
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Maamulka Khaatumo State Of Somalia Oo Canbaarayn Dusha Uga Tuuray Maamulka SNM Xasuuqay Kageysteen Magaalada Laascaanod MaamulkaKhaatumoState of Somalia ayaa maanta si wayn u canbaareeyay Xasuuqii shalay loo gaystay shacabka ku dhaqan magaalada laascaanood ee Xarunta gobolka Sool. dhanka kale waxay digniin uculus udireen ciidamada Maamulka SNM ee kusugan magaalada Laascaanood inay si deg deg ah ugala baxaan maleeshiyaadka halkaasi ku sugan hadii kale cawaaqib xumada ay kala huleelaan ay dusha uridan doonaan. Shir saxaadeedka ka soo aqalka madaxtooyadaMaamulkaKhaatumoStateayaa waxaa saxaafada u akhriyey Afhayeenka Maamulka Khaatumo State Cumar Jaamac Saleebaan.
-
Abwaan;778693 wrote: loool...marka dadka degaankaas kulankooda iyo go'aankaba khilaafka Cali Kh. Galayr inuu hareereeyo ma ahayn ee waxay ahayd in loo hambalyeeyo lana yiraa Hargeysa, Burco, Berbera, Boosaaso iyo Booramana nabad kula noolaada Soomaaliyana kaalin mug leh ka qaata in nabad waarta, dowlad iyo caddaalad ka dhacdo ee ma ahayn in la yiraa "La jooga xaafad hebla, xoog ha idinku xukumeene". Well said, Brother Abwaan
-
Awdal State and Khatumo State of Somalia Will Take Part the London UK Conferences Harowo.com The Britain government has made pressure towards president of Somaliland, Ahmed Mohamed Silanyoto participate the Somali conference for Somali factions which will be held on February 23, 2012 in order to establish for coalition government for all Somalis. British Diplomatic official for Somalis issues have confirmed us to night that the Somaliland authority will take part the Somali conference which will be held in London while there is disagree between the Somaliland officials. This diplomatic who requested us not to mention his name said that the acceptation from Silanyo resulted after the Britain government had informed him that they will be stopped the financial support. “The two first messages, the Somaliland authority didn’t response but they accepted the message which sent to them was to clarify their vision for the conference, so they said that they agree the conferences and its consequences: said the British diplomatic. The diplomatic who work at the British embassy in Kenya and Ethiopia confirmed that the Awdal state and Khatumo states of Somalia will take part the conferences. The UN representative for Somali, Ambassador Mahiga has said to waagacusub.com through phone “the Somaliland authority lost its confidences for the international community after theTaleex conferences, therefore its necessary to take part the London conference in order to suggest their view” President Silanyo has met with all the Somaliland parts in closed meeting, and he has informed to them that he has faced pressure to take part the London conference. Thus he asked them to suggest ideas for the London conference but the main important this to get solution for the Khatumo state of Somalia which was established in Taleh city. This Silanyo’s meeting with the leaders of the Somaliland parts which was talking about the security, and the presidential Minister was president but the interior Minster was absent so it was legal for his participation since he was in Hargeisa. “I think that we have to take part the London conference in order to display our vision, but some Diaspora cautioned as well as others encouraged us for his participating” Said Mr. Silanyo while he was addressing his opinion towards the London conference. Mr Silanyo added his speech “the British government wants to establish a compulsory Somali government, and we are facing strong pressure” The British envoy for the Somali issues Mr. Matt Baug has expose yesterday through internet one of the British foreign Minsters and he posted the Agendas of the London conference for the Somali parts which will be held on February 23, 2012, read at here. Mr. Ahmed Silanyo glances to Great Somalia but he could face difficulties to accept the Garhajis clan since they were massacred while they were supporting to Abdurrahman Tur. On the other hand, it was reported that the deputy of Somaliland president Mr Abdurrahman Saylici has said that he will resign his position after he was despised by the Presidential Minster, Hersi Haji Ali who has power