-
Content Count
30,097 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Taleexi the TFG govt was made in this particular way so that it may not function , nation building is all good and sure it will not happen over night but the TFG procces is where it was when afweyne was ousted. A failed government that barely control 2 km in xamar. For almost what 20 years. you wont see new faces mark my words the same guys from previous cabinets will be back. Somaliland dalkeeda adeer wa ka talisa and it has a functioning govt, Marka maxa labbada sheeko isku xidhay tufaax iyo cambaruud baad is barbar dhigtay wax aan la is barbar dhigi karayn.
-
Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by The Zack: Djabouti iyadaaba kusoo noqon rabto Somali weyn markaas bey ula tageen Somalida inaan kala goyno noo aqoonsada. Djibouti coming to where , loooooooooooool that is so funny -
Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by AfricaOwn: ^^ LOL. Twist that news. Go ahead if that makes you sleep better at nights. ps. Stop attaching yourself to SL. Stop sounding like a battered wife. SL is gone, and Somalia can move forward without it. Stop disrespecting yourself and learn to walk on your own. Africa own for the pirates its a status , they will try every chance they get to put their name next to that of the republic of somaliland while the republic never wants to be associated with the pirates -
The president of somaliland returns back home
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Video -
The president of somaliland returns back home
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waftigii M/weynaha Somaliland Hogaaminayay oo dalka Dib ugu soo guryo noqday mardhawayd posted by: Webmaster Waftigii M/weynaha Somaliland Hogaaminayay oo dalka Dib ugu soo guryo noqday mardhawayd Hargeysa/ToggaHerer Waftigii M/weynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo Socdaal ugu maqnaa Wadanka Jibuuti muddo saddex maalmood ah ayaa ka soo degay mar dhawayd madaarka Hargeisa International Airport . M/weynaha Iyo waftigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Hargeysa mudadii ay waftiga M/weynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ku sugnaayeen wadanka Jibuuti ayaa waxay kulamo kala duwan la yeesheen masuuliyiinta Xukuumada Jibuuti oo uu u horeeyo M/weyne Ismaaciil Cumar Geele iyaga oo ka wada hadaly xidhiidhaka labada dal ee walaalaha ah. M/weynaha ayaa markii uu diyaarada ka soo dagay waxa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka-sida, M/weynaha ayaa sheegay in safarkiisu ku soo dhamaaday guul waxaanu hambalyo ujeediyey M/weynaha Jibuuti Iyo shacbiga Jamhuuriyada Jibuuti sidii diiranayd ee loogu soo dhaweeyey xiligii ay booqashda ku joogeen Jibuuti,M/weyne Siilaanyo ayaa ka dhawaajiyey in laba xafiis dublimaasiyadeed dhawaan laga furi doono Somaliland iyo DJibouti. M/weynaha Somaliland iyo waftigiisa waxaa Garoonka Hargeisa International Airport si diiran ugu soo dhaweeyey M/weyne Kuxigeenka Somaliland Md C/Raxmaan Ismaaciil Saylici Shirgudoonka Labada Gole Wasiiro Xildhibaano masuuliyiin ka tirsan sadexda xisbi qaran iyo dadweyne kale. Safarka M/weynaha ayaa Noqonaya kii ugu horeeyey ee tan iyo Mudadii la doortay uu dalka dibada uga baxo, geesta Kale amaanka ayaa aad loo sugayay waxaana ciidamo fara badan lagu daadiyey min madaarka Hargeisa ilaa iyo wadada madaxtooyada aada , iyada oo dhamaan gaadiid ka la joojinayay laguna wargelinayay in ay wadada hore u dhaafaan halka dhamaan luuqyada ama wado xaafadeedyada soo gala wadadaa dheer ee Madaarka tagtana lagu jaray gaadiidka Ciidanka Booliska taas oo culays badan ku keentay dadka isticmaalayay Dariiq xaafadeedyadaas dadweynuhuna aad uga cabanayeen hab-dhaqankan cusub ee ay la soo baxeen ciidanka iyo saraakiisha sugayay amaanka ama la safay wadadaa dheer . Warqabadka ToggaHerer Hargeysa -
Weftigii hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dalka Ugu Soo Laabtay. Hargeysa (Ramaas) Nov.06, 2010 - Weftigii hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo], ayaa dalka dib ugu soo laabtay abaaro 2:30 duhurnimo ee maanta. Weftiga Madaxweynahas Somaliland markii uu soo gaadhay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, waxa si diiran ugu soo dhaweeyey Xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada, Shir-guddoonka labada baarlamaan, Xildhibaano, madaxda xisbiyada KULMIYE iyo UCID iyo dadweyne faro badan oo luxayey calanka Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo oo markii uu salaanta ciidanka qaatay ka dib oo ugu waramay qolka nasashada ee madaarka caasimada saxaafada, ayaa sheegay in si fiican loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, isla markaana uu Madaxweynaha Jabuuti iyo shacabkiisaba uga mahadnaqayo sida fiican ee loogu soo dhaweeyey dalkaas. Md Siilaanyo waxaa uu sheegay in madaxda dalkaas ay wax badan kala soo hadleen oo ku taxaluuqa iskaashiga labada dal. Waxaanu Madaxweynuhu safarkiisan ku tilmamay mid guul ku soo dhamaaday. Warka oo faahfaahsan kala soco Ramaasnews goor dhow. Ramaasnews Desk Hargeysa
-
Kolonyo gaadiid galbinayesay Axmed Godane oo la weeraray
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
whats the source? -
Ethnic Puntlander becomes first Somali to enter Minnesota Public office!
