
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
MoonLight1;772261 wrote: Liibaan lugaha soo dhaqo, oo orodoo sariirtaada aad. sleeplessness can seriously damage your health. Moonlight, you are sick, go seek medical help. mida kale orodoo isnadiifa, meel kasta dhaqo lugaha, gacmaha, madaha, etc.
-
Qandalawi;772260 wrote: ^Liibaanyare lool, I'm pro-SSC but I don't like Xaglatoosiye, he should be executed. You are not serious in comparing a President of a state to a headless chicken like Xaglatoosiye. Qandalaawi Yarow, I am Pro-Bariland (or Puntland), but I hate War Criminal Faroole Fool, the Mad Dog of Somalia. You cannot compare a serial killer and Warlord Faroole Fool, to a well respected Leader Xaglatoosiye. Hon. Xaglatoosiye is the Keynote Speaker of SSC Khaatumo Conference. We can compare Leader Xaglatoosiye with Nelson Mandela, both were popular freedom-fighters of their people, both were called terrorists by their enemies.
-
The new vice -president of Faroolia-land will be Mohamed Faroole or Khadar Faroole __________________________________ Horseed Media: Who will be the next vice-president of Puntland? How will the new map of Puntland look like, after Maakhir State, and SSC State? Waxaa todobaadkan magaalada Taleex ee Taariikhiga ah ka bilowday shirweynihii in muddo ah la sugayey oo ay beesha SSC ee ku dhaqan gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ay isugu yimaadeen cuqaashooda, waxgaradkooda iyo Issimadooda. Kulankan ayaa ah mid ka yimid beesha si ay uga tashato mustaqbalkeeda iyo dhibaatooyinka siyaasadeed iyo beeleed ee ka jira deegaanada ay beelaha SSC ay degaan oo ay qeybo kamid ah awood militari ku qabsatay maamulka Soomaaliland. Taageerada Shirka Khaatumo 2 Beesha SSC ayaa kamid ahaa beeliha ugu waaweyn ee wax ka dhisay maamulka Puntland ee dhidibada loo aasay sanadkii 1998, xiligaasi inta badan deegaanada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ee beeshu degto ku biireen dowlada Puntland, xiligii ay deegaanadan kamid ahaayeen Puntland ayaa waxaa la aasaasay gobalka Cayn oo ah degmada Buuhoodle oo horey uga mid ahaan jirtay gobalkii Togdheer kahor dhismihii maamulka Soomaaliland. Shirkan iyo kuwii hore ee ka horeeyey ee ka dhacay meelo kala gedisan oo kamid ah gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ahaa kuwo kusoo beegmay xili beelweynta SSC ay si weyn wax uga tabayeen maamulkii ay wax ka dhisteen ee Puntland, oo ku guuldareysatay inuu dib usoo cesho deegaanadii ay awooda militari kula wareegtay Soomaaliland. Dowlada Xiligan ka jirta Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ayadu gebi ahaan wax tilaabo ah u qaadin dhanka dib u soo celinta deegaanadii ay horey ula wareegeen Soomaaliland, waxaana xusid muddan xiligii uu tartanka madaxtinimo ku jiray Madaxweyne Faroole inuu balan qaaday inuu muddo 1 sano gudaheed ah kusoo celin doono deegaanada ka tirsan gobalka Sool ee la qabtay oo ay kamid tahay caasimada gobalkaasi ee Laascaanood. Sadex sano kamid maamulka Faroole ma muuqato wax tilaabo ama isku day ah uu ku meel mariyo balanqaadkaasi iyo kuwo kale oo badan oo ku aadan dhanka adkeynta xuduudaha Puntland oo u muuqda xiligan inuuba ku jirin Qorshe dowladeedka, marka laga eego shirarka Golaha Wasiirada iyo go’aanada kasoo baxayey muddadii 3da sano ahayd ee lasoo dhaafay. Wuxuuse Maamulka Puntland qaadacay shirkii Horseed ee beesha SSC ku qabatay maagalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo aan ahayn mid looga soo horjeeday Puntland balse ahaa mid lagu doonayey in beesha lagu mideeyo, waxay Xukuumada Puntland sidoo kale deegaanada Puntland ka mamnuucday dhaq dhaqaaqa SSC ee loo aasasay dib usoo celinta deegaanada Maqnaa, go’aankaasi oo ay shacabka Puntland intooda badan khalad u arkeen maadaama uusan ururkaasi wax lidi ku ah Puntland uusan