Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Valenteenah.;784180 wrote: Love the song! Thanks for the vids and pics, Liibaan. Much hope is certainly resting on the shoulders of Khaatumo, may Allah guide them. I'm holding back my assessment until they're at least halfway through their 18-month term, Insha'Allah. Valenteenah, you are welcome sister, may Allah accept our prayers, amiin. Insha Allah Khaatumo State of Somalia wil be a success story. Viva Khatumo State of Somalia, Viva United Somalia
  2. Source: Qaran qabiilnews (snm/somalidiid website) Waa Maxay Asaraarta Warlord Siilaanyo Beri Casuumad Qado ugu Samayn Doona Labada Gole ee Beesha SNM ? Feb 03, 2012 at 11:52 AM Hargysa,(Qaran news)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa laga filayaa inuu berri casuumad qado ah u sameyn doono xildhibaanada labada gole ee Golaha Wakiilada iyo Golaha Guurtida oo tiradoodu tahay 164 Xildhibaan inkastoo la filaayo in tirada ka soo qeyb geli doonta ay kalabadh wax yar ka badan doonto. Casuumadan madaxweyne Siilaanyo u samayn doono xildhibaanada labada gole waxaa kaloo ka soo qeyb geli doona tiro badan oo ka mid ah golihiisa wasiirada siiba Wasiirada aadka ugu dhawdhaw ee lagu xanto inay talada dalka ka go'do ama had iyo jeerba ku shaqeysta magaca madaxweyne Siilaanyo sida Wasiirka Madaxtooyada,Arimaha debeda,duulista,Macdanta iyo Biyaha. Sida ilo u dhuun daloola madaxtooyada tibaaxayaan ujeedada casuumadu waa in labada gole u ansixiyaan madaxweyne Siilaanyo tegitaanka iyo ka qeybgalka shirka London ee loo qabaanyo kooxaha Somaliya isku haya oo ka go'an tahay inuu tago ama ka qeybgalo .Madaxweyne Siilaanyo ayaa hore u sheegay inuu ka qeybgalka shirka talo qaran ka yeelanaayo balse waxaa xaqiiqa oo biyo kama dhibcaan in go'aankiisu yahay inuu shirkaas tago oo socon doona maalin gelinkeedka, arimaha ama qadiyadaha laga hadlaayana ku kooban tahay ama ku soo urursayso sidii loo soo dhisi lahaa maamulka bedeli doona Sheikh Sharif oo waqtigiisu ku e'egyahay bisha August 2012ka. Xukmadd ayaa ah hal diidaysaa geeday ku xoqato ma weydo ee casuumadaas madaxweyne Siilaanyo u berito uu u samayn doono golayaasha waa takidIin ama ansixin uu ka ansaxsanaayo golayaasha ka qeybgalka shirka London oo uu ka aqbalay safiir xigeenka safaarada ingiriisku ku ledahay Itoobiya Xukumada Siilaanyo ayaan isku raacsanayn ka qeybgalka shirka London dhawaan ayaa wasiirada xukumada kaga jira beesha Sacad Muuse oo dhawaan ku qabtay kulan balaadhan Hotel Maansoor ay soo saareen war murtiyeed ay ku qaadacayaan ka qeybgalka shirkaas London iyagoo sheegay shirkaas inuu waxyeelo mooyee waxtar u lahayn Somaliland oo la sheegay unay hayso ajeendaha shirka weli. Dhinac kale warar aanu ka helay xildhibaano ku dhawdhaw shir gudoonka ayaa noo sheegay in mikirifoonka laga ilaalin doono xildhibaanada ka soo horjeeda qadiyada ka qeybgalka shirka London,shirgudoonka barlamaanka guutida iyo barlamaanka ayaa la sheegay inay sii diyaariyeen liiska dhawr xildhibaan oo madaxweyne Siilaanyo si indho la'aana ugu taageera sax iyo khaladba oo ka hadli doono munaasibada berito khudbadahooduna noqon doonaan qaar loo sii naqilay ama loo yeedhiyey oo aan ka iman maskaxdooda. Golayaasha ayaa gacanta ugu jira xukumadda Siilaanyo oo u adeegsata hadba sida ay doonto, taasi oo xiligii uu Siilaanyo mucaaridka ahaa uu golaha gacanta ugu dhigay, golaha wakiilada ayaa xiligan ku jira xili kala guur ah oo gudoomiyahii wakiiladuna uu samystay urur siyaasadeed, xaga xildhibaanada intooda badanina ayna kaba soo xaadirin golaha xaga qaar badanina ay ku jiraan jeebka madaxweyne Siilaanyo Qarannews Hargeysa =
