-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland finance minister meets Kenyan prime minister pics
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Wasiirka maaliyada Somaliland oo la kulmay Raysalwasaaraha dalka Kiiniya Written by Qarannews Mar 24, 2010 at 03:54 PM Hargiesa,(Qarannews)- Wasiirka maaliyada Somaliland ayaa shalay kulan qaatay saacad iyo badh la yeeshay raysalwasaaraha dalka Kiiniya mudane Raila Odinga, kulankaasi oo shalay ka dhacay xafiiska raysalwasaaraha, ayaa waxa lagaga hadlay xidhiidhka labada dal iyo iyada oo sida ay wararku sheegayaan uu wasiirka maaliyada Somaliland mudane Xuseen Cali Ducaale Cawil uu si qoto dheer ugaga waramay raysal wasaaraha dalka Kiiniya mudane Ondiga, marxaladihii kala gadisanaa ee ay soo martay Somaliland iyo doorashooyinkii qabsoomay iyo kuwa hada la sugaayo. Sida ay wararku sheegayaan Raysal wasaare Ondiga waxa uu si aad iyo aad ah ugu hambalyeeyay dalka Somaliland guulaha ay gaadheen iyada oo aan cidna caawinin isla markaasina, waxa aanu ku booriyay in ay sii laban laabaan wax qabsigooda. Kulankan dhex maray labadan masuul oo qaatay in ka badan saacad iyo badh ilaa hada wax war ah oo faah faahsani kama ay soo baxin labada dhan toona. Wasiirka maaliyada ee Somaliland mudane Cawil ayaa todobaadkii hore la kulmay wasiirka arimaha dibada ee dalkaasi Kiiniya mudane Moses Wantengula, sida uu baahiyay wargayska madaxbanaan ee ka soo baxa magaalada Hargaysa ee geeska Afrika, kulankaasi oo ku dhamaaday guul iyo is afgarasho Source Qarannews Last Updated ( Mar 24, 2010 at 04:15 PM ) -
Israeli Cargo Captured By Somali Pirates Aboard Turkish Ship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
What does that have to do with the topic , its kind of out of topic , even though Israel is now Busy with building new settlements in eastern Jerusalem -
Israeli Cargo Captured By Somali Pirates Aboard Turkish Ship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think Combating terrorism , and fighting piracy has become the first priority of Israeli Foreign policy , lets see how the Israeli government deals with this issue -
Israeli Cargo Captured By Somali Pirates Aboard Turkish Ship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Israeli Cargo Captured By Somali Pirates Aboard Turkish Ship by Malkah Fleisher Follow Israel news on and . (IsraelNN.com) A Turkish-owned ship named "Frigia" and carrying cargo of the Israel Chemicals company has been captured by Somali pirates. The ship had left Ashdod port and was en route to Thailand Tuesday when it was attacked in the Indian Ocean. No Israelis were aboard - 19 Turks and 2 Ukrainians were manning the ship, which was flying a Maltese flag. The ship had delivered a cargo of sulfur for the Negev Star company two weeks ago, and then loaded up with $11 million worth of phosphates and potash. There has been no contact with Frigia since it was hijacked. According to Turkish media, the ship is being directed toward a Somali port. Naval piracy has experienced a resurgence in recent years, particularly at the hands of Somalians. Somalia experienced a political collapse in 1991, from which it has never recovered. A radical Islamic insurgency has swept the region, threatening to overtake Somalia. Citizens in the north have attempted to secede and create a new state -- Somaliland -- but have not yet succeeded. Israeli officials have stated that they would support the creation of Somaliland, which has democratic, non-radical aims. http://www.israelnationalnews.com/News/News.aspx/136684 -
Israeli Cargo Captured By Somali Pirates Aboard Turkish Ship
