Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ina cabdulla xassan , gaalu , la dagaalameye cad cad , alshabaab muslimkii bay laaynayan, inkastow ina cabdulla xasan ba muslim laaye laakin halkangaasii halgan ka duwan buu aha kan maanta socda.. kan halgan ugu ma yeedhii karro.
  2. Futtoole is going down , walahi xaaladisii way xuntahay galkacyo on fire , tuute muuse oo rabba inu bari goosto. Qolladii ssc oo dhinac uu baxday xalaaadu way xuntahay
  3. Horta waxan is yidhi madaarkan ma labba cisha lugu sameynaya , waxa la yidhi xagla jiifiyee ayaa ka soo dagaya madaarka. ma labba ciisha madaarku ku dhamaystiirmayaa
  4. whats this gabay dhalfyo iyo waxa ka sheekeynaya waxaasii wa ceeb niyo sugaanta waxa lugu ma so darro
  5. Ninkan cuqdad xun ba ku dhacday , wana bila dawo bahashanii, ninkani since 11 july waabuu isku yaacay dad qallato iyo dad wax cunna iyo midniyo gabiley yaalo ku riyooda , maxaanu ku samayna dee
  6. Originally posted by Jafe101: Goun? I think the word you wanted to refer is 'gun'. Perhaps you might need to correct it .... sidii fransiska ayuu uu qoray
  7. u still calacaaling about 11 july 2009 war waxan yaa diili jiiray horta lol get over it bro
  8. Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened.
  9. sh dalxiis sii fiican ba loo soo dhaweye, horta carabtani ma ogyihin inu sh dalxiis. Madaxweynaha somalia eeh qurba jooga yahay. Anigu mar mar waxan is yidha Ninkani spends more time in dibadaha then in mogadisho. aad buu uu qoslayee sh dalxisku
  10. Originally posted by Abwaan: Halkaan ka fiirso Anigu wax ma fiiriyo , waan dawada
  11. way samayn karrayeen laakin dee xidhiidka , Ethiopia ba xumaanaya haday iyaku sameyaan
  12. Juma nne i dont understand yaa horta 1994 lugu xuuxiya cabdii waraabe was the biggest maryo alool of them all. Isaga iyo selebaan gaal iyo Silanyo iyo sulub intuba Instructionska cigaal bay qadaan jiireen, marka maanta maxa dadkii loo xasuusiinaya 1994 , fahmi waye anigu
  13. Originally posted by GAAROODI: i like this guy he is a crazy one....but i hate kulmiye and i think its party of division and tribal conflict...we got to be very careful thats why i would rather support Riyale or UCID (Warabe). They are very popular in Somaliland especially in the region of gabiley hargeisa ceerigabo burco , the kulmiye party You didn’t even give them a chance , how can u say they are already bad I cant say udub is bad but I have seen them the passed 7 years , with zero accomplishment , there for we need another direction. Clown faisal cant be taken serious. So the only option is Hon muj axmed Maxammad Maxamuud silanyo. I used to support udub till 2006 , but these guys are as corrupt as hell. That’s why I want to give some one else a chance besides the elections of Somaliland should of happened in 2008. And they are still not going to take place. Maybe in 2011 or 2020 who knows.
  14. Kulmiye wa hormar wa cadaalad wa nidaam wa nadiif wa snm, wa in la tageero. Odaygan koofiyada jacdadan xiidhan, daahir riyaale biliyaa waxa la yidha oo kaliyaa 1994 dadka xasuusii, ileen mar alaale markay doorashado soo dhawaato. 1994 ba la xasuusta, war 1994 Dawlad iyo hormar ino dhisii mayso Biyo na hargeysa inoga soo saarii mayso , dhalinyarteenu na joojin mayaan tahriibta. Ictraaf la aantu na halkaasay jooogaysa eeh. Odaygan daahir riyaale eeh kursiga ku dhagay ma iska baddalna.Eeh bartay siida wax loo cunno oo kaliya, qaar ba ku leh haday dawlad cusubii timaado. dee iyaku na wax bay cunayaan , kuwan ba soo dhargay kuwan aynu uu dayno.Caqligaasaynu wax ka sugayna. ummaadasa la leeyahay qarran noqda. Marka anigu waxan fahmi layahay odaygan suldaan ku sheega karamadi ilahay ha ka qaado eeh maxaad uga hadlaysa 1994 iyo dagaaladii sokeeye.