beside of the Silanyo president. Abdurrahman Saylici didn’t take part the Minster’s conference of Somaliland and he informed to a peace delegations that they presidential rule in under specific ministers and he indicated Hersi Tooriile. “I have no power, I became a person who sets at the office without meaning, my power rule is under the order of Hersi Haji Ali, the disorder and the despise effected all things, for example I don’t take part the issues of the country because of they meets as secret in a room, thus I will take a decision and I will share things with my clan” said Mr. Abdurrahman Saylici. The Qarannewsas written, the disagreed of the Somaliland presentation that he didn’t able to take part the ministers meeting which was holding room next his office. Abdurahman Saylihi is from Gadabursi clan and he support the Awdal state of Somalia at 85% but it’s unknown that he will joint to Awdal authority after his resignation. The Waaheen press has stated “the disagreed of Somaliland presidential officials is exist yet and important sources say that the peace delegations went to the deputy president and they came back failures” President Silanyo tries to resign the presidential Minster but he had faced demands from the owner of Dahabshil, Mr. Mohamed Said Duale (Dhigshil) and he was the person who paid much money to win Silanyo to be President of Somaliland. The Ethiopian government stopped its relation with Somaliland after Ethiopia irritated president Silanyo after he rejected to resign some ministers whose radicals including; The presidential Minster, Mr Hersi Haji Ali (Tooriile), the finance Minster, Mohamed Hashi (Kaligi sahane) The m interior Minster, Mr Mohamed Arale Nur (Dur) and Religion minister, Mr. Khalil Abdullahi. It seems, Ethiopia full of activity plans to support to authorities of Khaatumo State of Somalia who believes Great Somalia visions. By Abdisalan Abdulle
-
Somalina;778559 wrote: Maxamed Khaatumo Ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aamiin. Walaal Somalina, waa runtaa Maxamed Khaatumo, Allah haa ka dhigo kii Dalkiisa Soomaaliya, iyo Diintiisa Islaamka anfaca, amiin. amiin
-
NEW SONG: Khaatumo State of Somalia, By Saciido Shiino " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Dhalasho Farxad Leh: Wiil Ku Dhashay Laascaanood Oo Loo Bixiyay Khaatumo…… USA:-(RT)cawo iyo ayaan leh Anagoo kala ayeeyo canab, ayeeyo khadiijo, ayeeyo xaliimo,hooyo aamina, hooyo saynab maxamed maxamuud goole iyo dhamaan reer maxamed maxamuud goole, habo ruqiya cali dheere, yurub cumar cali, xayaad maxamed axmed khadra c/kariim maxamuud iyo Farduus C/kariim Maxamuud iyo caruurteeda, farax cabdi cali,Nasra C/kariim Maxamuud, Fadumo Maxamed Cali, Xafsa Saleeban Cali, C/kariin Cali Maxamuud, Jamac Cumar Cali dhamaan reer Cali dheere dhamaan reer Maxamed Axmed dhamaan reer Xasan Qarash, Layla Xirsi Goox, Farxiya Xasan Dalmar dhamaan reer Maxamuud Wagad dhamaan reer Farax Bare iyo dhamaan reer Barre Diiriye. dadkaasi oo kala joogga dalka gudihiisa iyo dibaddaba,waxay dhamaantood tahniyad u dirayaan. C/weli Faarax Barre Iyo Xiis CaliMaxamuud Oo dhowaan wiil ugu dhashay magaaladda laascaanood.wiilkaas oo loo bixiyay:- wilkaa waxa loo bixiyay Maxamed Khaatumo Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aammiin. Anana hadaanu nahay bahda Shabakada Realtaleex Waxaanu leenahay Khaatumow soo kor kii dadkiisa ,diintiisa&dalkiisaba anfaca allah hakaa yeelo Realtaleex News Desk.
-
Xildhibaano Ka Tirsan Dawladda Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La Taageero Maamulka Khaatumo Lasanod Online Monday, January 23, 2012 Muqdisho,(Lasanod Online)-Shir jaraa’id oo ay maanta Magaalada Muqdisho ku qabteen Xildhibaano ka tirsan barlamaanka KMG Soomaaliya oo kasoo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa waxa ay ugu baaqeen Madaxda dowladda KMG Soomaliya inay fara galin ku sameeyaan xiisadaha ka taagan gobolada SSC, ayna garab istaagaan dadka shacabka ah ee sameystay Maamulka la magacbaxay Khaatuma. Xildhibaan Xaaji Cabdi Max’ed Cali oo la hadlay warbahinta ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Somaliland uu dhibaato ballaaran ku hayo dadka rayidka ah ee ku nool goboladaasi, isagoo sheegay in Mas’uuliyiinta dowladda KMG ah looga baahanyahay inay garab istaagaan dadkaasi maadaama uu xusay inay ka shaqeeyaan sidii calanka Jamhuuriyadda looga taagi lahaa goboladaasi. Isagoo hadalkiisa wata Xildhibaanka ayaa waxa uu ugu baaqay dadka shacabka ah ee degan gobolada SSC inay sii wadaan dibadbaxyada iyo dagaalada ka dhanka ah Maamulka Somaliland islamarkaana ay u istagaan sidii ay u sameysan lahaayeen Maamul hoostaga dowladda KMG ah. Xafiiska Wararka Laascaanood Laascaanood Somalia
