
Kamaavi
Nomads-
Content Count
4,683 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamaavi
-
Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Jacaylbaro: It is probably paid by their trainers in Asmara .... Trainers paying their clients, only JB could say that, odd! Are you saying ONLF waa gaajo oo waxba iskama bixin karaan, it is in fact ONLF who paid that amount for the rent of the cars, and it is them who paid the trainers in Asmara for their training, it is common sense yaaa JB, bal iskaga ogoloow iney lacagtu iyagu la baxeen, without money, ONLF can't do one step, can't travel, can't train, wax un iskaga ogoloow ee iska dhaaf macangagnimada In other word, JB wanted to say ONLF Paid $40,000 for each Jerikan... good advertising bid ....
-
Sheekhu shuuro ma cuno,,, eh yaa dhahay..? web page
-
I was listening to hees cajiib eh, gause what? Isma'lura's party came to mind ,,, Nimco can dance well. Yo!.
-
Waayadanba jiinlayda gabay joojiyoo nacaye Jeedaanta gabay ee bahay jimidhkii ii dhiibye Anaa sidii jaawa geel jeelka idinka biine Jaratiyo anaa Ceel Afdheer joogay oo horaye Jigjigiyo Shiniiliyo intaas Jarar ku maageerta Nogob jiiqyadeediyo intay Qubi ku jaan goysay Jimidh badan Qalaafiyo intay Qoraxay soo jeedo Ee ay Doolo jaan qaad tahee jirini muuqayga Jaarsiyo Walayn reer Godey jiifka qabanayne Jigjigiyo Shiniilaba wakaas cunay Janankii bariye Juuqdiyo wakaas gabay ninkii cadaw u jeermaaye Jindhadh iyo sidi midhihii baxay aan ujandheedheeyo Jiridaha bal aan xididka gabay jiido muuqaalkiisa Jibsiyo habeen wali maladin jimic laseexdaaye Ee indhahayga jiitaaye muuqu iga joogo Jabweynaha lagu ridaan jaawiyaa abide Mar hadii Janankani ladilay caawa jiibsadaye Jiib iyo ciyaar baan kugale jiifka caawadaye,e Jaamus farxadii waa anigaa jeeska laytumaye Jarbidiyo xadhigii kufriga waayagaa jarane?" Waxaan salaan sare u dirayaa ciidamda wadaniga xoreynta Ogadeeniya ee ONLF iyo madaxda jabhada( Gude iyo Dibadaha), iyo dhamaan shacabka Soomaalida Ogadeeniya iyo kuwa Somaliyeed ee neceb gumaysiga Itoobiya iyo midkalaba. Guul iyo Gobanimo, Long Life ONLF.
-
Booyadiiii wax qarxisay ,,, ayaan soo xasuustay ,,,, Originally posted by Ferguson: quote:Originally posted by Qudhac: (Jam)-17,10–Ciidammada ammaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Booyadii wax Qarxisay maanta duhurkii oo si qarsoodi magaaladda Hargeysa u soo gashay kana timi xagaa iyo muqdiso.
