Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Taleex oo La ciir Ciiraysa Shacab aad u Faro badan oo Daafaha Caalamka Iskaga Yimi+SAWIRO Magaalada Taleex ayaa Haatan la Ciir Ciiraysa dadwayne aad u faro badan kuwaasi oo iskaga Kala Yimi Daafaha Caalamka iyo Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.waxaa haatan Degmada taariikhiga ah ee Taleex ku sugan Dadwayne aad u kala Gedisan kuwaasi oo intooda badan Taleex u yimi inay ka qayb qaataan Damaashaadka Shirka Khaatumo 2 iyo Aragtida Goobaha Taariikhiga ah ee ay u horeeyaan Xaruumihii Daraawiishta, Inta badan Dadka ku sugan taleex ayaa ah Shacabka Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn kuwaasi oo intooda badan ay u yimaadeen in ay la socdaan Xaalka shirka ayaa hadana waxaa jira In Marka aad Maraysa Gudaha Magaalada Taleex ay indhahaagu qabanayaan dadkii abid ugu tiradda badnaa ee Taleex Yimaada iyadooHal ( 1)-Qarni ka hor ay taleex sidan oo kale u camireen Ciidamadii Daraawiishta ee Gumaysi ka cararka ahaa,waxaa Haatan Taleex ku sugan Shacabkii Reer SSC oo Iyaguna Danahooda kaga Arinsanaya Halkii ay Qarni ka hor Ku sugnaayeen Awoowayaashoodii u Jihaaday Xoraynta Diinta iyo Dalka. Maalinba maalinka ka danbaysa waxaa soo badanaya Dadka soo gaadhaya Taleex kuwaasi oo ka imaanaya magaalooyinka laascaanood,Xudun,Yagoori,Buuhoodle iyo Tuulooyinka Hoostada Sool,Sanaag iyo Cayn waxaa sidoo kale iyana aan meesha ka maqnayn Qurba joogta Deeganadda SSC oo iyana kusoo Qulqulaya Taleex. Warbaahinta Caalamiga ah ee Realtaleex ayaa u Kuur gashay Dadka Haatan Taleex ku sugan iyo Meelaha ay ka kala yimaaden inta badan waxaa ay indhahagu qabanayaan Qurba Joog Maqsuud ku ah inay Si nabad ah ku Yimaadaan Xaruunta Taariikhda Dheer ee taleex isla markaana ay kaga qayb galaan Shirka Wada Tashiga beelaha SSC ee haatan ka soconaya Taleex Sida aad Sawirkan Hoose ku aragtaan Waa Qaar kamid ah Haweenka u Dhashay Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn oo markaasi baabuurta Raaxada Wata oo ku Sugan taleex isla markaana ku qanacsan Heerka ay taleex taagantahay Xiligan oo ay ku suganyihiin Inta badan Shacabka Gobolada Sool sanaag iyo Cayn. Hadaba Akhristow tan iyo wixii ka danbeeyey markii Gogosha Wada Tashiga SSC la dhigay Taleex waxaa si xawli ah u soconayey Dhismayaasha iyo Kor u soo qaadida Bilicda Degmada Taleex waxaa haatan aad aragtay Muuqaalka Dhisme Guri Cusub oo haatan Soconaya waxa uuna Aqalkani kamid yahay Guryaha Haatan La hana qaaday Shirka Khaatumo 2,waxa uuna kamid yahay Guryo badan oo dhismahooda Farta laga jaray kuwaasi oo qayb ka ah Guryaha Bilicsan ee Taleex Hada Laga Yagleelay. Dhinaca Kale waxaa Magaalada Soo Buux dhaafiyey Gaadiidka Xaragada kuwaasi oo ay wataan Ergooyinka Shirka Khaatumo 2, mararka qaar marka aad marayso Suuqyada Taleex waxaa isu kaa sawiraya Muuqal kale oo ka gedisan Taleex oo aad mararka qaar is dhahayso Halkan aad Joogta ma aha Taleex ee Waa Magaalo Kale Qiyaastiina waxaa Taleex 24 Saac Soo gala gaadiid kor u dhaafay 10,kuwaasi oo kasoo ka kala imaanaya Goboladda SSC qaybeheeda kala duwan,
