Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The Somali republic was a creation by the people of that time when the two countries united in 1960 Somaliland is not my clan its my Country A nation of Many tribes a multi tribal society. Somalia is not your clan its the country we border. SNM is part of the Somaliland and Somali history in general it does not exist today if you think it exist than that is your problem. I Hate Clanism i hate what it stand for i Hate the 4.5 Clan System racist formula the utopia Somalia you are Running to Indeed free of Qabilism.
  2. Actually Dr Maxamuud siciid gamcay is one of the educated elite of the Maakhir Community and yesterday he visited his region he is From Sanaaag you're not duke, nor can faroole decide who they should like or not or what is good for the Maakhir Community they can speak for themselves.
  3. More pics http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=1700:sawiro-wasiirka-deegaanka-iyo-hormarinta-reer-miyiga-oo-dib-ugu-noqdey-maanta-ceerigaabo&Itemid=121
  4. Thursday, July 28 2011 (SAWIRO) Wasiirka Deegaanka iyo Hormarinta reer Miyiga oo dib ugu noqdey maanta Ceerigaabo. Dhahar (SPR): Waxaa galabnimadii doraad soo gaarey magaalada Dhahar isla markaana shil gaari galay meel u jirta magaalada 70 km wasiirka Deegaanka iyo Hormarinta reer Miyiga Dr. Maxamuud Siciid Gacmey, halkaasoo dhaawac uu ka soo gaarey madaxa, muraayadii gaariga oo dhaawac gaarsiisey. Wasiirka ayaa waxaa shalay soo dhaweeyey ciidama gaaraya 500 oo ku sugnaa xero ku taala magaalada banaankeeda kuwaasoo soo dhaweynayay Dr. Maxamuud Siciid Gacmey ayaa waxaa durba usii gudbiyeen isbitaalka guud ee degmada Dhahar oo lagu dabiibey. Maxamuud Siciid ayaa waxaa la socdey Taliyaha Ciidamada S/land qeybta sedexaad Col. Muuse Jaamac Delef iyo taliyaha booliska gobolka Sanaag, Col. Ceydiid Axmed Nuur. Dr. C/qaadir Ciise oo ay idaacada SPR xiriir la sameysay oo ah dhaqtarkii dawaynayay ayaa u sheegey in Wasiirka uu yahay dhaawaciisu mid fudud laakiin wuxuu sheegey in wasiirka loo baahanyahay in loo gudbiyo dhaqtarkiisa gaar ah. Mar aanu wasiirka ku booqanay gurigiisa ayaa idaacada u sheegey in uu ladanyahay laakiin uu u baahanyahay baaris caafimaad dheeri ah, islamarkaana Dhahari ay tahay magaaladiisa uu kusoo noqondoona. Wasiirka ayaa saaka shir albaabadu u xiranyihiin la galay qaarkamid ah wax garadka degmada sidoo kalena shir la qaatey ciidanka xerada S/L ee dhahar kaasoo sidoo kale albaabadu u xiranyihiin inta uusan ka ambabixin magaalada Dhahar. Dr. Maxamuud Saciid Gacamay, ayaa ah siyaasi xilal farabdadan kasoo qabtay dowladii hore ee Somaaliya isagoo in muda ahi ku noolaa dalka Isu-Taga Boqortooyada Ingiriiska. Wasiirka oo muda bil kahor la magacaabay ayaa socdaalkiisu u horeysa ku yimid gobolada Maakhir, tilmaamayna in dalka u yimid siyaasadana ugusoo noqday si uu ugu adeego degaanka Makhir uu kasoo jeedo oo mudooyinkani ka curyaansanaa dhanka siyaasada. Si kastaba ha ahaatee, shacabweynaha gobolka Haylaan iyo Galbeedka Gobolka Bari ayaa aad usoo dhaweeyey imaanshaha Dr.Maxamuud Saciid Gacamay, xilli shir beeleed oo balaaran ay kasocoto magaala madaxda gobolka Haylaan. Shirweynahani ayaa guda galay isbuucii sadexaad, iyadoo ay qayb kayihiin 18 nabadoon, salaadiin, iyo ergooyin kor u dhaafaayo 600 oo kakala yimid gobolada Sanaag, Haylaan iyo Galbeed Bari.