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Afhayeenka Maamulka Khaatumo State Oo Ka Hadlay Xasuuqii Laascaanood iyo Buuhoodle Lasanod Online Sunday, January 22, 2012 Taleex,(Lasanod Online)-Waxaa Maanta Si rasmi ah Qasriga madaxtooyadda ee Maamulka Khaatumo State ee Degmada Taleex shir jaraaid ku qabtay afhayeenka maamulka khaatumo State Of somalia Mr Cumar Jaamac Saleebaan waxa uuna Cumar ka hadlay arimaha Foosha Xun ee Maamulka Somaliland ka wado Goboladda Sool iyo Cayn ee Maamulka Khaatumo State of Somalia,waxa uuna Mr Cumar Sheegay in aanay mamulka Khatumo u Dul qaadan doonin Xasuuqa ay ka wadaan Goboladda SSC,isla markaana ay ka Bixin Doonaan Jawaab Ficilaysan, Halkan kadaawo video-ga Shirsaxaafadeedka. Xafiiska Wararka Laascaanood Laascaanood Somalia
-
" frameborder="0" allowfullscreen> January 22, 2012 Dhaq-dhaqaaqa Awdal State oo Guushii Ugu Horeysay Ka Soo Hooyay Magaalada Boorama. Eyro Geel Haday Kuu Rintood, Waayo Badan Eegto, Hadii Ibaha Naasaha La Jaro, Waa Afkala Qaade. Nin Makhaayad Iibsaday, Hadii Loogu Iman Waayo, Mar Hadii Albaabada La Xidho, Waa Afkala Qaade”. Rajadii laga Qabay Somaliland oo Dal la Ictiraafsan Yahay Nooqota, Maantaa ayaa U Dambaysa - Ninka U Dambeeyoow, Nalka Dami Boorama (Harowo) - Dabo dhili fkii Siilaanyo u soo diray Boorama si ay uga abaabulaan mudaharaad balaadhan oo lagu taageero maamulka beelaha dhexe ee Somaliland, ayaa maalintii labaad lagau guul daraystay, ka dib markii shacabka reer Boorama loogu taag waayay inay wax taageero ah u muujiyaan. Guud ahaanba magaalada Boorama, ayaa laga dareemayaa nacayb xoogan oo loo hayo maamulka beelaha dhexe iyo inta ka agdhow ee sandareerada ka qaadata. Waxaana sii xoojiyay markii la ogaaday inay dhamaatay 45-kii casho ee la yidhi waxa lagu soo qabanayaa dadkii masuulka ka ahaa xasuuqii Seemaal, taasina may dhicin, waana ta sabobtay in shacabka Boorama quus ka noqdaan Somaliland iyo beelaha dhexe. Warar aanu ka helnay ilo xog ogaal ah, ayaa noo xaqiijiyay inuu olole midaysani hoosta ka socday, kaas oo lagu tolayay kumanaan calanka Awdal State ah oo loo qaybiyay dadweynaha magaalada Boorama, kuwaas oo diyaar u ahaa hadii banaan bax SNM-ta cusbi magaalada ku dhex marto in loo raaciyo, oo shacabku la soo baxo calanka Awdal State, waana ta baajisay, isla markaana fashilisay qorshihii dabo dhili fkii iyo Taageerayaashooda. Waxan 50 qof qaadhin oo ka kooban dabo dhili fkii Siilaanyo iyo qaraabadooda, ayaa saaka iskugu yimid khayriyada Boorama, halkaas oo ay ku xeernaayeen boqolaal ka mid ah maleeshiyada beelaha dhexe, oo ilaa shalay laga soo daabulayay Hargeysa iyo meelo kale. Dabo dhili fkii iyo qaraabadooda, ayaa waxay khayriyada Boorama joogeen wax ka yar 30 daqiiqadood. Waxaanay ujeedada ugu weyn ee ay lahaayeen ahayd in la yidhaa way soo baxeen oo ay video iska duubaan. Marka laga reebo dabo dhili fkii Siilaanyo, dadka la garanyo ee meesha ka hadlay waxa ka mid ah Suldaanka Gabooyaha (Ina Dacar) iyo Oday Taajaro, kuwaas oo an wax macnole sheegin. Si kasto oo loo dhigoba meesha guul daro weyn ayaa ka raacday dabo dhili fkii Siilaanyo, waxana iska cad inay maanta guushii ugu horaysay Awdal State ka soo hooysay Boorama. Xasan Faarax Cabdi Boorama, Awdal
-
Waa run Xaglatoosiye iyo dad badan oo kale ayaa wax saluugsan, lakiin hada lama joogo goortii la xisaabtami lahaa. Maybe there was no election or the selection process was unfair, but no one cares at this time. My advice to Xaglatoosiye is to NOT act like a typical African/Somali politician ( Somaliland: Tuur in 1993/1994 , Puntland:Abdulahi Yusuf in 2001, Côte d'Ivoire: Laurent Gbagbo in 2011). SSC/Khaatumo people want change, at this time people want to try the new Khaatumo Administration. Xaglatoosiye should respect the majority of SSC People, I hope he doesn't want to be outcast, like Ina Ali Shire (PL VP) or Xaabsade (SL minister ).