  3. Source: Ramaasnews ( snm/ Somalidiid website ) Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Qayb-galayso Shirka London Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Cadeeyay In War-Warkii Meesha Ka Baxay Hargeysa (Ramaas) Feb 3,2012 – Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay ka qaybgalka shirka dawladda Ingiriisku qabanqaabinayso ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo la qorsheeyey inuu dabayaaqada bishan ka qabsoomo magaalada London. dawladda Somaliland go’aansatay inay ka qaybgasho shirka arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo oo 23ka February 2012 ka dhici doona magaalada London, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar uu caddeeyey inuu meesha ka baxay werwerkii Somaliland ka qabtay ka qaybgalkaa shirkaas, kadib markii ay wadahallo arrintaas la xidhiidha la yeesheen dawladda Ingiriiska, wada xaajoodyadaasna ka soo baxeen in ka qaybgalka shirka London aannu wax dhaawac ah ama saamayn ah ku yeelanayn madaxbannaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka soo laabtay shalay booqasho uu muddo toddobaad ah ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxa uu sheegay in dawladda Ingiriisku u caddaysay in Somaliland shirka London uga qaybgeli doonto qaab ka duwan sida maamullada kalee ka jira dalka Soomaaliya, isla markaana aanay Somaliland waxba ka khusayn ajandaha lagaga hadlayo khariiddada nabadda Soomaaliya (Road Map), marka laga reebo in Somaliland talo laga weydiiyo sida xasillooni looga hirgelin karo waddanka colaaduhu aafeeyeen ee Soomaaliya. “Waxa jiray wadahadallo xidhiidh ah oo u socday dawladaha Somaliland iyo Ingiriiska oo la xidhiidhay qaabka Somaliland uga qaybgelayso shirka arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo ee ka dhacaya magaalada London, markaa waxa dawladda Ingiriisku noo caddaysay in aanay Somaliland qayb ka ahayn khariidadda nabadda (Road Map) ee lagaga hadlayo shirka London, arrintaas oo ku kooban qaybaha kalee dalka Soomaaliya iyo sidii nabad waarta looga hirgelin lahaa Soomaaliya dhibaatooyinka colaaduhu ragaadiyeen. Waxay Ingiriisku noo sheegay in shirka London aannu wax saamayn ah ku yeelanayn Jamhuuriyadda Somaliland, balse loo baahan yahay tallada Somaliland ka gaysanayso qaabka xasillooni looga hirgelin karo Soomaaliya, sidaa darteed uu ka qaybgalka shirka London faa’iido u leeyahay Somaliland, maadaama lagu casuumay madax badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada caalamka.” “Wadahadallada aannu la yeelanay dawladda Ingiriiska waxa nooga soo baxay in werwer badan oo shirka London naga hayey ama aannu ka qabnay hadda naga baxay oo ka qaygalkeennu aannu wax saamayn ah ku yeelanayn madaxbannaanida iyo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland, dawladda Ingiriiskuna arrintaasi way noo caddaysay,” ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland. Waxa kaloo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar uu sheegay in daraasad badan oo Somaliland shirkaas ku samaysay ay ka soo baxday in ka qaybgalka shirka London uu Somaliland u yahay fursad qaali ah. “Markii aannu darisnay shirka arrimaha Soomaaliya ee London, isla markaana aragnay qaabka dawladda Ingiriisku shirkaas uga qaybgalayso Somaliland waxa noo soo baxday in Somaliland fursad weyn ugu jirto ka qaybgalka shirka London, taas oo wax u taraysa qaddiyadda madaxbannaanida iyo aqoonsi-raadinteenna, iyadoo madaxda reer Somaliland ee ka qaybgala shirka London heli doonaan fursad ay madaxda adduunka iyo hay’adaha caalamka ee iyaguna shirkaas ka qaybgalaya kaga dhaadhiciyaan qaddiyadda goonni-isu taagga Somaliland iyo taariikhda Somaliland leedahayba.” Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo la weydiiyey waxa uu yahay doorka Somaliland kaga qaybgalayso shirka London ee laga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxa uu ku jawaabay; “Doorka Somaliland kaga qaybgalayso shirka London wuxuu yahay sidii ay Somaliland beesha caalamka iyo ka qaybgalayaasha shirkaas ugu soo bandhigi lahayd qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii aannu talo uga gaysan lahayn qaabka xasilloonida iyo kala dambaynta loogu soo dabbaalayo dalka aynu dariska nahay ee Soomaaliya, dawladda Ingiriiskuna waxay doonaysaa in laga faa’iidaysto khibradda Somaliland u leedahay dhisidda dawladnimadda iyo adkaynta nabadgelyada, markaa sida dalal kalee jaarka la ah Soomaaliya sida Itoobiya, Kenya iyo Uganda u doonayaan in xal loo helo dawlad la’aanta ka jira Soomaaliya ayey Somaliland qudheeduna doonaysaa in nabad laga dhaliyo Soomaaliya, shirkaasna waxay Somaliland kaga qaybgalaysaa sidii ay beesha caalamka uga codsan lahayd in taageero loo fidiyo Somaliland, gaar ahaan dhinacyada la-dagaalanka budhcad-badeedda iyo argagixisada oo ah waxyaabaha la doonayo in xoogga lagu saaro shirka London.” Dhinaca kale, sida ku cad qoraallo Jamhuuriya helay oo ka soo baxay kulan loogu gogol xaadhayo shirka London oo 10kii bishii January ee la soo dhaafay dawladda Ingiriisku ku qabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxa la doonayaa in Somaliland shirka London kaga qaybgasho qaab ka duwan hannaanka ay kaga qaybgalayaan dawladda Sheekh Shariif, maamul-goboleedada Puntland, Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunah Wal-jamaaca, waxana qorshaha dawladda Britain wadato ee Somaliland shirkaas kaga qaybgalayso ka cadhooday oo shaki xooggan ka muujiyey maamulka Sheekh Shariif oo ku dooday in arrintaasi dhaacawayso midnimada dalka Soomaaliya, isla markaana muhiim tahay in Ingiriisku awooddiisa u adeegsado sidii Somaliland uga qaybgeli lahayd wadahallada nabadeed ee dalka Soomaaliya, miiskana ula fadhiisan lahayd maamullada ka jira Soomaaliya. Dawladda Ingiriisku waxa ay kulanka ka dhacay Nairobi ka sheegtay in aanay ku hawlanayn qorshe lagu dhaawacayo midnimada dalka Soomaaliya, sidoo kalena aanay si rasmi ah u aqoonanayn madaxbannaanida Somaliland, balse waxay dawladda Britain caddaysay in Somaliland gacan weyn ka geysan karto mustaqbalka Soomaaliya iyo sidii xasillooni looga dhallin lahaa, taasina tahay sababta Somaliland loogu martiqaaday shirka 23ka bishan February ka dhici doona magaalada London. Cabsida maamulka Sheekh Shariif ka qabto qaabka Somaliland uga qaybgalayso shirka London, ayaa muujinaya in dawladda Ingiriisku qorshaysay hannaan ka duwan maamullada kalee Soomaaliya ka jira oo Somaliland uga qaybgalayso shirkaas, kaas oo ah in Somaliland talo ku darsato xasilloonida iyo dhismaha dawlad loo dhan yahay oo ka dhalata dalka Soomaaliya oo nabadgelyo-darro xun ka taagnayd 21kii sanno ee la soo dhaafay. Ramaasnews desk
  4. Ethiopian Government Spurns Omar, Somaliland Foreign Minister Source : Qaran qabiilnews (Somalidiid website) Feb 02, 2012 Addis Ababa(Qarannews):- The Ethiopian government which has always welcomed Somaliland delegations including ministers of the government has withdrawn the red carpet treatment for Somaliland's erstwhile minister of Foreign Affairs, Dr. Mohamed Abdillahi Omar. The minister who has been in Addis Ababa on "official government " business since the beginning of the recent AU Heads of State and Foreign ministers summit, had to decided to leave for Kenya after the normally welcoming Ethiopian government gave him the cold shoulder. According to our sources close to the matter, the Foreign Office in Addis Ababa refused to receive the minister due to his lack of diplomatic credentials and in one bizarre incident, the minister, Dr. Omar went with the Somaliland Home Affairs minister Mohamed Arraleh Duur, who had a scheduled meeting with his Ethiopian counterparts. After the Home Affairs minister Duur's, return to Somaliland, in which he held a press conference to address the visit to