Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Fanaan Cabdi Holland Iyo Heestii Khaatumo State of Somalia
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, CAIRO - EGYPT
  3. According to qarandiidnews/ snm website ....... - Midaynta Somaliya yaa dani ugu jirtaa ama ah Winners, waxaa ka mid ah: 1. Koonfurta Somaliya, Puntland, Khaatumo State, Maakhir State iyo Awdal State. 2. Kooxihii reer Somaliland ee Somaliweyn u ololayn jiray sida Cismaan Jaamac, Sifir, Jaamac Yare, Cabdalle Xaaji, Cali Khaliif IWM. 3 Ururka Al-shabaab oo qaddiyadda Somaliland aad uga soo horjeeday. 4. Kooxaha kale ee aad ugu ololeeya Somaliliweynta sida ilma Samatar iyo kuwa kale oo badan. 5. Hadhaagii xukuumaddii Siyaad Barre sida Gen. Moorgan iyo Cali Samatar. 6. Cid kasta oo ka soo horjeedda qaddiyada Somaliland. 7.Ciidamadii xukuumaddii Siyaad Barre ee Guuleestay, jabhada snm jabiyey - Cidda ku khasaaraysa shirka London iyo samaynta Soomaliweyn ama Loserska ah waxa ka mid ah: 1. Cid kasta oo aaminsan qaddiyadda goonni isu taaga Somaliland clan 2. Dadkii naftooda iyo maalkooda u huray jabhada snm/ Somaliland clan sida mujrimiintii SNM.
  4. Somaliland: To go or not to go to the London Conference. By Mohamud Tani ( Somalidiid Clan-Secessionist) Feb. 03, 2012 Never trust the British with your fate. Never! From Palestine and Israel to Kashmir and Pakistan to Rhodesia and South Arica, all the way to Haud and reserved Area the Foreign office and its bureaucrats were all throughout history on the wrong side of issues. Britain always left a legacy of trouble. It has no history of ever solving one. Did you ever detect the true colours of Tony Blair before the Iraq war? Jomo Kenyatta once said “My British friends came to our land with a Bible in their hands. They told us to shut our eyes for a moment. When we opened our eyes, they had the land and we had the Bible.“ Such is the British treachery. They are telling us now to shut our eyes. Trust the Americans. They always mean what they say. Do not ever get caught by the hypocrisy that built an empire through sheer cunning and deceit. Well, all this would not have happened had the Somaliland government gave to the British officials the standard answer that we had for the world since the first day of the existence of Somaliland - Somaliland will only negotiate with a one government in the South. Our present government tried to be clever. They also needed some assistance for our cash strapped little country. They went to London and to the horror of everybody in Somaliland our Government was in the same table with Puntland and Gslmudug. Silanyo and his Government did in one step to reduce the standing of Somaliland from a De Facto country to the status of a clan or subclan. They accepted to be In the same protocol with ********** (Puntland), Habar/Gidir Saad (Galmudug) Habar/ Gidir *** (Ahlu Suna Wa Jamaa). They again did the same in Nairobi. Then all disaster followed. Our clever government were not so clever after all. It was a classic case of the hyena dating the wrong guy. Maybe they got a little cash, but they threw away the demand that we be treated as what we are: a NATION and no other way. Nobody took us seriously after that. Now we are being expected to come to London again and the President t himself has to appear and sit in the same line with Puntland and Galmug presidents as a representative of a region called Somaliland that is in Somalia. Sh. Shariif will be seated among the world leaders. Siilanyo being a member of other regional delegations from Somalia will be sitting behind him. What a disgrace!! Imagine seeing that picture in the CNN and the BBC. Apart from the external affairs fiasco it caused, the downgrading of Somaliland to level of **********, Saad and *** has also caused an internal disintegration. Every political opportunist now wants to go to the Conference of the clans in London. This would not have happened had we