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Israeli Cargo Captured By Somali Pirates Aboard Turkish Ship TEL AVIV (Somalilandpress) — A Turkish-owned ship named “Frigia” and carrying cargo of the Israel Chemicals company has been captured by Somali pirates. The ship had left Ashdod port and was en route to Thailand Tuesday when it was attacked in the Indian Ocean. No Israelis were aboard – 19 Turks and 2 Ukrainians were manning the ship, which was flying a Maltese flag. The ship had delivered a cargo of sulfur for the Negev Star company two weeks ago, and then loaded up with $11 million worth of phosphates and potash. There has been no contact with Frigia since it was hijacked. According to Turkish media, the ship is being directed toward a Somali port. Naval piracy has experienced a resurgence in recent years, particularly at the hands of Somalians. Somalia experienced a political collapse in 1991, from which it has never recovered. A radical Islamic insurgency has swept the region, threatening to overtake Somalia. Citizens in the north have attempted to secede and create a new state – Somaliland — but have not yet succeeded. Israeli officials have stated that they would support the creation of Somaliland, which has democratic, non-radical aims. by Malkah Fleisher Source: IsraelNN.com, 24 March 2010 -
al-Shabab claims credit for Somali food boom-AJE
Xaaji Xunjuf replied to Polanyi's topic in Politics
Originally posted by qabiildiid#1: Impressive!! Allow yaa ogaada Mele na waa malabsanaayaa, Soomaalidiidka waxa laga kari la yahay waar kaalaya oo nimcaddan waddankiinna qaybtiina ka qaata… nimcadad adigu hayso, ha kugu filnaato sxb maxaad ummada kale ula ordi. -
Originally posted by Jacaylbaro: and I've just heard another delegation coming ,,,,, Welcome Welcome Yaa israiil
-
Xildhibaan Guure:-SSC Yaanay Isku Halayn Puntland Ee Hawshooda Ha Wataan
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Everything is clan based if you look it from one point of view, But you don’t see the whole picture let’s say if the clan rebels of Somalia in1991 would have been successful, And could of kept the Somali state intact. Would u still claim their entity was owned to Clan Movements, the same way Our Ethiopian neighbour owe their ethnic Struggle legacy, that’s exactly what shaped Ethiopia And Eritrea, The same way the Somaliland/SNM was the successor of the former British Protectorate -
is this a joke?
-
Xildhibaan Guure:-SSC Yaanay Isku Halayn Puntland Ee Hawshooda Ha Wataan
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
^^ Somaliland does not exclude clans nor does it discriminate we are not a qabil orientated nation. Unlike Somalia Where the 4.5 Clan Formula dictates the future leaders of Somalis. In Somaliland No Clan exercises power over others., our Government simply does not allow that. It protects the rights of the rightful Citizens of Somaliland -
Somaliland Finance minister meets Kenyan Foreign minister in Kenya
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
On the right -
Somalia: Puntland's leader says UN report is 'politically motivated'
Xaaji Xunjuf replied to Shilling's topic in Politics
Originally posted by Qudhac: looool even the UN works for somaliland miyaa, TUUG LA QABTAY TALOW MALE. -
Xildhibaan Guure:-SSC Yaanay Isku Halayn Puntland Ee Hawshooda Ha Wataan
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by Qudhac: DALMAR surely you not suggesting leaving faroole and crew duke will be very upset. Not just upset He might just lock up Garaad selebaan -
Somaliland Finance minister meets Kenyan Foreign minister in Kenya
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Picture -
