidh-xidheen dad gaadhayaa ilaa tobaneeyo qof oo kamid ah mudaharaadayaasha doonayay inay xarunta ku galaan xoog. Waxa sidoo kale dhagaxaan lagu jaray wadada wadnaha ee hor marta xarunta xibsiga. Kala soco Ramaasnews wararka ka soo kordha dhacdadan.
  6. Nuune war anigu itoobiya kama haybadeysto,, Maxaad i mooday awoow
  7. Duke the pirates dident defeat atam why are they begging for peace if they defeated atam and his men that said if a peace deal was reached thats a good step the innocent people of western bari can now live in peace
  8. The refugees from somalia are welcome in somaliland the govt Will do everything to help these people jb what if we set up camps dhoqoshay and in durukhsi in the small villages in togdheer
  9. General Duke;737526 wrote: XX, you are losing your mind lad. No one is gainst Hargaysa getting some aid money, building a Prison, Hospital or educational facilities. However Hargaysa is not getting recognised. Which other countries are you fond of? I am not losing my mind at all in Somalia there is no government to deal with thats why EU ministers don't visit the TFG or Mogadisho they fund and than they give it a mandate and when the TFG clowns refuse to listen the EU cut all the Funds.But most of the times the Clowns listen to what Mahiga and Bahuku say thus they keep their Mandate and it circulates in that order the past two decades. Duke wake up Somalia is not a state its not a country any more it doesn't really have a government. Duke there was a time the Somali republic was a country and a state 3 decades ago i remember those days. But time has changed the former Somali republic as you once knew it was dissolved whats left from that former republic is the Somaliland republic a state that functions as a real state a genuine democracy and a country the EU ministers deal with,, and the other part (leftovers) turned out to be A UN project run by Yoweri Musevani and his Nilotic cousin Mahiga.
  10. Mr. Johansen states that special recognition should also be given to the Special Representative of the UN Secretary-General, Ambassador Ahmedou Ould-Abdallah, for his relentless efforts to bring the Djibouti process forward. The Former president of Somalia received special recogntion from the Norwegian Government.
  11. The Question is Somalia it has a government or a paper government but where is that government now the World Knows that in Hargeysa there is no TFG or the so called western backed government there thats how they call it these days. Duke why is the world undermining the authority of the so called TFG and why are they dealing with Somaliland and its government instead of with Sheikh dalxiis why are the Dutch funding another Parliament Building in Somaliland are they promoting that Somaliland should have its separate parliament. Why would the dutch foreign Minister visit Hargeysa the capital of Somaliland while he does not even visit or hold talks with the government of Somalia? Why is there no dutch Diplomats in Mogadisho.
  12. In the world if there is a country that has a government that government meets with Foreign delegates from other governments. Why don't the EU ministers visit Mogadisho the seat of the Amisom forces?
  13. General Duke;737510 wrote: ^^^Yes you are right my son. But all those countries only recognise Somalia and not one of them recognises Somaliland...looooooool You just got Mugged again.. Than why do they deal with Somaliland why dont they go to Sheikh dalxiis and go visit him in vila Amisom or did Mahiga force him Just to meet Humanitarian guys and Ex irish presidents
  14. British Minister for international development Cooperation They All Come to Somaliland because there is a government there there is a nation there is a leader there not some UN project in Villa Amisom or a pirate some where in a village in Garowe.