not participated two of the first four preparatory meeting. Had we stayed out altogether as we always used to (before we started to be clever) , no one from Somaliland would have dreamed neither Khatumo nor Awdal nor Makhir nor others that are in pipeline. By downgrading the status of Somaliland Mr. Silanyo has opened a Pandora box. I Quote here Faisal Waraabe commenting when on the first time that we participated the London preparatory Conference. He Said “Mr Silanyo Listen .You are My president only in the context of Somaliland. Outside that you are not . If you go again to a table where Somali clans are meeting. Yes Listen . You only represent your sub-clan ,and I will go representing mine” That is what Faisal said that day. Now are you surprised at Ali Khaliif ? In the name of fairness let us give the devil his due. Now what we need is sobriety and level headedness. Qualities we lack so much now in Somaliland. Let us weigh arguments for or against going to London. Those who say let us go are stating their case like this. Forty or more world leaders are coming. Somaliland will have a golden opportunity to state its case to the international audience and it’s a chance we cannot miss. That would have been a very strong argument if the question of Somaliland and its future was in the Agenda. World leaders who are coming where not made aware of a discussion about Somaliland. How different it is, how good it is and how it needs to be recognized? The Agenda is clear. It is about Piracy, Shabaab , Famine and the formation of a National inclusive Government. Nowhere in the Agenda is Somaliland mentioned good or bad. On the contrary the preamble of the Agenda stated that the Territorial Integrity of Somalia will be maintained. Sh. Shariif and his Government will be speaking to the delegates representing all the Somali delegates there including us. Regional presidents will not speak. If World leaders give Regional presidents a photo op that is the best they can get out of the conference. I hope that is not what our leaders want. A picture with Dave Cameron.!! That can be arranged by one Somalilander who is a resident at the Prime Ministers riding in UK. Now let us look at the other side of the coin. I believe if we do not go to the conference in London, the British Prime Minister will not be happy. He will be angry at his lower officials that they let him down. That the International community will see that the conference that the PM lent his name has a great hole in it. The PM will see the lower British officials misrepresented the case of Somaliland and did not give it the weight that it was due. The World will ask themselves who is that who did not come. The answer readily comes to our advantage. The entire international friends and journalist supporter that we gathered in these twenty years will fill the void. Look who is not being accommodated here? The most peaceful, the most stable, the most democratic, the only people that defeated Shabaab, the only people those Pirates are afraid of, the best is missing. Only then will our demands be listened to. That is the way we should play the game. Mohamud Tani
  5. Source: Ramaas (somalidiid website) Wasiirka Afrika Ee Ingiriiska Oo Wareysi Uu Bixiyey Somaliland Ku Hoos-Geeyay Dawlada Sh. Shariif Ee Soomaliya, Tafaasiil Wer-Wer Lehna Ka Sheegay Maxsuulka Shirka London Hargeysa (Ramaas) Feb 5,2012 – Wasiirka dawlada boqortooyadda Ingiriiska u qaabilsan arimaha Afrika Mr. Henry Bellingham, ayaa ka hadlay shirka kooxaha Soomalida loogu qabanayo Magaaladda London, waxaanu sheegay in lagu casuumay guud ahaan maamuladii saxeexay heshiiska Road-Map-ka. Wasiirku waxa uu dawlada ku meel-gaadhka ah ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ka soo qaaday xukuumad si guud uga wada talisa guud ahaan dalka Soomaliya oo ay Somaliland ku jirto, isaga oo hadalka u dhigay in shirka London lagu casuumay xukuumadda (DKM) iyo maamulada