Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade Oo Heshiiska Maamulka Garoowe Iyo Isimada Sool Qaarkood Ay Ku Gaadheen In Weerar Lagu Soo Qaado Somaliland Ku Tilmaamay Mid Garaadada Ay Iskaga Soo Dhaqaajinayeen “Haday Dagaal Soo Qaadayaan Awalba Way Joogeen Hadana Waa La Isku Joogaa, Isimada Ayuun Bay Iskaga Soo Dhaqaajinayeen Ee Waxba Kama Jiraan, Qaraxyadiina Guntoodiibaa La Helay Oo Awal Hore Way Dayacnayd” “In Badan Ayaad Dibada Wareegayseen Oo Kolba Geed Ku Shirayseen Ummadiina Way Idinka Raysatay, Ninwalowba Gurigaagii Kaalay Ama Dibada Wareeg Fidmo Ninkii Abuura Ayey U Taalaa” Axmed Cabdi Xaabsade Hargeysa, March 19, 2010 (Haatuf) – Siyaasiga caanka ah ee Axmed Cabdi Maxamud (Xaabsade) ayaa sheegay in heshiiskii doraad ay wada galeen maamulka Garowe iyo qaar ka mid ah Garaadada beesha bariga sool uu ahaa mid garaadada ay iskaga soo dhaqaajinayeen oo aanu ahayn mid raad ku yeelan kara somaliland, isagoo intaa ku daray hadii ay Puntland weerar soo qaadayso in marka horeba la isku joogay oo uu ku tilmaamay inaan cidna dagaal waxba lagaga qaadi karin. Xaaji Xaabsade waxa kale oo uu u jeediyey garaadada bariga sool ee dibad wareega ah inaanay ku mashquulin fidmo colaado ay kaga abuuraan bulshada Somaliland. Xaaji Xaabsade oo wargeyska Haatuf xalay khadka telefoonka xogwaraysi khaasa aanu kula yeelanay magaalada Laascaanood oo uu mudooyinkan danbe ku sugnaa ayaa sidoo kale sheegay in qaraxyadii amaan daro ee baryahan danbe ka dhacayey magaalada Laascaanood guntoodii la helay, xusayna in amaankii si wayn loo xoojiyey. Xaabsade oo ugu horayn ka hadlaya mawqifkiisa ku wajahan qodobada ay doraad maamulka Puntland iyo Garaadada Bariga Sool ku kala saxeexdeen Garowe ee ku saabsanaa iskaashiga weerarada ka dhanka Somaliland, waxa uu yidhi “Arintaasi wax jira oo raad leh maaha isimada ayuun bay iskaga dhaqaajinayeene wax ay fulinkaraan ma jirto, awalba way joogeen hadana waa la isku joogaa, hadii ay dagaal soo qaadayaan qarankay u taalaa laakiinse anagu waxay ummadi maanta dagaal ku tashato ma aragno waxaanu leenahay arintaa wax ka badala nina dagaal waxba lagagama qaadi maayee, waar dib iskugu noqda ayaanu leenahay” S:Maxaad u soo jeedin lahayd Garaadada Sool ee Somaliland diidka ah ee ku hawlanaa baryahan danbe falalka lidka ku ah Somaliland? J:Garaadada waxaan leeyahay niman yahow in badan baydin dibada wareegayseen oo kolba geed ku shirayseen oo maalinba go’aano soo saarayseen, go’aanadiina oo dhamina dal daloolo ayey wada leeyihiin oo dagaal ayuun baad ka hadlaysaan ummadiina uma warheysaan xaaladooda, bal kaalaya oo dalkiinii ku soo noqda oo nin walowba gurigaagii ku soo noqo oo ummadiina la tashada, oo dadkii way idinka raysteen oo waxay ka raysteen dagaal iyo colaado waxaanu leenahay ama dalkiina ku soo noqda ama dhulkaa aad war wareegaysaan iska warwareega. S:Hanjabaada ka soo yeedhay maamulka Puntland ee ku wajahan gobolka Sool ay qabsan doonaan iyo Garaadada beesha Sool ee heshiiska