Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Suicide blast hits Somali base outside capital Saturday, June 16, 2012 MOGADISHU (Reuters) - An al Shabaab suicide bomber rammed a vehicle packed with explosives into the gate of a government base in Afgoye outside the Somali capital on Saturday causing casualties, the police and rebels said. Al Shabaab said its suicide bomber had "killed dozens" while the police said the blast had only wounded three soldiers. The figures could not be independently verified. Many parties in the Somalia conflict tend to exaggerate enemy losses and minimise their own. Government and African Union troops seized Afgoye from al Shabaab rebels at the end of May. The town is about 30 km (19 miles) from Mogadishu on a key road that links the capital with rebel-held regions in the south of country. "The suicide car bomb tried to follow our vehicles entering the base. But it could not. It exploded at the gate. So far only three of our soldiers are injured," Colonel Nur Hayr, a police officer, told Reuters. Al Shabaab claimed responsibility for the attack. "Our fighter managed to enter with his car bomb inside government forces base in Afgoye. We killed dozens," said Sheikh Abdiasis Abu Musab, the spokesman for al Shabaab's military operations. "The car was heavily laden with explosives. It is a great victory for al Shabaab," he said. Since al Shabaab withdrew from the capital last August, it has increasingly turned to suicide bombers and grenade attacks to target government and African Union positions. (Reporting by Abdi Sheikh and Feisal Omar; Editing by David Clarke and Sophie Hares). Source: Reuters
  2. AUN intu dhaxalka sugayey bu maluk al mawd u yimi.
  3. Ciidamada Qaranka Somaliland oo la wareegay fadhiisinkii Maleeshiyooyinka Buuhoodle iyo Puntland ku dhibayeen dadweynaha ee Tukaraq Tukaraq(Waaheen) Ciidamadda Qaranka ee Gobolka Sool ayaa saaka waaberigii la wareegay Gacan ku haynta Tukaraq oo ay xuduudka ugu shisheeya Gobolka Sool oo ay deganayeen Ciidamo Maleeshiyooyin ah oo ku hirdamayay gacan ku haynta ba5r kantarool oo ay ku dhibi jireen dadweynaha Jidkaasi maraya. Sida uu Waaheen u xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan CiiDANKA Qaranka Somaliland Duulaanka saaka lagula wareegay goobahaasi waxa khasaare ahi kamuu dhicin, waxaanu xusay inay maleeshiyooyinkii halkaa deganaa ka sii qaxeen markii ay ******** in lagu soo socdo. Dhinaca kalena warar aanu ka helnay Gobolka Sool ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka u geeriyooday Laba kalena u dhaawacmeen Tacshiirad uu ku furay Asakri ka tirsanaa isla Ciidankoodu. Ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay dhacdadaasi madaxda Ciidanka Qaranku kamay hadal, hase yeeshee waxa ay wararku sheegayaan inuu khilaafkoodu ka dhashay Weerarka saaka ay Ciidanku qaadeen oo uu diidanaa Askariga rasaasta furay. Askariga laayay Ciidanka ayaa la sheegay in isla goobtii lagu qabtay, iyadoo ay qaar ka tirsan Ciidanku sheegeen inuu ahaa Xisaabiyaha Guutada 7aad ee aaga Laascaanood
  4. Muxammad dhere nin dadkisa qixiyey in marnaba la barbar dhigo Faisal cali warabe oo runti ah nin mudakir ah oo dalkisa dhan walba ka dhisay dhanka dimuqradiyada dhanka nation buildinka, hadaba cayda joojiya dhaliyaro.
  5. MoonLight1;842118 wrote: Somaliland's right wing extremists are nervous these days as they fear the future so they start scare mongering people that "the savages want to steal your future". Sultan Faisal wants to go down in history just like his uncle Sultan Cabdullahi Sultan Diiriye only this time the full package more than a half a century later everything is at stake. He is not worried he has the support of the people of Somaliland.
