Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. wufud uu hogaaminayo ali khaliif galaydh oo gaadhay london ee boqortooyada Ingiriiska, iyaga oo ka yimid Wadanka Norway.Wafitgan heerka sare ah ayaa kasoo ambabaxay magaalda Oslo oo hore si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Norway.Waxayna markii dambe kulan la qaateen Dowlada Wadanka Norway iyo jaaliyadda Khaatumo State, waxaana buux dhaafiyay dad weyne aad u Fara badan oo ku Sugayey afka hore ee International Heathrow Aiport.Shacabka oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn ayaa Ruxayey Calanka soomaaliya, Si ad u diirana usoo dhoweeyey wafdiganoo gadhay wadankaIngiriiska. Dr.Gallaydh iyo wafdigisa ayaa la filayaa inay kulmao la qaataan madaxda dawladda Ingiriisak iyo shacabka rer Khaatumo ee kiu nool dalka Britain
  2. Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan oo Booqday Magaalada Tuko-raq, Khaatumo State of Somalia Jidbaale Sunday, 12 February 2012 Tuka-raq(Jidbaale):- Madaxweynaha dawlad goboleedka Khaatumo , Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa galabta gaadhay magaalada Tukoraq ee gobolka Sool. .Madaxweyne Karaash waxaa soo dhaweeyey boqolaal ka mid ah shacabka ku dhaqan magaaladaas Tukoraq iyo weliba ciidamada qalabka sida ee maamulka Khaatumo State. Madaxweynaha ayaa weheliyey wefti balaadhan oo ka soo ambabaxay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ee maamulka Khaatumo. Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa hadal kooban u jeediyey shacabka u sheegay inuu u yimid hawlo shaqo. Madaxweynaha Khaatumo ayaa todobaadyadii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Buuhoodle, intii uu ku sugnaa magaalada ayaa madaxweynahu wuxuu wadahadalo gooni gooni ah iyo kuwa guudba kula yeeshay shacabka iyo Bulsho weynta deegaanka Gobolka Cayn. Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Axmed Cilmi Oo Booqday Ciidamada Jiida Hore Ee Tukaraq Tukaraq,(Lasanod Online)- Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash) iyo wafti culus oo uu horkacayo.. ayaa saaka booqday ciidamad ku sugan deegaanadda khaatumo ee Gobaladda SSC. Waxana ka mid ah Masuuliyiinta waftida Madaxweynaha, Mujaahid Col, Cali Xasan Axmed (Sabaray), Taliyaha Aaga Bari ee Khaatumo Faysal Maxamed Xasan Falaalug. Waftidan Madaxweynaha oo ku sugaya jiida hore magaalada ganbadhe, waxaa halkaa kusoo dhaweeyey Masuuliyiin fara badan oo katirsan khatumo state, waxana ka mid ahaa Wasiirka Iskaadhiga iyo Jaaliyahada iyo Prof. Maxamuud Cali Jaamac. Madaxweyne Axmed Karaash ayaa la filayaa in uu indho-indheeyo Ciidamadda Jiida Tukaraq. kuwaas oo la filayo in ay ka qaybqaataan xoreynta Magaaladda Laascaanood. Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa hadal kooban oo u jeediyey ciidamada aagaas u sheegay inuu u yimid hawlo shaqo, isla markana uu ka qayb qaadan doono hawlaha ka soconaya dhanka Nugaasha ee maamulka Khaatumo State. Goor Dhaw ayaan idin soo gudbinaynaa Videoga booqashada Madaxweynaha. Xafiiska Wararka Laascaanood Laascaanood Somalia