kula galay sideed u aragtaa? J:Waxba kama jiraan haday Puntland ka tirsan yihiin miyey ka hawl galaan, waxaanu leenahay waxan waxba kama jiraane haday iyagu ku soo noqonayaan dalkoodii waanu ku soo dhawaynaynaa, hadii aydaan ku soo noqonayna dibadahaasi iska warwareega. S:Miyaan la odhan Karin Garaadada beeshu waxay ka hurinayaan Somaliland colaad iyo fidmo? J:Waxay sameeyaanba waa fidmo waxay go’aan sadaanba waa dagaal, dagaalna waa fidmo, fidmona ninkii abuura ayuun bay u taala. S:Waxa la sheegayaa in gulufkan colaadeed ee Garaadada beeshu ay kaga dhawaaqeen Garowe uu dabada ka wado madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdi Samad Cali Shire oo deegaanka Sool ka soo jeeda, horena xil abaanduulaha ciidamada qaranka Somaliland u soo qabtay arimahaasi maxaad kala socotaa? J:Cabdi samad iyaga ayuun buu iskaga dhaqaajinayaa nin hada dagaal ku jira uma arko, horana uguma jirin taladeedana muu hayn dagaal. S:Waxa la sheegayaa in madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Faroole garaadada heshiiska la galay uu lacag ku siiyey sidii ay amaan daro uga aloosi lahaayeen Sool arinkaa maxaad ka ogtahay? J:Wuu ku aamusiinayaa haduu wax siiyey oo wuu iskaga dhaqaajinayaa. S:Maamulka Puntland iyo Garaadada Sool waxay sheegeen in Laascaanood ay ka tirsan tahay Puntland arinaasi maxaad ka odhan lahayd? J:Laascaanood waa Somaliland oo ay ka tirsan tahay cidii isku soo daydana waa la arki doonaa. S:Xaalada amaanka Laascaanood iyo maamulka gobolkuba siday hada tahay? J:Nabad galyadu waa boqolkiiba boqol, si fiican bay hawluhu u socdaan maamulkiibii shaqaynaya anagaa ka dhex shaqaynayna wax dhibaato nabad galyo daro ahina ma jirto. S:Mudo hore waxaad xukuumada u soo jeedisay in hawlaha maamulka iyo adeegyada bulshada Laascaanood wax laga qabto, siday hada tahay? J:Waa la qaatay hawlo badan oo horumarin ah waa laga wadaa anaguna waanu wadnaa waxyaalo badana waa laga qabtay gobolka. S:Qaraxyadii mudooyinkii danbe ka dhacayey magaalada Laascaanood oo ay saraakiil iyo askar ka tirsan ciidamadu dhimasho iyo dhaawac ka soo gaadhay halkay baadhistoodii maraysaa? J:Qaraxyadii way joogsadeen guntoodiina waa la hayaa, awal hore magaaladu way dayacnayd laakiinse hada waa loo soo jeedaa adkaynta nabad galyadeeda iyo sugideedaba.
  2. Madaxweynaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefdi Ka Socda Dalka Yeman, Daawo Written by Qaran News Mar 20, 2010 at 08:17 AM Hargeysa,(Qarannews)-Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa uu Maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Wafti ka socda jamhuuriyadda Yemen.
  3. Garaad selebaan dee lacag uun ba la tussa and he will do everthing faroole kiish lacag ah tusay oo uu budhac badeedka la soo dhacay
  4. Only desperate Diaspora members who don’t care for Laascanood they want their people to flee their homes and are waging a war from abroad so that they can feel better at home In marry old England kinda selfish Don’t you think.
