Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. gooni;770562 wrote: Boowe marakan taageerada puntland duco un haku ekaato sacabku macno samanmaayo,mar hadaysanba ogalayn in madaxweyne faroole dhaama laascanood ka keeni karin(waan is wadi karaa laakiin dad ma wadi karo macno ma leh) SSC People know Faroole and PL Admin will NOT welcome the New SSC State, but SSC don't care about Warlord Faroole.
  2. Gheelle.T;770621 wrote: War ninkii Abtigii ahaa muxuu yiri?! Waa wax kasta ka shakiye.Waryaa the support from SOL forks is genuine, and there never has there been any division or mistrust between reer SSC and their Tolka on the east. I agree there is no mistrust between reer SSC and reer bari/Pl, but there is huge mistrust between reer SSC and PL Admin, the majority of SSC don't consider themselves as Puntlanders. Thousands of SSC Delegates are meeting in Taleex, SSC People expect a New SSC/Darwiish from Khaatumo II Conference.
  3. Baashe, I know we can disagree and that is fine, but don't use same Puntland or Faroole talking points, look at issues from different perspective. You are biased and not an ojective pundit, you are acting more like spokes person for Faroole. SSC people don't care about Kampla accord nonsense. SSC People want to take the matters into their own hand, SSC people can have their own State or Republic like Galmudug, Awdal, snm/Somaliland, Puntland. Like previous Somali transitional governments, there was always Somali groups who oppose TFG, because they believed TFG was not representative enough. PL opposed both Abduqassim and Shariif initially. ICU opposed Adulahi Yusuf. Most somali Groups didn't participate Mogadishu & Garowe Conferences, so the majority of Somali people are NOT part of Roadmap process, Garowe Principles or the Kampla accord. Khaatumo II Conference in Taleex was announced in November 2010 (15 months ago), there is no relation between Khaatumo Conference and the so-called Kampla accord or so-called Garowe Principles. Khaatumo II and SSC State of Somalia is a long-term project, SSC Regional State will rule all SSC Regions, SSC people are planning for next 50-100 years Insha Allah, on the other hand, Kampla accord is a short agreement between two individuals President Shariif and Warlord Faroole.
  4. Xaaji Xunjuf;770288 wrote: Liibaan Alshabaab are the likes of the Darwiish u love so much Alshabaab are the likes of the somalidiid clan-secessionists u love so much.
  5. Awdal State, Northwest triangle, Maakhir State , and SSC State are all part of Somalia
  6. The Hermet;770280 wrote: liibaan i think i hit a raw nerve saxib. dont cry, In Somaliland we are humane, no one will harm you, no one will say anything to you. You can live in peace in your little village of badhan with a population of 6 people and fish all you want all day long to your hearts content. Somaliland is your friend loooool. walahi dadkaan saaaas ba galay. loool. All this started because you decided to raise Hargaisa and Burco to the ground, because kibir got the better of what should have been a national government for all. This is the politics of today whether we like it or not. Somaliland has a legal case, SSC...saxib declare what you want...it will not take off...it will start hoooooraaaaaaaa....and the cheer leaders will dance for a few days thinking its the end of somaliland as usual before you know it tanks are running over people again near buuhoodle..saxib hordada ka kaac. SOMALIA IS GONE. SOMALILAND IS A REALITY waxan kele waaa iska riwaayad waxti lumis. anyways...dont say i didnt tell you so. i await for katamooo 4 and xalimooo conference 10 within the next 5 years. Herman stop crying and whining, Somalis are your fellow countrymen, no one will hurt you, no one will make you cry like 1988. you can live in peace in small triangle with the populatuon of 4 people. Somalia is your own country, Somalia is your friend. walahi dadkan somalidiidka cuqdad, cadaawad, iyo cudur ayee qabaan. all this started because President was from different clan, kibir iyo qabyalaad badanaa somalidiidku. Warlord Siilaanyihii iyo snm/somalidiid militia waxee lafteen beeshiisii si ee u xasuuqaan shacabka kalshaale iyo cayn. Like the last 20 years, somalidiidland can declare what they want, it will not off, no no country will ever recognize clan-faction in next 100 0r 1000 years. somalidiid leaders wil only mislead the gullible marqaan clan- secessionists. Hurdada ka kac Somaliland is fake entity, somalidiid-land waa sheeko qat ee iskugu sheekeyaan kuwo marqaansan, Somalia is the Real Country recognized by whole world.
