Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. HAMBALYO: DARWIISH STATE HAS ARRIVED ! Ergooyinkii Shirka Khaatumo oo isku raacay in Maamul Cusub la dhiso iyo Shir Saxaafadeed Maanta La qabtay oo lagu sheegay in maamul Cusub lagu Dhawaaqayo (Taleex, Jan 10, 2012 Ceegaag Online) Waxaa Maanta Gelinkii Hore Maalintii 2aad ay Kulan ku yeesheen Darayda Khaatumo Ergooyinka Shirka Khaatumo2 waxa ayna Ergooyinkani soo Saareen Qodobo wax ku ool ah ay kamid tahay in ay dhamaan ergooyinku isku raaceen in Shacabka SSC ay Yeeshaan Maamul Ka Taliya arimha iyo masiiirka Umadda Waxaana Maanta gelinkii Danbe Shir jaraa'id Qabtay Afhayeenka Gudiga qaban qaabada Shirka ahna Gudoomiyaha Saaxafadda Shirka Mudane Aadan C/laahi Shuuriye iyo Mudane Saleebaan Waji Xaad oo ah Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gudiga Dhaqalaha Shirka Khaatumo2, waxaaana Qodobadii Shirku u ahaayeen Sidan. Warsaxaafadeed Shirka Khaatumo 2 Taleex. Ergooyinka Shirka Khaatumo 2 ayaa maalintii 2aad ka dooday Ajendaha Shirka Khaatumo 2 waxaa saaka hawlohoodii kasii watay Madasha Shirka Dhamaan Ergooyinka Gudaha iyo Qurba Joogta. Dood dheer iyo Falanqayn kadib waxay ergooyinkii Codeeyeen Go'aamo aad Muhiim ugu ah Masiirka Deegaamada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa Ergooyinku Fadhigii saaka Ugu Codeeyeen Deegamada SSC in loo sameeyo maamul Goboleed u gaar ah oo masuul ka ah Aayaha Deegamada Shacabka Soomaliyeed ee ku Nool goboladda SSC. Qodobkan iyo Go'aamo kale oo muhiim ah oo maanta ergooyinku isla qaateen ayaa Beri lasoo hor dhigi doona Shirwaynaha. Waxaa maanta Madasha Shirka Berdaha Khaatumo ka Muuqday dabaal Deg iyo rayn rayn iyadoo Jidadka magaalada ay marayeen Tiro badan oo Baabuur ah oo ruxaya Calanka Somalia. Xafiiska Saxaafadda ee Shirwaynaha Khaatumo 2. Maxamed Cismaan Cabdinuur Taleex.
  2. MoonLight1;772611 wrote: Liibaan I don't know why you obsessed with Faroole, mise adoo yar buu ku fara xumeeyay ma garanayo. but you sound like a very immature beginner of politics. go and learn some basic manners sxb. Mr. Moonlight, we know all the supporters of Warlord Faroole hate SSC People , they call SSC People "terrorists". you sound like hater like your uncle Warlord Faroole. Go learn some manners, instead of wishing your fellow somalis for the worst. Aduu Warlord Faroole ku faraxumeeyey, xaasidyahow
  3. Mooge;772609 wrote: liibaan learn how to debate. stop being a troll. Hater Mooge you are a troll, when you started this thread " Fighting in Taleex". I don't understand why you wish War and Destruction for SSC People. If you disagree with SSC People and their New SSC Regional State, you don't have to wish war and fighting for Taleex and SSC People. Alhamdulilaah, there is NO war in Taleex today. Waxaan Allaah ka rajeenayaa inay Taleex iyo dhamaan gobolada SSC iyo Somalia, nabad iyo barwaaqo ku waaraan. Amiin.
  4. Oodweyne;772605 wrote: Liibaan , I do not know whether what you doing with this repeated posting of the same pictures in every thread could be classified as a "trolling" . But, for love of God, see to it, to keep this same copy and paste of pictures on one thread. That way, any discussion of any will not be interrupted by a needless stream of post, that doesn't do anything other than take up another bandwidth... I hope, that is, in your state of over-excitement, something you could decently consider doing, at least, as a favor to the folks in this site... Your cooperation will be much will be appreciated.... Mr. Clan-Secessionist, Miyaad Ku Indha Beeshay Calanka Qaranka Soomaaliyeed ee Quruxda Badan.