  5. Senior Somaliland Delegation On Their Way To USA Written by Qaran News Mar 19, 2010 at 04:23 PM Hargeisa(Qarannews):- A senior Somaliland delegation consisting of members of the Somaliland parliament and senior government minister have departed the Ethiopian capital Addis Ababa and are on their way on an official visit to the Unites States of America. The delegation is led by the Deputy Speaker of the Somaliland parliament, Mr. Baashe Mohamed Farah, and includes, the Deputy Chair of the Somaliland House of Elders, Mr. Saeed Jama Ali, and includes the following Somaliland ministers, of Foreign Affairs, Planning, Home Affairs and Natural Resources, Messrs. Abdillahi Mohamed Duale, Ali Ibrahim Mohamed, Abdillahi Ismail Ali and Osman Sh.Mohamed Abdi. The Somaliland delegation are expected to hold high level talks with senior members of the Obama administration, members of United States Congress and other officials including USAID and democratic organisations, on issues relation to security, international aid and the continued democratic process in Somaliland The delegation are also expected to meet with the Somaliland community in the United States. Qarannews
  6. No it means Jamhuuriyatal Ardu al Somaal.the republic of Somaliland. Besides the dervishes were defeated in 1921 So they didn’t liberate any one
  7. Originally posted by A_Khadar: At least thier cuqdada wouldn't be agaist who really they are but may be towards to those they have issue with. You guys run a ways from Somalis, your own ethnicity and want be Oromo or Xabashi or who knows.. Interesting if we are running away from our Ethnicity why would we call our self’s Somali land
  8. So if someone supports Somaliland he has cuqdad And if some one Supports Somalia Whether u support the wealthy violent warlords or the Religious warlords You’re a wadani and cuqdad free
  9. Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: suashu waxa weye Khuuusiyow maxaad ku so kordhisay Gobolka sool? No Xaaji Su'aashu waxay ahayd who elected your so called president? Was he ever elected even by few?? And who elected your Guurti? Ina rayaale was elected by the people The Somaliland republic the people voted him in office. Our house of lords wala magacaba, On behalf of the people of somaliland. Our house of representatives are elected by the people, We did that in 2005
  10. Xiin wuxu leeyahay Wixii idinku dhacay iska ilaawa, waxba ha sheeg Sheegiina Diyaaradi hargeisa duqeysay cidna ma dilin , baydhabo ba diyarad ba lugu garacay halkasa bay dhimashadu ku badnayd iyo galkacyo idinka wax idin gaar ah may ahayn, Wa Taarikh Taarikhdu na wa lama ilawaan Wa wax ku dhacday shacbka Somaliland, marka maha shay la ilaawi karra Waxa weye Anagu Xoolo ananu lahayn ma dhacno maraakibta isbaaro uma dhigano Mobile isbaaro na ma dhigano , waxanu ka shaqeynayna markastaba nabbada hormarinta gobollada Somaliland, Xiin faninow dadkaga dhinac ka raac, Wa Jamhuuriyada Somaliland
  11. Originally posted by bilan: Sacad How do you explain that all the supporters of SL are from one single clan, cid idiin diidaysa hadaad la go’aysaan sedexdiina magaalo ma jirto, marka hadaad isku filan tihiin go and take your three cities with you, but no you cannot survive that’s why you need SSC & Awdal. ssc wamaxay dee Sool sanaag Iyo qeyb ka mid ah Togdheer , SSC Yaa iska leh de is weydi bal horta? intanad dhul sheegan
  12. suashu waxa weye Khuuusiyow maxaad ku so kordhisay Gobolka sool?
  13. How do they do it though former gas station worker becomes a president of a regional state former cab driver becomes the president of a regional state, either the people of puntland love uneducated and simple people. Or they just forced with these fools.
  14. Horta anigu waxan ila maanta fahmi wayey waxay diyaradan Mig jet warplanke Hargeisa sudhan idin dhibto , Diyaaradasi waxay ka turjumaysa Xasuuqi loo geeyste shacabka Somaliland, wa mid la xasuusto weye, Ina cabdulla xassan Tuulo buhoodle ku dhow bu ku dhashay Ama xammar ha taggo Ama Nfd ha tago Meeshu ka yimi weynu wada ognahay, Marka Somaliland bay dantu idin ku jirta aye iska soo raaca calanka Quruxda baddan baynu wada hadhsan, intad faroole iyo cumar buur aad ku dabba na naabteen Kalaya Dalkina buuqa iyo xasarada inaga dayaa
  15. Xiinfanin Hadanu Sayidki Taalo uga dhisno Hargeisa Iyo Ismacil Mire. Maad na soo raacaysan ileen wax kalle anu idinku qancinay garran weynay The forts of taleeh na calanki somaliland aynu ku buufino. Ka waran wax baddan ba haagaagi laha, Somaliland na sii fiican bay u dhaaqaaqi lahayd, kuwan puntland waxba ka afgaran maysan Hageisa iyo burco Markad timadaan Noloshinu wey isku dhacaysa.Laakin shir kama dhamaadan ba hore loo yidhi nimanka shirshoore marka iska sii shira , Koley anagaad no shiraysan eh
  16. Maya sxb anigu cadawad iyo xasarad xumaan kama shaqeyo Dadka Somaliland oo dhan adigu aad ka mid tahay na aad baan u wadda jecelahay waxan anigu rajeynaya inay garaadada oo dhani ay guryahoodi laascanood iskaga so noqdan intay maalin ba heshis walaan la galayaan faroole. dhulkina iyo dadkiina iska imaansada
  17. Originally posted by 'Dalmar': Yes, Naxar N, you underestimated the obama of Somalia, just like many Americans underestimated President Obama Dictator riyaal ah xaarweyne, 76 years old warlord Siilaanyo wa xaar cune, Ayoub afxaar, caydaadu cid ee wax yeelaso majirtu waad cadhootaye