ku tilaabsan. Waxaa ayadana la xasuustaa jawaabtii kululeyda ee uu Madaxweynaha Puntland siiyey qaar kamid ah xildhibaanada kasoo jeeda gobalka Sool ee kamid ah Baarlamaanka Puntland oo mar siihoreysay su’aalo ka weydiiyey waxa ay xukuumadiisa uga gacan laabatay dib usoo celinta deegaanada maqan. Dowlada Puntland ayaa ku cel celisay hawshan inay tahay hawl Dowladeed isla markaana ay iyadu soo celin doonto dhulka maqan ee ka tirsanaan jiray Puntland, walow hadalkaasi uusan ahayn mid sii dhaafsiisan Qoraalo kasoo baxay madaxda Puntland oo aan la socon wax ficil ah oo muuqda. Arragtida Shacabka iyo Mustaqbalka Puntland Dhanka kale shacab weynaha Puntland ayaa iyagu si weyn u dareesan dayaca ka jira gobalada u gacan galay Somaliland iyo balan qaadkii ay xukuumada Puntland kasoo bixi weyday, taasi ayaa la aron karaa waa midda ugu weyn ee shacabka Puntland intooda badan ay si weyn u soo dhaweeyeen dadaalka ay Beesha SSC u istaagtay inay arrimahooda cidna uga marti noqon oo ay go’aan dhameystiran oo ay u dhan yihiin ka gaaraan mustaqbalka deegaanadooda, kana tashadaan aayahooda. Horseed Media oo xog aruurin ka sameysay dhamaan gobalada Puntland ayaa waxay shacabka intooda badan si weyn usoo dhaweeyeen shirka Khaatumo 2 iyadoo ay jiraan shirar noocaan ah oo la filayo inay ka dhacaan deegano badan oo ka tirsan Puntland ee hada wax weyn ka tabanaya maamulka deegaanka ka taliya iyo balanqaadyadiisii. Balse Su’aasha ay dad badan is weydiinayaan ayaa ah: 1- Hadii Beelweynta SSC oo kamid ahayd awoodihii dhisay Puntland ay go’aansadaan inay ka baxaan kamid-ahaanshaha maamulka Puntland, sida uu noqon doono mustaqbalka Dowlada Puntland hab dhismeedkiisa iyo waliba awoodqeyb-sigii horey u jiray oo ay hada xilalka ku hayaan xubno badan oo kamid ah Beesha oo xilal sar sare ka haya Dowlada Puntland? 2- Qaab noocee ah ayuu u ekaan doontaa Khariirada Puntland hadii si rasmi ah beelaha SSC u go’aansadaan inaysan dib uga sii mid ahaan maamulka Puntland? . 3- Hadii beelweynta SSC go’aansato inay la xisaabtanto Maamulkii ay wax ka dhisatay ee Puntland, xukuumada ma garowsan doontaa khaladaadkeeda iyo balamadii hore loo meel marin waayey? 4- Hadii beelweynta SSC oo qeyb weyn ka ahayd dowlada Puntland xiligan ay dib u qorsheesanayaan siyaasadooda Mustaqbalka, tani albaabka ma u furi doontaa in beelo kale oo kamid ah Puntland ayaguna shirar noocaan ah qabsadaan oo ay mustaqbalkooda uga tashadaan? 5- Shacabka Puntland ayaa intooda badan isku raacsan Jiritaanka Puntland inuu muqadas yahay haseyeeshee sidee isku af-fahmayaan Dowlada Puntland iyo shacabkeeda ee hada u muuqda inaysan isku fahansaneen sida ay wax u socdaan dhanka amniga, siyaasada, awoodqeybsiga maamul, horumarinta iyo waliba awooda Gobalada? Xiligan ayaa waxaa jira dhawaaq badan oo kasoo yeeraya labada gobal ee waaweyn ee Bari iyo Mudug, taasi oo ay Dowlada Puntland weli jawaab rasmi ah u helin, isla markaana aysan soo bandhigin barnaamij ay ku xalineyso cabashooyinka beelaha laf dhabarta u ah jiritaanka Puntland. 6- Baarlamaanka Puntland oo noqday mid aan wax badan hadalkiisa la maqal muddooyinkii danbe marka laga reebo dhawaaqii kasoo yeeray xiligii ay ka doodayeen SHARCIGA GUDNIINKA GABDHAHA ayaa asaguna waxaa mudan su’aalo badan in la iska weydiiyo, xubnaha kamid ah iyo cida ay matalaan hadiiba shacabkii Puntland si weyn u dhaliileen waxqabadkooda, aqoontooda iyo kartidooda ay kula xisaabtamaan Xukuumada? 