Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Dabaal Deg ka Dhacay Magaalada Balicad Laguna Taageeray Khaatumo State of Somalia
  2. http://youtu.be/QPCcjCTFmVY" frameborder="0" allowfullscreen> Hees Cusub Khaatumo State of Somalia
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo Dhacay Magaalada Taleex (Daawo) Taleex(Allssc): Mudaharaad baladhan oo loogasoo horjeedo Joogida Maleeshaiyada SNM ee Deegaanka SSC iyo Xasuuqii shalay ee Maleeshiyada SNM u gaysteen Dibad baxayaashii Magaalada Laascaanood ayaa si weyn u ruxan magaaladan Taleex. Mudaharaadayaashan oo socod ku maray wadooyinka magaalada Taleex ayaa Shucuurtooda ku muujiyay sida aysan marnaba raali uga noqonayn Joogitaanka Jabhada SNM iyo Ficilada qalafsan ee ay dadkood akula kacayaan. Shacabka isugu soo baxay Mudaharaadka ayaa Maamulka Khaatumo State Of Somalia ka dalbaday in dag dag ay jawaab cad uga bixiso Xasuuqii Shalay ee magaalada Laascaanood iyo Duulaankii qaawanaa ee Maleeshaiyada SNM ku qaaday magaalada Buuhoodle.
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> Demo Support for Khaatumo State of Somalia - Magaalada Xudun - Video Isu Soo Baxyo lagu Taageerayo Hogaanka Khaatumo State oo ka socda Deegaanka SSC Gaar ahaa Xudun Magaalada Xudun ayaa waxaa ka socda Isu soo baxayo Laxaadleh oo lagu Taagerayo Madaxwaynaha Khaatumo State iyagoo dadku ay ku Dhawaaqayaan Khaatumo ha noolaato Guusha Khaatumo ayay Agtaalaa Ciyaaro Gabayo Buraanburo Wacyigelinj iyo Dabaal Deg Xoogle ayaa si Toos ah uga socda Deg mada Xudun ee wadan Somalia Sidoo kale dabaaldegyo waa weyn ayaa ka soconaya Magaalooyinka maamulka Khaatumo State, kuwaasoo ay ka mid yihiin Laascaanood, Buuhoodle, Widhwidh iyo Boocame. Dabaaldegyadan ayaa waxaa lagu soo dhaweynayaa Madaxda cusub ee lagu dhaariyey magaalada Taleex ee taariikhiga ah. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa xabado ku faray Maleeshiyaadka SNM ee magaalada joogaa, waxaana maanta soo gaadhay Habro fara badan oo ah kuwa la qidhaabta SNM oo cagaha ku jiitaan. Buuhoodle waxaa isugu soo baxay boqolaal qof oo taageraya maamulka cusub, kuwaasoo hadalo soo dhaweyn ah ku qaylinaya. Magaalada Widhwidhna shacabka halkaas ku dhaqan ayaa aad u soo dhaweynaya madaxda cusub.
  5. http://youtu.be/fq55q6dzXuM" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Magaalada Buuhoodle, Banaanbaxyo Waaweyn oo Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State of Somalia, iyo Ciidamada Mujaahidiinta SSC/Khaatumo Banaan Baxyo Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State Ayaa Ka Kala Dhacay Deegaano Hoosyimaada Magalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn [Mon 30 Jan 2012 4:04:21] Deegaano badan oo ka tirsan gobolka Cayn ee ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo maamul goboleedka cusub ee dhawaan looga dhawaaqay Magalada Taleex ee gobolka sool. Boqolaal ka mid ah dadwayaha ku dhaqan deegaanada Xamar-lagu xidh iyo Bali-cad oo hoosyimaada gobolka Cayn ayaa iskugu soo baxay dibadbaxyo balaadhan oo ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan mamaulkooda Khaatumo State Of Soomaaliya. Dadkan aya si wayn oo farxad leh u cabiray dareenkoda iyagoo si isku mid ah u taageeray go,aanadii shirkii khaatumo ee ka dhacay degmada Taleex waxayna sheegeen inay maamulka goboleedkooda cusub ku caawin doonaan wax walba oo uu uga soo baahdo waxayna hambalyo iyo bogaadin balaadhan u diray aqoonyahanadii soo qaban qaabiyey islamarkaana dhaliyey firikii keenay maamulka Khaatumo. Banaan baxayasha ayaa waxay ku lebisnaayeen astaanka calanka Jamhuuriyada Somaliya iyagoo muujinayey sida ay uga soo horjeedaan in la kala gooyo Somaliya.