  6. Showqi;842111 wrote: Mukulaalow, maxaa kaa khaldan niyo, Waraabe (hada waa Waraabe) ayaad dooneysaa in uu wax hagaajiyo...... :D
  7. Mukulaalow;842083 wrote: No wonder they call him "The Maxamed Dheere of the North" Waryaa xishood dont compare a warlord with a civilized Politician ,Maxamad dhere manu ahayn ki dadkisa qixin jiray
  8. Faysal Cali Waraabe Oo Somaliya Ku Tilmaamay Mayd Somaliland La Dabo-Waddo, Sheegayna In TFG-du Dafirsan Tahay Midowgii Hore & Xasuuqii Muwaadiniinta Ee Kala Go’a Dambe Keenay “Umadda qudha ee waxa aynu nahay uu horseed u yahay Suldaan ama Caaqil xitaa reeraha ay caaqilka u yihiin ma garanayaan” Faysal Cali Hargeysa (Caalami)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa faahfaahin balaadhan ka bixiyey siyaasada arrimaha dibada iyo halka ay marayso, Waxanay si qoto dheer uga hadlay wada hadalada la filayo in ay Somaliland iyo Somaliya dhawaan dhex maraan, si ay uga wada tashadaan aayahood mustaqbalka. Faysal Cali Waraabe ayaa mar uu ka hadlayey hadalada iska soo herjeeda ee ay dhawaanahan warbaahinta isku marinayeen labada dawladdood ee Somaliland iyo Somaliya sheegay in haddii la doonayo in wada hadal dhameystiran la galo oo la isku af garto in Somaliya looga fadhiyo inay sadex qodob qiraan. Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo maalintii shalay ka hadlayey xaflad loo sameeyey Ardey ka qalin jabisay Dugsiga Sidam ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay shaqo la’aanta dalka ka jirta iyo saameynta togan ee ay ku yeelan karto dhalinyarada. Faysal Cali Waraabe oo ugu horeyn ka hadlaya siyaasada arrimaha dibada waxa uu yidhi “Maanta dalka markaad eegto Waxbarashadii waa lacag, Biyihii waa lacag, Caafimaadkii waa lacag, markaa anagu siyaasad cad ayaanu arintaasi ka lahayn oo tusaale ahaan qorshayahayagu waxa uu ahaa in aanu gelino 20% Caafimaadka, sidoo kalena tacliinta 20% aan geliyo, markaa markaad qofka caafimaadkiina bilaash uga dhigtid waxna bartid wuu kaa carari doonaa waanu kaa tagi doonaa, laakiin haddii aan la wada soconin umaddu hore uma kacdo, isla markaana waxyaabo badan oo maanta inoo qabsoomi li’i waxa ay ka kacayaan waa aqoon darro, waxa ina biyo dhigatay oo si fiican inoo biyo dhigatay aqoon darro iyo jahli, waxaana ka arkaysaa jahligeena. Umadda qudha ee waxa aynu nahay uu horseed u yahay Suldaan ama Caaqil wax nuxura oo ay sheegayaana ma jirto, xitaa reeraha ay caaqilka u yihiin ma garanayaan waxa ay ku nool yihiin, waxa is qaban waayey sida tacliinteenu kor kacday labaatankaasi sano iyo sida aanay bulshada uga muuqan. Maanta labada cudud ee u weyn ee ina ragaadiyey waxa weeyaan qabyaalada iyo qaad, labadaasi haddii aad ka adkaataan dadkii waxbartoow ayaa la idinka doonayaa, markaan maanta meelahaasi marayo dadka ajinabiga waxa aan ku idhaahdaa bambaanu ku fadhinaa, bamkaasi aanu ku fadhinaa waa idinka (Dhalinyarada) oo haddii aan shaqo abuur la idiin sameynaynin oo aan la idin mashquulin mar uunbaad qarxi doontaan ILAAHEY idinkama dhigee, waxaan leeyahay waa in dawladda culays lagu saaro sidii shaqo lagu heli lahaa oo Telesom iyo Dahabshiil idinkuma, waa inay dawladdu shaqo abuur sameysaa oo la idin shaqaaleeyaa, taasi waa in aad culays ku saartaan”. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey siyaasada arrimaha dibada dalka iyo halka ay maanta marayso, waxa uu yidhi “Waxaan doonayaa in aan ka hadlo siyaasada arrimaha dibada halka wadankeenu ka marayo aduunka, halka uu marayaan wada hadaladii Somaliland iyo Somalia maanta aqoon yahaniin ayaad tihiin ee waa inaad wax ogaataan halka ay wax marayaan. Bishii Feberuary 23 waxaanu ka qayb galnay shirkii London, shirkaasina guul ayeynu ka helnay oo qodob muhiima oo ah inay Somaliland iyo Somalia kala baxaan oo ay ka wada hadlaan mustaqbalkooda ayaa ka soo baxay, anigu ilaa bishaasi ilaa bishan sideedeedii waan maqnaa oo Yurub, Afrika iyo Mareykanka ayaan marayey, waxaan u marayey wax kale may ahayn ee waxaan arkayey Sunami inagu soo socota oo la doonayo in tacabkeenii la baabiiyo iyo inaga oo aan u jeedin oo qabyaalad, ururo iyo Beelo isku haysana, waxaan xooga saaray waar maxaa la isku haystaa haddii xilkii aynu isku haysanayeyna dusha lagaga imanayo, markaa nimanka la ina wada hadashiinayaa kow way ina dafirayaan in Lixdankii labada dawladdood oo isku darsamay in aynu ahayn, waa ta labaad ee way dafirayaan in la ina xasuuqay oo la isku dayey in dhulkeenii la inaga qaado, waa ta sadexaad ee waxa ay dafirayaan in aynu inagu nahay dawladd dhameystiran oo nidaamkeedii u dhan yihiin, markaa qofka taariikhdaadii dafira ee jiritaankaaga maanta dafira micnihiisu waxa weeyaan kuwan muxuu ILAAHEY u abuuray, dadkaasi ayaa jira umana jeedaan ee idinka ayaa isku jeeda. Maanta Somaliya aduunka ayaa u soo jeedsaday oo waxa madax tagtay waad arki kartaan, waxaad arkaysaa dad maqaaxiyaha ka sheekaynaya oo leh waa la qaldamay tegi mayno shirarka, waar waxaan leeyahay tegi mayno way dhamaatay, taariikhda Ingiriiska kama dhicin safiir waraaqihii dhiibaya oo wasiirkii arrimaha dibada garab taagan yahay, laakiin Xamar ayey ka dhacday waxaanay taasi ina tusaysaa sida muhiimada loo siinayo, maanta maaha wakhtigii aynu odhan lahayn geli mayno haddii aanynaan gelin oo aynaan inteena ka soo qabsan shirarka Somaliya socon mayso. Haddii laga qayb galo shirarka Somaliya maaha jiritaanka Somaliland ayaa la qaatay ee waxa weeyaan habkii aynu u mari jirnay inaynu helno Ictiraafkeena ayeynu bedelnay, marka la yidhaahdo wada hadla waxa aynu doonaynaa in aynu waydiino kaw ma noo ogoshihiin in aynu laba dawladdood ahayn lixdankii, imikana labadii dawladdood ee lixdankii midna ay dhisan tahay midna ay baaba’asan tahay, markay intaasi inaga ogolaadaan ayeynu qodobada kale galaynaa, laakiin imika waxa ay leeyihiin xuduudihii hore waanu baabi’inay oo nidaam qabiila oo la yidhaahdo 4.5 ayeynu ku shaqaynaynaa, markaa idinkuna rubaca ayaad tihiin, markaa halka la inala doonaya inaga oo mirqaansan in dusha la inaga saaraa waa rubuc oo halkii lixdankii ka hooseysa, haddii aynaan arintaasi iska diidinina inaga oo leh reer hebel hadaanu nahay waxaasi aqbali mayno ayaa dawlad Afrikaan, Yurub iyo Mareykan wato dusha la inagaga keeni doonaa, taasi waa inaynu ka hor tagnaa, markaa maanta waxa weeyi in aynu laba arrimood sameyno oo ah inaynu Ciidama xoog leh sameysano, waa inaynu waxa aynu haysano iyo dhaqaalaheena inta badan ciidamo gashanaa, ta labaadna waxa weeyi waa inaynu xaga dublamaasiyada xooga saarnaa oo waa mayd la ina dabo wado ee kuwa maydka sida waa inaynu la xisaabtanaa, laakiin waxaad ogaataan ama shir ha tageen ama meel kale in aanay qaranimadeenu si fudud ku baxayn, teenaanay ku dambaynaysaa Insha Alahu Tacaalaa oo tawxiidkeena calankeena ayaana ka saraynaya Insha Alah”. Guddoomiyaaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya wada hadalyada wakhtiga la filayo wada hadalada ayaa waxa uu yidhi “Wada hadaladii ayaa la filayaa in