Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,196
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    61

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Anigu waxan la yaaba ninkan madaxweynihisa cananaaya war madaxweynahaga aflagada ka daa puntland buu mamuula iyo vila somalia Sh dalxiis na waxa lugu baddalay uun Odaygii inkaarqabihi mudug. intaasuun ba is badashay marka wuxu cabdilahi yusuf xukumaye uun buu xukuma sheikan cusubii. Marka madaxweynahaga ha aflagadayn dee. wa kusiide duke.
  2. How is it a shame if riyaale is our president lol. your killing your own president in this threat like he doesn’t rule you and then you have the guts to talk lol.
  3. Originally posted by Che -Guevara: A&T-Both Puntland and Somaliland would eventually be overrun by Oromo anyway. Their population is growing and soon enough will be thriving.No wonder Godane was concerned about Xabashis trickling into the north. He went as far as saying, don't rent them your houses. LOOOOL AND IF SOMALIA REMAINED SOMALIA THERE WOULD NOT BE SOMALI ABOWS IN SOMALIA LOL GODANE IS JUST AFTER POWER SXB AND WE EXILED HIM FROM SOMALILAND
  4. sxb what ever makes you feel better. ku seexo lol
  5. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Walaale SSC ummad dhan oo soomaaliyeed weeye oo laba garaad kiliya am aha. Waa ummad mustaqbalkooda iyo aayahooda markey rabaan ka tashan kara, waxna ka qaban kara. Marka anigu waan garan la'ahay waxaad dadkaan aad u liidaysid intaad kheer urajeen-lahayd. Calaaya kulli-xaal; idinku reer-Shankaroon hadaad tihiin, gormaad ka shiri doontaan Riyaale asbaxnimadiisa iyo dimuqraadiyada uu ku dheelayo. maya ummad walba hogaan bay leeyihin marka garaadku hadu meesha ka maqanyahay waxba jiira? Waxan is weydeye oo qudha maloo dhanyahay shirka. wa intaas uun as for Riyaale anaga dooranay wa madaxweynahayagii ila intano doonu na haysanaya , waaad ku qanacday baan fiilaya
  6. Maxan ka nixi ma xaji marro ka naxan ahay anigu lol . Well kuwan shirkoodu waxba kama soo baxayaan Garaad selebaan of garowe maba joogo Garaad jamac uun baa jooga
  7. Viva silanyo , Madaxweynaha mustaqbalka
  8. indeed somaliland democracy daahir riyaale ku tuntay , wa iska caadii wuu xukun jecladay kamana dagayo imik udub waxay ka shaqeyneysa uun sii ay doorashadu uu dhiciin 2 sannoh bay marraysa doorashadii xiligeedii la soo dhaafay lol.
  9. Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (2) Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. | read this item Cismaan Axmed Ciise ( Turaabi). Horseedmedia Boosaaso, Puntland Abaara 11:00-kii duhurnimo ee maanta ayaa waxaa magaalada Boosaaso gudaheeda lagu dilay nin dhalinyaro ah oo sida la sheegay saarnaa Gaari nooca loo yaqaan dhaynaha. Taliyaha saldhiga bartamaha Booliska ee magaalada Boosaaso C/raxmaan Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku hayaan cidii ka danbeysay falkaasi dilka ah, isagoona intaasi ku daray in ay barayaan sababta keentay in dilkaasi uu dhaco. Dilkan duhurnimadii maanta dhacay ayaa waxa jira isna dil xalay xili danbe loogu geystey magaalada Bosaso nin dhalinyaro ah ilaa iyo iminka wax war ah lagamahayo cida ka danbeysay falkaasi dilka ah. Wararka qaar oo aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow ehelada ninkan dilka hore loo gaystay ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi ay gaysteen ninman ku labisnaa dharka Booliska,markii danbe ay falka gaysteena ay goobta ay wax ku dileen ay isaga carareen,waxayna intaasi ku dareen in aysan garaneyn sababaha loo dilay. Dilalkan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xili dhawaanhan gudaha magaalada Boosaaso ay ka dhaceen dili is xig xiga oo ka dhacay magaalada Boosaaso. Subscribe Now
  10. Laba Nin oo Lagu Diley Duleedka Gaalkacyo September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (1) Laba Nin oo Lagu Diley Duleedka Gaalkacyo | read this item Horseed Media News Desk Waxaa maanta laga helay duleedka magaalada Gaalkacyo meel 3km magaalada u jirta, laba dhalinyaro ah kuwaan oo u muuqdey niman la diley. Warbaahinta Horseed Media oo xiriir la samaysey Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Col. Muuse Xasaasi ayaa u xaqiijiyey falkan, waxaana uu sheegay in nimankan ay dileen dad burcad ah ayna ku raadjoogaan, Taliyaha ayaa sheegay in nimankan da’doodu qiyaastii ay tahay 25- 30 jiro, waxaana jira warar aan rasmi ahayn oo sheegay in ay walaalo yihiin. Meydka raggan ayaa la keenay magaalada waxaana ka muuqdey sida loo sheegay Horseed Media dhaawacyo rasaasta ka dhacda qoryaha.
  11. hatu we have good elders oo goaan fiican leh Somaliland waligeed way jiiraysa sxb
  12. Why isnt Cali axmed jamac jangali not smiling his wife is smiling so is Michelle Obama. And barrack Obama got the biggest smile. Maybe Cali axmed jamac jangali is thinking war kii xumma Eeeh Cabdilahi yusuf eeh inadeerka muxu maraykan ku geyn wayee 2008 Aad bush la so qadeysiid eeh kan madow Eeh obama waad ku soo khasartay, kulankiisi
  13. The so called mugged once are the most happiest these days last night there was a party at madaxtooyada hargeisa . so if the mugged once are happy then its great maha lool.
  14. Somaliland haa nooolato Iga waleh kuwas aya losers ah Dhufays hadaan maanta uu imado ugu taggo koonfuria an ku yidha maxaad ii haysa aboow anu isla gubbane buu ku odhanaya, umamdi na wuu gawracaya aniga na wuxu ii leeyahay ila dhimo loool. halkee laga ciyaara war somaliland jiritaankeedu wa muqadis iyo mustaqbaleedu iyo dadkeedu iyo shacabkeedu.
  15. Cowke i was hearing for 19 years somaliland ba somalia lugu daraya reer burco this reer burco that aya somaliweyn ah , but all i see somaliland oo walii taaggan how is that possible lol.
  16. woow how did this topic from training the somaliland navy turn in to 571 inaafdinle verus jubba airlines loool waxaas oo dhan wa cawke lool itaxaan
  17. Nasiir ceerigabo is pro somaliland even badhan and dhahar are pro somaliland now and days maakhir state of somaliland waliga manad maqlin Sultan ali shire was indeed the sultan of somaliland