  6. Xafladii Magaalada Laas Caanood, Khaatumo State of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaadkii Weynaa ee Magaalada Laascaanood
  7. Banaan Bax Lagu Taageerayo Shirka Maamulka Khaatumo oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Banaanbax lagu taageerayo Qodobadii kasoo baxay shirkii khaatumo2. ayaa maanta ruxay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn. Garoonka kubada cagta ee xabado ayaa maanta waxaa soo buux dhaafiyey boqolaal banaabaxayaal ah oo taageersan Dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan Deegaanada SSC. Geesta kale masuuliyiin xilal ka hayey maamulka Faroole ee puntland ayaa iyaguna goobta banaanbaxa kaga dhawaaqay in ay iska casileen xilkii ay ka hayeen maamulka Puntland. Maxamuud Shiikh Cumar xasan oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Gobolka cayn ee maamulkii la odhan jiray ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay maamulka puntland.
  8. Dabaaldagyo Waawaayn Oo Loogu Dabaal dagayo Maamulka Cusub Ee Khaatumo Iyo Madaxda Shalay La Dhaariyay (Daawo Sawiro ) Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ka socda dabaal dagyo waawyn oo loogu dabaal dagayo maamulka cusub iyo manta oo lagu dhawaaqay madaxdii xilka loo igmaday in ay ka taliyaan masiirka umada deegaanadda SSC. Halkaas oo ay iskugu soo baxeen boqolal dadweynaha soomaaliyeed ah iyo kuwa SSC iyagoona soo bandhigay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed. Xafladan ayaa waxaa ay ka dhacday xaafad 7ka iyo sidoo kale laa mushkil xaafadahan oo ah kuwa si wayn ay u daganyihiin dadka ku abtirsada deegaanada SSC ayaa caawa waxaa ay ku jiraan dabaal dag wayan.
  9. Xaaji Xunjuf;782495 wrote: Liibaan where does the Somalia border ends according to you that's a question i want to ask you second Yes there are individuals who worked for the former Somali government but what is the point the government is no longer there. What do you want me to say they should be killed or something come on son. The TFG officials cannot visit their homeland they have allied them selves with the other group and they left Somaliland for good. Again i don't see you're point, My point is you try to portray the Somaliland army as a one clan army at the same time 100s of you're clan daily defect according to you're websites how is that possible if it is a one clan army? Your snm/Somaliland clan faction cannot claim all the territories of Former British Somali Colony, SNM clan-secessionists want their own clan-state, while at the same time they want to claim, invade and attack other Somali regions/clans. Impossible
  10. Xaaji Xunjuf;782435 wrote: Liibaan call it 100 times clan won't change the fact that there 1000s of you're clan in the Somaliland national army , yesterday you were proudly claiming 200 of the sl soldiers defected to Khaatumo. Now tell me how's you're clan not part of the national army and yet you want to portray it as a clan Militia.You are contradicting your self Mr Liibaan,,Liibaan you're arguments are baseless. Somalia's govt in the 80s and 70s was a harsh dictatorship people were not allowed to criticize the government Muslim clerics were slaughtered.You cannot compare it with today's Somaliland government a government elected by the Majority of the Somalilanders one one vote.Liibaan you are a clan nationalist why are you always talking about clan division when you are in reality suggesting a strategy to divide Somalia its self into weak federal states.Running from a viable effective working government and trying to replace it with a clan state in order to achieve a non existing unity highly delusional i have to say. Xaji X, you are radical clan secessionist, and your snm/Somalidiid-land is clan-Jabhad. thousands of your clan leaders and clan soldiers were working for Government of Somalia and Somali National Army during 1980s, and today there is so many from your clan who work for TFG Government. Most of the current leaders of snm/Somaliland Clan Enclave like warrencade, Gaboose,Riyaale, Cigaal, Cirro, Waraabe (the infamous informer), etc, all of them were working for Somali Government in the period between 1980-1991. Xaji X as clan-secessionist you want to divide your country Somalia along fake clan and colonial lines. you want your own snm/Somalidiid clan-state, your own snm/somalidiid clan flag, your own snm/somalidiid clan militia.
