Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,211
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I dont care i am not going to be on this earth in 2100
  2. Kuwaiti prince arrives in Somaliland to vacation in Sheikh mountains. Sheikh, Somaliland (Somalilandpress) – In a move to conduct projects in Somaliland the sons of the Kuwait’s King has arrived in Somaliland on behalf of his father Ahmed Sabah Al-Ahmad Al Jaber Al Sabah on Sunday. His arrival follows after King Ahmed has built a modern luxury castle which cost over $3 million dollars in the town of Sheikh. The prince toured the hospital in Sheikh town and other historic sites in the city. After the tour the prince met with the commissioner of the town and residents. The residents of the town and the provincial governor asked the prince to construct a university for the province so that the high school graduates will have a higher education their province. Reports also indicate that the main hospital of Sheikh will be re-modeled and will be renamed after the Kuwaiti King’s wife this has not been confirmed by the local government. SomalilandPress
  3. Gen. Khaarajiye Oo Xayiraadii Laga Qaaday Dhawaana Ka Soo Degi Doona Puntland Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba waxaa maamulka Puntland xayiraadii ka qaaday Gen. Khaarajiye oo isagu dhawaan ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu u hayey bulshada SSC........... Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba waxaa maamulka Puntland xayiraadii ka qaaday Gen. Khaarajiye oo isagu dhawaan ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu u hayey bulshada SSC, waxaana ay wararku intaasi ku darayaan in uu dhawaan ka soo degi doono Magaalooyinka Gobolada waqooyi Bari mind uun sida Gaalkacayo ama Boosaaso. Ilo xog ogaal ah oo codsaday in aan la xusin magacooda ayaa waxa ay sheegeen in muddooyinkii ugu danbeeyey uu jiray cadaadis iyo xidhiidh lagala soo samaynayey gudaha iyo dibada Gen. Khaarajiye, iyada oo lagu cadaadinayey in uu iska casilo xilka uu u hayo SSC , isla markaana uu hormuudka noqdo abaabul kale oo la unko, si loo hakiyo dadaalka ay wadaan Hogaankii lagu soo doortay dhawaan Nairobi, ilahan ayaa waxa ay farta ku fiiqeen in muddooyinkii ugu danbeeyey dhinaca Garoowe iyo dibadaba shirar laga waday lagu doonayey in malayshiyo hogaan looga dhigo Khaarajiye si maamulka Puntland u xakameeyo malayshiyooyin ka samaysma deegaanka SSC. Gen. Khaarajiye ayaa iscasilaadiisa ka sheegay idaacadda BBCda iyada oo aanay ogayn hogaankii lagu soo dhisay Nairobi, waxayna shacabka SSC ku warheleen warka ka baxay BBCda taas oo dadweynaha ku sugan magaalada Laascaanood aad looga hadal hayey makhaayadaha, waxayna dadweynuhu isweydiinayeen sababaha ka danbeeyey in Khaarajiye Idaacadda BBCda kaga dhawaaqo iscasilaadiisa, maadaama uu ahaa nin weyn oo loo hanweynaa, dadka qaarkoodna waxay tilmaameen in ay u sharaf badnaynd in uu Khaarajiye ogaysiiyo hogaanka iyo shacabka SSC isaga oo goobo badan u sii marsiin kara, hasa yeeshee dad badani waxay aaminsan yihiin in heshiiska qarsoon ee lala galay Khaarajiye ay ka mid ahayd in uu BBCda uu ka hadlo, si iscasilaadiisu uga dhawaaq weynaato magacaabistiisii oo aan saxaafadda caalamiga ah laga sheegin, si markaasi ay u noqoto arrin cidwaliba ogaato Gaar ahaan labada maamul oo iyagu aad u xiisaynayey in ay mar uun arkaan hogaankii lagu soo dhisay Nairobi oo kala dhaqaaqay. Dhinaca kale dadweynaha SSC ayaa aad u hadal haya iscasilaada Gen. Khaarajiye dibad iyo gudaba ,waxayna qaarkood tilmaamayaan in uu yahay nin magac weyn ku leh bulshada SSC, hasa yeeshee qaabkii uu isu casilay aysan ahayn qaab taariikhdiisa iyo wixii laga aaminsanaa qalanta, waxayse tilmaameen in uu yahay nin wax qaban kara haddii la siiyo xilli uu wax ku qabto, hasa yeeshee waxay tilmaameen in ay isaga iyo cidii uu si dhakhso ah hadda ula hawlgalaaba ay ku noqon karto caqabad iyo kalsooni daro ay kala kulmaan shacabka SSC, cidaasi ha noqoto Maamulka iyo Urur sida uu sheegay khaarajiye in ay ku hawlan yihiin siday u samayn lahaayeen magac ay ku hawlgalaan. Widh-Widh Online News Desk Center
  4. walahi Beautiful Puntland Infrastructure Is improving.
