Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Xaji Xunjuf, don't be too sure inadeer you never know allah might make your life longer.
  2. I think that Makkah hotel is in garowe not bosaso, not along i have seen in some website that it was a hotel in garowe.
  3. Xaflad aan nooceeda hore loogu arag dalka Yemen ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ka dhacday hool wayn oo ku yaala jaamacadda Culuum Wateknolojiya ee magaalada Sanca. Xafladdan oo ay soo qaban qaabiyeen fuliyeena ururka ardayda Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Yemen, waxay ahayd munaasibad ilyartu is qabatay oo aan loo kala hadhin, waxana ka muuqday wajiyo kala duwan oo soomali iyo ajaanibba leh. Xafladda waxa lagu soo bandhigay barnaamijyo kala duwan oo aad u raali galiyay dhamaanba dadka kasoo qayb galay. Kulliyadaha ardaydani ka qalin jabiyeen waxay kala yihiin Engineering, Labarotories, Mass Communication (Media/TV.Radio), Business Administration, Computer Science, Accounting, Pharmacology, Agriculture, waxayna waxbarashadooda ku qaateen jaamacadaha Sanca, University of Science & Technology, Open University of Malaysia/International College iyo Queen Arwa University. Dufcaddan ayaa loogu magac daray buurta quruxda badan ee DAALO. Xidhiidhinta xafladdan waxa si talan taaliya u waday C/ladif Cisman Caabi iyo C/qadir Maxamed Nuux, waxana aayado quraan ah oo lagu furay ka dib madasha ka hadlay guddoomiyaha ururka Ardayda Somaliland ee Yemen, Mudane Axmed Maxamuud Cilmi -Shawqi , isaga oo ka warbixiyey hawlaha ururka, xidhiidhka uu la leeyahay bulshada somaliland ee Yemen, jaaliyadaha ka dhisan Yemen, Ururada ardayda ee dalalka kale. Gudoomiyuhu wuxu sidoo kale soo jeediyay dardaaran ku socda ardayda qalinjabisay isaga oo ugu baaqay inaanay halkaas kaga hadhin tacliinta ee ay sii wadaan, isaga oo ugu danbayntiina u hambalyeey una rajeeyey mustaqbal iyo nolol wanaagsan. Sidoo kale waxa kelmado wax ku ool ah madasha ka jeediyay xoghaya ururka ardaya Mudane Xasan X.Axmed Qanciye isaga oo ka warbixiyey ardayda ururka, wuxuna hambalyo usoo jeediyay dhamaanba dhinacyada la garab taagan ururka taageero hiil iyo hooba ah. Mr. Ilyas Ramadan oo ah macalin wax ka dhiga dalka Yemen oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Kosovo, ayaa munaasibadda hadal aad u qiimo badan kasoo jeediyay kaas oo ku saabsanaa qadiyada gooni isu taagga Somaliland isaga oo tilmaamay meelaha aynu iskaga midka nahay iyo in ugu danbaynta aynu ictiraaf helayno. Khudbadiisa oo ku baxday luqada Englishta waxay muujinaysa sida qaddiyadda Somaliland ay ula mid tahay qaddiyadda Yugoslafiya, taas oo uu tilmaamay in musuq maasuq iyo maamul xumo darteed ay reer Kosovo ahaan u goosteen inay madax banaani helaan taas oo u rumowday. Waxa isaguna halkaas hadal kasoo jeediyay guddoomiyaha danaha jaaliyadaha Soomaliyed ee dalka Yemen Mudane Maxamed Cali Xirsi -Dhegdhaqaaje, isaga oo u hambalyeeyey ardayda qalinjabisay iyo ururka ardayda Somaliland ee Yemen oo ku tilmaamay mid firfircoon oo qabta arrimo aad u muhiim ah. Gudoomiyaha waxa shahaado sharaf madasha ku gudoonsiiyay qaar ka mid ah ardayda jaamacadda Culuum wateknolojiya ee qalinajinayay. Wakiil ku xigeenka xafiiska Somaliland ee dalka Yemen, Mudane Maxamed Xirsi Gudaal, ayaa isna halkaas ka hadlay , isaga oo ka warbixiyey dalka Somaliland iyo sida ardaydan qalin jabinaysa oo kale ay wax uga tari karaan, wuxu sidoo kale u hambalyeeyey ururka ardayda Somaliland ee dalka Yemen iyo wax qabadkiisa, ugu danbayna wuxu ku booriyay ardayda inay waxbarashada si wadaan oo dedaalka sii laban laabaan. Munaasibaddani waxay ahayd mid farxad badan, jamaahiirtii madasha fadhidayna kasbatay, waxana halkaas lagu soo bandhigay abaal marino la siiyay qaar ka mid ah kasoo qayb galayasha kuwaas oo ka jawabay su'aalo la waydiiyay, sidoo kale waxa goobta ka hadlay C/risaq Cisman Dawlad iyo Muna Maxamed Xirsi oo afka ardayda qalin jabisay ku hadlay. Dhanka kalena waxa hadalo qiimo leh soo jeediyay dadkii ka hadlay xafladda oo ay ka mid ahaayeen inan ku hadlaysay magaca xubnaha guud ee ururka, Sahra Xuseen Maxamed kuna khudbadaysay luqadda carabiga iyada oo farxadeeda ku cabirtay kelmado macaan oo ay u jeedisay qalin jabiyayaasha iyo dadka goobta fadhiyayba. Xafladdan waxa shahaadooyin ururku ku gudoonsiyay ardayda qalin jabisay, waxana dabaal degga qalin jabintu ahaa mid aad loo soo agaasimay iyada oo ardayda qalin jabisay fadhiyeen kuraas gaar ah oo loo qoondeeyey, sidoo kale waxay hoolka xafladu ka socotay usoo galeen qaab cajiib ah iyaga oo markii danbena fuulay stage-ka ama halka laga daadihinayay xafladda halkaas oo ay ku qaateen dabaal deggooda. Isku soo wada duuboo xafladdan oo dad tiro badani oo aan hore loogu arag xafladihii hore kasoo qayb galeen, waxay u dhacday habsami iyo hanaan qurxoon, waxana lagu soo bandhigay tix iyo tiraab, madadaalo, hadalo hambalyo iyo dardaaranba ah, iyo barnaamijyo kale. Waxay ahayd xaflad koobsatay luqadaha saddexda ah ee English, Arabic iyo Somali. Xoghaya Ururka Ardayda JSL ee Yemen Sanca http://sanaag.org/details.asp?id=1458&dt=news
