
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Taleexi;788096 wrote: Khatumites care less what trollers/impostors ku hantaatacaan! I agree Khaatumo people cale less what trollers/impostors ku hantaatacaan like this fool with multiple accounts (IAmRevolution/ Fresh Prince/ Knight of Wisdom) IAmRevolution/ Fresh Prince/ Knight of Wisdom You Are BUSTED !!!
-
Abdul;787557 wrote: True Duufaan,this guy is former fresh prince and still remember when he said he is proud of snm.Now he is trying to confuse and divide people.That aint happening saaxib. Abdul, you are right , IAmRevolution is Fresh Prince/ Knight of Wisdom, as snm-secessionist Iamrevolution is trying to divide Khaatumo people. He failed big time and received a grade of "F."
-
Duufaan;787487 wrote: IAmRevolution, stop your crap. you are not from buhodle. hadaad reer buuhoodle tahay sheeg magacyada xaafadaha buuhoodle. Duufaan, you are correct, this fool is not from Buhoodle and Yagoori as he claiming, he is fake/sheegato.
-
NASSIR;787473 wrote: Mr.Revolution, Don't contribute to the divide of the people of Khaatumo. Naasir, you realized this fool is trying to divide Khaatumo people, ignore IAmRevolution/ Fresh Prince/ Knight of Wisdom, he is fake/sheegato.
-
A_Khadar;787730 wrote: IAmRevolution, Ooh you're very right that you're not dividing your own people [somaliland] but those you are claimed you're [Khaatumo people].. Got it.. Go on now with BS.. Now FreshPrinces rings the bell.. Khadar, now you know IAmRevolution is the new nickname of Freshprince/ Knight of Wisdom
-
Knight of Wisdom is banned Reason: personal attacks, complaint topics (no one is allowed to create complaint threads. Send Admin or LST a private message if you have an issue) Welcome to Somalia Online Giving the nomads their piece of the net! Administrator somaliaonline.com IAmRevolution/ Fresh Prince/ Knight of Wisdom is imposter, liar and also bigot/tribalist. This creature created multiple accounts to insult Khaatumo SSC People ( Reer Nugaaleed & Reer Hawd), he get banned so many times , and he comes with a nick name each time. the fool tried very hard to divide Khaatumo/SSC people, and he failed big time. Every time he is claiming new SSC town or subclan, and his intention is to insult another SSC town & subclan. Not long ago he was claiming he is from Yagoori, and today he is claiming he is from Buhoodle.
-
Gheelle.T;773546 wrote: Such imposter! Waar runta iska sheeg, I am from Yagoori ku yeh IAmRevolution= Fresh prince= Knight of Wisdom I agree with Gheelle 100%, IAmRevolution is imposter and liar, he is NOT from Yagoori or Buhoodle.
-
IAmRevolution;786107 wrote: I'm from YAGOORI. My mother is from Hergeisa. I have seen what YOU don't want to look at. The truth shall set you free. The newly established SSC State will come under Somaliland, because sooner or later, Mogadishu and the entire South will burn AGAIN. What if we can get back what we demand from Hergeisa, something Mogadishu won't be able to give it to us? IAmRevolution;786107 wrote: Laascaanood is actually gone. Wake up. I don't know why you're even talking, when your mouth should be "SHUT". Somaliland flag is flying high above Laascaanood, Gambadhe, Yagori, Gumays, Erigavo and soon Buuhodle and Talex IAmRevolution= Fresh prince= Knight of Wisdom
-
IAmRevolution;786107 wrote: think about it. This Khaatumo Conference is going really fast! Ali Khalif has hatred for Mogadishu and wants revenge. His sub-clan has been massacred by Puntland. He has no hatred or animosity towards Somaliland. His assets are all in Hergeisa, so is the rest of the G-6 and a lot of the Elders. Don't you want to have all the lands we lost for the past 100 years back without bloodshed? Don't you want to be a Autonomous State within Somaliland Republic? Why choose Mogadishu in civil war and the bloody South over a Peaceful Northern Somalia turned into a Country with only 4 clans setting together? IAmRevolution= Fresh prince= Knight of Wisdom