  3. "Despite the formation of their Khaatumo State, the people from the SSC regions will continue to maintain, and if anything strengthen, their unshakeable brotherly relations with the people of Puntland. Indeed, the SSC people are touched and grateful for the moral and material support they receive from them at this time of Siilaanyo's aggression against Buuhooldle when Faroole in contrast is only stabbing them in the back. Gaalkacyo above all had taken a special place in the hearts and minds of the SSC people. Winston Churchill was once asked what he thought of France. He replied that it would have been a great country if only without the French! Equally, Puntland would have been a splendid place without Faroole. Spare a thought for the great people of Puntland." Osman Badawi, Chairperson Foreign Relations Commission, Khaatumo State of Somalia
  4. Wufuud uu Hogaanimayo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Soo Gaadhay Magaalada London Dalka Ingriiska Sunday, 12 February 2012 | Buhodle.net Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo mudan Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalo madaxdda dalka Ingriiska ee London, waftidan ayaa markeedii hore ka soo kicintay magaalada Oslo ee dalka Norway oo ay markoodii hore booqasho rasmi ah ku kala bixiyey dalkaas. Mudane Cali Khaliif Galaydh iyo waftiga Khaatumo State ayaa dalka Norway kula kulmay madaxdda dalkaa gaar ahaan kuwa ugu sarsareeya wasaaradda arimaha debedda ee dalkaa iyo hayaddo caalimi ah oo ka qayb qaata horumarinta wadamada saboolka ah ee dunidda sadexaad oo ay ka mid yahay dalka Soomaaliya. Wufuudan oo markoodii hore casuumad rasmi ah ka helay wadanka Norway ayaa waxa ay dalkaa kaga soo ambabaxeen isafgarad iyo heshiisyo wax ku ool ah uu dhex maray dalkaa iyo maamulka cusub ee Khaatumo State of Somalia. Mudane Cali Khaliif Galaydh iyo wufuudan uu horkacayo ayaa dalka Ingriiskanna u yimid kuwa la mid ah kuwii ay hore ugu tageen dalka Norway, waxaanna la filayaa in ay shirar kala duwan la yeeshaan madax sare sare oo ka tirsan dowladda Ingriiska ugana xogbixiyaan maamulka cusub ee dhawaan ka dhashay woqooyiga dalka Soomaaliya ee la magac baxay Khaatumo State of Somalia. Waxaa kale oo wufuudaasi sida warar hordhac ahi sheegayaan dowladda Ingriiska kala hadli doonaan arimo ku saabsan shirka dowladaasi bishan gudaheedda ku qaban doonaan magaalada London ee lagaga hadli doono arimaha dalka Soomaaliya. Wufuudan ka socota maamulka Khaatumo State ayaa waxay kale oo la kulmi doonaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingriiska ugana warbixin doonaan ujeedooyinka maamulka Khaatumo State of Somalia. Wufuudan uu horkacayo Raisalwasaarhii hore ee dalka Soomaaliya Dr. Cali Khaliif oo ah nin aad looga yaqaano dalka Soomaaliya iyo wadamo kale oo badan ayaa dowladda Ingriiska iyo Jaaliyadda Soomaalidaba si xaqiiq ah uga warbixin doonaan dagaaladda foosha xun ee maamulka Soomaalidiidka ah ka wado degaanadda goboladda SSC.
