-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
whats the difference between darwiish from burco and darwiish from Lascanood.
-
Saudi Arabian Government invites Somaliland President for Official Visit
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
So when is he going this week or next week. -
The referendum, scheduled for January 2011, is a crucial part of the peace deal signed nearly five years ago which There have been angry demonstrations this month about electoral reforms Sudan's parliament has passed a key law paving the way for a referendum on independence for the oil-rich south. The move ends months of wrangling between the north and south about how the referendum should be conducted. Last week, southern politicians walked out of parliament in a row over where southerners would be able to vote. The referendum, scheduled for January 2011, is a crucial part of the peace deal signed nearly five years ago which ended two decades of civil war. The 2005 peace agreement saw President Omar al-Bashir's northern National Congress Party (NCP) going into government with former Sudan People's Liberation Movement (SPLM) rebels from the south. It is widely predicted that the south will vote for independence but there are concerns that tensions will increase in the run-up to the referendum and a general election in April. 'Second-class citizens' Mr Bashir and SPLM leader Salva Kiir reached a deal on the referendum earlier this month in crisis talks that followed angry demonstrations by southerners about electoral reforms. What future for Nuba Mountains? Fears of renewed war South Sudan awaits oil bonanza But when northern politicians tried to amend a section of the referendum bill about where people could vote last week, southern MPs walked out of parliament. This prompted the United States to put pressure on the NCP. The law passed on Tuesday now stipulates that southerners living in the north will be allowed to vote there if they were born after 1956 but those born before that date will have to register and vote in the south. The SPLM had feared the north would manipulate the vote if southerners who had not lived in southern Sudan since independence in 1956 had been allowed to vote anywhere. "Anybody can claim: yes I have my grandparents from the south... unless you go and verify yourself in southern Sudan, this can be abused," SPLM MP Aligu Manawa told the BBC's Focus on Africa programme. BBC Africa analyst Mary Harper says Sudan's politicians try - in public at least - to talk of enduring unity and good relations between the north and south. But they sometimes slip up and Mr Kiir recently warned southerners that if they voted against independence they would become second-class citizens in their own country, she says. There are also problems regarding the border between the north and south, as the status of some areas has not yet been clearly defined. And there are serious tensions in southern Sudan, with different ethnic groups fighting over land. More than 2,000 people have been killed and 250,000 people displaced this year alone. The 22-year war between the mainly Muslim north and the Christian and animist south claimed the lives of some 1.5 million people. Source: BBC
-
Somaliland (mirqaan-land) on universal TV!!!!!!!
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
Hey where can i watch it is it on youtube. -
Ambassador Fagadhe to be buried Saturday in Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
i agree somaliland.org garbage bey noqotay beryahan, danaha somaliland babay ka so hor jeedaan mucaradnimadii bay qallad ka fahmeen, baan is yidhi. -
Originally posted by Jacaylbaro: I kinda like NSUM actually ,,,, u know why? I miss JNM the military wing of nsum
-
Somaliland (mirqaan-land) on universal TV!!!!!!!
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
yaa allah wax siiyee -
They seem a bit desperate
-
The Arab League And It's Neglect Of Somalia. Editorial
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Umar carte qalib@ arab league in 1974 but back then we where a country dad aan la rabbin ina la cawiyo oo is cawineyn lama cawiyo -