  7. Kulankii Qarniga Beelweynta Daraawiish. UK:-(RT)Sanad Wanaagsan oo kheeyrkiisa,guushiisa iyo horumarkiisa leh,Sanadka Midnimadda wada jirka iyo iskaashiga guud ahaanba Beel-weynta Daraawiishta SSC,Sanadka hanashadda hanaan Maamul oo dhameeys-tiran inshaa Allah,Sand Barwaaqo iyo nimcadda Allah,Sanadka 2012 midka looga gudbo guud ahaan waxyaabihii dhibkooda,dayacooda,kala daadsanaatooda iyo is khilaafkii,kala yaacii looga baxo,Sanad taladda wanaagsan caqliga ku saleeysan raxmaankuna raali ka tahay la hanto,Sanadka Dhalsahadda Darwiishland Inshaa Allah,Sanadka Nabadda,Midnimadda iyo xasiloonidda guud ahaanba Dalka Hooyo. http://youtu.be/fQ4k3VcrTvc Shirka Khaatumo2 Taleex munaasabad taariikhdi ah oo aan oran karo kulankii Qarniga Beel-weynta Daraawiishta SSC,Mssaha Allah hadii Xaruntii karaamadda iyo horseedkii halgankii gobanimadda Taleex eey maanta xaadir ku yihiin qaybihii kala duwanaa ee bulsho-weynta SSC iyagoo hadafkoodu mid yahay danta guud iyo ka tashigga aayatiinkooda,munaasabad mudnaan gaar ahaaneed iyo ahamiyad weyn leh,ma heli karaayo ereyadda qormadan ku haboon farxad awgeed(Allah Mahad leh) Bal eega qaab ka soo qeyb galka shirkaas looma kala hadhiin:- -Hogaan Dhaqameedkii. -Culimaa-udiinkii. -Cuqaashii. -Aqoonyahankii. -Egrooyiinkii(Rag iyo Haweenba). Bal eeg habka soo dhoweeynta iyo xurmo gobeedka bulshadda reer Taleex,niyad samidda, Sacabka,Calemaha qoyan,Astaan Calanka Hooyo,Astaan Khaatumo2 Taleex,Ciyaarta Dhaqanka Suugaanta sare iyo ereyada farxada iyo ehelnimadu ku dheehan tahay(hanbalyo reer Taleex) diyaar garoow dadaalkiisa,kartidiisa iyo kalsoonidiisa leh(gobanimo)shirka khaatumo2 Taleexka mirro dhalinta rabitaanka Bulsho-weynta,raaciidda aragtidooda,go'aaminta rabitaankoodaxaqa ah ku dhawaaqidda Darwiishland inshaa Allah maalmo kadib,wufuuda degaamada ka timikalsoonida iyo meteladaada bulshada degaamadooda,kuwa qurbaha sidoo kalle,aqoonyahankahogaamiinta iyo hagidda shirka,Culimaa-udiinka xasuusinta qowlka Allah,Isimadda duceeynta iyoGunaanadka shirka barakeeysan,ergooyinka doodo caafimaad qaba iyo falanqeynta danta guudiyo maslaxadda ummadeed,ayaan badanaa qofka maanta Taleex dhex jooga,nasiib badanaa qofkaergooyinkaas ka mid ah,Kulanka Shirka Khaatumo2 Taleex Munaasabadda Qarniga DaraawiishtaSSC(Alloow Shir Kheeyr leh oo aqbilaadada helo-inshaa Allah)Khaatumo2 Taleex Guul,Guul. -Guul Khaatumo2 Taleex-
  8. Carafaat;770202 wrote: Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa, www.taleex.net . Ha joojiyaan isku dirka. Xumaanta iyo xasarada ayaa waligaa ka shaqeesaa, cidna kuma weydiin taleex media, adiga taada ayaa Allah kula xisaabtamayaa. Waa hadii aad wanaag rabto jooji isku dirka iyo xumaanta, hadii aad ka hesho sharka iyo shaydaanimada dee wado isku dirka iyo xumaantaada.
