Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Wednesday, 17 November 2010 12:13 l Ogadēn Online Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Diri Dhaba ayaa sheegaya in habeen hore dad shacab ah o tiradooda lagu tilmaamey in ka badan 17 qof lagu xidhey Magaaladaas. Sida warku sheegayo dadkaas ayaa ahaa Ardey iyo dad ganacsi ku leh magaalada iyo qaar ka mid ah shacabka magaalada. Dadkaas waxaa gacantiisa ku soo qabqabtay nin ka mid ah Dhagqar qabayaasha Ina Iley oo lagu magacaabo LABA GO'LE oo ah ninka ina Ileey soo raaca xaga gumaadka shacabka. Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in dadkaas xalay loo sooo dhaadhiciyey Magaalada Shiniile, iyada o lagu soo wado xabsiga Jeel Ogadēn ee magaalada Jigjiga. Wariyayaasheena ayaa waxay ku daba joogaan sidii ay ku heli lahaayeen magacyada dadkaas shacabka ah.
  2. Meles sending ex-Ministers out of Ethiopia, where?
  3. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Addiss Ababa ayaa sheegaya in Axmed Maxamed (Siilaanyo), oo ah Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka la Magacbaxay Somaliland uu booqasho Seddex Bari ah ku Tagay Dalka Itoobiya. Silaanyo Ayaa waxaa Safarkiisa ku waheliyay Masuuliyiin ka mid ah Maamulka uu Madaxda ka yahay Sidoo Kale Marwadiisa, Marwo Amina Waris,Waxaana Garoonka Diyaaradda ee Magaalada Addiss Ababa ku soo Dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Hailemariam Desayle Iyo Saraakiil Kale oo Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda. Booqashada Silaanyo uu ku tagay Addiss Ababa ayaa la Filayaa inay Noqon Doonta Mid looga hadli Doono Iskaashiga Maamulkiisa Iyo Itoobiya Waxaana oogu Horeeya ee Wadda hadalka yahay Arrimaha Amniga Iyo Wada Shaqaynta Sirdoonka. Silaanyo ayaa aaminsan in Arrimaha Gudaha ee Somaliland aysan Itoobiya soo Faragashan Midaas oo Maal-mahii oogu danbeeyay Itoobiya ka Caga-Jiidaysay Waxaase Haatan la ogayn Silaanyo Iyo Melez wax ay ku wadda Hadli Doonaan. Balse waxaa Xusid Muddan in Faroole Muddo bil ah uu suganyahay Addiss Ababa Isagoo eedaymo u Jeediyay Maamulka Silaanyo kuna eedeeyay inuu Taageero Sheekha Lagu Magacaabo Ata oo ku Kacsan Maamulka Puntland. Marka la eego Booqashada Silaanyo ee Addiss Ababa Iyo Safarkii uu Bisha ku Joogay Faroole Addiss Ababa ayaad moodaa in Silaanyo Doonayo inuu Faroole ku soo Xumeeyo uuna tusa in Addiss Ababa si Wanaagsan u soo Dhawayn Doonto. Si kastaba ha ahaatee Booqashada Silaanyo ayaa ah mid la filayay Mudooyinkii oogu Danbaysay waxaana la filayaa in uu kadib ka sii aadi doono Waddanka Ingiriiska.
  4. Good luck juxa. Salams all...
  5. wark madaxiisa : adan nuux dhuule oo loo magacaabay wakiilka maamulka hargaysa ee addiss atoobiya.....
  6. Ethiopia sends Seyoum Mesfin to Beijing and Girma Birru to Washington Seyoum Mesfin , a veteran TPLF member and Ethiopia's foreign minister for 19 years has a new gig. He has been appointed to be Ethiopia's Ambassador to China according to Capital, a weekly newspaper based in Addis Ababa. China is increasingly seen as an important ally by the regime in Ethiopia. According to the Economist, China has invested $2.5 billion in Ethiopia, mostly in infrastructure. Trade between Ethiopia and China was worth $800m in the first six months of this year, up by 27% on last year. And Last year exports to China rose by 140%. Another former senior government official, Girma Biru has been appointed as the new Ethiopian Ambassador to Washington. Prior to his appointment to Ambassador, Girma was Trade and Industry Minister Tekeda Alemu will become Ethiopia’s ambassador to the United Nations in New York. Other appointments include, Former Minister of Works and Urban Development, Kassu Illala as Ambassador to European Union, in Brussels, Belgium ; Mohammed Dirir as Ambassador to Egypt ;Hassen Abdella Ambassador to Yemen and Teshome Toga to be Ethiopia's Ambassador to France.
  7. Kamaavi

    new style

    Dusty Foot Philosopher.......Youth is a time to have fun, right?,,,
  8. Lucky Dube - 'I Want to Know What Love Is'
  9. Isma, huuno waa anigii. Seed tahay, sow ma fiicnid?
  10. Idam Alle mar aan fogeyn.. Ogadēnia way xoroobi, Aslina waa loo aari
  11. Originally posted by *Ibtisam: Kamaavi Happy Eid to u and urs too Thanks for the best wishes, Ibti. I appreciate you and your honorable wishes. May Allah bestow his Grace on you and, the family as well.
  12. Originally posted by Ismahaan: Eid mubrak everyone. Happy Eid, Ismo.
  13. Originally posted by Che -Guevara: ^It's period of the month for Libaahe Lol, Che. You should listen to Omar.
  14. Originally posted by London2010: There is no point to these people. What the world needs to do is forced sterilisation of somali women. Just pick them up in the street, sterilise them so they can't produce rubbish anymore. You can't miss them. In London they dress like penguins and wear £1 charity shoes. Problem is solved. a peaceful solution.. like: self control etc..
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Not really ,,,,, waase sheeko dheer Found guilty, or for security affairs? ,,, mise waa perception management...
  16. Sudan president performing Haj By ARAB NEWS Published: Nov 14, 2010 23:58 Updated: Nov 14, 2010 23:58 RIYADH: Sudanese President Omar Bashir has arrived in the holy city of Makkah to perform Haj, said a Sudanese diplomat on Sunday. Bashir, whose duration of stay in the Kingdom after Haj was not confirmed, is on the pilgrimage with a small team of officials and diplomats. Referring to the support given by the six-nation Gulf Cooperation Council (GCC), including Saudi Arabia, a report published recently said that the GCC has called on the Sudanese people to cooperate constructively to create an adequate atmosphere for the upcoming public referendum that would determine destiny of natives of southern Sudan.