-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Atam iyo Golaha Xukuumada Puntland Saamigiisa 1st August 2011 Warar Lagu kalsoonyahay oo laga helayo ilo Dublamaasiyadeed oo ka ag dhow Madaxtooyada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ninka sida weyn uga soo horjeeda Maamulka Puntland uu ku soo biiri doono Golaha Wasiirada Puntland taasi oo ku yimi Heshiis dhexmaray Maamulka Faroole iyo Kooxda Sheekh Attam hogaaminayo. Dikreetada lagu magacaabayo Maxamed Siciid attam ayaa la xaqiijiyay inay soo baxayso maalmaha soo socda in kastoo wax walba dhici karaan waayo ilaa hada waxa jira qodobo kale oo aan weli la isla meel dhigin. Sheekh Attam waxa laga dhigi doonaa Wasiirka Diinta iyo awqaafta halka isbedelo lagu sameeynayo Wasaaradaha ay ka mid yihiin Dhalinyarada iyo Isbooriga iyo Wasaarada Sadexaad ee Amniga, waayo raga Iminka xilalkaasi hayaa ayay Beel Hoose Yihiin Sheekha Dagaal Adag wada ee Atam Waxa haatan ka socda Magaalada Garoowe xusul duub siyasadeed oo durba ka dhex aloosamay raga ay isku haybta yihiin Sheekh Attam ee iminka ku jira dowlada sida , Siciid Daahir Qodax iyo Cabdi Jamaal kuwasoo aamisan inay xilalkooda waayi doonaan Mar hadii Qorshihii Duulaanka Buuraha GalGala Soo Afmeermay. Cabdi Jamaal oo horay gacan saar ula lahaa Sheekh attam ayaa isagu xilka Wasiirnimo ku helay dagaalkii lagu qaaday attam iyo kooxdiisa waxana hada wararka hordhaca ah ay sheegayaan in mustaqbalkiisa siyaasadeed uu ku jiro Mugdi lakiin waxa jira warar kale oo sheegaya inuu qorshaynayo gebi ahaanba inuu ka baxo dalka waxana la xaqiijiyay in gacantiisa ay kal hore soo gaartay fiiso uu ugu socdaalayo dalka Suuriya. Cabdi Jamaal ayaa ahaan Jiray Mucaarad Aad uga Digrii Sareeya dhanka Atam waxana uu ahaa Shakhsigii lahaa Gurigii ay Huubiyaha ku Garaaceen Ciidamada Puntland Sanadkii 2007- kaasi oo u ekaa Nin Xildoon ah. In kastoo ay Jiraan warar Duul Duul ah oo sheegaya in Sheekh Atam aanu ka Mid Noqonayn Golaha xukuumada Balse uu Golaha ku Darsanayo Xubno Gacantiisa Midig ah oo uu isago Wato, kuwaasi oo Bud-Dhig u ahaa Dhex dhexaadinta Dolwada iyo Isaga. Ilo Wareed baa sheegaya in C/saaq Axmed Geel-Doon oo ah Aabihii Dhaliyay Wada Xaajoodkaasi iyo Coll Cabdi-Waaxid oo ah Laba nin oo ka soo Jeeda Gobolka Sanaag ay u dhowdahay inay Ku Biiraan Masraxada Siyaasada Puntland.