  2. BooramaOnline.com Daawo Muuqaalada Qurxoon Shirwaynaha Khaatumo Two Ee Beelaha SSC Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Degaanka Taleex Taleex-(BNO) Waxaa maalintii shalay ahayd galay wajigii Sadexaad Shirkii Wada Tashiga Beelaha SSC ee Khaatumo 2 waxaana Shirweynihan Khaatumo 2 ka soo qayb galay dad aad u tiro badan oo isugu jiray Ergooyinka Shirka, Isimadda Deeganadda Sool, Sanaag iyo Cayn, & Kooxda G6 & Qurba Joogta deegaanada SSC. Ugu horeyn shirkan ayaa waxaa lagu furay Aayadaha Quraanka Kariinka iyo Axaadiis, intaas kadib waxaa halkaas ka hadlay Isimada Deegaanada SSC oo kamid ahaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Garaad Saleebaan Buraale iyo Garaad Abshir Saalax waxa ayna dhamaantood ka hadleen ah’miyada shirka Khaatumo 2 u leeyahay Shacabka Deeganadda SSC waxa ayna ku dheeraadeen in hada la gaadhay xiligii ay midoobi lahaayeen aqoonyahanadda, madax dhaqameedyada iyo Siyaasiyiinta Goboladda Sool Sanaag iyo Cayn, dhamaantood ayaa waxa ay Shirkan ka Rajaynayaan mid midho dhal iyo guul. Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Dowlada Somalia Mr.C/kariin Xasan Jaamac oo kamid ahaa ergada ka qeyb galaysay shirka Khaatumo 2 ayaa ku eedeeyey Punntland iyo Somaliland ay lunsadeen deeqihii ay beesha caalamka ugu talagashay deegaanada SSC waxaana uu ku booriyey ergada in hada wixii ka danbeeya loo baahan yahay Midnimada SSC iyo wax la qeybsida bulshada Soomaaliyeed. Waxaana Madashan Soo afmeeray Eng:Maxamed Buraale oo kamid ah Kooxda G6, isla markaana ka warbixiyey in Shirkani uu yahay mid Wada Tashi isla markaana waxa uu sheegay in Loo baahanyahay Isu samir iyo Tanaasul dheeraad ah, shirkana waxa uu kusoo dhamaaday Jawi Wanaagsan oo farxadi ku dheehantahay. BOORAME ONLINE
  3. Abdul;771507 wrote: Thanks khadar for the latest news.We will stay positive and let the cowards keep crying. Thank You Brother Khadar, for keeping us updated, excellent job Insha Allah, Guul iyo Gobanimo ayaan u rajeenayaa Shacabka SSC, iyo Maamul Goboleedka SSC.
  4. Thank you our brothers & sisters from Maakhir State, SSC People appreciate your support for SSC State and Movement. VIVA Maakhir STATE, and VIVA SSC STATE
  5. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Xukuumadda-Somaliland-Oo-Ka-Digtay-Cawaaqib-Xumo-Ka-Dhalan-Karta-Shirka-Khaatumo-2-Ee-Beelaha-***********-Uga-Furmay-Degmadda-Taleex-Ee-Gobolka-Sool.html Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay Cawaaqib Xumo Ka Dhalan Karta Shirka Khaatumo 2 Ee Beelaha *********** Uga Furmay Degmadda Taleex Ee Gobolka Sool. Hargeysa (Ramaas) Jan 1,2011 – Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa ka hadlay shirka beelaha *********** uga furmay degmadda Taleex ee gobolka Sool. Wasiirka oo goor dhawayd shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa ayaa ka digay Cawaaqib xumo ka dhalata natiijada shirkaasi ka soo baxda oo laga cabsi qabbo in dad dano siyaasadeed leh ay ka curiyaan maamul goboleed maalmahanba la hadal hayey in halkaasi laga wado, kaas oo magaciisa lagu sheegay (Darwiish State). Wasiirka arimaha guduhu waxa uu u digay siyaasiyiin reer Somaliland ah oo shirkaasi ku sii qulqulaya, isaga oo tilmaamay in talaabo laga qaadi doono raggaasi. Warkan oo dhamaystiran isla-markaana faahfaahsan wakhti dhow ka dib kala soco shabakada wararka ee Ramaasnews.com.