Addis Ababa and its results and ramifications for Somaliland, Dr. Omar decided to stay on Ethiopia in the hopes of meeting with senior officials from the Ethiopian Foreign Office. Our sources also confirm that the Ethiopian government finally decided to give, after much pleading by Dr. Omar, an audience with the Minister of State, Dr. Tekeda Alemu, and only after Dr. Alemu has completed his normally daily activities and engagements. Dr. Mohamed Abdillahi Omar, who has been Somaliland's Foreign Minister since June 2010 has managed to lower Somaliland's standing and prestige in international circles due to his lack of diplomatic skills and competence. As Somaliland debates whether or not to attend the up-coming meeting on the Horn of Africa in London, irrespective of the decision Somaliland takes, minister Dr. Omar can best serve the nation by staying at home. Last Updated ( Feb 02, 2012 at 12:27 PM )
  5. Source: Ramaasnews.com ( snm/somalidiid website) Prof. Cali Khaliif Galaydh Iyo Xubno Ka Mid Ah Khaatumo State of Somalia Oo Addis-Ababa Ku Tagay Marti-qaad Ay Ka Heleen Dawlada Dhexe Ee Itoobiya, iyo Ilo Xog-Ogogaal Ahi u Xaqiijiyeen Shabakeda Wararaka ee Ramaasnews in Prof. Cali Khaliif oo la Kulmaya la kulmi doonaa madaxda sare ee federal-ka,kuwaasoo uu ka mid yahay Ra iisal wasaare Meles Zenawi Addis Ababa (Ramaas) Feb. 3, 2012- Xukuumada federal-ka ee wadanka ETHIOPIA, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay maamulada Khaatumo State iyo Awdal State oo ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland, waxaana ay madaxda maamuladaas la yeelanaysaa kulamo gooni-gooni ah oo taageero loogu muujinayo . Dawlada dhexe ee Addis Ababa, ayaa la sheegay in ay doonayso xidhiidh xagga amaanka iyo siyaasada ah oo ay layeelato kooxahan, oo ballan qaaday in ay daacad u ahaan doonaan ETHIOPIA, iyaga oo ka codsaday in ay damaanad qaado amaankooda, ilaa inta ay gacanta ku dhigayaan dhulka ay qorshaynayaan in ay maamulada ka hirgalinayaan. ETHIOPIA waxa ay si cad u sheegtay in ay soo dhaweynayso maamulka kasta laga dhisayo dhulweynihii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland ka mid tahay, waa haddii maamulada cusubi ay taabacsan yihiin siyaasada xukuumada Meles Zenawi ee gobolka Geeska Afrika , laakiin waxa meesha ka baxay cilaaqaadkii ay la lahayd Somaliland oo jiray in ka badan 20 sanno. Dhanka kale waxa Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka ETHIOPIA maalintii shalay gaadhay wefti uu hogaaminayo Dr Cali Khaliif Galaydh oo ah hogaamiyaha ruuxiga ah ee maamulka Khaatumo State, waxaana uu la kulmi doonaa madaxda sare ee federal-ka,kuwaasoo uu ka mid yahay Ra iisal wasaare Meles Zenawi sida ay ilo xog-ogogaal ahi u xaqiijiyeen shabakeda wararaka ee Ramaasnews. Meles Zenawi, ayaa la sheegay in uu Cali Khaliif, ku dhiirigelon doono sidii uu maamulkiisa ugu baahin lahaa dhulka ay degta beesha uu ka soo jeeda ee Sool, Sanaag Bari iyo Buhoodle, iyada oo ETHIOPIA ay siin doonto gargaarka dhanka gaashaandhiga ah, isla markaana ay xukuumada Somaliland ku qanci doono in ay joojiso dagaalada ka dhanka ah kooxada falaagada ah. Galaydh oo xilka wasiirka koowaad ka qabtay dawlada KMG ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee dalka Djibouti ee uu hogaaminayay Cabdiqaasim Sallaad Boy sannadkii 2000, ayaa gacan ka gaystay burburkii dawladaas, ka dib markii ETHIOPIA ay ku eedaysay in ay xidhiidh la lahayd argagixisada caalamiga ah, waxaana uu sida oo kale taageero dhanka siyaasada ah ka haystaa dalka Maraykana uu barre jaamacadeed ka yahay. Xidhiidhka Somaliland iyo ETHIOPIA oo diciifay ilaa intii xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo xukunka wadanka la wareegtay, ayaa sabab u noqday in ay kooxaha gooni isu taaga ka soo horjeeda taageero waydiistaan dalka saaxiibka hore ahaa. Ramaasnews Desk