-
In contrast with Al-Shabaab, the Government remains dependent principally on external resources and protection. The state of the Government security sector has deteriorated in recent months, and many ostensibly Transitional Federal Government forces are in fact autonomous militias more closely affiliated with AMISOM than with the Transitional Federal Government leadership (see annex 1.1.a for a map of AMISOM and Transitional Federal Government positions in Mogadishu as at March 2011)
-
The Monitoring Group on Somalia and Eritrea estimates that Al-Shabaab currently generates between US$ 70 million to US$ 100 million per year in revenue from taxation and extortion in areas under its control, notably the export of charcoal and cross-border contraband into Kenya. Given the corrupt and predatory practices of the Transitional Federal Government, many Somali businessmen find Al-Shabaab to be better for business, and from a purely commercial perspective have little interest in seeing the group displaced by the Government
-
Somaliland security forces capture suspected killers in laascanoood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taliyaha Bileyska Oo Ka Hadlay Socdaal Uu Ku Joogo Sool, Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Xubnaha Dilalka Qorshaysan Ka Fuliya Laascaanood Iyo Bambooyinka Loo Adeegsado Qaraxyada “Nabadgalyada Waa La Xoojiyay Sidii Horena Way Ka Wanaagsan Tahay, Hawshaana Waan Baadhayaa Oo Maanta Ayaan Guda Galayaa” Maxamed Saqadhi Dubad Hargeysa, August 2, 2011 (Haatuf) – Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa shalay galab socdaal shaqo ugu kicitimay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, oo Ciidamada amaanku habeen hore ku qabteen koox la sheegay inay ka mid ahaayeen kooxaha dilalka Argagixiso ka fulinayay magaaladaasi, isla markaana lagu soo qabtay Bambooyinka qaraxyada loo adeegsado iyo waayirada lagu fulinayo qaraxyada, kuwaas oo la sheegay in ciidamada amaanku xabsiga u taxaabeen. Taliyaha Ciidanka Bilayska Maxamed Saqadhi Dubad oo magaalada Laascaanood ku sugan ayaa Haatuf u sheegay in maanta uu guda gali doono baadhista xubnaha ay Ciidanka amaanku soo qab-qabteen, isagoo intaa ku daray in ujeedada socdaalkiisa Laascaanood la xidhiidho dardar-galinta hawlaha amaanka gobolkaasi, waxaanu intaasi raaciyey in wakhtigan xaadirka ah xaalada nabadgalyada Laascaanood ay meel fiican marayso. Taliye Saqadhi oo ugu horayn ka hadlaya ujeedada socdaalkiisa ayaa waxa uu yidhi “Hawlo ku saabsan dardar galinta nabadgalyada gobolka ayaanu u tagnay Laascaanood, iyadoo ay gobolkana hore usii joogeen wafti ka socda xukuumada oo ay weheliyeen xildhibaano, wakhtigan xaadirka ahna xaalada amaanka waa la xoojinayaa, oo sidii hore nabadgalyadu way ka fiican tahay” Taliyaha Bilayska oo aanu wax ka weydiinay saddexda qof ee lagu tuhunsan yahay dilalka iyo qaraxyada ka aloosan Laascaanood ee Ciidamada amaanku xabsiga dhigeen, laguna qabtay aaladaha qarxa, in socdaalkiisu ku wajahan yahay, waxa uu yidhi “Hawshaasi maanta ayaanu guda galaynaa wakhtigana baadhistoodii baa socota, arrimaha aanu u tagnayna waa ka mid, laakiinse maanta ayaanu war faahfaahisan idinka siin doonaa” Dhinaca kale ilo waraadyo u dhuun-daloola saraakiisha ciidanka amaanka ee gobolka Sool, ayaa Haatuf u xaqiijiyayin saddexda qof ee Ciidanka amaanku ay habeen hore ku qabteen hawlgal ay ka sameeyeen magaalada Laascaanood uu ku jiro nin loo tuhunsan yahay hogaamiyaha kooxda dilalka ka gaysta Laascaanood, kuwaas oo magacyadooda lagu sheegay 1. Maxamed Faruur Cali Xaad 2. Maxamed C/llaahi Ibraahim 3. iyo haweenay lagu magacaabo Sahra Maxamed Cumar, oo la sheegay inay kooxdaasi u qaabilsanayd sahaminta dadka la khaarajinayo, kuwaas oo la sheegay in ciidanka amaanku ay kasoo qabteen guri ay daganaayeen oo laga soo qaaday, Bambooyinka qaraxyada loo adeegsado oo shan xabo ah, shan xabo oo baastoolado lagu fuliyo dilalka iyo xadhkaha loo adeegsado qaraxyada argagixiso. Waxa kale oo ilo wareedyadu intaa ku dareen, in baadhis xoog lihi ka socoto magaalada Laascaanood, isla markaana ay ciidamada amaanku todobaadkii u dambeeyay ay nabadgalyada xoojiyeen. Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa kadib markii todobaadkii hore la badalay badhasaabkii hore ee Sool iyo guud ahaanba maamulkii heer degmo ee gobolka Sool. -
