Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Qandalawi;783561 wrote: ^Thanks laakin Abti anigu reer SSC waaban kamid ahay, dhiig iyo dalashoba, tirsasho gaaban iyo mid dheerba, dagaan guud iyo mid gaar ahba, marka maba la iga saari karo . Xoogaa Xaglatoosiye ayaan isku kacsanahay bas kkkkkkkkkkkkkkk Sheekadoodi waa ka weyneed shakhsi, waxaad kasoo horjeeday SSC/Khaatumo Movement oo dhan, markaa hada hadii aad isbadashay, soo dhowoo. Welcome to SSC/Khaatumo.
  2. Wafdigii Khaatumo State Of Somalia Oo Casuumad Ka Helay Dawladda Federalka Itoobiya- Lasanod Online. Wednesday, February 01, 2012 Jigjiga,(lasanod Online)- Waxaa saaka Hiirtii waaberi diyaarad khaasa ah lagu qaaday waftigii Maamulka Khaatumo State Of Somalia.. iyagoo socdaalkoodan ku aadanaa Magaalada Adisababa Ee Xarunta Dawlada Federaalka Ethiopia. Kadib markii ay casuumad ka heleen madaxda sare ee dawladda Federaalka Itoobiya. Waxaana sii sagootiyey masuuliyiin heer federaal ah oo iyagu ayaamahanba ku mashquul sanaa soo dhawaynta wafdiga Maamulka Khaatumo State ee ku yimid wadanka Ethiopia qaybihiisa kala duwan. Wafdigu intii ay joogeen gudaha dalka Itoobiya waxay galeen shirar iyo casuumado badan oo ka imaanaya Soomaalida degan Deegaanka Itoobiya (DDS). Sidoo kalena shalay ayay ahayd markii ay casuumada balaadhan u fidiyeen Beelweynta ****** ee ku nool magaalada Jigjiga. Kala socda lasanod Online Sawirada gadaal baanu idiinka soo diraynaa Insha'allaahu.... Copyright © 2011 Lasanod.com
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State of Somalia, ee Nairobi, Kenya
  4. http://youtu.be/JRuPRRkAz7c" frameborder="0" allowfullscreen> Maamul-Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya " frameborder="0" allowfullscreen> Kibirkii Qarandiidka/Somalidiidka Maxaa Helay ?????????
  5. Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Booqday Ciidamadda Mujaahidiinta Khaatumo/SSC ee Jiida Hore ee Sooljoogto+Sawiro Madaxdda Maamulka Khaatumo State ayaa saaka kormeeray Jiida hore ee Sooljoogto si ay ugu guur galaan xaaladda Ciidamadda Jiida hore Madaxdda booqatay Jiida hore waxaa horkacayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash), Madaxweyne Maxamed Yuusuf Indha Sheel iyo Xayn wasiiro ah Madaxdan ayaa booqashooda ku tagayey Dhufaysyadda ugu horeeya ee Ciidamadda waxana ay kulamo la qaadateen Saraakiisha xero kasta oo ay booqdaan waxana xero kastaba ay taliyahooda ka dhagaysanayeen warbixinta xeradda iyo qaabka ciidamado u joogaan Ciidamadda Jiida hore ee Sooljoogto ayaa u diyaarsanaa dagaal muddo badan socda oo ay ku xoreeyaan dhulkooda Khaatumo State ee ay ku soo duuleen Malayshiyaadka Dhul boobka ah ee SNM, waxana ka muuqatay Ciidamadda Geesinimo iyo diyaar garow xoogleh waxana ay isku dhiiri galinayeen Heesaha wadanimadda leh ee Saado Cali Warsame Abdiqani Makhtal
  6. http://youtu.be/_Gvx5JemzLs" frameborder="0" allowfullscreen> XAFLAD HOLLAND KHAATUMO STATE
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> XAFLADII KHAATUMO STATE EE MINNESOTA
  8. http://youtu.be/DtJ74MN9TcQ" frameborder="0" allowfullscreen> AWDAL STATE OO HAMBALYO UU DIRDAY KHAATUMO STATE
  9. Xafladdii Khaato State ee Ottawa Xaflad lagu soo dhaweeynayo maamul goboleedka cusub ee Khaatumo State Hiiraan Online