  5. Xaflad lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Lagu Qabtay Wadanka Uganda. (Daawo Sawirada ) Kampala: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa habeenimadii xalay ka dhacday hotel international oo kuyaal badhtamaha magaalada kampala eecaasimada wadanka Uganda, xafladaasi oo ay sooqabanqaabiyeen jaaliyada khaatumo state of Somalia ee kudhaqan wadanka Uganda. Xafladooahayd mid ay kasoo qaybgaleen jaaliyadaha soomaaliyeed eeku dhaqan dalka Uganda, xildhibaano kasocda DKGM eesoomaaliya, qaarka mida maamulada kajira dalka soomaaliya, oo ay kamidyihiin Awdal State Of Somalia, Galmudug State, ximin iyo xeeb Aqoonayahano iyo Siyaasiyiin soomaaliyeed oo ku sugan dalka Uganda, kooxda hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ee dalka uganda iyo marti sharaf kale. Aayahada quraanka kariimka kadib waxahalkaasi hadal kasoo jeediyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan xilka la wareegay cabdiqaadir maxamed jaamac kaarshe, oo hadalkiisaku daray muhiimada khaatumo state of Somalia u leedahay guudahaan shacabka soomaaliyeed, iyosida ay markasta u danaynayaanmidnimada soomaaliya, waxaana uutaageero buuxda u diray maamulka khaatumo state oo uu kutilmaamay mid kadhashay rabitaanka shacabka dega gobolada SSC ee Somalia. Gudoomiye kuxigeenka jaaliyada khaatumo state-Uganda Cumar Awdaahir Xaaji Xasan ayaa isaguna halkaas hadalkooban kasoo jeediyay, isagoo kunuuxnuuxsaday muhiimada ay leedahay iskuxidhnaanshaha jaaliyadaha khaatumo state of Somalia, iyo in waqtigan loo baahanyahay in taageero lalagarab istaago maamulka curdinka ah ee khaatumo state, waxaana uu taageero kal iyo laaba si buuxda ugu diray maamulka khaatumo state of Somalia. waxaana gudoomiyaha cusub iyo ku xigeenkiisuba ay shahaado sharaf goobtaasi ku gudoonsiyeen maamulkii ka horeeyay oo isaguna xilka si wadaniyadi ka muuqato ugu wareejiyay maamulka cusub ee lasoo doortay. Waxa isaguna halkaashadal kasoo jeediyay gudoomiyaha Ururka SUDA eedalka Uganda Somalia Unity Development Association Axmed Shire C/ Maxamed oohambalyo iyo taageero u diray maamulka khaatumo state of Somalia isagoosheegay in shacabka kudhaqan goboladaasi ay dhiigooda u hureen midnimada dalka soomaaliyal oona baahanyahay in shacabka soomaaliyeed ay taageero la garabistaagaan. Cabdirisaaq maxamed Allaale oo ah gudoomiyaha Jaaliayada Awdal State of Somalia ayaa hadal macno weyn ku fadhiya halkaasi kasoo jeediyay, isagoo ku nuuxnuuxsaday sida aysan marna u kala maarmin maamulada Danwadaagta ee Awdal state iyo Khaatumo State oo ku tilmaamay mataano ay ka dhexeeyaan danaha siyaasada, Arimaha bulshada iyo raadinta midnimada soomaaliyeed oo aysan cidna uga daba fadhiisan doonin isagoo cabiray dareenka shacabka Awdal state oo ah mid taageersan maamulka Khaatumo state of somalia. MaxamedAxmed danan ooku hadlay afkadhalinyarada eekhaatumo state of Somalia ayaa hadaldadkii madashaf adhiyay ay u riyaaqeen halkaasi kasoo jeediyay, waxaanauumahad u celiyay shacabka reer galkacyo, dawlada ismaamulkaitoobiya, isagoo dawlada soomaaliya ugubaaqayinay farageliyaan dhiigakudaadanaya goboladawoqooyi waxauuyidhi “ khaatumo state of Somalia iyomaamulka Somaliland waxa ay kudagaalamayaan waacalanka buluuga ah oo qolana ay difaacayso kuwokalena ay diidanyihiin maaha in khaatumo dangaara ah u dagaalamayso waa in dawladusoofaragelisaa maadaama qodob dastuuriya uuyahay ilaalinta midnimada soomaaliya “. Dhamaan dadkii khudbadaha halkaas kasoo jeedi ayaa kamidaysnaa sida ay u taageersanyihiin midnimada wadankasoomaaliya, iyo taageerada buuxda ee ay u hayaan maamulka khaatumo state of Somalia, iydoo xafladu ay kusoo idlaatay jawi aad u heersareeya iyo rajo ka muuqatay shacabkii soomaaliyeed ee xafladaasi kasooqaybgalay. AadanJaamacOogle( Xabeeb )
  6. Peace Action;788323 wrote: Ouch, that hurts. If true, Faroole has no understanding of the political significance of Khaatumo State. Fortunately he is up for election soon and I hope Puntlanders will replace him with a better politician. I agree with you brother Peace Action, Faroole has no understanding of the political significance of Khaatumo State. As you said the good people of Puntland will elect a better politician and a visionary leader who will unite Puntland & Khaatumo people, and all people of Somalia. Insha Allah, hala duceeyo amiin amiin.