7- Xukuumada Puntland ayaduna illaa iyo hada waxaa muuqata in jawaabta ay cabashooyinkan ka bixisay inaysan weli kaafin shacabka, isla markaana ay muuqato inayba dhanka halista ah tilaabooyin u qaaday, sida hanjabaada ku aadan dhanka Saxaafada, in la mamnuucay in wax shirar ah ay shacabka isugu yimaadaan iyo waliba xariga loo adeegsanayo qof walba oo u muuqda inuu dhaliilo waxqabadka xukuumada sida xarigii ugu danbeeyey Musharaxii hore Maxamed Xaaji Aadan, taasina xal ma keeni doontaa? Mise Dowlada Puntland waxaa la gudboon inay shacabkeeda usoo bandhigto barnaamij siyaasadeed oo lagu xalinayo dhibaatooyinka baahsan ee isugu jira dhanka Amniga, waxqabadka, mashaariicda, maamulwanaaga iyo Dastuurka? Waxaa hubaal ah jiritaanka Puntland inuu ku taagan yahay Shacabka Puntland ayaguna yihiin kuwo ay Xukuumada iyo Baarlamaanka u adeegaan, waxayna taariikhda na bareysaa Dowlad walba jiritaankeedu inuu ku dhisan yahay rabitaanka shacabka, taasina waxaa muddan inay dowladu ay dadaal dheer u gasho sidii ay ku hananlaheyd isla markaana ka fogaato wixii caburin ku keenaya shacabka dalka iskaleh. Adan Cali Horseed Media
-
Libaax-Sankataabte;772240 wrote: :D Libaanoow, waayahay awoowe. Ku durduri (to quote Baashi). Aduuu ku durduri adeer, your another anti- SSC like moonlight, Somalia, Qandalaawi....
-
Qandalawi;772241 wrote: Liibaanyare, I'm not pro-Faroole but how can you compare the lunatic Xaglatoosiye's divisive politics to a man he himself and his supporters helped to be elected as the President of Puntland. We know the contest between Ilkajiir and Faroole, Xaglatoosiye's votes went to Faroole. He got out smarted and outmaneuvered as he expected to get the VP but instead Faroole brought in Ina Ali Shire. Xaglatosiye is mad man and was expected to be mad given the situation but developing such serious lunatic syndrome was unexpected. Warlord Faroole Fool is Mad Dog with a serious lunatic syndrome, and Xagalatoosiye is well respected hero of SSC People. War Criminal Faroole committed genocide inside Somalia, and killed thousands of innocent people, men, women and children in Galgala/Maakhir and Goldogob. Warlord Faroole called People of of SSC, Maakhir, and Goldogob "Terrorists". Alhamdulilaah, no one and no country in this world believed the two-faced liar. Dhiigyacab Faroole waxaa uu ka Dhargay Dhiiga Muslimka ee soomaaliyeed
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;771807 wrote: Gabadhaan in uu ka hadlaayo u maleynaa, inkastoo wuxuu qoray iyo see u hadleyso isma laha. Perhaps another clip kale waaye filaa. You wacan watch the full clip on here . She comes at 47:22 minutes. Great speech by A great lady. She clearly said SSC People need their own SSC State, particularly SSC Women want Independent Regional SSC State. She told the audience " Ask Leader Xaglotoosiye, I am one of the big supporters and financiers of SSC State and SSC Movement"
-
Qandalawi;772217 wrote: Liibaanyare Faroole is your president and the president of the state of Puntland while Xaglatoosiye was an individual, a headless one at that, who not only denied the ministerial post he was offered and opposed Faroole but attacked and insulted Puntland at every opportunity. He should have been imprisoned, tried and executed as a traitor. Loolz War Criminal Faroole Fool attacked and insulted SSC People at every oppurtunity, he called SSC People "terrorists". No one in World believed, Faroole is two-faced liar. War Criminal Faroole imprisoned, tried, killed and executed as an enemy. My President is Hon. Sulieman Axmed Xaglotoosiye, the President of SSC State of Somalia. And Faroole is your Warlord. Hon. Sulieman Ahmed Xaglatoosiye received a standing ovation and hero welcome from SSC People in Khaatumo Conference, Xaglotoosiye was speaking more than 1 hour about SSC State and SSC Movement, and every time he earned applause and admiration from SSC audience. SSC People elected Xaglotoosiye, no cares the opinion of Warlord Faroole supporters. On the other hand, Issim Abdulaahi received big boos because of his Pro-Faroole position. SSC people forced to end his speech right there, and leave the stage immediately without him concluding his speech.