  4. Naxar Nugaaleed, nobody cares about your bday now go and run along to pirateland.
  5. Naxar Nugaaleed, nobody cares about your bday now go and run along to pirateland.
  6. Everything has a positive and a negative side of it, i appericiate the "Pirates" scaring away illegal fishers, but the big picture is there will even be more navy bigger ships coming to somali waters and dumping whatever they want they will just get a excuse to be in somali waters even more which is "we are tracking down pirates, but still continue your pirate traditions as long as they stay in their regions and not trepass in other peoples waters , such as the waters of somaliland , or the waters of kenya, yemen.
  7. Duke is welcome there as long as he behaves and leaves the "Pirate Behaviour" behind.
  8. ^^^^ Koonfurta Soomaaliya benadir to be exact.
  9. ^^^^ what kind of question is that, it's like asking where is xamar.
  10. Jacaylbaro, of course it's stuff & Nonsense when it's something not to do with berbera.
  11. Dalmar, British ruled mogadishu ? any sources to proof that, mogadishu was italian colony and before that it was just some omani/portguese trading center.
  12. Dalmar, blame your elders like xaabsaade, sanduule that you are under occupation - Kaashmiir aniga haa igu ooyn.
  13. Originally posted by The Zack: dalmar has a point , lets talk about all border related topics here. Come on sacad, don't be afraid dee. What point does Dalmar has? Dalmar's own people are keeping his land hostage to be honest so he should blame his elders such as Xaabsade, Sandule and co, besides the sool issue is not like the Hawd issue, this topic is for the Hawd issue ha no daambayso Kaashmiir.
  14. Dalmar, Las anod = the Kaashmiir issue since it's in dispute by the two places aka Somaliland & Puntland therefore it's similar to the Kaashmiir issue i hope you don't take a offence in this brother.
  15. Dalmar, this topic is for the people of ONLF and Somaliland i told you i have no place for the Kaashmiir issue i will open another thread for that.
  16. The Zack, this is just a possible solutions for the future it doesn't mean i will implant it now, you sitll have few months left before it's implanted.
  17. The Zack, i see you are not a big fan of Green line but sorry to inform you a Green line will be possible soon since the two communities can't not get along just like galmudug and puntland marka stay in your place i will stay in my place starting from North awaare to Maydh.
  18. How can it be solved? especially when it's a case involving that of a ragtag militias of ONLF who claim to be fighting ethiopia but at the sametime have a different hidden agenda to settle old scores, and the unwillingness of the riyaale government and ethiopia government to sort this issue out before it gets out of hand and destabilize the gobolka soomaaliida? i have my own visions for a solution which is the two communities of somaliland origin and ONLF origin should completely stop intermixing and a green zone drawed between the two groups just like Puntland & Galmudug which i believe this is the only way to restore peace and order in gobolka soomaalida of course trade might go down in the process but what's important is everybody can live in peace in their areas without getting hassled by a bunch of militias, which i believe if this small scale killings continue it might lead to a all out war in the near future so here is the solution one the grazing groups each stays in their areas and a green line be drawed to know exactly where each group should stay at and no intermixing at all at any times, i know many of you might accuse me of using segratation racial system to group people and place everybody in their place but this is my opinion and that is what i think can sort out the problem in gobolka soomaaliida cause sometimes too much intermixing might = more likely prone to conflict related, all the shared towns also should have a green line zones to know and remind each group not to step out of their boundaries. Analyisis 101 on Gobolka soomaalida recent incident.
  19. Interesting, where is Dukey by they way i though he was going to be in there posing for SSC.