  7. Taleexi;788309 wrote: This is a different kind of war but PL doesn't massacre the innocent and has no expansion and subjugation desires. Well Said Brother Taleexi, Puntlanders are our fellow citizens, Khaatumo & Puntland share one religion & kinship, one flag, one country, one federal government, one culture, one language etc
  8. Calanka.com Khaatumo State oo Si Weyn Looga Soo Dhaweeyay Norway Xaflad Balaaran oo Ay Ka Soo Qeyb Galeen Boqolaal Dad Ah Iyo Siyaasiga Caanka Ah Prof. Cali Khaliif Galeydh Ayaa Shalay Galab ka Dhacday Caasimadda Dalka Norway ee Oslo Prof Galeydh oo kulankaasi ka hadlay ayaa Soomaalida uga warbixiyay ujeedka loo aas-aasay Khaatumo State, isagoona sidoo kale ka hadlay xiisadda u dhaxeysa maamulka Somaliland iyo dadka deegaanka Sool, Sanaag iyo Cayn oo iyagu dhistay maamulka Khaatumo. Hadafka laga lahaa dhisidda maamulkaasi ayuu sheegay in uu yahay mid ay ka badin waayeen, iyadoona mudo 20-sabo ka badan deegaanadaasi aysan laheyn wax maamul ah oo kala ah. Waxa uu sheegay in cidna lagu colaadineyn, cidina lagula tartameyn maamulkaasi balse uu yahay mid ay dadka deegaanadaasi aayohooda ku ilaalsanaayaan. Prof. Galeyd ayaa sidoo kale ka hadlay waraaqo baryahaanba la sheegayay in uu Burco heshiis kula galay maamulka Somaliland, wuxuuna sheegay in waraaqahaasi aysan waxba ka jirin, heshiiskii uu Burco ku galayna isaga iyo Garaado ay ahaayeen kuwo nabadda uun khuseeya, marnana looga hadal kala goynta dhulka Soomaaliyeed. Ugu dambeyn jaaliyadda Soomaalida Norway ayaa soo dhaweeyay maamulka cusub ee KHAATUMO, waxaana ay sheegeen in maamulkaasi yahay mid buundo u ah midnimada Soomaaliyeed. Jaaliyadda Soomaalida ayaa sidoo kale ku amaanay dadka reer Sool, Sanaag iyo Cayn ee iminka dhistay maamulka Khaatmo in ay waligoodba laf-dhabar u ahaayeen midnimada iyo wadajirka Soomaaliya. Sawir/film qaade Deeq C/laahi Wariye Qalalaqsi
  9. Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibadda Maamulka Khaatumo Farduus M Mirre Oo Soo Gaadhay Magaaladda Atlanta oo ay ka Qayb Galaysa Xaflada Taageeradda Maamul-Goboleedka Khaatumo State - Atlanta, GA Wasiirka ku Xigeenka Arimaha Dibadda Maamulka Khaatumo Oo Caawa Gaartay Magaaladda Atlant,GA Waxaa Caawa Magaaladda Atlanta GA howl Shaqo ku Soo Gaadhay Wasiirku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Farduus M Mirre,Wasiir Ku Xigeenka Ayaa Waxay Martiqaad ka heshay Qurbojoogta Khaatumo Ee ku dhaqan Magaaladda Atlanta, oo iyagu Sabtidda (barito) 2/11/12 ku leh Shir ay ku Taageerayaan Maamulka Khaatumo State of Somalia. Sidda Ay Wararku nagu Soo Gaadheen, Waxaa Wasiir ku Xigeenka ku Soo Dhaweeyey Airporka Magaalada Atlanta Qaar ka Mid ah Jaaliyadda Khaatumo State Ee ku Dhaqan Magaaladda Atlanta. Shirka Taageeradda Maamulka Khaatumo. Farduus Ayaa Waxay Ka Qayb gali doontaa Shir Sabtidda ka Dhacidoono Magaaladda Atlanta oo lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State,Shirkan Ayaa Waxaa ka Soo Qayb galidoonta Busho Waynta Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Gobolka Atlanta iyo Gobladda Kale ee la dariska ka ah, Waxaana Loogaga Hadlidoonaa Taageeradda Maamulkan Cusub ee Khaatumo iyo Siddii Dadka Soomaalidda Isagga kaashan Lahaayeen Soo Celinta Qaranimaddii iyo Midnimadda Soomaaliya. Wasiir Ku Xigeen Ayaa Siddoo Kale Waxay Jaaliyadda Reer Atlanta Uga Warbixindoontaa Shirkii Taleex oo ay ka qayb gashay iyo Waxyaalaha Horyaala Maamulka Khaatumo. KHAATUMO STATE OF SOMALIA