-
xiinfaniin;772182 wrote: lol@Abtigis Honestly I don't understand why Liiban and Abdikhadar of people are discussing this nonevent. You would think they should have been the ones burying such distractions reported as news. Perhaps Abtigis has a point Xiin, be fair, this thread & topic was started by Moonlight, and Faroole supporters started to discuss this topic like Mr. Somalia and Libaax blaming SSC Movement and SSC politicians. In Over the last 5 days more 100 speakers gave remarkable and moving Pro-SSC State speeches at the SSC Khaatumo II Conference, 99% of the speakers received standing ovation from audience. Only one issim Abudulaahi got booed for Pro-Warlord Faroole position. Khaatumo II is already huge success, and I don't want to discuss this Issim Abdulaahi issue (non-event). But PL supporters shouldn't blame SSC audience in the Conference. I am sure SSC leaders and SSC supporters will receive big boos in Garowe ( Warlord Faroole stronghold)
-
A_Khadar;772167 wrote: I guess he was talking to Garowe from Taleex right on spot.. Khadar, you funny :)
-
Qandalawi;772181 wrote: some may have had reservations and have been anti-Xaglatoosiye for his lunatic and divisive politics. Likewise, SSC People are Anti-Faroole the Fool, for his lunatic, crazy, and divisive politics...
-
A_Khadar;772177 wrote: ATT, are saying if ur beel conference which is anti-ethio likes of iley suggests that you need ethios, you won't boo'ed if not bunch him on the face.. Come again.. waxaan caadi weeye.. Well said Brother Khadar, you asked good question ATT?
-
Libaax-Sankataabte;771851 wrote: I listened to the audio carefully and It seems the boo'ing was initiated when the Garaad brought up the issue of Laascaanood and Somaliland's control of the city. It is very obvious, Isim Abdulaahi who got booed, as soon as he said "Puntland Kama Maraano". All the speakers of Khaatumo Conference over the last 5 days said SSC People alone can defend and liberate Las Anod and SSC Region. Every speaker said we don't need to wait TFG or Puntland. Lets be honest, the whole purpose behind Khaatumo Conference was the liberation of Laas Caanood and SSC, every speaker and every delegate was talking about the to liberate Laas Caanood and SSCland. Leader Suliman Xaglotoosiye, Deputy-Leader Cali Saberay, Ibarahim Guure , Garaad Jama Garaad Cali, Garaad Jama Garaad Ismail, G6 (Ali Khaliif, Ali Ciise, Mohamed Buraale, etc), G15, SSC Delegates from diaspora and overseas, SSC Youth, and SSC Women, SSC Cuqaal all received a standing ovation from the audience. All these speakers were talking about Las Anod Liberation, only one Issim got booed Libaax-Sankataabte;771851 wrote: There is confusion as to what has happened. There is no confusion, the problem started when the isim Abdulahi said "Puntland kama maarano" Libaax-Sankataabte;771851 wrote: Maybe folks were boo'ing the guy who interrupted the Garaad No one said to Isim Abdulahi to sit down, and telling him to sit down., as soon as the issim said "Puntland kama maarano", people forced him to stop, and he left the stage without finishing or concluding his speech. Libaax-Sankataabte;771851 wrote: It is also possible other Somaliland supporters joined in the fray. There is no Puntland or Somaliland supporters in the Khaatumo Conference, n ot including few issims who support Puntland. Libaax-Sankataabte;771851 wrote: EDIT: Further investigation reveals the so-called "boo'ing", if it ever occured, may have been the work of a lone ranger. Garaad Abshir Saalax oo aan soo hadal qaadin in xiligan dawlad la dhiso balse carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay dhulka la haysto la xoreeyo oo cadwga laga kiciyo ayaa waxaa buuq ku furay nin lagu magacaabo Cali Maraykan oo ay iksu reer yihiin Cali Khaliif Galaydh balse uu gaashaanka u daruuray garaadku. - taleex.net Taleex Media investigation 'failed miserably', Taleex media and Libaax both got wrong, and they talking about wrong speech [Garaad Abshir Saalax speech]. In this thread the Topic is Issim Abdulaahi speech, NOT Garaad Abshir Salax. Garaad Abshir saalax was smart, he didn't say clearly that he support Puntland, But Isim Abdulaahi faced a harsh booing from the audience, when repeated 3 times "Puntland kama maarano". SSC People forced to leaved the stage without him concluding the speech.
