Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. India's indigenously-developed nuclear capable Prithvi-II ballistic missile, which was to undergo a user's trial, fails to take off from the Integrated Test Range at Chandipur, off the Orissa coast. Though the ITR authorities were not immediately available for comment, defence sources said the sophisticated missile could not take off during the planned trial from the launch complex-III of the test range due to some "technical snag." "The failure to lift Prithvi-II was due to a snag either in the main missile or the sub-system, including the launcher," they said, adding the test-fire was slated to be held as part of user's trial by the armed forces. During Friday's planned trial, a noise could be heard as smoke billowed from the launch site around the time of the blasting. Efforts were on to ascertain the exact reason behind the failure on the part of the missile to take off and defence scientists were examining the matter thoroughly, they said. The last four user's trials of the surface-to-surface missile were successfully conducted during the about one year period, from the same site in the ITR. The last trial was conducted on June 18, this year. The test firing of the state-of-the-art missile, which has already been inducted into armed forces, was planned as users trial by the specially formed "Strategic Force Command" (SFC), the sources said. web page
  2. Hawadee baanu haynaa , hoodona qaar danbe
  3. Good, Zack. We shall inform Abdiladif too. He has to come.
  4. Eedo M- siday CL u sheegtayba, it means koreen. Lakiin wiilasha ayaa kora. Gabdhuhu way kobcaan.
  5. Idam Alla very soon. Soo ducee, eedo. Gabdhaheenii ma kobceen?
  6. Eedo M waa laguu wacan yahay. Allah mahadiis. Seed ii tahay adu?
  7. I aint telling been, Cl. Malika howdy eeedo. Yello juxa.
  8. Only a week left, Zack. But you will make Idam Alle. Not sure abut Deka.
  9. Ticket is available at Guuleed Halaal 34 mall Sahan Studio Karmal http://www.youtube.com/watch?v=xAQUUpdLWTc
  10. Originally posted by nuune: Hindida hala ii daayo, a Hindi friend was telling me yesterday that the recent commonwealth shame was due to global warming and not something can be blamed on India, I agree
  11. Originally posted by cynical lady: F- Mali as in Mali or faraax/xalimo music? Farax music, CL. Can you decipher this ? Jumca mubarak all.
  12. Geesiyaashii raamaha lahaa riiqe cadowgiiye Oo rug cadaaggii tigree waa la raamsadaye Guutooyinkey soo rareen raacyar baa hadhaye Hareeraha markii lagaga riday ruushaka qorigiisa Ee rubadda laga toobtey bey ragax yidhaahdeene Siddii shiinihii loo rafacay bari ka soo roorey Ee ururki roondadda ahaa aarku ugu reemey Ee riigaggii loo furfurey gaas raranaayey Ninkii madaxa raban raabsanaa raabuq dhimirkiiye Regimekii dulmiga lagu yab yabey wuu ruxanayaaye Rocketkii dhanaan laga ridaa raarta loo dhigaye Rukumaduu ku taagnaa hadeer qaar dhan baa ruqaye Oo ruumki uu seexan jirey gaadhyey rarankiiye Jabhadihii galbeed loo rarey sii ruqaansada’e Qalbi dhagax rastadi dirir dhabaad gali raggiisiiye Oo intuu rakibay hawsarkii saar ridada dheere Riishkana waxaa lagu hayaa meeshii loo rabaye Oo sheikh deeq rushada inuu yidhaa roobka kaga yeela Oo rakaalka laga soo amrey raajicinayaane Ra’iiskii wayaanaha xiligu dhab u rakaateeye Rabshadahii sidey ugu fideen raaska gurigiisa Ribaddii siddii looga jarey uu waayo badan ruugey Ray raynti waa laga la’yahay ama riyaaqiiye Rafiiqiisi duul baa ku direy wadana raadceeye Oo raaliyadu qabey koley ku tahay ruux ma aamino’e Oo waa kaas runduda meel sidii awr ragaadsamaye Walowse rooma loo qaaday iyo weliba roodhiisha Oo raajo lagu fiiriyey iyo weliba radaaro Oo faleebayaal lagu rakibey raysad laga waaye Wuxu yidhi rafaad baan qabaa raaxo li’i weyne Risiq kala tagnoo waa horaan daayey rudhidiiye Hurdana raadinteed waan dhigay ama rukuuceede Nimankaa rastada dheer leh ee guraya raadkayga Raxan raxanta nimankaa u mari riiracyada faafan Nimankaa riyada igu dila ee ruuxda iga goya Rabta ay ka soo kicitimaan amase reerkooda Iyo ani waxay iga rabaan raadsha sababteeda Xaajayada wixii lagu raftoo waayo lagu raago Mar waxay ragaasto oo hadana kor isu raartaaba taladdii waxaay ramatey oo laysku wada raacay Roxaan in laga cuudiyo oo faalna loo roga’e Alleelaha markii loo ridey ee rabadhka loo uunshey Ri’i madow markii loo qaliyo diigag laba raafle Inay JWXO raaska u degtey roytar lagu sheegye. Ummaddu rakuubsaday ayaa rogotey caynkiiye Markii ay cidhbaha ugu radsheen ruumad ololaaya Rafashada wan gowracan siddiis ridiqyey duurkiiye Xaqayagii ay raqaayeen ama bangiga lagu rasaynaayey Ee ay uga rakaateen sidii raray diraac jooga Raqabada hadaan laga bireyn kama ruqayaane Maantana markuu raawisey ee tabari ay reebtey Ragcad qudha inuu rogo markii lagaba rokeeyey Sheekaddiisii raqiiska ahayd ee waayo laga raystey Iyo riwaayad uu horey u dhigey soo rogaalceliye Raqtir iyo kutaan iyo abees rudhaya jiidhkeena Rixin go’ys illaahay nacay oon waxbaba reebin Dabaqoodhi laga roone ah oo wada rufyaaniin ah Iyo raranayaal goorkastaba raarka lagu qaato Riyaal qudha wadaad doonaya amase geel raacyo Rubbad duulal lagu soo qortey ama la soo raafey Intaas oo dhamaan kala ra’yi ah oo isba roori Oo Zenawi sida ey raba ah daba raqlaynaaya u rujuucid moyee rag aan xumaba reebaynin oo inay ridiyi amar marnaba laga rajeyneynin oon ruulka jabineyn xitaa haddey rogayi dhalaankooda oo uu sida rumuudkii u hagi amase radaalba bulshadana iney kala raraan lagu rabiineeyey oo rubuc ku dili hooyadood rooti iyo buuri oo kal ugu rixini gaaladaa roorsan dumarkooda oo koodhadh lagu soo dhex ridey iyo tayo wada reedh ah rinjigi kalana lagu buufiyey soo tub rigadiiye Ha yeeshee rijaaladan halgami ee xabashka raacdaysan In la tuuro reeryada kuwaa oonta uga raagey Iyo shacabkan wada raacsan ee **** ruclaynaaya Ee calankan inay soo ridaan rayfalka u qaatey Qofna inaanu soo rogi kareyn sow wax runa maaha Raayaha ninkii laga baxshey ee jeelka lagu riixay Ricidhada ninkii laga tumey iyo ruugagiyo iyo lowga Ee racfaanka loo diiday ee rahanka loo haystey Risaaladda ninkii loo qorey ee loo rigrigay beenta Ee rikoodhka laga duubey iyo weliba raadyowga Reexaantiyo ninkii uumiyaha rayska ugu faaney Raali kama ahayn sheekadaas oo ma uu rabine Rasaas iney wadnaha kaga qabteen sow wax runa maaha Isagoon rankii haynin iyo raani iyo baashi Oo jookerkii raaran yahay yeegna laga reebay Raandhada ninkii diiday ee biiga wada riixday Ee yidhi anaa rayn intuu tobanle soo raacay Intaanu turubka soo ridanin ee guushu dhinac raacin Rambas inuu ku jiro goor horaba sow wax runa maaha. Dhulkayagan ramaaskiyo nimcada eebe ugu reeyey Ee uumiyuhu wada rajeyn inuu ku raaxaysto Ilaa raybad khaatumo ilaa raaso iyo baali Dhulka dhudub ka soo rogan ilaa raaracyada haarcad Rugtii dirir dhabaad iyo jigjiga amase ramaale Dhulka raatub lagu mayraco ee rucubtu lalaado Ee ramadka lagu maalo ee rimaydu daaqeyso Ruquushada dhulkaa lagu tumo amase raad dheerta Ruqso li’i ninkii soo gala ee cuna ramaaskiisa Rabrabtiisi inay soo deg degi sow wax runa maaha Rabi suge ma iishee ninkii samirka raandhiista Rasuulkii udgoonaa ninkii raaca taladdiisa Raxmaddii illaah inu hantiyi sow wax runa maaha kiiyow kaasna labo ku dheh ,,,,,,,,
  13. @ Sayidka. Cl, noted. What about mali?
  14. Ibti, send up are exams given before final anual exams. Some medical colleges adopted this system to prepare their students for board exams. Thanks.
  15. Nuune, ku aan ilmo abti ahayn ayuunbaa waxaas dal dali jiray. Laakin waxay ka ahayd shaac tiro. Xadradii ahayd, ma yartan baan la janayneyn ma hooyadeed baan ku dabaalaneyn ma aabaheed baa lagu uumineyn .. oo dhamaystiran ma haysaa?
  16. Ibti I passed my send up exams. Stood first position. For that reason I was in good moode. Duco might come true as well. So adi iyo nuune isku tagoo duco wanagsan so tura. Dont' tell me the rain has stopped now. Cl, do you like indho yar songs?
  17. Originally posted by *Ibtisam: Ferguson, no but I won't habar you, Why not, yaa sheekho? I want the duco. Cl, watch one.
  18. ^Macalin, far baa ii taagan?
  19. Originally posted by *Ibtisam: Ferguson: Try me baal? Ii sheeg? Ma ii ducayn aan kuu sheegee.
  20. Ibti hadaan kuu sheego rumaysanmaysid.