  11. Somalina;782006 wrote: Liibaan su'aal, cutubyadan soo goostey, yaa lacag siinaya iminka? Walaal Somalina, cutubyada soo goostey waxaa lacag siinaya shacabka SSC/Khaatumo, lacag ayaa laga uruurinayaa dadka jooga gudaha Somalia side Laascaanood, iyo Buuhoodle, iyo dadka miyiga jooga ayaa bixinaya xoolahoodii. Shacabka SSC lacagyooda iyo dhigooda ayee ku difaacayaan dhulkooda. Dadka ku nool dabada ama qurbaha ayana lacag fara badan oo millions ah ayee uruurinayaan. Somalina;782006 wrote: haddii ay awalba calooshood u shaqeynaayeen, maxaa loo aaminey iminka? Kolba meesha cagaaran sooma aadi doonaan? sharciga maxaa loo marin waayey oo loo ciqaabi waayey, ileen waa rag dilayey dadkooda? I agree with you, waa runtaa. we will welcome them as low ranking soldiers, there will be no leadership position for a former traitor, we will pay them if they want to kill their former masters. Khaatumo State will lure SL Militia men to defect, it is good military strategy to welcome and offer money and other incentives to the soldiers of the enemy. If we can get more soldiers from the other side , it will help us. Maanta dhibaatu ayaa somalia ka jirta, ciyaalkii ayaa askar laga dhiganayaa, oo lagu oranayaa lacagna lagu dadkiinii soo dila, somaliland iyo shabaab ka waxba kuma kala duwana.
  12. Hon. Ahmed XaglaToosiye, Former President of SSC/Khaatumo State of Somalia
  13. Somalidiid-land clan-secessninists are hypocrites, presently Clan secessionists are calling for the elimination of SSC/Khaatumo people, they blindly support the killing of innocent people in Buuhoodle, and Laascaanood by Warlord Siilaanyo and his snm clan-militia. And they accusing Somali Government of war crimes (1980s), while at the same they support the unwarranted attacks on SSC/Khaatumo people, and the killing in SSC/Khaatumo civilians in Buhoodle and Laascaanood. The hypocrisy, the anger, the bitterness, and the hatred of snm clan secessionists toward Khaatumo/SSC people will not help. Very simple to understand, if snm/Somaliland doesn't want to be part of Somalia, SSC/ Khaatumo People don't want to be part of so-called Somaliland Clan Entity. If Somalia is divisible, likewise the territories of former British Somali colony is divisible as well. No one can force SSC/Khaatumo people, SSC/Khaatumo people will defend themselves and their ancestral land.
  14. Like Communism, the “Idea” of Somaliland Clan-Secession is Dead Aman H. D. Obsiye, Awdal State of Somalia -- Nabad iyo Caano - (Peace and Prosperity) Harowo.com Sunday, 29 January 2012 The winds of unity are blowing in the Northern Somali territories. Since the fall of the Siad Barre’s regime, there have been two fighting ideologies in the territory that was known as British Somaliland. The first ideology was the belief in one unified Somali Republic, led by Northern Unionists. The second ideology was the belief in dividing the Somali Republic on early European imperial boundaries, led by the SNM, also known as the Secessionist. The Secessionist strong holds are Hargeisa, Berbera, and Burco, what can be called the SNM triangle. The western and eastern regions, of what was known as British Somaliland, have decided to join the Somali Republic in the forms of two federal states: The Awdal State and the Khaatumo State. These new federal states, within the Somali Republic, are following international law and policy towards the Somali territories which explicitly dictates that the Somali nation is one and that it must be federated. With the emergence of the Awdal State and the Khaatumo State the idea of two Somali nation-states, the idea of secessionism, is dead. Like Communism, the idea of Somaliland is dead. Today the SNM military apparatus has decided to send hundreds of troops to the western and eastern regions to conduct armed suppression on the innocent Somali populace. There are currently 400 troops on the outskirts of Borama to violently suppress the emergence of the Awdal State. There are currently many hundreds troops on the outskirts of Buhodle to violently suppress the emergence of the Khaatumo State. Currently, the Somaliland Army (the SNM Army) is committing crimes against humanity against the innocent Somali populace in Buhodle. The only crimes these people are committing are to be Unionist. The Awdal State and the Khaatumo State have declared their territories to be unionist territories, within the Somali Republic. Therefore, the international community must recognize the breach of sovereignty the Somaliland Army is committing against the sovereign territory of the Somali Republic. Sovereignty is the main pillar of international law, and de jure sovereignty of the Awdal State and the Khaatumo State are solely with the Somali Republic, and not the illegal secessionist entity known as Somaliland. Like Hungary and Czechoslovakia during the Soviet era, the Somaliland Army is seeking to suppress the will of the people, but like Communism, the idea of Somaliland is dead. With the emergence of the Awdal State and the Khaatumo State, the winds of unity are blowing in the Northern Somali territories. The idea of a federalized central government for the Somali Republic is the widely accepted logical option. The Awdal State, Galmudug State, Khaatumo State, Puntland State, and an executive federal state of Benadir (Mogadishu), will be the foundation for the new Somali Republic. These five states, with the emergence of few more federal states in South-Central Somalia, will collectively provide personnel for the new Somali government that will emerge after August 2012. The post August 2012 Somali legislative and executive branches should be firmly inclusive to insure an organically accepted central government.