  10. Taleexi;782673 wrote: Liibaan bal halkan ku soo dheji Minnesota xaflad. Thanks for the effort. Taleexi, you welcome Inaadeer, Shir Lagu Taageerayay Maamulka Khaatumo State oo ka Dhacay Gobalka Minnesoto ee Dalka Mareykanka sniin, Jannaayo 30, 2012 (HOL) − Munaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta maamulka Khaatumo State iyo shirkii Taleex ayaa ka dhacday gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka, waxaana munaasabadda ka qaybgalay mas'uuliyiin ka socday qaybaha kala gaddisan ee bulshada ku nool gobalka Minnesoto iyo waliba xubno kale oo ka socotay uruurada bulshada rayidka. Munnaasabada ayaa waxaa lagu furay aayadaha Qur'aanka Kariimka oo uu halkaasi ka aqriyaay Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar. Mas'uliyiinta munasabadaaas ka hadlay waxay dhammaantood soo dhaweeyeen maamulka cusub ee Khaatumo State iyo shirkii dhawaan lagu soo gabgabeeyay magaalada Taleex ee gobalka Sool, shirkaasoo ku saabsanaa wada-tashiga dadka ku nool deggannada Sool, Sanaag iyo Ceyn, iyadoo ugu dambeyn lagu aasaasay (Khaatumo State Of Somalia). Dhanka kale, waxaa munaasabadii xalay khudbooyin dhaadheer kasoo jeediyay madax kala duwan oo ay ka mid ahaayeen: Saciid Faahiye oo ah madaxa jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesoto, Karen Clarka, caqilka gobalka Minnesoto iyo Cali Axmed Geelle, madaxa jaaliyadda Khaatumo State ee gobalka Minnesoto, wasiir-u-dowle Xaamud Maansheeye iyo hay'ddaha bulshada rayidhka aqoon-yahanno culumaa'uddiin iyo waliba qaar ka mid ah dadkii kasoo qayb-galay munaasabadda. Kulanka waxaa ka hadlay kana warbixiyaay socdaal uu ku tagay dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada, Sool, Sanaag iyo Ceyn, C/rashiid Macalin Faarax, isagoo sheegay in shirkii Taleex ay kasoo baxeen natiijooyin wax ku ool ah, wuxuuna xusay in dhidibbada loogu taagay maamul u adeegaya dadka ku nool deeganadaas iyo weliba bulsho-weynta Soomaaliyeed. "Aniga intii aan joogay degaannadaas waxay indhahaygu qabanayeen bulsho u baahan maamul iyo kala dambeyn," ayuu C/rashiid Macallin ka sheegay munaasadda lagu taageerayay maamulka Khaatumo State. Mudane Xaamud oo ah wasiir-u-dowle ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay munaasabadda lagu xusayay Khaatumo State ee ka dhacday gobalka Minnesoto isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay in maanta uu kala qayb-galo munaasabadda dadka kasoo jeeda gobollada laga dhisay Khaatumo State. "Waxaan cambaareynayaa dagaalkii ka dhacay Buuhoodle, waxaana ayaan-darro ah in dad u badan haween iyo caruur lagu laayo dagaaladii dhawaan ka dhacay degmadaas. Waxaan ugu baaqayaa dadka Soomaaliyeed inay nabadda iyo horumarka ka shaqeeyaan," ayuu yiri Mudane Xaamud. Sidoo kale, waxaa baaq nabadeed looga dalbanayo inay dagaallada joojiso loo jeediyay maamulka Soomaaliland oo xafladda laga sheegay inay dhowr jeer weerar ku qaadeen deegaannnada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Xubnaha baaqan jeediyay ayaa waxaa ka mid ahaa: Caabi Farax Canshuur Xassan Xaaji Cilmi Ugaas Maxamuud Canshuur Xuseen Faarax Coon-gaab Axmed Sheekh Aadan Nuur Ibraahim Warsame Xaaji Bashiir Cabdullahi Axmed Cali Shuuriye Xaaji Cabdi Cali Suldaan Warsame Suldaan Caliyoow Ibroow Cabdikariim Xaaji Cabdulaahi Sheekh Maxamed Macallin Cumar Xaaji Maxamuud Ugu dambeyn, waxaa munaasabada laga qaaday hees ay wada-qadayeen fanaaniin reer Minnesoto ah, iyadoo heestan lagu taageerayayl maamulka cusub ee Khaatumo State. Shir lagu taageerayay maamulka Khaatumo State oo ka dhacay Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka Isniin, Jannaayo 30, 2012 (HOL) − Munaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta maamulka Khaatumo State iyo shirkii Taleex ayaa ka dhacday gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka, waxaana munaasabadda ka qaybgalay mas'uuliyiin ka socday qaybaha kala gaddisan ee bulshada ku nool gobalka Minnesoto iyo waliba xubno kale oo ka socotay uruurada bulshada rayidka. Munnaasabada ayaa waxaa lagu furay aayadaha Qur'aanka Kariimka oo uu halkaasi ka