  9. Mujaaahidiinta SSC waa guuleesanayaan insha Allah, waayo waa xaq udirir, waa niman wada libaax ah, geesiyaal difaacaya dadkooda, dhulkooda, guryahooda, cirdigooda, dhiigooda, iyo sharaftooda, waa xalaal, Allah baana la jira
  10. Carafaat;770262 wrote: Looooooolllll. Waa runtaa Liibaab uses a bit too much fiction iyo fantasy in his stories. Xaqiiqdu waa Carafaat/X Xunjuf, iyo Herman use too much lies, fiction, fantasy, in their stories.
  11. The Hermet;770257 wrote: Saxib buhoodle exists today because Somaliland doesnt want war...it perfers peace over war. dont think that buhoodle is outside the realm of Somaliland because they fight for it...its more of a humanitarian mercy mission. loool. They are our citizens hence why peace is always sought after and not war, but in all truth we do not care about your view or any view that contradicts the existence of Somaliland. WAAAA MUQADIS ila faham. Mahkir..saxib. makhir doesnt exists, SSC doesnt exist runta anu isu shegno. Badhan waa tulo yaar eee somaliland ah...SSC na waba buhoodle o ay Somaliland u naxarisatay, looool. I live in reality...Aqoonsi iyo Aqoonsi laaan. Somaliland will exist forever and defend every inch of its territory. hadad wax ka qabtid mickey mouse warqad u qoor saxib. Somalidiidland Clan- secessionists were defeated in Buhoodle, Kalshaale, Meygaagle, and Hogoogane. After their defeat in Cayn region, they started to make excuses, and hide their ceeb. They started talking about non-existent humanitarian nonsense. Somaliland doesn't exist according to all countries. Awdal, Maakhir, and SSC are all integral part of United Somalia. Badhan is important city in Maakhir Somalia. Somalia waa muqadas, Somaliland waa xaaraan. Somalia, Awdal, Maakhir and SSC all will exist forever and they will defend their land from clan secessnists, every inch of their territory, hadaad wax ka qabtid ka naxoo nafta waa.
  12. The Hermet;770255 wrote: Ina disney binu Mickey mouse. what type of a world would we live in if i sign a contract today and rip it up tomorrow in favour of another contract that goes in direct contrast to the previous contract. The issue like i said is legality. "SSC" people, their Garad signed the Somaliland declaration of independence and withdraw from the union with Somalia. No one forced them to sign, they agreed willingly. Therefore Somaliland opposes any clan from opposing the existence of Somaliland regardless of who they are. Somaliland and Somalia were two seperate states, 1960 they became one, 1991 the union was disolved. Waaa sharcii. SSC is not sharci. ila fahan. So save the people of east sool more hardship, enough of their blood has already been spilt and peace is always better then more conflict. But Somaliland will never give away 1 INCH of its land. hadaay Somali o dhan isku timado walahi inanay Somaliland jogsanayn. So ethieir we destroy each other somaloow dhan or we live in peace. maad fahantay ina disneeyo. "Ina Marqaan binu qaatland. what type of a world would we live in if i sign a contract today and rip it up tomorrow in favour of another contract that goes in direct contrast to the previous contract. The issue like i said is legality. "Somaliland" people, their leaders signed the Union of Somalia. No one forced them to sign, they agreed willingly. Therefore Somalia opposes any clan faction like snm from opposing the existence of Somalia regardless of who they are. Somalia is One state, one-nation, 1960 they became one, Somalidiidland is not sharci. ila fahan. So save the people of triangle more hardship, enough of their blood has already been spilt and peace is always better then more conflict. But Somalia will never give away 1 INCH of its land, Awdal will never give away 1 INCH of its land, Maakhir will never give away 1 INCH of its land, and SSC will never give away 1 INCH of its land Walahi inanay Somalia jogsanayn, walahi iyo bilaahi inaanay Awdal, Maakhir, SSC joogsanayn, So either we destroy and kill each other somaloow dhan, or we live in peace and respect each other, NO ONE WILL ACCEPT OCCUPATION/GUMEYSI maad fahantay ina marqaanow"
  13. Carafaat;770248 wrote: That sub-clan you are talking about are citizens of Somaliland. And when they get politicly united and organised, they have every right to talk woth their goverment any issue they like. Anyways, Siilanyo already said seeking int recongnition aint a foreign affairs priority but economic development is. So what is this fuz al about anyway. People of Awdal, Maakhir, and SSC are citizens of Somalia according to them and whole world, and that is what important. I see you and your fellow clan-secessionists don't want to respect the right of Awdal, Maakhir, and SSC People for self-determination, but really no one needs your respect, SSC people will defend their land, like they did in Buhoodle and Kalshaale.
