Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,202
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    62

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ka dul babado caasimadda Paris. Dawladda Faransiiska oo ogolaatay in Calanka Somaliland ka dul babado caasimadda Paris. Written by Axmed Naasir Xirsii Sep 27, 2008 at 05:26 PM Prais,(Qaran news)-Dawladda Faransiiska oo xilligan haysa jagada gudoomiyanimada European Unionka, kana mid ah quwadaha waaweyn ee adduunka ayaa ogolaatay in calanka Somaliland laga dul taago dhismaha gaarka ah ee xafiiska Somaliland ku leedahay caasimadda dalka faransiiska ee Paris. Ogolaanshahan calanka Somaliland waxay ka mid tahay midhaha iyo faa'iidooyinka ka soo baxay booqashadii Madaxwynaha JSL mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wafdigii uu hogaaminayey ay dhawaanta ku soo mareen dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Ingiriiska. Faa'iidooyinka kale ee Madaxweynaha iyo wafdigii uu hogaaminayey ay ka soo hooyeen booqashadoodii dalka faransiiska waxaa ka mid ah waxaa ka mid ah: Dawaladda Faransiisku oo balan qaaday inay dawladda iyo shacbiga Somaliland u fidinayso taageero dhaqaale, mid farsamo iyo mid cilmiyeed inta ka horaysa maalinta la siinayo Ictiraaf buuxa.Ta labaad dawladda Faransiisku waxay aqbashay inay dadka Somaliland la raadiso xuquuqdooda kuna dadaali doonto in qaddiyadda Somaliland ay ka dhaadhiciso waddamada European ka ah iyo Saaxibadeeda kale ee dunida ee wali war ku seegan yahay waxa ay Somaliland qabsatay gaar ahaan kuwa Afrikaanka ah. Waa ta saddexaade, dawladda Faransiisku waxay ka shaqayn doontaa in Somaliland cod ku yeelato, taladeedana laga dhegaysto goloyaasha caalamiga ah iyo kuwa heer gobolba. Waa ta afraade, dawladda Faransiiska iyo Dawladda Somaliland waxay iska kaashan doonaan kana wada hawl gali doonaan la dagaalanka budhcad badeedka, ilaalinta nabad galyada iyo danaha labada shacbi ee Faransiiska iyo Somaliland. Arrimahan muhiimka ah ee kor ku xusan iyo qaar kaleba waxay dawladda Faransiisku go'aansatay ka dib markii ay si buuxda ugu qanacday qaranimada iyo horumarka Somalilnd ku talaabsatay gaar ahaan dhinacayada nabad galyada, doorashooyinka iyo dhowriska xuquuqal Iinsaanka. Madaxweynaha JSL mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa hore qoraal codsi Aqoonsiga Somaliland ku saabsan ugu soo gudbiyey Madaxweynaha Faransiiska maalmihii ay socotay tartanka doorashada Madaxweynimada dalka Faransiisku. Xidhiidhka labada dal ee Faransiiska iyo Somaliland ayaa marba marka ka dambaysa sii hagaagayey haatanna gaadhay heer Aqoonsi ku dhow.Dhinaca kale waxa dawladda Faransiisku ay quus ka taagan tahay kuna qasaartay caawimaaddii ay siin jirtay dawaladda Soomaaliya iyo Maamul gobaleedka Puntland oo abaal celintoodii noqotay inay dadkii caawinayey oo Faransiisku ka mid yahay ay u gaystaan falal argagixiso ah sidal Afduubis iyo falal budhcad badeednimo xad dhaaf ah oo ay wax yeello ugu gaysanayaan dadyowga Ajanabiga ah iyo gaadiidka ay la socdaan gaar ahaan Doonyaha iyo Maraakiibta.Warbixinno dawladda Faransiisku ka diyaarisay dabagal iyo baadhitaano cilmiyeysan oo ku saabsan dadka nooca ku lug leh, dabeecadaha iyo habdhaqanka dambiilyaasha ka qayb qaata falalka budhcad badeednimada ayaa muujinaya inay jirto silsilad taxan ilaa masuuliyiinta sare ee Somaliya gaar ahaan madaxda gobalka Puntland oo imika loo bixiyey "Pirates Land". Xukuumadda Somaliland ayaa iyadu in muddo ahba ku doodaysay in Madaxweynayaasha u kala dambeeyey xukunka ******teeniya ee kala Cabdilaahi Yuusuf iyo Cadde Muuse ay in badan caalamka caawimaad hub iyo lacag badan kagaga urursanayeen mashruuc been abuur ah oo ay caalamka ku majaro habaabinayeen kaas oo ay odhan jireen waxaanu la dagaalamaynaa Argixiso iyo Budhcad badeed.Waxaa jira warar kale oo xogogaal ah oo sheegaya in budhcad badeedku fasax iyo ogolaansho ka haysato masuuliyiinta ugu sarraysa ee Soomaaliya. Cadde Muuse laftiisa ayaa Idaacadaha dhawaan ka qirtay in budhcad badeedku fooqaq iyo meherado caan ah ku leeyihiin magaalooyinkooda waaweyn sida Boosaaso. Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadiisa ayaa iyaguna booqasho iyo wada tashi ugu taga budhcadda Maraakiibta ku haysata xeebaha Eyl. Caddaymaha kale ee la xaqiijinayo waxaa ka mid ah qaar ku saabsan xidhiidhka ka dhaxeeya Cabdillahi Yuusuf iyo budhcad badeedka lagu hayo ee ku xidhan Faransiiska kuwaas oo Cabdillahi Yuusuf dalbaday markii uu booqashada ku yimi Faransiiska in gacanta loo soo galiyo isaga.Arrintaas oo dawladda Faransiiskuna ku gacan saydhay. Golaha Amaanka ee QM ayaa dawladda Faransiiska u xilsaartay Amaanka Badahaas, ka hortagga iyo la dagaalanka budhcad badeedka Soomaaliya. Waqti yar ka hor ayaa booqashadii Madaxweynaha JSL ku tagay Faransiiska ayaa ciidamadda Faransiisku waxay fuliyeen hawgal kale oo ay ku soo furteen Muwaadiniin Faransiis oo budhcaddu Afduubeen. Iskaashigan cusub ee Faransiiska iyo Somaliland waxay daawo u tahay cudurka budhcad badeedka ee faraha baas ku haya "pirates Land" waxaanu Somaliland u soo kordhinayaa magac iyo maamuus waana taalobo kale oo muhiim ah dhinacii baadi goobka aqoonsiga caalamiga ah ee JSL. Axmed Naasir Xirsii
  2. What if these wapeons end up with the terrorist in Mogadisho , this is going to be fun THE SHEIKHS WILLL PAY LOTS OF MONEY FOR THESE WAPEONS
  3. YES LOCAL CLANS THAT WHY A MAN FROM BURCO IS THE HEAD OF KISMAYO AWESOME
  4. Dee adeer anigu kuwaan haad tolka tihin eeh puntiland aya so qorray not even somaliland. Well sool and sanaag are somaliland and they where always somaliland and they are somaliland.
  5. Originally posted by Hunguri: Trivial, nonsense and full of *********. I dont even know, a region or any where called Sanaag Bari. Sanaag is Sanaag to me. Apart from the fabricated news, I would say people in Sanaag live peace and stability. Adde administration does nothing at all to take care of the self detirmination of people in Sool and Sanaag. Despite of the campaign efforts and political stability of General Ilka Jiir in Sanaag region, All puntland turned a blind eye to report or contribute, and prefered to spread venom and poisonous,destructive news. Dude stay with the topic its not about sool Sool is not the case here we are talking about easteren sanaag 40 km East of ceerigabo. biyo guduud region But i think its dagaal beeleysan dagaalkanii wa lugu qurxiye Somaliland versus puntiland
  6. Biyo-Guduud: Saan- saan Colaadeed oo laga soo sheegayo deegaano ka mid ah Gobalka Sanaag Bari ee Puntland. 7. september 2008 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Biyo-Guduud(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ee Puntland, ayaa sheegay in deegaanka Biya-Guduud oo 40KM u jirta Magaalada Ceerigaabo, ay ka socdaan abaabul dagaal oo la sheegay inuu u dhaxeeyo Maleeshiyo udhalatey deegaanka & Ciidamo ka amar qaata maamulka La magacbaxay Somaliland. Warkan waxaa uxaqiijiyey Shabakada AllPuntland, Duqa Magaalada Ceerigaabo ee dawlad gobaleedka Puntland, kadib markii ay bilihii la soo dhaafay laba beelood oo wada dega deegaankaasi uu dagaal ku dhexmaray Magaalada. Wararku ayaa sheegaya in dagaalku ka dhashay dhul Balaarsi, ay wadeen Qaar ka mid ah Ciidamada Maamulka labaxay Somaliland ayna taasi ka biyo diideen Maleeshiyooyin udhashay gobalka Sanaag Bari. Mid ka mid beelaha doonaya in ay Somaliland ku sii nagaato gobalka Sanaag ayaa ku qaaday deegaanka Biyo- Guduud weerar kedis ah, waxa ayna Maleeshiyaadka Somaliland dileen mid ka mid ah dadka deegaankaasi, waxaana xiisad xoog leh ka dhalatay galidii ay Biyo- Guduud galeen Kooxahan. Odayaasha dhaqanka & Isimada gobalkaasi ayaa qaaday oo bilaabay dadaalo ladoonayo in wax looga qabto xaalada, markaasna lugu dajiyo jawiga deegaanadaasi, waxaana soo baxaya hadalo kala duwan oo ay wali is dhaafsanayaan dhinacyada dagaalamaya ee ay qaarkood la socdaan Maamulka Somaliland. Cuqaasha deegaanka Biyo- Gaduud ayaa wada xaajoodyada heshiis laga gaaro ku xiray in ay marka hore Somaliland & qolyaha la socdaa ee Magaalada xabada ku soo galay ay ka baxaan gudaha Biyo-Guduud. Go'aankaasna wuxuuna farxad galin oo diidmo qayaxan ka muujiyey Kooxaha isgarabsanaya ee baaqan loo jeediyey, waxa ayna sheegeen in aysan marnaba ka baxeyn gudaha Magaalada, go'aamada loo soo jeediyeyna yihiin kuwa aysan yeelayn. Dhinaca kale Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Magaalada Biyo-Guduud ayaa sheegaya in aysan hada socon wada hadalo ayna fashil ku dhamaadeen, ayna Dadka deegaanka Biyo- Guduud aruursadeen Hub fara badan