Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Because the puntland admin said the people of onlf maha muwaadinin somaliyeed cajiib. oo aff uun ba naga dhexeeya
  2. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo wafti uu hogaaminayo oo soogadhay Magaalada Laascanood Warkii 11-Dec-2009 iyo Qormadii: NEWS wafti uu hogaaminayo wasiirka caafimaadka somaliland Cabdi haybe ayaa saaka soogadhay magalada laascanood ee xarunta Gobolka xili isbitalka laascaanood ku jiro xaalado adag oo ay ka mid yihiin baahi dawo la,aan dhakhaatiir la,aan iyo shaqaalaha oo qaar ay ku dulman yihiin Wefdigan ayaa saaka yimid magaalada iyaga oo kulamo la qaatay madaxda caafimaadka iyo dhamaan masuuliyiinta cusbitalka sidoo kale wefdigan waxay kulamo kula qaateen gudaha magaalada qaar kamid ah dhaqaatiirta deegaanka. iyada oo ayjiraan cabashooyin kasoo yedhaya mudooyinkanba sibitaalka weyn ee magalada lascanoodn oo ay inta badana ka hadlaan masuuliyiinta caafimaadku shaqaalaha shaqeeya oo qaar ka mid ahi mushahaar qaadan iyo shidaal laa,aan haysata matoorka isbitaalka Wefdigan oo lasugayay malmahanba ayaa saaka lagu soo waaberiistay iyagoo ku sugan gudaha magaalada iyadoo warar soo baxayaa sheegayaan inay maalmaha soo socda ay magaalada kusoo beeganyihiin wasiiro dhowra oo uu kamid yahay wasiirka cusub ee Boostada Iyo Isgaadhsiinta maamulka somaliland Cali Sandulle,kuwaasoo safarkooda uu khuseeyo xilwaree jinta gudoomiyaha.Source:Holhol.net+afnugaal. Afnugaal News DesK. Contact:info@afnugaal.com
  3. Nothing wrong with playing football with buqlanders, i would even play wiht the koonfurians
  4. Dee Machinki lacagta sameynayey ma soo celina. dadku mushaharkoda ha helan eh
  5. Only we need a new leader to take somaliland to the top.
  6. Xaabsade used to be a prison security guard back in the days. When did he became an executer?
  7. No he is actually from beledxaawo , a typical koonfurian, our beledxaawiyan cousin, could not even visit the Burial of his father. While Cumar buur goes for exercise to Buqland
  8. There is a difference your part of the TFG , I am not Your represented by cumar buur I am not.
  9. He is still your president he is the one farooles is begging we don’t get our aid . yaa sheikh dalxiis wax noogu dhibay , wakan hadh iyo jeer voa ka calacalaya. And out of frustration puntland is making flags
  10. Puntland waxa ka weyaan please ii arka sh dalxiisow ii arag hadaad uu soo dalxisii waydiid puqland wanu goosanayna.
  11. jacayl baro ninka maad toobtiid mala markaasu garan
  12. Originally posted by Jacaylbaro: and you want to fix Somalia ? ,,, looooool
  13. Mr somalia Riyaale Hayb iyo assal iyo gobol uu ka yimi lugu ma diidayo waxa lugu diidaya wax qabbad la aan iyo siyaasad xumo. hadaad leedahay dad ba is dilaya hadu riyaale tago dalku nabbad buu aha marku riyaale dalka qabsaday in 2002. sxb Xata Mudane Cabdiraxman Cabdullaahi Ismaciil Seylici. the vice president of xisbiga kulmiye madaxweynan uu dooran laha.
  14. Another one Eebow inad dheyman igu dartiid ayaan uu diyaargaroobaya Eebow inad dheyman iga dhigtid dahabo oo kalle ayaan doonayey Eebow daliilkaygu wuxu yahay inan iyada dabka uu qaadi lahaye Eebow dunnidan dacar ku joogi mayo dayin abidkiyeh Eebow doorashadeedu intan sugayey ayaan dacaad uu daalaye Eebow dumarku way daandaansii badan yihin diinta islaamkanu ku dabaqnaye Eebow dreyskaygu marku dashiki noqdo ayaan duhurka tukadayee Eebow daahirkeedu marku dayacmo ayay diracyo xiidhayate eh Eebow durugtay jacalkaygii siidi dabayl dacaaladisiyeh Eebow dudub ku duudsiin mayoo wa daariiq aan saxsanayn eh Eebow ducadan inad iga aqbashiid ayaan daruuraha uu joogaye eh Eebow dibad bax markan uu dhaqaaqo ayay darisku ii magaane eh Eebow Diirimaadekeeda waxay ku darsatay jacayl ay ii duurxulayseh Eebow dheyman inay dawlad tahay dallal na mamuushe eh Eebow dheyman dirkeeda waxa uu dhigma 100 halaad iyo dooralbe eh Eebow dhab ka dhig inan iyada ku danbeyoye
  15. Originally posted by ThePoint: ^It's a collective Somali failure adeer. If you can't automatically see it - I'm afraid I am unable to help. We waved that flag for 30 years, our best poets made the greatest poems for that flag. And when we left the union in 1991 , the rest of Somalia kept that flag and flashed it trough the toilet.
  16. The point how did we do that? Calankaas oo xammar ka tagaan 1991 oo magaalada Mogadishu oo dhisan oo uu ka dull babbanayo ayaanu ka goossanay wixi la odhan jiiray Jamhuuriyadi Somalia, Marka calankaas siideenu wax ugu dhinay
  17. Calan dadkisu qiimihisa ridaan iyo calanyahow ha dhicin waxa isu dhigma maha
  18. Marraad ka hadlaysa adna, wax qiimo oo calankaasi maanta ku fadhiyo majiro. xisbal xasuuq oo marro uu hiliyey . allah ha sahlo.
  19. qudhac hadda waxa la yidha habarta kuxigeeenka way istaagtay lol
  20. Originally posted by Qudhac: horta intanad odayaasha qoorta ka wada gurin waxa ka horeeysa.... islantan buuran buuran buuran buuran ee dowlad ku sheegaa ee ina riyale kolba dhinac u fooranrinayo meesha ha banayso markasaa wax la qabsan karaa... se waati la joojiyay way duushay iyo way dhaqaaqday.... yaa.. waar yaanay qaanu reeraha badh xanaaqin, waabay kula dagalamayaane hadaad tidhaahdid wey dhaqaaqday... looool slaanta afsomaliga xun affarta tuug eeh la shaqeyo waxa weyaan in laga dilo markasay slaanta buurani ka tagaysa meesha guurtida markasa la badalii kara dastuurkana markaasa la badalii kara
  21. You understand exactly what I am saying but your udubness has blinded you.
  22. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo. and u said this in another thread: haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa Jacaylbaro you are putting my words out of context Those are two different things the elders need to their work keep the peace between clans. They are not suppose to make political decisions for the country. Let’s put it like this my friend there are clan tensions in puntland right now, the elders are trying to find a solution. Unlike our elders they are to busy extending riyaales terms in office every single time. While we still have clan disputes in ceel baardaale . Do you understand?
  23. So clan elders in puntland carry knifes and guns this Is something new to me
  24. Jacaylbaro niyo buqland maxay odayasha uu xidh xidhayan ma waxay rabban inay meesha inay isku madhan or something. ileen odayasho wa kuwa nabbada ilaalinayo.