  5. Who would of thought 29 years ago a group of men in Saudi Arabia and The united kingdom, an ideology they started abroad today is home to 3.8 million citizens With A flag And Constitution. May allah bless Somaliland SNM we shall never forget you waryaa jacaylbaro marka snm lugu dhawaaqay Manaad talaabin
  6. Who would of thought 29 years ago a group of men in Saudi Arabia and The united kingdom, an ideology they started abroad today is home to 3.8 million citizens With A flag And Constitution. May allah bless Somaliland SNM we shall never forget you waryaa jacaylbaro marka snm lugu dhawaaqay Manaad talaabin
  7. looks like Mr khaarijiye isaga is khaarajiyey
  8. Gen.Khaarajiye Oo BBC-da Ka Sheegay In Uu Iscasilay. Written by Jidbaale.com Friday, 02 April 2010 07:07 Kanbaala(Jidbaale.com):-Gen. Siciid Cali Saalax(Khaarajiye) ayaa ka sheegay idaacadda BBCda in uu iska casilay xilkii uu ka hayey arrimaha SSC , khaarajiye ayaa ku macneeyey arrimaha uu isu casilay kuwo u gaar ah, isaga oo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii loo raadin lahaa danaha SSC. Kharaajiye ayaa waxa uu sheegay in uu xilligan ku hawlan yahay sidii loo samayn lahaa urur la mid ah sida kuwa ka jira maamulka Hargeysa, oo ku hadla magac ummadda deegaankaas ka soo jeeda, wuxuuna intaasi ku daray in uusan la socodsiin iscasilaadiisa hogaanka , ee uu hadda warbaahinta ka sheegayo. Gen. Khaarajiye ayaa loo magacaabay waaxda difaaca ee SSC shirkii Nairobi ka dib wuxuuna intii danbe ku noolaa magaalada Kanbaala ee wadanka Ugandha, dadka xaaladda SSC aad ula socda ayaa u arka in Khaarajiyo oo aan magacaabistiisa laga siideyn warbaahinta Caalamiga, hadana Iscasilaadiisa oo laga sii daayo BBCda ay yeelan karto dareen, iyada oo cadaadis xoogweyn muddooyinkii ugu danbeeyey ku socdeen, dhinaca kale waxaa iyana muuqata karti daro hogaanka lagu soo dhisay Nairobi oo ku guuldaraystay in uu gudaha u gudbo, arrimahaas oo dhan ayaa ku yeelan kara raad Iscasilaada Gen. Khaarajiye. Isku Soo duuboo iscasilaada Kharaajiye waxay ku soo began tay xilli ay socdaan dadaalo lagu doonayey in lagu unko ciidan bud dhige u noqon kara hawlaha dib u sifaynta, iyada oo Iscasilaada Kharaajiye arrimahan ku noqon karto Caqab ku soo koradhay kuwii hore u jiray, iyada oo ay intaasi sii dheertay niyad sami lagu qabay Kharaajiye oo gilgilasho ku dhacday. Halkan Ka Dhagayso Jidbaale.com Jidbaale.com@gmail.com
  9. kamavi Farax iyo tolkis kala saar Qofka bina adanka shakhsiyan ba lugu qiyaasa Qawm dhan oo wadda dhanteynaya sideed u dabba dhigta?
  10. tallow khuusisigu intu buura wadal joogay muxu qabtay
  11. what will they call xaglajiifiye and the garaads in exile. Kooxda Somalilanddiidka eeh qaska iyo rabshada la rabba gobolka sool
  12. Originally posted by 'Dalmar': 1952 is an unacceptable hawd and reserve was given to Ethoipia by your lovely British masters, you must be happy with British desicion of 1952 or was it 1954, when British transferred hawd and reserve area as gift I thought somali-diidland only claim the territories of british somali colony of 1960. But somalidiid xunjuf, you cannot pick and choose the history, if you so much the British, and you claim every place that British ruled, How about 1943 when British ruled all somali penisuula/=all territories in the horn, except Djibouti, yes there was a time when Btitain ruled all somali people including Mogadishu, south somalia, western somalia, and NFD Now go claim all Somalia, becauese British once ruled all somalia, How about India , Kenya, Iraq, Ghana, Sudan, Oman, go claim all this countries because British ruled all of them, somalidiid caqli yaraa Nice try we don’t really care if the British ruled Kenya or Tanzania Or Somalia Our aim is Our country Somaliland Which had their own unique History way before the British arrived How ever the colonialist shaped it well , The 1952 border was not bad it just wasn’t meant to be but I was just replying to sacad where to draw the line hawd and reserve area border is cool., how ever we are happy with the 1960 26 June Border,From Lawyacade till yoocade But keep in mind Hawd and reserve area is considered Southern Somaliland Who knows in the future we might arm our geeljirayaal to fight for their land SSLF Southern Somaliland Liberation Front after all they are Ethnic Somalilanders.
  13. Radiolaascaanood oo halgkudhigiisu ahaa(Codka shacabka SSC) in uu ku danbeeyo (Halkani Waa Radiolaascaanood , Codka Jamhuuriyadda Somaliland) lagana sii daayo (Somaliland Dalkaygoow, Somaliland dadkaygoow) waxaa su,aalahaa inooga jawaabi doona maalmaha soo socda.