-
IAmRevolution;786107 wrote: Bro, I support such an outcome. Think about it. Us Dblocks are angry about the lost we endured over the last century. We lost a great amount of land in the hands of Siilaanyo's tribe and the HY tribes in Western Sanaag. Apparently, Somalia is a shit hole. All this "Somalia Unity" bullshit is fake. We all know the USC remnants and the SNF/SSDF/SPM remnants will NOT agree on anything for the next millennium. So, I've asked myself, what would Ali Khalif and his G-6 do? JOIN SNM and SOMALILAND with a huge demand! This is MY Somaliland: 1. Somaliland will be recognized. 2. States within Somaliland will be formed. 3. G-6 and the SSC Diaspora will demand a return of at least 50% of the territories the Dblock lost, such as Caynaba, Oog, Cel Dhab, Qorilugud, Wadamago, etc". 4. TFG ministers will recognize Somaliland, causing the destruction of TFG and further civil war outbreak in Mogadishu and the South. 5. Kenya will withdraw, so will Ethiopia. Carafaat, if life is shorter than 100 years and I have no interest in Southern Somalia, then why the fock should I not sign agreements with Somaliland (SNM) and enjoy that which I lost 100 years ago? IAmRevolution= Fresh prince= Knight of Wisdom
-
IAmRevolution;786107 wrote: My Perspective On The Khaatumo 2 Conference: It's going really fast. There is something fishy going on behind closed doors. Ali Khalif and his entourage are building a whole new agenda, as I and many others believe so. I think this meeting will create a State and that State will sooner or later be signing Agreements to be under SOMALILAND with certain conditions to be met. SSC State Joining Somaliland: Conditions: 1. Oog, Cel Dhab, Qorilugud to be brought back to the hands of the SSC clan. 2. Exact share of economical, political and social benefits 3. Autonomous State within Somaliland Republic 4. Blue flag as the State's flag. lol I think these will be the ground breaking agreements that Somaliland Republic and SSC State will have to discuss and agree upon. I'm not abandoning ship, I just saw what others in the SSC camp hasn't seen, yet. I for one support Somaliland Republic and it's Independence. Why? Ali Khalif and the G-6 will sign NEW agreements with Somaliland and at that point, the SSC population will be dazed and follow the G-6 like a sheep, being driven to grazing lands by it's Shepard. He who think Somaliland Republic will be abandoned by the Western Powers is dumb and naive. Do you really think the Queen of England and it's Western Powers will forfeit their support for Somaliland and it's Independence? Do you think England and the West will simply leave Somaliland after 150 years of mingling and helping the SNM clans in becoming strong? I see what others don't amongst my SSC clan. I assure you, this is an opportunity to live and let live. Get your lands back, take your share and live large! IAmRevolution= Fresh prince= Knight of Wisdom
-
IAmRevolution;786107 wrote: My Apology to SSC, I Have Failed You All =( (Moderators Don't Delete This, My Messaging Center Isn't Working) Few days ago, I was so excited that I decided to go on a rampage in somehow advertising the traitor's agenda. I guess, the amount of excitement from the SSC unity and the outcry of my reer abti have driven me to make a little shout outs to make them feel better of themselves. I bleed Somalia and never would I ever be a Somalidiid. Aaliyah, Dervish, Abdul, Liibaan, A-Khadar, and the rest of the SSC crew, please forgive me and I shall shun away myself from here, can't even show my face anymore. But, frankly, I don't deserve to claim that I'm from SSC or Somalia. The day that my people stood together, united and determined than ever, I betrayed them by willingly going along with my reer abti and their fading away dream. I did the unthinkable and for that, I cannot claim to be from SSC or Somalia. I'm officially done. I'll leave the issues pertaining to SSC to the fellow SSC members of SOL. IAmRevolution= Fresh prince= Knight of Wisdom