  6. Source: Ramaasnews.com ( snm/somalidiid website) Prof. Cali Khaliif Galaydh Iyo Xubno Ka Mid Ah Khaatumo State of Somalia Oo Addis-Ababa Ku Tagay Marti-qaad Rasmi Ah Ay Ka Heleen Dowlada Dhexe Ee Federaalka Itoobiya, iyo Ilo Xog-Ogogaal Ahi u Xaqiijiyeen Shabakeda Wararaka ee Ramaasnews in Prof. Cali Khaliif oo la Kulmaya la kulmi doonaa madaxda sare ee federal-ka,kuwaasoo uu ka mid yahay Ra iisal wasaare Meles Zenawi Addis Ababa (Ramaas) Feb. 3, 2012- Xukuumada federal-ka ee wadanka ETHIOPIA, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay maamulada Khaatumo State iyo Awdal State oo ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland, waxaana ay madaxda maamuladaas la yeelanaysaa kulamo gooni-gooni ah oo taageero loogu muujinayo . Dawlada dhexe ee Addis Ababa, ayaa la sheegay in ay doonayso xidhiidh xagga amaanka iyo siyaasada ah oo ay layeelato kooxahan, oo ballan qaaday in ay daacad u ahaan doonaan ETHIOPIA, iyaga oo ka codsaday in ay damaanad qaado amaankooda, ilaa inta ay gacanta ku dhigayaan dhulka ay qorshaynayaan in ay maamulada ka hirgalinayaan. ETHIOPIA waxa ay si cad u sheegtay in ay soo dhaweynayso maamulka kasta laga dhisayo dhulweynihii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland ka mid tahay, waa haddii maamulada cusubi ay taabacsan yihiin siyaasada xukuumada Meles Zenawi ee gobolka Geeska Afrika , laakiin waxa meesha ka baxay cilaaqaadkii ay la lahayd Somaliland oo jiray in ka badan 20 sanno. Dhanka kale waxa Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka ETHIOPIA maalintii shalay gaadhay wefti uu hogaaminayo Dr Cali Khaliif Galaydh oo ah hogaamiyaha ruuxiga ah ee maamulka Khaatumo State, waxaana uu la kulmi doonaa madaxda sare ee federal-ka,kuwaasoo uu ka mid yahay Ra iisal wasaare Meles Zenawi sida ay ilo xog-ogogaal ahi u xaqiijiyeen shabakeda wararaka ee Ramaasnews. Meles Zenawi, ayaa la sheegay in uu Cali Khaliif, ku dhiirigelon doono sidii uu maamulkiisa ugu baahin lahaa dhulka ay degta beesha uu ka soo jeeda ee Sool, Sanaag Bari iyo Buhoodle, iyada oo ETHIOPIA ay siin doonto gargaarka dhanka gaashaandhiga ah, isla markaana ay xukuumada Somaliland ku qanci doono in ay joojiso dagaalada ka dhanka ah kooxada falaagada ah. Galaydh oo xilka wasiirka koowaad ka qabtay dawlada KMG ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee dalka Djibouti ee uu hogaaminayay Cabdiqaasim Sallaad Boy sannadkii 2000, ayaa gacan ka gaystay burburkii dawladaas, ka dib markii ETHIOPIA ay ku eedaysay in ay xidhiidh la lahayd argagixisada caalamiga ah, waxaana uu sida oo kale taageero dhanka siyaasada ah ka haystaa dalka Maraykana uu barre jaamacadeed ka yahay. Xidhiidhka Somaliland iyo ETHIOPIA oo diciifay ilaa intii xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo xukunka wadanka la wareegtay, ayaa sabab u noqday in ay kooxaha gooni isu taaga ka soo horjeeda taageero waydiistaan dalka saaxiibka hore ahaa. Ramaasnews Desk
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> Minneapolis Council VP Robert Lilligren Speaks to Somali Khaatumo Community in MNPLS
  8. " frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo State of Somalia | Gabay "Bili" - Abwaanada Weyn ee Soomaaliyeed Rooda Afjano
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflad lagu Taageerayo Khaatumo State of Somalia oo London ka Dhacday
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Hees Cusub: Taabnay Dowladnimo Maamul-Goboleedka Soomaaliya ee Khaatumo
  11. Ogaysiis – Jaaliyada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Khaatumo State & Dadwaynaha Somaliyed ee ku dhaqan Edmonton! Ogaysiis ku socda Jaaliyada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Khaatumo State & Dadwaynaha Somaliyed ee ku dhaqan Edmonton!