Xaaji Xunjuf replied to Timur's topic in Politics
^^ taleexi naga da adiga iyo abdisamad ali shire ba Ethnic puntlanders baad tihin eh -
Macow wa tuug ,onlfta lacag badan bu lunsaday , hadana heshiisyo ruwayaad ah bu melez la galay
-
A new train system would be built from Egypy- Sudan-Kenya- Tanzania.
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Good news -
Punt-Land Needs a Structural Reform with Maakhir folks at the forefront
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
deleted -
Somaliland President Visits Djibouti Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wasiirku isaga oo ka hadlaya nuxurka wadahadaladii labada dhic ee ay kala hogaaminayeen labada Madaxwayne Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo uu ka codsaday in ay dawladda Jabuuti gacan ka siiso sidii Somaliland xubin uga noqon lahayd golaha qaramada Midoobay, taas oo uu Madaxwayne Geelle kaga jawaabay in dawlad iyo shicibba aanay waxba kala hadhi doonin sidii Somaliland uga mid noqon lahayd beesha caalamka. -
Somaliland President Visits Djibouti Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Hadlay Qodobada Ay Kala Hadleen Jabuuti Iyo Socdaalka Madaxweynaha November 5th, 2010 Comments Off Hargaysa (Somaliland.org ) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa maanta ka hadlay nuxurka qodobada ugu muhiimsan ee weftigii Madaxweyne Axmed Siilaanyo kala hadleen Madaxweynaha Jabuuti, arrimaasi oo ay ka mid yihiin inuu ka taageero kasbashada maalgelinta shisheeyaha, mashaariicda horumarinta iyo furitaanka xafiisyo siyaasadeed oo labada dal is dhaafsan doonaan.Waxa kale oo uu faahfaahin ka bixiyay baratakoolkii caalamiga ahaa ee lagu soo dhaweeyay weftigii Madaxweynaha oo uu sheegay inuu ahaa bog cusub oo u furmay Siyaasada dibada Somaliland. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland waxa uu sheegay in shirarkii iyo kulamadii ay yeesheen labada dhinac ee Somaliland iyo Jabuuti ay ahaayeen kuwo ku socday jawi wanaagsan, kuwaasi oo uu wasiirku xusay in ay ku saabsanaayeen xoojinta iyo iskaashiga labada dal, isla markaana ay ka soo bixi doonaan qodobo iyo natiijooyin wax-tar u ah labada dal iyo labada shicibba. “Qaabka xukuumadda Jabuuti u qaabishay xukuumadda Somaliland iyo arrimaha kale ee aanu ka wada hadalnayba marka la qiimeeyo, arrintani waxay albaabka u furaysaa nidaam cusub oo aan hore qaaradda Africa uga hirgelin wadahadaladii dhex marijaray Somaliland iyo wadamada Africa, gaar ahaan wadamada jaarka. Sida ay dawladda Jabuuti arrintan u aragtay iyo sida ay u maamushay waxay muujinaysaa in Somaliland hadda tahay xukuumad nabadgelyadeeda, dimuquraadiyadeeda, halka ay dunida kaga taallo iyo waxa ay qabsatayba ay tahay wax weyn oo dunida u muuqda, waana wax aanu aad iyo aad ugu mahadnaqayno walaalahayaga Jabuuti iyo Madxwaynahadooda Ismaaciil Cumar Geelle,” ayuu yidhi Wasiirka arrimaha Dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo maanta khadka Telefoonka ugu waramay Radio Hargaysa. Wasiirku isaga oo ka hadlaya nuxurka wadahadaladii labada dhic ee ay kala hogaaminayeen labada Madaxwayne Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo uu ka codsaday in ay dawladda Jabuuti gacan ka siiso sidii Somaliland xubin uga noqon lahayd golaha qaramada Midoobay, taas oo uu Madaxwayne Geelle kaga jawaabay in dawlad iyo shicibba aanay waxba kala hadhi doonin sidii Somaliland uga mid noqon lahayd beesha caalamka. Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland waxa kale oo uu sheegay in madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu sidoo kale Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ka codsaday in uu wax kala qabto Somaliland arrimaha horumarinta oo ay mid yihiin helitaanka maalgelinta shisheeye, farsamooyinka lagula soo bixi karo khayraadka dabiiciga ah ee ku duugan Somaliland, horumarinta Dekedaha iyo dhaqaalaha, taasi oo uu sheegay wasiirku in dawladda Jabuutina ay ballan qaadeen in ay gacan buuxda ka gaysan doonaan dhinacooda arrimahaas. Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in kulan ay wada yeesheen wasaaraddaha arrimaha dibadda Somaliland iyo Jabuuti ay iskula qaateen in sida ugu dhakhsaha badan uu dhinac walbaaba xafiisyskiisa wakiilnimo uu u furo, maadaama ay arrintaasi meesha maqnayd muddo aad u dheer. Sidoo kale madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo uu gelbinayo wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo boosaha iyo isgaadhsiinta ee dalka Jabuuti mudane Cali Cabdi Faarax ayaa soo indho indheeyay qaybo ka mid ah mashaariic horumarineed oo ka socda dalkaas. Goobahaasi oo ay ka mid yihiin shirkadda isgaadhsiinta jabuuti, Dekedii hore iyo ta cusub ee laga hirgeliyay halkaas iyo mashruuca Kaybalka isgaadhsiinta ee badda hoostiisa mara. -
Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Adeer anagu dee santaclaus ma niihin , waan ogahay somaliland adigu waxad u taqana dawladaha deeq biixiyasha oo kale. oo uun wax biixiya. laakin qaabkanu wax u biixno so baro Adigu cajalada Emirka dhegeyso sii aad Melez aad u yara ilawdiid., hada maskaxada waxa ka guuxaysa dantada melez diidnay diidnay dawladnimo diidnay diidnay -
Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Melez dad badan bu maskaxda ka qabsaday markaso kale walo khafiifaya Godana la xasuusiya Amiirka. Si u Melez u yara ilaawo.Wa inan heesti marxab marxab yaa Abu subeyr aan yara sara -
BBC Wareysi: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahayn
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Xiin on the contrary somalilands approach and policy towards the eastern sool and eastern sanaag regions is the most successful policy so far,, the eastern sool and eastern sanaag communities were heavily represented in the pirate state enclave.Yet they feel more attracted to somaliland ask your self why? Ask your self what are we doing right and the pirates are doing wrong. What does the average eastern soolian and eastern sanaagian need. They need peace and stability and progress in their regions. Somaliland began all kind of projects even in disparity villages we are there the somaliland admin alleviated most of the problems in the region.This approach is obviously working that's why it's bothering our brother xiin with our peace negotiations with heavyweight garaads and him accepting peace.Siilaanyos peace committee is doing an amazing job. -
Djibouti President Gets Unique Gift From Somaliland Ex-Minister
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
waa liibaaxyadi ina warancade ,, very nice he was my fav udub Minister -
BBC Wareysi: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahayn
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Xiinfanin meel cidla bu ka ciiyayaa waleh. laascaanood 18 may ba loo dabaal daga maalinta gooni isutaga qarranka. Adna waxad ka sheekeynaysa abshir salax ba mamuulka budhcad badeedka jecel. Oo muxu so kordhinaya soo kan Heshisyo lagalaya somaliland iyo inu ciidanka qarranku ku ilaaliyo widhwidh cadaw kasta oo kaga soo duula diibada. -
BBC Wareysi: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahayn
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Ngonge Garaad abshir iyo Nassir ma isku process bay saaranyihin? -
Ethnic Puntlander becomes first Somali to enter Minnesota Public office!
Xaaji Xunjuf replied to Timur's topic in Politics
A khadar but Minnesota is majority Ethnic puntlanders that's what the topic opener is trying to say -
BBC Wareysi: Garaad Abshir Saalax ”Waligeen Puntland Ayaan Ahayn
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Somaliland admin is functioning pretty well in laascaanood and there is no garaad jamac there. Garaad abshir can claim what he want but he made peace with somaliland. And that's what counts -
Somaliland President Visits Djibouti Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Popular Contributors