-
Wafuud Badan oo ka Socda Khaatumo State of Somalia oo Jabuuti iyo Norway Gaadhay, Wafdi Kalana Ku Sii Jeedo Caasimada Soomaaliya Muqdisho Isimadda Khaatumo ayaa maanta gaadhay magaaladda Jabuuti waxaa garoonka diyaaradaha ee Jabuuti ku soo dhaweeyey madax sar sare oo ka tirsan Dawladda Jabuuti iyo waliba madax dhaqameedka wadankaas waxana Isimadda loo galbiyey dhinac magaaladda oo ay galabta iyo caawaba shirar kula lee yihiin Madaxdda Jabuuti Isimadda ayaa markii hore ka soo kicitimay dalka Itoobiya oo ay kulamo kula yeeshay madaxdda dalkaas iyaga oo ay kulamadaas ku waheliyeen xubno ka tirsan Golaha9 waxana ugu danbayntii ay Isimadu ka qayb galeen Caleema saarkii Garaadka Guud ee Beelaha ****** iyo Adeerkood oo ka dhacay Dhagax buur Golaha Sare ee Dhaqanka ( Isimadda) iyo Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash) ayaa Khamiista isku tagaya magaaladda Muqdisho si ay ula soo kulmaan madaxdda DFKM ee Soomaaliya oo ay Casumaad rasmi ah ka heleen, waxaa la filayaa in Dawladda Shiikh Shariif ay ka wada hadlaan sidii Iskaashi uu u dhexmari laha Khaatumo iyo Xukuumadiisa Prof. Cali Khaliif Galaydh iyo Wafti culus oo uu horkacayo ayaa maanta u dhoofay dalka Norway ka dib casumaad rasmi ah oo ay ka heleen Wasaaradda Arimaha dibadda ee Dalka Norway waxana waftidan ay kulamo la qaadanaysaa Wasiirka Arimaha dibadda ee Norway iyaga oo kala hadli doono deeqaha ay Dawladda Norway siiso deegaanadda Khaatumo State loona soo marsiiyo Haayadda NPA oo shaqaaleheedu wax badan uu lunsaday, waftidan Dr Cali Khaliif horkacayo ayaa dalka Norway uga sii gudbi doono dalka Uk kaas oo ay 12 bishan ka qayb galaya shir weyn oo loogu dabaal dagayo Khaatumo state
-
Taleexi;786785 wrote: Faroole inaanu arrimaha reer SSC ka hadlin baa u fiican. Waa runtaa Taleexi, Faroole waxaa u fiican inuu iska aamuso, kolay wax wanaagsan kuma hadlayo.
-
Faroole Oo Hadalo Dhabar Jabin Ah Ku Hadlay ( II Dheh) BoocameOnline Sidda ay Sheegayaan Shabakaddaha Wararka Ee Ka Soo Warama Magaaladda Garoowe iyo kuwa kalaba Ayaa Waxay Hadal Hayaan Faroole oo ka hadlay Dagaaladda u Dhexeeye Bulshadda Uu Dayacay Maamulka Puntland Oo Hadda kaashanaya Maamul Xaq u dirirka ah Ee Dagaanka Ee Khaatumo iyo Kuwa Ku Soo Duulay Ee Soomaalidiidka. Wararkan Ayaa Waxay Sheegeyaan In Oday Faroole in uu si isku Mid ah U Dhaleeceeyey jabhaddaha SNMta iyo Dadka Xaq u dirirka Ee ka Dagaalamaya Degaanadda SSC, Isaggo Hadalo Aflagaado ah u Gaystay Madaxda Maamulka Khaatumo Oo ku tilmaamay in ay Yihiin kuwa Doono in Siyaasadda Soomaaliya doonayaan ay in Wax kaga Noqdaan. Hadaladda Raqiiska Ah: Faroole Ayaa Wuxuu Isticmaalaa Wax uu Muddo badan ku dulaystay Dadka Degaanka oo ah ( cheaptalk) Hadal Raqiis ah oo yiraahdo Mar alaale iyo Markii ay Soomaalidiidka ay Ficil Sameeyaanba, Waxaa is Waydiin Mudan, Faroole Miyuusan Aqoon (Eye for Eye) il il ayaa loo ridaa,Maxaa kalifay in uu Hadlo kaliya, Marka uu Dagaal Dhaco, Mise Waa Dhabarjabin iyo JahaWareerin galin Bushadda Rayidka. Bal Waxaan odhan Karnaa, Faroole Ayaa Masuul ka ahaa in Lasanod Mudda badan la haysto Sababta oo ah Mar Walba oo Bulshada Rayidka Degaanadda SSC ay Hubka Qaataanba issaga ayaa Hadalo Iyo Siyaasad ku Dhabar jabiya. Waxaa Wax laga Xumaada ah in Faroole oo ah Madaxwaynihiiiyo