  5. MoonLight1;772600 wrote: Xiin Don't you think this announcement was rushed, the decleration should've been the last thing, but our ssc comrades are said to be people of JIDBO or kind of SUUFIS, they are very emotional ppl. I think this still could be disrupted by some Garaads who are feeling humiliated like Garaad Saleebaan who will not support this idea. Another Warlord Faroole supporter (Moonlight), who wish to see SSC Khaatumo II Conference to fail. Alhamdulilaah the SSC Khaatumo II Conference is already success story. Ka naxoo nafta waaya. War xaasidnimada iska daaya.....
  6. Oodweyne;772599 wrote: I see you are already frighten for Pirate-land's larger prospect in here, heh, my friend.. :D Clan-secessionists and Warlord Faroole supporters are afraid of the NEW SSC SATE of Somalia :) :)
  7. Mr. Faroole supporter (Mooge), stop Crying, stop your Xaasidnimo. Be happy for SSC People for their New SSC Regional State of Somalia :)
  8. "Maanta, Maanta Waa Maalin Weyne Maanta, Maanta waa Maalinta Weyn ee SSC" Maanta..maanta waa maalin weyne maanta....waa maalin aad iyo aad iigu weyn...Maanta, Maalinta Weyn ee SS " frameborder="0" allowfullscreen>
  9. "Maanta, Maanta Waa Maalin Weyne Maanta, Maanta waa Maalinta Weyn ee SSC" Maanta..maanta waa maalin weyne maanta....waa maalin aad iyo aad iigu weyn...Maanta, Maalinta Weyn ee SS " frameborder="0" allowfullscreen>
  10. Shirkii “Khaatumo 2″ oo Maanta Lagu Go’aamiyey Dhismaha Maamul Goboleed Ka Arimin Doona Deegaanada SSC Taleex (RBC) Ergooyinka ka qeybgalaya shirka wadatashiga beelaha SSC ee “Khaatumo 2″ ayaa maanta go’aamiyey in maamul goboleed ka arimiya deegaanada SSC la yagleelo, sida uu Raxanreeb u sheegay afhayeenka guddiga qabanqaabada shirka ee G6 Aadam Shuuriye. Ergada ayaa si cod buuxa isugu raacay mabda’ ahaan muhimada uu yeelan karo maamul goboleed Soomaaliyeed oo u adeega danaha dadka reer SSC oo ka kooban Sool, Sanaag iyo Ceyn. “Ergadu waxay si buuxda, iyadoon qofna diidin isku raaceen sameyn maamul deegaanada SSC yeeshaan” ayuu yiri Aadam Shuuriye. Magaca maamulkan, xuduudahiisa iyo halka ay noneyso xaruntiisa ayaa la sheegay in maalmaha soo socda laga arinsan doono, Waxaana lagu wadaa in tobanka maalmood ee soo socda la soo saaro faahfaahin dheeraad ah oo la xiriira siyaasada iyo habka uu u shaqeynayo maamulkan maanta laga go’aamiyey shirka Taleex. Maxay noqoneysaa xaalada Laascaanood? Waxaan afhayeenka shirka weydiinay waxa shirweynaha Taleex ka yeelayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo hadda uu ka taliyo maamulka Somaliland. “Laascaanood waa sax waa magaalo ka tirsan deegaanka SSC waxaana arinteeda ay u taalla dadka ka qeybgalaya shirka Taleex inay iyaga go’aamiyaan” ayuu yiri Aadam Shuuriye. Wuxuu afhayeenku intaa ku daray in shirka Taleex aan dagaal looga dhawaaqeyn balse ay filayaan inay nabad kula noolaadaan maamulada deriska la ah. Mustabalka maamulkii SSC Aadam Shuuriye oo aan weydiinay halka uu ku dambeyn doono maamulkii SSC ee xaruntiisu ahayd Buuhoodle ee uu madaxweynaha ka ahaa Suleymaan Xaglatoosiye ayaa sheegay in maamulkaasi uu soo dadaalay uuna wax badan u qabtay dadka reer SSC hase yeeshee go’aan rasmi ah lagasoo saari doono maalmaha soo socda. Wuxuu sheegay in xubnihii maamulkii SSC uu filayo inay raacaan maamul goboleedka cusub ee loo sameynayo deegaanada SSC. Baaq ku Socda Puntland iyo Somaliland Afhayeenka guddiga qabanqaabada shirka “Khaatumo 2″ ayaa ugu baaqay maamulada Puntland iyo Somaliland inay filaan nabad iyo walaaltinimo laakiin ay ogaadaan in dadka reer SSC masiirkooda ka tashadeen. RBC Radio
  11. Mooge;772508 wrote: khaatumo failed in my opinion sababtoo ah this not needed. it is now a war between xaglatoosiye and cali galeyr camp. xaglatoosiye thinks he fought for this ssc thing and cali galeyr is saying I am the smartest in the clan so i should lead. everyone from ssc in nairobi hates both xaglatoosiye and cali galeyr. it is a war now. Mr. Faroole supporter, You are sore loser, you wish Khaatumo II Confrence and SSC People to Fail. Sorry to disappoint you I have a bad news for you, already all somalis admit that Khaatumo II Conference is huge success. Again don't be Xaasid and wish war for other Somalis. SSC President Sulieman Xaglatoosiye and Prof. Cali Khaliif are very good friends they both want the best for their SSC People. Both of them are very popular and well respected by all SSC People inside SSC Somalia,and around the world.