Masuul katirsan Garabka asmara oo sheegay in aanay dawalada erteraia wax luga ku lahayn arimaha somaliya Hadalkan kasoo yeedhay Mas’uulkan ayaa waxa uu imanayaa Xili Maalmo ka hor ay Dowladaha Eritrea iyo Ethiopia ay isku Eedeeyeen Faragalinta Masuul katirsan Garabka asmara oo sheegay in aanay dawalada erteraia wax luga ku lahayn arimaha somaliya Jaamac Maxamed Qaalib oo ah Mas’uul ka tirsan mas’uuliyiinta isbaheysiga mucaaradka Ee Asmara ayaa waxaa uu beeniyay in hadal Dhawaanahan lagu Eedeynayay Xukuumada Asmara Ee ahaa in ay taageero hub ah Siiso Xarakada Alshabaab Ee ka dagaalanta Soomaliya . Waxa uu Sidoo kale Sheegay in Eritrea aanay doonayn Nabad la’aanta haatan ka jirta Soomaaliya ayna Jeceshahay in ay Soomaaliya Kala dambeyn iyo nabad ku soo laabato Mas’uulkan ayaa waxaa uu kaloo Uu Sheegay in Ertrea aanay wax luga ku lahayn Arimaha Soomaaliya Haatan ka taagan waxaana uu Eed dusha kaga tuuray Dowladaha Soomaaliya Dariska la ah siiba Ethiopia oo uu ku sheegay in aanay Jecleyn Nabad laga dareemo Soomaaliya . Hadalkan kasoo yeedhay Mas’uulkan ayaa waxa uu imanayaa Xili Maalmo ka hor ay Dowladaha Eritrea iyo Ethiopia ay isku Eedeeyeen Faragalinta Arimaha Soomaaliya . abdirahman
-
Interracial marriage still new in Somali community
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in General
Guurku wa calaf inkasto ay fiicantahay inad dadkaga ka guursatid .. Maybe she wanted. White skin babies -
1st of August and first day of Ramadan coinciding
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Taleexi abti aaliyaah baa ku sheegtay inanu xaajigu xaasid ahayn ilahoow aaliyah noo daa. Laakin taleexi wuxu leeyahay reer pudhlayn maha inay u dabaaldegan sanadguuradooda oo ay ku damashadayaan hormarkay gaadheen dhanka dhaqalaaha dhanka hormarinta deeganada dhanka nabada iyo wada jirka taleexi wuxu leeyahay waxaas oo dhan wa wax lugu khasaaray bal xaasidnimada inta leeg eega. Markasu waliba somalinimo la sheeganaya reer pudhlayn shame on u -
Mistrust is the biggest obstacle to Nation hood for the people of Somalia ever since the warlords took control of Mogadisho not a single leader will be trusted by his people.
-
1st of August and first day of Ramadan coinciding
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Taleexi;738073 wrote: Misplaced energy and resources indeed. ma waxad leedahay 13 jirka mamuul gobolkeedka Pudhlayn maha in lo dabaal dego niyo xaasidsanida let the people celebrate. -
Heavy Blast rocks garowe several casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Timur;738002 wrote: A hand grenade is not a "heavy blast." I'm glad this made you smile though, everyone deserves to be happy. It killed people that small blast of yours ,, where did i smile though AUN to the people who lost their lives. -
Heavy Blast rocks garowe several casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SOMALIA: Bomb explosion rocks Puntland capital amid 13th anniversary celebrations The explosion occured as the region celebrates the 13th anniversary of its establishment in 1998. GAROWE (RBC) Heavy explosion was heard in the heart of Garowe town, the capital of Somalia’s semi-autonomous state of Puntland as the region celebrates the 13th anniversary of its establishment in 1998. The explosion which is likely a hand grenade was heard in the centre of the town where thousands of people marched today to celebrate the 13th anniversary of founding the state as part of Somalia federal government. At least one person was killed and two others wounded in the blast, the head of Puntland mine-group Abdiasis Aw-Salad told RBC Radio. He said the security forces begun urgent investigation on the blast as he declined to give further details. The explosion occurred only hours before Puntland President, Abdurrahman Mohamed Farole was due to address the people at special ceremony in the presidential palace in Garowe. -
