Juxa

Nomads
  • Content Count

    8,457
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juxa

  1. ^^^^^^^^ waa i sharaftay, qeer alaha ku siiyo it would be a pleasure
  2. sa wr wb, i think what bro salafi meant is are there anyone from djabouti, he did not say anything offensive, its legitimate Q and deserves honourable answer. feebaro :rolleyes: salafi, good Q
  3. my baron-kids. its my duty to care for stray cats and dancin rabbits, and jumping bunnies qacqaac, wlc back walaalkiis. sorry for yr broken heart. there are couple of cures, bt first is good ice cream, and cakes. tell me yr favs. yaa rabi, ani qacqaac waa ka cabsadaa.... we started at the wrong feet. and we still walkin on that hot bacaaaaaaad. xasal qeer insha allah.
  4. ok waa soo noqday. i like cute girl and her ever so cute edicting Qs. pple i would like to chat to. everyone that currently iam not. i honestly think lakin dadka qaar iney babis igu garaaci lahaayeen if they could. feebaro, adi iyo boolbaro, talow buy1 get the other free amaan ku qaataa? :confused:
  5. boolbaro why ii sasabee? what u trying to say, that iam too ugly even huruud wont help my plight? anyway is okeey, i decided to buy as many cawaale as i please, that is why i work like a bangaladeshi? hadhow adi macal dacaskaada aan kamkam kam kam suuqa sundayda kaa soo gadahaa. ii soo ooy markaas.
  6. boolbaro, just cause moti is depressed and scary, does not mean he has to be on your list, and why ami missing? just cause i dont wear dirac or dhooqodhooqayn my face with hurruud does not mean I is not a human. feebaro, ty dear, its an honour to be same list with xaawo taako. i contstanly feel falaar in my shaf. yaa rabi, i was a freedom fighter too, only her suffering has ended. mine is just mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm i would like to chat with, myself in a daylight, and also,,,,,,,,waa soo noqohaa
  7. why are u going young man? where u going? with whom you going? why does everyone leave? how hard can it be 5minute aa SOL soo gashid. bilaa caleek, why does everyone leave? moma juxa mompling, something lafahmayn. darman, t-care, hortaada qeer, gadaashaada qeer, duulkasta oo aragto cabdi-indho-la alaha kaaga dhigo, meaning, may u succeed this dunyaa and the aakhira as well. macsalaama
  8. Juxa

    you wanna fight?

    i simply think dawoco is over-reacting, she is unwilling to share, she is what we call anti-shuuci, and missed out the concept of sharing since she is the youngest. its good experience for you, dawoco, to show pple come all sizes and shapes not to mention attitudes. and NO before anyone suggested i will not share my humble abode with dawoco. dont even think about it qaxooti ma qaabilayo, face it like the fox u are
  9. waraa feebaro, warabulkacba you skating on baraf qafiif ah. if you don't turn ur miciyo else where, dufteeydaa lagaa kor gurbihaa. mama juxa does not approve any form of juq juq muluq muluq, miiq miiq (especially when it is against the love of her life, dawoco) gone to change into garees and shaash ee is keen bacaadka :mad: :mad: :mad: :mad:
  10. maanyareey muuminooy indho cad kuu maqnaaday intad i oron laheed meelahaas baan joogayaaa. heeyaa hey hey heyaaa ala hoobaleey heelalaay
  11. Juxa