  15. Somalia Report Interview with Khatumo President Hon. Ahmed Ali Osman Karaash Sunday, January 29, 2012, 23:55 Exclusive, Khatumo Seeks Peace Somalia Report On January 11th , 2012, the new state of Khatumo was formed by leaders of the SSC clan from Sool, Sanaag and Cayn (SSC) regions, who declared their intention to break away from Somaliland and Puntland, which both claim sovereignty over the disputed territory. Somaliland, also a breakaway state in Somalia, has since rejected the decision and sent troops to attack Khatumo bases on Thursday, which resulted in the deaths of nearly 90 Somaliland soldiers. Puntland, a semi-autonomous region in Somalia, also expressed their disappointment with the new state, but has not responded militarily. In an effort to learn more about Khatumo, Somalia Report interviewed its new president Hon. Ahmed Ali Osman Karaash. Thank you for speaking to Somalia Report. You are welcome. Who created this state? The community of these regions as well as Diaspora and local citizens. You are the new president of Khatumo. How do you see this position? I can’t say that I am happy to be in this position because there is a lot of responsibility, but I’m happy to work with my family and towards peace in these regions. We know that there have been a lot of problems in these region. How do you intend to resolve that? Yes, there are more things that need to be resolved. My plan is to create peace and development and we will work with anyone in Somalia who wants peace. How did the people in the Sool, Sanaag and Cayn react to the news of the new state? Honestly I am sure that everyone in these regions are so happy about this announcement because they want peace and their own regional autonomy. We know there is some areas which Khatumo will not handover to Somaliland. How does your government plan to keep control of those areas? Yes, it is true that we want to tell first Somaliland that we need peace and for these regions to be calm. We will ask them to move out of our regions. You know the Somali state are clans so we do not need one clan to control another clan. Recently heavy fighting broke out between Somaliland and the militia which supports your government in Buhodle district of Togdher region. Who started this fight? Everyone knows that Somaliland forces started the fighting. We ask them to stop. We want peace. If Somaliland does not accept peace, do you plan to fight? As I told you, we need peace but if they ignore peace then, yes, we will fight them to get our land and our people. Does your government have military forces and police to face Somaliland or to ensure the security in these areas? Yes, we have police and security forces and we also registering them right now. Do your forces have the ability to defend these regions? Yes, because we have very experienced officials who worked for the Somalia government before the civil and were trained them. How many military forces do have? I do not want to publish that in the media, but I can tell you that we have enough forces. Where does your government expect to get income ? You know, we are we new state and have not started taxing yet, but we will. The Diaspora supports us now. What are the natural resources in these regions? We aware that there are a lot of resources in these regions including oil and livestock. You were Puntland’s former aviation and ports minister. Why did you resign your position and what was the conflict between you and Puntland government? Yes, it is true that I was a minister in Puntland, but after I saw that our regions had no development or rights, I decided to resign that position and work to my family take part in developing these region. You can tell us about Khatumo’s relationship with Puntland? We are neighbors and we are families so our relations are not that bad. If they will work us, we will work with them too. Does the TFG recognize your government? Yes, TFG officials are aware of our meetings and recognize our state. TFG officials did issue a statement that they welcomed this new born state so how do you know? I just told you that they recognized us and are aware about our meetings, but we are waiting for TFG officials to officially welcome us. Do you have any relations with neighboring countries of Ethiopia, Kenya and Djibouti? Yes, we have reliable relations with all these countries because they know that we respect them and we need them to work us towards peace in the region. What do you expect you can change in Somalia? We are expecting more and we are sure that if the Somali people trust one an other that they can succeed with anything. What is your message to Somali people? My message to Somali people is this: we are brothers and sisters and we also have one religion, one flag, one country. We are one people so we need to work towards peace to ensure the stability of the country. We know that if we trust each other and have patience, we can succeed and everyone can live comfortably. I also want to tell also Somalis to support our country Thanks, Mr. President, for your interview. You are welcome.