  12. YOU WISH Mr. Faroole Supporter (Mooge). Don't be XAASID, Congratulate SSC People for their New SSC Regional State of Somalia. Alhamdulilaah, there is peace in Taleex " frameborder="0" allowfullscreen> January 10, 2011: Historical Day for SSC People & All Somali Unionists Daawo Ku Dhawaaqidii Maamul-Goboleedka SSC Ergooyinkii Shirka Khaatumo2 Oo Maanta U Codeeyey In Degaanka SSC Loo Sameeyo Maamul Goboleed- Lasanod Online. Tuesday, January 10, 2012 Warsaxaafadeed:- Ergooyinka shirka Khaatumo2 ayaa maanta ka dooday ajendihii shirka khaatumo2. Waxaa saaka hawlahoodii kasii watay madasha shirka dhamaan ergooyinkii gudaha iyo qurbaha. Dood dheer iyo falanqayn kadib waxaa ergooyinku u cadeeyeen oo laysla qaatay go'aamo aad muhiim ugu ah aayaha deegaamada SSC. Ergooyinku waxay fadhigii saaka ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul goboleed u gaara ah oo masuul ka noqda aayaha deegaanada shacabak soomaaliyeed ee ku nool gobollada SSC. Go'aankan iyo qaar kale oo muhiim ah waxaa losoo bandhigayaa shirweynaha maalinta berri. Maanta waxaa madasha shirka ee berdaha Khaatumo ka muuqda dabaal deg iyo rayrayn, iyadoo jidadak magaalda Taleex ay dhexmarayaan baabuur tiro badan oo ruxayey calanka Soomaaliya. ______________________________________________ Ergooyinka Shacabka SSC waxey si Aqlabiyad leh u Ansixyeen in Maamul-Goboleed Buuxa ay u Samaystaan Deegaanka SSC. Horafadhi Shirweynihii Khaatumo2 ayaa waxaa maanta lagu gaadhay Go’aamo cul culus, waxaa maanta xaadir ku ahaa shirweynaha Khaatumo2 Ergo gaadhaysa 345, Qodobo fara abdan oo ay ka mid tahay Nabadeynta, Mideynta iyo maamul u sameynta ayaa lagu lafa gurey shirka maanta, waxaana ergadu si aqlabiyad leh u ansixyeen in maamul Goboleed buuxa ay samaystaan dadka ku dhaqan deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayadoo lagu soo darayo maamulka dadka la dega ee aan ayagu ka soo jeedin Beesha Dhulbahantaha. Waxana qodobada la isku raacay ka mid ah in si cadaalad ah loo qaybsado maamulka, isla markaana uu noqdo maamul axdi adag oo dhibida loo aastay, Codka ayaa aha agacan taag, waxaana loo qaybiyey cidii diidaysa in maamul asameeyo oo laga codsay inay gacanta taagaan, ciodii ka Aamusaysa iyo weliba qofkii ama cidii doonaysa in la sameeyo maamul buuxa, gebi ahaan waxaa la wayey qof diida ama ka aamusa, waxayna guud ahana ergadii 345 xubnood ahayd ansixiyeen inay doonayaa maamul goboleed buuxa, oo Golayaashiisa, Garsoorka, Sharci dejinta iyo Fulinta ka kooban. Maalinimada berri ah ayaa lagu wadaa in shirku soo bandhigo qodobada la isku raacya, isla markaana la magacaabo gudiyo Dastuur iyo weliba kuwo kale oo dhanka Horumarinta iyo Nabadeynta ku saabsan. Horufadhi.com News Desk.
