Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Adeero gabal, Wax cusub ma ahan. Faroole waa ibdnu aadan gabi dhac leh. Sidu u sheegay iyo si kaleba waa loo dhigay hadalkiisa. Hebel Somali ma ahan, Heblaayo ayaa wax bililiqaystay iyo hebel waa argagixiso intaba waa laga wariyey. Sax iyo khalad. Laakiin, "saxaafadu" iskuma jirtee sow ma ogid inay jiraan kuwo badan oo "daacadnimo", "run sheeg" iyo "cadaalad" looga bartay( sida Gedonet)?
  2. Dee sowtan Ayoubto ii turjin nagala dhamaan la ,,,
  3. Originally posted by Ismalura: quote:Originally posted by Kamaavi: quote: Originally posted by Ismalura: quote: Originally posted by Kamaavi: Lucky Dube - 'I Want to Know What Love Is' What about this?: and the best (and original) version, I think Great tracks, Isma. But now, ayaan ku haystaa. Agah ! I thought 'we' didn't listen to this mise? LOL Mise hee, dhamaystir Isma. Another anji. Fabulous.
  4. You should learn it awowe, the Passerby amxaar isku haleyn malahe.
  5. Aheyto, tigreegu waxay dhahaan waaberyay iska sacabtumow ,,, waa kuu casar oohin ....
  6. Siilanyo goormuu qurbaha u bixi doonaa ? ,,, ...
  7. ^War dee zenaagu muxu sheegay.... mise adu waad iska camiranaysaa....
  8. Silaanyo still could be a good player, indeed ,,,
  9. again, kamadaaye aka Hargeisa2050, is on it....
  10. Originally posted by Che -Guevara: Scoring points and jokes aside, Somalis must realize Ethiopia doesn't want any viable Somali government with international recognition. They feel even independent and internationally recognized Somaliland is threat no matter how loyal its leaders might be to Ethiopia agenda. Spot on.
  11. I do appreciate our older brother Ethiopia. waynu ku mahadsan yihiin soo dhawayn teeda . I am one of real kulmiye supporter waxaanan qirayaa sharafta ay maanta ay somaliland ay leeyahay inuu u sabab yahay our former president sir daahir rayaale because of siduu doorashada u qabtay una aqbalay ayaa sharaftii somaliland kor u qaaday we shall never forger you Rayaale , you are our first elected democratically president. geers JB, the character played well, he seems a clever one....
  12. Ayoubto, Eventually it's ETV news in Amharic.
  13. The bililiqo line became dysfunctional ,,,,, hence the famous card....
  14. War zenaagu muxu sheegay ,,,,
  15. Originally posted by Taleexi: quote:Originally posted by Kamaavi: quote: Originally posted by Taleexi: Anna way kan Iga Dheh Illaahay amarkiis. Faroole oo mudo bil ah Addis qotomay ayaa ka sii horeeya. Markan Atom ayaa loo qayilayaa. Atom keliya loo qayili maayo'e ee qaran iyo quruun dhan baa loo qayilayaa saaxiib while we keep making scores on one another. Apparently, our latter generations, anthropologists, and historians will have to entertain themselves what were streaming in our minds while we had so dearly created such a mess. Allow sahal umuuraha. Taleexi, Atom waa uun halqabsi. Wasataase, doonta waa lawada saaranyahay.
  16. Originally posted by Kamaavi: Silaanyo ayaa aaminsan in Arrimaha Gudaha ee Somaliland aysan Itoobiya soo Faragashan Midaas oo Maal-mahii oogu danbeeyay Itoobiya ka Caga-Jiidaysay Waxaase Haatan la ogayn Silaanyo Iyo Melez wax ay ku wadda Hadli Doonaan.