  14. The Hermet;770245 wrote: lloool...like i said libaaan keep talking and crying over your computer...Somaliland runs by law and legality..and it has the legal basis whether you like it or whether you spend the next decade crying on mickey mouses shoulder. Herman, stop crying after SSC, move SSC doesn't want anything to do with you or your Somalidiid Clan-Enclave. Awdal, Maakhir, and SSC are an integral part of Somalia, and no country in world will recognize your Somalidiid Faction, as along as the hostile Somaliland/snm faction is waging war on its neighboring regions and clans.
  15. Carafaat;770242 wrote: Peace Action, saxiibkay Liibaan ayaad iminka igu dirtay. Liskii "cadowgiisa" buu igaliyay, yaa iga soo saara. Soo Hermen lamaa safan, soo ma adan diidin inaad ixtiraato hadii shacabka SSC doortaan inay Somalia ka mid noqdaan, oo maamulk-goboleedkooda hoose sameestaan. Ogolow inay shacabka SSC diiseen inay ka mid noqdaan Somaliland, sida ee Somaliland u diideen inay ka mid noqdaan Somalia. Qof Soomaaliyeed oo muslim ah marna cadow uma arka, laakiin hadana waxaa fiican in boobka, dhaca, dulmiga iyo xaqdarada la joojiyo.
  16. The Hermet;770239 wrote: libaaan...yes Somaliland forced the Garads and people of Awdal into signing an agreement that withdrew from the union with Somalia, it forces them to trade with each other, and forces them to join the government and army. Like i said unionists and there delusions. What works is statistics, legal agreements and history. All i see is 98% referendum saying yes to Somaliland, 20 years of peace and development for Somaliland throughout and the signatures of all the clans of Somaliland. Thats solid. What you have my friend libaaan is an episode from disney built on emotion. You talking about your self, you are high on drugs and qaat, it is you who live in disney, lalaland (the unrecognized Somalidiid-land Clan-Enclave) People of Awdal, Maakhir, and SSC don't want to be part of snm clan-project, very clear.
  17. The whole World knows the Leader of Shabaab is from Somaliland Clan Enclave . Maybe the 2 ladies work for the terrorist Ina Godane.
  18. Peace Action;770229 wrote: and then See Carafaat you filp floped, you are worse than Romney . Your first answer came from you brain and the second one from your heart. Peace action, you see like Hermet, JB, & X Xunjuf, Carafaat doesn't want to respect the right of SSC people for self-determination. Secessionists want to force Awdal, Maakhir, SSC to be part of Somaliland Clan Project, and that is impossible.
  19. Carafaat;770220 wrote: The Hermet you are right. did you know Ali Khaliif Galeyr and Garaad Abdiqani(aun) were present and signed the agreement at the Burco and Borama Conferences of 1991 and 1993. Stop the lies, both Ali Khaliif and Garaad Abdiqani AUN said we never signed SNM Clan secession. They said we signed peace treaty with snm clan. If somaliland/snm clan-faction can secede from the Internationally Recognized Republic of Somalia, People of SSC can secede from unrecognized clan-faction of Somaliland If one faction have the ability to cancel the union agreement of 1960, SSC people should the right to cancel the fake agreement of 1991 as well. If Somalia is divisible, the territories of former British Somali Colony are divisible as well. Awdal State, Maakhir,State, and SSC State all have the right of self-determination.