  15. Loools while Former irish retired president visits Mogadisho Just because he wants to feel better helping the poor souls EU Ministers Visit Somaliland and deal with a real government. Danish Minsiter for international Development Cooperation Mr. Søren Pind British Minister for international development Cooperation http://www.ramaasnews.com/images/news/DSC01470.JPG Deputy Norweigian Foreign Minister Visits Also Somaliland Dutch Foreign Minister Also Visits Somaliland British Minister for african affairs Visits Also Somaliland
  16. Hundreds of Drought-Displaced Seek Shelter in Somaliland 29 July 2011 Las-Anod — Hundreds of families from south-central Somalia who have sought refuge in the self-declared independent Republic of Somaliland lack food, shelter and water, say local officials. Most of the 276 families (about 1,650 people) are in the town of Las-anod in Sool region, neighbouring south-central Somalia. "At least 10 families arrive in Las-anod daily; some pass through to other towns in Somaliland but many remain here," Khadra Mohamed, secretary-general of Somaliland's internally displaced persons (IDP) organization, told IRIN. "Some of the new arrivals are [staying] with conflict-displaced Somalis who have been living in the town for the last several years. These people have no food or shelter. However, Mohamed said, local communities have been providing food aid to the new arrivals. "These families have little access to health services, some of them lost their children during their long journey to Somaliland," Mohamed added. Abdillahi Jama, governor of Sool region, told IRIN: "Those arriving are registered by local NGOs who inform us weekly. In the past three days, for example, between 10 and 20 families have arrived in Las-anod. Most end up living with families who have been displaced by past conflict in south-central Somalia, expanding the number of people per IDP family to 10-20. "We collect some assistance from the local people and encourage them to help, because they are our brothers and sisters displaced by the drought," Jama said. "Our capacity is limited and we can do little to help them." Zainab H. Mohamoud, head of the Gashan Women's Umbrella Organization, said in Buroa, Togdheer region, several families had fled drought; some went to Hargeisa and others to the town of Buhotle in Buhotle region. Mohamoud told IRIN that at least 23 families from south-central Somalia reached Buroa, 70 people had reached Buhotle and 12 went to Hargeisa. UNICEF appeal Meanwhile, in Nairobi, the UN Children's Fund (UNICEF) issued a statement on 29 July appealing for immediate life-saving interventions for an estimated one million Somali children, the majority in southern Somalia. "The children of southern Somalia desperately need our help; too many of them have already died and many others are at great risk unless we act now," said Rozanne Chorlton, the UNICEF Somalia representative. "Families shouldn't have to leave their homes, mothers and their children shouldn't have to endure days of perilous journey in search of food and water and then face a life of uncertainty in a camp. All our energy should be focused on saving lives." According to UNICEF, an estimated 1.25 million children across southern Somalia, 640,000 of them acutely malnourished, urgently need life-saving interventions. To reach children as quickly as possible, the agency said, it had, with its partners, mounted a massive scale-up of its operation and was using "all avenues available" to get supplies into the region. So far, UNICEF has airlifted supplementary feeding supplies for 65,000 children to the drought-affected regions of southern Somalia.
  17. Caano_Geel;737454 wrote: Ismaaciil Mire wuxuu yidhi... Isma oga agoon iyo ninkii, aabaheed dilaye Isma oga nin murugaysan iyo iilka kii dhigaye Isma oga abraha weerarkiyo, adhiga goosmaaye Isma oga Ismiir iyo ninkii ayro foofsadate Isma oga Askari qooqan iyo nimaan af buuxsiine Isma oga abeer qalable, iyo inanka doonaaye I like this gabay Isma oga
  18. General Duke;737453 wrote: ^^^From Makhir, to Attam & Al Shabaab to Secessionist Somaliland, its easy to see that’s a natural political progression if I ever saw one. Everything thats build on falsehood and clan bravado ends up in the trash..Makhir was a better idea, but it seems Attam highjack and defeat left a sad blow and now those who parrot clan issues are selling their souls to Siilanyo and his group.. The majority of the clan will see through this, I wish they could sign their real names online and see the eggs that the SSC community would throw at them.. But this is ammusing. Atam had nothing to do with Alshabaab there is no evidence of his links to Alshabaab other than farooles sons and their accusationson farooles mouthpiece aka farooleonline i mean garoweonline.
  19. kool kat u sheeg huuno Koonfurianskani wa umar wareersani hasayeshe nuunow wu azaniyszanyahay
  20. political assasinations are un-somali, and a crime against humanity. Cause it could lead to mass violance.
  21. Some darwiish comander in the begin 20th century also a poet
  22. Loooooooooooooooool@ istanbul somali konferensi how is that something to brag about there were like 15 peace efforts. For that failed somalias of yours before the istanbul one there was one in kenya in that infamous pig farm where ur uncle abdilahi the warlord was selected by his fellow warlords.
  23. Waleh umadani. Wa umad beel baas looga shanqadhayo hada eriteria laga hadlo soomaliland baa u muuqataa hada laga hadlayo qaraxyadi noorway somaliland ba ku lug lahayd bay ku odhanaya oo dakhatar somalilander ah ba beri dawo qaldan siiyey .hada laga hadlayo maraykanka oo iska bixin kari wayey bilalki lugu laha waxay ku odhanayaan dahabshil oo somaliland wehelinayso baa ka danbeyey