  17. Madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland ayaa kaga yaabsaday DKMG ah kadib markii uu shaaca ka qaaday in 3 wasiir oo beelaha gobolada waqooyi bari dega kazoo galay xukuumada cusub ay yihiin kuwa argagixiso ah oo aanan Puntland matali karin Wuxuu yiri“2 ka mid ah 3-da wasiir ee Puntland kazoo jeeda waxaa xushey madaxweynaha Sheekh Shariif, mana na matalaan”,wuxuu intaasi ku daray in wafti odayo iyo siyaasiyiin ah oo ka socda dhaqdhaqaaqa Soomaali-doonka ah ee SSC ay tageen magaalada Muqdisho oo ay la kulmeen madaxda DKMG ah ka hor intii aan golaha wasiirada la dhisink “kooxaha argagixisada ayay la kulmayaan madaxda DKMG ah, heshiisyana la galayaan” ayuu yiri Faroole oo faraago Garoow ku yaala kala hadlayay dadweyne badan salaadii ciida kadib. Maalmihii dhawaa Garoowe iyo meelo kale oo Puntland ka tirsan waxaa ka dhacayay banaanbaxyo looga soo horjeedo xukuumada cusub ee Farmaajo. Mid ka mid ah 3da wasiir ee reer Puntland ayaa ah nin kazoo jeeda jilibka hoose ee Faroole, waxayna u muuqataa in isaga oo kaliya uu ka badbaaday eedeymaha Faroole ee argagixisonimada. Tani waa eedeyn culus oo kaliya aanan damqin madaxda DKMG ah balse sidoo kale sii kala fogeysay beelaha Sool, Sanaag iyo Ceyn iyo Puntland inteeda kale. Faroole wuxuu yiri “Ciidamada Puntland ayaa ku dhintey Xamar iyagoo difaacaya DKMG ah, illaa maantana waa ay ka dagaalamaan iyadoo uu meesha yimid madaxweyne cusub (Shariifka), inagu kama go’eyno Soomaaliya, laakiin taasi micnaheedu ma ahan in Puntland loo yeeriyo wixii la doono”, wuxuu ka digey in la taageero ama xariir lala yeesho SSC, “waan ognahay Hub xitaa ayaa loo balanqaaday” ayuu intaasi sii raaciyey
  18. Originally posted by Ismalura: quote:Originally posted by Kamaavi: Lucky Dube - 'I Want to Know What Love Is' What about this?: and the best (and original) version, I think Great tracks, Isma. But now, ayaan ku haystaa.
  19. Originally posted by Taleexi: Anna way kan Iga Dheh Illaahay amarkiis. Faroole oo mudo bil ah Addis qotomay ayaa ka sii horeeya. Markan Atom ayaa loo qayilayaa.
  20. "Abeesadii oo malafsanaysa ayaa u soo ruqaansatay qudha kobtuu adeerkiis xaaji sanco badane taagnaa. Xaajigii ayaa markiiba isha ka buuxsaday. Isagoo iskala baacinhaya ayuu toorey af badan iska soo jaray. Labo is le'eg ayuu u kala gooyay abeesadii dibirada weyneyd. Isla ilbidiqsiba gadaashisa waxaa mudh ka soo yidhi shabeel bulbul badan."
  21. Djibouti's economy is expected to grow by 4.5 percent in 2010, versus an estimated 5 percent last year, and inflation remains a challenge, the International Monetary Fund said. Djibouti, a former French colony which separates Eritrea from Somalia, hosts France's largest military base in Africa and a major U.S. base. Its port is used by foreign navies patrolling busy shipping lanes off the coast of Somalia to fight piracy. "Economic growth remained strong and should be around 4.5 percent in 2010 and promote the good conduct of fiscal and external accounts," the IMF said. "Rental of military bases to strategic partners, the transit trade with Ethiopia and the dynamism of the port activity and sustained flows of foreign direct investment ... has allowed the Djiboutian economy to mitigate the effects of the world economic and financial crisis." IMF said inflation arising from high food and fuel prices was still a challenge. "Inflationary pressures on the international food and energy markets will weigh on the index of consumer prices in Djibouti." (Reporting by Abdourahim Arteh; Editing by George Obulutsa and Dan Lalor) © Thomson Reuters 2010 All rights reserved