  20. Carafaat;770211 wrote: Taa ingriiska iska dhaaf. Laakinse adiga iyo anigu hadaanan ku heeshinin deegaanka, tuuloyinka iyo magaaloyinka aanu wada dagno. Ma shir Somaliweyn ayaan ku wada heshiin. Hadee siyasadu sidaa tahay, boqolaalkii shir ee Somaliweyn, 20kii sano ugu dambeeyay waxbaa kasoo bixi lahaa. Beesha Daraawiish Somaliweyn ayee taageersantahay, oo wadankaa Somalia ayee ka mid tahay, hadii beesha snm diiday inay ka mid noqoto Somalia, taa ayedee u taal. Hadii daacad iyo xaqdoon tahay waa la hishiin, dhibaatada waxaa keenaya Somaliland/snm waxa ee ku doodayaan dhulkii Ingriiska guumeestay sida Israel ugu doodaso Palestine waxa nasiiyey ingriis , Xabashiduna ugu doodasa Galbeedka Somalia waxa nasiiyey Ingriis, kenyana ugu doodaso NFD waxa nasiiyey Ingriis, India ugu doodaso Kashmiir waxa nasiiyey Ingriis, etc Somaliland/snm waa la mid, oo waxee ku doodasaa SSC, Awdal, iyo Maakhir Ingriis baa nasiiyey, oo si uu qabiilka snm ictiraaf/aqoonsi u helo waa inaanu dagaal ku qaadnaa soomaalida jaar nala ah. Hadii aad leedahay dhulka waqooyiga Somalia oo dhan waa lawadaagaa, dee hadaba maaha in beel oo kaliya sheegato oo dhahdo waan goosanyaa dhul ee beelo midnimada taageersan la wadaagaan, dalka Somalia lama kala goyn karo hadii beeluhu dhulka oo dhan wadaagaan. Dhulka ee Beesha Daraawiishtu degto inta badan lama wadaago, waxaa jira dhul ee beel kasta gaar u leedahay, dhulka beesha daraawiishta lama wadaago, Laascaanood lama wadaago, Somaliland waa ku khaldaneed inay dagaal ku qaado, Yaqoori lama waago, Adhicadeeye lama wadaago, Buhoodle lama wadaago, Widhwidh lama wadaago, Bali hadhac lama wadaago, Dhumay lama wadaago, Kalabaydh lama wadaago, Saxdheer lama wadaago, Dharkeyn lama wadaago, Boocame lama wadaago, Tukaraq lama wadaago, Karin Dabeylweyn lama wadaago, Xudun lama wadaago, Figifuliye lama wadaago, Las qorey lma wadaago, Dhahar lama wadaago, Badhan lama wadaago, etc Dhowrka tuulo ee yar yar ee la wadaago oo xadka beelaha ku dhaca, waa laga hishiin karaa. Likiin in beesha snm sheegato dhulkii beesha daraawiish oodhan waa dulmi, xaqdaro, hunguri, badnaan.
  21. Beesha Axmed ***** oo Taageertay Shirka Khaatuma ee Taleex DHEGAYSO +Sawiro Beesha Axmed ***** [Dishiishe] oo ka mid ah Beelaha Somaliyeed ee degan Gobolada Puntland waxay Kulan ay Isugu Yimaadeen Odayaasha Beesha qaarkood ku Taageereen Shirka Beesha Siciid ***** [***********] ay ku Yeesheen Magaalada Taleex ee Gobolka Sool ka Tirsan. Coll Cali Nuur Cumar oo ahaa Taliyihi Guud ee Booliska Puntland dhawaan xilkaasi iskaga tegay Sababa isaga u gaar ah Kulankaasi taageerada ah ka hadlay ugu Horayn ayaa sheegaya in Shirka Taleex ay taageerayaan isla markaana ay Beesha Axmed ***** Garab taagan tahay Shirka Walaalahooda Siciid *****. Yaasiin oo isna ka mid ahaa Golaha deegaanka ee degmada Bosaaso kana mid ah Odayaasha Beesha Axmed ***** ayaa xusay in Shirka Taleex uu yahay Mid aayo ka Talis ah isla markaana ay Leeyihiin Guul iyo Gobanimo. Shirka Taleex ayaa ah mid aad looga Dhur sugayo waxa ka soo Bixidoona waxana uu Maalinta bari ah ka Furmayaa Magaalada Taleex Daawo Sawirada Shirka GalGalanews.com