aqriyaay Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar. Mas'uliyiinta munasabadaaas ka hadlay waxay dhammaantood soo dhaweeyeen maamulka cusub ee Khaatumo State iyo shirkii dhawaan lagu soo gabgabeeyay magaalada Taleex ee gobalka Sool, shirkaasoo ku saabsanaa wada-tashiga dadka ku nool deggannada Sool, Sanaag iyo Ceyn, iyadoo ugu dambeyn lagu aasaasay (Khaatumo State Of Somalia). Dhanka kale, waxaa munaasabadii xalay khudbooyin dhaadheer kasoo jeediyay madax kala duwan oo ay ka mid ahaayeen: Saciid Faahiye oo ah madaxa jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesoto, Karen Clarka, caqilka gobalka Minnesoto iyo Cali Axmed Geelle, madaxa jaaliyadda Khaatumo State ee gobalka Minnesoto, wasiir-u-dowle Xaamud Maansheeye iyo hay'ddaha bulshada rayidhka aqoon-yahanno culumaa'uddiin iyo waliba qaar ka mid ah dadkii kasoo qayb-galay munaasabadda. Kulanka waxaa ka hadlay kana warbixiyaay socdaal uu ku tagay dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada, Sool, Sanaag iyo Ceyn, C/rashiid Macalin Faarax, isagoo sheegay in shirkii Taleex ay kasoo baxeen natiijooyin wax ku ool ah, wuxuuna xusay in dhidibbada loogu taagay maamul u adeegaya dadka ku nool deeganadaas iyo weliba bulsho-weynta Soomaaliyeed. "Aniga intii aan joogay degaannadaas waxay indhahaygu qabanayeen bulsho u baahan maamul iyo kala dambeyn," ayuu C/rashiid Macallin ka sheegay munaasadda lagu taageerayay maamulka Khaatumo State. Mudane Xaamud oo ah wasiir-u-dowle ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay munaasabadda lagu xusayay Khaatumo State ee ka dhacday gobalka Minnesoto isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay in maanta uu kala qayb-galo munaasabadda dadka kasoo jeeda gobollada laga dhisay Khaatumo State. "Waxaan cambaareynayaa dagaalkii ka dhacay Buuhoodle, waxaana ayaan-darro ah in dad u badan haween iyo caruur lagu laayo dagaaladii dhawaan ka dhacay degmadaas. Waxaan ugu baaqayaa dadka Soomaaliyeed inay nabadda iyo horumarka ka shaqeeyaan," ayuu yiri Mudane Xaamud. Sidoo kale, waxaa baaq nabadeed looga dalbanayo inay dagaallada joojiso loo jeediyay maamulka Soomaaliland oo xafladda laga sheegay inay dhowr jeer weerar ku qaadeen deegaannnada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Xubnaha baaqan jeediyay ayaa waxaa ka mid ahaa: Caabi Farax Canshuur Xassan Xaaji Cilmi Ugaas Maxamuud Canshuur Xuseen Faarax Coon-gaab Axmed Sheekh Aadan Nuur Ibraahim Warsame Xaaji Bashiir Cabdullahi Axmed Cali Shuuriye Xaaji Cabdi Cali Suldaan Warsame Suldaan Caliyoow Ibroow Cabdikariim Xaaji Cabdulaahi Sheekh Maxamed Macallin Cumar Xaaji Maxamuud Ugu dambeyn, waxaa munaasabada laga qaaday hees ay wada-qadayeen fanaaniin reer Minnesoto ah, iyadoo heestan lagu taageerayayl maamulka cusub ee Khaatumo State. Cabdiraxman D. Nuur, Hiiraan Online Nuure1000@hotmail.com Minnesoto, Minneapolis
  11. Abwaan;782643 wrote: Good to see Calanka Buluugaa reappearing in many areas of the country.....Khaatumo gacmo furan ku soo dhawoow. Ha is martiyeeynina. Brother Abwaan, Thank You for your support for Khaatumo people & Khaatumo State of Somalia, waa runtaa waa in Calanka Soomaaliya ee quruxda badan kor loowada qaada. Soo Dhoweynta waa ku mahadsantahay.
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> Banaanbax Weyn oo Lagu Taageersanyahay Maamul-Goboleedka khaatumo, Magaalada Sarmaanyo iyo Magaalada Awrboogays -Sanaag, Khaatumo State of Somalia
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Banaanbax Ka Dhacay Magaalada Figi-Fuliye, Sanaag Waxaa Lagu Taageeray Khaatumo State of Somalia
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Banaanbax Ka Dhacay Magaalada Xamarlaguxidh Waxaa Lagu Taageeray Khaatumo State of Somalia