Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ taleexi naga da adiga iyo abdisamad ali shire ba Ethnic puntlanders baad tihin eh
  2. Macow wa tuug ,onlfta lacag badan bu lunsaday , hadana heshiisyo ruwayaad ah bu melez la galay
  3. Wasiirku isaga oo ka hadlaya nuxurka wadahadaladii labada dhic ee ay kala hogaaminayeen labada Madaxwayne Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo uu ka codsaday in ay dawladda Jabuuti gacan ka siiso sidii Somaliland xubin uga noqon lahayd golaha qaramada Midoobay, taas oo uu Madaxwayne Geelle kaga jawaabay in dawlad iyo shicibba aanay waxba kala hadhi doonin sidii Somaliland uga mid noqon lahayd beesha caalamka.
  4. Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Hadlay Qodobada Ay Kala Hadleen Jabuuti Iyo Socdaalka Madaxweynaha November 5th, 2010 Comments Off Hargaysa (Somaliland.org ) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa maanta ka hadlay nuxurka qodobada ugu muhiimsan ee weftigii Madaxweyne Axmed Siilaanyo kala hadleen Madaxweynaha Jabuuti, arrimaasi oo ay ka mid yihiin inuu ka taageero kasbashada maalgelinta shisheeyaha, mashaariicda horumarinta iyo furitaanka xafiisyo siyaasadeed oo labada dal is dhaafsan doonaan.Waxa kale oo uu faahfaahin ka bixiyay baratakoolkii caalamiga ahaa ee lagu soo dhaweeyay weftigii Madaxweynaha oo uu sheegay inuu ahaa bog cusub oo u furmay Siyaasada dibada Somaliland. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland waxa uu sheegay in shirarkii iyo kulamadii ay yeesheen labada dhinac ee Somaliland iyo Jabuuti ay ahaayeen kuwo ku socday jawi wanaagsan, kuwaasi oo uu wasiirku xusay in ay ku saabsanaayeen xoojinta iyo iskaashiga labada dal, isla markaana ay ka soo bixi doonaan qodobo iyo natiijooyin wax-tar u ah labada dal iyo labada shicibba. “Qaabka xukuumadda Jabuuti u qaabishay xukuumadda Somaliland iyo arrimaha kale ee aanu ka wada hadalnayba marka la qiimeeyo, arrintani waxay albaabka u furaysaa nidaam cusub oo aan hore qaaradda Africa uga hirgelin wadahadaladii dhex marijaray Somaliland iyo wadamada Africa, gaar ahaan wadamada jaarka. Sida ay dawladda Jabuuti arrintan u aragtay iyo sida ay u maamushay waxay muujinaysaa in Somaliland hadda tahay xukuumad nabadgelyadeeda, dimuquraadiyadeeda, halka ay dunida kaga taallo iyo waxa ay qabsatayba ay tahay wax weyn oo dunida u muuqda, waana wax aanu aad iyo aad ugu mahadnaqayno walaalahayaga Jabuuti iyo Madxwaynahadooda Ismaaciil Cumar Geelle,” ayuu yidhi Wasiirka arrimaha Dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo maanta khadka Telefoonka ugu waramay Radio Hargaysa. Wasiirku isaga oo ka hadlaya nuxurka wadahadaladii labada dhic ee ay kala hogaaminayeen labada Madaxwayne Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo uu ka codsaday in ay dawladda Jabuuti gacan ka siiso sidii Somaliland xubin uga noqon lahayd golaha qaramada Midoobay, taas oo uu Madaxwayne Geelle kaga jawaabay in dawlad iyo shicibba aanay waxba kala hadhi doonin sidii Somaliland uga mid noqon lahayd beesha caalamka. Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland waxa kale oo uu sheegay in madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu sidoo kale Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ka codsaday in uu wax kala qabto Somaliland arrimaha horumarinta oo ay mid yihiin helitaanka maalgelinta shisheeye, farsamooyinka lagula soo bixi karo khayraadka dabiiciga ah ee ku duugan Somaliland, horumarinta Dekedaha iyo dhaqaalaha, taasi oo uu sheegay wasiirku in dawladda Jabuutina ay ballan qaadeen in ay gacan buuxda ka gaysan doonaan dhinacooda arrimahaas. Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in kulan ay wada yeesheen wasaaraddaha arrimaha dibadda Somaliland iyo Jabuuti ay iskula qaateen in sida ugu dhakhsaha badan uu dhinac walbaaba xafiisyskiisa wakiilnimo uu u furo, maadaama ay arrintaasi meesha maqnayd muddo aad u dheer. Sidoo kale madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo uu gelbinayo wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo boosaha iyo isgaadhsiinta ee dalka Jabuuti mudane Cali Cabdi Faarax ayaa soo indho indheeyay qaybo ka mid ah mashaariic horumarineed oo ka socda dalkaas. Goobahaasi oo ay ka mid yihiin shirkadda isgaadhsiinta jabuuti, Dekedii hore iyo ta cusub ee laga hirgeliyay halkaas iyo mashruuca Kaybalka isgaadhsiinta ee badda hoostiisa mara.
