Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Jacaylbaro;708365 wrote: Good from Kismaayonews,,,,,,,,,, Kismayonews, ma baqshiish ayaad u tuurteen....
  2. It is sad thing to hear ,...young Somali man dismissed for playing a patriotic song...
  3. Sidoo kale golaha xukuumada waxa ay magacowdey gudiyo dhowr ah kadib kullan muhiim ah oo ay wasiirada qaateen.. Kobtan ka akhriso/dhagayso warka dowlada Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin marxaladda kala guurka ah iyo magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare. Ka dib markii Wasiirka Garsoorka, caddaaladda iyo arrimaha Diinta uu soo hordhigay golaha qorshe ku saabsan dib-u-habeyn logu sameynayo Garsoorka dalka, isla markaana lagu howlgelinayo maxkamadihii dalka ayuu u soo gudbiyey taariikh nololeedka shaqsiga buuxiyey dhammaan shuruudihii looga baahnaa Guddoomiyaha Maxkamada Sare. Dood dheer ka dib Golahu waxuu isku raacay in loo magacaabo xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aw. Ceydiid Cabdullahi Ilka Xanaf. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xilligan kala guurka ah loo baahanyahay wadajir, iyo wadashaqeyn dhammaan hay’adaha dastuuriga ah iyo sidii Dowladdu ay u dardargelin laheyd howlaha muhiimka ah ee loo hayo shacabka soomaaliyeed sida sugidda amniga, iyo wadatashiga dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ku jiraan maamul goboleedyada iyo Somalida Qurbo joogta ah. Dood dheer ka dib golahu waxuu sidoo kale isku raacay in la sameeyo guddiyadan hoos ku xusan si loo dardargeliyo howlaha muhiimka ah isla markaana si habsami leh looga gudbo marxalladan kala guurka ah. Guddiyaddaas oo kala ah: 1. Guddiga Siyaasadda iyo la shaqeynta bulshada caalamka; 2. Guddiga Difaaca Qaranka iyo sugidda amniga; 3. Guddiga arrimaha Baarlamaanka; 4. Guddiga ururinta dhaqaalaha Difaaca Qaranka iyo 5. Guddiga Abaabulka bulshada soomaaliyeed ee dalka gudihiisa iyo qurbojoogta soomaaliyeed. -DHAMAAD- – Garad Salad Hersi Press Officer office of the Prime Minister Mobile: +252-615536608 +252-6-2536608 Mogadishu, Somalia
  4. Warsaxaafadeed ka soo baxay DKMG ayaa lagu sheegay inay wadanka ka mamnuuceen saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa; WARSAXAAFADEED Anigoo ah wasiirudowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha isla markaana ah u qaybsanaha xukuumadda Soomaaliya arrimaha xuquuqda aadanaha, waxaan halkaan ku xusayaa in ay lagama maarmaan tahay in wadankeena uu yeesho awoodii uu ku ilaalin lahaa xuquuqda aadanaha si aan u dhowrno dhamaan xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed. Waxaan halkan uga mahadcelinayaa dadka nagu caawinayaa sidii aan guul uga gaari laheyn arrimaaha dhowrista xaquuqda aadanaha, hase ahaatee waxaa jiraa shaqsiyaad doonaya in ay is hortaagaan sidii aan oga guul gaari laheyn dadaalkeena ku wajahan dhowrista xaquuqda aadanaha. Caqbadaha na hortaagan waxaa ka mid ah in guddiga caalamiga ee xuquuqda aadanaha in uu san fulinin balan qaadyadii ku aadanaa xoojinta iyo dib-udhiska hay’adaha dhowra xaquuqda aadanaha iyo kuwa sharciga qaabilsan sida maxkamadaha, sharci dijiyaaasha, Nabadsugida, waxbarashada iyo wacyigalinta dadwaynaynaha. Sidaasi owgeed, waxaan halkan ku taageerayaa go’aanka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda “Persona Non Grata”, kaasoo ay kaga mamnuuceen inay soo galaan gudaha dalka Soomaaliya isla markaana aysan wax shaqo ah fulin karin Mr. Scott Cambell oo ah madaxa Afrikada bari iyo koofurta ee xafiiska sarre xaquuqda aadanaha ee Qaramada midoobay (Office High Commissioner for Human Rights –OHCHR-) iyo Mrs. Sandara Beidas oo iyadana ah wakiilka Qaramada midoobay ee xuquuqda aadanaha isla markaan ah madaxa qaybta xaquuqul insaanka ee xafiiska siyaasadda Q/midoobay ee Soomaaliya (UNPOS) laguna wargaliyay dhamaan hay’adaha ku shaqada leh socdaalka “Persona non Grata” sidaa darteed ayaa wasaaradda arimaha dibadda ay “Note Verabal” ugu dirtay hay’adaha Q/midoobay oo ay ka wakiil tahay UNPOS. Sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa xafiiska sarre ee xaquuqda aadanaha ee Q/midoobay in ay ka fiirsadaaan shaqsiyaadka ay usoo wakiilanayaan arimaha dhowrista xaquuqul aadanaha dalka Soomaaliya. Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha media@opm.gov.so
  5. ..arabs had enough muriidis, certainly azania revolution needs it's own muriidi If that would be Polanyi. I welcome...any way I wonder what is derivation polanyi? ,..is it guns and the swords?... May Azania not make guns cry, ...