dhawaan furmaan, waana la inoo soo sheegayaa dhawaan wakhtiga, nimankaa Somaliya-na waynu jecelnahay in ay wax noqdaan oo aan lacagta la boobin oo maalintii Istanbul 130 Milyan oo ay cuneen ayaa lagu soo saaray oo la yidhi lacagtaasi halkeed mariseen, wax lacag ah oo dambe oo loo dhiibayaana ma jirto ee boodh ayaa loo sameynayaa, waxaanan leeyahay inagana intaan boodh la inoo sameyn aynu musuqmaasuqa yarayno. Somaliland dawladda oo kaliya ku dayn mayno ee hareeraha ayeynu ka taaganahay halka ay tagayso iyo halka ay ku socoto, markaa Somaliland wax go’o lagu qaado ka weyn oo Berbera ayaa la qaadi kari waayey ee ma Somaliland ayaa la qaadayaa
  9. Is this his first trip to jigiga Fiqi? And do you have any pictures.
  10. Somaliland brushes off unity call ahead of key meeting Britain-based Somalilanders wave the flag of the internationally unrecognised self-declared republic of Somaliland as they hold a pro-independence rally outside Downing street in London on February 22, 2012. The country's leadership is not ready for unity talks with Somali Posted Friday, June 15 2012 at 13:28 Somaliland, a self-declared republic in north-western Somalia , is not ready to engage Somalia’s Transitional Federal Government on matters related to its independence from the rest of Somalia. This is according to Abdi Yusuf Du’ale, the region's Minister for Information of Somaliland, who made the pronouncement while naming a five-member delegation from his territory that will hold talks with a team from the Mogadishu-based TFG later this month in London. The Somaliland team led by its foreign minister, Dr Mohamed Abdullahi Omar, includes Mr Faysal Ali Warabe, the chairman of Ucid Party, one of the opposition political parties in Somaliland. Mr Du’ale who is also the official spokesman of the authority insisted that the talks will only dwell on the bilateral relationship between the two sides. "Somaliland’s decision to break away from the rest of Somalia will remain indestructible," said Mr Du’ale. Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia on May 18, 1991, following the collapse of the General Mohamed Siad Barre's regime. Since then, there have been several failed efforts to re-unite the two sides. Earlier this week, while in Nairobi, Kenya, Somalia prime minister, Abdiweli Mohamed Ali, said that the process of holding a meeting between the TFG and the authority in Somaliland were at an advanced stage. Pitch for talks At international level, a meeting between the two Somali sides was first suggested at the end of a Conference on Somalia on February 23 in London, UK. The proposal was also repeated during the conference on Somalia in Istanbul, Turkey on June 1. In both cases, conference participants that included more than 40 representatives from the international community recognised the need to support any dialogue that Somaliland and the TFG or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations. http://www.africareview.com/News/Somaliland+dismisses+unity+call/-/979180/1428054/-/o3jwh0/-/index.html
  11. Waryaa cismaanow meesha ha isku ceebeyn you're dusty village couldn't even compete with Hargeysa 150 years ago when it was called ceelki herer. The Majestic hargeysa
  12. Dr osman you can't compete with the majestic city of hargeysa not in a million years you know that i know that the members of SOL know that God knows that President siilaanyo knows that governor faroole knows that.