oo ay kaga hortagayaan ama ay ku doonayaan in ay ugu awood sheegtaan Somaliland oo magaalada qeybo ka mid ah joogta. Saldhiga ay hada degan yihiin Maleeshiyaadka Maamulka la baxay Somaliland waxaa horey udaganaa ciidamo ka tirsan Guutooyinka Daraawiishta Puntland, waxaana ay halkaasi ka guureen markii ay amaro ka heleen Saraakiisha sar-sare ee ciidamada Daraawiishta Puntland, saldhig cusubna looga sameeyey deegaanka Al-Xamdulilaah ee gobalka Bari. Hadii aan si deg deg ah lugu dajin xaalada ka taagan Biyo-Guduud waxa ay si toos ah oo deg deg ah saameyn ugu yeelan doontaah Magaalada Ceerigaabo, oo ay wada degan yihiin Beelo Soomaaliyeed kana heshiiyey dagaaladii Sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya, waxaana aan rajo badan laga qabin baaqsiga dagaal. F. C. Geylan AllPuntland
  7. Seylici is good choice silanyo did good he will get votes from borame hargeysa burco great
  8. strainge so if one uses another mans port he controls it ahahahahh walahi dadkanii wa dad walaan
  9. Commercial Bank of Ethiopia opens branches in Sudan, Somaliland Commercial Bank of Ethiopia opens branches in Sudan, Somaliland By Tedla Yeneakal The Commercial Bank of Ethiopia (CBE) is finalizing processes to open branches in Juba, Southern Sudan, and Hargessa, the capital of Somaliland. An official at the CBE told Capital that due to the growing imports of these countries, increasing the trade activities in the region the management has decided to open branches in these countries. "We want to benefit from the growing market along the border towns of Somaliland and also in Juba, where oil companies are competing for resources," the official said, "Currently a number Ethiopians in search of better jobs are migrating to Sudan, a country where relatively fast economic growth is registering."
  10. Originally posted by Ban-tured: It sounds good but its scaled to down to SL.However, I see some guys are determined to divide the nation. Yes, the current situation, it is right to focus on smaller or subsidiarities as there is not strong national leaders, but the greater SOMALIA ideology will never die.SOMALIS ARE SOMALIS, NOT clanism and divisive political ideology wait till we change the name of somaliland and you will never hear somali ever again
  11. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: So you support him coz he is a close relative of you ??? ........ very disappointing indeed. No i suport him Becaus he can actuallay make a change for somaliland and he is also Halye ma wax ka fiican ba jiirta
  12. hassan what ocupation we provide the Ethiopians to use our port . To teach you guys in the south a lession i tottaly agree with faisal cali statement wiilka adis ababa ku dhashay ayaa iga dhow wiilka xammer ku dhashay
  13. sanaag and sool is my land sxb on what do you base that ssc is your land or part of somalia tell me
  14. Iebrahien meygaag samatar furreh camir is close relative of me he lives in japan. he should come to somaliland and be president walahi , nin maanta ka aqoon baddan uu ay reer somaliland hayssa ma jirto ta labaad he was a s n m veteran so thats good i would want to see Iebrahien meygaag samatar. or selebaan gaal as vice president or cumar carte qalib as vice president awsome
  15. generel duke its not like the joined the t f g its alshabaab and xassan turki these guys
  16. war hee dhe anigu xata Russh baan noqonaya hadaan doona magaca somaliland na wabaan baddalaya i will change it tottaly the name somaliland ayaad jeceshihin inad ku soo dabbo dhuumatiin , what you do to in the south and do with your own people its up 2you i coudent care less they are your people., not my people ,
  17. ismacil hurre buuba wa nin professor u mutacalim aah laakin siyaasada uun baa ka xumaatay
  18. i mean full full full recognition free from walanweyn , the konfuur people stil have hope that somaliland will reunite with them soo ma ogid horta , thats what i mean. So lyin to the outside world and let them think we are a holl different race will even help us to Be recognised somaha, I know what i am halkan ka yimi halkan ka soo jeedo but this is all siyaasad
  19. To claim a jew and be indepedent from Somalia and free for ever from those mogadisho warlords hell yeah shabat shalom