  6. Polanyi, where is Mulana Muriidi? ,, Azania ha u kitaab furee..
  7. Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa da'boollka ka qaaday waqtiga uu dhacayo shir bilahanba la hadal hayay oo ay Qaramada Midoobay u qabanayso dhinacyada isku haya siyaasadda Soomaaliya. Sida uu sheegay Mahiga, shirka oo socon doona laba maalmood ayaa ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya 12 April ilaa iyo 13 April. Wararka ayaa intaasi ku daraya in shirkan lagaga wada hadli doono doorashada soo socota DKMG iyo sidii ay u samayn lahaayeen nidaam awood qabysi dhamaanba garabyada arimaha siyaasadda ee ka jira Soomaaliya, marka laga reebo xarakadda Alshabaab. Maamul goboleedyo ay kamidyihiin Puntland, Galmudug iyo Azania ayaa lagu wadaa inay ka qayb galaan shirka, halka dawladda Gooni isu taagga Somaliland ay qaadacday. Xarakadda Ahlu sunna Waljamaaca iyo tan Raaskaambooni ayaa sidoo kale la sheegayaa in lagu casuumay. DKMG ayaa dhawaaq dheer ku canbaaraysay shirkan ay qabanqaabinayso Qaramada Midoobay oo ah matoorka ugu xoogga badan ee abuuray walina dhaqaajinaya DKMG. Waxaa la sheegayaa in madaxda ugu saraysa DKMG ay ku kala aragti duwan tahay ka qayb galka shirka Nairobi, balse Qaramada midoobay ayaa ku adkaysanaysa qabashada iyo dhicitaanka shirka ayadoo sida muuqata aan cidna u joojinayn. KismaayoNews.com
  8. Sharif iyo Gaandi haday fikir ku kala duwanyihiin waa wax la gartay. Balse waxan suuro gal ahayn in Shariif iska aamusnaado Mellez siduu yeel dhaho mooye arin iyo talo wax ku ool ah keenin. Shirka Nairobi looga yeedhay garabyada kale duwan ee Somaliya waxaa sal u ah karti la'aanta Shariif. Bal aan eegno meejay ku biyo shubato.
  9. Faafan, that is the whole point. Sharif iyo Mellez ma rabaan in Shabaab dhinac laga maro. Somaliya inay degto dad baan rabin ooy mashruuc u tahay. Bal muxuu ku diidi haddii goboladan la mideeyo? Ma masruufka yar ayaa wax walba ooga weyni?
  10. Timirta hore waxaan u fahmay gobolka sii waqooyi galbeed.
  11. Faarax-Brawn;707621 wrote: waa beentood. i hear it is a publicity stunt to get more sales. the songs dont even make sense If that is the case, they nearly succeeded. Lol
  12. ^Laga yaaba inuu isku maray.. Zack, mayee ina adeertii Bilan ayaa wadata. Intuusan faraska gabadha kugu qabsan iska dhig.
  13. Nothing is more complex in Somalia than issues of Azania state now. You can clearly see from this BBC program. It is really tough job to clear all these mess at this time. However, if the good Prof. resolves gobolka sii koonfur galbeedl and brings peace and stability in the region definitely he would be a hero of many. In the mean time I wish him good luck.
  14. Yes Chimera, it would be much better if it was established as early as 90s. Nevertheless, late is better than never. As I read through the programme has had ample time to build all the infrustructure of a state and its backed by people with influence in Somalia who are present at the convention. It is the first time Jubba Valley and Gedo has had such large scale efforts dedicated to regional state building. Bu'ale is the official capital city, a wise step to political stability. It lies in middle Juba, the very center of Azania state. Here is rough map:
  15. ^Nairobi ayuu jiraa ayaan maqlay. Zack Inadeer Faraska Paragon u daayoo, calanka Jawxo soo celi.
  16. Prof Maxamed Cabdi Gaandi waxa loo doortay Madaxweynaha maamul goboleedka Azania Prof. Gaandi ayaa dhawaan waxa loo doortay in uu noqdo Madaxweynaha maamul goboleed loogu tala galay in uu maamulo Gobollada Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose, ka dib marka Shabaab laga saaro degaannadaas. Shirka maamul gobaleedka Azania looga dhawaaqay ayaa ka dhacay Kenya, waxaana ka qeybgalay ergooyin la sheegay inay ka kala yimaadeen gobolladaas. Haddaba barnaamijka Falanqeynta waxaa marti ku ah Prof. Gaandi kobtan ka dhagayso link
  17. Wararkii oogu danbeeyey ee Shirkii Limuru ayaa sheegaya in shalay 01.04.2011 lagu qaybsaday xubnihii 15ka degmo ee Azaaniya iyadoo is afgarasho buuxda dhacday. Goob jooge shirka ka soo waramay ayaa sheegay in kuraasta cayriinka lagu qaybsaday oo qabiil walba la gaadhsiiyey. Sida loo qaybsaday ayaa aad xiiso u lahayd.
  18. ^Mar aan u safray wadankii ayaan isoogu galnay diyaarad uu saarnaa salaan ka dib waxaan idhi yaa kula shaqeeya oo dooni walba ku saara, inttuu indhaha isku qabtay ayuu riri "Sheekh dhoore iyo bidaar weyne". Xidig waa ma dhinte ma samre sadkiisa bursade ismagabe fariid for dhoore and bidaar weyne. Zack, ciyaartu way bislaatay welina waa la is garab socdaa sida Himilo qortay wasiirka maaliyada iyo kan gaadhandhiga waxay gaadheen Nairobi. Barnaamujkani waa mid qabiil ka weyn oo siyaasiinta geeska Afrika iyo beesha caalamku ku kala qaybsanyihiin. Intaasi haday kuu baxday kobtay ku biyo shubato iiga soo waran. Calankii ONLF maxaad u dajisay, ma Azania ayaad usoo faras qaadatay?
  19. Sources in Hargeysa markuu ku bilaabay,,, ayaan ka hadhay...
  20. The ONLF are more likely to capture Addis than the Oromos.... But nice April fooling,......
  21. Human Rights Watch ayaa Sheegtay in Kenya ay si qasab ugu celinayso qaxoootiga Soomaalida ee dagaalka ka soo cararay somaliya. Human Rights Watch ayaa sheegtay in dowladda Kenya ay ku amartay hayadda Bisha Cas inay xirto xero kumeel gaar ah oo ay ku jiran saddex iyo toban kun oo qaxooti ah kuna taala Mandera. Xerada ayaa waxaa ku jira qaxooti ka soo cararay dagaalka Somalia bilihii ugu danbeeyay. Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada Kenya ay ku qasbayaan Soomaalida inay ku noqdaan meelaha dagaalka uu ka socdo. Kenya ayaa beeninaysa eedayntan, oo sheegtay in qaxoootiga in ay iskood u noqdeen. Ben Rowlence oo ka tirsan Human Rights watch ayaan ka waraysanay. http://www.bbc.co.uk/somali/war/2011/03/110331_kenya.shtml
  22. For that I shall deduct some reputation,, Bal eegga giraangir dheh.
  23. Yeah it was good. Now waiting for prayers. Idam Alle waan ka dhici.