  5. Carafaat maxa Somaliland ka galay kalay ,manu carafaat dhiman 2004 Goormu SOL iyo Somaliland ka sheekeyn bilaabay?
  6. Well apparently this topic was opened to talk about the clan rebels attacking the so called oil exploration convoy unless you say the attack didn't occur and we should conintue the dreaming timur how is the drilling going so far;)
  7. Timur;737220 wrote: Who is "WE" Oodweyn? This has nothing to do with YOU. You've actually convinced yourself that you're part of the plot, it must suck to be unimportant. Timir all you say day in day out is please leave us alone we are scared we are dreaming of oil let us dream why are you disturbing our dream
  8. A khadar Awoow so every one who supports nationhood over tribalism is according to you clanish individual. And if one does not support Clanish Jabhads that are a threat to the peaceful coexistence of the People in the country, he is tribalist how does that work it's clanish Logic i have to say.
  9. Somaliland president Ahmed Muhammad Mahamuud Siilaanyo receives a hero's welcome in Wajaale City Dadwaynaha ku Dhaqan Degmada Wajaale oo Fardo kaga hor yimi Waftigii Madaxwayne Siilaanyo oo Booqasho ku Tagay iyo Soo Dhawayntii ugu Saraysay oo lagu Qaabiley Waftiga Madaxwaynaha. Reer Wajaale oo Soo Dhawayn kal iyo Laab ah ku Qaabiley Madaxwayne Siilaanyo filo Goor dhaw Warka oo dhamaystiran. Daawo Sawiradda Wajaale (GNS) Dadwaynaha ku dhaqan Degmada Wajaale ee Gobolka Gabiley ayaa Maanta si Diiran usoo Dhaweeyay Waftigii Balaadhnaa ee uu Hogaaminayay Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kaasi oo ku sugnaa illaa xalay Gobolka Gabiley. Kala soco Goor dhaw Gabiley news Wararkii Waftiga ee Degmada Wajaale
  10. Madaxweynaha Somaliland Oo Dadweynaha Gabilay Kala Hadlay Fagaaraha Khayriyada July 28th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta fagaaraha khayriyada ee Gabilay kala hadlay kumanaan qof oo ka mid ah dadweynaha magaaladaasi ku dhaqan magaaladaasi. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu dadweynaha reer Gabilay uga mahad celiyay codkii aqlabiyadda ahaa ee uu ka helay doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 26-kii bishii June ee 2010-kii. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay xukuumad ahaan dedaal u galayaan sidii ay u horumarin lahaayeen adeegyada bulshada ee gobolka Gabilay. Md. Axmed Siilaanyo waxa uu dadweynaha gobolka Gabilay u soo jeediyay inay ilaaliyaan nabadgelyada isla markaana ay ka feejignaadaan dad uu ku tilmaamay inay leeyihiin dano gaar ah. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inaan dawlada kooban ee uu dhisay aanay ka wada muuqan Karin dhamaan dadkii u soo olaleeyay oo dhami,balse bulshaddu ay codkooda ku bixiyeen inay helaan horumarin iyo adeegyo bulsho. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inuu dedaal dheer u galayo sidii Somaliland ictiraaf uga heli lahayd beesha caalamka. Dhinaca kale, Weftigii Madaxweynuhu waxay maanta duhurkii u kicitimeen degmada Wajaale ee gobolka Gabilay.
  11. Me and clanish dont go together Clanish anigu alergic baan ku ahay adeer
  12. President Ahmed Siilaanyo visited today also the border town of Wajaaale Pictures Coming Soon
  13. Somaliland president Ahmed Siilaanyo in gabiley region and talks to the People of Gabiley Pictures
  14. Dee somaliland isku ma dhereriso. Kuwan jaarkeena eeh qarankoodu jabbay gaaladan ba iskeen barbardhigta
  15. Che -Guevara;737122 wrote: loooooooool@heavy clan elders....XX which one is clan or country? Our elders are part of our culture
  16. The Zack;737065 wrote: Khaldaamiinta can barely be taken serious most of the time. Adeer shidaalka Somali galbeed alluu idinka yahaye ee get your own gas. Oh wait your desert has no gas, too bad! The Gas belongs to a country not to a clan come again
  17. Question is when will there be peace in Somalia when will Mogadisho be secure when will the brits go back to Mogadisho other stuff is irrelevant and nonsense.
  18. The establishment of a British Embassy is the next logical step in intensifying our efforts to help bring peace and stability to Somalia, but due to the complex political and security situation there will need to be significant improvements before an Embassy can reopen Big Fat no there ;)
  19. Hey duke and did you just discover the British foreign office website or what, posting Maps will not change the situation but you can continue doing that Mugged by who the brits continue to give Somaliland as much aid as they give Somalia. No my dear friend i have all that belongs to me now go fight Alshabaab with your uncle Abdi cawar and secure your capital or else there will be no British Diplomat ever in your Country