Sh. Ahmed Shanle Somaliland Puntland waa inay faraha kala baxaan SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
So this terrorist calls for war nothing new -
Wasiirka Maaliyada Ee Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Kenya Written by Geeska Mar 23, 2010 at 02:24 AM Hargeysa(Qaran News) -Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya Moses Wantengula, ayaa cudur daar ka bixiyay hadal uu dhawaan ku duray Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii uu dalbaday in la baadho safarkii uu dabayaaqadii kal hore Hargeysa ku yimid guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin. Wasiirku, waxa uu hadalkan cudur daarka ah u sheegay Wasiirka maaliyadda Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), oo hadda safar ku jooga magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, kaas oo ay kulmeen. Wasiirka Maaliyadda Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), oo uu Wargeyska Geeska Afrika, wax ka weydiiyay kulankan ayaa xaqiijiyay inay kulmeen, waxaanu u sheegay inay ka wada hadleen arrimo ku saabsan Somaliland iyo Kenya, “Haa kulankaasi wuu jiray, waxaanu ahaa kulan muhiim ah.” ayuu yidhi Wasiir Cawil, oo intaas raaciyay, “Waxaanu ka wada hadalnay xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Kenya iyo sidii loo sii xoojin lahaa Wasiirku, wuu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo waxyaabaha kale ee uu kala hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya. Laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska u xaqiijiyay in Wasiir Moses, uu kulankaas kaga cudur daartay dalabkii uu dhawaan u jeediyay Baarlamaanka dalkiisa ee la xidhiidhay inay baadhaan safarkii uu guddoomiye Faarax Macalin ku yimid Somaliland, kaas oo uu wasiirku ku eedeeyay inuu dhiiri geliyay madaxbanaanida Somaliland. Wasiir Moses, ayaa sida uu warku sheegay xusay inuu diyaar u yahay xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Kenya. Dhinaca kale, Wasiirka Maaliyadda Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa la filayaa in mudada uu Kenya joogo uu la kulmo Raysalwasaaraha dalka Kenya Raila Odinga. Source Wargayska Geeska Afrika Last Updated ( Mar 23, 2010 at 10:55 AM )
-
Xaglajiifiye is a real traveller he is been to Kenya Tanzania Djibouti Ethiopia and now he is in the Regional state called galmudug Viva khusuusi.
-
Markay ka so noqdeen Berbera, ayaanu diyaradi tusnay waxay yidhaheen wa diyaradi mig eeh anagu anu samayn jirnay waxay no ballanqadeen inay diyaarado naga iibin doonaan casri ah oo loogu deeqo Ciidanka Cirka Eeh Jamhuuriyada Somaliland.
-
Here is the video of the event http://www.youtube.com/watch?v=jRUhGa3ty90&feature=player_embedded
-
Here are the pics Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefdi Ka Socday Dalka Ruushka , Daawo Written by Qarannews Mar 22, 2010 at 07:46 AM Hargeysa (Qarannews)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdigii ka socday dalka Ruushka. Wefdigaasi oo isugu jiray, saraakiil ka tirsan shirkadaha waaweyn ee dalka Ruushka iyo niman maal qabeeno ah, waxa ay ku yimaadeen Jamhuuriyadda Somaliland, booqasho dhawr maalmood ah, iyadoo ujeedada socdaalkooduna uu ahaa in ay soo indho indheeyaan, Mashaariicda u baahan maalgashiga dalalka shisheeyaha. Madaxweynuhu, waxa uu wefdigaasi ugu mahad naqay booqashada ay ku yimaadeen Somaliland, si ay indhahooda ugu soo arkaan Nabad gelyada iyo Xasiloonida ka jirta dalka ,. Isagoo isla markaana carababaabay inay Somaliland gacmo furan ku soo dhawaynayso cid allaale cidii danaynaysa in ay maal gashi ku samayso dalka, maadaama aanu leenahay dal dihin oo leh khayraad badan oo ku jira Bad iyo Berriba. Madaxweynuhu, waxa