  13. Maaaddeey how is the situation in guriceel shalay waxad qarxisan Beledweyne somaha?
  14. Waddada Cad ee isku Xidha Magaalooyinka Sallaxley iyo Hargeysa oo si Rasmi ah Loo Bilaabay Hargeysa(Waaheen) Xaflad hor dhac ah oo lagu dhax dhigayay wada cad ee isku xidha magaalooyinka Sallaxley iyo Hargeysa ayaa maanta lagu qabtay deegaanka isha gobta ee duleedka koonfureed ee magaalada Hargeysa Xafladda dhagax dhiga waddada Cad ayaa waxa ka soo qaybgalay Ganacasto Cuqaal Salaaadiin Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah qurba jooga Beesha koonfurta Hargeysa iyo magalaada Sallaxley. Wadadan oo dhererkeedu dhanyahay 83 KLM ayaa hore u ahayd Waddo caratuul ah ayaa waxa loo qaybiyay seddex waji waxaana maanta la dhagax dhigay wajigii ugu horeeyay oo dhan 13 klm. Lacagta wadan ku baxaysa ayay gudida u xilsaarani ku qiimaysay kudhawaad 4.5 milyan oo dollar waxaana hore u bixiyay lacag dhan 1400000 $ (Milyan iyo Afar boqol oo kun ) Ganacasade Xaaji Cumar Caydiid sidoo kale haweenweynaha Beesha Sallaxley iyo Koonfurta Hargeysa aya guddoonsiiyeen gudida dib u dhiska waddada Cad lacag hordhac ah oo dhan 82000 $ oo Doollar (laba iyo siddeetan kun) Sidoo kale waxa iyana lacago badan ku deeqay jaaliyadaha beesha ciidagale ee wadamada Norway iyo Ingriiska. Ugu horayn waxa xafladda furay Sh Cismaan Cali Xuseen oo ka hadlay Qiimayaha ay wadadanu u leedahay adaamaha waxa uu sheegay sh cismaan in qof kasta oo wax ku darsada waddo ay tahay sadaqa jaariya iyo wax uu qofku iska sii horeysiisay oo aakhiro u taalaa waxa uu sheekhu ku booriyay cid kasta oo ka qayb qaadan kartaa waddadan ay dar ilaahay wax ugu darsadaan waxa isna ka hadlay munaasabada Sh Maxamed Cali Geedi oo ah G/Xigeenka gudida dib u dhiska wada Cad waxa uu dadka ku booriyay in aan dowlad iyo haayad midna waxa laga sugin ee dadku isku tashadaan waxaanu ugu duceeyay in ilahaahay uu camalkii janada ay ku galayeen uu uga dhigo qof kasta oo waddadan wax ku darsada waxa uu Sh maxamed Cali Geedi sheegay in dhismaha wadadu uu socon doono xataa habeenkii oo loo diyaariyay laydhkii lagu shaqn lahaa waxa uu sheekhu ka codsaday qof kasta oo muxsina oo wanagaaga iyo waxtarka ummada jeceli in uu waddadan wax ku darsado maxaa yeelay waa sadaqo jaariya waana acmaasha lagu galo janada. Waxa iyana ka hadlay maayorka caasimada Hargeysa Eng Xuseen Maxamuud Jiciir Goddoomiha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere xoghaya Arrimaha dibada ee xisbiga UCID Maxamaed Haaruun Biixi oo markan ku hadlayay Magaca Jaaliyada Sheffield Xildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye oo kamida golaha guurtida ee Somaliland Marwo Faadumo Shaacim Ganacasto madaxdhaqameed iyo qaar ka mid qurbe jooga beesha Ciidagale Weeyne oo dhamaantood ku dheeraaday ahmiyadda ay wadadani u leedahay isku xidhka dalka. Wadadan oo ah wado caro tuul ah oo Sannadkii 1940 uu Talyaanigu dhisay ayaa ah wado aad u dheer oo isku xidha somalilad iyo Ethiopia iyo koonfurta Somalia waxay ay ka bilaamataa Hargeysa waxaanay toos u gashaa feerfeer ilaa baladweyne. Hadii aad doonayso in aad wax ku darsato waddadan oo ah Sadaqad jaariya waxaad kusoo hagaajin kartaa Tabarucaaga Dahabshiil Account:26000. Salaama Bank 60029985 ,Zaad Service:4840000 kuna soo qor dib u dhiska wada Cad ee Sallaxley iyo Hargeysa.