-
^
-
Originally posted by Jacaylbaro: Muslinnimo nimaan kugula socon muuminnimo khaas ah Gaal maxasta kuu dhowra ood magansataa dhaama
-
Heeso Waddani (Ogadeenya).... 1.Magacaygu Waa Cosob. 2.Ogadeenya Waa Qaran 3.Waraabaha Duleedkiyo Gantaal 4.Dalku wuu xorobiye Gantaal 5.Hasha Dabarka maad kagoysaan 6.Ogadeenya Doorkeed 7,Xaq u dirirka JWXO 8.Qabridahare 9.Gumaysigu Hanweyna 10.Igaguur Kumaguurayo 11.Dahabo 12.Wagii dilaacaaba 13.Waxaan diinahay wali 14.Soomaali waa qaran 15.Cadow aan jidhnixin 16.Fooljeex iyo Qabri Dahare 17.Qaladkii galoow 18.Walbahaarka iga daa 19.Washaynsi 20.Wayaane Saado 21.Marxab marxab QOL 22.Arligaygoow MP3 Heeso Dagaalkii 1977...... Heeso Waddani (Somalia) 1.Durduro Geelbaa kujabay 2.Calankoow Ogsoonow 3.Inaad tahey masuul mankaaga gali 4.Umadyahay Midnimo 5.Somaaloo Israacdo web page
-
Abdi Haybe Lambad - Way I maanqadaye
-
Originally posted by Ferguson: quote:Originally posted by The Zack: quote: Originally posted by Ferguson: quote: Originally posted by The Zack: quote: Originally posted by Ferguson: Ethiopian officials at the Somali Regional State’s offices and the Communications Ministry didn’t respond to telephone and text messages requesting comment on today’s ONLF statement. web page ^ Because their phones were jacked up by the 2 millions calls being made to their phone by Gaboose. 2 million free calls ,,,, about salt, raad & Jeerikaano.... Actually it aint free calls, it is costing them quite a bit to call Abdi Iley. Kuun Kuun, desperation iyo nus weeye. They make tricks to call at no cost. Wax fahan. Zack, did you see the movie?
-
Originally posted by Jacaylbaro: Beri bay anigaba kabo iga xadeen ,,, Jaan dacas ah, yaah? ,,,
-
^ Jb, labada nin oo mootoda watay ,,,, ma bad qabaan?
-
Qoladana ku dar,,, Qor, Qaaci, Qoob, Qaawan, Qosol, Qaata, Qayblibaax, Qooley, Qaalmo, Qosol, Qorax, Qabqable, Qowrac, Qodaal, Qarax, Qaxar, Qaxooti, Qaac, Qiiq, Quule, Qurjum, Qamandi, Qarmici, Qasaac, Qado, Qureec, .... Qodob. Qomaal iyo Qamaan, Qaali iyo Qaloocow, Qamar iyo Qarane, Qoys iyo Qof, Qolo iyo Qabiil... Qiyaas iyo Qaran. aqoonsi, juqun, xaaq, xiiq, hanqadh, bisqin...faraq
-
Originally posted by Abtigiis & Tusbax: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Give it few more weeks before A&T Comes back with Calaacal threads and his usual "Masaakiin shacab ah baa Xabashi loo dhiibay" .... Ma islaamo iyo gabdho kale ayaa dumbuluq laga qaqaban doonaa. There is no contradiction. Iskadaayaa haweenka iyo the elderly. Iyo the unaramed. Kuwa qoryahay wata waa waxaad kala qaadaan. Kuwa qoryaha wadda ,,,, yaa ku dhaca....
-
Faanka waa la iga badiyaa ,,,,, lakiin kuwo kaloo cusub (with Awdal uprising) filo...
-
Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Jacaylbaro: ^ ^ Could be ,,, sowkii A&T lahaa Hargeisa airport baanu soo weeraraynaa ,, WRONG, he said Hargeisa Airport ayaanu ka soo dageenaa, transit wise Ibti, aamiin, makhaayad halkan ayaan shaah ku cabayaa, already some people are saying waa Awdal Uprsigin, mayee waa ONLF, dadka dibadaha joogo ayaaba ugu daran, dab unbey shidayaan ONLF iyo Awdalities wax ma tuuran. Waxan waxaa ka danbeeya Ethiopia & Yuhuuda.
-
^Mar walba, saxiib. Mar walba. Dhimashadadu waa xaq. Wiilashooda inay naftooda u huraana waa dadnimo.
-
Jecliyaa shacabka Awdal.
-
Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Ferguson: quote: Originally posted by The Zack: quote: Originally posted by Ferguson: Ethiopian officials at the Somali Regional State’s offices and the Communications Ministry didn’t respond to telephone and text messages requesting comment on today’s ONLF statement. web page ^ Because their phones were jacked up by the 2 millions calls being made to their phone by Gaboose. 2 million free calls ,,,, about salt, raad & Jeerikaano.... Actually it aint free calls, it is costing them quite a bit to call Abdi Iley. Kuun Kuun, desperation iyo nus weeye. They make tricks to call at no cost. Wax fahan.