kale oo uu soo qaaday , Mashaariicdii ay hore uga fuliyeen Somaliland dalkii la odhan jiray Soviet Union , kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Dekeda iyo Madaarka Magaalada Berbera. Wefdigaasi ka socda Dalka Ruushka, intii ay joogeen dalka , waxa ay la kulmeen, Wasiiro dhawr ah iyo saraakiil ka tirsan kuwii ku soo tababartay dalkii la odhan jiray Soviet Union oo yaqaana Afka Ruushka, waxana wefdigu ay si weyn ugu mahad naqeen dadweynaha reer Somaliland, Xukuumad iyo Shacbiba, sidii diiranayd ee loogu soo dhaweeyay Somaliland intii ay joogeen, iyagoo ballan qaaday in aanu noqon doonin safarkani kii ugu danbeeyay ee ay ku yimaadaan Somaliland, iyagoo marar kale ku soo noqon doona dalka". Last Updated ( Mar 22, 2010 at 08:22 AM )
-
Qhalib war ma hayo War ki garaad selebaan intu khusuusigu buuro waddal ku dhaariyey ayuu isla habeenki intu garowe tagay ayuu yidhi khusuusigi waxba kama jiraan oo puntland ba na difaacaysa intu garaadadii oo dhan kaxaystey , 2 garaad jamac mooyaane eh ayu garowe iska xaadiiriyey. markasu wax so xar xariiqay , Markasu yidhi dadku wa puntland dalku wa puntland ,khilaafki ugu weyna khuusiigu la dhaariyey iyo garaadii dhaariisay ayaa iska hor yimid imika khusuusigi ayaa iskugu so ururay meesha buuro waddal la yidha iyo labbadi garaad jamac garadadi kale na guryahoodii garowey bey ku laabtteen. waxa inta dheer ciidan Puntland ay leedahay ayaa intay garowe ka so dhaaqaaqday waxay timi buurowadal dadku waxay sheegayeen inay rabbeen inay khuusiga cagta marinayan ciidanka buqland laakin labadii garaad jamac aya khuusigii ilaalinaya, ciidanki dib bu garowe ugu noqday, Ila hadda wax war ah khuusiigu geeri ama nollol kama hayno, Laakin nollol baddan kuma ogin
-
Senior Somaliland Delegation On Their Way To USA
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waftiga Golayaasha Qaranka Somaliland Ee Marti Qaadka Ku Jooga Dalka Maraykanka Iyo Nuxurka Ay Xambaarsanaayeen Kulamadii Dhexmaray Safiirada UK, USA Iyo Madaxda Dawlada Itoobiya Adis ababa, March 22, 2010 (Haatuf) – Waftigii golayaasha baarlamaanka iyo xukuumada Somaliland iskugu jiray ee marti qaadka rasmiga ah ku jooga dalka maraykanka oo habeen hore ka dagay ayaa maalintii doraad magaalada Adis- ababa ee xarunta Ethiopia kulamo muhiima kula sii yeeshay safiirada dawladaha UK islamrkaana ah ku simaha safiirka John Marshall iyo safiirka dawlada USA John Yates iyo madaxda Itoobiya oo uu ka mid yahay wasiiru dawladaha arrimaha dibada Dr. Tekeda Alemu Waftiga golayaasha baarlamaanka iyo xukuumada Somaliland ayaa la sheegay kulamada ay la yeesheen madaxda dawladaha Ingiriiska, maraykanka iyo Itoobiya inay kaga wada hadleen arrimo la xidhiidha marxalada ay Somaliland wakhtigan xaadirka ah marayso iyo guud ahaanba xaalada guud ee mandaqada geeska Africa, iyagoo kulamadaasina la sheegay inay iskula qaateen sidii Somaliland looga taageeri lahaa doorashada madaxtooyada. Waxaana sidaasi lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray shalay galab wasiir ku xigeenka arimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse) waxaanu u qornaa sidan: Waxa waftigu kulan quraac ah u sameeyey safiir ku xigeenka UK ee Ethiopia Mr. John Marshal, waxa kulankaa lagu gorfeeyay xidhiidhka dhaw ee ka dhaxeeya labada Dal Somaliland iyo Ingriiska iyada oo nuxurka wadahadalku ku salaysnaa iskaashiga labada dal ee dhinacyadda Nabadgelyadda, Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Horumarka, waxa kale oo la gorfeeyay xaaladda guud ee Gobolka ( sub region) . kulankaas labada dhinac waxa laysla qaatay Somaliland iyo Ingriiska sii xoojinta xidhiidhka labada dal inuu halkaa ka sii socdo