  16. Che -Guevara;782282 wrote: ^NGONGE is not against the war, he just wants to win it on his terms while hoping to woo the very people perishing in this war whose aspirations he mocks. It's not Khaatumo project that's the issue. Who knows that might indeed end in failure but what is troubling is NGONGE's belief that one population is somehow more justified and competent in pursuing their cause while the other can be coerced or wooed while bullets are being sprayed at them. well said che, NG & XX believe they can force SSC/Khaatumo people to be part of Somalidiid-land Clan Enclave.
  17. An Ink from Jarar Valley An Ordinary Advice from a Somali Galbeed Social Action Writer to Khatumo State of Somalia Prior to taking a step forward of my justice seeking ink, I must thank the creator of the humanity, the custodian of this cosmos, and the observer of human plight with his harmonic scales in this world and beyond to the next life of course that being Allah(SWT), and his beloved Prophet Muxamad (SCW) who has fulfilled the commandments of Allah. My name is human being who nails reality without a shame and respects the realms of our Rabi (SWT). Yet to be specific, I hail from the land of Soomali Galbeed, Kilil Five, the blood brothers of SSC. Let me put it in this manner: my ink is echoing from West of the newly debuted state of Khaatumo, in other words, the long awaited democratic state and the precursor to Somali unity. In real terms, the remaining treasure of our nationalism. Thank you, Khatumo State. As an optimistic citizen, I am smelling the fresh breeze of statehood waftting from the historic town of Taleex; the birthplace of Somali nationalism and pride: The Khatumo State of Somalia. Your well-conceived notion of Khatumo State has borne a lasting remedy for spectrum Somalis, including me, who is indeed congratulating you from the valley of Jarar, your inseparable brothers. As being a social action writer who is against the shedding of an iota of human blood and proponent of all forms of social justice, I felt the fundamental obligation to express my tears and solidarity spirits with the proud people of Sool, Sanaag, and Cayn, with their democratic aspirations and healthy self-determination for the sole reason of bettering their constituents through transparent conventions with eventual bureaucratic mechanisms that lead them to the path of full ownership of their inherited land from their Allah, remember, not from the unjust British colonial legacy as claimed by the ailing narcissist entity of ***** tribe . I don't have the power, but I wish to attempt to persuade as many souls as possible through my pen in search of a long lasting solution for the plight of SSC people and the capacity building of Khatumo State of Somalia. To begin with, I am sending my profound Condolences and heartily gratitude to the people of Sool and Seemaal. You have been unjustly massacred by the hallucinatory empire of Khad and Khayaali with their short sighted calculations which will lead them into long lasting human and material regrets as they are witnessing in Buuhodle now. The priceless wisdom is that ***** entity and identity is facing the most daunting destruction after almost two decades of creating unhealthy wedges between Somali brothers from south to north. By calling Walowayn behind doors the proud people of Southern Somalia while furthering their evil agenda of engaging the dirty tribalistic tactics. As once my third generation maternal uncle stated to me, “Walowayn waa uun walowayn,” I asked him with sadness but with a humorous fashion, “Abti, Maxaad uga jeedaa walowayn,” He replied without regret , “Waxii dhinacaa uga rogan beledwayne waa adoon oo anagu ismagayno.” Poor uncle, people he disdainfully calls Walowayn have no lesser quality than me or him. The sad news is that the ****** entity is feeling the first salvos of disintegration and lasting woes, all of its own making; their miscalculated political maneuvers, indeed, a suicidal move in this particular stage. A firm believer of karma knows how the mechanisms of karma operate, which means, what