  15. The road project is called wadada cad it will connect Hargeysa with salahlay and than it will go further into the Somali region of Ethiopia.
  16. Sultan faisal cali waarabe got it right this time. Waxa weye caruurtada u talin meysid ayahooda eeh aniga u talinaya. Maya caruurtayda aniga u talinaya adigu kuwaga u tali.
  17. GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID OO CAYNABANEWS UGA WARAMAY ARAGTIDIISA GUDDIGA WADA HADALKA EE LAGU DARAY Thursday June 14, 2012 Hargeysa (CNN) Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen (Cali Waraabe) oo goor dhawayd shabakada caalamiga ah ee Caynabanews ugu waramaayey khadka Telephone ayaa ka hadlay aragtiidiisa xubnaha lagu daray ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu hambalyeeyey madaxweynaha Somaliland, isaga oo ku bogaadiyey sida uu u gartay in talada qaranka mucaarida iyo muxaafid la wada leeyahay, isla markaana aan la isku xinin oo kaliya waa mucaarid iyo waa muxaafid. Geesta kale waxaanu wax ka waydiinay gudoomiyaha siyaasada arrimaha dibada Somaliland ee wakhti xaadirkan. Ugu horayn isaga oo ka hadlay aragtiida guddiga wada hadalka ee lagu daray waxa uu yidhi: “waa guddi Somaliland oo si fiican isugu dheeli tirsan xagii beelaha, muxaafid iyo mucaaridna isugu jirta. Ana saddexda xisbi qaran ayaan ka soo jeedaa, waanan ku hambalyeynaa madaxweynaha Somaliland inuu gartay in arrinta la wada leeyahay, sidii shirkii London oo kale. Qadiyada Somaliland marka laga hadlaayo waa qadiyad guud oo la wada leeyahay, waana wax loo siman yahay” Sidoo kale Md Faysal Cali Waraabe waxanu waydiinay waxyaabaha la filaayo in laga wada hadlo iyo shaqsiyan arragtiidiisa wada wadalka, waxaanu noogu jawaabay: “Horta ilaahaybaa oga wixii ka soo bixi doona. Waxaanu rajaynayaa in ilaahay dadka caqli siiyo, waxaanu rabnaa wax cadaalada oo wax duudsiya kama hadlayno, cidna wax kama sidano, cidna wax kamaanu xumayn, waxa kaliya ee aanu isku haynaa waxa weeyaan adeer anaaga gurigayga ka talinayna iyo mayee gurigaaga ka talin maysid. Anaagaa ubaadkayga ayaahooda ka talinayna iyo ka talin maysid” Ugu danbayntii waxaanu gudoomiyaha xisbiga Ucid wax ka waydiinay sida uu arko siyaasada arrimaha dibada ee wakhtigan, waxaanu yidhi: “Tan (Xukumada) imika iyo tu kaleba waxaan jeclahay in siyaadda arrimaha dibada laga dhigo mid balaadhan oo qorshe (Strategy) leh oo aan noqon mid gacan shisheeye ku timaada oo aan kolba wax laynagu soo tuurin. Waxaana ku talinayaa inay siyaasada arrimaha dibadu noqoto mid leh roadmap”