iyadoo kulankaasi ku dhamaaday is afgarad buuxa iyo jawi saaxiibtinimo. kulankaasi waxa uu qaatay laba saacadood, Kulankaasi dhinaca Safaaradda Ingriiska waxa ku weheliayay John Marshal,Safiirku xigeenka ahna sii hayaha Safaarradda, Shan Sarkaal oo ka mid ah safaaradda laamaheeda kale duwan sidaa ku xigeenka labaad, milartary attachka iyo immigrationka. Sidoo kale waxa waftiga qado sharaf u sameeyay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda Ethiopia Dr. Tekeda Alemu, kaasi oo ay ka wada hadleen xidhiidhka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada dal sida nabadgelyadda, Ganacsiga , Amaanka iyo Guud ahaan xaaladda guud ee gobolka waxa labada dhinac isla qaateen doorka ay somaliland ka ciyaarto Gobolka khaasatan dhinacyadda Amaanka Gedisocodka dimuquraadiyadda iyo dawlad wanaaga. Iyadda oo loo baahan yahay in bulshadda caalamku si gaara u qiimeeyan kaalinta somailanad kaga jirto gobolka lana helo qaabkii Somaliland waxloogala qaban lahaa horumarka, waxa uu kulankaasi ku dhamaaday is afgarad buuxa. Kulankaasi oo qaatay laba saacadod iyo badh Kulankaasi wasiiru dawlaha arrimaha dibedda waxa ku weheliyay laba nin oo kale ahaa 1. Safiirka African unionka u fadhiya ethiopia iyo Abdeta dhinaca Somaliland waxa waftigu uu ka koobnaa kulamada oo dhan Wasiirka Arrimaha dibedda Abdillahi Mohamed Duale, Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Gudaha, Abdillahi Ismail Ali, Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha, Wasiirka Wasaarada Qorshaynta, Ali Ibrahim Mohamed, , gudoomiye Ku xigeenka labad ee golayaasha Baarlamaanka Somaliland guurtida Siciid Jaamac Cali wakiilada Baashe Mohomed Faarax, Mr. Ayaanle salad Diiriye, Safiir Ku xigeenka Safaaradda JSL Addis Ababa, Ethiopia ahna ku simaha Safiirka Safaaradda JSL Addis Ababa sidoo kale waxa waftigaas xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Maraykanka u jooga Ethiopia John Yates kulan kaasi oo lagaga wada hadlay xidhiidhka qotoda dheer ee u dhaxeeya dawladda somailand iyo dawladda Maraykanka iyo u gogol xaadhka weftiga somaliland ee washiton, Kulankaas Safiirka Maraykanka waxa ku weheliyay Sarkaal safaaradda u qaabilsan Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. Waftigu waxay xalay ka dhoofeen Bole International Airport iyaga oo u sii jeeday Washinton DC. -
Senior Somaliland Delegation On Their Way To USA
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wefdigii Cuslaa ee Ka Socday Dawlada Somaliland oo kulamo ku yeeshay Addis ababa, Daawo Written by Qarannews Mar 21, 2010 at 11:48 AM Addis ababa (Qarannews)-Warsaxaafadeed uu soo saaray Ayaanle Salaad Diiriye oo ah Ku xigeenka Safiirka Somaliland ee Addis ababa, ayaa waxa uu ku yidhi "Waftigii uu hogaaminayay, Wasiirka Arrimaha Dibada JSL, Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale , waxa Magaalada Addis Ababa quraac sharafeed u Sameeyay Mr. John Marshal, ku xigeenka Safiirka safaarradda Ingriiska ee Addis Ababa, Ethiopia ahna kusimaha Safiirka Safaarradda Ingriiska ee Ethiopia. Waxa kulankaa lagu gorfeeyay xidhiidhka dhaw ee ka dhaxeeya labada Dal Somaliland iyo Ingriiska iyada oo nuxurka wadahadalku ku salaysnaa iskaashiga labada dal ee dhinacyadda Nabadgelyadda, Siyaasadda Dhaqaalaha iyo Horumarka, waxa kale oo la gorfeeyay xaaladda guud ee Gobolka ( sub region) . Kulankaas labada dhinac waxa laysla qaatay Somaliland iyo Ingriiska sii xoojinta xidhiidhka labada dal inuu halkaa ka sii socdo iyadoo kulankaasi ku dhamaaday is afgarad buuxa iyo jawi saaxiibtinimo. kulankaasi waxa uu qaatay laba saacadood, Kulankaasi dhinaca Safaaradda Ingriiska waxa ku weheliayay John Marshal,Safiirku xigeenka ahna sii hayaha