kale, isaga oo uu ka xusay Somaliland, Puntland, Gal-mudug iyo Ahlu-suna oo uu sheegay inay saxeexeen heshiiska qorshaha nabada ee Road-Map-ka. Mr. Bellingham oo la waydiiyey hanaanka ay u soo xuleen cida shirka London ka qayb-galaysa ayaa sheegay inay shirka ku casuumeen dhammaan saxiixayaashii Roadmap-ka, sida DKMG ah, Puntland, Galmudug iyo Ahlusunna iyo sidoo kale Madaxweynaha Somaliland. Wasiirka Afrika ee dawlada Ingiriiska waxa uu ka hadlay ujeedada shirka London “Shirkan waa mid ku saabsan wadashaqeyn dhex-marta beesha calaamka, waxaana lagu casuumay xukuumadda iyo maamullada kale." Ayuu yidhi isaga oo dawlada Somaliland hoos geynaya xukuumadda Sheekh Shariif hogaamiyo oo todobaadkan dawladiisu safiir u magacowday. Wasiirka Afrika ee Britain waxa kale oo uu sheegay inay filayaan in shirka London taageero loogu raadinayo dawlad loo dhiso Soomaliya “Waxaan doonaynaa inaanu dhisno taageero ay ka wada shaqeeyaan Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo ururrada kale. Sidoo kale waxaan doonaynaa in Soomaalida dib u dhiska laga taageero waayo taasi waa fursad qaali ah oo horteenna taalla” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Waxaan rajeynayaa shirkan inuu noqon doono mid lagu mideeyo howsha calaamka ee ku wajahan Soomaaliya, waana taas sababta aan ugu baahan nahay in Soomaaliya loo helo dowlad joogto ah oo caawisa shacabkeeda." Wasiirkani waxa kale oo uu hadalkiisa ku daray “Waxaan haysannaa fursad aan ku caawin karno maamullada Somaliland iyo Puntland. Waxaana rajeynayaa inaan wadajir u shaqeyn doonno hirgelinta qorshooyinkaas," ayuu hadalkiisa ku soo gabgabeeyay. Ramaasnews desk
  6. Waftida Khaatumo State of Somalia ee Ku Sugan Addis Ababa oo Kulamo La Qaatay R/wasaare Melez, Madaxdda Sar Sare ee Itoobiya iyo Beesha Caalamka Waftida Khaatumo State ee ku sugan magaaladda Adis ababa ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madax sare sare ee Dawladda Itoobiya iyo waliba Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Adis ababa Waftida ayaa shalay kulamo la yeelatay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Itoobiya kulankaas oo qaatay muddo saacadaha waxana labadda dhinacba ay isla jeexjeexiin sidii Iskaashi loo samayn lahaa ka dibna waxa ay kulan la qaateen Isla Shalay Wasiirka Gaashaandhiga ee Itoobiya waxana kulamadaasi ku dhamaadeen dhamaan Guul Waftidu waxa ay xalayto Kulan Casho sharaf ah la yeelatay R/wasaaraha Dalka Itoobiya Melez Zanawi taas oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda ee Adis abab, waxana uu R/wasaare Melez uu aad u soo dhaweeyey Madax kala duwan ee Khaatumo iyo mirihii ka soo baxay Shirkii Khaatumo2 ee Taleex, Kulankaas ayaa ku dhamaaday is afgarad Waftidu waxa ay kulamo kale la qaateen Madax kale duwan ee Beesha Caalamka u joogta Adis ababa gaar ahaan Safaaradaha Maraykanka iyo Uk, Ururka IGAD, AU, waxana jira Balamo ay la lee yihiin Safaaradaha kale ee wadamadda Yurub ku lee yihiin Adis abab Waxaana Kulamadaas danbe waftida uga qayb galaya Xubnaha G9 ee Adis ababa joogta iyada oo Isimadu dib ugu soo noqdeen Maanta Jigjiga si ay uga qayb galaan caleema saark Ugaaska ugu faca weyn DDS oo todobaadkan dhacaya
  7. Waftida Khaatumo State of Somalia ee Ku Sugan Addis Ababa oo Kulamo La Qaatay R/wasaare Melez, Madaxdda Sar Sare ee Itoobiya iyo Beesha Caalamka Waftida Khaatumo State ee ku sugan magaaladda Adis ababa ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madax sare sare ee Dawladda Itoobiya iyo waliba Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Adis ababa Waftida ayaa shalay kulamo la yeelatay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Itoobiya kulankaas oo qaatay muddo saacadaha waxana labadda dhinacba ay isla jeexjeexiin sidii Iskaashi loo samayn lahaa ka dibna waxa ay kulan la qaateen Isla Shalay Wasiirka Gaashaandhiga ee Itoobiya waxana kulamadaasi ku dhamaadeen dhamaan Guul Waftidu waxa ay xalayto Kulan Casho sharaf ah la yeelatay