Madaxtooyada Oo Guddi Qabanqaabo U Magacawday Keenista Maydka Iyo Aaska Marxuun Maxamud Saalax Nuur Fagadhe “Xukuumadu Jimcaha Ayey Diyaarada U Buukin Garaysay Guddi Qabanqaabana Waa Loo Magacaabay” Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Hargeysa, December 30, 2009 (Haatuf)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa guddi qabaqaabo u magacaabay keenista iyo aaska wakiilkii Somaliland u fadhiyey magaalada Paris ee caasimada dalka faransiiska marxuun Maxamud Saalax Nuur Fagadhe oo Axadii todobaadkan ku geeriyooday cusbitaal ku yaala caasimada faransiiska. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa isagu wargayska Haatuf u xaqiijiyey in gudi qaban qaabo ay xukuumadu u magacawday keenista maydka iyo aaska marxuum Fagadhe, isagoo arinkaa ka waramayana waxa uu yidhi “maalinta jimcaha ayaa la buukin gareeyey diyaaradii marxuumka maydkiisa ka soo qaadi lahayd magaalada Paris, ka dibna dhinaca caasimada somaliland ayaa loo soo qaadayaa sidaa darteed maydka safiirka waa la keenayaa, gudi qaban qaabo oo aanan magacyadooda hayn ayaa loo magacaabay arinkaana madaxwayne ku xigeenka ayaa loo xilsaaray oo ka hawl galaya” Dhinaca kale ilo xogagaal ah ayaa Haatuf u xaqiijiyey in guddida qaban qaabada ee xukuumadu magacawday oo iskugu jira wasiiro iyo masuuliyiin dawlada ka tirsan uu gudoomiye u yahay wasiirka qorshaynta qaranka Cali Ibraahin Maxamed (Cali sanyare), kuwaas oo la sheegay in ay qaban qaabin doonto sidii aas qaran loogu samayn lahaa Alle haw naxariistee marxuum Maxamud Saalax Nuur Fagadhe. Ila wareedyo lagu kalsoonyahay oo u dhuun daloola qasriga madaxtooyada iyo ehelka marxuumka ayaa noo xaqiijiyey inay madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin uu si rasmiya u dhamays tiray kharashkii iyo inkaaniyaadkii lagu fulin lahaa keenista maydka marxuumka, laguna qaban lahaa aas heer qaran ah oo loo sameeyo wakiilkii Somaliland ee dalka faransiiska marxuum Fagadhe oo isagu ahaa halgamayaashii dhidibada u aasay qaranimada Somaliland.
-
Maalinta Sabtida Oo Marxuun Fagadhe Lagu Aasi Doono Hargaysa Written by Qarannews Dec 30, 2009 at 06:24 AM Hargaysa,(Qarannews)-Waxa maalinta sabtida la keenayaa caasimada Somaliland maydkii Ilahay ha u naxariistee marxuun Maxamuud Nuur Saalax Fagadhe oo ahaa wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Faransiiska. Aaska marxuunka maalinta sabtida ka dhici doona caasimada Somaliland ayaa waxa soo qaadista maydka marxuunka ayaa waxa uu maanta madaxweynahu uu u magacaabay gudi qabn qaabo oo ka kooban shan xubnood gudidaasi oo uu gudoomin doono wasiirka deegaanka mudane Maxamed Dirir Xagar. Waxa kale oo gudidan ka mid ah wasiirka qorshaynta qaranka mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare} gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada mudane Baashe Maxamed Faarax, wasiir ku xigeenka arimaha dibada mudane Axmed Ismail iyo wasiirku xigeenka mudane Axmed Xaashi. Soo qaadista maydka marxuunka oo si aad ah loogu diyaar garoobay, ayaa ilaa maalintii uu marxuunku geeriyooday xukumada Somaliland waxa ay si aan kala joogsi ahayn ugu hawlanayd sidii ay maydka marxuunka u soo qaadi lahaayeen , taasina waanu ku guulaysanay sidaasi waxa maanta saxaafda u sheegay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada mudane Axmed Ismail. Dhanka kalena waxa jira warar been abuur ah iyo buun buunin oo ay saxaafada qaarkeed ka qoraysay halka lagu aasi doono marxuunka oo ay xukumada Somaliland beenisay in ayna marnaba maydka marxuunka ku doorsanynin in la soo qaado maydka oo lagu aaso dal kale oo aan ahayn dalka Somaliland. Qarannews
-
he was right snm always wanted Secession and they got it
-
Nabi Maxammad caleyhi salatu wa salaam wuxu yidhi Qawmka Haween ka dhigta hogaan . waligood ma barbaraan. wa xadiis saxiix ah.
-
Ma ogalli anigu inay golaha Duriyada ay so fadhisato ruux dumarii, gabadh ba ku jirta golaha guurtida somaliland. taasa ba dhib igu haysa.Ma adna adan ba Cabdi waraabe miska uu qaraacii iyo ina sheikh madar.