-
Polanyi;771815 wrote: A case of wrong place, wrong time. Exactly, wrong place and wrong time Issim Abdulaahi thought he was in Garowe, he didn't realize he is Taleex, Sool. People of Taleex, Las Anod and all SSC Region support SSC State, and NOT Somaliland or Puntland
-
Valenteenah.;771808 wrote: I think it was rude to boo him, after all fikradiisa uun buu dhiibtay. But it sounds like shacabku have had enough of the 'cuqaal-agents' and I can't really blame them. I agree SSC People are sick "agents". True we cannot blame SSC People.
-
Jiiroow Bakaal;771799 wrote: Futoole buu lacag ka so qaatey dadkuu garaad aan u ahay leeyahayna wuu lugooynaya reer SOOL waa iney odayaasha badawda ah ee gaajada ah ka saraan siyasada Jiiroow, waa runtaa odayaashan waa in mushahar loo qoraaa oo gaajada laga saara, waa ee diideen inay dadkooda maqlaan oo u shaqeeyaan.
-
FreshPrince;771731 wrote: Well done to the Audience. lol We love our Puntland brothers, as we are Tol. But, we don't recognize Puntland as our Administration. We shall build our own State and Administration and be two State Brothers side-by-side, allies in militarily and economically. I love Reer Puntland! Noolaada 4 ever !!! Well said Prince
-
MoonLight1;771720 wrote: As this isin uttered the words of (.......Puntland kama maaranno........) the booing and heckling started from the audiance. http://taleex.net/wp-content/uploads/2012/01/boqor-cabdilaahi.mp3 When the isim Abdullahi said "Puntland kama maarano". the booing and heckling started from the audience. The isim couldn't finish his Pro-Faroole/PL speech. As soon as he said "Puntland kama maarano", People forced him to leave the stage. The Isim made a big mistake, and he should apologize to Khaatumo delegates and SSC People everywhere. Over the last 5 days countless number of speakers gave remarkable and moving speeches, only one pro-Faroole Isim Abdulahi got booed Speakers need to learn to respect audience, you don't go SSC Conference and talk about your support for Somaliland/Puntland. you don't go ONLF Conference and talk about your support for Ethiopia. you don't go Palestinian Conference and talk about your support for Israel.
-
A_Khadar;771770 wrote: d/p Khadar, Where is the Gabay ?
-
Dervish;771771 wrote: Both u lovebirds are dreaming. The aggression from s/land and lack of support from p/land has solidified our determination, for our own state. The sooner you people realize this the less threat of an Ensuing heart attack Well said Brother Dervish, SSC People want their own SSC STATE of Somalia.
-
" frameborder="0" allowfullscreen> ShirWeynaha SSC Khaatumo II oo Maalinta Beri ah Galaya Wajigii 2aad iyo Shacabka Ku Sugan Taleex oo Soo dhaweeyey Habsamida uu Shirku u Soconayo+VIDEO Waxaa Si wayn usoo Dhaweeyey Shirka Wada Tashiga Beelaha SSC oo Wajigiisii 1aad maanta la soo xidhay shacabka Deeganadda SSC ee ku sugan taleex,waxa ayna shacabka ssc si wayn ugu faraxsanyihin sida wanaagsan ee shirku u soconayo waxa ayna sheegeen mar aanu maanta Waraysiyo ka qaaadnay qaabka wanaagsan ee shirku u soconayo waxaa kale oo jira Qaar kamid ah qurba joogta deeganada ssc oo iyagu ku sugan taleex ayaa si wayn ula dhacsan qaabka shirku u socdo oo haatan ay Goob Joog ka yihiin Dadwayne aad u faro badan oo kasoo kala kicitimay Daafaha Caalamka
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Gudoomiyaha Shirweynaha SSC Khaatumo II Halyey Dr Cali Ciise Cabdi oo Ka warbixiyey Qorshaha Shirka Khaatumo 2
-