R/wasaaraha Dalka Itoobiya Melez Zanawi taas oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda ee Adis abab, waxana uu R/wasaare Melez uu aad u soo dhaweeyey Madax kala duwan ee Khaatumo iyo mirihii ka soo baxay Shirkii Khaatumo2 ee Taleex, Kulankaas ayaa ku dhamaaday is afgarad Waftidu waxa ay kulamo kale la qaateen Madax kale duwan ee Beesha Caalamka u joogta Adis ababa gaar ahaan Safaaradaha Maraykanka iyo Uk, Ururka IGAD, AU, waxana jira Balamo ay la lee yihiin Safaaradaha kale ee wadamadda Yurub ku lee yihiin Adis abab Waxaana Kulamadaas danbe waftida uga qayb galaya Xubnaha G9 ee Adis ababa joogta iyada oo Isimadu dib ugu soo noqdeen Maanta Jigjiga si ay uga qayb galaan caleema saark Ugaaska ugu faca weyn DDS oo todobaadkan dhacaya
  8. Waftida Khaatumo State of Somalia ee Ku Sugan Addis Ababa oo Kulamo La Qaatay R/wasaare Melez, Madaxdda Sar Sare ee Itoobiya iyo Beesha Caalamka Waftida Khaatumo State ee ku sugan magaaladda Adis ababa ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madax sare sare ee Dawladda Itoobiya iyo waliba Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Adis ababa Waftida ayaa shalay kulamo la yeelatay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Itoobiya kulankaas oo qaatay muddo saacadaha waxana labadda dhinacba ay isla jeexjeexiin sidii Iskaashi loo samayn lahaa ka dibna waxa ay kulan la qaateen Isla Shalay Wasiirka Gaashaandhiga ee Itoobiya waxana kulamadaasi ku dhamaadeen dhamaan Guul Waftidu waxa ay xalayto Kulan Casho sharaf ah la yeelatay R/wasaaraha Dalka Itoobiya Melez Zanawi taas oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda ee Adis abab, waxana uu R/wasaare Melez uu aad u soo dhaweeyey Madax kala duwan ee Khaatumo iyo mirihii ka soo baxay Shirkii Khaatumo2 ee Taleex, Kulankaas ayaa ku dhamaaday is afgarad Waftidu waxa ay kulamo kale la qaateen Madax kale duwan ee Beesha Caalamka u joogta Adis ababa gaar ahaan Safaaradaha Maraykanka iyo Uk, Ururka IGAD, AU, waxana jira Balamo ay la lee yihiin Safaaradaha kale ee wadamadda Yurub ku lee yihiin Adis abab Waxaana Kulamadaas danbe waftida uga qayb galaya Xubnaha G9 ee Adis ababa joogta iyada oo Isimadu dib ugu soo noqdeen Maanta Jigjiga si ay uga qayb galaan caleema saark Ugaaska ugu faca weyn DDS oo todobaadkan dhacaya
  9. KHAATUMO WAY HANAQAADAY, HORUMAR BAY GAADHAY Waxaa ka socoda dalka Somaliya gudihiisa iyo dunida afarteed dacal dabaal deg iyo damaashaadyo lagu soo dhawynayo curashadda Khaatumo State of Somalia. xaqiiqdii, xafladahani way ka duwan yihiin kuwii hore ee jaaliyadaha ku abtirsad SSC oo qura isugu soo bixi jireen. waayo magaalo walba oo ay ka dhacayaan damaashaadyadani waxaad arkaysaa rag,dumar,caruur iyo ciroole ka kooban dhamaan beelaha Somali weyntu ku kala abtirsadto oo si farax leh gacmaha isu wada haysta kuwaasoo wajiyadoodu ka muuqto farax la mid ah dabaaldegyadii lixdankii markii somalidu si wada jirka ah isaga riday heeraydii gumaysiga. akhriste, halkaa waxaa kaaga baxaya lab qodob oo aad mihiim ah. Waa ta koowaade waxay ku tususaysaa sida ay umada somaliyeed uga soo horjeedo mala awaalka ay jabhada SNM’tu caalmka kula wareegaysay 21 sano ee aynu soo dhaafnay in gobolada waqooyi ay Somali weyn ka go’day. Iyo talabaad oo ah sida looga fadhiyey kulankii ka dhacay taleex ee khaatumo2 in go’aamadiisu noqdaan kuwo u horseeda somaliya modnimo, sidii ololahii daraawiishta ee saldhigiisu ahaa teleex uu u horseeday gobonimada aan mudada dheer ku naaloonaynay. Damaashadyadan waxaa barbar socoda booqashoon ay madaxad iyo siyaasiiyiinta KHAATUMO STATE OF SOMALIA uga kala gooshayaan wadamada safaka hore iyo kuwo ay aad muhiim u tahay in lala socodsiiyo himilooyinka iyo siyaasada ay ku shaqaynayso dawlad goboledka KHATUUMO STATE OF SOMALIA oo ku saylasan nabad iyo deris wanaag. Ugudanbayntii meel walba oo xafladuhu ka dacayaan waxaa mahad balaaran iyo docu looga soo jeedininyaa naftooda horasyaasha ku jira safka hore ee difaaca cadwga.