Maamulkii gabay Masuuliyaddii ka Saaray Bulshadda Iyo Degaanadda SSC in uu Hadalo Iska Dheh ah, Uu Yidhaado Maalintii Dagaal Dhacaba Isagga oo Horeyna u Diiday in Uu Jabhadda SNM Uu Dagaal uga Saaro Degaanadda ay Xoogga ku Haystaan. Shacabka, Waxgaradka,Issimadda iyo Aqoonyahanadda Degaanadda Puntland: Waxaa lagama Maarmaan in Busho Waynta ku Dhaqan Degaanadda Puntland in Faroole ay Kula Taliyaan in Haddii Uusan Waxtarayn Dadka Shacabka Ee difaacanay Degaankoodda in Uu Faraha kala baxo Hadal haynta Degaankaas. Dadka SSC iyo Maamulka Khaatumo Waxay u Baahan yihiin in lagu Garab istaago xaq ay U leeyihiin in Degaankoodda ay Maamulaan, Madaama aysan Jirin Cid u Maqan iyo Maamul Daryeelaya Bulshaddan Waa laga Maarmaan in si Walaatinimo,tolnimo,Soomaalinimo loo garab istaago Bulshadda SSC Ee aan la Simin Soomaalidiidka Duulaanka ah iyo Xaq u dirirka Difaacaya Dhulkiisa iyo Wadankiisa. Waana Arin Saamayn ku yeelan doonto Mustaqbalka Degaanaddaas Haddii Dhinacna Buslhadda Qabiil lagu layno, Qaarna Gacansigooddii iyo Howladoodda Caadigga ay Wataan. BoocameOnline
-
Wafti Balaadhan oo ka Socda Maamulka Khaatumo State oo ku Sii Jeeda Dalka Norway oo ay Casuumaad ka Heleen. Wufuud Balaadhan oo uu Horkacayo Raysal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Mudane Cali Khaliif Galaydh ayaa ku sii jeeda dalka Norway. Waftiga Khaatumo State waxaa ka mid ah Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha Pro: Xuseen Saleebaan X, Axmed iyo xubno kale. Wufuudan oo ka ambabaxday magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa casuumaad rasmi ah ka helay wasaarada arimaha debeda ee dalkaasi Norway. Dawladda Norway iyo maamulka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ayaa lagu wadaa inay isla lafa guraan arimo badan oo khuseeya labada dhinac, sida arimaha nabadgelyada , Xidhiidhka caalamiga ah iyo deeqaha ay xaqa u lee yihiin shacabka Khaatumo ee Soomaaliyeed. Sida uu noo xaqiijiyey sarkaal sare oo ka tirsan wasaarada xidhiidhka caalamiga ah ee maamulka Khaatumo State xubnahan ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dawladda Norway oo ka mid ah dawladdaha deeqaha ugu badan siiya dalka Soomaaliya. Dawladda Norway ayaa ka mid dawladaha ugu badan ee hada daneeya arimaha Soomaaliya ayadoo xubin ka ah kooxda xidhiidhka Soomaaliya ee loo yaqaano,{Contact Group}. Sidoo kale hay’ada keliya ee ka hawlga deeganada Khaatumo State Of Somalia ayaa ah hayda loo yaqaano Norwegian People’s Aid{NPA}. Taasoo si xawli ah uga shaqaysa deeganada Khaatumo kana hirgelisay ceelal biyoodyo fara badan iyo xarumo caafimaad oo dhamaadtood ku yaala deeganada maamulka Khaatumo ee Soomaaliyeed. Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee maamulka Khaatumo State si Rasmi ah ugu tago dalalka reer galbeedka, kuwaasoo hada daneynaya in ay iskaashi la yeeshaan maamulka cusub ee Khaatumo State Of Somalia. Horufadhi News Desk.
-
Jaaliyadda Virginia oo Taageertay Maamulka Khaatumo Virgina USA(Jidbaale.com):-Waxaa Magaaladda Virgina lagu qabtay Shir gogol Xaadh ah oo ay isugu yimadeen Jaaliyadda ka Soo Jeedda Degaanadda SSC, Shirkan ayaa Ulajeedadiisu Waxay Tahay mid lagu Taageerayay Maamul Goboleedka Cusub Ee Khaatumo. Shirkan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb galay oo Qudbaddo ka Jeediyay Ambassador Maxamuud Xaaji Nuur,Ambassador Ali Haaji Haashi, General Maxamed Cali Abokor iyo Mudane Cali Cawl. Siddoo Kale Waxaa ka Hadlay oo Warbixin ka bixiyay shirka Taleex Mudane Abshir Cawil oo Dhawaan ka Soo Noqday Magaaladda Taleex. Jaaliyadda Magaaladda Virgina Ayaa Waxay u Diyaar garoobayaan Shir wayn Oo Ay u Qaban doonaan Soomaalidda Ku dhaqan Goboladda Ku Xeeran Virgina, Siddoo Kalana lagu Taageerayo Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia.