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh iyo Xafladii Khaatumo State ee Magaalada Oslo, Norway
  11. " frameborder="0" allowfullscreen> Khudbadii Prof. Cali Khaliif Galeydh iyo Xafladii Khaatumo State ee Magaalada Oslo, Norway
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Columbus, Ohio
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Seattle, Washington " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Seattle, Washington " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Seattle, Washington " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Seattle, Washington " frameborder="0" allowfullscreen> Jaandheer, Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Seattle, Washington
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Toronto ee dalka Canada " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Khaatumo State ee Magaaladda Toronto ee dalka Canada
  15. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladdii Taageerada khaatumo State of SOMALIA - San Diego, California " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladdii Taageerada khaatumo State of SOMALIA - San Diego, California Xafladii Khaatumo State of Somalia Ee San Diego- (Video)- San deigo,(lasanod Online)- Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada San diego ee gobolka California, Xafladan ayaa waxa soo abaabulay bulshaweynte u dhalatay gobolka Khaatumo State ee Soomaaliya. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay mas’uuliyiin badan oo isugu jirta culimo, hooyooyin, arday, shaqaale, madaxdii dawladii hore ee Soomaaliya, qaar ka mid ah madaxda dowlada federaalka ee Soomaaliya, aqoonyahano, abwaano, iyo musharaxiin u tartamay jagada Madaxweyne ee Dowlada federaalka Soomaaliya 2012 Mudane Abdimalik Askar oo laga soo casuumay xafladan isagoo ka yimid gobolka Minnesota. Intii ay xafladan socotay ayaa waxa halkaas lagu soo bandhigay taariikhda Khaatumo State of Soomaalia, muhiimka ay nabadu leedahay, in la kordhiyo aqoonta ardayda Soomaaliya, mdnimada guud ee wadanka Soomaaliya, dardaaran lala dardaarmayey Maamulka cusub ee khaatumo state, doorka ay haweenku ku yeelan doonaan maamulka, iyo sidii loo hormarin lahaa, guud ahaan wadanka Soomaaliya oo dhan. Ugu danbeyntii, ayaa halkaas waxa lagu soo bandhigay gabayo, heeso iyo buraanbur kuwada qotamay maamulka cusub ee Khaatumo State of Somalia. ______________________________________________________________________________________ Xadlad lagu taageerayo maamul goboleedka Khaatumo oo ka dhacday San Diego WardheerNews San Diego, Feb 11, 2012 (WDN) Xaflad si wacan loo soo agaasimay oo lagu taageeerayay aasaaska maamul goboleedka cusub ee Khaatuma, ayaa lagu qabtay magaalada San Diego. Xafladaasi waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u tiro badan oo ay ka muuqatay farxad iyo