  12. KHAATUMO STATE OF SOMALIA WAA IFTIINKA SOMALIWEYN Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkisa,guul,gobanimo,sharaf,maqaam gobeed curashadda maamul goboleedka(Khaatumo State Of Somalia)qaranimo buuxda, Midnimo Somaaliyeed iyo soo celinta karaamadii iyo sumcadii qarameed(Allah Mahad Leh). -Khaatumo State Of Somalia-Hab Nabadeed iyo Deris Wanaag. -Khaatumo State Of Somalia-Somalinimo iyo Midnimo Buuxdda. -Khaatumo State Of Somalia-U Adeegida Dadkeeda iyo Difaaca Dhulkeeda. -Khaatumo State Of Somalia-Hoos Joogid Iyo Cid Kale u Adeegid diideey. -Khaatumo State Of Somalia-Caqliga,Codka iyo Rabitaanka Daraawiishta. -Khaatumo State Of Somalia-Duulimaad,Colaad iyo Weerar Dhul Balaaris Diid. -Khaatumo State Of Somalia-Dulmi,Xiisado Coleed iyo Fidni abuurid midna ma Waddo. -Khaatumo State Of Somalia-Kala yaacid Somaaliyeed iyo kala qoqobka Somaaliyeed Diid. -Khaatumo State Of Somalia-Ka Duulidda Danta guud iyo Maslaxadda Qarameed. -Khaatumo Sate Of Somalia-Xaqiiqo jirta dibna looga laaban Dooniin Khaatumo State. -Khaatumo State Of Somalia-Islaanimada,Somalinimadda iyo Cadaalad ku Dhaqan. -Khaatumo State Of Somalia-Iftiinka Rajadda guud ahaanba Somaliweyn. -Khaatumo State Of Somalia-Maya:-Horgalle,Adeege,Daneeyste iyo Kooxda Canka iyo Caloosha. -Khaatumo State Of Somalia-Maya:-Damiir-laawe,Hindi,Hoos Jooge iyo Kooxda Quursi ku Nool. -Khaatumo Sate Of Somalia-Karaamo,Sharaf Gobeed iyo Illaalinta Sumcada Qarameed. -Khaatumo State Of Somalia-Guul Weyn oo Miraheeda markiiba Curteen. -Khaatumo State Of Somalia-Jiilkii Halgankii Xoriyada(Halyeey-Ismaciil iyo Halyeey-Caga-Dhiig). -Khaatumo State Of Somalia-Gacan Furan Nabadgelyo,Iskaashi,Deris Wadaag iyo Midnimo Illaalin.
  13. Another Open Letter to Sifir (Zero)! Dear Sifir, I came across an open letter you sent to Siilaanyo which was posted in Hadhwanaagnews website (30 January, 2012). After a stint as a minister in the TFG, and subsequently a spell in the wilderness, you have once again mutated yourself into your old Isaaqist/SNM mode. But at least, there is one part in your letter which merits credit, namely when you state that the: "Taleex Conference highlighted a challenge Somaliland faced through most of the last twenty years: the perception and reality of Somaliland as an *****/SNM Project, and the reservation and opposition of non-***** communities particularly the two subclans in Eastern part of Somaliland and some of the Diaspora from Boramo district/ Awdal region" Since you have admitted that Somaliland is nothing more than an *****/SNM entity, I will henceforth dispense in this letter with the name "Somaliland", call a spade a spade, and give the enclave its true appellation, namely "Issaqland". This refreshing frank admission on your part, together with your acknowledgement that the Khaatumo people have never subscribed to the secession is one of the rare true voices to emanate from the enclave. Having conceded this earth-shaking facts, one would have expected you to follow them through to their logical conclusion and counsel your former mentor, Siilaanyo, to give up any claim to the SSC regions and withdraw his militia from Lascanod. As usual, you have taken one promising step forward only to retreat immediately to your conformist secessionist mode, balking at irking Siilaanyo, the rest of the enclave's political establishment and the masses who are all wedded to their delusions: that they have a God-given right to impose their treacherous secession on other non- ***** unionist clans; or that the mere "incorporation" of certain individual SSC quislings in their administration serves as sufficient proof for the benefit of the international community that the SSC clan they hail from endorses the secession. What kind of logic will argue, as the enclave does, that Xaabsade, the shameless turn-coat par excellence, and the few other SSC quislings in the clan's pay, reflect the true voice of the SSC people and not the Taleex conference representing the entirety of the SSC people of the Khaatumo State?. It is taboo to question these delusions underpinning the perceived legitimacy for the secession. Clearly, logic, justice, fair play, live and let live are all concepts and values that are alien to the secessionists mindset. Through endless propaganda over the last 21 years, these delusions have become so ingrained in the psyche of the clan that any oral challenge is considered a blasphemy and any opposition to the secession is portrayed as a terrorist attack on the existence of the enclave and as threat to peace and stability in the region!. What is incomprehensible is that someone of your background will not lay the blame for the current conflict in these regions where it belongs, namely your enclave, but instead chose to toe Siilaanyo's line and conveniently apportioned it to the SSC people of Khaatumo State. If the SSC people, as clan and regions that are part and parcel of Somalia, and recognised as such by the international community and the rest of Somalis, but who were despite all this invaded and occupied by your clan, chose to oppose your secession and occupation, and decided to establish their own regional State, in line with their fundamental human rights, how could such lawful acts be construed as an aggression on