-
Somalina;786122 wrote: InshaAllah, in Somali wada midowdo ayaan ku duceyn. Allah Soomaali oo dhan hawada mideeyo, Dalkeena Somalia nabad iyo barwaaqo haa noga dhigo, Caasimadeena Mogadishu ha dhigo Maagalo caalami oo la tartanta caasimadaha kale ee caalamka, Allah ducada ha aqbalo, amiin, amiin
-
Somalina;786116 wrote: Do you actually believe that they will merge? Somalina, soo ducee walaal inay midoobaan. Soomaaliya oo dhan ayaanu rabnaa inaanu mid ka dhigno Insha Allah
-
NASSIR;785893 wrote: Khaatumo State will actually revive it become a viable federal state or facilitate the two to merge and to become a strong one. Abdul, That's a possible eventuality since the two sub-clans' share the same political aspiration, land and destiny. The old USP is a good example. Naasir, I agree Khaatumo & Maakhir State are two very important Federal States of United Somalia, Insha Allah the two states will merge to become a strong State ultimately. Maakhir State & Khaatumo State are natural and historic allies, we share so much in common kinship, history, interests, values, same goals, same aspirations, same destiny. Also Maakhir State & Khaatumo State are facing same challenges and threats. For our own survival our two brotherly/twin states have to work closely on Somali unity, security, militarily, socially, economically etc. Khaatumo State & Maakhir State should promote and strengthen bilateral cooperation in all aspects. I agree the old USP Alliance is a great example, Northern Somalia Unionist Regions (Awdal, Maakhir, & Khaatumo) are the true Guardians of Somali Unity. I am looking forward with great enthusiasm Maakhir State Grand Conference 2012, Insh Allah Maakhir State Conference will be another successful Conference like Khaatumo I & II Conferences. I am wishing Maakhir people & Maakhir State of Somalia the best. Welcome Maakhir State of Somalia, Best of Luck. _______________________________________________________ Maamulka Maakhir State of Somalia Oo Xaflad Loo Qabtay Iyo Reer Maakhir Oo Taageeray Maamulka Khaatumo State Of Somalia Xaflad balaadhan oo ka dhacday magaalada nairobi ayaa waxaa iskugu yimi jaaliyada maakhir state xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay madax sar sare oo ka socday dawlada soomalaia wasiiro xildhibaano iyo ugaasyo dhamaan dadkan oo dhan ayaa is ku raaceen in maamulka maakhir jirataankiisa iyo dhismaha maamulka maakhir . Sidoo kale waxaa lagu taageeya maamulka khaatumo state of somalia in ay taageero buuxa u diray iyadoona ka dhawaajiyay xildhibaan caasha ahmed abdala oo lagu yaqaan wadaninimo iyo in ay u taagan tahay midnimada somalia. hoos ka dheeho warbixintii iyo sawiradii oo aan ka soo xiganay galgalanews.com
-
Xaflada Khaatumo ee Southern California Salaanka dib, (Ogaysiis) Soo Dhawaynta Maamul Goboleedka Khaatumo- Soomaaliya Iyo Dhamaan Jaaliyadda Soomaalidda ku Dhaqan Koonfurta California (Sandiego) Waxaa la ogyesiinayaa dhamaan bulshawaynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan koonfurta kalaforniya iyo nawaaxigeeda in lagu qaban doono xaflan lagu soo dhawaynaayo go’aamadii ka soo baxay shir taariikheedkii Taleex kaas oo lagu soo dhisay maamul goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya.xafaldan oo saldhig u ah soo celinta iyo soo nooleeynta sharafkii iyo midnimadii qarankii soomaaliyeed. waxaa xafaldan lagu qabanayaa. GOLDEN HALL TAARIIQDA UU SHIRKU DHICI DOONO WAA FEB-10-2012 MAALINTA JIMACAHA 4061 FAIRMOUNT AVE,SAN DIEGO.CA,92105 SAACADU MARKEY TAHAY, 6:00PM-1:00 AM WIXII FAAHFAAHIN AH KALA SOO XIDHIIDHA AHMED WARSAME (GUREY) 619-321-7279 KHADAR ISMAACIIL -619-519-5200 AHMED AADAN HASSAN (DHOOBLE) 619-213-6370 ABDIRASHIID-602-516-6151 SIDAA IYO KASOO QAYB GAL WACAN Xaflad guul ee Southern California laguna qaban doono Febr. 10 2012 Friday. 6:00 Pm- 1:00 Am. Soomaalidoon waa ha ku soo dhawaadeen. 4061 Fairmount Ave. San diego, CA 92105. Ka soo qabgal wacan.