reynreyn. Waxa xaflaadaasi soo dhawenta maamul gobolaadka Khaatumo ka hadlay dad badan, oo aad u soo dhaweeyay aasaaska maamul goboleedka Khaatumo. Furitaankii xaflada oo lagu furay aayadaha quraanka Kariimka ah, kadib waxa furitankii xaflada ka hadlay Cali Cartan oo ka waramay xaalada adag ee wadanka Soomaaliya uu ku sugan yahay iyo sidii looga bixi lahaa. Cali waxa uu ka hadlay in dhibaatooyinka adag ee la soo darsay wadanka Soomaaliya loo baahan yahay in si wadijir iyo midnimo isku duubni lagaga bixi karo. Hadalkii Cali kadib waxaa xaflady lagu soo dhaweeyay Yaasiin Ciise oo ah gudoomiyaha maamul goboleedka Khaatumo ee Kaliforniya oo si qoto dheer uga hadlay sababaha dhaliyay maamul goboleedka Khaatume ee Soomaaliya, isaga oo ka hadlay in Khaatumo ay tahay maamul goboleed ay samaysteen shacbiweynayha Soomaaliyeed ee reer Sool, Sanaag iyo Cayn si ay uga tashadaan ayaahooda. Md. Yaasiin wax uu sheegay in laga fogaado dagaalada iyo dhibaatooyinka ragadiyay Soomaaliya 20 kii sano ee la soo dhaafay, iyada oo aysan jirn maanta cid ama qolo deegaan kale xoog ku qabsan karta ama majarin haabin karta rabitaanka shacbiga. Md. Yaasiin waxa uu tilmaamay in maamul goboleedka Khatumo uu ugu baaqayao walaalahooda Soomaaliyeed ee Soomaaliland in ay dhawraan nabada iyo daris wanaaga, islamarkaana lagu dhameeyo wixii is afgranwaa ah si wada hadal iyo daris wanaag ay ku dheehan tahay. Waxa shirkaasi iyana ka hadlay dad badan oo matalaya dhamaan qaybaha bulshada iyo gobolada Soomaaliya ay ka kooban tahay, iyagoo dhaamaam hadalo dhiiri galin iyo soo dhawayn isugu jira u jeediyay aasaaska maamul goboleedka Khaatumo. WardheerNews Sand Diego
  16. Xaflad Balaadhan oo lagu Hambalyey Maamulka KHaatumo oo ka dhacday Sandiago USA,{Sawiro}
  17. Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Wafti Culus oo ka Tirsan Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Gaadhay Wanka Ingiriiska Waxa Caawa soo Gaadhay Magalada London Mudane Cali Khaliif Galaydh R/wasaarihii Hore ee Somalia iyo Wafti aad u Culus oo Ka Tirsan Mamulka Khaatumo State of Somalia , Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Wadanka Norway oo ay ayaamihii ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen shir aylalahaayeen Dowlada Wadanka Norway iyo Mamulka Khaatumo State of Somalia Waftigan Cawa soo Gadhay Wakan Boqor Tooyada Ingiriiska waxa soo dhaweeyey dad wayne aad u Farabadan oo ku Sugayey afaafka hore ee International Heathrow Aiport dad Waynahan oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn ayaa Ruxayey Calanta somalia , waftaan hada soo gadhay wadanka Boqortooyada Ingiriiska. ayaa ka Qayb Galidoonaa Xaflad aad u wayn oo lagu Taageeraayo Mamulka Cusub ee Khaatumo State of Somalia oo ka dhici doona magacalada london,Hammersmith Town Hall Xafladaan ayaa ah mid ayka soo Qayb gali Doonaan maalinta bari ah dad lagu Qiyaasay inka Badan 2000 oo qof waxa lagu qiyasay xafladii ugu wayneed ee lagu qabto wadankaan uk, waftiga aya la filaya inay qudbado ka jeediyaan xafalada maaninta bari ah Wafdigan ayaa waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay qaybo badan oo kamida wada caalamka .