-
peasant;777561 wrote: In another thread I have predicted that Xaglotoosiye was going to show his true colors if the outcome does not suit him long before the State of Khatumo was formed and he is done it now! This guy is just a user and he is in it for the title. He just wants to be a president for someplace and as long his clansmen are going to buy into his misguided cause they will pay a hefty price for it. Stop your nonsense, like Mooge you are anti- SSC/ Khaatumo State. You don't care who leads SSC/ Khaatumo State, whether is it Xaglatoosiye, Karaash, or anyone else.
-
Insha Allah, I wish our new President of Khaatumo State of Somalia Hon. Ahmed Karaash and his administration the best. Viva Khaatumo State, Viva Somaliweyn
-
Xagla Toosiye Former SSC Leader Excepts Somaliland's Peace Initiative...
Liibaan replied to The Hermet's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;776982 wrote: Liibaan wax la wareejio iska yar magaci ssc wala badalay mamuul cusub na wala sameeyey xaglo war kama hayno ever since karaash iyo indhosheel loo doortay.we shall wait and see. Don't worry about SSC/ Khaatumo State of Somalia, worry about your Somalidiid-land and snm clan-secession. -
Xagla Toosiye Former SSC Leader Excepts Somaliland's Peace Initiative...
Liibaan replied to The Hermet's topic in Politics
Hogaamiyaha SSC oo Cadeeyey In uu Xilka Ku Wareejinayo Cidii Ergooyinka SSC Ay Taladda u Igmadaan Hogaamiyaha SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar ( Xagaltoosiye) ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay sida Geesinimadda leh ee Ergooyinka shirka Khaatumo2 u gaadheen go’aanka miro dhalka ah, waxana uu Dr Xaglatoosiye ka war bixiyey ujeedadii ku kaliftay in uu Siyaasi noqdo Hogaamiyaha SSC waxa uu sheegay in xilkii ay hayeen ku wareejinayaan cidkasta amase Maamulkasta oo geedkan hoostiisa laga xulo isla markaasna uu la shaqayn doono, Audio of Xaglo -
" frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaado Waawayn oo Ka Socda Laas Caanood Ayaa Lagu Taageeray Maamulka Cusub ee Khaatumo ee Deeganada SSC
-
Ciidamo Kasoo Goostay snm Oo Lagusoo Dhoweeey Madasha taleex Waxaa saaka sacab iyo sawaxan qaatay daqiiqado badan lagusoo dhowqeeyey ciidamo kasoo goostay.. Booliska ciidamada maamulka Somaliland ee magaalada laascaanood. Ciidamadan oo tiradoodu gaadhaysey 14 ayaa xalay soo gaadhay caasumadda maamulka Khaatumo ee Taleex. Mid ka mid ah ciidamdan oo hadal ka jeediyey shirka ayaa sheegay inay go’aan ku gaadheen inayan dib ula shaqeen maamul dad kale leeyahay ayn au yimaadeen inay ku biiraan ciidamada maamulka Khaatumo. Gudoomiyaha gudida fulinta Khaatumo2, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa goobta uga mahadceliyey geesiyiintan qaatay go’aanka wadaniga ah, wyuxuuna sheegay inay tusaale u noqon doonaan qaar kale oo badan. Dhanke kalena waraka hadda ka imanya magaalada laascaanood ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay duqii magaalada laascaanood yusuf taleex
-
Faarax Macalin: Warlord Siilaanyo Wuu Ogolaaday Inuu Dagaalka Joojiyo iyo in uu Maleeshiyadiisa Kala Laabto Buuhoodle Faarax Macalin, Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Hargeysa (RBC) Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Maxamed oo maanta booqasho ku tegey magaalada Hargeysa ayaa sheegay in wada hadal uu la yeeshay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu kala hadlay arinta degmada Buuhoodle. Faarax Macalin oo galabta warfidiyeenka la hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu ogolaaday in ciidamadiisu ka soo celiyo Buuhoodle isagoo sheegay in dhiig dambe oo ku daata Buuhoodle aan