-
Delegations from the Kenyan parliament visits Somaliland pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Weftigii ka Socday Baarlamaanka Kiiniya oo Galabta ka Ambabaxay Dalka Written by Qarannews Dec 28, 2009 at 04:05 PM Hargaysa,(Qarannews)-Weftigii ka socday Baarlamaanka Kenya ee uu Hoggaaminayay Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya Md. Faarax Macalin Axmed, oo muddo todobaad ah dalka booqasho rasmi ah ku joogay ayaa maanta galab ka dhoofay Madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport. Weftigan oo ay xubno ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha Guddi Hoosaadyada Nabadgelyada, Dhaqaalaha iyo Horumarinta Baarlamaanka.Madaxa weftigan Md. Faarax Macalin oo ka hor intii aanu dalka ka dhoofin madaarka ugu waramayay warbaahinta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay socdaalkooda xaqiiqo raadinta ah ee ay ku yimaadeen dalka, waxaanu Xukuumada, Goleyaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somalilandba uga mahad celiyay sidii diiranayd ee ay ugu soo dhaweeyeen Gobolada dalka. “Waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa Xukuumada, Goleyaasha iyo shacbiga Somaliland sidii walaaltinimada lahayd ee ay noogu soo dhaweeyeen dalka, waxaan ku rajo weynahay inaan wixii aanu ku aragnay dalka horumarka iyo nabad gelyada ka jirta Somaliland inaanu u gudbino dawlada iyo Baarlamaanka wadanka Kenya,”Ayuu yidhi Guddoomiye Ku Xigeenka baarlamaanka Kenya. Md. Faarax Macalin oo ka hadlayay sawirka uga soo baxay Socdaalkiisa wuxuu yidhi“Sawirka ku arkay imika Somaliland iyo sawirkii aan ka haystay aad ayay u kala fogaayeen.badanaa dadku waxay u arkayaan meel nabadgelyadeedu hoosayso wax badan oo aanu filaynay markii aanu nimid way ka duwan tahay.waxaanu aragnay meel nabadgelyo ah oo xasiloon oo Ganacsigii uu ka jiro oo dadku wakhtiga ay doonaan shaqaysan karaan.” Guddoomiye ku Xigeenku wuxuu intaasi ku daray “Waxaanu aragnay Baarlamaan shaqaynaya iyo Golle Guurti oo runtii aad u wanaagsan.tacliinta oo wax fiican laga qabtay.in kasta oo si taam ah wax looga qaban karin ictiraaf la’aanta darteed.wadooyinka oo aad u dhib badan ayaanu aragnay.waxaanu maanta la tagaynaa inaanu wixii aanu la qaban karayno la qabano.” Qarannews -
^Recognize Somaliland and we will support the TFG, and we will support the TFG politically military and financially, and begin next year there wont be a shabaab. We can play a bigger role then Djibouti in stabilizing the koonfurians
-
SIlanyos trip will benefit Somaliland’s relations with the west, few month ago dr Maxammad cabdilahi cumar ,visited congressman Donald payn ,
-
Farah Ma'alin Talks About His Visit to Lasanod
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jidbaale is saying other stuff. -
Somaliland to stop chat imports from Ethiopia in two years.
Xaaji Xunjuf replied to GAAROODI's topic in Politics
Ma inaafdinle ku sheegay lol -
Delegations from the Kenyan parliament visits Somaliland pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
pics lascanood -
Marxuum Maxamuud salax fagadhe dies in France
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wakiilkii dalka Faransiiska u fadhiyay Somaliland oo galabta geeriyooday Written by Qarannews Dec 27, 2009 at 12:39 PM Paris ,(Qarannews)- Waxa galabta 4,30 kii galabnimo markii ay saacada Hargaysa ahayd ku geeriyooday cisbatal ku yaala magaalada Paris ee casimada dalka Faransiiska wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalkaasi marxuun Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe, marxuunka ayaa xukumada Somaliland u soo magacwday in uu noqdo wakiilka Somaliland ee dalkaasi, taariikhdu maraka ay ahayd bishii tobnaad ee sanadkii 2007. Fagadhe ayaa ahaa wakiil kii ugu horeeyay ee si toos ah ay xukumada Somaliland uga soo dirto dalka, iyada oo wakiiladii hore ay ahaan jireen qaar ku nool dalkaasi, tan iyo intii uu xilkaasi la wareegayna waxa uu marxuun Fagadhe uu kor u soo qaaday xoidhiidhka u dhaxeeya labada dal ee Somaliland iyo Faransiiska. Geerida marxuunka