  6. Carafaat;770888 wrote: Inshallah, if Siilanyo and Ali Khaliif Galeyr succees in their objective this Conference and its follow up will benefit the unity of Somali's. But I dont think it will look like you imagine it to be. Wax aanu fahmino maahino. Siyasadan waa mid adi iyo aniga naga weyn. poor secessionist, I think you will be disappointed, the purpose of Khaatumo is to unite SSC people and liberate SSC region from snm clan secessionists. Cali Khaliif hates Warlord Siilaanyo and his snm faction. Cali Kaliif once described siilaanyo as radical clan extremist.
  7. SNM/Somalidiid-land Media attack Khaatumo Conference http://somalilandfuture.com/shirqoolka-khaatumo-xumo/ SHIRQOOLKA KHAATUMO-XUMO January 4, 2012 - Written by editor Waxa tuulada yar ee Taleex laga abaabulayaa dagaal qaawan oo ay qaar ka mid ah beesha Dhul-Mahante ugu talo galeen in ay wax ku yeelleeyaan qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo la soo noqoshadii dawladdii ay sida fudud u lumiyeen sannadkii 1960gii. Waa wax aan hore uga dhicin dunida aynnu ku noolnahay in nin warankiisii oo uu soo afaystay kugula soo ordaya oo ku talo galay in uu dhuunta kugu dhufto oo aad si toos ah u arkayso in aad iska daawato oo aad sugto inta uu ku dilaayo. Waxa taa ka dhigan shir-qoolka Khaatumo-xumo ee maanta ka socda tuulada taleex, ee uu hormoodka ka yahay tuuggii caanka ahaa (Cali Khaliif Gallaydh) oo markuu arkay una adkaysan waayey horumarka xooggan ee ay ku tallaabsatay Jamhuuriyadda Somaliand, ictiraafkiina albaabka soo garaacayo isku deyayaa bal in uu si uun uga hor tago una wiiqo qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland. Haddaba waxa maanta xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ee uu hoggamiyo Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la gudboon in aanay sii eegan shir-qoolkaa laga wado tuulada taleex, waa in ay tallaabo culus oo deg-deg ah ka qaaddo sidii ay shirqoolkaa uga hor tegi lahayd, waa in ay xaabadaa meesha isugu soo ururtay kala didisaa, teendhooyinka ay meesha ka taageenna dab qabadsiisaa, gacantana ku soo dhigtaa tuugga weyn ee Cali Khaliif Gallaydh iyo inta hawsha la waddaba. Waayo ma habboona in la sii eegto iyadoo ay sida dharaarta u caddahay waxa ay maaganyihiin, waana doqonniimo weyn in la sugo inta ay gantaalka innagu soo ridayaan ee ay ku dhawaaqayaan Daraawiish-land. Mudane madaxweyne ciidanka oodda ka rog oo xakamaha u sii daa cadawga ha innaga qabteen oo hawshoodii loo igmaday si wanaagsan oo geessinnimo leh ha u guteene, wax la dhawrtaa ma jirto e sidaa dagaalka la innogula badheedhay adiguna ciidanka qaranka amarka ku taageer, illeyn innagu maynnu bilaabin dagaalka e waa la innagu khasbaye, guushana Idamka Eebbe innagaa leh waayo waa la inna soo gar-darraystey in aynnu is difaacnana diinteenna Islaamku way innoo bannaysay.
