Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,211
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Libaahe*: The Zack. If your so fond of AMISOM why not invite them to dhoobley? and afmadow.
  2. Originally posted by oba hiloowlow: the guy who is comparing Amisom forces and ethiopian forces xaqiiqda ayaad ka fogtahay. Dowladdena soomaliyeed hadii aadan racsanayn anaga raacsan oo garab taagan.. oo ma no sheegi karta faraqa u dhexeyaa ciidanka ugaandhiska, eeh maalin kasta bakaraha madfaca la dhaca iyo Tigraygi sidaso kale sameyn jiray?
  3. Originally posted by The Zack: Obviously a blind secessionist will not have the ability to see the differences I highlighted. Been beentaada iska aaminsanow. Viva Reerka dowladiisa, inta kale maxaa naga galay. saxiix Stop changing the subject Zack we all know foreign troops will not restore peace and stability in Somalia wether it's Ugandan or Ethiopian troops. If you can't comprehend that, aren't you the seccessionist by the way dont you want to break away from Ethiopia. Or do you support macow
  4. Zack Uganda and their so called amisom Troops murder and kill Somali people daily In mogadisho. I dont understand how one oustider is better then the other it's the same foreign intervention just a different uniform.
  5. Originally posted by AfricaOwn: The old man looks so fresh . Come to North America. I think sidu madaxweyne u noqday ba wu nastay
  6. Not even the so called TFG leaders one to spend the night In xammar what makes you think Yoweri Museveni Wants to spend the night lol.
  7. Just like when melez zenawi visited xammar in june 2007 he met with his general Gabre. Yoweri Museveni did the same only he met with his general buhuku.
  8. Just like when melez zenawi visited xammar he met with his general Gabre. Yoweri Museveni did the same only he met with his general buhuku.
  9. Shirkii Nabadaynta Ee Maygaagle oo maanta dib u dhac ku yimid Waxaa maanta sababo farsamo darteed dib ugu dhacay kulankii shirka Ee gogasha nabadaynta labada beelood ee daris wadaagta Ah ee Buuhoodle iyo Bariga Burco shirka ayaanay cadayn sababta u baaqday inkastoo ilo xog ogaal ah oo ku dhowdhow ay sheegayaan in sababo farsamo ay ku timid iyadoo la filayay maanta in shirkani uu si toos ah u furmo hadana waxaa la filayaa in uu maalinta barrito furmo, Shirkan ayaa waxaa lagu wadaa inay ka soo wada qayb galaan dhamaan salaadiinta cuqaasha waxgaradka Beelahan ay dirirtu dhexmartay iyo waliba ergooyin aad u tira badan oo dhex dhexaadinaya si loo soo afmeero colaada halkaasi ka kacday oo ka bilaabantay Baraago halkaasi ay ka qoteen dad iyagu ka soo jeeda deegaanka qori lugud taaso ay ka biyo diid sanaayeen reer buuhoodle oo mudo badan ka hadlay waxayna sababtay isku dhac uu ku daatay dhiig waxaana hada qolo kastaaba ay diyaar u tahay in si nabad ah lagu dhameeyo arintaas si kastoo ay ahaataba waxaa bulshada labada deegaan ka go,an inay ku wada noolaadaan nabad iyo hashiis kaas oo ay kuwada naaloyn jireen waxaan guurtida halkaasi isugu timid ay dadaal ugu jiraan inay colaadaasi ay ku dhameeyaan hashiis waara.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: The SSC part reminds me of the Gaza Bank ... wa go'odoon
  11. The Zack i am against The Amisom Troops and their criminal activities in somalia . And how many times have i posted Sh sharif flying to spain and the Hadj and America.
  12. Zack the people of Mogadisho deserve peace and with Amisom Murdering looting and Killing civilians its not going to happen that said. The Mayor of mogadisho did well in highliting the atrocities Amisom Commits against the innocent civilians of Mogadisho. We wish for peace and prosperity for all our neighbouring countries.