  18. This guy is an caaqil He is well known His name is Maxamuud Xaji Cumar camay he is from buhoodle.
  19. Maxamuud X, Cumar Camay oo Hargaysa Galay Wednesday, March 17, 2010 Wararka naga soo gaadhay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka riyaale ayaa sheegaya in uu halkaas gaadhay Maxamuud Xaaji Cumar Camay. Warku wuxuu sheegaya in arintan uu aad uga shaqeeyey madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/samad Cali shire isla markaana sadex maalmood ka hor laga anbabixyey Garoowe ka dib xidhiidh dhexmaray C/Samad iyo Riyaale. Qorshahan ayaa waxaa ujeedadiisa lagu sheegay in uu Maxamuud X, Cumar jago wasiirnimo u helo wiil uu adeer u yahay oo dhawaan waayey xubinimada Golaha Khusuusida. Wuxuuna qorshuhu ahaa in wiilka wasiirnimada looga qaado ina Faarax Faruur oo lagu bedelo wiilka ina camay adeerka u yahay taasna uu is hortaagay Faroole oo uu ka diidey C/Samad oo qorshaha watay. Waxaana si loo qanciyo Maxamuud X, Cumar loola hadlay Riyaale kaasoo balan qaaday in uu odeyga dejin doono xag dhaqaale ama xaga xilka mid uun. Dhawaan ayey ahayd markuu Idaacada VOA da ka hadlay Maxamuud X, Cumar uuna halkaas ka Aflagaadeeyey Madaxdhaqameedka isagoo sheegay in shirkooda ay ku doonayaan urursi lacageed. Waxaana arintaas si weyn uga jawaabay Dadweynaha reer Buuhoodle oo banaanbax sameyey weerarna ku qaaday guriga uu Buuhoodle ku lee yahay Maxamuud X, Cumar. Isku soo wada duubo xidhiidhka labada maamul Garoowe iyo Hargaysa hada wuxuu maraya in ruuxii jago ama lacag ka waaya Garoowe Hargaysa loo diro isla markaana waxaa wada shaqayntooda ay sii kordhaysaa maalinba maalinta ka danbeysa. Hamse MohamedAbdi wya2007@hotmail.com Somaaliya
  20. War Deg Deg ah: Ciidamo Weerar ah oo ku Baxay B/ Wadal Wednesday, March 17, 2010 War hada naga soo gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay halkaas ka baxeen maleeshiyo hubaysan oo wadata 5 tikniko ah. Maleeshiyaadkan ayaa waxay ku wajahan yihiin deegaanka Buura wadal oo ay ku sugan Yihiin Madaxdhaqameedyo ay ka mid yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Maleeshiyaadkan ayaa waxaa ay u badan yihiin ilaalada Faroole, ayadoo amarkaa ay qabaan uu yahay in ay weeraraan Ciidamada SSC iyo madax dhaqameedka ku sugan halkaas, Ciidanka SSC ee ku sugan duleedka magaalada Buura wadal ayaa ayaguna heegan galay waxayna diyaar u yihiin in ay ka jawaabaan Cadawga soo weeraray. Hadii dagaalkani dhaco waxaa ay noqonaysa markii koowaad ee si badheedh ah uu maamulka Puntland ssc ayadoo la rajeynayo in dagaalku ka wada qarxo gudaha magaalooyinka Puntland oo dhan maadaba ay joogaan askar SSC iyo shacaba kuwaasoo hubaysan. Wararka ka soo kordha lasoco goor dhaw, Horufadhi..com
  21. Originally posted by Jacaylbaro: I blame Garaad Saleebaan on this ,,, Garaad selebaans new nick is garaadka garowe.
  22. The khuusuusi capital is in buurowadal , the khuususi cant go to tukaraq and it can go to garowe. U realize that right The same way Xaglajifiye cant go to garowe the khusuusi is trapped in between Somaliland And Farooles Militia.
  23. Where is garaad jamac garaad cali and garaad jamac garaad ismacil Didn’t they sign anything