  5. Adeer anagu dee santaclaus ma niihin , waan ogahay somaliland adigu waxad u taqana dawladaha deeq biixiyasha oo kale. oo uun wax biixiya. laakin qaabkanu wax u biixno so baro Adigu cajalada Emirka dhegeyso sii aad Melez aad u yara ilawdiid., hada maskaxada waxa ka guuxaysa dantada melez diidnay diidnay dawladnimo diidnay diidnay
  6. Melez dad badan bu maskaxda ka qabsaday markaso kale walo khafiifaya Godana la xasuusiya Amiirka. Si u Melez u yara ilaawo.Wa inan heesti marxab marxab yaa Abu subeyr aan yara sara
  7. Xiin on the contrary somalilands approach and policy towards the eastern sool and eastern sanaag regions is the most successful policy so far,, the eastern sool and eastern sanaag communities were heavily represented in the pirate state enclave.Yet they feel more attracted to somaliland ask your self why? Ask your self what are we doing right and the pirates are doing wrong. What does the average eastern soolian and eastern sanaagian need. They need peace and stability and progress in their regions. Somaliland began all kind of projects even in disparity villages we are there the somaliland admin alleviated most of the problems in the region.This approach is obviously working that's why it's bothering our brother xiin with our peace negotiations with heavyweight garaads and him accepting peace.Siilaanyos peace committee is doing an amazing job.
  8. waa liibaaxyadi ina warancade ,, very nice he was my fav udub Minister
  9. Xiinfanin meel cidla bu ka ciiyayaa waleh. laascaanood 18 may ba loo dabaal daga maalinta gooni isutaga qarranka. Adna waxad ka sheekeynaysa abshir salax ba mamuulka budhcad badeedka jecel. Oo muxu so kordhinaya soo kan Heshisyo lagalaya somaliland iyo inu ciidanka qarranku ku ilaaliyo widhwidh cadaw kasta oo kaga soo duula diibada.
  10. Ngonge Garaad abshir iyo Nassir ma isku process bay saaranyihin?
  11. A khadar but Minnesota is majority Ethnic puntlanders that's what the topic opener is trying to say
  12. Somaliland admin is functioning pretty well in laascaanood and there is no garaad jamac there. Garaad abshir can claim what he want but he made peace with somaliland. And that's what counts
  13. Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Inay Fulinayso Go’aamadii Shirka Widhwidh Burco (Jam)- Guddiga Xallinta Tabashooyinka Gobollada Bari ee Somaliland ee ka qayb galay shirkii ka dhacay degaanka Widh-Widh ee dhexmaray xukuumadda iyo madax dhaqameedka Degaankaasi, ayaa shir jaraa’id ku qabtay galinkii dambe ee shalay Huteel City Plaza ee magaaladda Burco, iyaga oo sheegay inay xukuumad ahaan fulin doonaan go’aamada shirkii Widhwidh. Waxa kale oo guddidu sheegtay in shirkaasi ku dhamaaday si wanaagsan, isla markaana ka soo baxeen go’aamo ay labadda dhinaca si wada jira u wada saxeexeen, iyagoo xusay in shirkani yahay hordhac, balse la qaban doono shirar kale oo ka sii balaadhan. Haddaba shirkaasi ka dib, ayaa su’aalo la waydiiday xubno Waftiga oo ka jaaabayay Guddoomiyaha guddida hawlaha nabadaynta ah waday Md. Baashe Maxamuud Faarax, ayaa waxay u dhacay Sidan: S: Garaad Abshir Saalax oo ah Garaadkii Heshiishka iyo go’aamadda shirkii Widh-Widh idinla saxeexday wuxuu ku dhawaaqay inuu mawqifkiisa iyo degaankiisba raacsan yahay Puntland, arrintaasi siday idiinla muuqata, miyaanay dhabar jab ku ahayn go’aamadii ka soo baxay shirkaasi.? J: Anagu maanu dhagaysan BBC-da, manaanu maqal, umana malay naayo in Garaad ku yidhi waan ka noqday saxeexaygii, anagu xaxaanu la soconaa wanaagii aanu kala nimi degaanka Widh-Widh iyo go’aamadii aanu isla soo qaadanay, isla markaana anagu waanu fulinaynaa go’aamadaasi, degaan kaasna waxaanu kagaga nimi dad reer Somaliland ah oo Jecel inay dadkooda wax la qabsadaan. S: Madaxweynaha Somaliland wuxuu gogasha nabadda u