Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,196
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    61

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. This just shows you the udub regime failled its people for 7 years , Somaliland dadkeedu wa dad gob ah oo shaqeysta, laakin dawladii ba gabtay
  2. November 09,2009 Safarkaygii Somaliland Iyo Wixii Aan Ku Soo Arkay 2008-2009 Dhalinyaradu Marnaba Ma Ogola Odayaal Korkooda Ku Legdama, Lumiyana Mustaqbalkooda ‏ Dawladdu Xayaysiiska Caano Boodhaha Iyo Maraq Digaaga Ha iska Dayso Wadooyin Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Iyo Dadka Ku Nool Degmada 26 June Oo Wasiirka Daakhiligu Xadhiga Ka Jooyey Roobabkii Xilliga Guga Oo Ka Curtay Somaliland Wakiiladda Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyadda 2009, Laba Bilood Oo Fasax Ahna Galay Guddoomiyeyaasha Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Magacaabay Guddiyo Ka Mid Noqon Doona Ururka Baarlamaanada Afrika “Parliamentary Inter-Group “Labada Guddoomiye Ayaa Si Wada Jir Ah U Wada Saxeexay, Safarka Guddoomiyuhuna Waa Mid Gaar Ah” Ku Simaha Guddoomiyaha Wakiilada, Md.C/Casiis Samaale Hargeysa, November 9, 2009(Haatuf)-Guddoomiyeyaasha labada gole ee baarlamaanka Somaliland, Guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan, Wakiilada, C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”, ayaa magacaabay guddi ka kooban toban xubnood oo ka mid noqon doona ururka baarlamaanada Afrika “Parliamentary inter-group”, kuwaas oo la filayo in bisha soo socota ee December horaanteeda ay u amba baxaan dalalka qaarada Afrika oo ay kaga qayb geli doonaan shir baarlamaanada dalalka Afrika ay iskugu iman doonaan. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay shir guddoonada labada gole Baarlamaan hase yeeshee ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow labada aqal ee Baarlamaanka ayaa wargeyska Haatuf in guddoomiyaha golaha guurtida, Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, badhtamihii bishii hore ee October 2009 ka hor intii aanu u socdaalin dalka Ingiriiska uu si rasmi ah u magacaabay xubnaha ururka baarlamaanada Afrika uga mid noqon doona golaha Guurtida kuwaas oo kala ah, Axmed Dirir Cali, Siciid C/laahi Yasir, Sheekh C/raxmaan Sh.Yuusuf Sh.Madar, Axmed Xasan Saalax iyo C/raxmaan Axmed Aareeye, isla markaana magacaabista xildhibaanadoodaasi uu u gudbiyay shir guddoonka Wakiilada. Iyadoo dhinaca kalena guddoomiyaha golaha Wakiilada,Md.C/raxmaan Cirro,isagana la sheegay intii aanu safarka ugu bixin dalka Finland toddobaadkii hore uu soo magacaabay shanta xildhibaan ee ururka baarlamaanada dalalka Afrika uga meteli doona, hase yeeshee nooma ay suurto gelin in aanu helno magacyada shanta xildhibaan ee Wakiilada ee ka qayb geli doona shirka baarlamaanada Afrika oo dhowaan qabsoomi doona. Guddoomiye ku xigeenka ee golaha Wakiilada isla markaana ah ku simaha guddoomiyaha, Md.C/casiis Maxamed Samaale, oo aanu xalay kula xidhiidhnay khadka Tilifoonka waxna kaga weydiinay inay iyaguna gole ahaan xubnahoodii uga mid noqonayay ururka baarlamaanada Afrika ay soo magacaabeen iyo in kale ayaa isaguna noo xaqiijiyay in guddoomiyaha golahoodu magacaabay xubnaha ururkaa uga qayb geli doona balse guddoomiye ku xigeenku ma cadeyn magacyada xubnahaasi golahooda ka metelaya, isagoo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “magacaabista xubnahaa labada gole labada guddoomiye ayaa si wada jir ah u wada saxeexay guddoomiyahaga ayaana magacaabay xubnihii golahayaga balse hadda gacanta kuma hayo liiska magacyadaasi”. Mar aanu weydiinay u jeedada safarka uu guddoomiyaha baarlamaanka, C/raxmaan Cirro, uu ku tagay dalka Finland, waxa uu sheegay inuu safarkaasi yahay mid Private ah oo isaga u gaar ah isla markaana uu si dhakhso ah dalka ugu soo guryo noqon doona,isagoo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi “ guddoomiyuhu socdaalkiisaa uu u baxay waa mid gaar ah oo private ah, Insha Allah, waxan filayaa in muddo laba toddobaad aan ka badnayn uu qaadan doono”.