goes around comes around. As evidenced recently, the ****** authorities are desperately crying out of repatriating the xabasha people who have destroyed their way of life, infected their daughters with the deadly HIV disease by the name of human calamity, and set a bad future for their children because of Faysal Cali Wahab Waraab’s famous quote over a decade ago, “Wiilka walawayn ee xamar jooga, kan xabashiga ee ardisababa ku dhashay baa naga xiga ******na hadalkeedba daa, gadabuursina waa subhuman.” This is a classic example of self-inflicted wound, a monumental disaster for the broader ***** people, a generational victimization facilitated by the immoral ****** politicians such as, Faysal Wahab Waraabi Waalane. As a result of that, the proud SSC people must recognize that the solution is within their hands with discipline and determinations, with patience and perseverance. Isaaqland entity is on the verge of collapsing. Having said my quite a long prologue, I must now share my subjective worrisome and fair advice to the recently incarnated Khatumo State of Somalia. Remember, unity is the epicenter and essence of all human success .And the solution is virtually within your reach other than ALLAH’S wills and intentions, which of course you can not control. Again, now, since you have set the stage for prosperous state, you must put aside your differences, if any, because you are going through a hard slog to state building. Use your human intelligence, not short minded objectives in times of wars from a weak and determined enemy. So far the few *********** traitors are merely in their coffins. Remember, the majority leads; your voice is an organized power. With this simple equation of unity, you can achieve your set goals with less resource. ******s are taking a pride of using few borrowed old model BM (ballistic missiles) from different countries, but so far, they failed and felt their relative peace of two decades has vanished into thin air. Because of your resolutness, their weapons couldn’t defeat your will and soul. No one can compromise your pride and territorial integrities except you, and as consequence of that, you should stick together by throwing your support behind and giving your blessings to whomever becomes the leader of Khatumo State of Somalia the next crucial eighteen months, God Willing. Let me share with you a true anecdote I had once with an American work colleague of mine in a press factory. While we were on our mandated break, we had a political conversation on former president Bush. The guy was a staunch democrat, a liberal who hated Bush with passion. He told me how much he disliked the president, "but, for the sake of the country and the people, I must love and follow my president because my nation cannot afford an external enemy", he sternly defended. That was a definition of a true patriotism. Truly, he taught me a lesson, and that experience applies to the Khatumo State people; in a peculiar fashion, your broader objectives ought to be your primary priority. Therefore, for the sake of your region and people, follow your leaders regardless of which clan or clans they belong to, as long as they are *********** tribe. As history witnessed, some of you have already compromised your pride and territory for four years to an enemy with a classic connotation of dark vultures and their extended collaborators from the filthy rat Xaabsade to the playboy Xaglatoosiye who has recently failed to crush the determined convictions of SSC people just few hours after they incepted the torch of Khatumo State of Somalia and aided the ****** enemies. Especially, Xaglatoosiye, I am not ***********, however, your shame and short minded notions are baseless and useless, and you are part of the wider organized criminals who hates the existence of Khatumo people. Likewise of ******es. Today, I will be concluding my pen with the importance of unity. God willing, if requested, I will concentrate my next ink on the notion of Khatumo State crafting careful commitments as far as connecting to the all regions of Somalia, their immediate brotherly