  18. Ogaysiis… Ka Soo Qeybgal Soo Dhowaynta Prof Cali Khaliif Galaydh, London & Birmingham UK Waxaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Birmingham UK iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in 13/02/2012 galabta isniinta saacadu markay tahay 18:00 laqabanayo xaflad lagusoo dhawaynayo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Professor Cali Khaliif Galaydh,waxaana xaflada lagu gelayaa £10 madashuna waa: Regent park,bangueting Hall, Small Heath B10 0QP Birmingham UK " frameborder="0" allowfullscreen>
  19. Waftiga Khaatumo State of Somalia Uu Hogaaminaayo Prof. Cali khaliif Galaydh Oo Soo Caga Dhigtay Magaalada London, UK February 12, 2012 UK:-(RT)Waxa cawaa soo Gaadhay Magalada London Mudane Cali Khaliif Galaydh R/wasaarihii Hore ee Somalia iyo Wafti aad u Culus oo Ka Tirsan Mamulka Khaatumo State of Somalia , Waftigaan Waxay ka soo Kicitimeen Wadanka Norway oo ay ayaamihii ugu danbeeyeyba ku sugnaayeen halkas oo ay kaga qayb galeen shir aylalahaayeen Dowlada Wadanka Norway iyo Mamulka Khaatumo State of Somalia Waftigan Cawa soo Gadhay Wakan Boqor Tooyada Ingiriiska waxa soo dhaweeyey dad wayne aad u Farabadan oo ku Sugayey afaafka hore ee Heathrow International Aiport dad Waynahan oo ay Wajiyadooda ka Muuqatay Farxad aad u wayn ayaa Ruxayey Calanta somalia , waftaan hada soo gadhay wadanka Boqortooyada Ingiriiska. ayaa ka Qayb Galidoonaa Xaflad aad u wayn oo lagu Taageeraayo Mamulka Cusub ee Khaatumo State of Somalia oo ka dhici doona magacalada london,Hammersmith Town Hall Xafladaan ayaa ah mid ayka soo Qayb gali Doonaan maalinta bari ah dad lagu Qiyaasay inka Badan 2000 oo qof waxa lagu qiyasay xafladii ugu wayneed ee lagu qabto wadankaan uk, waftiga aya la filaya inay qudbado ka jeediyaan xafalada maaninta bari ah wixii warka soo kordha kala soco wararkayaga danbe.
  20. Wafti Baalaadhan uu Hogaaminayo Ra`iisal Wasaarihii Hore ee Somaliya DR CALI KHALIIF GALAY DH oo ka Soo Kicitimay Gobolada Khatumo State ee SSC. Soona Maray Wadamada ETHOPIA iyo NORWAY, oo ay Halkaa Casuumado Rasmiya ay u Fidiyeen Dowladahaasi Ayaa ugu Danbayntii Soo Gaadhay Magaalo Madaxda Cariga Ingriiska ee London Halkaas oo la filayo inuu kulamo la yeesho madax ka tirsan dowlada ingriiska iyo ururo caalami ah iyo weliba jaaliyada khaatumo stat ee uk ugana xog waramayo khaatumo stat iyo waxyaalaha kasoo cusboonaday gobolda khaatumo stat ee ssc. wixii warar ah kala soco midnimossc.com
  21. Bluelicious;788111 wrote: I'm really starting to question this guy's intelligence. First of all Knight of Wisdom got banned on the generals section on a thread about religion and not for his participation in politics section. Second of all his old account Knight of Wisdom got permanently banned that's why the admin gave him a new account and the admin and mod are the ones who brought him back and even the mod announced and confirmed his return back. They know more about you so go cry me a ocean tribalist. Your trying way too hard that it makes you come across like a emotionally unstable fool. I rest my case because i'm no longer gonna try reason with this maniac. You will soon greet the cyber jail from inside. TROLL ALERT!! DON'T FEED THE TROLL!! REPORT HIM!! Stay out of this you are better then them don't feed the troll. We have an emotional troll who is on a troll rampage. I dont talk to scripts/trolls, it doesn't matter how many nicknames you own, it will never save you. It is very obvious "Bluelicious" is another account owned by the fool [ IAmRevolution/ Fresh Prince/ Knight of Wisdom]. "Bluelicious"=''IAmRevolution''=''Fresh Prince''=''Knight of Wisdom''