  22. ShirWeynaha Khaatumo ee Taleex Guul iyo Gobanimo Rabi idinkiis Shirweynaha Taleex Guul, Nabad, iyo Guul aayatiin leh Muuse Xaaji Abees Waxaan si diirran oo ay farxadi ku dheehantahay bogaadin, hambalyo iyo duco badan ugu dirayaa Shirweynaha Khaatumo laba oo dhaqso uga furmaya Xaruntii Sooyaalka Taariikhda gashay ee la magac baxday (T A L E E X C I T Y), Caasimaddii Kacaankii uu Hoggaami-nayey Jannagale Sayid Maxamed Cabdalle Xasan. Run ahaantii muddo dheer ka hor ayaa bulshada Gobollada SSC aad u sugayeen una oon qabeen Shirweyne ay Beeshu ku dhantahay si xal xaq ah oo lagu mideysanyahay loo gaaro, lagana xoroobo jaahwareerka, kala qaybsanaanta, dib u dhaca iyo danseegga innooga yimid labaliska aan geyaanka tolka ahayn ee ay waqtiga ku lumiyeen shaqsiyaad tiro yar, waana aafadii ugu darrayd oo aad ugu fogaatay curyaaminta siyaasad caafimaad qabta oo ka hanaqaadda deegaanka SSC. Waxaan dhammaan Garaaddada, suldaammada, Boqorrada iyo guurtida kale; Siyaasiyiinta Gal iyo Cabayr isaga yimid; aqoonyahannada aan rajaynayo in aanay hambayn ka qaybgalka Shirweynaha la wada sugayey; Culimaa’udiinka, Nabaddoonnada, samadoonnada iyo Indheergaradka; dhammaan dhallinyarada dalwalba dhuuxiisa ah; dhammaan Haweenka rag oo dhan hooyadood iyo daacadda koowaad ee hawlaha horuumarinta dal kasta ah; suugaanyahaniinta oo dhan sida Jaamac Kediye iyo Axmed Jaamac hormuudka ka yihiin; Qaybaha Warbaahinta tebiya, xilkuna ka saaranyahay hanashada kaalintooda; dhammaan Ciidammada qalabka sida ee SSC iyo gaar ahaan kuwa Shirweynaha ilaalinaya; guul lagu tanaado, nabad buuxda iyo go’aanno aayatiin leh ayaan ugu ducaynayaa una rajaynayaa; insha Allaah. Go’aanno loo wada dhanyahay, is-afgarad, heshiis dhaxalgal ah iyo dhaadanaan baan ugu ducaynayaa ***********. Kalsooni buuxda, maskaxda oo si cilmiyeysan iyo daacadnimo loo adeegsado, talada toosan oo la isku waafaqo, siyaasadda mustaqbilka oo aad loo shaandheeyo, midnimada oo wadajir lagu doono, dulqaad, iskaashi iyo isku ujeeddo laga noqdo ayaan Alle idiinka baryayaa. Qaybahaas kala magacyada ah ee aan kor ku soo sheegay oo aan dhammayn 1% bulshada ku dhaqan Gobollada SSC waxay wakiillo buuxa ka yihiin ugu yaraan 99.9kii kale oo ay indhahoodu aad ugu faqiiqan yihiin, dhegahooduna ugu taagan yihiin Shirweynaha Taleex in war lagu farxo ka soo baxo. *********** ka sharaf badan kana baaxadweyn dal iyo dad loo hanjabo iyo in loo qorsheysto sedbursi, kushirtegid iyo lifaaq aan Eebbe badin, wuxuuna si xarrago leh xor ugu yahay in uu ka tashado maanta masiirkiisa dambe, nabad gelyadiisa iyo karaamadiisa, insha Allaah. Wabbillaahi Tawfiiq Muuse Xaaji Abees
  23. Xildhibaan kamid ah DKMG ee ka soo jeeda GSSC oo taageeray shirka khaatumo2 kana hadlay hadalada SNM ta kasoo yedhaya(dhagaysi wacan) XILDHIBAAN AXMED SAAKIN CABDI XUSEEN OO KUSAGAN DALKA SWEDEN ayaa maanta waraysi usiiyey sscnews.com uu kaga warbixiyey xaalada shirkataageerana udiray shirkaas ,uguna baaqay gebi aahaanba shacabka ssc aqoon yahan iyo isimo dhalinayro inay shirkaas isutaagan meelkasta oo ay joogaan .xildhibaanka ayaaisna waxa u cambaareeyey wasiirka arimaha gudaha eee maamulka siilaanyo kasoo doraad kahadaly mediaha una goodiyey Xigasho WWW.SSCNEWS.COM
  24. Iskudir.com Anagu shuqulka habraha ma faduulino, ee maxaa idinka afaaraha reeraha kale aad ka rabtaan. Fitnado wax fiican, maaha. SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay.