Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Ha laga magaalaystee dhaaf,....
  2. War Musafeni ayaa mardhow u yeedhine, iska ilow baan ku idhi.///,,,,
  3. Ugaandha ayaa leh haddii la dhaho muxuu sameyn? ,...war in la heshiiyo yaa raba oo diyaar ah ama daacad ka tahay horta? ,...
  4. Xildhibaan Dr.Abdiwahab Ugaas, iyo odayaal kale oo kamida aas aasayasha Azania, ayaa badali doon boosaskii xidig, iyo xalane ....
  5. Geed hoostii may aayar waabtaan,...waa haday ku heshiine,....
  6. War intuu dilo armuu Somalida ku masibadaa ,....
  7. Wuu soo dhawaaday gaalkii dhalay la gubka,..
  8. Multiple aid sources have confirmed that the United Nations will use the emotive word on Wednesday, after analysing the latest statistics and reports from the Horn of Africa. “It will galvanise international attention,” said a senior official from a western charity, speaking on condition of anonymity about the embargoed announcement. “It enables us to say to those who tell us: ‘You’re crying wolf’ – look at this. The situation is deteriorating rapidly.” The UN is expected to declare a famine in at least two regions of south central Somalia – Bakool and Lower Shabele. Other regions, including Puntland, are likely to be identified as being at risk of famine in the coming weeks unless the supply of aid increases substantially. The last time a famine was declared in Somalia – or anywhere else according to some aid organisations – was in 1992. Ever since then, the country has been plagued by conflict, drought and poverty. The word “famine” itself is used with extreme, almost scientific, caution by aid organisations. (See factbox) Definition of Famine More than 30% of children must be suffering from acute malnutrition Two adults or four children must be dying of hunger each day for every group of 10,000 people The population must have access to far below 2,100 kilocalories of food per day Although the current drought has severely affected people in parts of Kenya, Ethiopia and Djibouti, war-torn Somalia is proving the most difficult to access because of insecurity. The militant Islamist group, al-Shabab, controls – or exerts some influence over – much of the countryside, and banned foreign aid agencies two years ago. On the ground, some aid organisations have continued to find ways around that ban, negotiating with individual communities and commanders and working through intermediaries. Al-Shabab recently announced that some foreign groups would be allowed to resume direct delivery of humanitarian supplies, but that process remains fraught with complications and tensions. Full article ... http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-14199245
  9. Dowladda cusub ee dhawaan aqoonsiga heshey Koonfurta Suudaan ayaa la sheegey in ay mabnuucdey dadka asalkooda Soomaaliga yahay, jinsiyadda ay doonaanba ha heystaane in ay soo galaan dalkaasi. Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in boqolaal Soomaali ah oo arrimo ganacsi u tagi lahaa Koonfurta Suudaan ay ku xayiranyihiin xuduuda Kenya iyo K/Suudaan. Ganacsatada Soomaalida ee leh gaadiidka xamuulka ayaa sheegey in la diidey in gaadiidkooda ay xuduuda ka gudbaan, sidaasi darteedna ay ku qasbanaadeen in ay kireystaan wadayaal Koonfurta Suudaan u dhashay. Lama oga sababta rasmiga ah ee Soomaalida ka dhigtey bartilmaameedka, laakiin waxaa la sheegey in Koonfurta Suudaan ay qabto cabsi ah xagga amaanka kadib markii ay tashi ka heshey wadamada dariskeeda ah. Soomaalida waxa ay ka mid tahay dad badan oo dalkaasi ku yaacay iyadoo la rajaynayo in dhaqaalaha uu kor u koco, kadibna ay dhashaan fursado ganacsi oo xoog badan. KismaayoNews.com
  10. July 13th, 2011 | ....... Former president Mengistu Hailemariam is planning to move to South Sudan, according to Reporter. The government of South Sudan has finished building a new house for the former president who is currently living in Zimbawe, Reporter added quoting informed sources. Southern Sudanese are apparently grateful to Mengistu Hailemariam for providing them with invaluable assistance during their liberation struggle against the Khartoum regime.
  11. Waa magaalo yar oo ku taala gobolka waqooyi bari Kenya, hormar badan kama jiro, laakiin dhamaan duulimaadyada dalka Kenya u socda ee kasoo duula caasimada Soomaaliya waxa ay marka hore ku degtaan garoonka Wajeer. Ujeedku waxa uu yahay in la baaro dayuurad kasta oo Soomaaliya ka timid maadaamaa looga shakisanyahay in weerar argagixiso looga geysto magaalada Nairobi. Arrintani waxa ay si gaar ah u saameyneysaa dhamaan duulimaadyada Xamar ka yimaada, waxana ay timid kadib markii la heley xogo sirdoon oo sheegaya in xarakada Alshabaab ay qorsheyneyso in ay weeraro ku geeysato dayuurado. Laakiin DKMG ah ayaa arrintaasi siweyn uga walaacsan, waxa ay dhalisey muran dublamaasiyadeed oo maraya halkii ugu xumaa. Jeneraal Cabdulaahi Gaafoow, madaxa laanta socdaalka DKMG ah oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in amaanka garoonka siweyn loo adkeeyey islamarkaasina aysan jirin sabab dayuuradaha looga dajiyo garoonka Wajeer ka hor inta aysan gaarin Nairobi, waxa uu sheegey in shirkadda SKA ay la wareegtey amaanka garoonka. Hadalkani Gaafoow ayaa yimid kadib markii dalal kale ay sheegeen in ay talaabada Kenya oo kale qaadi doonaan haddii aanan la damaanad qaadin amaanka garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Xamar. KismaayoNews oo dabogal ku samaysay arrinka ayaa shaacin karta in Kenya uu meel u yaalo qorshe lagu tooganayo dayuurad kasta oo Xamar ka timid oo u hogaansami weeysa amarka ah in ay marka hore Wajeer ku dagato, tani waxa ay halis gaar ah galisey duulimaadyada ay saaranyihiin madaxda dowladda oo si joogta ah ugu socdaala Nairobi. Dhawaan markii Ra’isulwasaaraha cusub uu Kenya socdaalka ku tagay, waxaa dayuuradii uu saarnaa lagu qasbay in ay ka dagato magaalada Wajeer. Horey markii dowladda ay la heshiisiineysay shirkadda SKA, mid ka mid ah waxyaalihii muranka weyn ka dhashay waxaa ka mid ahaa in shirkadda ay la wareegeyso amaanka, xiligaasi dowladda waxa ay sheegtey in shirkadda aysan amaanka shaqo ku lahayn, laakiin warka Gaafoow ee ah in SKA ay amaanka la wareegtey ayaa ah mid ka duwan wixii hore ee xukuumada ay shacabka u sheegtey. Lama oga halka ay arrintani ku biyo shuban doonto.
  12. Madaxweynaha dawlad goboleedka Azaaniya ee Soomaaliyeed Prof Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba inay qeyba ka qaataan u gargaaridda malaayiinta Soomaaliyeed ee ay halaagtay abaarta ka jirta Bariga afrika oo lagu qiyaasay in ay tahay tii oogu xumayd ee soo marta gobolka mudo 60 sano ah . Madaxwaynaha oo la hadley Suxufiyiin ku sugan magaalda Nayroobi wax uu yiri in inkastoo ay abaarta Soomaalida la wadaagaan dalal kale oo ku yaala bariga afrika, hadana dadka soomaaliyeed abaartaasi waxaa u weheliya colaad iyo gargaarkii la siin lahaa dadkaasi uusan si fiican oo kalsooni leh u gaari karin meelaha qaarkood. Madaxweyne Gaandi wax uu ka Codsaday dadka ku nool qurbaha iyo Ganacsatada iyo dadka kale ee wax haysta ee Soomaalida ahba in ay horseed u noqodaan qeylo-dhaanta iyo gargaarka uu aduunku u doonayo in lagu badbaadiyo nolosha dadka iyo duunyada ku nool goobaha ay sida ba an u waxyeeleysay abaartu oo haatan heerkeedu gaa-ray in ay noqoto musiiba banii aadannimo. Wuxuu si gaar ah ugu booriyey dadka reer Azaaniya in ay wixii ay heli karaan ay ku kaalmeeyaan dadka ku sabooloobay abaarta iyo nabad galyo xumida ka taagan deegaannada hoos yimaada Maamulka Azaaniya . Madaxweynaha dawlad goboleedka Azaaniya iyo mas uuliyiinta Azaaniya waxay sheegeen in deegaanada Azaaniya qaar kamid ah uu gargaarku ka bilawday in dadka la gaadhsiiyo ayana socondoonto oo dawlad goboleed ahaana ay sii xoojin doonaan. http://azaania.org/?p=530
  13. No. We are linking this incident with the Uganda accord,...la qabso adna...
  14. Xasuustaa kugu yar ,... la yaab ma lihide.. ka soco..
  15. War saas ma ahee ,, hoos ku dableyaal ayaan meel alla meel aan ka maro waayey, ... bal sawirada taariikhiga ah Kaah express(Burco branch) isla imika ka doono, ,....
  16. war wax fahanoo,, maxaa ka mid ahaa shuruudaha ay Ugaandhiisku ku joogaan meeja? ,.... Odeygii Musafeeni muxuu kula dardaaray laba Shariif, askariga Ugaandhiisaka maxaa u dan ah kan Somaliga ahna u daran? .......mise Siyaasad lama socotid oo reer hebel iyo waanu gooni goosan ayeey kuu joogtaa? ,.... wagaash waxid...
  17. Suqaas waxaana u tagayn ayaa jirta, hadaan ku sheegana xaal baa i qaban, bal kaad abtiga u tahay ee Fat stone city ka soo kicitamaya ayaan odhan Kaah Express u dhiga, ama waxaa dhihi saraakiisha Iley ugu sii dhiiba.. ..
  18. Kuwaas caruurta aad abtiga u tahay ayaan kuugu soo dhiibi, ..bal Dulcadna laanqerta cas ii soo mari.., ku soo hagaaji cakaara iyo gaadhiga siisowga tii raran jirtay ....
  19. ^LOl@Oganarnia. Soowtaas eray bixintii Duke kaa dhex shanqadhaysa. Saxiib Halane will join either Gaandhi or Iley who are the wiilwaals of the era.
  20. Wasataas intuu dhahay.... soo Qarijiqood aayar ma uuna iska aadin,......nin rag ah dheh.. ,...
  21. Harshin iyo kaamkii Dulcad yaa haaayo, aan aragnee ....
  22. ^Usheeg ilaa Raage Ugaas, Wiilwaal, Sayidkii, Siyaad Barre iyo Haatanba dadka taliya in Qarijiqood iyo wixii galbeed ka sii xiga ka soo jeedaan. Macal Farah Macalin.
  23. ^War Norfow waan joogaaye balooniga horey inoogu soo qaad.... Salaan sare dhamaan....