  13. Xiinfanin Wuxu odhan Madaxweynuhu sida uma jeedin eeh Sheeka anad idinku ogeyn baan ogahay lol.
  14. Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo sheegay in dowladdu ogtahay xasuuqa ay geystaan ciidamada Amisom, Balse aysan ka haddli Karin. By nuur on Nov 27, 2010 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay la socoto in ciidamada AMISOM xasuuq u geystaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho balse sida uu yiri dowladdu aysan arrintaasi marna wax ka qaban karin. “Dowladda iyada ayaa la ilaaliyaa, mana awooddo in ciidamadii ilaalinayay ay amar ku soo rogto” ayuu yiri Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo sheegay in ciidamada AMISOM la’aantood aysan dowladda KMG Muqdisho ku sii shaqeyn karin. “Dowladdu marna kama maarmi karto joogitaanka ciidamada AMISOM ee Muqdisho, waayo Amisom la’aanteeda dekedda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ma shaqeyn lahayn” ayuu yiri Tarzan oo intaa ku daray in askarta AMISOM ay sidoo kale ilaalo u yihiin madaxda dowladda KMG Soomaaliya, shaqo muhim ahna ay u hayaan dowladda. “Aniga kuma raacsani AMISOM xasuuqa ay shacabka u geysanayaan” ayuu yiri Tarsan oo tibaaxay in aan indhaha laga qarsan Karin duqeynta ay goobaha rayidka ah ka geysanayaan ciidamada AMISOM, haddana AMISOM la’aantooda dowladda ma sii jiri lahayn ayuu yiri Tarsan. “Waan ognahay AMISOM shacabkeena ayay dilayaan, haddana anaga ka dowlad ahaan qasab ayay nagu tahay in ay Muqdisho sii joogaan, welibana waxaan ku talin lahaa in ciidamo dheeraad ah la keeno si ay dowladda gacan u siiyaan, dalka oo dhanna gacanta dowladda ugu soo celiyaan” ayuu yiri Tarsan.
  15. Emperor it started in 1961 In December 1961 Somaliland people tried unblooded coupe. But unfortunately the coupe was in failure, Somaliland became dominated by the koonfurians. And thats when the struggle for independence started.The leader of the Coupe Lieutenant Xassan Abdullah Walanwal (Xassan Kayd walanwal would later become a high ranking SNM leader.
  16. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelanayso Wasaarada Caafimaadku Hargeysa (OWN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme Cusub oo lagu soo kor dhiyey Wasaarada Caafimaadka. Munaasibada balaadha oo loo qabtay furitaanka Dhismahaas oo lagu qabatay xarunta Wasaarada Caafimaadka ayaa waxa ka soo qayb galay Madxweyne ku Xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Caafimaadka Dr.Xuseen Maxamed Maxamuud (Xoog), Wasiirka Ciyaaraha Dhalinyarada Iyo Dhaqanka Maxmed Ibraahim Madar, Wasiirku Ku Xigeenka Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Madaxa Hay’ada UNICEF ee Somaliland Iyo Somalia Rozane Cholton , Gudoomiyha Gobolka Maroodi Jeex Axmed Xaaji Cabdilaahi Cumar (Xamarje), saraakiisha Wasaarada Caafimaadka iyo Marti sharaf kale oo tiro badan. Waxa munaasibadaas ka hadalay Madxweyne ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ( saylici)iyo masuuliyin kallo oo fara badan.
  17. Barre shillku manu ahayn ki abwaanka aha waan garanaya wa abwaan Reer konfureed ah , wanu so dhaweyneyna hadalkisa.
  18. Originally posted by MoonLight1: I really thought Faysal Cali Waraabe was the one deported from hargeysa. Faisal yaa ku dhex taban kara hargeysa
  19. Yusuf garaad asked masuulka ugu tageerada badan ooh shacabka ugu faraha badan cod siiyeeen wa adiga ma laga yaaba inad mandate ka isu daydo inad inta kale wax ka qabbato Madaxweyne Muj Siilaanyos answer wanaag baan la jecalahay sidan u sharaxay wax ka qabashada marwalba wixi an wax ka qabban karo qaran ahaan dawlad ahaan iyo dad ahaan ba diyaar baan u nahay marwalba waad iga maqasheen radioyada iyo bbc iyo kuwa kale ba oo leh wixi dadka wax yeelaya wanu ka so horjeeda laakin wixi isuu keenaya iyo nabadgalyadooda ka shaqeynaya diyaar baanu nahay inan gacan ku siino wanaan jecelaahy dadka iyo in shacabka dhibaatada laga dayo laakin markay timado madaxbanaanida somaliland taasi wa mid lama taabtaan ah wa dareen ka yimi xaga shacabka oo shacabku goosteen ummaduna isku raaceen