neighbors, such as, the region of Kilil Five, under the excellent leadership of his excellency president Abdi Mohamud Omer, and the long standing relations with the powerful Awdal State of Somalia. In summary, your victory is within your reach. you are defending your God-given territory, pride, and resources. For the criminal thugs of ****** you are fightng now, the birth of Khatumo State is their death for eternity. For you, it is fighting a just war defending your mothers, sisters, and children.For the ****** marauding bands, this will lead them to a catastrophic generational pain because they are the ones who mislead their people and started this war of aggression. With fewer weapons, you have managed to secure successive victories over the ****** aggressors. And God willing, you will secure all of your God-given territories soon as you are smoothly implementing the state building processes.Follow the thoughtful guidance of your chiefs, president, executive branch, and all necessary players that make possible a government to function successfully. Aaaamiin. My last word: There is a light at the end of the dark tunnel. Don’t abandon this torch of claiming your territory, pride, and existence. May ALLAH MAKE YOUR INTENTIONS TRUE. I hope we are in the same boat and page, if not; I will be a silent creature till the day of reckoning, the Day of Judgment!!! Feel free to share your commitments and comments with me An echo from Jarar Valley Abdirahman.A
  18. January 29, 2012 Madaxda Khaatumo iyo Gudiga Sare ee G9 Khaatumo State oo Jig-jiga Tegay iyo Weji Gabaxa Wasiiradda Somaliland ee Addis Ababa. http://harowo.com Wafdi uu horkacayay Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac oo ay wehliyaan xubnaha G9 ee Khaatuma State of Somalia ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Jigjiga ee Kililka Ismaamulka Somalida Ethiopia. Wafdiga Khaatuma State oo Magaaladda Buhodle ay ka galbiyeen Ciidamadda Liyuu Booliska Kililka 5-aad waxay safar dhinaca lugta ku mareen dhul rafa oo dhan 265 KM ,taas oo ah Masaafadda ay isu jiraan Jig Jiga iyo Buhodle. Wafdiga Khaatuma State of Somalia waxay kulan albaabadda u xiran la leeyihiin Madaxweynaha Kililka 5-aad Mohamud Cumar Ileey sida ay ii xaqiijiyeen ila wareedyo jooga Jiga Jiga. Socdaalka Gudigga G9 iyo Garaadada beesha SSC ayaa ku beegan xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo kan Arrimaha Gudaha ee maamul goboleedka Somaliland weji gabax siyaasadeed kala kulmeen Xukumadda Federalka Ethiopia oo ay uga dacwoodeen Madaxda Maamulka Kililka 5aad ee Ethiopia. Labada Wasiir oo Xukumadda Addis Ababa u gudbiyay in Madaxweynaha Kililka 5-aad oo u dhashay beesha Soomaali Galbeed inuu beesha SSC siinayo hub iyo saanad Melleteri ayaan garaawshiyo ka helin Xukumadda Ethiopia. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Federalka Ethiopia ayaa telefishinka dalkiisa ka sheegay inay wafdiga Somaliland uga cudur daarteen qorshahii safarkooda maadama uu ahaa mid ay haboon tahay inay kala hadlaan Maamulka kililka 5-aad. “Sida uu hore u sheegay Ra’isulwasarre Melles Zenawi wuxuu maamulka kililka 5-aad leeyahay awood madaxbanaan,wixii ku saabsan arrimaha Somalidana isaga ayaa uga masuula Xukumadda Federalka Ethiopia”ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia. Somaliland waxay ka walaacsan tahay in Ethiopia ka dambeyso Maamul goboleedyadda Khaatuma State iyo Awdal State of Somalia. Walaaca Xukumadda Siilaanyo wuxuu cirka iska shareeray markii ay xaqiiqsadeen in Cali Khaliif Galeydh iyo Garaad Jaamac oo wata Baabuur laga leeyahay Buhodle ay ku dhex safreen Ethiopia.