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> January 10, 2011: Historical Day for SSC People & All Somali Unionists Daawo Ku Dhawaaqidii Maamul-Goboleedka SSC
  14. Congratulations to ALL SSC People Everywhere (Inside SSC Somalia, and abroad) Hambalyo iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka SSC
  15. Congratulations to ALL SSC People Everywhere (Inside SSC Somalia, and abroad) Hambalyo iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka SSC
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> January 10, 2011: Historical Day for SSC People & All Somali Unionists Daawo Ku Dhawaaqidii Maamul-Goboleedka SSC Ergooyinkii Shirka Khaatumo2 Oo Maanta U Codeeyey In Degaanka SSC Loo Sameeyo Maamul Goboleed- Lasanod Online. Tuesday, January 10, 2012 Warsaxaafadeed:- Ergooyinka shirka Khaatumo2 ayaa maanta ka dooday ajendihii shirka khaatumo2. Waxaa saaka hawlahoodii kasii watay madasha shirka dhamaan ergooyinkii gudaha iyo qurbaha. Dood dheer iyo falanqayn kadib waxaa ergooyinku u cadeeyeen oo laysla qaatay go'aamo aad muhiim ugu ah aayaha deegaamada SSC. Ergooyinku waxay fadhigii saaka ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul goboleed u gaara ah oo masuul ka noqda aayaha deegaanada shacabak soomaaliyeed ee ku nool gobollada SSC. Go'aankan iyo qaar kale oo muhiim ah waxaa losoo bandhigayaa shirweynaha maalinta berri. Maanta waxaa madasha shirka ee berdaha Khaatumo ka muuqda dabaal deg iyo rayrayn, iyadoo jidadak magaalda Taleex ay dhexmarayaan baabuur tiro badan oo ruxayey calanka Soomaaliya. ______________________________________________ Ergooyinka Shacabka SSC waxey si Aqlabiyad leh u Ansixyeen in Maamul-Goboleed Buuxa ay u Samaystaan Deegaanka SSC. Horafadhi Shirweynihii Khaatumo2 ayaa waxaa maanta lagu gaadhay Go’aamo cul culus, waxaa maanta xaadir ku ahaa shirweynaha Khaatumo2 Ergo gaadhaysa 345, Qodobo fara abdan oo ay ka mid tahay Nabadeynta, Mideynta iyo maamul u sameynta ayaa lagu lafa gurey shirka maanta, waxaana ergadu si aqlabiyad leh u ansixyeen in maamul Goboleed buuxa ay samaystaan dadka ku dhaqan deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayadoo lagu soo darayo maamulka dadka la dega ee aan ayagu ka soo jeedin Beesha Dhulbahantaha. Waxana qodobada la isku raacay ka mid ah in si cadaalad ah loo qaybsado maamulka, isla markaana uu noqdo maamul axdi adag oo dhibida loo aastay, Codka ayaa aha agacan taag, waxaana loo qaybiyey cidii diidaysa in maamul asameeyo oo laga codsay inay gacanta taagaan, ciodii ka Aamusaysa iyo weliba qofkii ama cidii doonaysa in la sameeyo maamul buuxa, gebi ahaan waxaa la wayey qof diida ama ka aamusa, waxayna guud ahana ergadii 345 xubnood ahayd ansixiyeen inay doonayaa maamul goboleed buuxa, oo Golayaashiisa, Garsoorka, Sharci dejinta iyo Fulinta ka kooban. Maalinimada berri ah ayaa lagu wadaa in shirku soo bandhigo qodobada la isku raacya, isla markaana la magacaabo gudiyo Dastuur iyo weliba kuwo kale oo dhanka Horumarinta iyo Nabadeynta ku saabsan. Horufadhi.com News Desk.