the true aggressor or as acts that endanger peace and stability? It merits repetition to restate that your clan is responsible for the prevailing tensions and armed clashes in the SSC regions of the Khaatumo State. It is the one which in the first place invaded, occupied, and continues to occupy, parts of Khaatumo State, and which refuses to accept the inalienable right of the SSC people to free themselves from your occupation and to establish their own State. It is not Khaatumo State but your clan which has embarked on a military course to nib the nascent State in the bud. Your successive assaults on Buuhoodle and Sool Joogto over the last month and your indiscriminate massacre of peaceful demonstrators in Lascnod attest to this colonial- like gunboat mentality. Contrary to your finger pointing, the SSC people of Khaatumo State, as victims of your invasion and occupation, are doing no more than resisting your aggression. They had never crossed into Isaaqland and committed hostile actions against your people or authority. On the contrary, they had to put up with your occupation for over four years and exhausted all avenues to solicit your peaceful withdrawal from these regions, all to no avail. They did more than that: the declaration of the Taleex conference called for peaceful coexistence among the peoples of your enclave and a free Khaatumo State. Somaliland's contempt for these peace overtures from Taleex was to mobilise the whole ***** clan on a war footing, ratchet its repression in Lascanod and launch attacks on the town of Buuhoodle. The withdrawal of your militia from Khaatumo State is a prerequisite if peace is to prevail. But as long as the occupation continues, the SSC people of the Khaatumo State will resist this aggression in all ways compatible with national and international law. It is sad that you make this intervention from your New York vintage point, aiming to assist Siilaanyo on how best to adopt a more effective and strategic approach to achieving his objectives to bring the Khaatumo State under his control. You would have served him and the clan better if you were to dispassionately spell-out the inevitable perils inherent in the blind myopic quest for recognition, and the occupation of other clans' regions that is doomed to fail. As people who themselves had risen against what you considered as tyranny under Siyad Barre's rule, and who in the end triumphed over your adversary, you and your clan should know that the people of Khaatumo, with their just cause and their Darwiish history, will also triumph over your latter-day colonial occupation. The successive crushing inflicted on your militia at Kalshaale, Mayglaale and now Sool Joogto should be a harbinger of your eventual defeat, sooner or later. When that happens, you would have gained nothing from your misguided adventure other than material and human losses and an enduring enmity you have created among clans that in the past enjoyed peace with each other, shared water and grazing, and maintained intertwined relations. No less important, you would have lost the support and goodwill of the international community as the true colours of your sham democracy and phoney peace have been shown for they are. For too long, you have fooled the international community about this false picture of a secession supported by all the clans of former British Somaliland and of peace reigning everywhere in contrast to southern Somalia as you had always pointed out to the world as nauseam. Now the truth is out and the world knows better about the crimes you are committing in keeping under duress the unionist clans resisting your occupation. The bankruptcy of the secession since it was declared is that you will have lost on all fronts, including your relations with the rest of Somalis in the Horn. What the enclave needs is not the delusion of controlling the Khaatumo and Awdal people but visionary leaders and responsible elites who would drastically bring about a change of course before you go over the abyss. What was required of you was to warn Siilaanyo of these looming disasters rather than serving him these banal options. For someone like you, who worked for the UN, and has been a senior minister in the TFG, much was expected of you, not least to talk sense to your people as Ismail Bubaa did the other day. In my score book, I will give him full marks- and you I give the usual Sifir (Zero)! Warm greetings buddy By Osman Hassan
  14. Wafuudii Kasocatay Maamulka Khaatumo State Oo Kulan Xaasaayi Maanta kulayeeshay Magaalada Adisababa Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia iyo Madaxda Dowlada Federalka ee Ethiopia Waxaa maanta shir aad uqiima badan ku dhacay magaalada Adisababa ee xarunta dalka Etopia kaas oo u dhaxeeya Wufuudi ka socotay maamulka Khaatumo State oo shalay gaadhay magaalada Adis ababa, markii uu Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi usoo diray diyaarada khaasi una fidiyay martiqaad aad usareeya. wax yaabaha maanta laga wada hadlay ayaa waxaa ka mida ahaa sidii looga shaqayn lahaa adkaynta amaanka deegaanda Khaatumo state & dhanka dawlad degaanka Soomaliya. Kulankan ayaa sidoo kale waxaa laga hadlay muhiimada ay leedahay in deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn ay yeeshaan maamul ugaara waxaana loo soo bandhigay Ra'iisul Wasaaraha dawlada Etopia wax yaabaha kalifay waqtigan in lasameeyo maamul ugaara deeganada Ssc. Ugu danbayn ayaa waxa uu siwayn usoo dhaweeyay Go’aanka ah in beelwaynta deeganada Khaatumo State ay iskeed utashatay samaysatayna Maamulka ugaarka ah waxa uuna xusay in aana cidna lagu qasbi karin meel aysan doonayn. Wafdigan kasocda maamulka Khaatumo State waa markii ugu horaysay oo ay gaadhaan Dalka Ethopia tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State Of Somalia. waxaana lafiyaa in maalmaha soo socda ay kulamo kale oo xaasaasiya laqaataan madaxda iyo masuuliyiinta dawlada Ethopia. Dhanka kale masuuliyiintii kasocotay maamulka waqooyiga soomaliya ayaa niyad jab wayn kala soo kulmay – xod xoda shaday ka doonayeen Ra'iisul Wasaaraha dawlada Ethopia iyadoo loo soo Tarxiilay dhanka ismaamulka DDS. ugu danbayna waxay magaalada jigjiga kaga soo baxeen si deg deg markii dheg loo jalaqsiinwaayey. Horufadhi News Desk
  15. High-Level Khaatumo State Delegation Will Travel Today Along With DDS President Mohamuud Omar Iley, To Addis-ababa, As Delegation From Somaliland Just Get off with Hand full of Anger February 1, 2012 [/b] Addis Ababa:- (RT) High-Level Khaatumo State delegation led by G9 of Khaatumo State with the members of traditional elders from Khatumo state of Somalia have been welcomed in Jig-jiga town late last week, the Khaatumo State delegation will travel today along with DDS President Mohamuud Omar Iley, to Addis-ababa, as delegation from Somaliland just get off with hand full of anger. Sourse from Ethiopian Government confirm that the delegation from Khaatumo State will meet in Addis Ababa with the Ethiopian Priminister Meles Zenawi early next week. The delegations from Khatumo State of Somalia were accompanied by the Liyuu police from Somali region in Ethiopia. They traveled about 265km on car and this indicates the destination between Buhodle town and Jig-jiga city. The delegations from Khaatuma State of Somalia have been met with the president of Somali region in Ethiopia named Mohamuud Omar Iley, from sources in Jig-jiga town. The trip of G9 and the traditional elders of Khaatumo/SSC coincided when the Somaliland foreign and interior Ministers have faced dishonor from the Ethiopian federal government after they alleged the leaders of Somali region in Ethiopia. The two Somaliland Ministers didn’t obtain apologies from the Ethiopian government after both of them informed that the president of Somali region in Ethiopia who’s from Somali Region military weapons to the Khaatumo/SSC. The general director of Ethiopian interior Ministry has talked out through Ethiopian TV that they have given an apology to the Somaliland’s delegations for their plans since it’s appropriate to talk with the Somali region authority in Ethiopia. “as the Ethiopian prime minister has mentioned, the Somali region in Ethiopia has independent power about the Somali issues since it’s the responsible from the Ethiopian federal government” Said, The general director of Ethiopian foreign Minister. Somaliland concerns that Ethiopian behinds the new Somali autonomies; Kaatumo state and Awdal state of Somalia. The Silanyo government’s concerns has increased after they confirmed that Ali Khalif Galeyd and Garaad Jama who traveled inside of Ethiopia for a vehicle from Buhodle.
  16. BISHAARO BISHAARO,dadweynaha reer UK iyo xafladii sanadka oo loo qabanayo Khaatumo state of somalia London,(sarmaanyo.com)- Waxaa la ogeysiinayaa ummadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London, in la qabanayo Xafladii sanadka taasoo taageero Khaatumo State,xafladan oo aan mid la mid ahi hore uga dhicin london ayaad kala kulmi doontaa, madadaalo iyo suugaan maskaxdaada mahadho ku reebta. Hadaba ha moogaan oo yaanay ku seegin.
  17. R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi oo Diyaraad Khaas ah u soo diray Wafida Khaatumo waxaa maanta gaadhay magaladda Adis abab waftidii ka socotay Khaatumo State ee maalmahan ku sugnaa Magaaladda Jigjiga waftidan ayaa diyaarad Khaas ah geysay Adis ababa waxana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey madax sare sare oo ka tirsan Dawladda Itoobiya Waftidan ayaa Casuumad rasmi ah ka helay R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi taas oo ay ugu gudbeen Adis ababa waxana la sheegay in lagu dajiyey Hotel Hilton isla markaasna loo qaabilay si heer sare ah waxana la filayaa in Kulamo ay la qaateen R.wasaaraha Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ku sugan Adis abab Dawladda Itoobiya iyo Maamulka Khaatumo ayaa wadaaga Xuduud dheer waxana lama huraan ah in labadda dhinacba ay iska kaashadaan wada shaqaynta Amaanka iyo Horumarka dhinackastaba, waxana wanagaasan iminka xidhiidhka labadda dhinac
  18. Abokor Omar;783093 wrote: Troll. Com.. This guy should be banned or sent to the kids quarters. You are not only a troll, but you are a hater as well. If you hate Khaatumo People, and don't want to see Khaatumo pictures and videos, go to next thread. Also, This forum is called SOMALIA Online (and not Somaliland online). If you want go to your Somaliland Clan websites, and you don't have to see topics about Somalia, Khaatumo State , Awdal State, Puntland, Hiiraan, Galmudug, etc