fidiyay madax-dhaqameedka degaamadda Sool iyo Buuhoodle, shirkana ka may soo xaadirin, taasina miyaanay Jawaab diidmo ah ahayn.? J: Maya, garaadadu way wada ogolaadeen gogosha nabadeed, balse Garaad Abshir isagaa gogosha fidiyay oo qabtay, markaanu Widh-Widh tagaynayna maanu odhan, garaadadu way ka soo wada qayb galayaan, haseyeeshe, shirkani wuxuu ahaa kadinkii iyo albaabkii ay ka bilaab maayeen shirarka nabadu, Garaadada waanu wada xidhiidhnay, cidkasta oo nabadda danaynaysaa, halkooda ayaanu ugu tagaynaa. S: Magdhawga ay xukuumaddu bixinayso waa Imisa? J: Magdhawga la bixinayaa waa dadkii shicibka ahaa ee aan hubka sidan, Waxaana balan qaaday, xukuumadii hore, gagta Qafkuna waa wax cayiman oo la yaqaan. S: Arrintii ciidanka qaranka ee beesha degaankaasi dalbaysay in laga raro maxaa laga yeelay? J: Wasiirka Gashaandhiga, Cadami: arrinta milateriga haddanu iska diidnay iyo haddanu yeelnay go’aamadda ayay ka muuqan lahaayeen, arrimaha ciidankuna waa sir, haddana ciidankii qaranku meeshiisu ayuu yaala oo ku sugan yahay. Dhinaca kale, intii aanay weftigu soo gaadhin magaalada Burco, waxay soo mareen deegaannada Gobolka Sool, iyaga kulan ballaadhan magaalada Laascaanood kula yeeshay madaxdhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka reer Sool. Guddigu waxay shirkaasi kaga xogwarameen socdaalkooda ay ku soo mareen degaano kala duwan oo ka tirsan gobollada Buuhoodle iyo Sool, xaaladaha caqabada ku noqon kara nabadgelyada iyo weliba sida xukuumadda cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu u ballanqaaday in dhammaan bulshada walaalaha ah ee Somaliland cid kasta oo wax tabanaysa ay ku xallinayaan si nabadgelyo ah. “Wax allaale wixii xagga siyaasadda iyo xukuumadda ku xidhan heer Madaxweyne ha noqoto ama heer wasiir ha noqotee aniga iyo ragga kale ee Golaha Wasiirrada idinkaga jira noo daaya, annaga ayaana ballanqaadayna.” Sidaa waxa yidhi Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Cataash oo la hadlayey odayaasha iyo waxgaradka reer Laascaanood. Dhinaca, kalena qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka shirkaasi ka qaybgalay ayaa iyaguna dhinacooda ka hadlay waxyaabaha ay ka cabanayaan, iyagoo si weyn u soo dhaweeyey wadahadalka xukuumaddu ku ballanqaaday, isla markaana ay dhinacooda ka go’an tahay in nabadgelyada gobolka ka shaqeeyaan. Jamhuuriya Online
  14. Video of Go'aamadi shirki widhwidh oo guul ku dhamaday http://www.youtube.com/watch?v=Gkz2LkOEutA&feature=player_embedded
  15. Originally posted by Suldaanka: The Garaad can say that they are part of Russia for all Somaliland cares, so long that he agrees to making Widhwidh a peaceful town where the Somaliland authority funcitons and works. Somaliland's objective is not to convert indivituals' positions. Rather the objective and target is to expand the SL authority and reach all the regions that are under Somaliland's borders. So the question comes back to you, played in what way? Me thinks, by saying that he considers himself part of Pirateland who has a good working relationship with SOmaliland, he is infact dealing double blow to the SSC function. Again, it is good for Somaliland polically since SSC is the only visible opposition there is between SL and Buuhoodle town. Puntland is by all means a defunct force in that area's millitary and politics. Well said the garaad accepted peace and he is willing to work how to make the region peaceful thats the most important thing and that the locals should work with the somaliland police and military, Shirki guul bu ku dhamaday
  16. Originally posted by Ferguson: ok what about garowe? ,,,, sorry we don't deal with tribal chiefs
  17. Mogadisho ma Buhuku ba ku qaabilaya mise sheikh dalxiis
  18. hee ferguson ma rooga cass baad u si diyaarin lahayd Mujaheedka.