  17. Ergooyinkii Shirka Khaatumo2 Oo Maanta U Codeeyey In Degaanka SSC Loo Sameeyo Maamul Goboleed- Lasanod Online. Tuesday, January 10, 2012 Warsaxaafadeed:- Ergooyinka shirka Khaatumo2 ayaa maanta ka dooday ajendihii shirka khaatumo2. Waxaa saaka hawlahoodii kasii watay madasha shirka dhamaan ergooyinkii gudaha iyo qurbaha. Dood dheer iyo falanqayn kadib waxaa ergooyinku u cadeeyeen oo laysla qaatay go'aamo aad muhiim ugu ah aayaha deegaamada SSC. Ergooyinku waxay fadhigii saaka ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul goboleed u gaara ah oo masuul ka noqda aayaha deegaanada shacabak soomaaliyeed ee ku nool gobollada SSC. Go'aankan iyo qaar kale oo muhiim ah waxaa losoo bandhigayaa shirweynaha maalinta berri. Maanta waxaa madasha shirka ee berdaha Khaatumo ka muuqda dabaal deg iyo rayrayn, iyadoo jidadak magaalda Taleex ay dhexmarayaan baabuur tiro badan oo ruxayey calanka Soomaaliya. ______________________________________________ Ergooyinka Shacabka SSC waxey si Aqlabiyad leh u Ansixyeen in Maamul-Goboleed Buuxa ay u Samaystaan Deegaanka SSC. Horafadhi Shirweynihii Khaatumo2 ayaa waxaa maanta lagu gaadhay Go’aamo cul culus, waxaa maanta xaadir ku ahaa shirweynaha Khaatumo2 Ergo gaadhaysa 345, Qodobo fara abdan oo ay ka mid tahay Nabadeynta, Mideynta iyo maamul u sameynta ayaa lagu lafa gurey shirka maanta, waxaana ergadu si aqlabiyad leh u ansixyeen in maamul Goboleed buuxa ay samaystaan dadka ku dhaqan deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayadoo lagu soo darayo maamulka dadka la dega ee aan ayagu ka soo jeedin Beesha Dhulbahantaha. Waxana qodobada la isku raacay ka mid ah in si cadaalad ah loo qaybsado maamulka, isla markaana uu noqdo maamul axdi adag oo dhibida loo aastay, Codka ayaa aha agacan taag, waxaana loo qaybiyey cidii diidaysa in maamul asameeyo oo laga codsay inay gacanta taagaan, ciodii ka Aamusaysa iyo weliba qofkii ama cidii doonaysa in la sameeyo maamul buuxa, gebi ahaan waxaa la wayey qof diida ama ka aamusa, waxayna guud ahana ergadii 345 xubnood ahayd ansixiyeen inay doonayaa maamul goboleed buuxa, oo Golayaashiisa, Garsoorka, Sharci dejinta iyo Fulinta ka kooban. Maalinimada berri ah ayaa lagu wadaa in shirku soo bandhigo qodobada la isku raacya, isla markaana la magacaabo gudiyo Dastuur iyo weliba kuwo kale oo dhanka Horumarinta iyo Nabadeynta ku saabsan. Horufadhi.com News Desk.
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> January 10, 2011: Historical Day for SSC People & All Somali Unionists Daawo Ku Dhawaaqidii Maamul-Goboleedka SSC Ergooyinkii Shirka Khaatumo2 Oo Maanta U Codeeyey In Degaanka SSC Loo Sameeyo Maamul Goboleed- Lasanod Online. Tuesday, January 10, 2012 Warsaxaafadeed:- Ergooyinka shirka Khaatumo2 ayaa maanta ka dooday ajendihii shirka khaatumo2. Waxaa saaka hawlahoodii kasii watay madasha shirka dhamaan ergooyinkii gudaha iyo qurbaha. Dood dheer iyo falanqayn kadib waxaa ergooyinku u cadeeyeen oo laysla qaatay go'aamo aad muhiim ugu ah aayaha deegaamada SSC. Ergooyinku waxay fadhigii saaka ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul goboleed u gaara ah oo masuul ka noqda aayaha deegaanada shacabak soomaaliyeed ee ku nool gobollada SSC. Go'aankan iyo qaar kale oo muhiim ah waxaa losoo bandhigayaa shirweynaha maalinta berri. Maanta waxaa madasha shirka ee berdaha Khaatumo ka muuqda dabaal deg iyo rayrayn, iyadoo jidadak magaalda Taleex ay dhexmarayaan baabuur tiro badan oo ruxayey calanka Soomaaliya. ______________________________________________ Ergooyinka Shacabka SSC waxey si