  15. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Stay on topic or stfu. Hate it or love it, the ONLF are Ethiopians. Can't deal with the truth? waka ninki ka sheekeyn jiiray Xunjuf maxaad somaliland uu sammaysateen ,dad somali ah ayaad xabashi ku sheegaysa. markasad leedahay maxaad ig ga tagtay walaalka baad xabashi uu dhiibaysa maxaad aniga ii haysa :cool:
  16. Shan dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka ******ya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso. Written by Jidbaale Saturday, 24 October 2009 17:07 Wararka naga soo gaadhaya magaala madaxda Gobolka Puntland ee Somaliya ayaa shee...a in 5 dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka ******ya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso.Dhalin yaradaas oo ah qaxooti ka soo laabtay dalka Yemen ayuu Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxman Faroole, ku tilmaamey inay argagixiso yihiin. Waxaa kale oo uu Faroole shee... inuusan shacabka ******ya xaq u lahayn in la siiyo waraaqda safarka Somaliya isaga oo ku dhaliilayey Safiirka Somaliyeed ee u fadhiya dalka Yemen oo soo siiyey waraaqda soo noqoshada. Madaxweynaha Puntland, waa masuulkii Somaliyeed ee ugu horeeyey ee si rasmi ah ugu dhawaaqa arrintaas. Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan. ONA
  17. nimankani wa inay laascanood is keenan , markaseynu eegii inay wax khaarajiyan iyo in kalle.
  18. Fufu , Somaliland . iyo somalia oo hall waddan aha in 1988 ,ayaa lana odhan jiiray xabbadii keento. Maanta oo aynu labba dall nahay. maxaad ku diidaysa inan qaxootii ugu yeedhe ileen somaliland umaysan dhalan dadkaasi Koonfuriansku iyo Ethiopianku.
  19. Fagadhe wa snm mujaheed, mushaharkisa na xaq buu uu leeyahay.
  20. Nuune dadka Hawd and reserve area ku dhaqan iyakay uu taala haday rabbban inay ka go aan oo ay iska xoreyaan Ethiopia , amay inay dalkooda imaansadan labbada miid wax uu dhexeyaa adeerow ma jirto.Eritrea iyada go aansatay inay iska xoreyaan, wanay xooroobeen , laakin Hawd and reserve area walii ma arkin waxay doonayan , Ma dall gaar ah ma inay somalia ku biiran , ma inay somaliland ku biiran clear agenda ba ma laha. Eritrea waxay ahayd gooni isutaaga eritrea wa muqadis. Laakin Kuwan Somalida maba laha plan. Qaar ba uu shaqeya ismaamul goboleeedka somalida Ethiopia qaar ba uu shaqeyaaa jabhada hubaysan qaar ba shacaab ah waxbaba aminsanayn.
  21. somali dee ka hor ma jirin before1884 dawlad somaliyeed ma jirin dad nomads aha uu dhulka iska warwareega ayaa jiiray , eeg,dhulka hawd andreseve area xabahi malaha waxa iska leh somali. laakin waxay ka miid yihin Dalka Ethiopia ., dalka Ethiopia na wa multhy ethnic.
  22. Somaliland dhaqaaqday waleh hadabay qaxootii from somalia iyo Ethiopia uu soo qaxeen lol. We will give integration lessons soon, for the koonfurians and the Ethiopians.
  23. Yaa ka wax weydiya ba horta isaga iyo jamac maxammad qalib , cant go their home lol. puntland bay iska dhiibeeb lol