  10. OGAYSIIS: Xaflad Lagu Taageeraayo Awdal State, Khaatumo State of Somalia Iyo Midnimada Ummada Soomaaliyeed oo Ka Dhici Doonta London, UK Sabti 04/02/2012 Waxaa la Ogaysiina yaa dhamaan jaliyada Soomaliyeed ee ku nool London,Uk ee jecel midnimada umada soomaaliyeed in ay kasoo qaybgalaan xaflad lugu tageerayo midnimada Soomalia kana dhicidoonta London, Xafladan waxaa si wada jiir ah u samaynaya Maamul Goboleedyada Khaatumo State of Somalia iyo Awdal State of Somalia. Xafladan waxa kasoo qaybgeli doona fanaaniinta ugu caansan Magaalada London halkaasna ka qaadi doona Heeso u badan Wadani, Xafladu waa bilaash free of charge Fadlan qofkasta waa in uu soo qaataa Calanka Jamhuuriyada Somalia kuna soo labista Dhar Cadaan iyo Buluug ah. Fadlan waa muhiim in aad kasoo qaybgasho oo muujiso Somali nimadaada. Wakhtiga :- 04/02/2012 sacad 19:00 ilaa 02:00 Habeenimo Goobta :- Adresskuna, Copland School, wembley ha9 7ud
  11. http://youtu.be/e0jDkYTt8Ro" frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo State of Somalia
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladi Khaatumo State of Somalia, Birmingham, UK Waa xafladi ka dhacaday magalada Birmingham ee cariga engriska,waxana kaso qayba galay somali wayn oo siiyay taageero buuxda maamul ka cusub ee khaatumo state of somalia
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Taageerida Maamul-Goboleedka Soomaaliye ee Khaatumo, Naiobi, Kenya
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> SSC Soomaalibaa Leh, Soomaaliya Way Soo Noqon. Khaatumo State waa saldhigii Midnimada soomaaliyeed
  15. Melez Zanawi oo Diyaraad Khaas ah u Soo Diray Wafida Ka Sodca Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia waxaa maanta gaadhay magaladda Adis abab waftidii ka socotay Khaatumo State ee maalmahan ku sugnaa Magaaladda Jigjiga waftidan ayaa diyaarad Khaas ah geysay Adis ababa waxana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey madax sare sare oo ka tirsan Dawladda Itoobiya Waftidan ayaa Casuumad rasmi ah ka helay R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi taas oo ay ugu gudbeen Adis ababa waxana la sheegay in lagu dajiyey Hotel Hilton isla markaasna loo qaabilay si heer sare ah waxana la filayaa in Kulamo ay la qaateen R.wasaaraha Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ku sugan Adis abab Dawladda Itoobiya iyo Maamulka Khaatumo ayaa wadaaga Xuduud dheer waxana lama huraan ah in labadda dhinacba ay iska kaashadaan wada shaqaynta Amaanka iyo Horumarka dhinackastaba, waxana wanagaasan iminka xidhiidhka labadda dhinac.
  16. Melez Zanawi oo Diyaraad Khaas ah u Soo Diray Wafida Ka Sodca Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia waxaa maanta gaadhay magaladda Adis abab waftidii ka socotay Khaatumo State ee maalmahan ku sugnaa Magaaladda Jigjiga waftidan ayaa diyaarad Khaas ah geysay Adis ababa waxana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey madax sare sare oo ka tirsan Dawladda Itoobiya Waftidan ayaa Casuumad rasmi ah ka helay R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi taas oo ay ugu gudbeen Adis ababa waxana la sheegay in lagu dajiyey Hotel Hilton isla markaasna loo qaabilay si heer sare ah waxana la filayaa in Kulamo ay la qaateen R.wasaaraha Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ku sugan Adis abab Dawladda Itoobiya iyo Maamulka Khaatumo ayaa wadaaga Xuduud dheer waxana lama huraan ah in labadda dhinacba ay iska kaashadaan wada shaqaynta Amaanka iyo Horumarka dhinackastaba, waxana wanagaasan iminka xidhiidhka labadda dhinac.
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo State of Somalia Celebration - Ottawa
  18. http://youtu.be/s1trRRnPwWg" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo State of Somalia Celebration in Toronto; Live speeches by Guddiga G6 Via Telephone and the Largest ever inauguration for the Somali Regional State Celebrations in TO.
  19. http://youtu.be/Nzaz_RXe3wU" frameborder="0" allowfullscreen> Heestii "Daraawiishta", Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  20. " frameborder="0" allowfullscreen> Abwanada Weyn Xalima Soofe Ayaa u Samaysay Maamul-Goboleedka Cusub ee Khatuumo state of Somalia, Gabay Aad u Qiimo Badan "Codka Taleex Iiga Yimi baa Caqligu Iigu Degay"