Shirweynihii SSC Khaatumo II, oo Maalintii Afaraad Galay Waxaa maanta mar kale la iskugu yimi Wajiga 1aad ee shirka wada tashiga beelaha ssc ee khaatumo2,waxaana kasoo qayb galay madasha shirka ergooyinkii shirka ka qayb gali lahaa,cuqaasha deegaanada ssc,wax garad iyo kooxaha G6-ka, G15 iyo culim awdiinka goboladda ssc, waxaana madashan kasoo qayb galay fanaaniin iyago Heeso Loogu talo galay shirka Khaatumo 2 halkaasi kusoo bandhigay. Madashan ayaa ahayd qaybtii ugu danbeysey ee shirka wada tashiga beelaha ssc dhinaca is turxaanbixinta iyo dhagaysiga qudbadaha kasoo qayb galayaasha. gudoomiyaha gudiga G6 Dr Cali Ciise cabdi ayaa Sheegay in shirka wada tashiga Beelaha SSC uu yahay mid la dhagaysanayey Fikirka shacabka iyo ka cuqaasha iyo siyaasiyiintaba waxaana uu sheegay in Maalinta Beri ah hadii rabi idmo la geli doono wajigii 2aad ee shirka oo ah mid ka duwan sidii hore,waxaana uu gudoomiyuhu sheegay in ay wajiga labaad ay kasoo qayb galayaan oo kaliya Ergooyinka kala duwan ee ka kala yimi Qurbaha iyo Gudaha SSC,waxa uuna sheegay shirka Qorshihiisa laga soo saarayo Fikiradii kala duwanaa ee laga dhagaystey kasoo qayb galayaashii iyo weliba kulamadii ay gooni goonida u galeen ururadda haweenka iyo ururadda dhalinyaradda. waxaa iyaguna madashan ka hadlay qaar kamid ah hogaanka ssc waxa ayna ka warameen wax qabadkii iyo halgankii hubaysnaa ee ay galeen waxa ayna ku adkaysteen in ay taageersanyihiin wixii kasoo baxa shirka wada tashiga khaatumo 2 waxa ayna sheegeen in ay guul u tahay in ay shacabka ssc iyo siyaasiyiintooduba ay iskugu yimaadaan taleex. waxaa aad mooda in shirka khaatumo 2 uu ka duwanyahay shirarkii ay hore beeshu u qabsanjirtay waxaana markii ugu horeysey lagu arkay madasha Kana hadlay caaqil u hadlayey Beesha Gabooye oo kamid ah Beelaha La Haybsooco ee Ku nool gudaha Deeganadda SSC oo lagu magacaabo Caaqil Ismaaciil Xiri shabeele oo ah caaqilka Guud ee Beelaha Gabooya ee gobolka cayn,waxa uuna sheegay in ay farxad u tahay in shirka khaatumo 2 lagu casuumo beesha Gabooye isla markaana haatan shirku uu yahay mid loo simanyahay Madax iyo Minjaba, waxa uuna sheegay in uu ahaa Shaqsigii ku dhaartay Deegaanka Kalshaale in Beelwaynta *********** Dagi Jirtay Qarni ka hore. Geestooda waxaa iyana madasha ka hadlay Qurba Joogta deeganadda SSC waxaana u hadashay Marwo lagu magaacabo Aasiya oo ku dheeraatay Saamaynta burburku u gaystey Beelwaynta SSC waxa ayna ku dheeratay in loo baahanyahay isku duubni iyo midnimo ka hana qaaday Xaruunta Taariikhda Dheer ee Taleex,waxa ayna sheegtay in hada ay Goobta joogaan Cuqaal iyo ergooyin Arag ahaan Qurux badan balse loo baahanyahay in Qalbigooduna uu saas u qurux badnaado. waxaa haatan shirku yahay mid jawi wanaag iyo farxad ku socda waxaana geestooda jira Fanaaniin isugu jira Heesaayo iyo Gabayaa,waxa ayna intooduba madasha kusoo bandhigeen Heeso iyo Gabayo Soo jiita Quluubta Shacabkii Goobta Joogay. waxaa Dadka meesha ka hadlayey kamid ahaa oo Qudbad dheer soo jeediyey siyaasi u dhashay gobolka cayn oo la soo shaqeeyey maamulka somaliland waxa uuna sheegay in uu haatan wadadii wanaagsanayd ku suu noqday waxa uuna cafis waydiistey shacabka Reer SSC,waaana laga aqbalay waxa uuna raga kale ee calooshooda u shaqaystayaasha ah ugu Baaqay in ay kasoo baxaan Wadada Qaloocan ee ay ku jiraan waxa uuna sheegay in uu ku faraxsanyahay midwoga haatan ka mu
-
-
-
President Sulieman Ahmed XaglaToosiye, SSC STATE OF SOMALIA Vice-President Colonel Ali Sabarey , SSC STATE OF SOMALIA