  8. Carafaat;770864 wrote: The Ministry of Interior Duur interview saying that goverment will not accept any outcomes against the interest of Somaliland, had 2 objectives. 1.) Raise concerns about outside interverence(Puntland ) on Conference. 2.) Warn other clans (like my clan) not to follow example and oranize political clan meetings. On numerous occasions since september 2011 Somaliland Ministers supported Khaatumo Conference and even met G15 and G6. There have many articles about it and I even made multiple threads about it. Siilaanyo even met the G15 in Las Anod months ago. But somehow you like to see enemies, where there are non. Waa iska caadi, its all part of the game. It is you, hermen, XX and your clan minister who see enemies where there is non, your clan Minister attacked Khaatumo Conference, and he clearly said he is against the Conference, if SSC People don't choose Somaliland Clan session project, he said Somaliland/snm militia will wage war against SSC people and Khaatumo Conference. Nothing new as usual empty threats from somalidiid faction. All SSC People support United Somalia, so Somaliland Clan secession project is NOT an option for the unionist SSC people. Ali Khaliif said today in his speech during the opening ceremony of Khaatumo " Khaatumo Conference is Somaliweyn Conference, all people of Somalia will benefit from Khaatumo. all somalis know the fact that all SSC People support United Somalia, and Unity of Somalia is absolutely nonnegotiable" Cali Khaliif ’’ Umadda Soomaaliyeed waxay ogtahay in beelaha Deegaanada SSC ay ka midaysan yihiin midnimada Soomaaliya” iyo umadda Soomaaliyeed midnimadeedu marnaba ayna gor gortan galayn’’ Pro Galaydh wuxuu hoosta ka xariiqay in shirkani uu yahay mid Soomaali weyn oo dhan dan u leh, wuxuuna ku nuux nuuxsaday in talada Soomaliyeed aysan dadka SSC aysan cidna marti uga ahayn. http://boocameonline.com/?p=23216
  9. Hermet & co (Carafaat, XX, JB) have ZERO respect for SSC People, they believe SSC people should be part of their Somalidiid Clan-State by force. Impossible.
  10. Carafaat;770852 wrote: Abtigiis, most SSC politicians and leaders have for decades supported and acted as foot soliers for failed politics and policies of tolka in Muqdisho, Kismayo and Garowe. Because of tolnimo and solidarity with Beesha guud. rather then the direct interest of their folks and land. Now they have seen the light and found out that they have been following all this time, dont serve their interest and they came back to their land and people, to work on their own interest, serve their people and formulate their own politics rathern then following failed leaders who and led them to the doomed politics of Somalia(Kismayo, Muqdisho and Garowe). I am sure they have learned a great deal and wont be easly led again or tempted to follow those failed policies that dont serve their interest. On many occasions SSC leaders said, taladeena cidna uma daba fadhiisanino. Indicating a clear break from the past,that they will follow their own interest and will not just follow anymore. In the past majority of SSC politicians followed their fellow cousins or tol rather the interest of their people and their land. Somaliland is not build on the idea of anyone exclusivly leading, ruling or following but is build on the idea of a shared interest, shared identity and shared land. Most SSC polticians(like Ali Khaliif and AuN Garaad Abdiqani) were part of its foundation and many are still part of its institutions. And whatever the outcome of the Khaatsumo Conference is, I am sure that SSC leadership and Somaliland Goverment will come to an understanding and compromise for the common interest of our people. For that is the Somaliland way of doing things. Maybe you call compromise, c ooperation and peace, loosing. I would call it, a way forward for Somaliland. Somaliland leaders did it back in 1991( Burco) and in 1994 (Borama) after a decade of civil war. I am sure they can do it in 2012(taleex) and Somaliland and therefor all Somali's would still win whatever the outcome is, because it's a step forward. Khaatuma Guul! Marka hore isku dirka jooji, anu mar horaa kuu sheegay anagu shugulka habraha shaqo kuma darsano, markaa afaaraha reeraha kale haa soo dhe galin Khaatumo is Anti-Somaliland, so stop entertaining yourself, all Somalidiid politicians and Somalidiid media already started their Anti-Khaatumo Campaign. Somalidiid are more worried about Khaatumo Conference then Puntland for a good reason. Days are numbered for Somalidiid militia in SSC Region.