    my fourth wife

    yaa rabi, shoobaro, u doing nothin but falfalxumo, u givin no more but balaayo iyo kuleel. he did this inkaar to himself, he was iimaanlaawe, he deserves dharbaaxsho, maybe couple of wariiri in his surwaal,,total paralysis of belada waashay. feebaro, raxma suwaya, ninka dhib baa heesta. anyway, after yr abaalmarin, if she still no sabar, give her sedex. and add haraanti to her badhiwayn. whatever u dhoo, leave cibaado alone. she is nothin bt asbax-cir-dhul-soo tufeen
  12. hadaan bogsadoo ka raysto sidaan uga booday caashaq jaceel fla fla fla fla hadaan RAULA danbe u baroorto hadaan baxsaneey iraahdaba aniga balaayaba hayga raacdo. bilaa caleek moma, caloosha xero.indhaha isku qabso, next double dekker on da way.
  13. ^^^^^^^^^ ar anukaa yaabni boolbaro, i linked u with a BARON. adigana sidi bushbush inaad qabto is waalee. okeey sidi jukaatalo lamada daan ka cadow. nuclearkayga waa ceshtay :mad: shoobaro, waa inoo talo, dufta hadan kaa rifin, boolo aroosto la ima dhaho. i try to be nice, i get kicked,bilaa caleek kuligiin sue me
  14. shoo-baron, i did not offend anyone all i said is or give is a link to you 3 and reer boqor. that yr name,,,,,,,refers to BARONs, could be oil baron, saliid baron, barooon baron or it could be that u related to reer-boqor. like distant distant queen's cousins, or those who pay their title. lemme stop, its late and am trippin shoobaro,,,,,sue me
  15. ^^^^^^^^ indho-uroon, wadnaha waaxyahiisa, qalbiga qabowgiisa, nafta raaxadeeda, noloshada aawadeeda yes i did send u da email. i will send again if u did not receive the first one
  16. viking, very interesting topic. iam glad inaan wax fahanay, better late than never, though next 20 yrs we will still suffer from this practice. we must forgive our mothers or families for putting us through, now pple are better informed and this practice is disappearing,,,,,,,thnx allah
  17. wildcat. my stray cat. heedhe missed ya, i saw ya pic in Evening Standard, i know yr play is doing well. good to have u bck, <<<<<<<blowing kisses at yr forehead. RAula, alaha ku caafiyo sis. shoobaro, naga shibdheh, waana ceebaysee, gabadha kama warhaysid, meelkastana inaa dhabacsato aa rabtaa. :rolleyes: if u cant take care of yr lady, adoo nool is duug, i promise to kick caro-maanyo godkaada :mad:
  18. sa wr wb OG my princess yaa ku ilaabi kara adiga? who who? they wont dare, know what i mean First lady, wlc to hooyga aqliga, aqoonta, nolosha, cilmiga, cibadada they all my kids. i did good job, i brought future of somali-wayn. shoon-baron, feen-baron, and bool-baron, are the new edition. the lost kids. allah have mercy on us, no wonder somalida triple ma dhalaan. waa sixir, wuxu waa sixir. mama-juxa,,,,saying sue me
  19. sa wr wb, baashi thnx walaalo LST, bro what iam after is actually, doqowdi/waxgaradka SOL to tell somali sheeko, old or new. pple who have meant something and made great contribution to somali dhaqan, or life generally. so, dont be innocent by-stander. i know u are (nomads) hidden treasure. bilaa caleek wahsida dhaafa,,,,,,,and show me what u can do
  20. wow, what a bunch of talented somalis we are ( trying to share the limelight as true somali) SOL nomads get quoted quite alot lately.
  21. very very very indheresting J11, maandhow usha noo qabo, na daadihi. waxa anemia kugula dhacday waa fakarka badan (jeeeg oodkac ah on da way) FAriid, u right, on this instance been cad means beeen clear ah i think afsomaliga, the word (cad) aint positive one. -gaanjibo gareey cad -been cad -cadoowleey list goes on
  22. ^^^^^^^^^^^^^^^^ :mad: :mad: :mad: i wont post this if i was not serious. can u please stop being like 4habrood oo madaxshub la iskugu keenay. thank you. it does nt matter, your story, yr awoowe's story MOI is interested. pls lemme know. stop wahsida. and get posting. shukran
  23. lol@maandeeq, heedhe libaax baa u mirtay. j11. geeljirow geeljire. geeljirow gaf talo mahan, googaalaysina waa sheko. gobolaysi lalala. ha iga hadalsiin. heelada inoo tuma
  24. j11,,,,,,,,nabee maahmaahdaas waa jeebkaada, alaha kaa cafiyo. QL. invite me for the happy event, nin aan macawis xeran, ufaa caleek. maba iga dagayo heelada inoo tuma(thinkin where to get dharka hidaha)
  25. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk EM thnx for the lesson, first time i understand the distinction. u put it simple, what more a girl want bt cows running the show.