  14. Radiolaascaanood Oo Hawada Ku Soo Noqonaya Idaacadda Hargeysana Hoostagay. Written by Jidbaale.com Monday, 29 March 2010 19:31 Laascaanood(jidbaale.com):-Sida laga hadal hayo magaalada Laascaanood waxaa dhawaan hawada soo gali doonta oo qaban qaabadeeda lawadaa Idaacadii Radiolaascaanood oo muddo sadex sanno ku dhaw hawada ka maqnayd ka dib markii maamulka hadda jooga magaaladu albaabada isugu dhuftay markii ay magaalada qabsadeen oktoobar 2007. Waxaana muddooyinkan socday qaban qaabada sidii Idaacaddan hawada loo soo galin lahaa iyada oo toos loogu xidhi doono RadioHargeysa ,wakhtiga uu hawada ku jiro, inta kalena ay ku hawl gali doonaan shaqaalaha Idaacaddu(Halkani Waa Radiolaascaanood ,Codka Jamhuuriyadda Somaliland), iyada oo xagga isgaadhsiinta ay hawshan fududeyn doonto shirkada isgaadhsiinta Telesom sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ahi. Waxaana haatan qaban qaabadeeda la wadaa sidii xafiis loogu samayn lahaa sarta ka soo horjeeda masjid jaamaca Laascaanood oo ay leedahay Carfi Jaamac Dhurwaa, oo iyadu sii bixin doonta kharashka hadda lagu hawl galayo ka dibna maamulku bixin doono, waxaana socota sidii xafiis loogu qalabayn lahaa dhalin yarada saxaafadda ee ku sugan magaalada Laascaanood inta la jaanqaadaysa siyaasada cusub ee la doonayo in warbaahinta gobolka lagu xakameeyo iyada oo urur saxaafadeed xeer leh lagu guda jiro . Arrimahan ayaa waxa ay ka danbeeyeen dhawaan mar ay kulmeen qaar ka mid ah saxaafadda gobolka iyo wasiirka arrimaha gudaha u qaabilsan maamulka Hargeysa Ciro iyo wasiirka Cadaaladda ee maamulkaasi Casoowe Xasan Bisaas, waxayna u soo bandhigeen saxaafadda in ay la shaqeeyaan maamulka magaalada gacanta ku haya, iyagana loo qalabayn doono xarun loona dhigi doono lix computer Internet lacag la,aan ah iyo qaarka mid ah saxafiyiintana loo qori doono Gunno joogta iyada oo uu balan qaadkaas dhinaca wariyayaasha u soo qaaday Faysal Jaamac Aadan oo ahaa agaasimihii Idaacadda Laascaanood. Ula jeedada heshiiskan ayaa waxa uu yahay in lagu xakameeyo wararka ka baxay magaalada Laascaanood , isla markaana lagu ogaado dhaqdhaqaaqa saxafiyiinta ee gobolka, maamulka ayaa dhawr jeer xabsiga u taxaabay wariyayaal ka hawl gala warbaahinta kala duwan ee Soomaalida oo dhamaantood ka hawl gala wadanka dibadiisa. Waxaan isweydiintu tahay sida uu maamulku u xakamayn doono xogaha ka jira gobolka xilli adeega isgaadhsiinta ee casriga ahi horumar ku sii talaabsanayo taas oo ay adag tahay in la xakameeyo xogta, waxa kale oo iyana isweydiintu tahay ma fulin doonaan wariyayaasha SSC heshiiskan wariyayaasha qaarkood iyo maamulka Hargeysa dhexmaray iyada oo la ogyahay kaalintii ay ka soo qaateen wacyi galinta bulshada SSC oo sharaf iyo wanaag ugu haysa arrintaas, mase rumoobi doontaa in Radiolaascaanood oo halgkudhigiisu ahaa(Codka shacabka SSC) in uu ku danbeeyo (Halkani Waa Radiolaascaanood , Codka Jamhuuriyadda Somaliland) lagana sii daayo (Somaliland Dalkaygoow, Somaliland dadkaygoow) waxaa su,aalahaa inooga jawaabi doona maalmaha soo socda. jidbaale.com@gmail.com
  15. hawd and reserve area border line British Somaliland before 1952 will do it for me
  16. Originally posted by Sacad *Ducaale: Dalmar, this topic is for the people of ONLF and Somaliland i told you i have no place for the Kaashmiir issue i will open another thread for that.
  17. Originally posted by Kulmiye: The whole world couldnts cure the ongoing conflict in Southern Somalia- now tell me how could a poor village in Northern Somalia can cure the problems without any source? Maybe the whole world didn’t detect the problem where it lies
  18. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Eedeysanayaan Maxkamada la soo taagay ayaa waxaa ay isugu jiraan 5 Soomaali ah oo reer Laascaanood ah, 2 Ethiopian ah, mid u dhashay Eritrea iyo mid kale oo u dhashay dalka Suudaan Ma jnm baa
  19. ^^ sxb sidad somaliland is tiri iskaga foge ayaad xata afkaagii badashay
  20. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Burburasaa Hadii Doorashadu Baaqatu Afsoomaaligaa xagee lagaga hadlaa xaaji ? sounds like the koonfurians