  11. Dr_Osman;770824 wrote: if they choose to be a regional administration then I will also welcome Dr. Osman well said Most likely, SSC People will declare a new SSC Autonomous Regional State of Somalia in Taleex, I hope Puntlandeders will welcome the NEW SSC State.
  12. Baashi;770658 wrote: And that's fine. Do you differentiate between the recovery zone of PL and folks who lead them? Yes, I respect my neighbors - people of Puntland/Reer Bari, I only have problem with Faroole Faction. Baashi;770658 wrote: Can you be against the admin but the support the enterprise? I believe Puntland and SSC STATE of Somalia can coexist peacefully, our 2 states can be good neighbors.
  13. Abtigiis;770661 wrote: Unlike the delusional SNM who actually believe their Clan State has an international boundary, Puntland (I hope) realizes that the self-declared autonomous States in Somalia are transitory administrative constructs, whose boundaries are not cast on stones. Of course, Putntland today is led by an equally delusional, narcissist old man, but one only hopes the general populace will stop him from stifling the SSC dream. Puntland can live with an autonomous SSC, after all, they all are part of a bigger and nobler entity called Somalia. The big losers at Taleex are the SNM zealots who tried all tricks in every book to hoodwink the international community into believing that a fetid clan agenda deserves recognition and respect. No secessionist is today wearing a dry pant. All have wet themselves out of fear and trepidation. Well said Abtigiis, I agree 100 % Puntland can live with an autonomous SSC STATE, after all, they all are part of a bigger and nobler entity called Somalia.
  14. Baashi;770640 wrote: Remember Dervishes found themselves divided into three factions. In fact what prompted this gathering is the desire to unite all these factions. We all know that Maakhiries have also displayed a divided loyalties! I know you are just like me -- a Qurbo Joog -- and do not have control over the goings of the clan affairs. However it helps if you call ace an ace. I understand why Faroole talks about division with SSC/Maakhir, because he believes that SSC/Maakhir people are "terrorists" . But I don't understand why Baashe always talk about unfounded division within SSC and Maakhir people. Now SSC people are meeting in Taleex, and they are United more ever before. Both Warlord Siilaanyo Faction and Warlord Faroole Faction are NOT welcome in Taleex.
  15. Baashi;770640 wrote: I understand Som@li is against the admin. Fair enough. What’s not clear to me is whether he opposes it because the clan construct Maakhiries helped found is grossly mismanaged or because the leadership belong to sub clan other than his. What are we to make of the fact that folks in Mudug and Qardho who populate in the opposition column? NOT only Mr. Som@li, but the majority of SSC, Maakhir and Goldogob people are against Warlord Faroole and his Faction.
  16. Som@li;770540 wrote: Masakiin, I say, Maakhir and SSC have moved on, Get that! Well said Som@li, Maakhir State & SSC State have moved on, we already know Warlord Siilaanyo and Warlord Faroole will NOT welcome the new states, but really who cares. Faroole already said many times he will work with Somaliland to defeat SSC People. Faroole called SSC People and SSC Movement "terrorists", those offensive words only back fired. Today, the leaders of SSC Movement were welcomed in Taleex like SSC Heroes, and Warlord Faroole is Unwelcome Person (Persona non grata ) in Taleex , Buhoodle, Las Anod, and all SSC.