la aqbali karin. “Waxaan ka wada hadalnay in dagaalka la joojiyo oo wada hadal wax walba lagu xaliyo, dadku waa dad wada dhashay waa dad xidid iyo ehel ah waa dad ay taariikh dheer ka dhaxayso marka anaga waxaan qabnaa in wixii ka dhacay Buuhoodle aan loo baahneyn” ayuu yiri Faarax Macalin. Faarax Macalin wuxuu sheegay in uu dhanka kalana la xiriiray hogaanka dhaqanka ee beelaha Sool iyo Sanaag uuna kala hadlay sidoo kale nabadeynta uu u yimid Hargeysa, wuxuuna sheegay inay si fiican ugu jawaabeen. “Sidoo kale waxaan dadka iyo waxgaradka reer Buuhoodle ugu baaqayaa inay colaada qaboojiyaan, wax kastana laga hormariyo nabadda, wixii jira halaga wada hadlo” ayuu yiri Faarax. Faarax oo la weydiiyey shirka Taleex ee looga dhawaaqay maamulka cusub ee KHAATUMO STATE ayaa wuxuu sheegay in wax kasta ay ku xiran yihiin sidii la isku afgarto, laakiin aan loo baahneyn in dad Soomaaliyeed la dilo. Ma jirto wax hadal ah oo dhanka Somaliland ka soo baxay oo la xiriira hadalka Faarax Macalin ee ah in Somaliland ay joojineyso duulaanka Buuhoodle. Waxaase uu hadalka Faarax yimid iyadoo maanta dagaal kooban uu markale duleedka magaalada Buuhoodle ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo ciidamada deegaanka Buuhoodle. Dagaal Axadii magaalada Buuhoodle ka dhacay ayaa waxaa uu geystay dhimashada ugu yaraan toban ruux iyo dhaawac fara badan oo qaarkood lagu daweynayo isbitaalka Gaalkacyo. RBC Radio Xafiiska wararka Hargeysa
-
advised SL to stop unwarranted attacks on Khaatumo People Dawladda Kenya Oo Ka Hadashay Dagaalka Buuhoodle Iyo Maamulka Khaatumo Lasanod Online Tuesday, January 17, 2012 Hargeysa,(Lasanod Online)-Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka dalka Kenya Faarax Macallin oo booqasho ku jooga magaalada hargeysa ayaa wuxuu ugu baaqay maamulka somaliland joojinta dagaalada ay kula jirto dadka degaanka buuhoodle Faarax Macallin oo maanta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu horreyn faahfaahin ka bixiyey ujeeddada socdaalkiisa, waxaanu yidhi; "Anigu waxaan u socdaa wixii guud ee Soomaali oo dhan nabaddeeda iyo horumarkeedda sidii xal loogu heli lahaa oo aan ahayn gacan ka hadal, laguna gaadhi lahaa, waxyaabahaas oo dhan hab xasilloon. Anigu ma aamminsani marnaba inay Soomaalidu isu-gacan-qaado meel kasta oo ay joogto." Md. Faarax Macallin oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaa raaciyey; "Taasina waxa weeyaan mid aan dawladdana u sheegayo shacabka soomaaliyeedna u sheegayo, wax allaalle wixii dhibaato ah ee jira waxa weeyaan waxa la joogaa wakhtigii xal iyo wadahadal lagu dhammayn lahaa, xilligii gacan-ka-hadalka lama joogo." "Socdaalkaygan Somaliland waxa weeyaan qiimayn yar oo ah inaan arko Somaliland sidii aannu u yeelan lahayn wadahadal, taas oo aan doonayo inaan wadahadal yeelanno Soomaali oo dhan, Soomaaliya waannu tageynaa waanannu wadahadalaynaa, Somaliland waannu imanaynaa waanannu wadahadalaynaa, meel kasta oo ay Soomaalidu joogto waannu wadahadlaynaa." Sidaa ayuu yidhi Faarax Macalli. Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamanka dawladda Kenya, Faarax Macallin waxa uu u soo jeediyey Somaliland inay wadahadal la furto maamulka khaatumo, isla markaana ay joojiso dagaalka ay ka bilawday deegaannada Buuhoodle. "maamulka somaliland in ay isticmaasho wax la yidhaado degganaasho iyo tartiib, ilayn dhaqan Soomaali ayaynu iska lee nahay. Maamulku waa in ay ka waantyowdo gacan-qaadka, waayo dadku waa walaalo." Xafiiska Wararka Laascaanood
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Jaaliyada KHaatumo State of Somalia oo Taageertay Maamul-Goboleedkooda Cusub, Xafladii Nairobi, Kenya