waxa shabakada qarannews u xaqiijiyay wasiir ku xigeenka arimaha dabada Somaliland., kuna tilmaamay in uu Fagadhe ahaa siyaasi rugcadaa ahaa, waxa aanu sheegay wasiir ku xigaanka arimaha dabadu in ay aad iyo aad uga xunyihiin geeridaasi kutimid marxuun Fagadhe. Fagadhe ayaa xilal kala gadisan ka soo qabtay xukumada Somaliland, isga oo xiliyada qaarkood ahaa wasiirkii arimaha dibada ee Somaliland, dhanka kalena isaga oo ka mid ahaan jiray madaxda sar sare ee xisbiga Kulmiye ee Somaliland isaga oo ka soo noqday gudoomiye ku xigeenka labaad ka hor intii aan laga dhigin safiirka Somaliland ee dalka Faransiiska. Ilaa hada ma cada in maydka marxuunka loo qaadi doono dalkii iyo in lagu aasi doono dalka Faransiiska, hase ahaatee waxa xiligan socda qaban qaabada sidii marxuunka loo aasi lahaa iyada oo ay maanta tahay maalin fasax lagaga jiro dalka Faransiiska ayaa waxa xiligan dalka Faransiiska ku sugan marxuunka walaalkii iyo xaaskiisii, kuwaasi oo si dhakhso ah ay ugu biiri doonaan shaqaalaha xafiiska Somaliland ka hawl gala. Dhanaka kalena waxa jira dadaal xoogan oo ay wado wasaarada arimaha dibada Somaliland iyaga oo xidhiidho la soo samynaaya xafiiska Somaliland ee dalka Faransiiska, taasi oo ilaa bari lagu wado in ay warar ka soo baxaan dhanka qoyska marxuunka iyo xaga xafiiska Somaliland, warkaasi oo la ogaan doono marxuunka halkii lagu aasi lahaa. Dhawaan ayaa waxa dalka Sucudiga ku geeriyooday isaga oo xajkii gudanaaya wasiirkii macdanta iyo biyaha Somaliland xaga doraad lagu aasay magaalada Hargaysa wasiiru dawlahii arimaha dibada, masuulkan ayaa ah masuulkii sadexaad ee mudo bil gudaheed ah ka baxa xukumada Somaliland, dhamaantoodna Ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun! Dhamaan hawl-wadeenada shabakada Qarannews dibad iyo gudaba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka reer Soomaaliland gaar ahaana qoyskii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday ilaahay ha u naxariistee wakiilkii Somaliland ee dalka Faransiiska Marxuum Danjire Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe),oo maanta ku geeriyooday magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. Marxuumka waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu janadii geeyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka dhintayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. -
5. ethiopia and Kenya and the A.U. will move towards a pro Somaliland policy With riyaale in office aint going to happen
-
Ilahay ha uu naxaristo qabriga na ilahay ha uu nuuro nin aad iyo aad uu qaali aha buu aha samir iyo imaan to his close relatives
-
1Galkacyo oo gacanta puntland ka baxday 2Silanyo oo madaxweyne loo dhaariye Somaliland 3Sheikh dalxis oo is iyo casilay xammar oo aan waxba iska badalin.
-
Delegations from the Kenyan parliament visits Somaliland pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka Kenya oo Saaka Gaadhay Magaalada Laascaanood. Written by Qarannews Dec 27, 2009 at 06:45 AM Burco(Qarannews)-Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya,Md.Faarax Macalin oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo golaha wakiilada somaliland ayaa saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee Gobolka sool, subaxnimadii hore ee saaka ayay socod ku dhaafeen magaalada Burco Weftigan uu horkacayo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya,iyagoo ammaankooda si xoogan loo ilaalinayo. Masuuliyiinta iyomadaxda Gobolka Sool ayaa kaga horyimi Tuulada Guumays oo duleedka magaalada Oog,halkaasoo ay waftiga uga sii galbiyeen dhinaca magaalada Laascaanood. lama oga wakhtiga uu ku sugnaando waftigaasi halkaasi,Haseyeeshee socodka wafuudan ayaa ku beegmay wakhti uu xalay fiidkii magaalada Laascaanood ay ka dhaceen Qarax miinada laga hago Ramuudka,taasoo ay ku dhaawacmeen hal qof. waftigan uu horkacayo Md.Faarax Macalin ayaa hore Socdaalo ugu soo maray Magaalooyinka Hargaysa,Berbera iyo Boorama. Togdheernews They also visit lascanood and sool. And hopefully tomorrow they will go to Ceerigabo sanaag.