Saleebaan Xaglatoosiye Oo Weli Ku Adkaysanaya In Uu Yahay Hogaamiyaha Kooxda Falaagada Ah Ee SSC. , Kuna Baaqay Shir Lagu Qabanayo Buhoodle Nairobi( Ramaas) August . 1, 2011- Saleebaan Ciise Axmed ( Xaglatoosiye) oo bishan horaanteeda ay falaagadii u hogaamin jiray ay sheegeen in ay xilka ka qaadeen ayaa weli adkaysanaya in uu yahay hogaanka rasmiga ah ee kooxdaas, waxaana uu sheegay in deegaamada ay falaagada gacanta ku hayso lagu qaban shir lagaga tashana aayaha dambe ee dhulkaas. Xaglatoosiye oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Nairibi ee dalka, ayaa sheegay in aanay xubnaha sheegtay in ay xukunka ka tureen aanay awood u lahayn tallaabdaas, ilaa inta la qabanayo shirweyne loo dhan yahay sida uu sheegay, isaga oo ballan qaaday in ay ka go’antahay dardargelinta istatraatijiyada falaagada SSC oo uu ula jeeday dagaalada ay kula jiraan ciidamada milatariga Somaliland. “ Cid xil iga qaaday ma jirto , waxaan aan xilkaas haynaynaa ilaa inta shirka la qabanyo, kaasoo lagu qabanayo deegaamada aanu gacanta ku hayno, waxaana la qabanayo dabayaaqada sannadkan ha noqoto October ama December waa la qabanayaa, kooxda sheegtay in ay xilka iga qaadanay awood umalaha tallaabadaas, SSC waa jiraysaa oo waa ay shaqaynaysaa” ayuu yidhi Xaglatoosiye. Waxa uu qiray in uu jiro khilaaf xoog leh oo ragaadiyay SSC-da oo qarka u saaran in ay meesha ka baxdo , haddii aan la xalin muranka jira oo ku taxaluuqa talada hogaaminta oo ay madaxda sare loolan ugu jireen, iyada oo khilaafka ugu weyne uu u dhexeeyo Saleebaan Xaglatoosiye iyo Col Cabdilaahi Sabaray oo mid walba uu sheeganayo hogaamiyaha kooxda SSC, waxa uu soo jeediyay in is-afgarad lagu dhameeyo xiisada taagan.
-
Qarax ka Dhacay bartamaha Garowe. Posted by pi on August 1st, 2011 Garowe(Puntlandi.com);- Wararka naga soo gaaraya magalada Garowe ee casimada Dawlada Puntland ayaa ku soo waramaya in uu ka dhacay qarax aan la ogayn cida loo gaystay iyo wax uu ahaa. Goobjoogayaal ku sugan Garowe ayaa Puntlandi.com u sheegay in Qaraxa uu ka dhacay goob wado ah 2 ruuxna ay ku dhinteen 2 kalana ay ku dhaawacmee, Wararka qaar ayaa sheegaya in Qaraxa uu sabab u ahaa askari ay banbaanada gacanta(FI) ay si lama filaan ah uga qaraxdey, bale qaraxa oo hada dhacey awgeed ilaa hada xaqiiqda rasmiga ah lama helin balse faahfahin intaa dheer marka aan helno ayaan soo gudbineynaa. Puntlandi.com Garowe
-
AU soldiers killed, dragged through streets by Islamists in Mogadishu Monday, August 01, 2011 Fierce fighting broke out on Friday as al- Qaeda-inspired al- Shabab insurgents reinforced positions following the launch of a government offensive to secure aid routes for drought victims. HEAVY fighting in Mogadishu, the capital of drought-ravaged Somalia, continued at the weekend after Islamist rebels killed three African Union (AU) soldiers and dragged their bodies through the streets. Fierce fighting broke out on Friday as al- Qaeda-inspired al- Shabab insurgents reinforced positions following the launch of a government offensive to secure aid routes for drought victims. "I saw three dead Ugandan soldiers dragged by the residents in Suqaholaha. They wore army dog- tags around their necks," said Osmail Yusuf, a witness. "Their bodies were brought by the Shabab fighters from the frontline." There was no immediate confirmation from the AU mission (Amisom), which has about 9000 forces from Uganda and Burundi deployed in Mogadishu to protect the embattled western-backed transitional federal government. An Amisom tank was also destroyed, witnesses said, with both sides exchanging heavy machine- gun and artillery fire around Mogadishu’s Ali-Kamin junction, a position government troops had taken on Thursday. Both sides claimed victory in the clashes. Al-Shabab spokesman Sheikh Abdulaziz Abu Musab said the "mujahideen fighters killed many AU troops and also seized weapons and other military supplies", while Somali Col Abdikarin Dhegobadan said his soldiers had the upper hand. Al-Shabab have been losing ground in the capital in recent months as government troops and Amisom have clawed their way back to several key positions. Al-Shabab is being blamed in part for the food shortage in Somalia. The United Nations, which last year withdrew aid workers because of attacks by the Islamist militia, has declared famine in two regions of Somalia and says 3,7-million people in the country are going hungry due to drought. In the wider region, about 12-million face starvation
-