Aqlabiyad leh u Ansixyeen in Maamul-Goboleed Buuxa ay u Samaystaan Deegaanka SSC. Horafadhi Shirweynihii Khaatumo2 ayaa waxaa maanta lagu gaadhay Go’aamo cul culus, waxaa maanta xaadir ku ahaa shirweynaha Khaatumo2 Ergo gaadhaysa 345, Qodobo fara abdan oo ay ka mid tahay Nabadeynta, Mideynta iyo maamul u sameynta ayaa lagu lafa gurey shirka maanta, waxaana ergadu si aqlabiyad leh u ansixyeen in maamul Goboleed buuxa ay samaystaan dadka ku dhaqan deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn, ayadoo lagu soo darayo maamulka dadka la dega ee aan ayagu ka soo jeedin Beesha Dhulbahantaha. Waxana qodobada la isku raacay ka mid ah in si cadaalad ah loo qaybsado maamulka, isla markaana uu noqdo maamul axdi adag oo dhibida loo aastay, Codka ayaa aha agacan taag, waxaana loo qaybiyey cidii diidaysa in maamul asameeyo oo laga codsay inay gacanta taagaan, ciodii ka Aamusaysa iyo weliba qofkii ama cidii doonaysa in la sameeyo maamul buuxa, gebi ahaan waxaa la wayey qof diida ama ka aamusa, waxayna guud ahana ergadii 345 xubnood ahayd ansixiyeen inay doonayaa maamul goboleed buuxa, oo Golayaashiisa, Garsoorka, Sharci dejinta iyo Fulinta ka kooban. Maalinimada berri ah ayaa lagu wadaa in shirku soo bandhigo qodobada la isku raacya, isla markaana la magacaabo gudiyo Dastuur iyo weliba kuwo kale oo dhanka Horumarinta iyo Nabadeynta ku saabsan. Horufadhi.com News Desk.
  19. Saalax;772358 wrote: kkkkk sunatimes is owned by waagacusub editor dahir alosowe. Take it with a grain of salt ya libaan. Saalax, don't worry about waagacusub, listen to Faisal Waraabe speaking himself, follow the audio link.
  20. Heemaalnews.com (Somaliland website) "Maantana waalaahi inaanaynu SSC iska celin Karin”, Ee Maanta Somaliland Way Qaawantahay Eng. Faysal Faysal_Cali http://heemaalnews.com HNN. Labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland UDUB iyo Ucid ayaa ku baaqay in talo qaran laga yeesho Xaaladaha Siyaasadeed iyo kuwa amni daro ee dalka ku soo kordhay bilihii ugu dambeeyay, gaar ahaan Shir-beeleedka Siyaasadaysan ee ka socda Degmada Taleex iyo xiisadaha ka soo cusboonaaday Deegaamada Awdal iyo Gabiley. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii hore ee Hawlaha guud iyo Gaadiidka Xukuumaddii UDUB Siciid Sulub oo shalay ka hadlay Shirweyne Xisbiga ucid uga furmay Magaalada Hargeysa ayaa tilmaamay in dalka Somaliland isugu soo Uruuray Gobolada dhexe oo kaliya, isla markaana deegaamada Darafyada ku yaala ay ka socdaan ficilo lagu dumanayo Somaliland Siciid Sulub oo ugu horayn arintaasi ka hadlayna ayaa yidhi “dalkii wuu soo uruuray Taleex shirbaa ka socda waxaana laga taagay calankii buluuga ahaa dawladuna way daaawanaysaa ilaa markii la soo qaban qaabinayay . Awdal-na xiisadbaa ka taagan oo waatii laga hadlayay , inaguna waxaynu ku mashquulsanahay arimo dhexdeena ah oo ururo yar yar oo la furtay iyo Kursi shan sandood iyo wakhti ka badani inaga xigo, markaa waxa loo baahanyahay in talo qaran laga yeesho Xaalada uu maanta dalku marayo oo aynu isweydiinaa yeelan oo aynbu isweydiino labaatan sanadood ka dib halkeebaynu maraynaa hadii kale 20 sanadood ka dib halkeebaynu maraynaa”. Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka dayriyay Xaalada Nololeed iyo ta amni ee Somaliland ka jirta wakhtigan, loona baahanyahay in talo qaran laga yeesho Shirka ka socda Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo uu ku tilmaamay mid Somaliland lagu doortay “Barmaamujka Xisbiga ucid waxaanu samaynay labaatan sanadood ka hor, waxaanay nagu qaadatay inaanu qorno sida ay Somaliland u eekaanayso, laakiin 20 sanadood ka dib waxa ayaan daro ah in wixii taagnaa iyo meeshii aynu maraynay maanta dalka ka jiraan, waad ogtihiin Maanta dhibaatada lagu jiro nolosheenu siday tahay, waad ogtihiin in dalku Bur-bur ku dhaw yahay oo Taleex shir maamul goboleed lagaga dhawaaqaya ka socdo oo la doonayo in somali weyn laynagu daro, dhexdeediina maamul goboleed laga sameeyey, waad ogtihiin maalintii Siyaad bare aynu la dagaalamaynay inay noloshu sidan ka fiicnayd, maantana waalaahi inaanaynu SSC iska celin Karin” ayuu yidhi waxaanu intaasi ku daray “markaa waxaan leeyahay dalku talo qaran ayuu u baahanyahay hadii kale waynu burburaynaa, waayo waadigaa arkaya ee dhexdeenii maamul goboleedyada laga abaabulayo”. Sidoo kale Faysal Cali Waraabe waxa uu madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay “Madaxweyne Siilaanyo waxaan leeyahay wakhtigii Rayaale waadigii marka wax dhacaan odhan jiray Dalku talo qaranbuu u baahanyahaye maanta Somaliland way qaawantahay, waxaanay u baahantahay Talo Qaran oo lagu badbaadinayo”ayuu yidhi isagoo intaasi raaciyay.”Kalshaale dhacdadii ka dhacday wuu isugu kaaya yeedhay, iminkana maalintii madaxweyne tegay Ceerigaabo ku maqnaana ayuu madaxweyne ku xigeenku isugu yeddhay asxaabta oo dhan oo arrintan taleex wax naga waydiiyay talaanan ka bixinay, ka dibna madaxweynaha ayaa markii uu soo noqday yidhi Gogol nabadeed-baan fidiyay, markaa waxaan leeyahay madaxweynaha inta loo tago halugu yidhaahdo waar shir qaran qabo oo waxan dhacaya lagaga tashado hadii kale isagaa ka masuul ah wxii dalka ka dhaca anagaana kala Xisaabtamayna”ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe. Dhawaaqan ka soo baxay Xisbiyada Siyaasada Somaliland ee Mucaarid ah ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ay ku cadeeyaan mawqifkooda ku aadan Xiisadaha ka oogan Deegaanka Seemaal iyo Shir beeledka ka socda Degmada Taleex oo ujeedadiisu wali laf dhuun geli wayday ku tahay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Bulshada Reer Somaliland oo dhan.
  21. Faisal Waraabe "Maantana Waalaahi inaanaynu SSC iska Celin Karin, Ee Maanta Somaliland Way Qaawantahay " Halkan Ka Dhageyso http://sunatimes.com/playaudio.php?id=509 Siyaasiga ka soo Jeeda Gobaladda Somaliland ee Faysal Cali Waraabe ayaa ku Tilmaamay Maamulka Somaliland inuu yahay mid Bur-Bur qarka u saaran kadib Markii ku yimaaden Fashilo Baddan oo dhanka Siyaasadda Iyo Khilaafaad ah, Faysal Cali waraabe oo sharaxaya Xaalka Maamulka Somaliland uu maraya ayaa Yiri " Itoobiya iskadaayee Xataa SSC iskama celin Karno. Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo uu u soo dhamaaday Shirka Xisbigaas ayaa Haddaladiisa laga dareemayay kuwa Liita. Faysal Waraabe " Waad Ogtihiin Maanta dhibaatada lagu jiro nolosheenu siday tahay, waad ogtihiin in Dalku Bur-bur ku dhaw yahay oo Taleex Shir Maamul-Goboleed Lagaga Dhawaaqaya ka socdo oo la Doonayo in SomaliWeyn Laynagu Daro, Dhexdeediina Maamul-Goboleed Laga Sameeyey, waad ogtihiin Maalintii Siyaad Bare aynu la dagaalamaynay inay noloshu sidan ka fiicnayd, maantana Waalaahi inaanaynu SSC iska Celin Karin” Saciid Sulub (Udub), ugu horayn arintaasi ka hadlayna ayaa yidhi “Dalkii wuu soo uruuray Taleex shirbaa ka socda waxaana laga taagay calankii buluuga ahaa dawladuna way daaawanaysaa ilaa markii la soo qaban qaabinayay"