Safaarradda, Shan Sarkaal oo ka mid ah safaaradda laamaheeda kale duwan sidaa ku xigeenka labaad, milartary attachka iyo immigrationka. Sidoo kale waxa waftiga qado sharaf u sameeyay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda Ethiopia Dr. Tekeda Alemu, kaasi oo ay ka wada hadleen xidhiidhka walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada dal sida nabadgelyadda, Ganacsiga , Amaanka iyo Guud ahaan xaaladda guud ee gobolka waxa labada dhinac isla qaateen doorka ay somaliland ka ciyaarto Gobolka khaasatan dhinacyadda Amaanka Gedisocodka dimuquraadiyadda iyo dawlad wanaaga. Iyadda oo loo baahan yahay in bulshadda caalamku si gaara u qiimeeyan kaalinta somailanad kaga jirto gobolka lana helo qaabkii Somaliland waxloogala qaban lahaa horumarka, waxa uu kulankaasi ku dhamaaday is afgarad buuxa. Kulankaasi oo qaatay laba saacadod iyo badh Kulankaasi wasiiru dawlaha arrimaha dibedda waxa ku weheliyay laba nin oo kale ahaa 1. Safiirka African unionka u fadhiya ethiopia iyo Abdeta dhinaca Somaliland waxa waftigu uu ka koobnaa kulamada oo dhan Wasiirka Arrimaha dibedda Abdillahi Mohamed Duale, Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Gudaha, Abdillahi Ismail Ali, Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha, Wasiirka Wasaarada Qorshaynta, Ali Ibrahim Mohamed, Baashe Farah Mohomed, Ku xigeenka labad ee Baarlamaanka Somaliland iyo Said, oo ah ku xigeenka labaad ee Golaha Guurtida Somaliland iyo Mr. Ayaanle salad Deria, Safiir Ku xigeenka Safaaradda JSL Addis Ababa, Ethiopia ahna ku simaha Safiirka Safaaradda JSL Addis Ababa sidoo kale waxa waftigaas xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Maraykanka u jooga Ethiopia John Yates kulan kaasi oo lagaga wada hadlay xidhiidhka qotoda dheer ee u dhaxeeya dawladda somailand iyo dawladda Maraykanka iyo u gogol xaadhka weftiga somaliland ee washiton, Kulankaas Safiirka Maraykanka waxa ku weheliyay Sarkaal safaaradda u qaabilsan Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. Waftigu waxay xalay ka dhoofeen Bole International Airport iyaga oo u sii jeeday Washinton DC" Last Updated ( Mar 21, 2010 at 11:52 AM ) -
Senior Somaliland Delegation On Their Way To USA
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
zack ha deg degin Hadhow baan soo gelin doona -
Senior Somaliland Delegation On Their Way To USA
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SOMALILAND: Senior delegation on their way to Washington ADDIS ABABA (Somalilandpress) — A high-ranking Somaliland delegation consisting of senior members of parliament and government ministers have departed the Ethiopian capital and are on their way to Washington on an official visit at the invitation of Obama administration. The delegation is led by the Deputy Speaker of the Somaliland parliament, Mr. Bashe Mohamed Farah and the Deputy Chair of the Somaliland House of Elders, Mr. Saeed Jama Ali. The ministers are minister of Foreign Affairs, Mr. Abdullahi Duale, Minister of Planning, Mr. Ali Ibrahim, Minister of Internal Affairs, Mr. Abdullahi Ismael and minister of Natural Resources, Mr. Osman Sheikh. The Somaliland delegation are expected to hold high-level talks with senior members of the Obama administration, members of Congress and other officials including USAID and democratic organisations, on issues regarding security, development and democratic process in Somaliland. The delegation are also expected to meet with the Somaliland community in the United States. It is the first time a delegation consisting of members of parliament and the Rayale administration have visited the United States. Source: Qarannews, 19th March 2010