Somaliland security forces capture suspected killers in laascanoood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamadda Amaanka Laascaanood oo qabtay Sadex Qof oo sitay qalabka loo Adeegsado Qaraxyadda Laascaanood(Waaheen) Ciidammada ammaanka ee gobolka Sool ayaa maanta gacanta ku dhigay sadex qof oo ka mid ah dadka loo tuhunsan yahay inay fuliyaan dilalkii bilihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Sida uu noo xaqiijiyay Badhasaabka cusub ee gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali. “Hawl gal ciidamada ammaanka ee gobolka Sool ay fuliyeen waxay xalay ku soo qabteen sadex qof oo ka mid ah dadka ku eedeysan inay fuliyaan qaraxyada iyo dilal ka dhacay magaalada Laascaanood. Waxa qabashadoodu ka dambeysay markii ciidammadda ammaanku ugu galeen guri ay deganaayeen oo ku yaala magaalada Laascaanood,”ayuu yidhi Badhasaabka Gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali, oo caawa aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay. Waxaanu intaasi raaciyay “Waxaanu ku soo qabanay dadkaasi baastoolado, bambooyin iyo walxo kale oo loo adeegsado qaraxyada iyo dilalka.” Badhasaabka cusubi waxa uu sheegay inuu awooda saari doonaan sidii ay nabadgelyada u ilaalin lahaayeen isla markaana wax ka qaban doonaan falalka nabadgelyo darro. dhinaca kale, ilo madax banaan oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noo xaqiijiyay magacyada sadexda qof ee la qabtay oo mid ka mid ahi gabadh tahay waxaanay kala yihiin sidan Maxamed Ibraahim Cabdilaahi, Maxamed Faruur Cali Xaad iyo Sahra Maxamed Cumar oo la sheegay inay iyadu soo sahamin jirtay dadka la dilayo. -
HARGEISA (SomalilandPress)– Dahabshiil Money transfer one of the top money transfer service in East Africa has directly donated $100,000 to the Somali drought relief according to the President of the company Mr. Mohamed Said Duale. Speaking to the press at his office Mr. Duale said that this immediate $100,000 dollars donation is just the beginning and that more funds is to follow from both the company and its employees. Mr. Duale went on to say it is the responsibility of all Somalis and none Somalis to immediately help with the worst drought that the Somali people have seen in recent times. In addition to this $100,000 that the company has made it available immediately to relief rescue the company is also going to be given 1% discount for all transaction during the holy month of Ramadan. Dahabshiil money transfer is known for its charity work in all the countries that it operates from; Dahabshiil’s is also known to donate 5% of its annual profit to development, education and health care projects that support local communities.
-
1st of August and first day of Ramadan coinciding
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Happy first of july reer pudhlayn -
Somaliland: House Of Representative Approves Bill Of Forming Political Parties. Posted on 31/07/2011 Hargeisa (JSLTimes.com)-Members of Somaliland House of Representative held their session in the parliamentary premises as usual and approved the Bill of formation of more political parties and the amendment of the law of elections. The session was chaired by the speaker of the House of Representative Mr. Abdirahman Mohamed Abdilahi known as ‘Cirro’. Forty-nine MP’s attended today’s session in order to make their voice heard when it comes to approving the Bill of forming political parties. When the voting process started, twenty-nine MP’s voted in favor of passing the Bill, four MP’s refrained from the voting process while fifteen MP’s voted against the bill. The parliamentary speaker did not cast his vote. Finally, the speaker of the House of Representative announced that the Bill is officially approved. The Bill includes money which the coming would –be –political parties are expected to pay and the amount is estimated to be around 20, 000 dollars which is equivalent to 150 million Somaliland Shillings. The bill is expected to be submitted the House of Elders with in the coming days in order to reach a final verdict on the bill. The three existing political parties were strongly opposed the formation of political parties. However, the public greeted with a joyous welcome to this long awaited verdict and those who have a desire to contest the forthcoming elections. Once the House of Elders make their decision on the bill, it will be submitted to the president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as ‘Siilaanyo’ to put the pen to paper and sign the bill. Once the president ratifies the bill, it will be put into immediate effect. On the other hand, Somaliland House of Representative will be on a short recess for six weeks.
-
Somaliland security forces capture suspected killers in laascanoood
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waxaanu intaasi raaciyay “Waxaanu ku soo qabanay dadkaasi baastoolado, bambooyin iyo walxo kale oo loo adeegsado qaraxyada iyo dilalka.” Well done Somaliland security forces