  22. Faisal Waraabe " Maantana Waalaahi Inaanaynu SSC Iska Celin Karin" , Halkan Ka Dhageyso http://sunatimes.com/playaudio.php?id=509 Faisal Waraabe "Maantana Waalaahi inaanaynu SSC iska Celin Karin, Ee Maanta Somaliland Way Qaawantahay " Halkan Ka Dhageyso http://sunatimes.com/playaudio.php?id=509 Siyaasiga ka soo Jeeda Gobaladda Somaliland ee Faysal Cali Waraabe ayaa ku Tilmaamay Maamulka Somaliland inuu yahay mid Bur-Bur qarka u saaran kadib Markii ku yimaaden Fashilo Baddan oo dhanka Siyaasadda Iyo Khilaafaad ah, Faysal Cali waraabe oo sharaxaya Xaalka Maamulka Somaliland uu maraya ayaa Yiri " Itoobiya iskadaayee Xataa SSC iskama celin Karno. Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo uu u soo dhamaaday Shirka Xisbigaas ayaa Haddaladiisa laga dareemayay kuwa Liita. Faysal Waraabe " Waad Ogtihiin Maanta dhibaatada lagu jiro nolosheenu siday tahay, waad ogtihiin in Dalku Bur-bur ku dhaw yahay oo Taleex Shir Maamul-Goboleed Lagaga Dhawaaqaya ka socdo oo la Doonayo in SomaliWeyn Laynagu Daro, Dhexdeediina Maamul-Goboleed Laga Sameeyey, waad ogtihiin Maalintii Siyaad Bare aynu la dagaalamaynay inay noloshu sidan ka fiicnayd, maantana Waalaahi inaanaynu SSC iska Celin Karin” Saciid Sulub (Udub), ugu horayn arintaasi ka hadlayna ayaa yidhi “Dalkii wuu soo uruuray Taleex shirbaa ka socda waxaana laga taagay calankii buluuga ahaa dawladuna way daaawanaysaa ilaa markii la soo qaban qaabinayay"
  23. On behalf of Ceegaag Community, Caaqil C/Jaamac Gaydh apologized to all SSC People, regarding Issim Abdulaahi's Infamous speech. The Caaqil said "I am sorry for Issim Abdulaahi's misconduct" Caaqil C/Jaamac Gaydh oo Tacsi iyo Raali Galin ka Bixiyay Hadalkii Boqor C/laahi Dabagooye(Dhagayso) Caaqil Cabdi Jaamac Gaydh oo ka mid ah ergooyinka Beesha Hayaag ee Sideeda Xubnood ahna Madaxa ugu sareeya ee ergooyinka Shirka uga qayb galaya Beesha Hayaag ayaa waxaa uu raali galin kabixiyay Hadalkii shalay uu isinka beesha hayaag ee boqor c/laahi uu hoolka shirka. ka yidhi hadalkaas oo ay aad uga cadhooden dhamaan xubnihii shirka fadhiyay oo ahaa “inta aynu gaatama gaadhayno waxaynu daba saaraynaa puntland kamana maarano). Halkan Dhageyso http://boocameonline.com/wp-content/uploads//2012/01/caaqil-cabdi-jaamac-gaydh-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadalkii-shalay-uu-boqor-cabdi-laahi-dabagooye-ka-yidhi-hoolka-shirka-2.mp3
  24. Qandalawi;772278 wrote: Wait and see libaanyarow, SSC is Putland and will be part of the regional autonomous Putland state of Somalia. Qandalaawi yarow, As for the shir it is good and progress, the unity of SSC is paramount and strengtherns Puntland. Stop dreaming, wake and smell the coffee, SSC is NOT part of so-called Puntland, and SSC will never ever be part of Puntland Period. As for the SSC Khaatumo Conference, it is great and huge success already, the unity of SSC People is very important and strengthens SSC Autonomous Regional State of Somalia.
  25. Qandalawi;772270 wrote: ^Lol, then Faroole is the President so be patien, he will leave soon, very soon. Faroole is your Warlord, I have my own President, and my Regional State, I don't care the opinion of Warlord Faroole supporter. Qandalawi;772270 wrote: Xaglatoosiye is but one among many that are meeting in Taleex. Xaglatoosiye is the current leader of SSC, and Xaglatoosiye is meeting with SSC Supporters in the SSC Khaatumo Conference. Warlord Faroole and his supporters are unwelcom, they are Persona Non Grata in Taleex, Las Anod and all SSC. Qandalawi;772270 wrote: Also SSC is part and parcel of Puntland and will remain to be so as the outcome of this Shir will clarify. SSC Region are part of SSC Regional State, and SSC Region is NOT part of Puntland, and it will never ever be part of Puntland Period.