  3. Uztaad meesha anigu wax gabay ah kuman arkayn meesha dadku jacbur bay tirinayeen ana jacbur yar baaan soo tiriyeey. maha gabay at all waxan aad meesha ku haysin.
  4. Reerkaygu ma casha iyo cunta Ma Ciir iyo cad baa Ma Cumamad iyo caaqil ba Ma Cadalaad iyo cadho ba Ma Caruur iyo ciirooleba Ma ciidan iyo Ciidangala Ma Ciibaado iyo alla ka cabsi ba Ma cuqubo iyo cuqdad ba Ma cadar iyo cadaab baa
  5. Mr somalia markad somaliland aad maqashid si bu dhigu kugu kaca somaha meel walba affarta erey baad la so tagantahay Nice Article
  6. Africa own Is he an koonfurian wanne be lol
  7. The liberation of puntland is underway I am sure
  8. Originally posted by Kuu-Kuun-Laminaa: You should be ashamed of yourself if you have an ounce of respect, these men are Somali traditional elders and represent their respective clans or sub-clans, they are not public figures nor do they represent any collective Somalis, they are not politicians or hold any public post. It is not easy to learn how to respect, one has to be born to respect These garaads are politically very active garaad jamac , his father was also a politician in the 60s These garaads they very involved in clan politics this young land garaad jamac his uncle garaad cabdqani was also politically active. Now if these traditional leaders kept doing their home work and stayed busy with just paying blood money and attending Weddings Ziyaaros , and making peace between the clans. We have never seen garaads wanted to be warlords and waging wars against countrys Such as Somaliland
  9. Me are you a somalilander or not you always confuse me
  10. jacaylbaro waxad tirahda garaaadku hagbad buu doontay tasa la qaatay.
  11. its not that bad sh dalxiis inta baddan wuu dhoofa mar uu qatar taggo mar shirrarka africa mar uu tago belgium iyo maraykan its not that bad.kolay maalin dhow shirkala jira oo wa dhoofaya
  12. oo kalay ma jaaliyadaha ayaa nimankan lacagta siisa. Boqol garaad bay leeyihin oo miid ba dhinac uu tukanayo.
  13. Eeg anigu xata waan xariqin karra mapka ila boosaaso dee laakin xaqiiqadu waxa weyaan dhulkaas ma ka taliya . maha waan iska jecladay oo waan ku riyooday
  14. ^^^bla bla bla , and some more bla orodo kamankaagii qaado oo hees ii qaad
  15. Xudeydi why do you care if somaliland gets ictraaf or not .Ma dhulkaagii ba dalkaagii ba dawladaadii ba ma dadkaagii ba. Focus on your Bugland
  16. Puntland the clan state can’t play that role in Somalia. Even if you shift the capital the parliament the military bases to puntland. Still Mogadishu will be in the hands of the extremist. And the world sees Mogadishu as somalia
  17. Shirkadda labaad ee la filayo inay xoolaha u badan dirto waa CALI WARAABE COMPANY oo iyadu ah wakiil ka ahayd Aljaabiri oo ah ninka maxsharka dhisay, maxjarkaas oo ka sakow qaddarka Alle ah ka sababta u noqday shuruudda koowaad ee Sucuudigu ku xidhay in xoolaha Soomaalidu ka dhoofaan dekedda Berbera, warqadda caafimaadkana ka qaataan oo keliya maxjarka Berbera, halkaas oo ay ka hawlgeli doonaan dhakhaatiir caalimi ah iyo kuwa Somaliland ee wasaaradda xannaanada xoolaha. ma faisal ba iska leh
  18. Originally posted by UZTAAD: who funds PIS, CIA or Puntland.? Wa ciidanka sirdoonka melez zanawi iska leeyahay
  19. So some koonfurians got send back to their home country big deal.They where Guests in somaliland any ways
  20. Maya boqorku wuxu doonaya inu darawishta isku ilaaliyo ileen boqorku boosaso kuma filna. Cabdilahi yusuf part 2 ba soo socotta Boqorbuurmadow laakin abtiyaashi wuu ka naxaya oo tallo Isim iyo to ehel ba waa siyeey
  21. 1Watay hiiglada hore uga timadayee 2watay harrade ciideedna soo martaye 3watay hawadda hargeysa ku hadhsataye 4watay haybb uga tagta hamaha ehelkede. 5watay hufnaan iyo hiido uu hagoogataye 6watay haddal baddan igu higaadsataye 7Watay hanbo ii noqta mar na ii haybsateye 8Watay hadh iyo jeerna huluqyaga ku dhagtaye 9Watay hooyo uu noqotta hablahayga yar yare
  22. It’s the king’s advice .But the garaads have a hard time following the king’s advice for century’s now