  19. Dr. Cali Khaliif Galaydh, iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo oo Si Heer Qaran ah Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Jigjiga http://danwaanews.com/?p=2684 Wararka naga soo gaadhahaya caasimada Dowalad Deegaanka Soomalida Ethiopia ee Jigjiga ayaa sheegahaya in ay soo gaadheen maglaada jigjiga wafti baladhan oo uu horkacahayo siyaasiga caanka ah ee ALI Khaliiif Galayd kaas oo dhawanaha kusugnaa gobalada ay qalaasuhu katagan yihiin ee sool iyo snaag iyo cayn ee marka magacooda lasoo gaabiyo SSC laydidhaahdo. Waftiga ayaa waxaa soogalbiyay ciidanka Dowlada deeganka soomalida guutada diifaaca xududuudaha ee sida gaarka ah utabaran ee liyu-Police ka ciidanka oo ayaa waftiga kasoo qaaday deegaano kudhow magalada buuhoodle halakaasi oo dhawanadan kadhacahayeen dagaalo faraha looga gubtay kuwaas oo ay soo qadahayeen maleeshiyada SNM ee kucaanbaxaday xasuuqa maatida. Waftigan ayaa si hoor qaran ah loog soo dhaweeyay magalada jigjiga waxaana ladhowrahayaa in ay sii joogi doonaan magaladas in muddaha wali saxafada caalamku kama aysan hadlin marka laga reebo qaarka kamid ah wakaladaha deegaanka oo qoraal gaaban kaqoran socadalkani. tan iyo intii lagu dhawaqay maamul gobaleedka Khaatumo state of soomaalia ayaa waxay iskudayday maamulka ay taarikhdiisu sii dhacayso ee SNM in ay boqno gooyaan maamul gobaleedka khaatumo waxayna kusoo qaadeen weraro qaawaan hasse yeeshe bulshada deegaanka buuhoodle ayaa indha ushiday maleeshiyaadkii kasoo duulay maamulka soomali diidka ah ee SNM. Socdaalkan waftiga khaatumo ay kuyimaadeen caasimada jigjiga ayaa waxay dhabar wareen kunoqotay riyadii wareerka ahayd ee ay kujireen Maamuulka SNM kaas oo ahayd in ay xasuuqaan shacabka reer SSC ay bulshada caalamkuna indhaha kaduubato taas oo aad moodo in ay maanta indhaha SNM ay ku arkaan. Waarar hoose ayaa sheegahaya in ay ciidamada Liyu-police ku Kabarbar dagalameen bulshada deeganka buuhoodle kadib markii ay kadalbadeen in ay kaalmo walaalnimo lasoo gaadhan taas oo dhaxal siisy maleeshiyaadkii SNM in laga dhigo hal dhumay iyo haldhaan raacay. saxafaada ku hadasha afka SNM qaar kamid ah ayaa maalmahan kahadalahay dhabar jabaka kuyimid Maamulka SNM kaas oo kaga yimaaday dhanka dowlada ethopia. waxii war ah ee kasoo kordha kalasoco danwaanews.com
  20. VIDEO: Taliye Kuxigeenka Ciidanka Khaatumo State Oo Ka Hadlay Khiyaamooyinka Jabhada snm ee Somalidiidka, Dadka Khaatumana uga Digay inayna Warkooda Dhagaysan " frameborder="0" allowfullscreen>
  21. Madaxweynaha Khaatumo State of Somalia, iyo Odayada G9 ee Khaatumo State oo Jig-jiga Tegay iyo Weji Gabaxa Wasiiradda Somaliland ee Addis Ababa Harowo.com January 29, 2012 Wafdi uu horkacayay Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac oo ay wehliyaan xubnaha G9 ee Khaatuma State of Somalia ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Jigjiga ee Kililka Ismaamulka Somalida Ethiopia. Wafdiga Khaatuma State oo Magaaladda Buhodle ay ka galbiyeen Ciidamadda Liyuu Booliska Kililka 5-aad waxay safar dhinaca lugta ku mareen dhul rafa oo dhan 265 KM ,taas oo ah Masaafadda ay isu jiraan Jig Jiga iyo Buhodle. Wafdiga Khaatuma State of Somalia waxay kulan albaabadda u xiran la leeyihiin Madaxweynaha Kililka 5-aad Mohamud Cumar Ileey sida ay ii xaqiijiyeen ila wareedyo jooga Jiga Jiga. Socdaalka Gudigga G9 iyo Garaadada beesha *********** ayaa ku beegan xilli Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo kan Arrimaha Gudaha ee maamul goboleedka Somaliland weji gabax siyaasadeed kala kulmeen Xukumadda Federalka Ethiopia oo ay uga dacwoodeen Madaxda Maamulka Kililka 5aad ee Ethiopia. Labada Wasiir oo Xukumadda Addis Ababa u gudbiyay in Madaxweynaha Kililka 5-aad oo u dhashay beesha ******* inuu beesha *********** siinayo hub iyo saanad Melleteri ayaan garaawshiyo ka helin Xukumadda Ethiopia. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Federalka Ethiopia ayaa telefishinka dalkiisa ka sheegay inay wafdiga Somaliland uga cudur daarteen qorshahii safarkooda maadama uu ahaa mid ay haboon tahay inay kala hadlaan Maamulka kililka 5-aad. “Sida uu hore u sheegay Ra’isulwasarre Melles Zenawi wuxuu maamulka kililka 5-aad leeyahay awood madaxbanaan,wixii ku saabsan arrimaha Somalidana isaga ayaa uga masuula Xukumadda Federalka Ethiopia”ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia. Somaliland waxay ka walaacsan tahay in Ethiopia ka dambeyso Maamul goboleedyadda Khaatuma State iyo Awdal State of Somalia. Walaaca Xukumadda Siilaanyo wuxuu cirka iska shareeray markii ay xaqiiqsadeen in Cali Khaliif Galeydh iyo Garaad Jaamac oo wata Baabuur laga leeyahay Buhodle ay ku dhex safreen Ethiopia.